SHEEG NAMBARKA LACAGTA KU AADAN EE QAADO KANAA NASIIB KAA AH hhhh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025

КОМЕНТАРІ •

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 Рік тому +267

    Wax walpa waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤❤❤

  • @maryamaruun5585
    @maryamaruun5585 Рік тому +41

    Waxey u heshay waa gabar diin iyo daganaan ka muuqato masha Allah

  • @juweriyohassan7963
    @juweriyohassan7963 Рік тому +3

    Asad saaxiibaw waanku taageera ee lambarka nuugu soo qor komatiga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedzaki
    @maxamedzaki Рік тому +47

    Masha allah wlhy inantaa waan la jeclaa markey sheegtey farxad muuqaalka waa ku suu ceshtey.😂😅

  • @Mawgaofficial
    @Mawgaofficial Рік тому +332

    Allah is one ❤❤

  • @urcrisxiano
    @urcrisxiano Рік тому +137

    Hadii Aad U Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @warsame260
    @warsame260 Рік тому +129

    MAnshallah Saara Waa gabadh Qurux Io kalsooni Isku Darsatay Gameska Kale kusoo dar Asad Qoftaan Wey Na anfacee ❤😂

  • @Subarman32
    @Subarman32 Рік тому +47

    Aan u ducayno walalahena Reer falastiin inu ilaaha dhibka ka dulqaado❤

  • @munaibrahim9631
    @munaibrahim9631 Рік тому +89

    Women is a money 😂 wa ogaa 100 inaa waynso congratulations sis ❤

  • @jeeymaanbilow2587
    @jeeymaanbilow2587 Рік тому +115

    Mansha Allah Zaara the luckiest girl 🎉😂 Congratulations 🎉❤

  • @Malyuunxaashi
    @Malyuunxaashi Рік тому +3

    Wlhi ine gbdhas qadato saa u rabay lee maskinimadeda m.a hambalyo abyo❤❤❤❤❤

  • @salamali54
    @salamali54 Рік тому +29

    Asad gabadha 39 sheegtay caadi maahan account ma leedahey . Qoftaas Allah la jiro💯😍
    Dad wadaado ah maa dhalay

  • @Magic-b7
    @Magic-b7 Рік тому +77

    Xabiibkena mohamed scw ku sali❤😢

  • @saidaabdullahi40
    @saidaabdullahi40 Рік тому +13

    She deserve it 🎉❤ wee oohoysaa maxa la dhahaa nayaa amiiro 😮 hush gabdha haku camiran we yarthy wena cusubtahee

  • @KingCaydafans
    @KingCaydafans Рік тому +182

    The best person ever, the most trusted person ever the most knowledgeable and even shining person is our beloved prophet Muhammad Scw 😢🧠🤲🕋

  • @TheRiya17
    @TheRiya17 Рік тому +1

    Asad the best somali youtuber ina thy waxa cadeyn u ah sida markasto wax cusub ula timaadid. I love your content wll Allah idin xafido ❤

  • @gaabshe-10
    @gaabshe-10 Рік тому +29

    sara masha allah waa gabar aad u degan u fiirsasho badan ♥️

  • @maxedamiincumar2069
    @maxedamiincumar2069 Рік тому +36

    Gabadha ku gulaysaty wlhi waa qof daganba😂😂
    Ilhaw nosoo dhawee
    Aaminta ii raaciya nio😂

    • @malabey197
      @malabey197 Рік тому +1

      Aamiin kheyr ALLAH hakugu daro

    • @abdiqaadir7729
      @abdiqaadir7729 Рік тому

      𝖠𝗆𝖾𝗂𝗇 𝗍𝗅𝗂𝗒𝖾😅😅😅

  • @feisalcade3635
    @feisalcade3635 Рік тому +34

    From the first moment I was supporting Sara walai very calm and intelligent lady. Congratulations Zara ❤️❤️😍😍😍

