REER BURCO MAXAY KA AAMINSANYIHIIN CALANKA SOOMALIYA ...?????

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 138

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 2 роки тому +12

    walahi wa kan calanka umada somaliyeed oo dhan 🇸🇴

  • @bileali8846
    @bileali8846 3 роки тому +14

    Masha alh reer burco waa dad qalbi wanagsan❤❤🙏

    • @abdiwaliomar3873
      @abdiwaliomar3873 2 роки тому +1

      Firi dad qalbilee kulahaa isdaji sxp

    • @watchme949
      @watchme949 2 роки тому

      raxma wax idin aqoonsan maleh soomali lan waligiin hali maysaan aqoonsi iska soo raaco somali wayn calanka baluug ayaa aduunka laga yaqaan

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 2 роки тому

      Ciyaal yar yaroo fudfudud miyaad rajo laga raadinayaa ciyaal xamaroow...

  • @abdulwahabmohamud2530
    @abdulwahabmohamud2530 3 роки тому +10

    Bum hada nah bum somali wa somali calankenah wa kan 🇸🇴🦁🦁🦁🦁🇸🇴❤

  • @danahedkufilanedabsan4396
    @danahedkufilanedabsan4396 3 роки тому +19

    Keep going bro somalia and somaliland iiinolaaada labadaba waan taagersanahaye aloow mid ka yeeel🇸🇴🇮🇹⚘⚘⚘⚘♥️♥️♥️

  • @khadarsomali8500
    @khadarsomali8500 2 роки тому +8

    Soomaaliya🇸🇴🦁🇸🇴Hanoolaato🩸
    💪👑proud be Somalia🇸🇴💞💯
    🔥🔥🇸🇴🇸🇴💥💫🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @marianwarsame6828
    @marianwarsame6828 3 роки тому +9

    Maasha allah reer burco 👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hidaayomuxudiin1864
    @hidaayomuxudiin1864 3 роки тому +10

    Somalia ha noolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @sucadcalideek4875
      @sucadcalideek4875 3 роки тому

      🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹

    • @asyia9444
      @asyia9444 3 роки тому +2

      @@sucadcalideek4875 guul jamuriyada barkeysan iyo dadkeeda oo dhan

  • @brotheraliali5166
    @brotheraliali5166 Рік тому +2

    07:49 inankaan ayaa jawaab waayo aragnimo ah dhiibey. Siyaasiinta reer SomaliLand oo dil wiilkaas ayaa ka aqli-badan. Calan-gaduudan iyo midkaloo la-aqoon cidwalbo ey xirato aqoosi kama hor-istaagi karo Soomaalilaan, kow-dhaha. Isqaboojiya. Anigoo reer Soomaali Banaadir ah ayaaba Somaliland in la-aqoonsado aaminsan -- dhalin-yarada Xamar dagan in Soomaalilaan dowlad noqoto ayey taageersanyihiin. Anigaba, finaanad calanka Soomaalilaan ayaa hadiyad la'iigu keeney mor hore, haddana suuqa ku aadaa oo cidna ilama-hadasho. Siyaasiinta Soomaalilaan howl-la'aan ayaa heysa ee runta ha loo sheego.
    Ilaahey Soomaalilaan ha mideeyo, oo anigoo reer Muqdisho u hadlaaya, Soomaalilaan ha noolaato.

  • @Hurremedia
    @Hurremedia 2 роки тому +1

    Wiilka yarka ah waa fariid waa dadkeenii buu yidhi masha Allah

  • @xaliimofaaraxrooble9673
    @xaliimofaaraxrooble9673 2 роки тому +4

    soomali hanoolato intigunaxsana haisdisho🇸🇴🇸🇴❤

  • @mohamudahmed9995
    @mohamudahmed9995 3 роки тому +8

    SOMALILAND HA NOOLATO
    GUUL INSHA ALLAH
    Laakin waxan soojeedin lahaa
    Dadkii soo joogay
    Wixii dhacay inay buugaag qoraan
    Waayo Anigu waxan dhashay 2002
    Magarano wax dhacay sheeko mooyane
    Ha lagu dedaalo Arinka
    Wa bilaahi tafiiq

