Xaaladda Dhabta ah ee Galbeedka Gobolka Siti Iyo Guulaha waawayn ee Dagaalka Canfarta laga Gaaray.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on UA-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on UA-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our UA-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

КОМЕНТАРІ • 319

  • @SSTV2
    @SSTV2  8 днів тому +14

    *Mahadsanidiin Walaalaha Muuqaalka ka Falceliyay*

    • @XabibMaxamad-p6h
      @XabibMaxamad-p6h 7 днів тому

      1:39 1:41 1:43

    • @user-om9wu9nc7l
      @user-om9wu9nc7l 7 днів тому +3

      @@SSTV2 🤣❤️🇸🇴👍 Walaal muqaalka Niyada ayuu ino dhisayaa 🇸🇴❤️👍🤣🇸🇴 Waana Ku faraxnaa Guulsha aad so hoysen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤️❤️👍🤣🤣🤣🤣🤣🎉😆😄💯💯💯💯😃

    • @jamacxasan9818
      @jamacxasan9818 День тому

      09
      ​@@user-om9wu9nc7l

    • @MunoAhmed-j3p
      @MunoAhmed-j3p 6 годин тому +1

      Sxp plz dadkan dhulka Somalid ilaa xamar imaada adiga iyo guuleed alifle plz lcg Hallo aruursho wlhi aniga nin somali ah idilay waxaa igaga daran gaal idilay dhulkeygi qaatay cid hawiye ah aan kasoojeedo waxan leeyhy hadad walalkaa disho waraabaha ku cunaa dhul ayan isku dileynaa dadna saan ayaa heysto war wilka maanaayacniga ku dhimanaayo meeshan keena colad waxeythy dadkaan ayaa arkay waxan leyhy ogaaden allah nin dhowro from abgal

  • @MohamedAHMED-r1q
    @MohamedAHMED-r1q 8 днів тому +31

    Guul soamliyeey itobiya caano idimahayso ee isdifaaca intaan idinku soogadhayno from somalia💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 6 днів тому

      Hhhh war ethiopia sheekadu maaha waa canfar iyo somali labaduba aaa ethiopian

  • @adenharedomar9310
    @adenharedomar9310 8 днів тому +17

    Wallahi damiir Somalinimo iyo wallaltinimo ayaan ka dareema markaan tvgan daawado wa dad damiir leh viva ogadenia from dds galbeedka sitti

  • @MohamedSaid-s6c
    @MohamedSaid-s6c 8 днів тому +16

    Walaalahay Nuur iyo Guuleed aad iyo aad baad u mahadsantihiin. Lilmo ayaa igu soo jogsatey dadkaa iyo dulkaa soomaaliyeed ee ciidankeenu xoreeyey. Dadaalka halkaa ka wada. Thank you.

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 8 днів тому +25

    Soomaali waa dad fiican Laakiin waayey hogaan wanaagsan oo horumar gaadhsiiya. Allow noo keen hogaan khayr leh.

  • @ahlamabdisalan576
    @ahlamabdisalan576 9 днів тому +22

    Soomaali ha guuleysto inshaallah

  • @user-qs8hi2ez1k
    @user-qs8hi2ez1k 8 днів тому +30

    Olnf aynu taageerno guushu halkaas bay ku jirtaa soomaalaay
    From hargeisa

    • @fatimaabdi9775
      @fatimaabdi9775 8 днів тому +4

      Qof garad dheerleh unba intas garan well mahadssnid Somali Alle xaqa ha fahansiyo !

    • @user-qs8hi2ez1k
      @user-qs8hi2ez1k 8 днів тому +1

      Olnf waa ururka qudha ee hada jira ee utaagan magaca umada soomaliyeed
      Qabiilkay waa soomali kaasaanan ku god galayaa

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 6 днів тому

      Aduunka lama socotid miyaa onlf sowta ethiopia la heshiisay 2018kii ok hubka dhigtay imika wa xisbi xil doon ah kaliya wax kale ma raacsano

    • @AA-uf3bl
      @AA-uf3bl 6 днів тому +3

      Waan kugu raacsanahay. guushu waxay ku jirtaa in la taageero oo hiil iyo hooba la siiyo ONLF. Laba cadow ayey Soomaali leedahay: Soomaali calooshiis u shaqeysta ah iyo Amxaar cadow soo jireen ah. From Xuddur.

