BEER CASAD CHALLENGE GURI BARWAAQO VS SAYDHIYE AND AAMINA IYO UBAX

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 179

  • @teamdaljoog1457
    @teamdaljoog1457 4 роки тому +18

    Anigu waxaan xaqa uleyahay idhiiba like ta inta ila qososhay

  • @yahyeofficiall6198
    @yahyeofficiall6198 4 роки тому +65

    Hadad Jiifku Ku Dawanayzo
    Like dhac ku sii

  • @maxameddhegjar8649
    @maxameddhegjar8649 4 роки тому +4

    Inta ila Aragtay maskaxda ismaaciil guray barwaaqo saaran iyo suu qarka uga soo darayo heesta lawaydiiyo like iisaara

  • @kingsmiletv954
    @kingsmiletv954 4 роки тому +2

    Hhh #upax laYlaY aragaagu hhh #guribarwaqo waxagu Ma beriba Tii horaanku socodsiiYe wllhi boodhbad kaga dhigTeen saYdhiYe iyo aaMina qurux wanaagba mmmm

  • @kaydmohamed9309
    @kaydmohamed9309 4 роки тому +17

    Amarka illahy nin ka guri barwaqo wan iska taagera waliba mid dhaba 👏👌☝️

  • @cabdikariinxasan5935
    @cabdikariinxasan5935 4 роки тому +10

    Guri iyo saydhiye amina iyo ubax dad wada aosola runtii

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 4 роки тому +22

    Wllhi guri wan jeclahay ani waa nin rageed asala

  • @buuniqaran1302
    @buuniqaran1302 4 роки тому +15

    Hees L:
    Lulumaha biyaha gala
    Ladan tiran dhex-joogaa
    Lumbashada ma daayee...
    #Xasan_aadan
    Edit: Yaa yiri cid bay dishoo, u xoog wayn tahay. Fariid. 😂

    • @saahidsaid6653
      @saahidsaid6653 4 роки тому

      Adna laabad ku faantee
      Libin waxaa ka gaadhaba
      Laba laabtay socodkee
      Ana lur iyo ciil
      Lahashada galkacalkaan
      Luga qaadi waayo
      Liic liicaya wali..!!
      "Xasuus bad igelisay iyo waayihii qaraamiga"

  • @facetoface1431
    @facetoface1431 4 роки тому +8

    Inta riwaayadaha zuga like

  • @masudahmad9510
    @masudahmad9510 4 роки тому +4

    Guri barwaaqo anon Videoga ga dwan like si Saara yaa ila mida 🤪😅😅😅❤️🥰frta sotg

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 4 роки тому +1

    Labadii aan kala maarmin ubixii jacaylkana isululayee lamaaneeya nolashooda lamaaneeya lamaaneeya Noolashoodaa😎

  • @boqoradasomaliland5920
    @boqoradasomaliland5920 3 роки тому +1

    dadkeygii 💚⬜❤️💯💯💪

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 4 роки тому +2

    Ubax dugsiiya iyo aamina 👑😍guri iyo saydhiye 🎶🎶

  • @youngartists2650
    @youngartists2650 4 роки тому +1

    Dhulkenu quruxbadaba Warmeshu quruxbadana

  • @akilaburco474
    @akilaburco474 3 роки тому +1

    Wxa Kuu gazaYa Wxd Xaq UlahaYd kulaHaa Guri Barwaaqo 😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedabdihasan829
    @mohamedabdihasan829 4 роки тому +4

    Sayriye qosolkiisaan jeclahay

  • @jacayldhaxalgala4953
    @jacayldhaxalgala4953 4 роки тому +6

    ismaaciil abdilaahi nin adag my dear pro go foward❤❤

  • @facetoface1431
    @facetoface1431 4 роки тому +6

    Anaa uhoreeya like

  • @abdiqanimm7518
    @abdiqanimm7518 4 роки тому +4

    6:24 bal G keen 🤣 waad wayday kulahaaa 1 secend 🤣🤣🤣🤣 guray xaraabo soconaysa

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI 4 роки тому +5

    kkkkkkkkkkkkkkkk noolaaada mudanayaal from gobokeena dee

  • @mohamedgaboose8571
    @mohamedgaboose8571 4 роки тому +3

    Ubah iyo gurey walhi wa iga qosliyeen kkkkkkkkkkkkk
    Salaan sharaf dhamaantiin

