AX AX SORRY FARMAAJO O SHIRQOOL HALIS AH LOO DIYAARIYAY AR SAAN MAXA WAAYE😱

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 276

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  Місяць тому +31

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
    wa.link/yfrkhn

    • @user-tk3np3qe9d
      @user-tk3np3qe9d Місяць тому +8

      War ma haysiid maqayaadada marsuuf wad naaga heeshay 😂😂😂😂😂😂😂been rqad maleh

    • @Crasaaq-qw5fh
      @Crasaaq-qw5fh Місяць тому

      9​@@user-tk3np3qe9d❤❤❤

    • @abshirogaruun8350
      @abshirogaruun8350 Місяць тому

      Asc

    • @salmaanluude3461
      @salmaanluude3461 Місяць тому +1

      Farmaajaa Kugu Dhex Baqtiyay 90Ka Farmaajaa La Shirqoolaayaa Waxaa Eheen
      Maheysid Miyaa? Hooyadaa iyo Farmaajaba Was Laangaab Laangaab Dhalay
      Qof Liita Oo Ducuf Aahaa Tahay Walahi Yaa ibnu Zina Xayawaan Meyd Ah

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas Місяць тому +32

    Guul Farmaajo asiga oo kale la waaa wadani dhab ah sharta codowgaga RABIGAYAG hakaa badbaadiyo Insha ALLAH ☝️🤲❤💚

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Місяць тому +4

      Aamiin Aamiin Aamiin

    • @farahkeinan3289
      @farahkeinan3289 Місяць тому +4

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @catgoeswild5001
      @catgoeswild5001 Місяць тому

      Farmaajo Tuug ayuu ahaa

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas Місяць тому +13

    اللهم صل وسلم على حبيبي محمد المصطفى صلى الله عليه وسلم🤲💯💚💖❤️💝💌💟

  • @iftinomar2356
    @iftinomar2356 Місяць тому +2

    Ilaahoow xafid mudane farmaajo aamiin yaarabi 💯👑🇬🇧🤲

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Місяць тому +8

    Hooyasdan aad shegayso waxay qadatay lacag waxaan xil laga siiyey iyada iyo dad ay watan dowlada xasan shiikh markii xasan qabsadayna waxay jojisey bentii ay bunbunin jirtey waxayna kamid tahay koxda damo jadiid RABBi waxan uga baryayna haday xabiibu malaayin ku ben abuurtan in kuwa ay jecel yihiin oo kolkolinayan RABBI sixun gacantoda uga bixiyo oo silic uga dhamadan yaa Rabbi Aamiin yaa Rabbi.

    • @nasro7666
      @nasro7666 Місяць тому +1

      Farmajo logavdanleyahay kkk gabadha in nin qabo Mel dagantsy soyertay

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 Місяць тому +3

    Meeshii logutashanayey soo ilaahay majogin,rabii xaqa hasobanbaaniyo Amiin Amiin yaarabi

  • @kooreebe
    @kooreebe Місяць тому +5

    Madax Weyne Famaajo Rabi Guul ha siiyo

  • @saidamursal7085
    @saidamursal7085 Місяць тому +4

    ❤Maasha allaah guul iyo gobanimo mundane max'ed cabdullaahi farmaajo ❤❤❤❤

  • @haleemahaje461
    @haleemahaje461 Місяць тому +3

    Illaahow mudane faramaajo xafido aamiin aamiin yaarabi

  • @nasrahayle6648
    @nasrahayle6648 Місяць тому +7

    Farmaajo rabi ayaa lajira iyo somaliweyn guul xabibul malayiin ❤

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 Місяць тому +1

    Sirmaqabe saab baa biyo uceliya, ilaahay xaqa hasobabaniyo, Amiin Amiin Amiin yaarabi 😢😢😢

  • @iftinomar2356
    @iftinomar2356 Місяць тому +1

    Respect forever farmaajo guulayso markale insha alaah 💯👑🇬🇧👏

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Місяць тому +4

    Xildhibaan Aamin Jeesoow waa sida uu u dhigay.

