Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Magaalo nabigu Mamnuucay in la galo oo hadda sucuudigu magaalo dalxiiseed u badalay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 тра 2024
  • Magaalo nabigu Mamnuucay in la galo oo hadda sucuudigu magaalo dalxiiseed u badalay

КОМЕНТАРІ • 299

  • @hawomohamed6596
    @hawomohamed6596 3 місяці тому +170

    Ciqaab ilaah hakusoo dadajiyo waxii taga ee jabiya amarka rasuulkeena Mohamed scw

  • @AbdirahmanDhukulow
    @AbdirahmanDhukulow 3 місяці тому +50

    Nabigu waxuu yiri yaan latagin dadana dalxiis bay u aadayaan waxay jabiyeen amrkii rasulkeena sallalaahu calayhi wasalam ❤

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 3 місяці тому +43

    Alle ayaa mahadleh oo iga badbaadiyay booqashada Al culaa mar aan sucuudiga tagay ooy ii qorshaysnayd inaan soo eego Alxamdulilaah

  • @abdirahmanabdi-ye1bk
    @abdirahmanabdi-ye1bk 3 місяці тому +23

    Ilhey cinqab adun iyo mid aqriba ka galiyo cidii dido amar rasuulkena mohamed scw

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 Місяць тому +2

      Dhaxal sigaha waxaa u fadwooda wahaabiyada sucuudiga joogta, ee hadda soomaali qaribaysa allaah ayaan ku dacweynay

  • @noqosaalixad9817
    @noqosaalixad9817 3 місяці тому +82

    Waa aduun dhamananaya ilaahayow khaatimada khayr noogu khatin 😢😢😢

  • @somamohomed1540
    @somamohomed1540 3 місяці тому +40

    Ninka salman ladhadho aduunka dhaldhalaalkiisa ayuu mooday inay waarayso war yaa runta usheega sucuudiga 😢
    Maku shukrin waayeen in uu alle siiyey dalka ugu barakasan caalamka oo ah dhulkii nabigeena scw lagasoo saaray wllhy so sad weeye 😢

    • @AhmedIse_p12
      @AhmedIse_p12 3 місяці тому +2

      Mohamed bin salman weeye wll salman waa odayga aabihisa isna wa iska duq warba mahayo

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 3 місяці тому +1

      ​@@AhmedIse_p12Muxamed bin Salmaan xil noocee ah ayuu hayaa ilayn aabihii baa dowladda ka boqor ahe

    • @AbdikarimMohamed-fh8jo
      @AbdikarimMohamed-fh8jo 3 місяці тому

      ​@@mukhtaarciise2585boqorka magac ayu ka yahe madama u xanuunsanye mohamed aya awooda boqornimo heesta

    • @Tsgchs
      @Tsgchs 3 місяці тому

      ​@@mukhtaarciise2585aabihiis waa tabar belay
      Waa magac kanaa awooda haya oo dalka maamula

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 3 місяці тому

      ​@@mukhtaarciise2585waa dhaxal suge ama boqor ku xigeen .

  • @cabeetacade5816
    @cabeetacade5816 3 місяці тому +17

    Uma socdi meeloo diidey nabegeyna scw

  • @Shamsudiin114
    @Shamsudiin114 3 місяці тому +13

    Walee wuxuu nabiga naga reebay ma ahan wax yar allow inoo dambi dhaaf😢

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 місяці тому +9

    Subhanalah hadaladi nabiga scw ayay jabiyeen

  • @NoahPakistani
    @NoahPakistani 3 місяці тому +11

    MashaALLAH wll daddalkan aad nagu bixinayso 😊😊😊

  • @Xamse_yare800
    @Xamse_yare800 3 місяці тому +16

    إنا لله وإنا إليه راجعون 😭😭❌
    ياويلي كنت كخالد بن وليد أو عمر بن الخطاب 😭😭

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 3 місяці тому +6

    Waan ku salaamay saxiib cabdiramaan waabari

  • @user-cy1rv1dg1n
    @user-cy1rv1dg1n 3 місяці тому +5

    This is the best UA-cam wabari nolow ugaas

  • @anisatamaam6701
    @anisatamaam6701 3 місяці тому +7

    Ilaah baa ceeb la' ee inaana meel aad orod kumartay shaax kucabeyn meel dadkeedii rususha alle beeniyeen alana gaba waray
    Alaha ku amaano waayeelkii islaamkoow