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 4 роки тому +1

    Biyo iyo Buskud

  • @mohadasensio2073
    @mohadasensio2073 4 роки тому +4

    AR INANTA UBAX DUGSIIYA LA IDHA MIYADAN CABASANAY GURAY IO SAYDHIYOW😀

  • @cabdalekaafi9746
    @cabdalekaafi9746 4 роки тому +3

    Inta guray iyo saydhiye tagera like ya dhac kusii

  • @nurasagalsiciid7246
    @nurasagalsiciid7246 4 роки тому +2

    Ubax dugsiiya . Guri barwaqo and saydhiye iyo aamina oo is helay❤❤❤

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +1

    Gbdha ruwaayada ku jilaysay diktoorada quruxba ku dhamaaty xagee laga helayaa 🥰👌

  • @sharmopoyofficialsharmopoy9828
    @sharmopoyofficialsharmopoy9828 4 роки тому

    Mr Amina xarafka B. Burcooy boqoradaa dharaar bartii sami lugu bineyey. Burcaad qayraad Ku buxaan. Waynka. Amina. Asxbta dhamantii. Tagere lanpar 1 ayan idiin ahay. Alle haidin sharfo. Wlahayga qaligaa

  • @happyone8887
    @happyone8887 4 роки тому +1

    Burcooy baladkaygiiyeey burco

  • @mahomedsaalah5249
    @mahomedsaalah5249 4 роки тому +1

    Mansha allah dhalinyare ilhy haydin xifdiyo

  • @muniiribrahiin6100
    @muniiribrahiin6100 3 роки тому

    Guri barwaaqo buskudkii jepka la gashty😂😂😂😂😂😂😂

  • @istahilibrahim5633
    @istahilibrahim5633 4 роки тому +1

    Kan seydhiye waa istus inanta markii hore hdu ku yidhi bigshow muxuu kle daba galyaa wxzi kaftan mha😲

  • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
    @abdirahmansaeddhuux_yare1186 4 роки тому

    Abwaankana waan salaamayaa GB salaan sare waa lagula dhamaanayaa niyohow 😂😂😂😂😂😂😂

  • @adangaydhdeeqgaydh91
    @adangaydhdeeqgaydh91 4 роки тому +1

    Mash allh Wan so dhowaynaya maadshe tv

  • @sharmopoyofficialsharmopoy9828
    @sharmopoyofficialsharmopoy9828 4 роки тому

    Guray na waxan leyahay. Waynakan. Her purco. Adna aad iyo aad ayaan kusalamayaa guray. Guul ayan Ku raheynayaa pro

  • @jamiilajanaat874
    @jamiilajanaat874 4 роки тому +2

    Jamiila qurux wanagey😂

  • @ahmade.h5660
    @ahmade.h5660 4 роки тому +1

    Ubax dugsiiye from somali intertenment

  • @geediyare774
    @geediyare774 4 роки тому +1

    Amina qurux wanag qoftas sxb igu so share gare

  • @amalnor
    @amalnor 4 роки тому +3

    ❤️❤️❤️❤️❤️AMAAL ❤️❤️❤️❤️❤️ masha allah magacaygii kkkkk

  • @mohamedabdihasan829
    @mohamedabdihasan829 4 роки тому +1

    Saydhiye legend horay usoco zxb guul baan kuu rajayn

  • @bandhigaardaale7493
    @bandhigaardaale7493 4 роки тому +1

    hablihii dayax oo burco jooga

  • @mustafeyaya9301
    @mustafeyaya9301 4 роки тому

    Dad qiimo badan aadban ugu xidhanhy maadshe tv from gabilay

  • @abdiqanimm7518
    @abdiqanimm7518 4 роки тому +2

    10:47 xulaha wax nagasiiya.. 🤣🤣🤣

  • @channelburcowelcomemypeopl7875
    @channelburcowelcomemypeopl7875 3 роки тому

    Walahy man garenen ubax meesh kaman filnen so dhawaw ubax

  • @zudaysimahuraan7495
    @zudaysimahuraan7495 4 роки тому

    Kkkkkkk saydhiye geeridu haku ilowdo kulahaa ismaciil guri barwaqo 🤣😁🤣🤣😁😃😀😂😄

  • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
    @abdirahmansaeddhuux_yare1186 4 роки тому

    Waar hayaay maalin kasta sxbkay saydhiye waa laga badiyaaye maxaa jira dee waar ciyaarta inagasoo adkee wareegyada danbe sidani si maahee 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Yourchoicelife
    @Yourchoicelife 4 роки тому

