DOCUMENTARY:Maxay Soomaalidu ugu Qul-qulayaa Glasgow? ~Noolashada, Guryaha,Waxbarashada &Caafimaadka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • DOCUMENTARY:Maxay Soomaalidu ugu Qul-qulayaa Glasgow? ~Noolashada, Guryaha,Waxbarashada &Caafimaadka
    Disclaimer!
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and UA-cam
    © Color luts music and all graphics Motionarrays.com
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond UA-cam!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

КОМЕНТАРІ • 94

  • @Abdijaliil
    @Abdijaliil  5 днів тому +23

    Fadlan Subscribe nagu sharaf, Si aanu u soo saarno Muuqaalo &Barnaamijyo Xiiso Leh. Mahadsanidiin Saaxibyaaal❤ 🇸🇴.

    • @cabdisamadalcadaala1462
      @cabdisamadalcadaala1462 5 днів тому +1

      Barnamijyada nuucan camal ah Ina badiso kula talin laha Saxiib gaar ahaan fursadaha waxbarasho iyo shaqo ee yaala wadamada yurub illa America.

    • @Naidar20
      @Naidar20 5 днів тому

      Abdijaliil Never give up Brother ❤.

    • @abdihashi3062
      @abdihashi3062 4 дні тому

      @@cabdisamadalcadaala1462haaa😢😊

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 4 дні тому

      War ninyahow dadka UA-cam ka leh waa dadka sii waala dadka Soomaaliyeed ee awalba Tiiha iyo jaha wareerka ku jiray ee marba meel u yaacayey! Shalay Ireland bay u xayeeysiiyeen qaar kula mid ah, haddeerna waan ognahay foolxumida aay Soomaali ku joogto Ireland! Faldan dadka ha waalina!

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 4 дні тому +1

      Waxaan ku tusayaa iyagoo ka sii yaacaya. Waxaan 2002dii degay Birmingham oo guryaha Dowlada lagu helo 7 beri hudahood, Soomaalidana aad loo soo dhaweeyo! Haddeer xaalkeeda waa sidee!!! Fadlan dadka ha waalina. From Finland

  • @fahima6186
    @fahima6186 2 дні тому +3

    Jazakllahu kheyrn habo aad baan ugu baahanahy inaan London kacararo dhalinyarda darteed meel aan house swap ugu guuro oo uk 🇬🇧 ah ayaan waayay lkn hada waa Alxamdulillh❤ sida ugu dhakhsaha badan ayaan ku carateeynaa insha Allah 💕🙌🏻

  • @jgorgor8604
    @jgorgor8604 4 дні тому +9

    Hello Somalia 🇸🇴
    Dalkasta oo yurub ah sidaan ayuu u fiicna bilowgii laakin dhaqaale xumi iyo ajnabiga oo kusoo bata ayaa dhib u keena.
    Documentary gan wuxuu borobogando u yahay qax cusub oo loosoo aadi doono dalkan. Umada wax fiican u sheega intaad soo guura leedihiin.

    • @AyaanAhmed-bd8fs
      @AyaanAhmed-bd8fs День тому

      @@jgorgor8604 xaqiiq waayo hada Glasgow guryahi way yaraadren qoysas aya ku jira Hotels 6bilood ama in ku dhow waayo somalidi Belfast joogtay way soo wada qaxeen

    • @Happy-go-l
      @Happy-go-l День тому

      Walahi waa taan is dhahay hadeey isku gurayaaan oo wax kasto cirkaaa ku dhagayaaaa

  • @CabdulaahiAlhaatimi
    @CabdulaahiAlhaatimi 5 днів тому +3

    Mahadsanid wallal Allah kubarakeeyo sida quruxda badan aad wax noogu soo gudbiso

  • @aminacabdi3913
    @aminacabdi3913 3 дні тому +1

    Jazaakallaah kheyr

  • @User4-p5p
    @User4-p5p 5 днів тому +13

    Good job👍 New Zealand Documentary ka so same thanks

  • @yusufgazz
    @yusufgazz 4 дні тому +2

    Waa doc aan u baahnayn mahadsanid

  • @mohameddubow1839
    @mohameddubow1839 4 дні тому +4

    I am coming there in shaa Allah as a University Student. Viva Glasgow City

    • @AyaanAhmed-bd8fs
      @AyaanAhmed-bd8fs 4 дні тому

      Wlc walalo it’s beautiful city Glasgow university one of the best

    • @moali9647
      @moali9647 4 дні тому

      Walaal Aniga Inaan jaamacada bilaabo baa rabey War bixin ma iga siin kartaa waxaa daganshey Sweden

