XUKUMO ADAG KU GUULEYSO $100 NOQO QOFKA UGU DHIBCAHA BADAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 жов 2022

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @sadioyare2833
    @sadioyare2833 Рік тому +267

    Aawey dadkii jeclaa nabigeena Mohamed (scw).🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hafsoonline1621
    @hafsoonline1621 Рік тому +73

    Hooyadeey wey iga dhimatay ee igusoo duceya ilahay inuu unaxaristo oo qabriga uwasiciyo nabigena muxamad scw laxiririyo 🤲🤲😭❤

  • @change68
    @change68 Рік тому +390

    Hadii aad ujeedid magaca Nabikeena Muhammad {scw}😞🙏💯

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 Рік тому +85

    MohameTt ﷺ ﷺ en el mundo es la mejor persona que Dios haya creado, sabia, misericordiosa y honorable❤🎉❤

  • @updyrahmanahmett9813
    @updyrahmanahmett9813 Рік тому +36

    kii ugu wngzanaa Ee aduunka soomara nabi Muxamed scw🖤❤️

  • @SomFamous10
    @SomFamous10 Рік тому +132

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara💜🤲💜🧡

  • @Haykal5
    @Haykal5 Рік тому +35

    Qofkii abid ugu cilmi iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم ♥️✨️

  • @abdinajiibmohamed2581
    @abdinajiibmohamed2581 Рік тому +110

    Challenge yada aan ugu jeclahay ayuu kamid yahay Do or Quit yaa ila mida kuwaan xamaasad leh soo badi 😃😃

  • @kingalpha4183
    @kingalpha4183 Рік тому +174

    The best person ever the most knowlege able and the most shine created prophet Mohammad 💘❤💘

  • @ShiDanE____14
    @ShiDanE____14 Рік тому +30

    Hadal Afkaaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎ﷺ 💖📿

  • @de____jong4
    @de____jong4 Рік тому +9

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad {scw}.

  • @Isma_lp
    @Isma_lp Рік тому +86

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh.🤲😍💖

  • @ciiseyare2929
    @ciiseyare2929 Рік тому +26

    Manta waa jimci kusaliya nabiga scw

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +36

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤🤲☝

  • @asharimahamud7791
    @asharimahamud7791 Рік тому +28

    Caawa waa maalin jimce aaan ku salino xabiibkeena scw

  • @halushhalush8224
    @halushhalush8224 Рік тому +23

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy all Allah Has created prophet Muhammad ♥️♥️

  • @rabiitube3690
    @rabiitube3690 Рік тому +29

    Masha Allah Adban Ku tagera 27 Aniguu waa will oromoo🇪🇹🇪🇹 waxan rajenaa Allahaa inuu ku Afiyoo insha'Allah Somali UA-cam 1

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 Рік тому +33

    The best person ever the most knowledgeable able and the most shine all created prophet Muhammad Sallallaahu callayhi wasallam ❤❤❤

  • @ismaip1
    @ismaip1 Рік тому +91

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

  • @Captain.Yaaska
    @Captain.Yaaska Рік тому +8

    The best person ever the most knowledgeable able is prophet mohamed scw 👍❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +4

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw❤️❤️🕋

  • @onefootball891
    @onefootball891 Рік тому +13

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all greated prophet Mohammed صل الله عليه وسلم ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 Рік тому +31

    Hda aragto magaca nabigena maxamed
    Scw scw 🥺🥺🤲😭
    like sara

  • @alifaidabdi5739
    @alifaidabdi5739 Рік тому +11

    Cumeer Wallhi Qalbi wanaag ceyda uusiiyey dhibcaha
    Ceydana Azad ziiyey
    Ceyda zxpkis wax ma ugola

  • @xamsejr8477
    @xamsejr8477 Рік тому +12

    Cumiir daacad waaye uqdad malaha wllhi🥰

  • @Canada.143
    @Canada.143 Рік тому +28

    The best person Ever the most knowledgeable and the most shinle All Allah creanted is prophet Scw 💝❤💖🧠

  • @de____jong4
    @de____jong4 Рік тому +23

    ilahey ha caafiyo Dr xabeeb 😞🤲🥺

  • @eysamira4758
    @eysamira4758 Рік тому +23

    Thank u for respecting our religion ❤🥺I feel so proud

  • @marryme4690
    @marryme4690 Рік тому +22

    Queen Asad kulahaa Ceyda Umad ma,ahan😂😂😂
    Asad 100$ Save😂

  • @zeitunadan313
    @zeitunadan313 Рік тому +10

    Cawa wa habeen jimca ah aan kusalino dhamantena nabigan Mohammed sallahu calayhi wasallam

