DEG DEG MD Eritrea oo afka ciida u daray Abiye Ahmed,& TPLF oo isku dhiibay Afwerk, Afgambi dhici...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 45

  • @Wadaniga.dahsoon
    @Wadaniga.dahsoon 2 місяці тому +10

    # Shaley waa Kenya maanta Waa Ethiopia beri waa Uganda maad baraarugtaan.

  • @RahmaMaxamut
    @RahmaMaxamut 2 місяці тому +1

    Guul guul weeyn allaaha ha isujabiyo

  • @muktarbuni
    @muktarbuni 2 місяці тому

    Xasan sh illahaw kaqaad mada tinimada hanadhaafo xsh

  • @MahamedCabdirashiidawbarkhad
    @MahamedCabdirashiidawbarkhad 2 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @faadumamohamed4130
    @faadumamohamed4130 2 місяці тому +4

    Waxaa khaladba ahayd wada lala furo oo lala shiro waayo dadkaagi gumeysanayo haddana u soo hanqaltaago in uu kaaga darsado bad iyo berri xor ah baa la yaab ah taas waxaa keenay wuxuu arkay inaad xagga siyaasadda aad ka qaawantihiin markii aad irid walba u furteen ood guddoomiyeyaal gobolka ku magacawdeen Madax/yaal iskood u madax bannaan oo dowladaha u kala gooshaayo iyo in uu safiirkooda uu Villa Soomaliya calankiisa surtay kaana dhex adeegtay
    Waxaa intaa dheer kuwa Sooml/n sheegtay waxaa madax rugcadaygii dowladdii hore taladana dal iyo dibad ayey isku xiran yihiin waxaa dhibaata dowladdaan dadkii dhaqada uga horeerer ma rabto in ay la xiriirto oo lataliyeyaal ka dhigato ee waxaay wax ka dhigatay dad hawshaba ay ku cusubtahay.AUN Prof Jawaari uu celcelin jiray......

  • @MuuseIidle
    @MuuseIidle 2 місяці тому +1

    Waasax waan kuraacsanahay fikirka madaxwaynaha madam waynaha soomaaliya

  • @billeahmedshide
    @billeahmedshide 2 місяці тому +2

    Sxb itobiya wakhti ey istirhdo Baad was helesa rabta ee fikirkas kuwa hada iyo kuwo dhintay ilaa bokhor mililikhi itobiya hidisahas wajira waxan kuwa somalida ah Ee abahoda ey dishay ama dhawacday sow maoga itobiya wixi naga dhaxeyay Hadi naceb xassan shekh u jiroh 5 mamul gobaled tashada oo lashkhent xassan Doni meno dhaha Ee jojiy khain nimada dalka iyo dadka iyo dinta khab dhakhanina hogamiye koxed yadi

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 місяці тому +2

    MD. XASSAN SHEKH, WAXA LAGA FOONAYA MAANTA U ABEY AXMAD TABAR XUN YAHAY, IN U AQOONSI U SHEEGO, JABXADDA AMXAARADA FANO, ISAGOO AN AQOONSANEYN LAKIIN, FANO HUNGURI GALO, ABEY NA QALBI JABO.

  • @adanxasan8562
    @adanxasan8562 2 місяці тому +2

    Itoobiya iya daa dhiban maanta sidaadarteed suurta gal maha in aay qabsato soomaaliya

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 2 місяці тому

      ETHIOPIA IMINKABA WAY HAYSATAA OO WAXAY KA TALISA BAY IYO BAKOOL IYO KISMAYO IYO GADO!!!!!
      XAFIISKA WARDOONKA ETHIOPIA UGU WEYN EE AY KU LEEDAHAY DALKOODA DIBADIISA WUXUU DHEX YAALA XARUNTA XALANE LA YIDHAA EE DAWLADAHA REER GALBEED AY KA MAAMULAAN SOMALIA!!!!
      TALIYAHA GUUD EE CIDAMADA SIRTA EE ETHIOPIA XARUNTIISA IYO UU DAGAN YAHAY A WAA XALANE, DEE MARKAAS MAXAAD SHEEGAYSAA!! !!!!!

  • @mohamudfarax2772
    @mohamudfarax2772 2 місяці тому

    M&s xasAn cagaha dhulka ku adkee somali ayaa dhulka iskada wiilasha gabdhaha ayaa kudagalamaya guul iyo gubanimo

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 2 місяці тому +2

    Diyaradi sow in la joojiyo maaha

  • @abdullahiosman6840
    @abdullahiosman6840 2 місяці тому

    Waa geesi XSM.dalxureye

  • @abdulahiali896
    @abdulahiali896 2 місяці тому

    Xasan sheekh laaluush walee madaayo

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 2 місяці тому

    Shirka soo socda ee Turkiga yaan la tagin hadii larabo in Abiy isku dhexyaaco.

