Sixir barar baahsan oo ka jira soomaliland ''Gurigaygii laguma qaraacdo ''

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 12

  • @abdirazakali333
    @abdirazakali333 2 години тому +3

    😢😢 WAANKA XUMAHAY WLHY ILAAHAY UMADA SOMALIYEED HA BADBAADIYO. HORJOOGAYAASHA UMADII QUFULKA KU XIRTAY ALLAHA KA QABTO

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 40 хвилин тому

    Ilaahay faraj khayr leh ha inoo furo oo dulmiga kulmiye ha Ina dhaafiyo

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 2 години тому +1

    Khayr insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @IbrahimDobbaje
    @IbrahimDobbaje 24 хвилини тому +1

    Guddoomiyaha sariflayaasha isaggaa ka awood badan guddoomiyaha magac u yaalka ah ee bangiga....

  • @rocky4066
    @rocky4066 Годину тому +1

    sicir barar weeye - ee ma ahan "sixir barar" afsoomaaliga iska saxa

  • @mohamudbarre3448
    @mohamudbarre3448 Годину тому +1

    Telesom iyo sarifleyaasha hala qabto.gacan bir ah

  • @abobasement346
    @abobasement346 Годину тому +3

    Dadkan waxaa helay mafiyoh iyo moryan u so shaqoh tagay umadah museh oromoh wuxuu kah dhigay shacabkah wax u dagaloh ku diloh iyo kuwoh u gajoh ku dhameyoh

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 41 хвилина тому

    Muuse la eed alle hayna dhaafiyo

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 42 хвилини тому

    Dad bada u heshiiyey oo magacyo ulabaxay

  • @fdama
    @fdama Годину тому +1

    Look at the condition of these people. Look at their faces. Look at the poverty.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 59 хвилин тому +1

    Walee inaysan been sheegin gabadha tiri ninka yiri umaddan baan masuul ka’ahay ee kitaabka gacanta saaray been buuna sheegay maalinta qiyaamahana waa laweydiinayaa.

    • @GUUL-t2m
      @GUUL-t2m 34 хвилини тому

      Gabadhaas baa i soo dareen igu samaysay .