  • @abdinasiribrahim6633
    @abdinasiribrahim6633 Рік тому +13

    HAMBALYO HAMBALYO SAARA WAXAA TAHAY GABAR DAGAN OO AFGAAB MASHA ALAH WAAD U QALANTAA INTAAS IYO KA BADAN WAXAAN WAA ISKA ENTERTAINMENT NASIIB WACAN KUU RAJEYNAA WALASHEY MAR WALBA SIDOKALE ASAD WAXA KU LEEYAHAY HORE USOCO SHAQ ADAG HEESAA INSHA ALLAH SOON 2M THIS YEAR 🎉🎉

  • @AbdirahmanAli.10
    @AbdirahmanAli.10 Рік тому +98

    اللهم انصر اخواننا المستضعفين في فلسطين ❤🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴😭🤲

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Рік тому +8

    Mnsha AllaaaaH, Gabadhu Maskiin Way Ooydeyba, DareeNkeediba wuu isbadalley Farxad Aawadeed, Hamballyo,Hamballyo,wllo ints in ka Badana ilaahey Hakku siiyo.

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille Рік тому +32

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamy 😂😂😂

  • @HAYDARI641
    @HAYDARI641 Рік тому +42

    ❤lucky girl wlhi gameka markuu bilowday niyada ugu qabtay sara iney dhahdo 39 markasta waxan dhahayay sara shegeyso hambalo sara ❤❤❤🎉🎉

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 Рік тому

      Wlhi Sam waxn hayay niyad

    • @HAYDARI641
      @HAYDARI641 Рік тому

      @@shuuchannel3135 thbk

    • @Captain_Moha
      @Captain_Moha Рік тому

      Wlkhi niyada baa ku haye ilaa geemka uu ka dhamado in saara sheegayso number 39

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Рік тому +74

    The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Рік тому +13

    Hambalyo saara qurux 🎉🎉🎉🎉 wlh kabadanaa u qalantaa saara xbbti guuleeso nasiibka waa muhiim ❤❤❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Рік тому +43

    Kusali rasuulka scw❤❤❤❤❤

  • @Fatimah-v2o4d
    @Fatimah-v2o4d Рік тому +18

    Ilahey haku xafido wllkey asad adi iyo team 27 guuleysta insha Allah ❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰❤️💯

  • @sudeysahmedsudeysahmed
    @sudeysahmedsudeysahmed Рік тому +44

    Zara congratulation for her 🎉❤😊

  • @xamdaharuun1577
    @xamdaharuun1577 Рік тому +50

    Masha allah Zaara is so lucky🎉🎉🎉

  • @Mimi_qurx12
    @Mimi_qurx12 Рік тому +82

    Zaara is so lucky 🎉😂😂😂

  • @Khadar-t7z
    @Khadar-t7z Місяць тому

    Habaliyo amiiraan islahaa haaguulasatu laakin adaa uqalma caqlibaad dhaataa habaliyo saara❤❤❤❤❤❤❤

  • @MUSCABINHO
    @MUSCABINHO Рік тому +18

    YA اللە 🥺 INTA XANUNSAN CAFIMAD SII 😓🥺🤲

  • @saabarinismacil
    @saabarinismacil 5 місяців тому

    Hipa mohamed,,,, ,,,,,,,,,ASC WLL ASAD HAGIO DHAMAN SOO QABO WIILASHA IYO GABDHAHA MAQAN TEAM 27 TAAGERE BUUXA GO FORWARD 🎉🎉

  • @Wadaniga178
    @Wadaniga178 Рік тому +4

    Sida yare halka danbe ugu dhumata ka helay so cute😩 weyi wlhi

  • @Quruxtha_africaa51
    @Quruxtha_africaa51 Рік тому +1

    M.a🎉 congrats saara🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @madoobadheere8953
    @madoobadheere8953 Рік тому +16

    Alaw ugaar gaar falastiin amiin❤

  • @sadushshire8299
    @sadushshire8299 Рік тому

    Alla saara saan uqitasy kwrn manta dhan Wn uducaynayy iney 39 dorto wa qeyliyy marka arkey ❤❤❤❤❤hanbalyo abyo

  • @Suhaybmuxiyadiin
    @Suhaybmuxiyadiin Рік тому +7

    Kaalay maanta iyo marwalba igu la salli nabi muxamed @@ scw SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Рік тому +1