  • @user-fi9of2lc3k
    @user-fi9of2lc3k 3 місяці тому +4

    The man with the golden voice . Keep up the good work buddy

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 3 місяці тому +2

    Wa sahnuuni yuhuuddu iyo mareykanku so tababarteen si u diinta islaamka uga horyimaado, subxanallah

  • @kingmohaan6537
    @kingmohaan6537 3 місяці тому +24

    Nabigeena moxamad S.c.w n.n.k.h ❤❤

  • @user-wn9tr9ep4c
    @user-wn9tr9ep4c 3 місяці тому +3

    Mujrim bin salman inshaa allaahma gaari doono/2030

  • @somgirl5250
    @somgirl5250 3 місяці тому +5

    Mohamed bin Salman wa munafiq ilaahey umada haka qabto maxuu kahelaa qilaafka nabiga scw balaayo Allah ku rido mohamed bin Salman inshallah

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 Місяць тому

      Halayaabin waxaa timid qisadii horay looga sheegay ee ahayd alla sucuud xukun ka ha qaato kooxda wahaabiyaduna diinta ha ugu fadwoodaan, waxaa kamid ah kuwa.soonaaliya ay u soo direen ee qasaya diinta

  • @user-el5ud6in1t
    @user-el5ud6in1t 3 місяці тому +3

    Allaahuma sali calaa sayidinaa Muxamed wacalaa aali sayidinaa Muxamed kamaa salayta calaa Ibraahiima wacalaa aali Ibraahiima fil caalamiina inaka xamiidu majiid ❤❤😢😢😢

    • @MahmoudMohamed-rw6ue
      @MahmoudMohamed-rw6ue 3 місяці тому +1

      ALLAAHUMA sali calaa Sayidina Muxamad wacalaa Aalihii Sayidina Muxamad kama salayta calaa Ibrahim wacalaa Aalihii Ibrahim fil caalamiina inaka XAMIIDU MAJIID

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 3 місяці тому +28

    صلى الله عليه وسلم

  • @WaliSinwaar
    @WaliSinwaar 8 днів тому

    Alle sidii uu reer samuud ugalay ha ugalo madaxda sucuudiga iyo ciddii taabacda Arinkaa Nebi Muxamad SCW Mabnuucay in la tego magaalada Alcullaa❤❤❤

  • @ameennikke
    @ameennikke 3 місяці тому +6

    ½ Million Waaberi Media comingsoon🎉

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 3 місяці тому +6

    Xasbiyalaah wa nicmal wakiil. (Scw)

  • @Apdullahinuursaladdadow
    @Apdullahinuursaladdadow 3 місяці тому +2

    Kusali xabiibkena Muhammad ❤::صلی الله علیه و سلم

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 3 місяці тому +5

    Salallaahu Alleiyhi wasallam ❤️ Salallaahu Alleiyhi wasallam ❤️ Salallaahu Alleiyhi wasallam ❤️ Salallaahu Alleiyhi wasallam ❤️ Subhanallah 😭 ilaahow canoo caroonin

  • @Qomaal__mustaphe
    @Qomaal__mustaphe 3 місяці тому +9

    One love team waaberi 😂☝️❤️

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel 3 місяці тому +4

    Mbs xaqa Allah tuso sibu fudud yahay Allah ciqabtisa io cadhadisa mid laga aamin noqdo mahe waa mid Allah laga magan galo wakhti walba

  • @Siraaj23
    @Siraaj23 2 місяці тому +2

    inaan tago ayaan rabay hada ka hor markaan maqlay waan iska daayay meel nabigeena nooga digay

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 3 місяці тому +4

    Kolay booqan mayno lkn haday diideen amarkii suubanaha scw waa soo dhawaynayaa wixii lagu halaago meeshaas hadii aan gaarno insha allah

  • @TALEEX1919
    @TALEEX1919 3 місяці тому +1

    Ku sali nabiga sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam

  • @user-gx4bq6kh1x
    @user-gx4bq6kh1x 3 місяці тому +3

    أللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @user-dk5vd6xx9t
    @user-dk5vd6xx9t 3 місяці тому +2

    Mashallah allah haku barakeeyo.

