QAMAR SUUGAANI FT HABOON NUURA SUNE IYO FARAL OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 451

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +320

    Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan 🖐❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zackyy_01
    @zackyy_01 Рік тому +101

    ilahay ka xishooda wa malin khayr leh o nebiga scw ixtiraaama.😢😢😭😭😭😭😭

  • @ilac____cali
    @ilac____cali Рік тому +177

    Heestan waxaa ka mac quraan ka alle ❤☝️🕋

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +22

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖😢😢😢😢❤😢😢😢😢🎉❤

  • @abdiqanicaskaofficial1797
    @abdiqanicaskaofficial1797 Рік тому +28

    Waxan hees way dhaaftay midhaydan hada kula raaxaysanayaa
    Ma ogi fursad kaa muhiimsan
    Ma arag faraj kaa wanaagsan
    Ma rabo farxad aan ku haysan
    Inaa ku faano qaali
    Sune iyo faral kugu ducaysto
    Isma lihi waxbaa ka fiican♡♤♡

  • @Azhraf_updi
    @Azhraf_updi Рік тому +25

    Waa hees macan qamarka hirgalay iyo fanaanada codka haboon ee haboon nuura❤

  • @mowliidhayir6507
    @mowliidhayir6507 Рік тому +16

    Heesu waa qamar ama qaraami 🎧🎸♥️ nafarkaan laxanku ma beerbow oga baxaa Yaa wadduud 💪🏿🤛😂

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 Рік тому +12

    Fajaca quruxdaadu leedahay
    Cabaar kolka Aan yar fiirsho
    Dhamaan hablaha Facaaya
    Ayaa ila Foolxumaada❣

  • @cabdiqaniqurbo
    @cabdiqaniqurbo Рік тому +7

    First one MAANTA 1M LIKE HALA GAADHSIIYO COMMENTIGA 😎 🔥🔥🔥🔥

  • @yaasirrdofficial7063
    @yaasirrdofficial7063 Рік тому +9

    Erayada xamse xadaari abwan gobalkii aqoonta kasojeda dhashi awdal
    Laxanka an inama cadi ahayin fanankii kasoojeda gobalkii raga dhshii burco
    Musig aan kabadhicin xatal aan meel munasiba fadhiya maftuux cadceed
    Lafanana oo codkoogu cadi ahayin 🎉🎉

  • @cabdikaamilcarab
    @cabdikaamilcarab Рік тому +37

    Lyrics/
    #1
    Dhirtiyo faa'iidooyinkeeda
    Waxaa nafta kaga filnaaday
    fiiyoore casoon ku siiyo
    #2
    Dhulkaa fisan ee balaaran
    Halkii wax yar kaa foogaata
    Kashaan u arkayn falal
    #3
    Ma ogi fursad kaa muhiimsan
    Ma arag fireej kaa wanaagsan
    Ma rabo farxad aan ku haysan
    Innaan kugu faana qaali
    Suniyo faral kugu ducaysto
    Isma lihi waxbaa ka fiican
    #4
    Nabdiga kama faaruqaysid
    Wakhtiga kama sugo firaaqo
    Innaan ka fikiro naftaada
    Kolnaba fasax kama galaayo
    #5
    Fajaca quruxdaad u leedaahy
    Cabaar kulka aan yar fiirsho
    Dhamaan hablaha facaaya
    Ayaa ila foolxumaada🎉

    • @zayidali8789
      @zayidali8789 Рік тому +1

      Dhirtiyo faa’idooyinkooda.

    • @mohamedamiin9719
      @mohamedamiin9719 Рік тому +1

      Qaadi ❌️
      Qaali ✅️
      🙂

    • @cabdikaamilcarab
      @cabdikaamilcarab Рік тому

      Melihi khaldana dagdag ban u qoray marka saasbay u khaldanayeen

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 9 місяців тому

      ​@@cabdikaamilcarab❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 9 місяців тому

      ​@@cabdikaamilcarab❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @Aminsaam
    @Aminsaam Рік тому +5

    Labadi ugu cod mcnyd somalida
    Fananita sanad ka waye labadan

  • @zmartpoi5851
    @zmartpoi5851 Рік тому +16

    Fankuba Waa Qamar & Qaraami The GoaT ❤️🐐🔥

  • @jamiilweheliye
    @jamiilweheliye Рік тому +4

    Inan kugu faanO
    Sunne iyo faral kugu ducesto
    Inaba Caadi maha heestan
    Great Job Team Hawraar 💯💪🏾

  • @cabdikhadar1878
    @cabdikhadar1878 Рік тому +2

    Goatka fanka qamar first comment likta yaan layla dhaafin___□

  • @abdallaeid045
    @abdallaeid045 Рік тому +6

    Hala Hala Yaa Haji Qamar🔥
    Fankii maalmahaan dambe adiguu kuu xiranyahay Mudane🫡