    Azad hagio number one somali youtuber keep going

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +10

    Big legend always asad hajio go forwards interests people's i can't wait prt 3 💯😍💯❤😊

  • @ladanhussein3812
    @ladanhussein3812 Рік тому +2

    My fav UA-camr🙏🤴

  • @raaqiyo9077
    @raaqiyo9077 Рік тому +9

    mashllh sara wa gabar degan lucky nimo wey ku darsty i like congratulations 🎉❤❤

  • @ayaanxusen4551
    @ayaanxusen4551 Рік тому +11

    Saara nasiibkii oo qof ah gabadhaan isku magaca nahay iigu salaan asad❤❤❤🎉

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому

      Ayaan maa zahra isu badashay 😂

    • @ayaanxusen4551
      @ayaanxusen4551 Рік тому

      ​@@wehelashaq3368 maya ayaan magaca hooyaday waaye 🙌adoon garanaynin comment lama soo qoro marka hore la kala hubsidaa

  • @ajjamaaadan4535
    @ajjamaaadan4535 Рік тому +21

    Zaara the luckiest girl congratulations🎉❤🎉

  • @FaisaMohammed-vj7kk
    @FaisaMohammed-vj7kk Рік тому +1

    Naagahani way ka xun yihiin inay guulaysetey zaari akh naa u hambalyeeya inanti shit hamblyo huuno zaara❤

  • @aminaabiib-wv1lt
    @aminaabiib-wv1lt Рік тому +6

    Saara is so lucky🎉❤❤ amiira fiqirada gamka

  • @aishalul8654
    @aishalul8654 Рік тому

    Hambalyo saara ❤❤❤❤lkn asad kooko 80 eyey qabsatay kuma jiro aad dhahday ku noqo vidioga waad mahadsantay

  • @MohamedAbdilahi-v9y
    @MohamedAbdilahi-v9y Рік тому +6

    Mazha Allah waxan noqdey qofkii ugu horeyey ee barnamijkan dawanayaa ❤

  • @safiyomacalin7869
    @safiyomacalin7869 Рік тому +2

    inta 100ka koko larabtay😢❤❤❤

  • @NalkainaCabdi-ew6bm
    @NalkainaCabdi-ew6bm Рік тому +5

    asad hagio qofki kugu horeyay 👍 kusaray nogday maxa iledahay wan kutagera keep going my bro❤❤❤

  • @misslucky2768
    @misslucky2768 Рік тому +5

    Congratulations Saara aad baa ula farxay runtii waa gabadh aad u dagan mashallah❤

  • @EegMadamedia
    @EegMadamedia Рік тому +12

    KoKo ayaaN ka Helay Ee Hal Mar isoo JawaB cEli❤❤😊😊

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh Рік тому +2

    masha allah sahra hambalyo walshy lucky girl Asad waa naxay qeylo gabadhaha xataa waa naxday qeyladada asadow lkn waa barnaamij xamaasadisa wata koko qof ka nasib badan ayaa helay hhhh

  • @zeitunismail5217
    @zeitunismail5217 Рік тому +64

    Asad i give you the crown for content creation in all somali youtubers. Thumps up to u❤

  • @juweriyohassan7963
    @juweriyohassan7963 Рік тому +1

    Kooko walaal masha Allah waadkac santahay❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @riyaq_Osman
    @riyaq_Osman Рік тому +19

    🎉🎉🎉🎉 Hambalyo *Zara Cadey* 👏👏🌹
    Lkn Gabdhow waxaa sameyseen wax fiican maaha *3diina kale* Maleydinka waayay 1 gabar oo Zara Hug gareyso si shacuurteeda u dagto ileen gabadha wey yara naxtay weyna xishootay taas badalkeeda waadba kusii camiradeen Dumarlaand saaan maxey thy hee waa i ceebeyseen 😂😂😂😅 saan wax ka badala oo isku hambalyeeya markii ay midiin guuleysato 😘