    • @user-qs8hi2ez1k
      @user-qs8hi2ez1k 4 дні тому +2

      @@APDUL7HI walaal qorigaan ku dagaalamaynay ayuunbaan u badalnay qalin
      Lakin go‘aanku iyo qadiyadii shalay duurka loogu jiray tii uun baan maantana ku Taagan nahay. Ogaadeeniya soomaali Baa leh
      maleh axmaar iyo dabaqoodhi

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 8 днів тому +13

    guul Somali. Canfarta waa dad liito oo fakhri ah waxaa taageeray ciidanka cadowga Itoobiya.

  • @7omali
    @7omali 9 днів тому +31

    Somalida Galbeedkay Guulaysta walaalayaal. Mahadsanid Somali State Television👏

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 7 днів тому +5

    5shanta soomaali weyn guul iyo gowanimo iyo geesinimo in shaa Allaah wariya yaa sheena calamiga Ah nuur iyo guled ❤❤💯💯🤲✊💪👍

  • @abdiqanimahat3557
    @abdiqanimahat3557 8 днів тому +9

    Greetings from Garissa 🎉❤. Guul Somali oo Dan ❤

  • @Faysal_Mohamed
    @Faysal_Mohamed 8 днів тому +8

    1:01:00 Wlhi waa ilmeeye marka ay DEGAN wareysiga bixisay inkastoo aan walaalaheeyga aan ka fogayahay oo aan joogo MUQDISHO lkn waanku faraxsanahay guulaha ay gaareen oo ay oday cali u diideen inuu dhulkeena qaato, dadkii walaalaheena ee naga shihiiday illaah ha unaxariisto kuwa dhaawacana illaaah habogssiyo🙏 marwalba garabkiina nahay difaaca aad difaaceesan Garba-cise, cadaytu, cundhufo iyo deeganada kale waa difaac aad difaaceesan MUQDISHO, JABUUTI, KISMAAYO iyo guud dhulka SOOMAALIYEED marwalba noolaada odey cali iyo kuwa lamidka ah ha ogaadaan in dadkaaas walaalaheen ay heestaan walaaalo diyaar u ah in goobta imaaadaan oo dhiigooda iyo dheecaan kooda u huraan. NOOLAADA SOOMALIYEEY MEEEL WALBA AAD JOOGTAAN💪💪💪

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 8 днів тому +14

    Guul Guul shacabka sitti iyo ciidamada somali galbeed

  • @abdulkadirrage3718
    @abdulkadirrage3718 8 днів тому +10

    waa barnaajim aad u qiimo badan , nuuroow soo badi barnaamijyadaan oo kale dhamaan dhulka somaliyeed , mahadsanid ,

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman 8 днів тому +5

    Masha Allah guuleysta dhaamantiin guul iyo gobi nimo ilahay intii dhiimataay haa uu naxariisto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽🫡🫡🫡🫡🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @yonisqalon2273
    @yonisqalon2273 8 днів тому +11

    Shantii somalia wax ka yar ma rabno. Somalia 🇸🇴 ha noolaato

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 6 днів тому

      Mayane sagaalka somali filinkaasi wuu dhamadey abti somaliadada naga joog xaged noogu soo ordeysaa

  • @AyanleAbdulqadir
    @AyanleAbdulqadir 8 днів тому +11

    Soomalida oo idil waaa in aan tarankeyna badino oo ku dhawaano 60 milloin oo soomali ah gaarno soomali oo idil ama ka badnaano deeq allaa hayee guurka aan badino

  • @abdoulkadersouleimanahmed9955
    @abdoulkadersouleimanahmed9955 8 днів тому +6