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Місяць тому +3

    Wa sax qof Danbile ah Xasaniyad ma laha

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 Місяць тому +4

    Walaahi waxaan ka naxsanahay gabadhaas laakiin hooyadeed ayaa siyaasad ku gadatey waana u jeednaa waxey ku dhaqmeyso

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Місяць тому +3

    Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah 😭❓‼️⁉️ Allaahu Akbar Allow adaa cadliya ‼️❓😭waa run badanaa subxaanallaah ❓❓

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 Місяць тому +1

    Farmaajo ilahay hku xafido mdxweyne cid wxka qadi karta ma jirto ilahay wxaan kaga baryeyna cafimad iyo nabad qab ❤

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 Місяць тому +2

    Warkaa uu sheegay aamiin jeesow waa run

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 Місяць тому +2

    Ikraan xaqeeda Allah ha soo iftiimiyo siyaasiyiintana Allah ha soo wantonly ka Amberley falkaa

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Місяць тому +1

    aamiin aamiin mahadsanid guul somalia❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasriinhaybe5482
    @nasriinhaybe5482 Місяць тому +1

    Wax kastoo aadane falkiyaan tii allah yaa celinkara farmaajo allah baa wata calaf haduu kuleeyahy cidna macelin karto adeer ogoow❤

  • @khadijomohamed9596
    @khadijomohamed9596 Місяць тому +4

    يا رب اكشف دماء هده مرحومه لول تهليل امين امين امين يا أرحم الراحمين

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 Місяць тому +2

    Allah akbar Suphana allah allah naga qabto cadowgeda

  • @SmilingBiscuits-ch5yh
    @SmilingBiscuits-ch5yh Місяць тому +2

    Scw scw scw❤❤❤😊

  • @Umo580
    @Umo580 Місяць тому +3

    ALAAH DULMUGU GABADHU DOORASHO MARKASTA DORASHA LAGUGALAA SUBXAANLAA

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Місяць тому +2

    Subxaanallah

  • @taqwaabdalla444
    @taqwaabdalla444 Місяць тому +3

    Aamiin yaa allaah

  • @aliabdirahmanosman1985
    @aliabdirahmanosman1985 Місяць тому +1

    Gabadhaaaaaa godka jaceeeelka kumaqantahay oooQooona ayaaa cadeeyey Allcadaallle weeydiya

  • @mohammeddoule8825
    @mohammeddoule8825 Місяць тому +1

    Ilaahoow kuu naxariiso Maxamed siyaad barre muxuu bellaayo inaka hayey ileen wuxu dad maha uffff Hawiye gunsanaa

    • @runbadan
      @runbadan Місяць тому +1

      Aaqiro yaa ka cafinaayo hawiyo culumo iyo dad wanagsan way leyihiin qabiil dhan saf markay kuso galan illahay hortiisa ayaad ka jawabi dontaaa naftu meel majirte ogow

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 Місяць тому +2

    Waa wareey waa wareey

  • @sahaladan6495
    @sahaladan6495 Місяць тому +1

    Alaaaaaahu akbar daacad hadaa tahay waa guuleysaneysaa farmaajo guuuuleyso

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Місяць тому +2

    Dahir jesow wa Qomo lud kursi iyo lush ayu ka wayay Dowlada Xasan shekh

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 Місяць тому +1

    Farmajo wa MUWADIN SOMALIYEED ya U diidikara dorashada SOMALIYEED 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Calankaas IYO dhulka Ayow wax kaleyahay ❤❤❤❤

  • @abuukaralikoofi7448
    @abuukaralikoofi7448 Місяць тому +2

    Maxaaa laga shir qolaaa

  • @queenaisha5616
    @queenaisha5616 Місяць тому +2

    Scw❤

  • @user-ig9kp3xe2r
    @user-ig9kp3xe2r 27 днів тому +1

    illaahoow naga qabo qaaccimiinta wadanka dal waxaa matalikara doolad wadikara dalmatian siyaasi ah waa na farmaajo oo kale

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 Місяць тому +2

    Taas caddan alcaddaala iyo mahadsalad

  • @user-gw9jy1gl2q
    @user-gw9jy1gl2q Місяць тому +4

    Waxaas hdhihin walalkay. Farmajo wuu guuleysan wuuna soonoqon InshaAllau Iyagaa kursiga kufuulay iyagaana inay kunabaan raba qof aan waxdilin. Waa daalimiin xassan dhiiqo iyo kooxdiisa xukunka fadhiya.
    Guul iyo gobonimo xabiibul malayiin InshaAllah

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Місяць тому +3

    Dadyohoow fudeedka joojiya, waxani wax sii qarsoomaya ma ahan, malada badan na iska daaya, ikraan cidda ey ku maqantahay iyagaa aduunka ciriiri ku ah oo maanta rafaad ku jira, Alle swt xaqqa ha u soo saaro gabadhaas miskiinta

  • @user-bp1py3ul2d
    @user-bp1py3ul2d Місяць тому +1

    Iska hadle kan waa dhaaf haan wll Farmaajo cid u diidi karta kursifa ma jirto dadka soomaaliyeed na waa ogyhn inay Ikraan nimanka Hawiye ee wx kle Ma haysaa

