Toos Su'aalihii Ugu Khatrsanaa Caawa Rw Xamse La Waydiiyey iyo Siduu Ugu Qoslay Qaarkood Full Suaali

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 39

  • @faaraxmaxamed6086
    @faaraxmaxamed6086 20 днів тому +2

    RW.Xamsa waa masuul kudayasho mudan Hadii hogaamiyaasha soomaaliya ay sidan dadkooda uhor. Imaan lahaayeen waxba nagama halaabeen, wixii halaabana waan hagaajisan laheyn

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 20 днів тому +2

    Thanks Walalake wiilka nafadaha waa ruuntisa. VIVA 5 Somaliya iyo K.D.S keep going.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @xawom3016
    @xawom3016 20 днів тому +1

    Rasul wasaare caadi mahan. Yaa qiray sida wanaagsan uu jawaabaha u bixiyey? Somalinimadu wataa.
    👍👍✌️✌️
    Umada hadii aadan wax ka dhaadhicin karin ama wax usheegi karin, waa laga dhuuntaa dee
    Rasul wasaare ciyaalka xaafada caawa shan xidigood ay kusareen ama five star waxa loo yaqaaan 🌟🌟🌟🌟🌟🤩

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 20 днів тому +5

    Rw xamze long life you are the best 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍

  • @xakiimoshsiciid2870
    @xakiimoshsiciid2870 20 днів тому +3

    You deserved to be a presidente well done primen minister

    • @saynebboersma6635
      @saynebboersma6635 20 днів тому

      My opinion I don't think so because he and the president at this moment gurgurte there are the same and they want to let the silent the people in Mogadishu corruption number one he's been witness a lot of evil things is happening in Mauritius and he didn't do anything and he want to discuss about things how would be better for Somalia even the dead people could not Rest in peace In The Grave they sell the sea what left for us all since 1991 the Somali person my Allah and Save My Country Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍

    • @Matildaschannel-kx8rz
      @Matildaschannel-kx8rz 20 днів тому

      One day he will come insha allah

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud 20 днів тому +1

    God bless him ❤️❤️

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 20 днів тому +2

    RW Xamse Abdi Bare Wa masul Din leh gesi ah

  • @AhmedMuose
    @AhmedMuose 20 днів тому +1

    Dowlad waxaa asal u ah, Calan ,xuduud, lacag, maxaad ka haysaan dowladnimada.
    Xuduuda ma illalisaan,watii hubka liibaan shuluq soogatay eexuduuda ka soogalay.
    Lacagtii shilin Soomaaliga, rajo laga qabo.
    Lacag dowlada Mareekanka baad isticmaashaan.
    Soomaaliya ha noolaato.

  • @CabdiChairman
    @CabdiChairman 20 днів тому

    Pm hamze abdi bare❤

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 19 днів тому

    Mashaallaah

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 20 днів тому +2

    VIVA SSC Khatumo waa niman Darawiish oo lamatabtan ah Allaha ha noxafido insha Allah
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @xawom3016
    @xawom3016 20 днів тому

    Ogaada somali israacdey aya tabar leh, reer comments😅😅

  • @HadisAbdi-xb3mp
    @HadisAbdi-xb3mp 20 днів тому

    aad baad umahadsantahy mudane rw x

  • @abdi1502
    @abdi1502 19 днів тому

    Rw xamze adeegsiga kelmadaha englishka waa ku badan yihiin

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 20 днів тому +2

    Khaatumo SEEG PRANK

  • @MahamedFarah-sw2gu
    @MahamedFarah-sw2gu 20 днів тому

    Haa A Asc mudane res wasre wana ku Salam ugu hura n'a adigu magaca gu waa Maxamad ogaas uo jogaa Ethiopia ma ugulina inaya Ethiopia bada iska Day cida madeda alaha kula jiru muda waxan ku lehaya Habalyo

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 20 днів тому

    woqooyi oo isaaq ka maqanyahay marabno ee nagataga harti yo samaroon

  • @xakiimoshsiciid2870
    @xakiimoshsiciid2870 20 днів тому

    Alle yashafiikum

  • @fatimaabdulrahman6308
    @fatimaabdulrahman6308 20 днів тому

    Resalwasaare ben baad shegatay maxaa qabateen wax lasoo dhameyey wax kastoo diyaar ba timideen isku shex