  • @cabdixliingallan1571
    @cabdixliingallan1571 3 роки тому +3

    Wllhi in Sha allah waan imaan burco waalakala afdaar duwan yahay calan lakala xirto waxawa u dhibi mayso waxa la isgu hayo waxa la isgu yahay ka Wayn aad baan u taageeraa burco gobalka raga noolaa zxbb yaal

  • @sadaamtube1296
    @sadaamtube1296 3 роки тому +12

    Reer burcow wan idin wataa gobolkaygii🤣💯❤

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 3 роки тому +4

    Keeep going my dear br and succes InshaAllah ❤❤❤😍😍

  • @cashocabdi460
    @cashocabdi460 3 роки тому +11

    Somaalind I love you

  • @suleekhaaxmed6006
    @suleekhaaxmed6006 3 роки тому +4

    Horu Mara wacan walaal

  • @mohamedabdiaziiz
    @mohamedabdiaziiz Рік тому

    Somaali Inaad tihiin Adigaa Kaaba sheegayo oo dhahaya sida kamiuqato waxaan ku sheegayo Somaallind was dhulka Somaaliya🇸🇴

  • @mahadalibangaali5567
    @mahadalibangaali5567 3 роки тому +5

    Maxamedow yaan lagu xidhin 😂😂😂

  • @QamarBintuQaali
    @QamarBintuQaali 3 роки тому +9

    Keep going bro

    • @AhmedAli-qf1xc
      @AhmedAli-qf1xc 3 роки тому

      It's because the flag was ours it was founded in Somali land keep paying ur impostors

  • @jacfaribraahim5988
    @jacfaribraahim5988 2 роки тому

    Muxiyadiin cabdi cali cimrigaa hajiro

  • @jaahiltirechannel9976
    @jaahiltirechannel9976 3 роки тому +4

    Alla Adaa Ba'ay Kaagan Yaree Mikirifoonka Haysta Hadhaw Liinta Waxba Hayga Siin

  • @siciidoshmaxamed6023
    @siciidoshmaxamed6023 3 роки тому +4

    waaw soomaali waa soomaali

  • @monasultan7747
    @monasultan7747 3 роки тому +4

    2:55 inanka 😂😂isagu dadka cardka qaxotiga qaato kuma jiro miya wa iyaga meel walbo nala jooge dal Aadan isku hubin haka hadlin inader

  • @sirtaxogaha8600
    @sirtaxogaha8600 3 роки тому +5

    guulayso shp

  • @fadimaumar3774
    @fadimaumar3774 2 роки тому +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @amranaxmed4525
    @amranaxmed4525 3 роки тому +1

    Aniga horta iminka mogdisho jooga lkn ha qaadnina calnkeed plz calnkeena iyo wadnkeena kor uqaada

  • @macalincabdaleahmedabdikad6527
    @macalincabdaleahmedabdikad6527 2 роки тому

    Somalia 🇸🇴 🇸🇴

  • @Najah-Moha.7.
    @Najah-Moha.7. 3 роки тому +2

    7:14 wa legend wlh xarifa saxib so dawada dhalinta qalbiga wacaney somali wa somali kla ma go do kna ma maaranto 🇸🇴 kasaa inaga badan cuqdada halyska dayo ilma aderayal

  • @ainansheali3743
    @ainansheali3743 3 роки тому +3

    Reer Burco waa Somali, reer hargaysa waa Somali. Reer Garowe ilaa Muqdisho, Kismayo waa wada Somalia oo calankaa qudha ka dhaxeeya. Beentii dhallinyarada loo akhriye jiray baa soo dhammaatay. Kaalaya arka sida ay Xamar iyo koonfurta u joogaan iyagoo shaqa iyo baashaal, deegaan ku joogaa dalkooda hooyo. Viva Somalia

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 2 роки тому +1

      Ha dhacdo somalia viva Somaliland💕

  • @ilyaassaadaq5301
    @ilyaassaadaq5301 Рік тому +1

    Hadaad somali kakodeen afsomalika nodaaya luqad Somaliland laimada

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 Рік тому +1

    War dadkaan qabyaalad baa dishay war qabyaaladu ehelkaa iyo saaxiibadaa bay kugu dirasaa