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Місяць тому +2

    Aamiin

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 Місяць тому +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @360masters9
    @360masters9 Місяць тому +1

    Ilaahuuqawaa

  • @CabdiGeelle-pf6mf
    @CabdiGeelle-pf6mf Місяць тому +2

    Asc Adeer igraan dhimatay Alayaa arxamu xasan intu xilka hayey imisa dad cunay intee madax iyo saraakil shirqol ku diley igraan dadkas bay ku jidhey hadu u hamuunqaba odawaa iyo biixi iyo saraakil badan maxaa ciidanka dalka maalinkasta loo xansuuqa shebekeda xasan weeye xasan markan farmaajo arko ban igraan igraan ku ooyaya kkk oo maka qoranta ader yuhuud iyo imaarad o safarkisi ugu horeeyey dadki lagareebay oo 4 habeen lawasayey oo feer lagaladaaley bu yimi weli wakas liicliicaya gadal baa lalaastay hader bu kursiga fadhiya lawaseenku farmaajo magan uma aha waxna masaarikaro gabadha dadkedi baa oggaadey mahayjidho xasanba cunay yaa saarikara farmaajo rabiba masaarine xasan marbu xoqday karkaas mar dame maxoqankaro waayo lacagi kumajirto xasan waa baabah karku e futadaada iyo talaabiib maxa kala qabsaday car hasheego wixii lagu sameyey o goomanka logagaraacay iyo cidii garaacday hadan lasaaran xasan hasheego niman yaqaani waxay dhehen weligis waa lacunijirey o gaalada iyo carabtu wax ka jcl

  • @baarmohamed8520
    @baarmohamed8520 Місяць тому +1

    aaaaaamiiin yaa rabi

  • @abdulkadirmohamedadan7416
    @abdulkadirmohamedadan7416 Місяць тому +2

    Islantiya hadane laso kiciyay laba sano kadib marki la maqlay md farmajo aya la kulmay midki loso magacabay somaliya UN ka

  • @mohammeddoule8825
    @mohammeddoule8825 Місяць тому +1

    Waxaas waa xasan, tuugsade ilaahey hanaga qabto dameer aan xalaal aheyn waaye

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Місяць тому +6

    ANAAGA SHACAABKII AH WAANA FAAHNEEY WAAX WAALBA MOORYAAN DOFAARTA AH

  • @ahmedadanmahamed5105
    @ahmedadanmahamed5105 Місяць тому +2

    Kudar sana balooshe isaga kasoo Celiyey Landan waa xaqiqa

  • @deeqabdul4246
    @deeqabdul4246 Місяць тому +1

    Allow hooyada murugeysan u ifi cidii gabadheeda dishay

  • @xaawomahamedsaalim9122
    @xaawomahamedsaalim9122 Місяць тому +1

    Wuu imaanaya isagana madaxweyne ka noqon doono 2026 inshallah viva farmaajo 🇰🇿🇰🇿🇰🇿❤️♥️♥️

    • @Tianaaaaa665
      @Tianaaaaa665 28 днів тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg Місяць тому +2

    Adeerkeed ma tihide adiga & waxaa laguugu eedeynayaq inaad ka keentay london.

  • @highigheted8137
    @highigheted8137 Місяць тому +1

    frmjo.wadanka.wa.ku.bahanyhy.solabo..gurgurti. wa. alshawab. qaworaha..ba.lafaqaya.lafaha.dadka.wa.la.dhofinaya.iloveyou
    .frmjo.guull

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 Місяць тому +1

    Nabad iyo nolol waxay haysaa cadeyn buuxda faramaajo dumulshabaab waxba kama qaadi karaan

  • @Aisha_23354
    @Aisha_23354 Місяць тому +1

    Subhanallah ! 😮😮😮😮
    Madaxa gacmaha maxaa u saaratay yaab! War nin weyn ayaa tahay ee Allah ka baq waxaa lagu jiraa 10ka beri ee DulHajja orod ka faa'idayso. Ikraan Allah ha u naxariisto .
    Allah ( SW)uun baa garanaayo cidii dishay. Xaqa gabadhaa aduunka hadii ay ku weydo aaqiro ayay ka helaysaa ee Somaliyeey nin jeclaysiga iska daaya . Xaqiiqdii Farmaajo iyo Xasan sheekh mid idin yaqaan ma jiro ee Allah ka baqa qabiil ayaa idin ka guuxaya mid yar iyo mid weyn. 😮😮😮😮

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 Місяць тому +2

    Saaxiib waan ku garanay

  • @omargaabowafrah3612
    @omargaabowafrah3612 Місяць тому +1

    Ikraan tahaliil way ka horeysay kanbaynkii hassan sheikh lakin ikraan tahliil waxay u bahantahay cadalad tankale ikraan tahliil cidi dishay wasoo baxaysa inshalahu hadii uu mamulkii farmaajo dilay iyo hadii ay kanbayn ku dhimatay.