  • @user-le6ty5hz5d
    @user-le6ty5hz5d 20 днів тому +1

    NIO NIMANKAN REER SOMALIYA WAA BILA CAQLI MARKAD TIMIDNA AMISOM AUA JOOGTAY IMIKANA AMISOM AUA JOOGTA QARAXIINA WAA SIDIISI, AFARTII ASKARI EE ALSHABAB LA SHAQAYNAYEYNA WELI MUSHAHAR MA HELIN , CIIDANKII AMISOM OO SHAN KUN OO DOLAR QADANAYEYNA WAXA LOO KORDHINAYA MUSHARKII OO 2025 QAAR KALE DALBATEEN MARKA MAXAD QABATAY LKN CAWANTA GARAADKA XAYAWANKA LEH EE KU DHEGEYSANAYA WSXAD DOONTO KU DHEH SACABKA AYAY ISKA TUMAYANE

  • @sowdahilaac4197
    @sowdahilaac4197 20 днів тому +1

    Astaqfirullah ar yaa naga qabta

  • @SaalimCumar-l5i
    @SaalimCumar-l5i 20 днів тому

    Xamse waa ninka dalka heerkan gaarsiyey ma aha nin qora ee waa nin loo qora wax faaifa ah lagama sugaayo

  • @prosl11
    @prosl11 20 днів тому

    Adeer darood baad raysal wasaare uu tahay ee danaahodi ka shaqe ,somaliland raggi lahaa baa uu taliyaa waana xor

  • @AhmedMuose
    @AhmedMuose 20 днів тому +1

    Ra iisal wasaarada Jubaland waxii aad ka dhigtay kama samayn kartid Xamar.
    Puntland iyo Dani baan kaa ogalaanayn.
    Soomaaliya ha noolaato.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 20 днів тому +1

    Kastuumo state

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 20 днів тому +1

    Adigaa puntland metela maad u tagtid doqon

  • @qaduurabinuqaduur2704
    @qaduurabinuqaduur2704 20 днів тому

    Somaliland Ba Way heshaa Mashaariicda, Maxaa Puntland loogu diidanyahay Waa su'aal? eh Qofka Su'aasha ku waydiiyey Xog fiican kama hayn, Waaa nasiib daro🤣

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 20 днів тому

    Maxa bedeli kartaa shaqoba ma haysid 😂😂

  • @abdulkadiradedhussein-cg4vn
    @abdulkadiradedhussein-cg4vn 20 днів тому

    Meeshii uu yaallay maku soo celin kartaa beenna waa xaaraan xamsoow

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 20 днів тому

    Itoobiya maxay ugu dhiiratay hada in ay sheegato badeena, islamarkaasna waxay ka dhago adaygtay amarro Dawladeenu soo saartay. Hadaba waxay ila tahay, itoobiya inay ogaayay in Soomali aysan heshiisa ayayn ..Hadaba madaxda waxa la gudboon dalka iyo dadka inay isku wadaan...wan is ognahay meeshan marayno. Dawladu haka shaqeyso midnimo, markaas ayan dalka difaci karnaa

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 20 днів тому

    Beentuu dedka umarkhaati gashamayaa dedka macaluusha uu kabedbaadiyey xageeh joogaan

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 20 днів тому

    Sola bidaar waa garacdii kacaan afweyne asal meel loo raaco ma leh

  • @xamsecabdi9558
    @xamsecabdi9558 20 днів тому +1

    😂😂 ninyow kan ogaadeen mid ka nacasaysan maan arag intaan arkayay raysalwasare,siyaasada ayuu ku haftay,oo la yaab ma laha lkn hadalkiisu waa mid ka Madhan afkii qof masuul ahaa Ku hadli jiray 😂😂😂

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 20 днів тому

      Adiga wxa tahay kowa cuqdad ku nol ilaa nafata ka baxdo mrka riyo ku nol tihin sida sax da ah

    • @mohamedbarre2566
      @mohamedbarre2566 20 днів тому

      Runta diidesa been ba rabtaa😂😂😂😂