  • @abdiwaahidsomali6225
    @abdiwaahidsomali6225 Рік тому +21

    Hadii aad u jeedo magaca allah love saar الله

  • @5-starsnews
    @5-starsnews Рік тому +15

    "Dadka ugu cafiska badan waa dadka ugu nugul dhibta wayo dadku waxa ay umaleyan kuwo aan dareen lahyn ama daciif ah balse xaqiqdi ayaga ugu wanaagsan dadka"
    So dhww nguso bir wll🙏🌷

  • @princessnasriina3883
    @princessnasriina3883 Рік тому +23

    رضية بالله ربا وبالإسلام دينا وبمحمد صلى الله عليه وسلم نبينا ورسول الله 💓🥰

  • @khadijasuleimanmohamed7730
    @khadijasuleimanmohamed7730 Рік тому +19

    MashaAllah ❤️ keep going best Somali UA-camr 💯

  • @sacidahmed6838
    @sacidahmed6838 Рік тому +10

    hata ujedo magaca nabi Muhammed scw like sara

  • @jokar1m
    @jokar1m Рік тому +10

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh
    subscriber isoo dheh RESPECT🔥....

    • @naziimcady389
      @naziimcady389 Рік тому +2

      Dayax waku tagera waxa tahy qof naxaris badan fananimada iska dhaf 😪

  • @nevergiveup7126
    @nevergiveup7126 Рік тому +24

    Cumer Big respect🙌
    Cayda wax jira ma tihd
    Zxp tinimada neh meel ugu dhacday🙄

  • @hamdaahmedhamdaahmed6519
    @hamdaahmedhamdaahmed6519 Рік тому +18

    AynU ku salino Xabiib keena suubaN Scw 💖🥺

  • @Suldan952
    @Suldan952 Рік тому +19

    Hadaad u jeedo magaca ALLAH love ❤ saar

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 Рік тому +8

    Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Рік тому +6

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad 😍😍❤❤صلي الله عليه وسلم

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.Muhiyidin Рік тому +11

    Cumeyr wuu iga qosliyey wallhi 😅😅😂😂😂 kulaha waar gabdh cudoon

  • @muscab8581
    @muscab8581 Рік тому +15

    kusalli magaca nabiga mohammad scw

  • @Fahima32349
    @Fahima32349 Рік тому +4

    Juma kariim😍 igula sali xabiibkena maxamaed scw🥺💝

  • @hodoabdisalam2881
    @hodoabdisalam2881 Рік тому +11

    Asad hagio maalmahan funny ayuu noqdy😂😂😂

  • @yacqupilkacaze5265
    @yacqupilkacaze5265 Рік тому +4

    Cawa Waa Jimce Nabiga Halagu Saliyo Wll scw

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Рік тому +60

    Hal Mid Baan Kaa codsanayaa Anoo ah Dadka Kugu xidhan Fadlan Dhaqamada Dumarka Iyo waxa Dumarka gaarka U ah Gamekan Ka saar Mar Danbana Ha soo Celin Walaal👋🙏

  • @nuhmohamed6023
    @nuhmohamed6023 Рік тому +9

    NUMBER ONE SOMALI UA-camR AAA KHALAS WAAYE INTAASNA WAA KAFTAN 😂👍🏻WALALKAY ILAHAY HAA KU SHARFO ASAD MOHAMED HAGIO MARNABA NO HOOS KEEP GOING🫡🥰

  • @cayoosh4
    @cayoosh4 Рік тому +50

    Shout-out for the cameraman Arimaheena👏🏽✌🏽 ani camerada hadi aan heeni laha qosol darti wax madubi kari laheen 🤣🤣🤣 So funny today's challenge 😆 Keep it up Team 27👏🏽💪🏽💯

  • @dazzledsweetie5667
    @dazzledsweetie5667 Рік тому +7

    Asad Hagio best somali youtuber inaad tahay shaki kuma jiro💯

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.Muhiyidin Рік тому +12

    Hambalyo 😂😂 walhi marka ugu horeysay uu asad aad badiso kalay iska arag ❤️❤️❤️

  • @jikako7
    @jikako7 Рік тому +11

    WALALA ANIG IYO ADIGABA WAXA NAGU WAJIBA INAN KUU SALINO NABIGEN MUXAMMAD SALALHU CALY WAA SALMA ❤❤❤❤

  • @sabiriinmaxamad7600
    @sabiriinmaxamad7600 Рік тому +4

    Keep goin asad wiil tagero guul cadowga cagta hoosteda video kasta la socda soo dhigtid guul 2m comin soon guul guul