    Waa cyr mcn

  • @siciidibrahin8650
    @siciidibrahin8650 4 роки тому

    Gabdhaas big show aadleedihiin iyo gureyba wan tagera

  • @abdirahmanhassan1367
    @abdirahmanhassan1367 4 роки тому

    Guray barwaaqo abti haan kuu hayaa

  • @khadarismaaciil3057
    @khadarismaaciil3057 4 роки тому

    Ismacil gury barwaqo tagera buuxa

  • @marwanmarwan182
    @marwanmarwan182 4 роки тому +2

    Ubaxdan ubaxdii hargaysa miysa mise tii burco

  • @mohamedshuaibomer999
    @mohamedshuaibomer999 4 роки тому +1

    Saydhiye wlhi qosol guri barwaaqaba adaa ka khatarsan

  • @yayavic1185
    @yayavic1185 4 роки тому +4

    Seydhiye hadii uu massage keyga kuso gaaro mar kle wan ku lee yahay prank ku samey sxpkey gurey🙏🏿✔️

  • @abdirizakabdulkadirabdulla3906
    @abdirizakabdulkadirabdulla3906 4 роки тому

    War yaa saydhiye gabadha ha caayin dumarka lama caaye

  • @koshinbashir879
    @koshinbashir879 2 роки тому

    Rag waxbartay 😂🥰🙏✊

  • @abdulahimiyir441
    @abdulahimiyir441 4 роки тому

    I like maadshe tv iyo howlwadenada

  • @maxamuudabdi6792
    @maxamuudabdi6792 4 роки тому

    Ubax Cadi maha

  • @hibonuura9293
    @hibonuura9293 4 роки тому

    Geerida ha ku ilowdo kulahaa kkkk hadaad u duceyneysid duco macquula ugu duceyn

  • @faadumoaxmed9346
    @faadumoaxmed9346 4 роки тому

    Mnsha allaa dad nagu qaliya alla haydin xafido soo badya barnamjikan waa qosol🙏

  • @ashkar4145
    @ashkar4145 4 роки тому +4

    Waar izLaanTaYdii ubax duGziiYa aYaan arkaaYe😂😂😂💘

  • @Hawlomediapro
    @Hawlomediapro 4 роки тому

    Gurey barwaaqo ciyaaalka waaa ka weyn yahay kkkkkkkkk

  • @daadirmeeteofficialchannel874
    @daadirmeeteofficialchannel874 4 роки тому +1

    Taageraha ayaa la siii su aalaha eydiiya

  • @ilkacaze20
    @ilkacaze20 4 роки тому +1

    CagaDa biyaha Qar Cusub maha wa Kuwi Qasabada Furka HuuruDana Waa Ki SBI Da ama isBarytKa 🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedabdihasan829
    @mohamedabdihasan829 4 роки тому +1

    Zxb sayriyoow brank kusamee guri barwaaqo

  • @basmalove1986
    @basmalove1986 4 роки тому

    Guri barwaqo iyo ubax amiina seyriye wn idin wd jeclhy farxd nolada

  • @naemahaaji450
    @naemahaaji450 4 роки тому

    ubax iyo aamina xilimay yimaadeen burco mise g,b &saydhiye hrgaysa tagay jawab sugooya azxabey

  • @Bond-lb3mf
    @Bond-lb3mf 4 роки тому

    dee gas waxan kuu gasaya waxaad xaq uleedahay hhhhhhhhh

  • @ridwaanapdulahi7528
    @ridwaanapdulahi7528 4 роки тому

    Ubax dugsisa tagera buuxa 😊

  • @aamiincxaakincilmi9344
    @aamiincxaakincilmi9344 4 роки тому +1

    Inata ila sugayas khaldadka leki ta hay LA dhafiin👆👌

  • @geesigaasidhalay1146
    @geesigaasidhalay1146 4 роки тому

    Ubax dugsiiya mnshlh waxyaroo nadiif ah weeye

  • @ahmedabdi2194
    @ahmedabdi2194 4 роки тому +1

    Sayla ayaan idinka soo salaamey

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia6013 4 роки тому +1

    Ubax DugziYa Ku So Dhawoow GoboLka Raga WlloH

  • @abdifatahsergio3728
    @abdifatahsergio3728 4 роки тому

    wr ninow gabdha ka xishood cameraad hor fadhidaye magceeda ugu yeedh

  • @maxamedxassan9498
    @maxamedxassan9498 4 роки тому

    Bar naamij kan soo badiya

  • @Abdisalammsaeed
    @Abdisalammsaeed 4 роки тому +1

    Inanta cayda kadaa, waad kasoocday martida kula fadhidabe.

