reer gebilay iyo heesaha qosolkii aduunka kkk🤣🤣

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 278

  • @nadamaxamed74
    @nadamaxamed74 3 роки тому +69

    Reer gabilay is muujiya 😍

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 3 роки тому +109

    War reer Gabiley waa dad xadaarada
    One love Gabiley❤

  • @maxamedkhadarcabdirashiid8910
    @maxamedkhadarcabdirashiid8910 3 роки тому +77

    Intiii gobalkaygii cagaran joogtaa layk isaara halayla dhafina 🌽🌽🌽🌽

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar 3 роки тому +96

    DawAdi naftaydaay dadka taan ka doortay inta ka heshay Codka inanka like👇👇👇👇🤣🤣

  • @shugrisaciidmaxamuud1403
    @shugrisaciidmaxamuud1403 3 роки тому +7

    mashalaah wiilka c/rixmaan ladhahayo ee qaadaya heesta (dawadii naftayda )wuu cod mac yahay 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @shugrishacnicabdi6307
    @shugrishacnicabdi6307 3 роки тому +61

    Team shugri yaw yaw😂😂😂😂😂😂😂

  • @mukhtaareagle403
    @mukhtaareagle403 3 роки тому +45

    HaDaD commenTi Akhris U Soo GashaY Like Dhac Ku Sii 😂

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman7224 3 роки тому +26

    Reer gabiley 😍NoloDa dadkaygi from burco

  • @abdullahimohamed8199
    @abdullahimohamed8199 3 роки тому +4

    Zaki brother ii noolow much respect from mogadisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @queenbintumuslim1116
    @queenbintumuslim1116 3 роки тому +48

    Ww shugriyow ma reer gabilaybaa reer xamarbaan u haystay😄😁🤣🙈

  • @safiyamaxamed7391
    @safiyamaxamed7391 3 роки тому +18

    Reer.gabilay.wa.gob.gob.dhasha.from.hargaysa

  • @Somali122
    @Somali122 3 роки тому +58

    Team shugri ismuujiya😂

  • @johnson6421
    @johnson6421 3 роки тому +27

    Shugriyawyaw aad baanu u salaamaynaa
    intii salaamaysa like ha saarto👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇

  • @maxamedaxmed3950
    @maxamedaxmed3950 3 роки тому +5

    Gabiley cod iyo cinsi ugu kaalaya top voices👏👏👏👏

  • @mutafaomar1567
    @mutafaomar1567 3 роки тому +21

    Gobolki cagarna abtiyal talent miidhanba idinku dhexqarsoon one one love

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 3 роки тому +2

    Wilka ugu horeyay cod Aya uleyahy fanka halakena guy's

  • @deeqacllaahi4995
    @deeqacllaahi4995 3 роки тому +16

    Gabalkaygii gabilay sakariye manta maad noo timad 🤗🤗🤗

  • @abdifatahdahir1103
    @abdifatahdahir1103 3 роки тому +22

    Hhhhhh reer gebilay waxba lagama qaban karo aa huno

  • @noramose1751
    @noramose1751 3 роки тому +7

    Zhukri haday ku arki lahyd kaptiiii🤣🤣🤣🤣🤣

  • @israalbatross1048
    @israalbatross1048 3 роки тому +28

    Siiya siiya ubadkaagu ehelka iyo qoyskaagu shuban daweeye astafurllh war reeer gabiley waaaba xaraabo socoto🤣🤣🤣

    • @zakibusuuriofficial9450
      @zakibusuuriofficial9450 3 роки тому +1

      Waa reer burco cabdikariin minisota layidhahda waa ninki barigi balbaladhka jeclacday

    • @muhibomohamed5615
      @muhibomohamed5615 3 роки тому +1

      Waa reer burca umaleynaya ninka koly re gabiley maha

    • @israalbatross1048
      @israalbatross1048 3 роки тому

      @@muhibomohamed5615 iminkaa arkay wllo

    • @DHALINYAR
      @DHALINYAR 3 роки тому

      Yanuh idiiN dhumn waa rer burao abdikarim 😂😂

    • @mohamedmohamoud1696
      @mohamedmohamoud1696 3 роки тому

      Waa reer burco ugaas minizota teamkii sakariye jakarta lasocday weeye

  • @haawamuuse9970
    @haawamuuse9970 3 роки тому +1

    Gabily salan sare from burco wan idin wataa gabily hhhhhhh

  • @shugriqali5248
    @shugriqali5248 3 роки тому +8

    Wad ka sobaxday taladii muuse biixi sas weye cadaladu hore usoco wll isha allh guul ayaan ku rajaynayaa from hargaysa