    Waan jeclahay somali weyn❤

  • @AliIbrahim-fc4hb
    @AliIbrahim-fc4hb 7 днів тому +3

    Guul iyo gacmo wadajira ayaan idiin rajaynayaa walaalaha deegaanka

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 8 днів тому +6

    ❤🇸🇴❤🇸🇴❤👍😂 Guul guul guul guul guul walalaha somaliyed guul guul guul guul ❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴🤣🤣🤣👍🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴 ILAHAYO IDIN XAFID 🤲🤲🤲

  • @abdifatahaden2249
    @abdifatahaden2249 8 днів тому +4

    Heesaha iiyo muusigada mala idiinka baran heesta wanaagsan aan muusiga ku jirin iyo gabayada wanaagsan isticmaala ilaahey wax wanaagsan hanawada waa fajyo aamin

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 8 днів тому +4

    Masha allah Nuur iyo Guuleed Geesi aan ku faano Bal TuliGuuleed iyo gobalada xuduudaha ku yaala war nooga keena from GK❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @queenhajira9662
    @queenhajira9662 8 днів тому +6

    I.a guuul warta somalidyda🇸🇴❤️

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 6 днів тому

      Somalia meesha maxaa keeney

  • @hanadhiil3067
    @hanadhiil3067 8 днів тому +3

    Sstv aad iyo aad ayaad umahadsantihiin sida hufnaanta le eed noogu soo gudbiseen barnaamijkan barashada dhulkeena iyo dadkeenaba guulaysta wallalaha noo hagar baxow shukran shukran shukran ❤❤❤

  • @ibraahinahmedismail61
    @ibraahinahmedismail61 8 днів тому +4

    Waa barnaamij fiican,dadkaas gurmad ayey u baahan yihiin,waa dadka uu ku haray magaca soomaali

  • @mahdisco7049
    @mahdisco7049 8 днів тому +4

    Guul gabalbeeka gobolka sitti❤❤❤

  • @user-xq9cr4yu7o
    @user-xq9cr4yu7o 8 днів тому +5

    🇸🇴 Shalay waxaan Ka baqayay Oromo iyo Canfar inay xoogaan badaha Soomaaliya laakin maanta waxaan ogaaday geesiyaal inay naga horeeyaan raaxo ayaan ku jiifan karaa waxii maanta Ka dambeeya

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 7 днів тому +2

      Dad gumeysi neceb ayaa Somaligalbeed kaa xiga sxb

    • @user-xq9cr4yu7o
      @user-xq9cr4yu7o 7 днів тому

      @@daljireali4783 🇸🇴🙏

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 6 днів тому

      Aduu fulaysanida mida kle somali galbed arinta bada shaqaba luma leh ee xgd wax isugu qasaseysa

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc 8 днів тому +5

    😢😢😢😢 ax Gabadha yar yar guulaystsa from nogob Daqiiqada 59---ilaa dhamaadka

  • @abdiali651
    @abdiali651 9 днів тому +6

    Mashallah dhulku qurux badana

  • @AhmedHassan-sd6te
    @AhmedHassan-sd6te 8 днів тому +3

    Guusha ragaa u halgamaya walee Ethiopian waan ka adagnahay laakiin midnimo loobaahanyahay.

  • @abdifatahmohamed7460
    @abdifatahmohamed7460 8 днів тому +3

    Guuuuuuuuuuuuuul reer city

  • @Jamalzurej24
    @Jamalzurej24 8 днів тому +3

    muuqal aan ku raaxaaystay thanks team sstv

  • @mahad0601
    @mahad0601 4 дні тому

    Ilaahay guusha xaqa ah hasiiyo walaalahay Somali-galbeed, waxaan idinka soo salaamayaa gobolka Gedo

  • @AnissAnisa-d3d
    @AnissAnisa-d3d 8 днів тому +1

    Inshala Allah gull gull Reer sitti iyo Somaligalbed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-pm1pp8of2e
    @user-pm1pp8of2e 8 днів тому +2