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 2 місяці тому +1

    Waa arinkii lagu halaagey reer caad iyo thamuud isaga oo dalxiis kujira ayaa larogi inshalah

  • @AbdirahmaanMaxamed-fd4sr
    @AbdirahmaanMaxamed-fd4sr 3 місяці тому

    ❤ S C W ❤
    Wa cajiib maanta hadi dad muslim ☪️ ah ay daba marayaan hadalki rasulka scw
    Waliba dakhli darti
    Balaayo ya ka dhici doonta marki la dago

  • @smaliwolf
    @smaliwolf 3 місяці тому +3

    ila daaawada halkaas waxa ka dhaca bilaha soo socdo☝🏾🏴🤝

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed 3 місяці тому +3

    ألهم صلى على نبينا محمد صل الله عليه وسلم ❤❤

  • @hawonassir6663
    @hawonassir6663 3 місяці тому +1

    ASC. Walaal mahadsanid jazaakallahu khayran ❤

  • @Czetttt
    @Czetttt 3 місяці тому +3

    Waa duni macaankii ka dhamaaday.!

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 3 місяці тому +4

    iyaga ku halaagsami doona hade amarka nabigeena khilafeen

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 3 місяці тому +4

    Taliye Syria jasohadal

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 3 місяці тому +2

    Xaqa Ayaa Soo Baxayo Inshaa Allah

  • @cacaca6794
    @cacaca6794 3 місяці тому +1

    ❤❤❤caleyhi afdalu salatu wasalaam wacalaa aalihii wasax bihii wasalama I am enjoying to see this videos

  • @mmm-ww8jp
    @mmm-ww8jp 3 місяці тому +1

    Waa dad Horumar gaareen sida soomalida maliitaan 2024

    • @Lilzrr
      @Lilzrr 3 місяці тому +3

      Hormarka ma in nabi maxamed csw hadalkiisa ladiida😢

    • @mmm-ww8jp
      @mmm-ww8jp 3 місяці тому

      @@Lilzrr Haa

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 місяці тому +3

      Ogow Gaal iyo Munaafaq uunba hadalka Rasuulka Salallaahu calayhi wasallam diida.

    • @axmedmaxamef675
      @axmedmaxamef675 2 місяці тому +2

      @@mmm-ww8jp ey eydhalay baad taha munaafaq kaafira weliba shaydaana ilaahy kuuma naxariisto

    • @aadancabdi9162
      @aadancabdi9162 Місяць тому

      Dadka buuqda wa cadan mana aha muslim ​@@hafsaali4297

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 3 місяці тому +2

    ilaahayoow dhul gariir kurid aamiin.aamiin.aamiin aamiin🤲🤲🤲🤲

  • @abdisamadaliguled3259
    @abdisamadaliguled3259 3 місяці тому +2

    الهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @user-qy1wr7eq2m
    @user-qy1wr7eq2m 2 місяці тому

    Mafcno wax rasulkena nodiday in lasameyo salawatu rabi salaamun calay ❤

  • @Mohamed-amin_chanel
    @Mohamed-amin_chanel 3 місяці тому +2

    Masuul wa ku salamay

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 3 місяці тому +3

    WAA. WAX LALAYAABO. IN MEEL SUUBANEHEENII NNKH UU. KADAR DAARMAY YIRINA YAAN LATAGIN RABINA. KADIGAY IN HADA SACUUDIGU KADHIGTO MEEL. DALXIIS WAXA. KASOO SOCDA ILAAH BAAN KAMAGAN GALAY

    • @AbdikarimMohamed-fh8jo
      @AbdikarimMohamed-fh8jo 3 місяці тому

      Subanaha warkisa 2024 mashaqenayo

    • @YusufGabobe
      @YusufGabobe 3 місяці тому

      ​Aduunkaan iyo aakhiriba warka suubanaha ayaa ka shaqeeyo kii diidana asagaa ha is eedo@@AbdikarimMohamed-fh8jo

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 3 місяці тому +2

      ​@@AbdikarimMohamed-fh8joilaa maalinta qiyaame wuu shaqaynayaa kii ka horyjmaada waa gaal diiday amarka rasuulka scw .