  • @إناللهمعنا-ن9ك
    @إناللهمعنا-ن9ك 3 роки тому +6

    Sakariye keep going pro waad ku mahadsantahay inaad gobolada oo dhan tagto😍❣

  • @hibaaqcabdi9174
    @hibaaqcabdi9174 3 роки тому +3

    Mshlaha reer gabily form hargsa

  • @najmahussien8944
    @najmahussien8944 3 роки тому +1

    😂😂 aaarkii sharaf iyo karaamo ayaa lagaga siiya tagaaro 😋😘buuxda gobtii reer gebilay🤩 from hargaysa

  • @nimanibrahin804
    @nimanibrahin804 3 роки тому +6

    Aa huuno reer gabiley waaba funnye
    Keep going ree gebiley

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 роки тому +3

    137k subscribers
    Waaw keep going brother zakariye jakarta

  • @leylakhaliif2689
    @leylakhaliif2689 3 роки тому

    Waan jeclahay barnaamijyada aad u qurux badan salaaman reer gibiley from muqdisho

  • @saynabsheekh4407
    @saynabsheekh4407 3 роки тому +1

    in a.nabiga.jecle
    Like.dhaca.kusiiya

  • @hamdanazir7629
    @hamdanazir7629 3 роки тому +10

    Gobtii rer gabilay one love❤

  • @rayaaninaabdilahi3646
    @rayaaninaabdilahi3646 3 роки тому +15

    Mash allah wllo gobolkygiii lkn aniga in aad I waraysaty ahayda

  • @nimchoodo5649
    @nimchoodo5649 3 роки тому +2

    Masha allaah reer abtigaygobalka cagaaran noolada ❤❤❤💯💯

  • @ayaancali9504
    @ayaancali9504 3 роки тому +14

    Waar reer Gabilay way soconayaan🤣🤣🤣

  • @hafsamowlid6027
    @hafsamowlid6027 3 роки тому +4

    Reer gabilay shaw wba xaraabo keep going

  • @hiboxayt3260
    @hiboxayt3260 3 роки тому

    Alh wa shukri wlhi wu iga qosliya tagera buxda🤣🤣🥰🥰🥰

  • @samatarmahamud5445
    @samatarmahamud5445 3 роки тому +6

    From Muqdisho
    Zakaria jakarta Kama daalo dawashadada

  • @hibaathzharafzan7883
    @hibaathzharafzan7883 3 роки тому +6

    ReeR gapiley noolaaDa💯♥️👑🥰🤗

  • @nuramohamoud68
    @nuramohamoud68 3 роки тому +2

    Gobolki cagaarnaa ❤❤❤❤❤❤ gobti reer somaliland💕💕💕💕💕

  • @rahmacrashiid3606
    @rahmacrashiid3606 3 роки тому +1

    sakariye io reer gabiley keep goin pro

  • @shugriqali5248
    @shugriqali5248 3 роки тому +5

    Reer gabilay waxab lagam qabankaro🥰🥰🥰

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 роки тому +8

    Reer gabilay Idin zalmay Tolka🤣🤣🙏

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo3134 3 роки тому +15

    Reer gabiley halkeedii dhigyn

  • @gaanishow9650
    @gaanishow9650 3 роки тому +22

    WLLO ILAAHAY DARTII SUBSCRIBE IIGU SAAR IGAADHSI 1K

  • @naimonalka2801
    @naimonalka2801 3 роки тому

    Wiilka koowaad waan wata wlhi
    Markaad maqanthy magaladaba mugdi weeyee 😗😍

  • @nimcoaden2222
    @nimcoaden2222 3 роки тому +6

    Gabiley 😍😍😍

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 3 роки тому

    God help us 🤣🤣🤣🤣plz 8am dead 🤣😅🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ahassan1205
    @ahassan1205 3 роки тому +7

    Reer gabilay way cod wacan yihiin lakin mid waliba wuxu leeyhy hore uma tijaabin
    Aniga unbaa ka tijaabiyey oo shinbiruhubway istaagaan markaan qabsado 🎤 kusoo dhawoow zakarie jakaarta gobolka reer 🌽🌽

  • @xurmokhadar5853
    @xurmokhadar5853 3 роки тому

    Wooow inka qadya maxy ii kadeda ilmo iga keenta 💘💝

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 3 роки тому +4

    VARTA SOWABATEY ABDI KARIIN MINISOTO WAX KALE 😂😂
    WALALADAY SALAN SARE ❤HASSAN XAABSADE AND SAKARIYE JAKARTA AND MINISOTO IYO INTAKALAMA 💘💕⚘👋