  • @BossXafada
    @BossXafada 9 місяців тому

    Somalya guuul

  • @ismaaciilxaaji4736
    @ismaaciilxaaji4736 2 роки тому

    2:52 hhh

  • @sharmaakemaxamed1259
    @sharmaakemaxamed1259 3 роки тому +3

    Keep going

  • @filmandphilosophy7884
    @filmandphilosophy7884 Рік тому

    Somalia hanoolato 🇸🇴

  • @salamkala14
    @salamkala14 2 роки тому

    Anigu faqashta iyo wixi taageeera Wakaso hor jeeda burco halaga raafo qadadwayn oo dhan haku maratonina dadka wanaagsan ee. Raxanwayn ta kuli is raaciya

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    CALANKA SOOMAALIYA BASABOORKA AYAAD KU DHOOFTAAN WAXBARASHO DHAQTAR TUUGSI MARKA BEENTA IYO FAANKA JOOJI

    • @bookhaxmed6583
      @bookhaxmed6583 10 місяців тому

      Calanka itoobiya ayaan ku dhoofnaa

  • @MohamedAbdilahi-iy1ej
    @MohamedAbdilahi-iy1ej Рік тому

    Somali waa soomali

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 3 роки тому +2

    Hadad rabtaan in aan Somali ka baxno luqad inoo sameeya goni lkn intaan isku luqad nahay garan maayo waxaad Kala wadaa from burco

    • @arsaqali9464
      @arsaqali9464 3 роки тому +2

      @xalimo qaadiriya cabdi wllo malaha sheegatad tahey ama Tu dhoohan ama kuwa Mahdi adegsadee waxan Ku odhani laha ma anaga somaliya isku and ah jaahiladey ma og tahey inta luuqadood we ay Ku hadlan confurtu mise tu caacleyneysad thy ader meshii afka somaliga iyo calanka ba laga keeney WA Somaliland imikana anaga markan walaltinimadi an doneyney na noogu badaley xasuuq anaga nacney nabad iyo Kala danbeyna sameysaney kii rabow ilma Caada qaate orad aad tunida iyo galadiga iyo amison ha Ku heystane Somaliland cidna Uma Bahna container ba la saarayee cidi xaga donta malaha hadhagii faqashtad tahee

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 2 роки тому

      Reer Somaliland dhalinyarada baadiyaha ka imaada reer magalka isku ekeysiiya😂 reer xamar isma qariyo afkiise dhagayso reer xamareey afka iyo luuqada inaan somalia isdiidnay ma uga tagna afka somalia iska leh miyaa luuqada iyo afka hoy adigu somali oo dhan ma tihid😎

  • @nimcoabdi6668
    @nimcoabdi6668 3 роки тому +6

    Somaliland hanolato❤❤❤💋

    • @yahyeahusein3818
      @yahyeahusein3818 2 роки тому

      Reer somalia waa dad walaalahen ah qaraxyada iyo masiiboyinka alle ha ka koriyo

  • @abwaancuradyare386
    @abwaancuradyare386 3 роки тому +4

    Somaaliya ayaan wadanagay

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 роки тому +1

    Allah Maxay kuwaan khayaali iyo Been iska dhaadhiciyeen, Masaakiinta Way wada Cabsanayaan🇸🇴👈🇸🇴👈🇸🇴💞🇸🇴💞💪

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    WAQOOYIGA SOOMAALIA WALIGIINA

  • @AxmedAlpha2024
    @AxmedAlpha2024 2 роки тому

    Kuray yar-yar oo reer burco oo waal waalan miyaa la dhagaysanayaa😂

  • @suleekhaaxmed6006
    @suleekhaaxmed6006 3 роки тому +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @xayaadali8655
    @xayaadali8655 3 роки тому

    Calanka waa lå xidhan karaa waayo kan italiya kama duwana kan gubaan da kuugu kuugu sawiran maa lagugu xidhi karaa

  • @queenamaal1858
    @queenamaal1858 3 роки тому +1

    Dad Wada Canuuuuusan allllh isiiii cafiiiiyo walalahen aya tihin

  • @ayaanmaxamuud1935
    @ayaanmaxamuud1935 3 роки тому +2

    Keep going legend

  • @jacfaribraahim5988
    @jacfaribraahim5988 2 роки тому

    Laan dheere

  • @arsaqali9464
    @arsaqali9464 3 роки тому +1

    Kuwan dhashii faqash Ka hadhenka ah Ka saara burco

  • @nuryigit7415
    @nuryigit7415 2 роки тому

    Heedhee. Maxaa. Naga raptaan. Hadha. Dee. Isku dhajis. Badanaa. Xamar.

