Xamse Hoobal FT Maxamed Heeso Bila Music Ah [Xasuusti Waaberi] ||2021||

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 46

  • @ac-cy7wy
    @ac-cy7wy 2 роки тому

    Legend hamze iyo nasro haldha + guri barawaaqo ban idinka sugnaa 😊

  • @shaaficicaqlizame5116
    @shaaficicaqlizame5116 3 роки тому +4

    Legends baa ishelay hmze.mohamed .saydhiye .intii Part wo rabta like dhac kusii

  • @maxamedxamse7827
    @maxamedxamse7827 2 роки тому

    Xamse hoobal wuu igaqiiraysiiýay alle codka hakuudaayo

  • @gaarahamardambe6678
    @gaarahamardambe6678 2 роки тому

    Mohamad carab koop going legend

  • @samiyacaabiguray2416
    @samiyacaabiguray2416 3 роки тому +2

    Mnzhallah indeerky xamse iyo wiilkan eedad uahay mxmed carab keep going

  • @SuugaanyahanTube
    @SuugaanyahanTube 3 роки тому +2

    I taageer Allahayoow --------- Axmed Mooge
    Laac iyo Lugooyo --- ------Maxamed Mooge
    Allahayow nin daacad ah -- Maxamed Mooge
    Wax dhintaad ka samirtaa - Cabdiqaadir Buunis
    Dad hadaad is qabataan --- Axmed Mooge
    Tegey ceelasha bari ------- Cumar Dhuule
    Fad Galbeed --------------------Cumar Dhuule
    Sida Jaawo Geel ------------- Maxamed Saleebaan Tubeec

    • @mohamedali2132
      @mohamedali2132 3 роки тому +1

      Aar ragu maxay waa waynkii soo xusheen Allaha u naxariisto dhaman tood
      Buunis uunbanan geeri ku maqal Lkn intakale waa inaga hooseeyan Allaha ha unaxariisto dhamnt

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому

    My home burco qabiiga salamy 💖💖💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤🎉🎉

  • @axmedcali2285
    @axmedcali2285 3 роки тому +4

    Waa wax wanaagsan inad wax ka badasheen barnaamijka
    Waan idinku xidhanahay ee soo badiya,
    NASRA HALDHAANA ha soo ilaawin😍🤩

  • @thespecialone7727
    @thespecialone7727 3 роки тому +1

    Fanki raga xoreysan lahaa wa ragani wlhi xamse hobal inaba cadi ma ahan ninkaas masha Allah

  • @cabdiqanixaangeeyeofficial4323
    @cabdiqanixaangeeyeofficial4323 3 роки тому +2

    Hamse Hopal iyo mohamed CARAB iyo mazuulka wayn cabdikariin saydhiye dhamaantiin ba zxpyl noolaada