  • @QOSOL23
    @QOSOL23 3 роки тому +7

    Minnesota meeL walpa miyuu Jogaaa😂😂😂😂😂

  • @updymajid778
    @updymajid778 3 роки тому +20

    Waar reer gabiley waa wada fanaaniin wey wadad cod macanyihiin

  • @zidiiktube8222
    @zidiiktube8222 3 роки тому +4

    Niow jikarta zhp minisota horta meel walpa muu jooga ninka wllki ayan zhpo nahay bakizto keep giong pro😅😅😅

  • @husseinmgaate2154
    @husseinmgaate2154 3 роки тому +2

    From baydhabo
    Jakarte nin Shaqo keep going bro

  • @deeqjiciir3981
    @deeqjiciir3981 3 роки тому +7

    One love reer Burco💔💔💯

  • @safaa624
    @safaa624 3 роки тому

    Kolba taan jecladee
    Kalgacayl u qada ba
    The Best wlhi wan ka helay inanka 🥰

  • @hapoonmahmed2897
    @hapoonmahmed2897 3 роки тому

    Caynaasha ku wataa pro🥰

  • @abdi-mahadahmeth9644
    @abdi-mahadahmeth9644 3 роки тому +5

    Zakariye inta Ila Aragtay Inuu Macara Foonka 🎤 Ku Dhago Like Dhac Kuziii 😁

  • @aminaali7242
    @aminaali7242 3 роки тому

    Reer gabilay cod mahayaan kkkk

  • @yusrabile8324
    @yusrabile8324 3 роки тому +1

    Reer Gabiley qosol badan 😂😂😂

  • @hoodoahmed9937
    @hoodoahmed9937 3 роки тому +4

    Cod macaanaa inamadayadu masha allah gobolkaygiii gabiley jono jakaarto waala qaban gaadhay hhhhh

  • @mohiadin9355
    @mohiadin9355 3 роки тому

    Masha alh Gopalka Muuse Biixe Rag ba ku Nool kip goin 💯💯💯💔

  • @ayaancali9504
    @ayaancali9504 3 роки тому +1

    Kkkkkkkk waanay iga qosliyeen run ahaantii😄😄😄

  • @mujahiddohe1985
    @mujahiddohe1985 3 роки тому +6

    TEAM ZHugri Yaw yaw io Ki MadAxA komapada laha 😅Uzhu kade day

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo3134 3 роки тому +3

    Walaal Sakariye jakarta salaan diiran iga gaadhsi Gobolkiu togdheer waxd tidhaa inan reer gabiley ayaa odin soo salaamayaa
    adn wll si kal iyo laap ah kusoo dhawoow gobolkii xasiida inkastoonan ka mqanaa markii barnaamijka wadeu mahdsanid wll

  • @zuhuurademh1298
    @zuhuurademh1298 3 роки тому +2

    12:30 wow!
    War inanka Codka Wayni waa wiil cod haya manshlah lkn Fanka ha galin wll

  • @dhiirigaliyechannel4262
    @dhiirigaliyechannel4262 3 роки тому +2

    Gabilay xadaariYuuN 💓💓💓

  • @guletmoh8034
    @guletmoh8034 3 роки тому +6

    GabileY 😅😅😅

  • @suldaanmaxamuud720
    @suldaanmaxamuud720 3 роки тому +1

    Wax badan waan daawaday Zxp Adigoo Gobolo kaladuwan jooga axayaa ax Gabiley Gobolyagii waan filayey inaad timaado balse waaka aan nasiibku ina kulmin bro Insha Allaah Sakaroye maamil unbaynu kukulmidoonaa chanelkaga insha Allaah bro (Billaahi Calleek)

  • @williamjemey9729
    @williamjemey9729 3 роки тому

    Waa magaaladaydii

  • @Moviesreview7202
    @Moviesreview7202 3 роки тому

    C.wahaab max.xusen u codeysa like saara

  • @farhanahmed6058
    @farhanahmed6058 3 роки тому

    Aar InaDeer wajaale imo yaabuu alle kuu keeniye

  • @Hindi-mb3om
    @Hindi-mb3om 7 місяців тому

    Dinaziro❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munaabdi6833
    @munaabdi6833 3 роки тому +2