  • @xiyomohamed5355
    @xiyomohamed5355 3 роки тому

    Oo mxaa loodiidi waayay kuwan sitaa calanka jabuuti

  • @cabdimaxamuud2085
    @cabdimaxamuud2085 2 роки тому

    May intooda iimaansadan haday somali neceen.
    Bal calamada dawlado shisheeye way
    1. Xidhaan
    2. Ku xaragoodaan
    3. Kiis ama gabood falla kuma aha qofka isku sharaxa amaba ku lebusta.
    Hadaba qoloda snm ee u digo rogatay somaliland lkn asalku yahay beesha isaaq.
    Waxaan odhan lahaa.
    1. Hadaad dhib sheegateen mid ka badan ayaad geeysateen.
    2. Hadaad wax qaybta siyaasadda qawadeen , waxaad sameysen lahaydeen waala arkaa waana .
    Marka waxaad yeeshaan
    1. Ku koobnada calamadihiina
    2. Xuduuduhiina
    3. Magaca beeshiina

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 2 роки тому

      Qoraalkan badan maxaa kugu dhibaya aan micnaha badan lahayn😂 ,somaliland waa somaliland somaliana waa somalia (soomali wayn ma ahan somali wayn waa shan dawladood) sidaad shegatay watas dhabtu somaliland waxay ahayd...1960 ka hor iyo 1991 ka dib taariikhda ugu noqo, soomalina maanu nicin aan somalia ka ahayn waxa na dhex maray awgeed balse shacabka maya nacayb balse dawladooda...

  • @gamaadiidmedia9553
    @gamaadiidmedia9553 3 роки тому

    Jiilka danbe yacni 20 jir iyo wixii kayar waa nadiif intooda badan.
    Dowlad bayna doonayaan.
    6:45 cabdurahman mubarak abdullahi qiyaastayda waa 14jir wuxuu yidhi "caadi baan uarkaa qaadashada calanka soomalaaya. Waadadkayagii"

  • @xayaadali8655
    @xayaadali8655 3 роки тому

    Bal Af gaara ku hadla aan maqalee xuquuqda aad soomaali ya ku leedihiin yasn laydinka qadine kayaaca meesha

  • @sahramaxamud1723
    @sahramaxamud1723 3 роки тому +1

    💉🇸🇴💙🇮🇹❤🥰👌

  • @edman-mouze9682
    @edman-mouze9682 3 роки тому +2

    Wax soomalia la dhaho majirto Waxn odhan laha qofka marada shadadiinta qata hala daldalo😡😡😡😡

  • @cadaawe5588
    @cadaawe5588 3 роки тому

    War Kaley kuwaas Somali uma bahnee. Xay iskag waleyaa. Somali. Af Kiina nugu dayaa. Yaa wixii todobanadii idinku dhuftey ubahantihiin

  • @khadarsomali8500
    @khadarsomali8500 2 роки тому

    😂😂😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🦁

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd Рік тому

    Baasaboorkeena ayaad wadadaan ordoo basaboor raadsada

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 3 роки тому +1

    Cida ku xidhata calankii hooyo dood iyo abahood lagu xasuuqay waa bilaa caqli damiirna malaha ee iska qabta yaanay idin fadarayne
    I ❤⚪💚somaliland

  • @deeqagobsan7986
    @deeqagobsan7986 2 роки тому

    Midnimo dhimatay majirto dub unoqosho

  • @cashocabdi460
    @cashocabdi460 3 роки тому +1

    Kkkk

  • @ismaaciilmaxamed6879
    @ismaaciilmaxamed6879 3 роки тому

    ✅✅

  • @mohametthassanhusein4669
    @mohametthassanhusein4669 2 роки тому

    M.