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Рік тому +6

    Cwa wa jimce igula saliya xabibkena Muhammed (SCW)❤

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Рік тому +12

    Lejen is lejen barnaamika online Ka dhig😂💗👍Yaa Igu raacsan

  • @Hiiiiiiiiii.i
    @Hiiiiiiiiii.i 6 місяців тому +1

    Ku sali Nebigena The best person ever The most knweledge able and The most shine all created prophet Muhammad صلي الله صلي الله عليه عليه وسلم❤☝️🕋🕌.

  • @najahali8934
    @najahali8934 Рік тому +3

    Oh I am the first one on comment 😊 aniga every day qofka ugu horeyo ahan jiray balse comment laiga hor mari jiray lkn am proud of you really best youtubers thn keep going to 1 million 🎉

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +262

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️ ﷺ 🤍```📿🕋✨

  • @abdirehmansudais2113
    @abdirehmansudais2113 Рік тому +9

    The best somali youtuber goat asad, support u from jijiga♥️🔥

  • @Ahmed1092-u2x
    @Ahmed1092-u2x Рік тому +5

    Caawa waa jamco wll ugu la Sali Nabi maxamed scw

  • @aminayko9231
    @aminayko9231 Рік тому +8

    You will be best youtuber if Allah says mY dear Brother 👑

  • @cayuushmuhudin8491
    @cayuushmuhudin8491 Рік тому +14

    🤣🤣🤣🤣Wallhi qosolka igadhamaday part2 soo samey waxaa soo gadaa dhaga dhago oo laxiranaayo oo duleelkaarabin oo meesha lagu dhajinaayo aa jirto taas soo gad

  • @mohamedabdikafar9402
    @mohamedabdikafar9402 Рік тому +3

    Hadaad jeceshahay nabiga scw like saar

  • @nuuradiinhussenomer9143
    @nuuradiinhussenomer9143 Рік тому +3

    Keep going asad hagio waan ku salaamay 1.2m insha allaah guul ayaan kuu rajaynayaa

  • @abdullahisheikh1096
    @abdullahisheikh1096 Рік тому +1

    Asad hajio wankuwata nio very creative contents. Our number 1 Somali youtuber

  • @Ayuub9419
    @Ayuub9419 Рік тому +5

    💖💖💖💖waa habeen jimco ku saliga nabiga salalaahu caleyhi wa salam💖💖

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels Рік тому +19

    Nabiga ku salli scw ❤

  • @sihamqali3169
    @sihamqali3169 Рік тому +10

    Another game my bro keep going abowe asad❤❤❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +18

    Keeps goings my brothers asad hajio and cumir and king ceyda best game 💪💯💔⚽️

    • @aminaabdi9943
      @aminaabdi9943 Рік тому +1

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @dhameystiran_4068
    @dhameystiran_4068 Рік тому +7

    UA-camr la Dawado Ki Ugu wacna Wlhi Thy Azad Hagio Nin Ku Dayasho Mudan ❤️❤️

  • @mahamedapuu4936
    @mahamedapuu4936 Рік тому +3

    Ma awoodo inaa igula saliso nabigeyna muhamed scw scw scw scw 😍😍😍😍

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube Рік тому +25

    Tagtada ma badali kartid
    Waan ogahay, tani waa run qaraar - balse si walba oo aad isugu daydo tagtada dib looma qori karo [wixii tagay tiigsimaad ma leh; tagto daayoo timaado ogow]. Intii aad waqti ku lumin lahayd ka fikiridda gefefkaaga, xooga saar qorshooyinkaaga nolosha ee timaaddada, horayna u qaad tallaabooyinkii aad ku fulin lahayd himilooyinkaaga.❤️🙏

  • @ilwaadqurux5964
    @ilwaadqurux5964 Рік тому +4

    Mashallah ilahay gamcaha haku barakeeyo asadow my tean

  • @juuka3714
    @juuka3714 Рік тому +11

    Asad nasiib xumadii o qof ah tahay lkn manta lucky ahed anyway congratulation man😅🤌😘😘