    • @abdisataarahmet8265
      @abdisataarahmet8265 4 дні тому

      ​@@AyaanAhmed-bd8fs ani ma iso dhaweysid ♥️😂

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 3 дні тому

      Intr ks imane

    • @AyaanAhmed-bd8fs
      @AyaanAhmed-bd8fs День тому

      @@moali9647 marka hore ogow in jamacada Sweden ka bixinayso kadibna dalbo jamacada website ka gal ogow information ka lagaga baahanyahay

  • @mohamedabdullahi2577
    @mohamedabdullahi2577 10 годин тому +1

    Asc Abdijalil show umaad somaaliyed waxa fiican eed u iftiminayso hambalyo

  • @Theshortsguy-p1c
    @Theshortsguy-p1c 4 дні тому +2

    masha allah waa video qurux badan oo koban mahadsnd sxb

  • @abdisalaamisse9107
    @abdisalaamisse9107 2 дні тому +1

    My city glasgow

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 5 днів тому +3

    Maasha allaah habo waad ku mahadsantahay barnaamijkaad noo soo gudbisay uk baan deganahay weligeyna ma tagin aqbaar fiican baad noosoo gudbisay
    Soomaali hadaan nahay waxaan jecel nahay inaan guri ninkii lahaa quruxsaday inaan ku dulwareegno oon amaano
    Ileyn keenii waan daycnee

  • @qataarqato1367
    @qataarqato1367 4 дні тому +1

    Good job

  • @MultiZakaboy
    @MultiZakaboy День тому

    Sxb waxaan feedback ku siina, musiga iyo muqaalka isma laha, musiig cabsi ah iyo ado socda isma laha. Sidaa kale waa amazing

  • @AbdiwaliHalane-d4l
    @AbdiwaliHalane-d4l 4 дні тому +3

    Alla inad keno Glasgow Scotland inshallh

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 3 дні тому +1

    MashaAllah 🏘️

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 5 днів тому +1

    Pro Abdijaliil ahna Suxufigeyga Qaaliga ah Alle Ha ku Barakeeeyo walal Qaali waxaan ugu jeclahy Barta Abdijaliil show❤🎉

  • @ibraahimabdirahman4259
    @ibraahimabdirahman4259 4 дні тому +1

    Good Job❤

  • @yaasinroble3481
    @yaasinroble3481 4 дні тому +1

    MashAAllah

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 дні тому

    Dhamaan soomaalida dagen galassgo sare qaali ah please isku duubnäda ka fogaada qabyalada ❤ ku dadaala in aad heshaan masjid iyo dugsi quraano allaha idin fududeeyo

  • @Abdiwasac-Qorshe
    @Abdiwasac-Qorshe 22 години тому

    Next Ireland 🇮🇪

  • @CaatoSaid
    @CaatoSaid 2 дні тому

    Maxay Somalida Uk Ugu qulqulayaan kasoo hadal Walal Mahadsanid .

  • @AyaanAhmed-bd8fs
    @AyaanAhmed-bd8fs 4 дні тому +1

    Waad mahadsantahay walal Glasgow weliba wax badan ba ku dhiman oo aan lagu tusin

    • @naimomohamed5256
      @naimomohamed5256 День тому

      Asc walaal magaceyga waa abdirahman waxaa joogaa London waxaa aad iso jiitay muqaalka Glasgow ku dhawaad sanad ayaa joogaa London waxaa ku dhib qabaa guri walal waxaa rabay warbixin fcn iga siiso Scotland hadii aad ku nooshahy ila so xariir wlal adigo mahadsan

  • @fahima6186
    @fahima6186 2 дні тому +1

    ASC how do I contact connect wave?

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 4 дні тому

    Mahadsanid walaal,
    Balse, At:(1:25) calaamada midida meeshaas kasaar, walaal, waa tusaalo xun, (lamafaafiyo wixii xun)….qofka wuuhadlikara balse calamadaha, midida, dhiiga, bastoolada, tuugada, iyo waxkasta oo xun lamageliyo oo dadka ama dhaliyarada lamatuso iyo dadka qaar oo waalan (way ku dhaqaaqi karaan ogow).
    Mahadsanidiin

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru 5 днів тому

    Keep going ❤

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 4 дні тому +2

    WAXAY DADKA SOOMAALIDA ISWEYDIYAAN, MAXAY DHALIYARADA WADANKOODA UGATAGAAN, DIINTANA KATAGAAN EE SHARAFTA LEH (ISLAAMKA AH)
    …..Dhaliyaradaa muddo (35-sano ah) dagaalo kudhexjiraan, maskxdoodana waali kudhacay, kabasiidarran, kuwii alsheydaamadii EE UMADDA qarxiyaan, dadkana gaalo uguyeeraan, ee u madax kayahay Indho qiiq ee caloosha iyo futada weyn leh….EE xabadka taagan kibirka awgiis, ayaa ka masuul ah dhibkasta ee kudhaca wadanka Soomaaliya iyo dhalinta soomaaliyeed ee mustaqbalkooda lagu ciyaarey muddo (35-sanno ah)…SUBXAANALLAAH SUBXAANALLAAH SUBXAANALLAAH. Mahadsanidiin