  • @mariahappy9532
    @mariahappy9532 Рік тому +1

    Calafka cajiib allah waxa uu kuso qorana mawaynaysid cid kaa celin karta wlhi laga yaaba zara waxay layaab ula noqotay inay ahayd duco ee allah waydiisay kadib halkaan kaheshay inta tahay kadib cajiib ula noqotay
    HAMPALYO ZARA GABADHA NASIIBKA❤❤😊

  • @Prinsess-q5j
    @Prinsess-q5j Рік тому +8

    Amiiro manta dhan ku shegaye 39 dheh lkn aawe hee😢😂

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 Рік тому +1

    ASADKEYGA WAAN KU TAAGERAA WLLOH OO WAAN KU.JECELAHAY GUULAYSO WLL MARWALBO WAA KUU DUCEEYAAH WLLLYW♥️♥️♥️♥️♥️♥️🥺

  • @mohammedosman1120
    @mohammedosman1120 Рік тому +25

    Asalamu aleykum, MashaAllah good game keep going bro👍

  • @SafaMustaf
    @SafaMustaf 5 місяців тому

    M .a hamblyo inte gusha ima nin aya ba uniyesty ine gulesaneso Sara ❤

  • @KhaasimMoha-pw5tg
    @KhaasimMoha-pw5tg Рік тому +6

    Koko nasip kii oo dumar eh wye lkn sara aya cwa heshay gamekan amira ayada niyda iska jabinoyso koko iyo saraba wee shaqeysanoyin mee shqeysato ayanita aaba ka roon😂😂 oo 2 mr wax weyn wee heshay 💵 wow sara wllhi nasipkii oo qof eh wye ayada xita wee naxde😮❤😊

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Рік тому

    Masha allha 😂keep going wll asad ❤❤❤❤

  • @abdirizakgedi4339
    @abdirizakgedi4339 Рік тому +7

    Congrats, sahra 🎉 quruxley waye runti mashallah ❤

  • @dadaalorganisation5749
    @dadaalorganisation5749 Рік тому

    Walahi sxb legend ayaad tahay dhiiri galiye wamagsan

  • @abdishakuryusuf5195
    @abdishakuryusuf5195 Рік тому +20

    ma aqaanon inta qof arki doonta qoraalkeyga lkn wxaan allah kabaryayaa inuu jannada nakuwala kulmiyo i.n🥺❤

  • @Qadar11-qm7pr
    @Qadar11-qm7pr Рік тому +2

    Team koko is muujiya abeera na ya la hilmaamin he we love team 27❤

  • @AlisaidNor
    @AlisaidNor Рік тому +12

    Congratulations 🎊 Saara 🥰

  • @Sirdoon_________6
    @Sirdoon_________6 Рік тому +1

    Zaraa wa gabar dagaan m.a hambalyo 🎉❤

  • @Wadaniga178
    @Wadaniga178 Рік тому +3

    Qof kasta zaara ayuu la rabay hanbalyo gbdh dameecad wanagsan hor mar wacan🎉❤

  • @ZamzamSheikhadam
    @ZamzamSheikhadam Рік тому +1

    Waax walbo wa nasiiib nasibkedha sacidhaaay maskaxdha na wa uu dhalasho🎉

  • @Riyaana34
    @Riyaana34 Рік тому +18

    Congratulations saara ❤❤❤❤ luck women❤❤

  • @Sacdiyahadfow86
    @Sacdiyahadfow86 Рік тому

    Congratulations 1M600k insha allha 2M an ku rajeyna tem 27 wankafila❤🎉🎉🎉🎉

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Рік тому +20

    Congratulations for 1.6M subscribers only 400k left 2M subscribers go forward pro 🥳👏
    Congratulations sra you deserve 👏

  • @Garascali
    @Garascali Місяць тому

    Congratulations 👏👏👏👏🎉
    Saraaa

  • @faisomohamed-t6y
    @faisomohamed-t6y Рік тому +6

    😂saa uogaa inay zaara 100 dollar qaadanyso becouse way xisaansanysy lambarada😂❤😢

  • @caaqilyare574
    @caaqilyare574 Рік тому

    Asadow
    Ajinabiga markuu idin la joogo
    Af soomaaliga iska dhaafa
    Sidaas ayey ayagana idiin fahmi karaa
    Mida kale gabadha 100 ka doolar ku nasiibsatay
    Wallaahi waan la fikiraayey
    Iney lambarkaas ku guuleysato.

