Socon Wayday Land-tii Abwaan Shacraawi Wiil Da Yar Reer Burco Ah Oo Muqdisho Ka Tiriyey Maanso.....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • Instagrame In Dayax Films-----------
    / dayaxfilms_
    =====================
    Tiktok In Dayax-films-------------
    www.tiktok.com...
    =====================
    Facebook In Dayax Films------------
    / dayaxfilmsofficial
    =====================
    WhatsApp In Dayax--------
    +252654996735

КОМЕНТАРІ • 97

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 3 роки тому +47

    Maansadan waxan tiriyay aniga oo Burco jooga ee maaha wax Muqdisho sababtay. In waaqaca runta laga sheego ayaana wax walba ka horraysa. Kuna darsada oo dhaliisha koonfurta taalana way ku jirtaa maansada ee u fiirsada.
    Cabdiraxmaan Dayax, Nabiil oo duubay iyo intiina daawan doontaaba waad mahadsantihiin.
    Boqortooyo

    • @HALYEY7
      @HALYEY7 3 роки тому +2

      Garaadkaagad Hadashay Brother👏

    • @shabbacal-gaadeer
      @shabbacal-gaadeer 3 роки тому +1

      Waad burqatay wlhi wll

    • @hayathassan1319
      @hayathassan1319 3 роки тому +1

      Lantu kuuuma baahna wlal xamar haku deqdo deee

    • @sacdiyacabdi2309
      @sacdiyacabdi2309 3 роки тому +4

      Masha Allah halyeey asalkaba abwaan waa kaas aan kala sooca u lahayn somali horey u soco waxaad ka hadayshay wax aysan wax ma garatadu fahmi karin horey u soco abwaan

    • @rabiicrashka3113
      @rabiicrashka3113 3 роки тому +3

      Wan fahanay abwaan ilahay haku karaameeyo

  • @Hoyga-Films
    @Hoyga-Films 3 роки тому +3

    Waa Gabay Cajiib ah
    Waa sarbeeb gabaygani maaha mid Gabadh ku socdaba Ahwaan here usoco hadaad fahantay Like dhac kusiiya oo isoo booqo

  • @Maahir--moha11
    @Maahir--moha11 3 роки тому +3

    Abwaan shacraawi wad burqaray Alle haku daayo ragga loo bahan yahay bad thy
    80jirku Intay garan la yihiin bad garatay

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 роки тому +3

    🙏Maansha alaah wlh waa abwaan buuxa oo da yar oo xikmadi ay kabuuxdo🤲🌹laguma cuno wall

  • @nomadsstar
    @nomadsstar 3 роки тому +1

    Maansha Allah, waa gabay cajiib ah, oo miisamman, murtina xanbaarsan. Abwaan, ilaah ha ku xafido, Somali jiilka mugdiga ka saari doona baad tahay.

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 3 роки тому +1

    Maaaha Allaah. Waa gabay hawaalawarran ah, haddana huwan humaag Soomaali guubaabo igu filan.

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 роки тому +5

    CiyaaL iska HadLaya dHeg uma dHigno
    Proud to be SomaLiLander 💚🤍♥️

  • @maxamedsomali9412
    @maxamedsomali9412 3 роки тому +1

    Futada u sheeeg he koor leh burcana Anaga Ka socona
    W

  • @hibaqomar9043
    @hibaqomar9043 3 роки тому +1

    mansha allah wiil yaro oo xigmada

  • @Thestrongestbattleground_pro
    @Thestrongestbattleground_pro 3 роки тому +1

    www nice

  • @superlula2674
    @superlula2674 3 роки тому +1

    Wow somali ha is raacdo

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 3 роки тому +1

    Masha Allaah Ilaahay ha ku xafido Habo guuul insha Allaah dhaman muslimka somalida gaar ahaan 😘💝😍🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖🦁😍💝👏