    General,boqortooyo,legeen guuleed waad salaamantahay ❤❤❤❤

  • @Abdinasir-tq8ge
    @Abdinasir-tq8ge 8 днів тому +3

    guul shacabka Gobolka siti😢😢😢

  • @ashasaid5602
    @ashasaid5602 9 годин тому

    Maashaa Allah illaahow dhilkayga hooyo dhibka ka qaad meelkasto oo ay umaddayda soomaaliyeed ku dhaqantahay nabad ka dhig Aamiin Aamiin

  • @ismail3DArt
    @ismail3DArt 8 днів тому +2

    29:40 odayga waa geesi walahi, raganimo, daacadnimo iyo somalinimo intuba ay ku jiraan.

  • @MuhsinOmar-ir1zw
    @MuhsinOmar-ir1zw 8 днів тому +1

    Guul guul iyo gobanimo. Iskuduubni ito wada jir walaalayaal. SSTV Masha allah hore u socda barnaamij aad u xiiso badan

  • @zayhutsalim7580
    @zayhutsalim7580 9 днів тому +2

    Maasha alaah.
    Hawl fiican baa qabateen.
    Ilaah ha idin siiyo khayr badan.

  • @abdillahidahir4981
    @abdillahidahir4981 День тому

    Nuur iyo guuleed waa labo nin oo saxaafada iyo codkooda dadkooda Soomaaliyeed ugu hiiliyay legends 🙏🙏🙏🙏

  • @nimcoabdi2781
    @nimcoabdi2781 8 днів тому +2

    Labo wadani oo dhaba guuleesta nuur iyo guuleed

  • @IbrahimDiriye-hz9fo
    @IbrahimDiriye-hz9fo 9 днів тому +5

    M.a inti waligey sstv can ku xirnaa waa muqaali kii iigu xiisa badnaa

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 8 днів тому +3

    🇸🇴 meel kasta oo aan dunida kajoogno hal dad unbaan nahay wlhi meel walba dunida katag markii lagu dhaho xagee ka imaadey Somalia unbaa dhahee marka walaaliyaalow inta xanuunsan allaha caafiyee aan gacmaha isqabsano fadlan hurdada kakaca siyaasadaha gudaha yeeysan idin waalin dantata guud mar walba sitaasadana tan dibada waxa naloiga soo maleego ayaa ugu dhib badan pls hurdada halaga kaco.

  • @h0p3l3ss6
    @h0p3l3ss6 8 днів тому +3

    Waxaan ahay ciise runtii waxaan inii ahay taageero waayo waxaan inii arkaa rag damiirku noolyahay, hiilna noo galay xili ay adkayd xaalka galbeedka sitti.
    Noolaada

  • @anasabubakar1791
    @anasabubakar1791 8 днів тому +3

    M.a shaqo fiican ba qabaten bahada sstv lkn kolba hada halka tagten waxa ficna iniko magalooyinka soo marten si fiicn u soo duubo sida SHINILE, BERAHA ERER iyo magasha DHIRDHABA 🙏💯

    • @SSTV2
      @SSTV2  8 днів тому

      Waan soo duubnay walaal Warbixin dambe ayaadna ku daawan doontaan inshaa allaah

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 8 днів тому +1

    🥰 DDS Jigjiga 🇸🇴💙S it’s beautiful😘

  • @da8660
    @da8660 8 днів тому +1

    Libaax yada Ciise Guulaysta

  • @abdirazakwaid7271
    @abdirazakwaid7271 9 днів тому +4

    Allah uu naxaaristo dhamaan dadkeene ku shahyiid dagaalki dhawceenina Allah no bogadhay.
    Amiin Amiin Amiin

  • @omararale7962
    @omararale7962 9 днів тому +2

    Ma Sha Allah. Jigjiga quruxda

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 8 днів тому +2

    MAAAAAAAAAAAAAAAAAAN. SHAA. ALLAAH. WALAALAA HEENAA. REER. OGADENIA. IYO. DAADKA. OGADEN. HOREY. BAA. LOO. YIIRII. WIIL. CIISE. IYO. WIIL. OGADEN. WIIL. UMAA. DEEXEEYEEO