    • @AbdikarimMohamed-fh8jo
      @AbdikarimMohamed-fh8jo 3 місяці тому

      @@promahamedaxmed1274 suubaha dhul dhan dartisa loma dhaafayo

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 3 місяці тому

      ​@AbdikarimMohamed-fh8jo إنا لله وإنا إليه راجعون maxaa diiday in uuw shaqeeyo hadalka rasuulkii Allaah saman kan wuuw shaqeeynayaa waqti walba في سراء وضرآء
      صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 3 місяці тому +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️💯

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 3 місяці тому +2

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @Keway603
    @Keway603 3 місяці тому

    Asc wasawa ALLAH xanogargaro wawarerr cat oloyawa tajal inni lagu tawafeyle ALLAH Xanaxanuniyo AMIIM AMIIM AMIIM AMIIM ALLAHU Musalicalamuxamath wacalaalisayitinamuxamath waasxabiajmacin SCW

  • @ckariimclaahi3215
    @ckariimclaahi3215 3 місяці тому +2

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @CabdirahmanDhidib
    @CabdirahmanDhidib Місяць тому

    Nabigeena muxamed sallalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 3 місяці тому +2

    Csw subxan allah 🥰

  • @ismogabe5913
    @ismogabe5913 3 місяці тому +5

    Ebbe ma dulmiyo cidna ayagoo is duleeya mooyaane🤔

  • @user-qy9go8bv8z
    @user-qy9go8bv8z 3 місяці тому +1

    May boqno goyn walaal way calaqen boqno goyntu waa neefka marka lugaha la jaro ama boqnaha lugha la gooyo 👍

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 3 місяці тому +2

    Salalaahu calayhi wasalam ❤

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAlone Місяць тому +2

    SubxanAllah! Waxan waa been iyo khurufaad ee dadka beenta ka daaya. Allaheen oo keliya ayaa wax mamnuuca ee taa horta ha la ogaado.
    Rasuulkii loo soo diray inu dadka uga digo shirkiga, ayaa Allah la la wadaajiyo, oo Rabbi gacan yarihiisii laga dhigay. Maxaad dhaantaa kiristaanka nebi ciise ka been abuuray
    Ogaada digniintan: Nebigii waxba ma mamnuucin, waxna ma mamnuuci karo, laakiin beenaale iyo mushrikiin ayaa ka been abuurta oo ilaah yar ka dhigay, sida nebi Ciise oo
    Allah booskiisiu la geliyey, mana aragno muusibadaas!!!

  • @othmanhaji1043
    @othmanhaji1043 2 місяці тому +2

    Scw

  • @maxamuudmuuse4500
    @maxamuudmuuse4500 29 днів тому

    Waa meelgabaqay siidu sheegay nabigeenu

  • @Boolowh
    @Boolowh 3 місяці тому

    Waxan aragnaa dowlado islaam ah oo qasrigeeda roog cas gaal faajir ah u fidineso subxanalah 😢

  • @CadowibrahimmursalCade
    @CadowibrahimmursalCade 3 місяці тому +7

    Sacuudiga ninkaan qar ayuu katuurey salman

  • @HamdiMahamuuth
    @HamdiMahamuuth Місяць тому

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد ❤

  • @KhadarDawlad
    @KhadarDawlad 8 днів тому

    Saliga nabiga scw scw scw

  • @jawahirmohamed8147
    @jawahirmohamed8147 3 місяці тому +2

    Rasuulkeena csw scw nnkh

  • @sharifxuseen9001
    @sharifxuseen9001 3 місяці тому +1

    Masha alha Jazakalha khayr

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 2 місяці тому

    Cidii tagta alle ayaa halaagaya inshalah

  • @Hibajamaa1122
    @Hibajamaa1122 3 місяці тому +1

    Alle xaqqa hatuso ina salmaan😢😢😢😢

  • @fadumocawl7343
    @fadumocawl7343 3 місяці тому +2

    Miyaanay ka cabsneyn in u Ilaahay halago

  • @cufazihome5570
    @cufazihome5570 Місяць тому

    Nabuyuna muxamed sallalahu calehi wasalam

  • @Alldays000
    @Alldays000 3 місяці тому +1

    Si waxad uhadlaysa dhaxdhaxad o kala ah tabintaada mawadato wax damqasho ama kadhidhin ah mrka wxka badal mrka barnamijyo diin kusabsan aad so gudbinayso bro

  • @user-dk5vd6xx9t
    @user-dk5vd6xx9t 3 місяці тому +1

    Wixii lacag ka soo gashaa waa xaaraan cad ha ahaato balaayiin ama malaayiin.