  • @7week1
    @7week1 3 роки тому +1

    Mnsha alah abwaankaygii shacraawi

  • @abdirahmanadam754
    @abdirahmanadam754 Рік тому

    Inta markii la xidhayyy baratyy😂😂😂

  • @asli1087
    @asli1087 3 роки тому +1

    Maasha Allaah

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 3 роки тому

    Masha.Allaah barkallaahu wiil Yar oo caqli iyo hibo Allaah siiyey jidhkan ka ooyay waayo reer suuriya waan soo marey waa dad aad u fiican aan ku weydiinayeni fiisa iyo warqadtoona Allaah nabada ha inoo soo celiyo bidnillaahi Raxmaan dhamaan

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 3 роки тому +12

    Abwaan reer somaliland ah uun ayaa waxaan tirinkara from berbera lkn naga dhamow nio

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 3 роки тому +1

    Hore usoco walaal reer mudug

  • @maxamedxasan3388
    @maxamedxasan3388 3 роки тому +1

    M.a hory usoco wllo

  • @suadshire6755
    @suadshire6755 3 роки тому +1

    MAANSHALLAAH.TABAARAKALAAH 😍🤩

  • @kadidjasouleiman4303
    @kadidjasouleiman4303 3 роки тому +9

    😄😄😄😄 Illahey wx natus kuwa caadiga aha wx laga qori waye hoooy faruuraw mx berbera ku geyey faaduul

  • @drssamiyasocial4216
    @drssamiyasocial4216 3 роки тому +1

    Shacraawi deriska Xalaasha Nio team Hodan Qayloo dhan Dhalintu waku xiistay

  • @Yaaskam
    @Yaaskam 3 роки тому

    Maashaa Allah

  • @zamirajamaofficial929
    @zamirajamaofficial929 3 роки тому +8

    Nacas iyo nin liitay
    Aqoontiisu intaas tahay
    Somaliland will be somaliland
    Insha allah bi'idni laahi tacalaa
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Xikmaawi77
    @Xikmaawi77 3 роки тому +1

    *Qofku Markuu Ka Tago Dhulka xuduntiisu ku aasnayd ee uu tago meel isirkiisa, ka aabihii iyo kii awowgiiba laga necebyahay waxaasuu la gole yimaaddaa Neef kastaaba burco ha sheegto*

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 3 роки тому +3

    Tarikhda lama hayo nin intu melkale tagay sl caydeda wax ku noqday. Ma shaqayste kuwad hadalka ula tagten malin dhaw ayay idinka Ccajisayan. War dhalinyaroyoy shaqaysta dawarsigu wa ceb

  • @jiijocadey1425
    @jiijocadey1425 3 роки тому

    Masha alaah

  • @yoomeyare6397
    @yoomeyare6397 3 роки тому +4

    lax walibey waligeedbaa lagu yaqiiney iney candho lasoo fadhiisato social mediaha

  • @bashkaasensio4176
    @bashkaasensio4176 3 роки тому +1

    Wlhi bilahi qofkii damiir leh ayaa fahmi kara maansadaan 😭😭ilaahay hanaga saaro dhibaatada taala dhmaan gayigeena somaali ee asaageen naga reebtay🤲💯😭

  • @bashkaasensio4176
    @bashkaasensio4176 3 роки тому +2

    Somaalidii baan ahayn tii sabciinada'e
    Saadadaydii waxaa badaley wiil sabeedada'e
    Kala siibme geeskii shantaa suudal kala geeye
    Kala saafme walaalihii aad sooca ku ogayd😭
    Geediga sagaal gurey ee socodna aan dhaadin
    Misna jooga sabaduu ka tagey waa sidaan nahay
    Socon wayday laantaan lahaa aaday samadaase
    Surinkaad degtee kii lahaa sahay la aan jiifo
    Maba ogid samiiray ragaa suuxsan gaajada'e
    Maku deeqday sooridaan wadaa sawjad carabey
    Sagaal noqotay koomfuri oo saydhay taladiiba
    Sinji qura fedaraal noqdoo seegay marinkiiba
    Sakadaha muqdishoo barkood nacabku uu seesay
    Sodon sano sinjigaan ahaa wuu sahwiyayaa😭
    Oo wali sanaaji baau dheer saaid farawayne
    Maku deeqday sooridaan wadaa sawjad carabey
    Hadii aad damiir iyo dhiig leedahy eradayaan waad fahmi doontaa😭