  • @ShabcaanShaaca
    @ShabcaanShaaca 5 днів тому

    Zxb waad raaxaystay wlahi alle hakuu barakeeyo

  • @JunaidAbdirizak
    @JunaidAbdirizak 5 днів тому

    Legend

  • @xoogsadeUK
    @xoogsadeUK 5 днів тому

    Maashaa Allaaah ustaad
    Soo dhawoow Glasgow

  • @footballscore8731
    @footballscore8731 5 днів тому +1

    Come to Balfast bro 👏🏾

  • @engjidaal2574
    @engjidaal2574 5 днів тому

    Salaama Wll Abdijaliil

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l День тому

    Hadii ayadan wax ka badalin qaabk nolosha somalida sida caruuurta tirada badan oo la dhalo oo aan qorsha laaheyn, aaba aan joogin hadii uu jogane maqane jooge ah dhibka aad caruuurta ka sheegeysaan sidiisa unbuuu u jirayaa it is not going anywhere until somalis change the root cause 😢😢😢😢😢

  • @habiibaomar6919
    @habiibaomar6919 5 днів тому

    So dhawaw walalkay

  • @SaacidMohamud8
    @SaacidMohamud8 4 дні тому

    Saaxib Cabdijaliiloow, nin shaqo ka go'an baatahay.

  • @mohamedbashirmuse9995
    @mohamedbashirmuse9995 2 дні тому

    2008 Markan High school Dhameenayeey Baa School Kaygi Glasgow I Wadaay Waxa Igu Xigtay 2023 Baan Ano Dalxiis Aah Adaay Lkn Wasakhta Britain waay Ka wada Simaan Yihin

  • @IlhanmaxamedMuse
    @IlhanmaxamedMuse 5 днів тому

    Waa Barnamiij Aad Uu Fican oo Qofka Somaliga Indhaha uu Furaya Noso Baadi wall Mcn

  • @dr1171
    @dr1171 5 днів тому +1

    Waxad Samesa Barnaamij , Culimada Suufida Iyo salafiiinta Isku Qabo Sidii Kulanka 2001 ❤

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 5 днів тому +3

      Muran baad rabtaa ka warran, iyo buuq. Qabiil qabiil baa la isku haystaa, immikana in culimo culimo la isku qabsado ayaad rabtaa.

  • @Somali-v4
    @Somali-v4 4 дні тому +1

    So I grew up in the UK from the age of 6, educated and worked nearly half of my life in various industries in the United Kingdom. All I can say is no one and I mean no one in the UK would ever consider living in Scotland. In regards to crime, Glasgow has the highest level of crackheads and drug dealers in the UK and they are dangerous.

    • @aliabdullah1457
      @aliabdullah1457 3 дні тому

      That's true somalis often copy eachother and move to around because 1 guy moved there and said it the best place in europe..then the word spreads and then you have a chain reaction 😂..even if it turns out to be a dump they will keep saying it nice to keep face..I also grew in England since age 6 and know full well that Glasgow is a shit hole full of junkies and high knife crime even the weather is dull..and theses somalis unless they are rich they will be housed in poor neighbourhoods where crime is crazy..stay in sweden the uk is finished don't bring your kids here the streets will take them

  • @abdikanijibril3860
    @abdikanijibril3860 4 дні тому +1

    hada hadaydaan lahayn kuwa aad haysataan ama aad meesha ku dhalaysaan ayaa bilaabaya hadii aydaan caruurtiina la socon waxbarashadooda iyo koritaankoodaba anigu wadanka aan hada deganahay waxaan imi waqti hore 1991 labaatan iyo dhawr sano marakaan joogay ayay bilaabamatay is dilkaan iyo drugs laysku laynayo waxaana bilaabay ciyaalkii soogaleetigu dhaleen oo soomaali iyo carab iyo kurdi ubadan

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 2 дні тому

    Waxan is waydiinaya marka somalidu dhoof ka joojin doonan oo dalka hooyo jeclan doonan. Tolow malagaray wali waxan arkaya qurbaha Somali homeless ah oo nolosha ka dhacay ayagoo og in dhulkoodii aanay marna homeless kunoqden fadlan dhulkaaga hooyo aamin oo joog aduunka oo dhan waa la yaaban yahay somali guuraysa oo maca caruurtii wata way dhacda in qof waxbarasho doonto ama shaqo balse reer dhan oo geediya somaliyay dalkiina walahi meel idiinka fiican helimaysan iska jooga wayga tallo wallal