  • @apdirazhidahmeddiini6840
    @apdirazhidahmeddiini6840 Рік тому +2

    Zi kaztoy u tagaan fanka Laga tagi kari waa
    Our qamar ❤

  • @NimcoXaamud-d5s
    @NimcoXaamud-d5s Рік тому +6

    What a voice haboon nuura lagan kaste codkeedu waa ku top❤

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 Рік тому +3

    Qamarka fanka poqorka fankah cod baa kugu jira wllhi zhp guulaysoh♥️♥️♥️♥️♥️

  • @boqorbayle2667
    @boqorbayle2667 Рік тому +3

    Qamar goatka 🐐 Caasimada Alle Ha ku sharfoh zzb

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Рік тому +4

    Hees waa dhaaftey tan😂qamar waa ley tagay iyo habon❤🎉19/9/

  • @nagaadmohamed5180
    @nagaadmohamed5180 Рік тому +2

    Erayada xamse xadaari in the building 🎉🎉

  • @EngYurupian-bw4ie
    @EngYurupian-bw4ie Рік тому +3

    Waxan sugaba oo an ar arko ba hadan si wacan u da dawanayaa❤ ody qamar aad ban ku salamay habar wadag sido kaLe haboonta fanka

  • @zirmuneirofficiall6617
    @zirmuneirofficiall6617 Рік тому +35

    One of the top song inthe year
    QAMAR SUGANI
    HABON NUURA❤

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 9 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 9 місяців тому

      ❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂

  • @EiTmOhameT-dl9up
    @EiTmOhameT-dl9up Рік тому +52

    Goat ki fanku is back 😊❤

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 Рік тому +6

    Qamarsugani iyo haboon yar hees qiimo leh ❤❤❤❤

    • @nuuramaxamed
      @nuuramaxamed Рік тому +1

      ❤❤❤❤❤❤🤩👍👍🤙🤙👌👌

  • @cartttan
    @cartttan Рік тому +60

    You can ignore all somali artists but you can't ignore qamar suugani❤

  • @mubarakadam2187
    @mubarakadam2187 Рік тому +12

    Go forward Hawraar Media Team legend Aidarous Ismail ❤❤❤❤

  • @SaadBilane
    @SaadBilane Рік тому +12

    Meilleurs chonson de l'année ❤❤❤ habo macan habon nura

    • @zuhuurfoodyar825
      @zuhuurfoodyar825 9 місяців тому

      Waa run salaan baan kaaga soo dirayaa Somaliland

  • @ayanabdirazakali4356
    @ayanabdirazakali4356 Рік тому +4

    Aabaha Laxanka👏 Qamarka Hirgalay❤️💯

  • @Zakariyegd
    @Zakariyegd Рік тому +1

    Zo roGaaL CeLi RuuG CadaaGi Fanka LaHaa Qamar io Hawraar Oo iz heLaY🔥🔥

  • @abdallaabdi7885
    @abdallaabdi7885 Рік тому +3

    Labo aan kala dhicin baa is helay🔥

  • @ugaaskow
    @ugaaskow Рік тому +5

    Fankuba waa qamar iyo qaraami🎤😁❤️

  • @mohamudcade2030
    @mohamudcade2030 Рік тому +2

    Esh Calaaa Hees Saas U Hees Ama Iska Aamus Qamar And Marwada Mustaqbalka Habooon Deeqa Nuura ❤❤❤