  • @qaali4589
    @qaali4589 3 роки тому +3

    Maamo miyaad hdaaq baranysaa iska hadaaq hro

  • @abdilaahicabdi8590
    @abdilaahicabdi8590 3 роки тому +3

    Hadaad wax ogtahay ayaan kaa qaadan laha ee is ka malee waxa lagugu dhaamyay cunugyahow

  • @ridwanmoha3078
    @ridwanmoha3078 3 роки тому +5

    Dayaxow videogi khaalid kaamil naga soo dadaji yaaqay🥺

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 3 роки тому +1

    Adeer
    Ragga ani isticmaarkay u sheqeeyan waana Qabiil ku QAYBI oo xukun ee II samir

  • @maxamedbishar235
    @maxamedbishar235 3 роки тому

    Masha.allah horay usoco abwaan

  • @abwaanbarreofficial3472
    @abwaanbarreofficial3472 3 роки тому +3

    Dayaxow wiil da'yar ayaan ahay misna aan haysan meel uu hibadiisa kuso bandhigo ee Malay garab qabanayaa

  • @abdishaacir5727
    @abdishaacir5727 3 роки тому +1

    Keep going

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 3 роки тому +1

    Mahadsanid walaal, runtii meela badan oo muhiim ayaad taabatay
    Lkn waxaan la yaabay dadka.dhaliilaha jira iska indha tira land land socon weyday ILAAH umadda ha isu laabfuro

  • @shabbacal-gaadeer
    @shabbacal-gaadeer 3 роки тому +3

    Cajiib wllkayow❤🖐

  • @kulmiyeradio7242
    @kulmiyeradio7242 3 роки тому +1

    Wax aan Kala noqday sebscre

  • @updyrazaaksomali2593
    @updyrazaaksomali2593 3 роки тому +6

    Mr 5$ nio ma casaanki baa kula tagay baryahan nio waan ku waayy be macasaan ki ku fogaatay😀

  • @sadiiqhassan4948
    @sadiiqhassan4948 3 роки тому +2

    Kii khalid kamil

  • @indhocade1912
    @indhocade1912 3 роки тому +6

    Ilmo biidho qaate Ayad tihiin Cayda Somaliland ayad ku qadataan Lacage Lkn Godob idin hayso weeyi dhalinta somaliland neefow

  • @MohamedHassan-nv1gm
    @MohamedHassan-nv1gm 3 роки тому +4

    Ax Tolaay Somalia is back one day inshallah ☝️

  • @yesboss4488
    @yesboss4488 3 роки тому +1

    HOOYADA NIICDA IYO FICIL DARADA FOOLXUMADA QAABDARADA KA WAS YIBIR YOHOW XAMAR U BARIS DOONTY ADIGA IYO KASOO DHIGAY LABA DAMEER OOO FICILKI KA DHINTAY BAAD TAHAY