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud Рік тому +2

    Masha Allah keep going Asad Hajio congratulations Asad Hajio 👏🥰❤

  • @user-wf7wc8es3m
    @user-wf7wc8es3m 5 місяців тому +1

    Qiyaano waayay wlhi cumeer waaloo tashaday lkn cumeer daacad nimadiisa ayuu kufakanaaa cumeer guuuul💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @anhaarmahammed4977
    @anhaarmahammed4977 Рік тому +3

    yesss ana ku mention gareyay 3 tiktok ugu danbeyn waso sameyeen😊

  • @de____jong4
    @de____jong4 Рік тому +15

    Prophet Muhammad -the greatest man who ever walked the face of earth 🫀 💪 🙏 💯

  • @shamsomohamed7587
    @shamsomohamed7587 Рік тому +2

    Waaaw maasha Allah guuulaso wallo in Sha Allah horay u soco

  • @sabrina7675
    @sabrina7675 Рік тому +3

    Congratulations man ASAD HAJIO 🥰🥰♥️♥️

  • @kaltuundaahirali1940
    @kaltuundaahirali1940 Рік тому +6

    Congratulations best somaali UA-camr

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan Рік тому +11

    Keep going brother 🙏 💪

  • @kiinladan525
    @kiinladan525 Рік тому +6

    Qofkii sadexaad m.a asad allaha ku xafido hore usoco wllky

  • @sagalcumar1296
    @sagalcumar1296 Рік тому +2

    Asad salan sare wll qali qofki igu horeyay❤💯

  • @Mohaakhan
    @Mohaakhan Рік тому +3

    Asad keep going brother inan kulasoxarira ayan jecla inten kalaso xarira walal qaali.

  • @queenmaryammustafe3614
    @queenmaryammustafe3614 Рік тому +8

    Asad hamblyo caawa adigaa badisay nasiibkaa kula jiray game waa fiicanhy lkin waxaan kugula talin lahaa inaad iska dheereysaan waxyaalaha dumarka u qaaska ah sida garbasaar iyo katiinad iyo waxayaalaha dumarka loogu talagalay intaas wax ka badal waayo raga wa ka xaaraam insha alah inaad sameyn doonto ayaan rajeynayaah wlalke hore usoco mar walba❤😘🥳💓❤💗🥰

  • @aptinaazirzuldan7602
    @aptinaazirzuldan7602 Рік тому +4

    ku saliya nebi Muhammad🙏🙏

  • @nuur6536
    @nuur6536 Рік тому +6

    wll albaab walboo kaaxiran alle hakuu furo murugada farxad hakugu badalo culeyska alle hakaa qaado wll 100 subscribe iisaara xabibayal🤛👍

  • @ifrahdahir5514
    @ifrahdahir5514 Рік тому +3

    Best somali youtuber azad Hagio ❤🤴

  • @hodancisman2164
    @hodancisman2164 Рік тому +5

    Armiheena 900k coming soon pro never give up

  • @abdaleMedia6830
    @abdaleMedia6830 Рік тому +7

    CUMEER IS LEGEND WLHI🥰👍
    LKN CAYDA 😏😏😏

  • @anisaabdullahi6927
    @anisaabdullahi6927 Рік тому +2

    Cawa wa jimca anku silino xabibkena mohamed NNKH ❤❤

  • @fatimayusuf3766
    @fatimayusuf3766 Рік тому +4

    Ceyda ciyaarta siduu cumeer ufahma ula faham ninka lacagtiisa yey uunoqon maxa 5 usiisay😁

  • @mahirofficial7980
    @mahirofficial7980 Рік тому +3

    Keep up pro hormar wacan pro🤲🤲

  • @de____jong4
    @de____jong4 Рік тому +16

    Allah is one 🙏 🤲

  • @MohamedAli-rr5zr
    @MohamedAli-rr5zr Рік тому +2

    Humbaliyo wllky asad hajio keep going zxp

  • @lukmanmohamed1063
    @lukmanmohamed1063 Рік тому +3

    Nabiga ha LagU saliyo scw 💓🫶

  • @salmakeyse
    @salmakeyse Рік тому +5

    Raga kliye inta u video socda asad eega in ay wax ka khldn yhin iyo in kle wa cumeer yare iyo IAmk lbada nin asad ad by ku jcln yhin ilaasho wll

  • @queenilwad266
    @queenilwad266 Рік тому +1

    M.a hambalyo Asad hagio malinti kugu horeysay Ee gem ku gulesaty 🥰

  • @yuukeycraxmaancali
    @yuukeycraxmaancali Рік тому

    Keep going my pro gar iyo gardaraba waan ku wataa zxp