  • @abdiqafaarabdulahi2335
    @abdiqafaarabdulahi2335 8 днів тому +2

    walhi waan ku raaxaystay muqaalkan waxaan shacabkan ugasooducaynaya magaalada wardheer 🥰😮‍💨

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 9 днів тому +3

    Muusiagaa inaa kadaysan ayey ahayd ka dhigtaan gabaygaa abwaan muxiyadiin shaahid.

  • @saidmuktar
    @saidmuktar 8 днів тому +1

    Mashaalh wariye fican ayatahay walal keep going

  • @IsmaacilWali
    @IsmaacilWali 8 днів тому +1

    Maan.shaa.allaah mahasanidin Nuur iyo Guuleed

  • @AffectionateCoastline-tk8ne
    @AffectionateCoastline-tk8ne 7 днів тому +1

    Dagaalkaasi waa xaq somaliyey ilmaderayaal. Aynu u hiilino dadkeenaa cadawgu isku soo raacay, ❤❤

  • @Adunwaadi
    @Adunwaadi 8 днів тому +3

    Walal warbixin kasoo sameey dhamaan dhulka somali galbeed ee itoobiyaanka heeystaan ama la hoos geeyey iyo guud ahaan dhulka soomali galbeed si ay dadka aan aqoonin u bartaan 🫡

  • @mohamedaziin2736
    @mohamedaziin2736 7 днів тому

    M.a dhulaka quruxbadanaa dhulka haladifaacdo❤❤❤

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 8 днів тому +1

    Masha allah waa dhul qurux badan waqooyiga jig jiga ❤❤❤

  • @mahamedali034
    @mahamedali034 День тому

    Sstv waad mahadsantihiin dad iyo dal somaliyeed oo gumeysi isku beheystay iyo halgan xaq u dirir aad noo gudbiseen waan qiirooday somalida aan garabka heysan ee gumeysiga iska difaacaya markaan arkay guul aan idiin rajeynaa somali galbeed sstv soo badiya muuqalada nuucana

  • @user-jh9vd2lh2l
    @user-jh9vd2lh2l 8 днів тому +2

    Onlf iyo galbeedka siti waa isku mid isdifaaca waligiin d

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare 8 днів тому +1

    Nuur iyo gulled halgamayaal iyaad tihiin Horow usocda👍👍👍

  • @user-jh9vd2lh2l
    @user-jh9vd2lh2l 8 днів тому +1

    Soomaali ❤❤❤❤ manshllh aloow idin guulee aamiin meelkasta oodjoogtaan ❤❤❤

  • @AbdijabarHared
    @AbdijabarHared 8 днів тому +1

    رجال في معنى كلمة، الله يحفظكم قدمتم تضحية كبيرة

  • @seed3966
    @seed3966 8 днів тому +1

    Asc soomaali galbeed guul in shaa allaah hana xad gudbina 😎😎😎😎😎

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 6 днів тому

      Waa laisku diraya labada qoomiyadod nio aby ayaa islu diraya oo ka faaidaysanaya dagaalkooda

  • @abdftahhazzan2563
    @abdftahhazzan2563 3 дні тому

    Go forward bro

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p 8 днів тому +1

    Dhulka dadkiisa ine jooga nimada Ka dream doog❤ gaalo laga kaciye guulesta cadawga ha jabo

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 8 днів тому +1

    Mansha Allah Waa Barnaamij wanagsan

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 8 днів тому +3

    Maalinta qabyaalad aad kaxorowdaan
    Maalinta kitaabka ALLAAH lagubadalo baadhilka aad wadaan.
    Maalintaas kahor guul lahelimaayo.
    Guusha muslimiinta iyo mu'miniinta aya lah.
    Tapped in from southern greater Somalia 🥷🏻☝🏻🇸🇴

    • @Xaswawa-rz2et
      @Xaswawa-rz2et 8 днів тому

      Yaad ula jeeddaa maalinta qabyaalad ka xorowdaan? Guusha muslinkaa leeh baad tiri ee deegaankan soomaliyeed ma gaala baa?
      Ula jeedkaaga caddee?