  • @user-yz4gh4fq7w
    @user-yz4gh4fq7w Місяць тому +1

    Allahu Akbar illahay wa xaq soore

  • @taqwaabdalla444
    @taqwaabdalla444 Місяць тому +2

    Subxaana allaah 😱

  • @saafi1302
    @saafi1302 Місяць тому +1

    Reer is baaro waa wax kale farmaajo miyeey rabaan in ay Dushanbe kasaaran

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5g Місяць тому +1

    Duqdan ikran hoyadeyd ah qaainad weya

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 Місяць тому +1

    Qaali guhaad waatuugo Alle iyo rasuulka ka furayay

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +2

    Wcs walalkey cabdulhi allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤❤❤

  • @hersiali6242
    @hersiali6242 27 днів тому

    Abdullahi waxaa tiraahdaa Nabiga scw kusaliya adiguna kumasalidid sowmaaheen in aad adiguna kusalised.

  • @Sahraomar-ln4hg
    @Sahraomar-ln4hg Місяць тому +1

    ikraan ceelkii qoslaaye wiilkii ku ridi rabay halaga baaro waayo qoone waxuu yiri gabar halkaas ku jirto

  • @husseinhassan-rn8tm
    @husseinhassan-rn8tm Місяць тому +1

    Demo. Jadiid is not easy

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 Місяць тому +1

    Jisaakalahu kheyr

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Місяць тому +4

    MAHAMED CABDULAHI FARMAAJO TARIIKHDA AYAA XUSEESO ILLAAHEEY HAA HAAFIIDO ISAAGA IYO INTA WADANIYIINTA AH N&N SOO NOQDA IDIINKO NABAADA ANAGO NABAADA INSHAA ALLAAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw Місяць тому +1

      Dhiigyacab Ayu ahaa 5 Sano shacab badan xasuqay ahlu naarka adine qabyaaladiiste xunaa tahay

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 Місяць тому

      @@mohamedhassan-yc2cw 35 SAANO AYAA DHIIG CABESEY DAADKA DHAACDEEN ILLAAHEEY IDIIN SOO QAABEEY DOFAAR

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Місяць тому +1

    Mahadsanid Quruxda qoyska2

  • @Najma-id2xt
    @Najma-id2xt Місяць тому +2

    Abti hada taqaano meshey ikran jirto maad raadisid waryaa Alle yaqaano

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 Місяць тому

    Farmajo ilahay ayaa la jira waa madaxwayne dacad ah. Waxba ka qaadi mayaa. Ikran casekeda ma siyasad noqoday. Ikaran haday dhimaday ilahay ha u naxariisto kama wanagsano dad badan oo la dilay

  • @abdisamedahmed925
    @abdisamedahmed925 Місяць тому +1

    Cidii sir uheshiisay caadbay ucolowdaa ilaahy hasoo ifiyo inaantaas

  • @mrsgalkacyo4415
    @mrsgalkacyo4415 Місяць тому +1

    Warya Allaha ku abooraty ka baq farmaajo dhinac kuu ma galaayo

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Місяць тому

      Inkaar kugu dhacdaye adiga alle kabaq ibdhaha beele afkaaga uraayo kadaa Xabuubul Malayiin MCM Farmajo

  • @highigheted8137
    @highigheted8137 Місяць тому +1

    صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم

  • @salmaanluude3461
    @salmaanluude3461 Місяць тому +1

    Farmaajaa Kugu Dhex Baqtiyay 90Ka Farmaajaa La Shirqoolaayaa Waxaa Eheen
    Maheysid Miyaa? Hooyadaa iyo Farmaajaba Was Laangaab Laangaab Dhalay
    Qof Liita Oo Ducuf Ah Baa Tahay Walahi, Dameertii Ku Dhashay Ee Meydka Eheed Was

  • @user-vh4wz1wq1y
    @user-vh4wz1wq1y Місяць тому +1

    Xildhibaan jeesow wuxuu yiri ikraan hay'adda nisa ayey ku maqan tahay okay hadaba nisa yaa maamulaayey xiligaas

