Dawo RW xamse aqoonsiga SSC waa inay/iyo jawabta maamulka SSC safarkii muse aqonsi uma baahna SSC..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 37

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 місяці тому +4

    SSC khatumo aqoonsi Uma bahna wa dowlad dhulkooda amni iyo Kala danbeyn Aya Ka Jira guuuuuuuull SSC khatumo❤

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 місяці тому +1

    Waasax illaahay ayaa aqoonsi uhaayo

  • @mjabdi1904
    @mjabdi1904 2 місяці тому +3

    Daarood ayey uga baahanahay,waayo waxaa isugu tegey oo ku goobtay Urur samaale.gaar ahaan kuumade waa ku Eeganayaan.waa in Ogaadeen ka hadlin.

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 місяці тому

      Daarroodka hagala gurin ayaanu cadowgu nagu farxinee
      Laakiin ogoow axmed madobe wuka hadlay
      Iyo oday weyn ocaaqil ah oo ah Og anigaa dhagaystay

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi 2 місяці тому +1

    Ccs wa dowlad dhamees tiran cideey ubahan yihina majiro

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 2 місяці тому +2

    😂😂 santaak ❤ agah
    Xasan shiikh jeekiisa xamse

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 2 місяці тому

    Allah YACIZAK ❤

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 2 місяці тому +1

    RUNTII JAWAABTII XAMSE WAX MACNA AH OO AY LAHAYD MA JIRO HABA YARAATEE MARKA ILAAHAY LAGA BAQO!!!

    • @aliabdi1254
      @aliabdi1254 2 місяці тому

      Marxuun waa marxuun 😮

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 2 місяці тому

    Ilaahay bay uga bahan yihiin mamulka ssc maha dhul ka daneeyey dawladi somaliya ssc dsdkeda ku faana iyaga dhistay iyaga garab taagan way guulaysten wayna guulaysanayan insha allah hanbalyan leeyahay 🫶❣️🫶❣️🫶👑👑👑

  • @AminaGAli
    @AminaGAli 2 місяці тому

    Warsamow waad mahadsantahay laakiin waxaa arrintaa shaki gelinaya waa sidan : dhaqaalaha iyo mashruucyada beesha caalimku ugu talagashay lama siiyo meesha stateyada kale eey helaan qeeybtooda .

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 2 місяці тому

    Maya dadka hadlaya waa dad warereersan o ssc inta ka hadlaya waxan leeyahay way guulaysten ssc waxba lagama qaban karo guuuuuuuul

  • @habibahussien6055
    @habibahussien6055 2 місяці тому

    Santaag ninkii odayga ahaa waa xubsiibtay show radii rag ahaa buu wax lawadaagay alaahu waclam

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 місяці тому +1

    Marxun xamza wa doqn hadalka lo so dhibey waxa u so dhibay xasan Marxun xamza waxu yir mamul gobaladka ssc khaatumo la aqosanayo madam shurudihi bey buxin weydey sidaa waxa ku cad in la aqon oo la rabin mamul gobaladka ssc khaatumo sanaag ceyn warkoda dah

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 місяці тому

    SSC HA SHAQAYSATO OO WALAALAHOOD PUNTLAND WAX HAY WEYDAARSADAAN. HAKU DHAQAAQAAN GANACSI IYO SHAQO SI AY WAX USOO RITAAN.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 місяці тому

    SSC CID AAN IYAGA AHAYN OO AY AQOONSI UGA BAAHANYIHIIN MA JIRTO. DHULKOODII WAY HAYSTAAN. BALSE XAQUUQDOODA HA KU KHASBAAN IN XUKUUMADU SIISO. HADAY U DIIDAAN OO DAWLADU CADAYSATO, HADEE MARKAA WAA LOO JOOGA😊

  • @ahmedhirsi281
    @ahmedhirsi281 2 місяці тому

    Khatumo waxay
    Xaq ulahad hadi
    Iyada lodiday
    Maxa losiiya
    Cadawga ay
    Dagalka kula
    Jiran madada
    Dawladu waa
    Qabiloyin
    Sow hamse
    Magabin
    Khatumo
    Hasan waa
    Cdawga
    Daarood

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 місяці тому

    XUKUUMADA XASAN SHEEKH MAXAY U SIIYEEN LACAGTOOGII MUSE BIIXI ??????