  • @qamarpulzhaawi
    @qamarpulzhaawi Рік тому +2

    Fankuba waa Qamar iyo qarami inta kle buuq mesha ku jogaan😂❤❤

  • @maxammedcabddi8246
    @maxammedcabddi8246 Рік тому +1

    Kusaliya nabigena maxammed swc scw❤❤❤

  • @samiiyamuuserooble2199
    @samiiyamuuserooble2199 Рік тому +1

    Ayy heesta sugayay ahaa jah thnks labo ruux an kla lidan ahaa🎉🎉❤❤❤

  • @NimcoXaamud-d5s
    @NimcoXaamud-d5s Рік тому

    Xamse xadaari ab waan eraysadiisa ka yaabay😮

  • @MohamudcadeClahi
    @MohamudcadeClahi Рік тому +3

    Fan kuba wa qamar io qaraamo❤

  • @sacadxikmaawi3585
    @sacadxikmaawi3585 Рік тому +1

    Heestan markay 10 million gaadho like iisaara❤

  • @sakariyeali7663
    @sakariyeali7663 Рік тому +1

    Labadii fanka laha ❤

  • @ashiine6503
    @ashiine6503 Рік тому +2

    HABOON NUURA ILAHOW MUSTAQBELKEYGA KADHIG ILLAHOW ☝️

  • @nimcaanonkod
    @nimcaanonkod Рік тому +1

    My brother and sister hore usocda
    Sidookle hawraar

  • @sabrinsabrin7310
    @sabrinsabrin7310 Рік тому +1

    Nin daarawiish alle allow isii waa malin jimce❤😊

  • @sharafgedi-ts1ft
    @sharafgedi-ts1ft Рік тому

    Shalay ayoo Nairobi ka soo laabtay Goorme la sameeyn lahaaa heesta laxanka

  • @shaafiwarac7921
    @shaafiwarac7921 Рік тому +1

    Sunne iyo Faral
    Haboon
    Dhirtiyo faa'idooyinkeeda
    Waxaa nafta kaga filnaaday
    Fiyoore casoon ku siiyo
    Qamar
    Dhulkaa fidsanee balaadhan
    Halkii wax yar kaa fogaata
    Kashaan u arkaynin faalal
    Haboon
    Nabdiga kama faaruqaysid
    Wakhtiga kama sugo firaaqo
    Inaan ka fikiro naftaada
    Kolnaba fasax kama gelaayo
    Qamar
    Fajaca quruxdaadu leeday
    Cabaar kolka aan yar fiirsho
    Dhamaan hablahaa facaaya
    Ayaa ila fool xumaada
    Kooris
    Ma ogi fursad kaa muhiimsan
    Ma arag faraj kaa wanaagsan
    Ma Rabo farxad aan ku haysan
    Inaan kugu faano qaali
    Suniyo faral kugu ducaysto
    Isma lihi wax baa ka fiican

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 Рік тому +4

    Laxankan taagani muxuu yahy qamaraw😂
    Haboon nuura❤
    Xamse xadaari🦁
    Hawraarka hirgalay🙌🔥

  • @BilanAbass
    @BilanAbass Рік тому

    Habo mcn honey usoco jah my habadey nolow

  • @ZucdiaxmedZuuzuamed
    @ZucdiaxmedZuuzuamed Рік тому +7

    Heetan waa xasuus waa malintii scc Qabsatay GOOJACADE Friday August 25 2023

  • @sharmakedigeed6564
    @sharmakedigeed6564 Рік тому +2

    Gojacade Ayan ka dawanaya 😊

  • @xadaarifuns
    @xadaarifuns Рік тому +2

    Goat hargeisa is back 😂❤ 2:20

  • @ubahhayaan5598
    @ubahhayaan5598 Рік тому +2

    Fanaaniintii Qarniga Qamar Iyo Haboon❤

  • @AbdallaRichal
    @AbdallaRichal Рік тому +1

    Qamarka fanka iska leh😮

  • @Somali_Gamer
    @Somali_Gamer Рік тому +1

    caan iyo ceeb waa walalo ceebow aad caan noqotide😎

  • @MubarakOfficial-co2vt
    @MubarakOfficial-co2vt Рік тому +1

    The one and the only fanaan Qamar sugaani 🔥🔥🔥🔥

  • @usaameaxmed8493
    @usaameaxmed8493 Рік тому +1

    Dhamaan hablaha facaaga
    Ayaa ila foolxumaada

  • @AbdirahmaanAbdilaahi-z6u
    @AbdirahmaanAbdilaahi-z6u Рік тому +3

    The goat 🐐 is back qamarka duulaa❤🔥

  • @abdiqanieise9074
    @abdiqanieise9074 Рік тому +2

    Qamarka hirgalay iyo haboo. Nuura hargeisa idinka idin shidantay 😊

  • @RamadanDaher
    @RamadanDaher 4 місяці тому

    Heestan markey 1 million gaadho liike iisar plz😮😮😮😮😮

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Рік тому +2

    Qamar sugaani fan noolye❤❤❤

  • @RahmaHoussein-b2o
    @RahmaHoussein-b2o 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤habibi je taime toi habibi habibi qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naazirsayid-nr4ks
    @naazirsayid-nr4ks Рік тому +4

    Qamar suugaani❤
    Haboon nuura❤❤❤❤❤❤

  • @zaki-u2k3l
    @zaki-u2k3l Рік тому +1

    Cadceed studio what e beat 🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @updirahmanadem3405
    @updirahmanadem3405 Рік тому +1

    Fasta coment 😊

  • @abdiaziz3496
    @abdiaziz3496 Рік тому +1

    Just goat is here🐐🔥❤

  • @African_bebe
    @African_bebe Рік тому

    Eyyy qamarka kaligii dulaaaa 😂❤

  • @SaynabAbdilahi-tu9fm
    @SaynabAbdilahi-tu9fm Рік тому +1

    Laxxxaaaaannnn🎉

  • @abwaanqamar6281
    @abwaanqamar6281 Рік тому

    1 comati may goat qamarka

  • @birmadyare
    @birmadyare Рік тому +1

    Luuqada & Laxankuba Way iga Gadan Yihiin Qamar Maxad Samaysay 😱 WOW!!
    Abdiwasac khadar 🎥

