Yaab Maxkamadda Waxaa La keenay Kiiska Niman isqaba iyo Naago isqaba Dadka iskujinsiga O La so qabty

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 7

  • @faysal9536
    @faysal9536 9 днів тому +1

    Adigu maxaad calamadooda u soo uruursatay maad caadi uga sheekaysid subxanallah

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 9 днів тому +2

    Subxanallaah allow heyna dorinin

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc 9 днів тому +2

    Anfac media sawirada kuu saaran iskabadal somali hadaanahay rogmanay dagaal qabiil hadana waxyaabahan walee waayaab

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 7 днів тому

    Schooladayada Somaliland eey horumarkooda quudhi waayeen bay caayayeen, mee sagagarkii kii coldoon, mee umal qabiileyste

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 7 днів тому

    Maxkamadu way ku mahadsan tahay go'aankeeda ah inaan lasoo bandhigin maqal iyo muuqaal midnaba dembiyada Qowmu Luudnimada, ehelada dadkaas hadii laga fursan waayo si gaar ah ha loo tusiyo cadaymaha la hayo
    Go'aan adag oo toogasho aan ka yarayn halagu rido, si ay tusaale ugu noqoto, uguna waana qaataan kuwa shaydaanku adeegsado ee faraha kula jira, ama ku fekeraya

  • @amalahmed6812
    @amalahmed6812 7 днів тому

    War wadanka sumcadiisa ha ku dheelina wixii waxas ku dhaxjira soo qabta oo marsiiya waxey mudan yihiin wali wadan ma imaadan dalxisayas

  • @maryami2299
    @maryami2299 9 днів тому

    Khaniisyada was soobateene sharciga islaanka mariya