  • @Captainjees
    @Captainjees 3 роки тому

    Gobolka raga sidaan miyad ku tihin hhhh cako lkn qolkiinan xun midbaa ku jira OO qalbiga ka wanagsan🇸🇴👈

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 роки тому

    So funny

  • @nadiifomohamed2710
    @nadiifomohamed2710 3 роки тому +1

    Ilahay dadka isku caqli kma dhigin wiilasha yar yar ayaa ka caqi badan kuwa wanaayn

  • @mohamedomar1246
    @mohamedomar1246 3 роки тому

    Adeer guunta idinku kabadane Iska sara

  • @kowchannel
    @kowchannel 3 роки тому

    Mara aanad lahayn dabadaada ma qariso

  • @xayaadali8655
    @xayaadali8655 3 роки тому

    Calan ladiido waa camal la aan Caalamka oodhan calamo dadkale bay xidhan yihiin hadhow nimada iskadhaafa

  • @mohmadabdulahiwarsame3879
    @mohmadabdulahiwarsame3879 3 роки тому

    🇸🇴❤🤝

  • @anwarnoor1567
    @anwarnoor1567 3 роки тому +2

    Luqada ku Hadleysan waa Luqadeyna noo daya Luqadeyna, xarafka Somalia ka Tira... Bastardland laxa

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 3 роки тому

      sudan wa isku luuqad hadana wa kla dal sxb waa cadi

    • @TomJerrynewmodel
      @TomJerrynewmodel 3 роки тому +3

      Sideed Ku leedahay maba taqaanid sida loo qoro af Soomaaliga xataa calanka heesaha aad u qaadaan waa kuwii abwaanada Somaliland idiin sameeyeen horta soo caddeeya inaad soomali dhalada tihiin illeen ma lihidiin suugaanyahanno af Soomaaligana qoraalkiisa soo baro markaa hadal dee mise gumaystahaa idin watay samaysta heeso aad leedihiin waxaad Ku heestaan oo aad gabay u taqaanaad hadal caadiya markaa adiga Soomaali soo baro intaa aad qortayna Af soomaali kusoo qor.

    • @mixedboy442
      @mixedboy442 3 роки тому

      Ethnicity and nationality soo kla baro jahilyhw somali Shan bay ahayd Somalilandna Shanta uun bay Ka mid ahyd markad afartii maqnaa keento jigjiga xbshida ksoo dhiciso nfdna Kenya Djibouti sdo kle somlilnd midnimo kla hadal aqliga xaar baa Ka buuxe 🤞😂

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 3 роки тому

      @@mixedboy442 jabuuti somalia uma so socote wa dalkle kuwa kle kenya itobia iska leh yusan gabalka kugu dhcin

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 3 роки тому

      @@TomJerrynewmodel Hees jaad koonfurta laguma imaado diin lagu imdaa hees wxa dhan wxey naga so galeen marka idnka imdeen

  • @xayaadali8655
    @xayaadali8655 3 роки тому

    Jinsiyada iyo luuqada midna kuma kala du wana welina Magica waa Soomaali laantana maamu lada kale ayaad kala mirihiine ciyaalka iskadaaya

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 3 роки тому

      Xayaad Ali
      waad qaldantahay ee somaliland iyo somalia isku luqad iyo isku dal midna ma aha xitaa isku sinjiyad ma aha

  • @zaamiyasimancigale4118
    @zaamiyasimancigale4118 3 роки тому

    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @abwaancuradyare386
    @abwaancuradyare386 3 роки тому +1

    Jelkaaakuhiri maynee

  • @adikingchainsmoker3621
    @adikingchainsmoker3621 3 роки тому

    Walhi kuwan aqli malahan

  • @abdifatahrashid6665
    @abdifatahrashid6665 2 роки тому

    Muhimadu wa inay Somaliland gobol tahay

  • @abdicazizmaxamed6602
    @abdicazizmaxamed6602 3 роки тому

    somaliland anaawaso iyo dhiladi dhashay

    • @asyia9444
      @asyia9444 3 роки тому +1

      Aqas waa la yaqanaa kagaaso kale 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

    • @abdirashidesse9686
      @abdirashidesse9686 3 роки тому +1

      Makuwii xamaree dabada laga mari jiraa tahay

    • @TomJerrynewmodel
      @TomJerrynewmodel 3 роки тому +1

      Abdi casiis Maxamed waan la soconaa inay amisom kusoo kufsatee xaqaaga ma kaaga doonaa, illeen anagaa kuu miyir qabnee.

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 3 роки тому +1

      😂😂😂😂😂Miyay Kufulren

  • @mohametthassanhusein4669
    @mohametthassanhusein4669 2 роки тому

    M.