  • @NimcaanMohamedOmar
    @NimcaanMohamedOmar Рік тому

    ❤❤❤❤ goet is back qamar iyo qaaram

  • @miloak656
    @miloak656 Рік тому

    Qamarka qarnigan qamar suugani 🌔

  • @tusmadafilimada
    @tusmadafilimada Рік тому +14

    one day and one milyan deserves this banger

  • @JamalHina-m8n
    @JamalHina-m8n Рік тому

    Qamar waa odey uso jabay fanka ❤❤

  • @maxamedadan-v7n
    @maxamedadan-v7n Рік тому +2

    qamarka
    fanka
    shida
    abaha laxamada casriga ah

  • @FarxiyaCabdi-de1pb
    @FarxiyaCabdi-de1pb Рік тому +1

    Haado nuura iyo qaamra suugana♥️♥️♥️

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 Рік тому +9

    The best laxanka erayada iyo musicga ba❤

    • @kalitjama
      @kalitjama Рік тому

      Wala ogyee adigu maxd kalaamka ilahy meesha u keeni

  • @AsliKadiye-ix7wc
    @AsliKadiye-ix7wc Рік тому

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ fiyore caason kusiyo

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 Рік тому +17

    Woof fanaanintaydii qamar ft haboon keep going two legends ♥ 👏 🙌 ❤ ✨

  • @deeqodarajoofficial4056
    @deeqodarajoofficial4056 Рік тому +1

    Intu ku arkay farajked haboon subxanallah

  • @ahmedmahamud553
    @ahmedmahamud553 Рік тому

    Goatka fanka shoda
    Waa abaja laxanka

  • @nazlitomohamed6545
    @nazlitomohamed6545 Рік тому +2

    Laxaan Arabic aya saran heesta🔥

  • @muhanadabdiibraahim9308
    @muhanadabdiibraahim9308 Рік тому +1

    Qamar Ama Qaarami Axla Hees 🔥🔥

  • @modernxaliimo4731
    @modernxaliimo4731 Рік тому +1

    Labadaan sugaynay!! ❤

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Рік тому +3

    Xamse XADAARI Gacan baan u taagay Fanka intan Dambe samaroon Siciid baa hogaasha 😊

  • @XaawaMaxamed-e8v
    @XaawaMaxamed-e8v Рік тому +2

    Qamar
    Haboon
    Maftuux
    X.xadaari
    All star artist

  • @HamseKhadar-vt1vh
    @HamseKhadar-vt1vh 4 місяці тому

    goatka fanka

  • @MuseDahir-t5y
    @MuseDahir-t5y Рік тому +1

    Legand qamar sugaani lama gadhayee yaan lagu dalin😊😊

  • @khadarsiciid7278
    @khadarsiciid7278 5 місяців тому

    Goat qamar weye ader 👊

  • @Funnyalltime2023
    @Funnyalltime2023 27 днів тому +2

    My favorite song

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 Рік тому +4

    Inaan kugu faano qaali sunne iyo faral kuguducaysta❤
    Laxanka✅️
    Ereyada ✅️
    Music ✅️ best song 2023 👌

  • @abdirahmanfaisal807
    @abdirahmanfaisal807 Рік тому

    Goatka fanka

  • @fardouzfunny6468
    @fardouzfunny6468 Рік тому +1

    Dad an taageero qamar & habooon

  • @MaareyeAbdi
    @MaareyeAbdi Рік тому +1

    HAABOON. NUURA. FIICAN. MASHALA. MACAN. HEESAT

  • @Choukranisman
    @Choukranisman Рік тому +3

    Waax ka fican janaada suniyo faral kuu ducayso

  • @Ibraahimmohomed1
    @Ibraahimmohomed1 Рік тому

    Mohomet 𝒂𝒃𝒅𝒊 abdilaahi buulxan❤

  • @SalmaanIbraahim-f8i
    @SalmaanIbraahim-f8i Рік тому

    Waaw hees mcn❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊❤❤❤🥰🥰🥰😍😍🤩🤩😘😘💯💯💥💥❤❤❤💯💯💢💢💢💥👌👌

  • @boodhari31
    @boodhari31 Рік тому

    First Comment, hees iyo badh❤️‍🩹

  • @mukhtaar2391
    @mukhtaar2391 Рік тому +1

    Marqaanku Waa Ok Mnta❤

  • @nawaalnalka4532
    @nawaalnalka4532 Рік тому +2

    Wayy wayy 🎉what the voice of the haboon 🌹 m.a🎉❤

  • @abdirahimali5830
    @abdirahimali5830 3 місяці тому

    Laxaanki qamaar