  • @najmaqahar3590
    @najmaqahar3590 3 роки тому +1

    5 dollar maa dalkagi kugu dirtey gaajoy 😂😂😂

  • @najiiphasan6306
    @najiiphasan6306 3 роки тому +1

    ka naafada yuu uwada mrkaa sharab badan in laguu qoro weey

  • @nimcoxuseen8144
    @nimcoxuseen8144 3 роки тому +1

    Qofkan yar e shaydanka wis wisan muxu ahaa

  • @taajbrown9640
    @taajbrown9640 3 роки тому +2

    Waar uptow laba iska kaa dhalee naga dhamaw🤣🤣🤣🤣

  • @cilmisahal3099
    @cilmisahal3099 3 роки тому +4

    Wax Uu ku Hadlayo Ilaa Hadda Majiraan vidoegiina Wuu sii dhamaanayaa 6:32

  • @Cabdimajiid-Maax.
    @Cabdimajiid-Maax. 3 роки тому +1

    Boqortooyo.❤

  • @cartansalaad2204
    @cartansalaad2204 3 роки тому +1

    Masha allaah runta ayaad kadhawajisay

  • @maxamedsomali9412
    @maxamedsomali9412 3 роки тому +1

    Wixii Somaliland ahy ha daawan channelkan

  • @empireshow1
    @empireshow1 3 роки тому +7

    Qofkan shaydaanka wiss wisay hhh

  • @mustafexasan6988
    @mustafexasan6988 3 роки тому +2

    Nooc walba somaliland in lagu soo caan baxu moodaya😂😂

  • @caaqilkaxaafada3162
    @caaqilkaxaafada3162 3 роки тому +1

    Cajiib waaye wlhi

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 3 роки тому +1

    Foolxumuu kala tegay somaliland

  • @Yaaskam
    @Yaaskam 3 роки тому

    Allow ku dhawr

  • @saleebandhaaye8312
    @saleebandhaaye8312 3 роки тому

    Haaa ayaan u hayaa walee abti
    Soo badi bahala

  • @khalidmohamoud7171
    @khalidmohamoud7171 3 роки тому +5

    Shacraawo sxb ma markii aad muqdisho tagtay bad so calaacalay somaliland dhaqaaqdo samada dusheeniyo xidigahay ku socota sonoqona mayse salaan iyo walalnimo ku sagooti

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Рік тому +1

      Oo calanka Somalia kuu saaran iyo qariiradii Soomali weyne
      Waxan umalaynayaa sanad kadib inay aragtidaada isbadashay ❤

  • @yoyo-tf7eh
    @yoyo-tf7eh 3 роки тому +3

    Waxasi ma hadalba de .

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 3 роки тому +1

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 3k igaarsiiya

  • @faizaabdi4916
    @faizaabdi4916 3 роки тому +1

    Land waa soconaysa!! marka xamar imaadan somaliweyn marka somaliland ku labatan faqash iyo qadad weyn nagu yirahda no somaliweyn kulabta meesha KA imaaden ilen waa na necebtahay

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei9141 3 роки тому +1

    Afkaaga caano lagu qabay.

  • @geeljiregarduur9872
    @geeljiregarduur9872 3 роки тому +1

    Waxani ma gabaybaa mise waa sheeko

  • @aliyaahmed4460
    @aliyaahmed4460 3 роки тому

    ❤️kloke ord❤️👍

  • @hamseabdirahman202
    @hamseabdirahman202 3 роки тому +4

    Wx nin wayn ku hdlo meesha kuma aragno energy uun Lost garynseen

  • @xamdixamda5214
    @xamdixamda5214 3 роки тому

    Wan kaso horjeeda mansadada adero kulabo

  • @cumarmohamuthmohameth3954
    @cumarmohamuthmohameth3954 3 роки тому +2

    Socotay Zomaliland Samadana Kortay Hooyada Waze Zamaliland Nimo 🖕🖕🖕🖕🖕🖕

  • @yoha2023
    @yoha2023 3 роки тому +1

    Siilkii hoyadaa unbaad ka sheekaysay wax kale nomad shegin (somaliland fii quluubinaa)

    • @yasminnuux9777
      @yasminnuux9777 3 роки тому

      Somaliland any way is Somaliland my country 💚💬❤👏👏

  • @hayathassan1319
    @hayathassan1319 3 роки тому +1

    Ha naaclayso ku kasto xamar taga somaliland hakuso caan baxo waar orod melaha ku bakhti 🙄

  • @boyofficial3348
    @boyofficial3348 3 роки тому

    gobolkaga waqoyi ka hadal bis😃🤣

  • @inacabdi-f8g
    @inacabdi-f8g 3 роки тому +1

    Sorry

  • @jamaibrahim6110
    @jamaibrahim6110 3 роки тому

    Suuriyaanku halkay soomaaliya ku caawiyeen

  • @umeymaomar9569
    @umeymaomar9569 3 роки тому

    Ax malin wan mudiin dona

  • @cilmisahal3099
    @cilmisahal3099 3 роки тому +2

    Wax Uu ku Hadlayo Ilaa Hadda Majiraan vidoegiina Wuu sii dhamaanayaa 6:32