    • @okashgagaale3650
      @okashgagaale3650 8 днів тому +1

      @@Xaswawa-rz2et Maya walaal deegaankaas waan kasojeeda waanna deegaanka somali-galbeed.
      Dardaaran guud baad ujeedinaya somaliwayn.
      Dabadhilifiintana waan kudhaha hadlaya.

    • @LaylaDheeray
      @LaylaDheeray 8 днів тому

      Dadaba dhilif allah ba nacay tariikhdana lacnadi donta​@@okashgagaale3650

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 6 днів тому

      Somaliweynta aad sheegeyso iyo kitaabka alle kala saar somali inay muslimiinta la midowdo mooyee wax kale ma jirto

  • @Daacad_okiza_wilka_qoraxey
    @Daacad_okiza_wilka_qoraxey 7 днів тому

    Guulays ciidankayga gaarka ah liyuu polis/farda awliyaad❤❤

  • @Sitti360
    @Sitti360 7 днів тому

    Salam sare bahda SSTV, si gaar ah waryeyaal Sare
    Nuur iyo Guoled from Djibouti 🇩🇯.

  • @alhaaji9831
    @alhaaji9831 7 днів тому

    Walaaladeen somali galbeed guulaysta waxaynu caan kunahay geesinimo ee waxad aaminsantihiin iyo dhulkiina dhiiga ushuba waa xaqe

  • @user-wg4tz6cd1g
    @user-wg4tz6cd1g 8 днів тому +2

    Erya eryaa eryaaa
    Canfarta eryaaa

  • @fifisaid6470
    @fifisaid6470 8 днів тому +1

    Salaan Saare Nuur❤❤❤❤❤

  • @IsmailGuirreh
    @IsmailGuirreh 7 днів тому

    Masha allah wariye (NUUR iyo wariye GUULEED) guulaysta walalayaal,waxa tihiin rag isku xilqaamay dadkooga iyo dalkoog una damqanaya dhibta dadkeena so gaadhay min moyaale ila galbeed sitti oo isku hawlay in ay 11gobalba so wada maraan si ay u ogaadaan xaalada dadka iyo deegaankaba,runti sharaf iyo karaamo ayaad ku ledihiin umadda soomaaliyeed dhexdeeda ninba intii uu taray aya lo tirinaya maalinta ay xaaladu adkayd,taariikhda aya ni xusi doonta insha allah.

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 7 днів тому

    M.a dad dhiiran Guulesta dadkeyow

  • @RoblehOmar-hd2ul
    @RoblehOmar-hd2ul 8 днів тому +1

    Mashuul inchaalah

  • @hassanosman2751
    @hassanosman2751 8 днів тому

    Thank you very much SSTV Noor and Guled

  • @AliAhmed-ft8ld
    @AliAhmed-ft8ld 8 днів тому +1

    Aslc suxufiyiintii iyo wadaniyiintii ugu fiicnaa ee soomaaliyeed iyo warbixintii ama barnaamijkii ugu wanaagsanaa ee aan waayahan daawado
    Ilaahey ha idin xafido Aamiin

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 8 днів тому +2

    Wariyeyal khatar ha, iyaad tihiin 🫡 somaliyeey qashinkaan ithiopianka la dhaxo mel kawada maara😊 Somali Galbeedey nolada oo horey usocda.

  • @user-rj8ko5gc1c
    @user-rj8ko5gc1c 2 дні тому

    Masha allh ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 8 днів тому

    aad ayaad ugu mahadsan tihiin soo gudbinta xaalada ka jirta deegaanada soomaaliyeed,
    Nuur iyo Guuleed
    Mahadsanid.