    inaanka kobad uu
    Cod macanyahay

  • @xadarisoxadir2940
    @xadarisoxadir2940 3 роки тому +1

    Mansha allah gobal ku waa gobalkeygii

  • @mustafacarab9061
    @mustafacarab9061 3 роки тому +6

    5:37 migirifonka izida malacg badn balaga zo ziyay 😂😂rer gibilay wax kle wye

  • @cabdishakuurmaxamed9528
    @cabdishakuurmaxamed9528 3 роки тому +2

    Lulumaha Biyahau Gala Qabyo Tiran Dhex Jooga Lulubashada Ma Daayeee😅

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому +2

    Rer Gabiley💚

  • @muuqaanaragsan53
    @muuqaanaragsan53 3 роки тому +1

    Dawadii naftaydaay waaaw

  • @hassanibrahim9234
    @hassanibrahim9234 3 роки тому +5

    Dal dheer ugama soo tagin dumar haygu noqoinin kkk

  • @mryes6893
    @mryes6893 3 роки тому +1

    Reer Gabiley caadi maaha

  • @Kaarshe_channel
    @Kaarshe_channel 3 роки тому +1

    Sakariye jakarta
    Hormar wacan bro

  • @Warsanhupo
    @Warsanhupo 3 роки тому +13

    Goobti aan ka soo jeeday 😂

  • @المحققكونان-ذ1ف
    @المحققكونان-ذ1ف 3 роки тому +1

    Kkkkkkk shuban daweye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @diamonddiamond6415
    @diamonddiamond6415 3 роки тому +3

    War nio Jakarta sidan video cusub u sugayey waan dalaay waad mahadsantahay

  • @asmahassanyousuf4446
    @asmahassanyousuf4446 3 роки тому

    Jakaarta hore u soco shiqsi an si gaara u tageero wll qaaali 😍

  • @cabdiraxmaan7472
    @cabdiraxmaan7472 3 роки тому +6

    Sakariye jakaarta wuu balaadhiyay mar hadduu goboladii Somaliland oo dhan tagay.

  • @rahmamohamed8008
    @rahmamohamed8008 3 роки тому +1

    Inanka ayaa ugu cod macan 12:22 mansha Allah

  • @ayaanbadan8782
    @ayaanbadan8782 3 роки тому +1

    Alla bayeeey gabiley maxan u xiisay 💔😭💔😭

  • @ilyaazmaow4662
    @ilyaazmaow4662 3 роки тому +4

    Eedo shukri wan wataa yaa kle.like me 100 magarin wali

  • @MccIAlove
    @MccIAlove 3 роки тому +1

    Waar kuwani qosol bay iga dhameeyen 🤣🤣🤣🤣

  • @acacius9903
    @acacius9903 3 роки тому +1

    Hahahaha reer Gabiley are hilarious

  • @hoodoismaaciil741
    @hoodoismaaciil741 3 роки тому

    Alaaaaaaaaaaaaaaaa waaaa Shugriiii Ninkeediiiiii

  • @hoodonimcan8901
    @hoodonimcan8901 3 роки тому

    waan ku soo dhawaynaynaa jikarta

  • @asmahassanyousuf4446
    @asmahassanyousuf4446 3 роки тому +3

    aaa huuno cod_baad haysan 😜🤣🤣🤣

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 3 роки тому +1

    13:00 wiilkaas ayaa oogu cod macaan heesta uu doortayna waa mid dareen leh..

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 3 роки тому +1

    Imisa odaygii shugri yaw yaw ee xasan oo xaaskiisi jafaya ila aragta 😂😂😂

  • @nawaalmaxamuud7551
    @nawaalmaxamuud7551 3 роки тому +1

    Shuban daweye la ogow 🤣🤣🤣🤣

  • @khadiircayool8313
    @khadiircayool8313 3 роки тому +4

    CaynaansHe kii qamar sugaaNi badaLi laha madaxa khamaHa😂😂❤

  • @KsaKsa-vd6pc
    @KsaKsa-vd6pc 3 роки тому

    nin nin dhalay

  • @amaalhabiib3899
    @amaalhabiib3899 3 роки тому +1

    🤴🤴🤴🤴🤴🦁🦁🦁🦁🦁🦁🌿🌿🌿🌾🌾🌾🌾🌷🌷🌷⚘⚘⚘🌱🌱🌱☘☘☘🍀🍀☘🌵🌵🌵🌾🌾🌾🌴🌴🌴🌴🌴🌻🌻🌻🌻🍃🍃🍃🍃🍃🍃🌱🌱🌱🌱🌲🌲🌲🌲🌲🌹🌹🌱🌱🌱🌿⚘🌿🌿🌿☘🍀🍀☘⚘🌾🌾🌷🌵🌵🌵🍏🍏🍏🍐🍐🍐🍐🥒🥒🥒🥬🥬🥬🥬🥦🥦🥦🥦🥦🌽🌽🌽🌽🌽🌽🍏🍏🍏🍈🍈🍈🍈🍈🍈🍈🍋🍋🍋🍋🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗💐💐💐💐💐💐❤🤍💚jecliya rer gabilay walhi noldaa wllo 🦁🦁🦁🤴🤴🤴👈👈👈🥳🥳🥳🥳😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