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 Місяць тому

    Shacabka Somalia 🇸🇴 hestaaa farmaajo sxb okay

  • @abdallaelmi
    @abdallaelmi Місяць тому +1

    Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Місяць тому +1

    Farmaajo lama yaabo balse kuwa daafacaya ayaa yaab leh ood ugu horeyso inantaada ama gabadhada sidad u taqaan hadey boqolsano maqantey ma ka samri lahayd odan meel ku ogeyn alla kuguma keenee ixtiram dadka ilmaha ka maqanyey ilma haysataa

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t Місяць тому +1

    Mahada ogateen in arintani ahayd mishin way iska cadayd awalba in larabay farmajo iyo teemkisa mesha laga saro mar qabiil mar lasiyasadeyey

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Місяць тому +1

    Asc my dear bro. Hadda waa la fahmay kiskan odayashan & islantan warkoda loma jojinaya. Hooyo fiican ma aha. Waana beenley lacag ayeey ku qadatay. Dowladnimada Somaliyeed weey dumisay. Intu Xasan shiekh jogay intu xumeyay ayadah masul ka ah

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 Місяць тому +1

    Scw scw scw scw scw scw

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 Місяць тому +1

    Igraan xasan waydiiya farmaajo kumamaqna

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 Місяць тому +1

    Hawiye inuu dilay Gabdheed waxaa u sheegay Fahad yaasiin markuu yidhi wixii dilay film ayaan ka hayaa waxaan tusayaa waxala wixii Ciidanka madaxdooda ah iyo family ka dhalatay Soomaaliyee maxaa dhacay markuu rabay inuu Xamar yimaado Roonle,Alcadaala,Saaqid jon, fiqi waxay go,aanku gaadheen inay Fahad yaasiin dilaan si warkaad loo waayo.

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 Місяць тому +1

    Abdillahi macalin ma waxad tahay kuwa dadka isku dira.

  • @simbarelaxing-music1564
    @simbarelaxing-music1564 Місяць тому +2

    Good

  • @cabdirashiiddheghaye1641
    @cabdirashiiddheghaye1641 Місяць тому +1

    Anigu ma garan ganacsigaan sacdiyo waa mid sidee ka ah
    1x bet

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 Місяць тому +1

    Hooyadaa farmaajo was jana caadifad daarooduunbuu kulahor imanataa

  • @ummuaxmedcuntokarinta7656
    @ummuaxmedcuntokarinta7656 Місяць тому +1

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤

  • @abdikadarwasuge8826
    @abdikadarwasuge8826 Місяць тому

    War sheekadaada waan ka dheregsanahay wanna ku ogaanay

  • @hassanwarsame9641
    @hassanwarsame9641 Місяць тому +1

    Wa dilaaga farmajo ee illah kabaq oohadifaacin dambiilaha farmajo iyo fahad oo dilay ikran tahliil

  • @user-yz4gh4fq7w
    @user-yz4gh4fq7w Місяць тому +2

    Hey hata hey hata limatucaduun

  • @user-zo7uj9je1t
    @user-zo7uj9je1t Місяць тому +1

    Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ju4965
    @ju4965 Місяць тому

    Subxanalaah 😢

  • @user-oc6ko4my6g
    @user-oc6ko4my6g Місяць тому +1

    Faramaajo weydii

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 Місяць тому +1

    I subscribe your channel today maxaa yeelay wiil Somali ayaa tahay. Waxaa ogaataa inay jiraan boqolaal Hawiye ah oo taageera Farmaajo oo aniga aan ka mid ahay. Haddii uu Farmajo daacad iyo fii sabiililaah uu u socdo qof ka hor istaagayso ma jirto inuu madaxwayne noqdo mar kale. Wax walba awooda ilaahay ayay ku socdaan. Kheyr ku hadal walaalkiis laakiin qabiil maya please. ☮️ ✌️❤

  • @user-ic1uz5yv3u
    @user-ic1uz5yv3u Місяць тому +1

    XOLO AYAAD. KU. RADINEYSAA. DULMI. IYO. DAD ISLAMEED. XUMANTOD. LAKIN XOLAHAD KA. HESHO. DULMIGANI WA. KUWII NARTA. JANAMO. KUU. JIHEYNAYEY

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi Місяць тому +1

    Daahir isgaa kaabaney wadaaa

  • @MaxamedIbarahin
    @MaxamedIbarahin День тому

    Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun alha halis wenaa. Jaha. Sori

  • @saafi1302
    @saafi1302 Місяць тому

    Waa sheekadii qalbi dhagax ku kaambeeyn gareeya dhiiig xumada aabaheed iyo hooyadeed bay ka arkeen gabadhooda in lagu kaanbeyn gareeyaan xasan qabriya iibsade