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 2 місяці тому

    No need aqoonsi waa already gobol

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 2 місяці тому

    Siciid dani dhaqaale kuma qabin waxay ulatageen iimaanla aan Soomaaliland iimaan la aan bay ulatageen maxaysoo saaraan Dhul ma hayaan oo dhaqaale ma hayaan

  • @mussejama311
    @mussejama311 2 місяці тому

    OGAADEEN
    Ninkaan Asaa ubaahan in la xoreeyo.

  • @CeeldaahirSchool-iw5ck
    @CeeldaahirSchool-iw5ck 2 місяці тому

    Dufow waa nagabtay irir samaale

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 2 місяці тому

    Dadra isku filan iyagu ha is aqoon sadaan xamse marxuum waaba marxuum

  • @Casariya
    @Casariya 2 місяці тому

    Waa kii la yiri ama Dowlad tiri waxaa maamul loo aqoonsi loo aqoonsanayaa laba gobol iyo intii ka badan ayaa loo aqoonsan kara iyo iyadoo kasoo baxo waxii maamul goboleed uu qabto oouu u baahan yahay shacabkiisa waa inaad ka soo baxdaan mar walba Dowlad way ku qaban tahay inay caawiso shacabkeeda ee idinka la imaada dadaalkiina aad umada ku horumarin lahaydayn una soo jiidan lahayd dadyawga kale ee Aduunka. Iyo Somalia inteeda kale.

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 2 місяці тому

    Ssc aqoonsi uma baahna ee waxa aqoonsi doonaya waa koonfurta somalia oo j.somaliland ka doonaysa inay aqoonsato oo siyaasiyiintii muqdisho oo soo adeegsanaya reerkaa dhulbahante oo leh reer ssc yow na aqoonsada oo garanwaayay inay j.somaliland oo aan ahayn reero lkn maamulkaa koonfurta oo u taqaana ssc inay wax u samaynkarto oo aan haysan siyaasiyiin bisil oo kala garanayn halka ay wax ka raadinayaan inaanay waxba u haynin?waa inay siyaasiyiinta somalia joogaa ay runta waajahaan oo ay iska daayaan khiyaaliga iyo meelaha hoose ee ay wax ka raadinayaan?

  • @IbraahinmaxamedClaahi
    @IbraahinmaxamedClaahi 2 місяці тому

    Weeye.saasheegty

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 2 місяці тому

    Ciyaar toydii 🤔🤔 makale markale markale

  • @alijama6723
    @alijama6723 2 місяці тому

    SOMAALI DIID KII BAA KA SHAYNAYO

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 2 місяці тому

    Halugoyn masaakiinta

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 2 місяці тому

    Xaquuqdoodii soomaalind buu siiyay ma muuse yiaa xaqooda siin masiinayo xasan

  • @XalimoAxmed-j7c
    @XalimoAxmed-j7c 2 місяці тому

    ❤❤❤❤😂😂🎉🎉🎉😢😢😮😊

  • @shaqodoonali7146
    @shaqodoonali7146 2 місяці тому

    Kkkk taleex iyo laascaano oo laba tuulo lama dagaan ah miyaa la aqoonsanayaa😂😂

  • @Axmedhassan1960
    @Axmedhassan1960 2 місяці тому

    Been low.uma.sina.ee.waxay.ushaqeeyaan.dana.gaara.oo.xasan.shiikh.leeyahay..iyocuqdad.uu.uqabo.harti.kana.waa.cagdheer.aan.waxba.ogayn.oo.xoolo.ah

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 2 місяці тому

    BeentA xamar no more 🤥🤥🤥🤥⁉️😳🤠🤠😡❌❌🛑🤔🤨🫡nooow