  • @Zaack-ismail
    @Zaack-ismail 4 дні тому

    Wales next

  • @jamaljons2294
    @jamaljons2294 День тому

    Waar kaaliye Inverness capital of the highland I'm the only Somali who lives here

  • @zakariamohaShocow
    @zakariamohaShocow 5 днів тому +2

    Qofkii 10 Oo comment ka bixiyo

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 3 дні тому

    Soomaalaay Scotland ha iska xumeynina, sidiini dariiqyada ha isku leynina

  • @Shuhuura
    @Shuhuura 4 дні тому +1

    Dhinaca tacliinta bilashka ah iyo cafimaadka way Ka fiicanyihiin England Laakin guryaha CouncilKa way Ku yaryihiin ee waxa laheelaa housing associations. Mida kale cunsurnimada jirta kamaad hadal. Qofkaste oo Raba inuu meel dago waa inuu aad igaa fiirsadaa.

  • @MahameďDollar
    @MahameďDollar 3 дні тому

    Switzeŕland Decumentar kaso Samee lipax

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 4 дні тому +2

    Ireland ka war doon brother

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 5 днів тому

    Editing waa is daba marisay
    Balse waaa ok
    □ marka Arrive Garaysay Scotland
    Baa ! Waxaa ka hir marisay warbixinta dadka yimi

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 3 дні тому

    Nabadaa soomaali umbey eeeersan dointaa Glasgow

  • @hewo_datdino9752
    @hewo_datdino9752 4 дні тому

    Wallo maxaad uwalaysaa umada

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 4 дні тому +1

    Somalida wa an la yaaba yurub sanadkan wax naf ah maleh waayo dagaal nuclear haduu qarxo wa mesha ugu horeyso aduunka gubaneysa inkastoo aduunka oo idil wadnaha farta lagu haayo

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 4 дні тому +1

    ADEER BEENTA DADKA KA DAAYA GLASGOW CRIME KA WAXAY KALA MID TAHAY UK MAGAALOOYINKOODA OO DHAN HADDAAD GOOGLE AMA INTERNET KA KU QORTID WAXAA KUU SOO BAXAYA INEY TAHAY MEELAHA UGU CRIME KA BADAN SIDA KALESE WAA RUN CAAFIMAADKA IYO WAXBARASHADABA

  • @bilalabdi9148
    @bilalabdi9148 5 днів тому +1

    War somalidii waa Kala tagaynee isku soo Celiya .

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 5 днів тому

      Kuwa hada liibiya iyo brazil joogo kusaawa dhaw ee so celi adigu 😂

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 4 дні тому

      @@guuldoon1 walalhi celis ma lahan.

  • @adamcabdi8875
    @adamcabdi8875 4 дні тому

    13 daqiiqo ayey kaa qaadatay inaad noo sheetgto inay diyaaradii kaaba tagtay

  • @user-jx9lg6wz7p
    @user-jx9lg6wz7p 17 годин тому

    Somalidu meeshay ku badato dhibaatada ku badata please London iyo Germany iska jooga iyo yurubta kale

  • @saedghazi
    @saedghazi 4 дні тому

    Belgium warbixin kasoo samee

  • @mukhtarbashi9057
    @mukhtarbashi9057 4 дні тому

    Sxb qaxootiga io side uso dhaweyan maxa uga so hadli waysay

  • @Cambaro-ku1dh
    @Cambaro-ku1dh 3 дні тому +1

    Shaqo ma taalo wana cunsiri

  • @ladhaha1238
    @ladhaha1238 4 дні тому +1

    Glasgow dheeshas matalo ee dadka yaa laga walin 😂

  • @libanllbb8720
    @libanllbb8720 5 днів тому

    wareysigi DR cabdilahi diiriye qeybt 2 aad ayan idinka sugayna mis qeybta 1 aad ayu ku eeg yahay

  • @MaxamedTaatiko
    @MaxamedTaatiko 5 днів тому

    Wadanka kazoo hadal

  • @user-cp1do4zq3f
    @user-cp1do4zq3f 4 дні тому

    Sxb MAASHA'ALLAAH. lkn qaab tebinta ama sida safarka iskugu xigo u soo gudbi video-ga wan ku wareerney.

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 4 дні тому

    Halkan xagay ku taal

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 4 дні тому

    Mhdsnid zxp

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 3 дні тому

    Please learn Civil Engineering 🏘️