  • @abdurahmanhaji2946
    @abdurahmanhaji2946 2 місяці тому

    Ciidamada Masar ma imanayaan somslia hadii la keenana waxa laguna dagaalmaya maamul gobalaydyaĢ daacad u noqon waaye CENTRAL GOVERMENT

  • @adenismacil6351
    @adenismacil6351 2 місяці тому

    Maamulka Tegria waxay xaq u leeyihiin in ay ka go,aan Etopia

  • @CabdiXalimsh
    @CabdiXalimsh 2 місяці тому

    Ummada hawaalina xagaad wararka kahesheen

  • @JamiilaNuur-k4z
    @JamiilaNuur-k4z 2 місяці тому

    77 maxaad ka taqan libaaxyada afriko

  • @WiloCusman-uv8ix
    @WiloCusman-uv8ix 2 місяці тому

    Ethiopia isku jabaa xaaranta

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 2 місяці тому

    Dawladu wainay kudhawaaqdo
    Dhaman jamhadaha kukacsan orobka ABI inay aqoonsan donto .ileyn qaniinya qaniinyo kafujise.

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 2 місяці тому

    Kkkk madaxweyne xasan shiikh ( haka joojiyo diyaarada Itoobiyaan airlines soomaaliya iyo waliba hawada soomaaliya), waliba si degdeg ah Itoobiya dhulka ha ugu dhufato jilbaha

  • @SleepyAlpineSkiing-gn9pz
    @SleepyAlpineSkiing-gn9pz 2 місяці тому

    Wagorma iskahadlowu warkagu bilatarikh

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 2 місяці тому

    Kadaa habaarka itobiya cidjna waxba mayeelikarto

    • @hurrekoje2146
      @hurrekoje2146 2 місяці тому

      Waxa Hubaal ah in la arki doono Oromo oo qax ah. Lakiin, Albaabka u furnanjiray waxay mar walba ahayd Somali. Lakiin, Albaabkaasi waa xidhmay dib danbana u furmi maayo. Waxan sugi la ahayd maalinkas. Oromo Afqadhmuun 😂

  • @nimcosaado2701
    @nimcosaado2701 2 місяці тому

    waxaa,lagudagalami somali galbeed oolagasocelin itobiya

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 2 місяці тому +2

    Asc.
    Macquul iyo wax la qaadan karo ma aha in ay Itoobiya qaadato Dhul iyo Bad soomaaliyeed.Itoobiya ma leh itaal ay ku qaasato badda iyo dhulka soomaaliya,laakiin waxaa soo riixaya Itoobiya wadamo kale oo ku leh maantay soomaaliya ugu itaal yar tahay ee Itoobiya ha qabsato bad iyo dhul soomaaliya.Taasina macquul ma aha.Itoobiya awal bay naga haysatay Dhul weeyn iyo DAD aad u badan.

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 2 місяці тому

      SOMALIA HALKEE LA YIDHAA WAA YAABE!!!!!!!

  • @medabdouali1119
    @medabdouali1119 2 місяці тому

    Isyas siyasad rakis ma ogolo

  • @JabriilMaxamed-m4w
    @JabriilMaxamed-m4w 2 місяці тому +2

    Itoobiya waji malaha xataa lagamakiraynayo warka madax weeynaha warkiisa waadhab

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 місяці тому +1

    Ethiopia alaha isku baabiyo

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 2 місяці тому

    Itopiya awood maleedahay wa maya.maanta iyada dhamatay oo dagaalamayso itopiya haday dagaal kaleh gasho way u dhamaani.somali ba ku cubadeysan

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 місяці тому

    Waa inay Somalia dagaal u diyaar garowda si degdeg loo muujiyo difaaca dalka miyi iyo magaalaba, sabaabto ah ma oggin marku dhici doono dagaalka Ethiopia.

  • @AbdisamedXirse
    @AbdisamedXirse 2 місяці тому

    😂😂🎉🎉😢😮😮😅😅😊😊

  • @MaxamadwaliBashiir
    @MaxamadwaliBashiir 2 місяці тому

    Maya itobya xeebata somalia

  • @farxaanibcg8
    @farxaanibcg8 2 місяці тому

    Huwan ayaad tahay xagjir ah