  • @ilkacase8572
    @ilkacase8572 3 роки тому +1

    Masha my brother xamse hore usoco baqorka coodka

  • @xaliimocabdi5926
    @xaliimocabdi5926 3 роки тому +1

    Axyaa codad waar nooso noq.noqda dee❤👏👏👏

  • @xamdamaxamedsiciid545
    @xamdamaxamedsiciid545 3 роки тому +1

    xamse hoobal waxaan ka codsanayaa heestii suldaan serer ee xamda

  • @top10animals23
    @top10animals23 3 роки тому +1

    Xamse hoobal zxp wad iga qiiraysiinaysa ala yacizak axyaa sawt

  • @siciidcartan303
    @siciidcartan303 3 роки тому +1

    My big brother CodkaaaaGa Wax kale iga dheh

  • @sir___mouztaphe0
    @sir___mouztaphe0 3 роки тому +1

    Guray u yeedh inamada haw tumo music gee
    Naga codsi🥰🙏 hamse

  • @haawamuuse9970
    @haawamuuse9970 3 роки тому +1

    Mnsh Allh Rag cod ba ku dhan wow

  • @ilkacase8572
    @ilkacase8572 3 роки тому +1

    xamse hobaal hore usoco sxb

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому

    Woooow 😘😘😘😘😘😘

  • @jamiilajanno6204
    @jamiilajanno6204 3 роки тому +1

    Xamse hoobal wanku wata legend💯♥️👋

  • @ibraahimciise8394
    @ibraahimciise8394 3 роки тому +1

    Mansha alah baanu leenaahy

  • @Nickname-sk1oh
    @Nickname-sk1oh 3 роки тому +1

    Good singers, good editing, great location.
    Excellent work bro keep going.👍🏾

  • @nawalaragsansalahiid37
    @nawalaragsansalahiid37 3 роки тому +1

    Rag culus ba is helay mesha nolaada sxbiyaaaal

  • @abdimahad8653
    @abdimahad8653 3 роки тому +1

    Xamsa hobal 👏👏💯

  • @rahmafarah5133
    @rahmafarah5133 3 роки тому +1

    Woooow

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 3 роки тому +2

    4 ta hees ee wiilka maxmed qaday
    2 axmed mooge ah AUN
    1 mid maxamed mooge ah AUN
    Iyo tan udanbsay fadgalbeed Dhuule AUN
    Waa waynku cuskaday Lkn Xamse hobol hees aan waxba ahayn earaydeedu xata haduu qado codkiisa wanagsan buu kusoo saraya Mashallah nin kaas codkiisu inaba cadi maha
    4 ta hees ee uqaday
    2 dii Hore fananinta qada iyo magacooda igu cawiya
    2 da danbee
    Ee mid Tubeec ah iyo mida Dhuule AUN ban aqoonsaday
    2 dii horeyay reply igu dhafa thanks

  • @samiyacaabiguray2416
    @samiyacaabiguray2416 3 роки тому +1

    Inoo soo badi

  • @bulshoshop3908
    @bulshoshop3908 3 роки тому +2

    Ragu makala dhaco lakin maxamed carab ayn wata

  • @xaawoxasanxaawoxasan8314
    @xaawoxasanxaawoxasan8314 3 роки тому +1

    Xamse hobol hore usoco

  • @xamdamaxamedsiciid545
    @xamdamaxamedsiciid545 3 роки тому +1

    waar waan idin lamayaa idil ahaantiba

  • @suhaybsanja6091
    @suhaybsanja6091 3 роки тому +2

    Waf.waf😚

  • @mohamettapdy6262
    @mohamettapdy6262 3 роки тому +1

    LEGENDS BA TIHIDIIN NIO

  • @capitanoofficial9984
    @capitanoofficial9984 3 роки тому +2

    legends keep going

  • @sidiiqcali3192
    @sidiiqcali3192 3 роки тому +2

    WLL SAYDHIYE HARGAYSA WAXAAD KA WAR DOONTAA NAJMA NALKA NIO IYO MAAME AWLAADII CAAZIMADA NOO DOON

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @safiyaabdrisaq7522
    @safiyaabdrisaq7522 3 роки тому +2

    Waaaw

  • @qaadirochannel4015
    @qaadirochannel4015 3 роки тому +1

    Saydhiye nin adg

  • @KingckLYRCS
    @KingckLYRCS 3 роки тому +1

    Shp wan idin tageera youtube kan camminty isoo dhiga hours iidhameys tirmasme hada awoodo

  • @jubayryare7070
    @jubayryare7070 3 роки тому +2

    Waar naga tag qudhac yaw war guray mesha nookeen hadi kale nagadaa

  • @mohayo1729
    @mohayo1729 3 роки тому +1

    Lipaax sidan ku wad hadal iyo micnadaro maba loo bahno toos inoogu heesa

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️😂😂😂

  • @samiyacaabiguray2416
    @samiyacaabiguray2416 3 роки тому +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💖💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍☺☺☺☺☺☺☺