  • @XamdaAadan-rs3oe
    @XamdaAadan-rs3oe 2 місяці тому

    Alle ha iqaabo cidigasha

  • @user-fv9eg5rz5c
    @user-fv9eg5rz5c 3 місяці тому +2

    Allow kana naga qabo

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 3 місяці тому +1

    SubhaAllah

  • @sihaamiftiinmuxamed5676
    @sihaamiftiinmuxamed5676 3 місяці тому +1

    Allh Akbar
    Subxanalah
    Alxamdulilah

  • @AllaaaminMaiisho-wx6kd
    @AllaaaminMaiisho-wx6kd 3 місяці тому +1

    Illaahaw naga illaali dhibta ka imanaysa

  • @jawahirmohamed8147
    @jawahirmohamed8147 3 місяці тому +1

    Allaahuakbar

  • @user-fc8kb8mv7v
    @user-fc8kb8mv7v 3 місяці тому +2

    Waxa amarkii rasuulka scw jibiyay waa maxamad bin salman waxow kahelana waxba yow nagasoinn magaalo ciqaabta ilaahey kusoo dagatay soomsrrabo inow naaga qaawan inow inta keeno music 🎶 🎵 kadaaro wiliba kuwa falastin gantaallada kugaraacaayo awalaan arkaay inow kheyr soowadin markow faaladii kubadda eryeysay markow dalkiisa iskuugu keenaayay ow malaayiin doolar bishii kubixinaayay ayadoo dadka reer falastin si arxan darro maalin walbo loo laynaayo

  • @asmayuusuf7501
    @asmayuusuf7501 3 місяці тому +1

    Ma dhici doonto I.n 🏴☪️❤️

  • @cadeyboolo172
    @cadeyboolo172 2 місяці тому +3

    😂😂 2:29 2:30 2:31 2:31 2:32 😂😊😊😊😊😊

  • @AnnoyedRocketship-ev8dv
    @AnnoyedRocketship-ev8dv 3 місяці тому +1

    Mahadsanid zxp ❤❤❤❤

  • @adeerocumar4389
    @adeerocumar4389 3 місяці тому +1

    Sxb arimaha sirdoonka teknolojiyada xooga noo saar adoo mahadsan

  • @maysaan50
    @maysaan50 3 місяці тому +1

    Xilka haka xayuubiyaan dabo dhilifkan yahud io gaaluu ushqeyaye

  • @MahamedahmedYasin
    @MahamedahmedYasin 2 місяці тому

    Kani wa dinlawe dhulki barakeysna ka hor yimid oo galo jacayl ah mx salman habarqabaha galada dabadhilifka uu ah

  • @Apdullahi_Aaska
    @Apdullahi_Aaska 3 місяці тому +1

    ANNAGA IYO ASXAABTA KUGU XIRANBA WAXA AAN JECEL NAHAY JUQIRAAFI

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 2 місяці тому

    أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @Qadafi-
    @Qadafi- 3 місяці тому +1

    Nimcada Allah yay ku kufrin rabaaan saudiga 🧐

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 місяці тому +2

    Sucuudigu waqtigan hadanukuxadgudbin naska quranka kitabka munazalka ah ayadkisa waliwaronyahay wilkas macalinkisu waa MBZka imaradka ninka 3daqudbi dhisay kudhawaqay dinta ibrahimiyada

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 3 місяці тому +1

    Subxaanalaah, meshaan musuubo ayaa ka soo socota, marka aad Suubanaha SCW warkiisa diido, hadana aad ku sii darto danbi iyo wax aan shareecada ku banaaneyn iyo Diinteena suuban maxaad is ledahahey oo halkaas ka imaan kara oo aan aheyn Caro Alle

  • @Cabdiqanisaalax1
    @Cabdiqanisaalax1 3 місяці тому +1

    لاحول ولاقوة الابالله

  • @user-fv3vr7mq6b
    @user-fv3vr7mq6b 3 місяці тому

    Insha allah carabtaa kibirtay iyo gaaladaa waa lagu halaagi doonaa iska dhaafa

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 3 місяці тому +2

    MBC waa nin aad udhaqan xun isku haysto inuu yahay yurub alle isagana dhulka hala jaro hadii uu amarkii NN&KH uu jabiyay

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 3 місяці тому +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 2 місяці тому

    صل الله عليه وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @Football-fans327
    @Football-fans327 3 місяці тому +1

    Scw scw scw

  • @AadanSiyaad-qy6fr
    @AadanSiyaad-qy6fr 20 днів тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc 3 місяці тому +1

    Saman aakhir

  • @halanesky
    @halanesky 3 місяці тому

    Sucudiga waxoo noqde wadan galada u nacmleya plse alle ayaa awood leh oo kenayo adomo diinta ku ween thy insh allaha