  • @ibrahimjama3579
    @ibrahimjama3579 8 днів тому

    Nuur mahadsanid waa sawirka soomaalinimada dhabta ah

  • @MuuseAhmed-il2by
    @MuuseAhmed-il2by 8 днів тому

    Maashaalah Maashaalah warier qiimo badan ku soo dhawaaw wll dhilkaaga

  • @hawohussein2919
    @hawohussein2919 7 днів тому

    Waan qirooday walahi somali nimadu waa cajiib thank you so much mustafe cumar ❤❤❤❤ dufac shacanka you

  • @AbdiRahiim-u6j
    @AbdiRahiim-u6j 8 днів тому +1

    Wax badanbaan ka faaidey barnaamijyadan oo kale soo badiya heesahaana inaga daaya dhaanto inoo saaroo😅😊

  • @mohamedmohamud909
    @mohamedmohamud909 8 днів тому +2

    Allah çafarta iyo somalida nabad dhex dhigo, markey isku dhammaadaan baa la rabaa in dhulkooda meel cidla ah laga qaato

  • @rudwaancige-ck8oz
    @rudwaancige-ck8oz 7 днів тому

    My home samakap ❤🎉

  • @fattiahabsiyeh477
    @fattiahabsiyeh477 8 днів тому +1

    Masha Allah somali galbeed guuul

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 8 днів тому +1

    Guul Somali meel walba ay joogto guul

  • @user-ur5gk5uz8e
    @user-ur5gk5uz8e 7 днів тому

    جزاكم الله خير بزيارتكم نرحبكم بالإقلام سيتي بأيدي مفتوح و قلوب منورة

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 8 днів тому

    Dad soomaaliyed alloow Nabad waarto idinsii dhul qaali ah hadane aad uqurux badan wllyaal runtii waxan taganahay garabkiina somali galbeed 💪❤❤❤❤❤

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 9 днів тому +7

    War heshiiya Soomaalida iyo Canfartu waa walaalo ee.

    • @AbshirMaxamad-d2w
      @AbshirMaxamad-d2w 8 днів тому +1

      Si fiican u daawa hada afsoomali ka seysid dadkaas ayagaa kaaga aqoon badan cafar iyo wexey tahay

    • @ismaaciilabdirahmaan865
      @ismaaciilabdirahmaan865 8 днів тому +1

      Maxuma galbeedka siti faraha haka qaadaan

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 6 днів тому

      @@ismaaciilabdirahmaan865galbeedka siti ma ogtaheyhowshu siday ku. Bilaamatey

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 6 днів тому

      @@AbshirMaxamad-d2whhh ree koonfur inaa tahey ayanba uu
      Umaleyn ee canfar mxd ka taqaana iisheeg

    • @ismaaciilabdirahmaan865
      @ismaaciilabdirahmaan865 6 днів тому

      @@APDUL7HI dhulka waa dhul soomaliyeed inaa canfar iska qaadato waaa dulmi

  • @HoussenAbdi-fc2ls
    @HoussenAbdi-fc2ls 8 днів тому +2

    Wow m allh ❤

  • @hanadhanad6459
    @hanadhanad6459 8 днів тому +1

    Masha allah guuul dadka somaliyed

  • @MouktarOmar
    @MouktarOmar 6 днів тому

    Guul Issa

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 8 днів тому +1

    Great programme with great value for OGADENIA … a lot has been going on in the region for long as the system there seems to be scrambling with perpetual ethnic conflicts …Get prepared and organised for more to come to my people …🧐

  • @IsmailSiyad-t8b
    @IsmailSiyad-t8b 7 днів тому

    Aad aad walal

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 8 днів тому +1

    Ciisaha dhabti xagan Ayuu jooga
    Walahi, jabuuti waxa joogayi
    Waa iska dhal.

  • @elfa2z17
    @elfa2z17 7 годин тому

    Wuxuu ahaa muqaal marna ku murug galinaayo marna ku farxad galinaayo guul geesiyaasha liyu policeka