  • @mohamedsuleiman8796
    @mohamedsuleiman8796 4 роки тому +1

    We all see Saydhiye is Nacas💯

  • @tokiyaproductionstudio8063
    @tokiyaproductionstudio8063 4 роки тому

    GuriYa KuLaHa
    UdHiiB WxaY LaHaYd😂😂😂😂😂😂😂👋

  • @aadamdheere8609
    @aadamdheere8609 4 роки тому +1

    Thanks pro

  • @cabdalekaafi9746
    @cabdalekaafi9746 4 роки тому

    Wow dadkaygi keep going 🙏🙏💯💯💯🌹🌹

  • @niciimafaarax1956
    @niciimafaarax1956 4 роки тому

    Xubax dugsiya and amini maxaganbay usoowareegen hhhh

  • @xariiftuulolamaciilo7328
    @xariiftuulolamaciilo7328 4 роки тому

    Guri barwaaqo waa shaqo tag iga walee wuxuu xaq uu lahaa wey heleen

  • @ahmedhaamud7964
    @ahmedhaamud7964 4 роки тому

    Inaadeer guray miyuu idinka feedho waawayn yahay muxuu marwalba idiinka guulaystaa

  • @abdilahiomar2638
    @abdilahiomar2638 4 роки тому

    Ubax dugsiiya wllhy waaa fani gariray waan gariiray kulahaaa🤣🤣🤣🤣

  • @sagalibrahim9330
    @sagalibrahim9330 4 роки тому

    Ala laydh weynaa 😂😂😂

  • @jamacjookar9364
    @jamacjookar9364 4 роки тому

    Big show

  • @maxamedzayid5749
    @maxamedzayid5749 4 роки тому

    Best

  • @abdilahiabdi7911
    @abdilahiabdi7911 4 роки тому

    Beryaan kalamaqnaynoo waan idiin basaasee bulsho mayahay manabadbaa

  • @channel-vu9tk
    @channel-vu9tk 3 роки тому

    Anigu suaal baan qab walalayaalow magac sadhiye mucu ku sab sayahy se maxad sadhisah wll

  • @somalidrama3668
    @somalidrama3668 4 роки тому

    Xarafka Y ayaa ugu adag .

  • @zirromeo2570
    @zirromeo2570 4 роки тому

    Guri barwaaqo Taagero Buuxa

  • @ahmedabdi2194
    @ahmedabdi2194 4 роки тому

    Sayla ayaan idinka salaamey

  • @abdikarimfarah4124
    @abdikarimfarah4124 4 роки тому

    Guribarwaaqo in the bilding

  • @engyahye4307
    @engyahye4307 4 роки тому

    Maasha allah jawigaa malab ahaa malinkan

  • @zadampato7188
    @zadampato7188 4 роки тому

    😂 ha ila kaban iyo buskud dhiiqba lagu gulaysanaya😅

  • @hamsemuuse3987
    @hamsemuuse3987 4 роки тому

    Meesha muuna sharaaba ku jirin waxay biyahani

  • @sayidbiixi4440
    @sayidbiixi4440 4 роки тому

    Gurey Barwaaqo awoodisu na tusay
    _Y_
    Yaxya iyo xzhoodba igu yuurarsadayoo hhhhh isma lahayn hees ya ka plaabmatu kenaya garacu
    Ubax wad ka baxsatay
    Gariirey wan gariirey
    10:54 oo la qaadan karo

  • @abdinasirahmed705
    @abdinasirahmed705 4 роки тому

    wlhi waan qoslay mansha allah

  • @abdifatahabdi7511
    @abdifatahabdi7511 4 роки тому

    Saydhiye horay usoc

  • @cismaanaxmed7668
    @cismaanaxmed7668 4 роки тому

    Saydhiye qosolka Wii iskabaadhaa

  • @khalidhussein6870
    @khalidhussein6870 4 роки тому +1

    Waxa ku gasaya wxd xaq u lahayd😂😂😂

  • @user-iy5ip2yl3v
    @user-iy5ip2yl3v 4 роки тому

    Hhhhhhhhh ubax reer magalnimmay wax ku qaadaty