  • @XaajiOfficial529
    @XaajiOfficial529 Рік тому +3

    Wlh gabadhaas inay dafeyso waa uga shaki qabay ❤❤ congratulations sis

  • @ummimahuur2607
    @ummimahuur2607 Рік тому

    Amiiro damìiinn wayee eee leey kuheesaa😂😂😂😂

  • @fartunerelaxationmotivatio3148

    WAAN SUGI LA,AAA QEEBTA GABDHAHA❤❤❤❤ AMIIRA IYO KOOOKO

  • @bulshokaap77
    @bulshokaap77 Рік тому +2

    walhi waaa is dhahayay wana ugu shakisnaay 39 100$ hambalyo amiira 0000caqli maleh walhi yeey tartamin amiiro plez🙏🙏🙏

  • @Aajayare91
    @Aajayare91 Рік тому +4

    Congratultions pro Waan kuu hormariyay Ceeb miya👐😅

  • @IjaaboHusseinALi-vc2gt
    @IjaaboHusseinALi-vc2gt Рік тому

    😂😂😂😂😂 wallhi waan qoslay asad aaad buu unaxay runtii kkkkkkkk saara waaan ku wataaaa

  • @isakoficial
    @isakoficial Рік тому +4

    Amira waan iskajeclahay ❤

  • @neima837
    @neima837 6 місяців тому

    Team samia Ahmed inchallah 400k 🎉🎉🎉please next amina ougbad ❤❤😢

  • @MarioSalatt-j8i
    @MarioSalatt-j8i Рік тому +4

    Congratulations for 1.6m subscribers 👏

  • @RahmoAli-Dr-love
    @RahmoAli-Dr-love Рік тому +1

    Hadaad Aragto saliga nabigeen SCW please hadhafi ❤❤❤

  • @Basradauud
    @Basradauud Рік тому +16

    Yes Allah is one❤

  • @HamzaIbrahim-f9f
    @HamzaIbrahim-f9f Рік тому +1

    Habaliyo Sara walasaya mcn amiro sorii ayanita habaliyo koko habaliyo😢❤❤😅🙉🥰🥰🥰

  • @Sayiddeq_Hussein
    @Sayiddeq_Hussein Рік тому +8

    Zarra Is Not Easy Wlahi❤😂😅

  • @abdalexariiri6544
    @abdalexariiri6544 Рік тому +1

    Walahi I guess that she will get 100$ nd then 50 rm twice alhm she got all except one 50 rm congrts saara nd all other sisters. additionally we can’t ignore Asad hagio’s pure personality on nd off the camera I mean she was giving the mic nd he was thinking that she will give him bck to his money but he said no walahi that few words came from the heart

  • @JEEMIS27
    @JEEMIS27 Рік тому +10

    اللهم ا نصر اخواننا فلسطين🤲🤲🤲🤲🤲

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 Рік тому

    Wow mashal allaah habo ilaahay hakuu barakeeyo

  • @haruunbey2203
    @haruunbey2203 Рік тому +10

    Qurxuleydyde Miss you koko❤😢

  • @Nashaadmahamed-r3j
    @Nashaadmahamed-r3j Рік тому

    M.a allah aad Ayan nigii jecelahay❤❤❤❤❤😊😊😊😊

  • @abdiqanimadaxeey-hn2du
    @abdiqanimadaxeey-hn2du Рік тому +4

    Wlhi waa la rabay gabadhaan ❤

  • @nasriabdi6099
    @nasriabdi6099 Рік тому

    Wlhi anigo hanaqsan aya firisanay balse ugidambentii wanqosle I love you team 27❤

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 Рік тому +3

    😂😂😂😂😂 good job asad 100 kii maanta waa laga dafay

  • @Liqaaye256
    @Liqaaye256 Рік тому

    AR asadoow giimkaan soo badi walahi lambar 39 ciilbaa iga hayay likin way heshay😅😅😅😅😅