((سبحانه وتعالي عما يقولون علوا كبيرا)) 😢 ((سبحانك هدا بهتان عظيم))😢😢😢 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 ((ومن أظلم من إفتري علي الله كذبا ليضل الناس بغير علم ان االله لا يهدي القوم الظا😢😢 لمين ))
Bal Cimriga uu le'eg yahay iyo wuxuu ku sheekeynayo eeg, Allah subaxaanu watacaala, quraankiisa waxa uu ku leeyahay '' Haddi ay adoomadeyo i kaa weydiiyaan, waan u dhahaay ka ii yeedhaya, ee i baryaya.'' ) is YAA XANAAN iyo yaa salmaan ayaa lagu duulay buu ku leeyahay. Orodoo guriceel kaga duuli kuwa aad ku qaladay bal.
Masha allah dadka ehlu kheyrka ah aya rumeysanaya kaliya lkin dadka aan wax ba kala socon Khawariq caadaat ka qalbigooda ma galeyso illeen ayaga dunuubti dhex fadhiya muxu ilaah heerkaas o kale gaarsiiyaa ba
Adduunka Muslimiinta joogtaa waxbay fahmeen idinkana been iyo barobogaan baad wali wadaan. Dhex fadhiya wasaqdiina iyo qashinkiina ee u maleeya in sidaa Janno lagu galaayo. Qof wax is waydiinaayo xattaa kuma jiro. Allah ha idin hanuuniyo.
wuxu inta umarayaa awliyada hala cuskado allahna awliyada unbaa cuskan kartaa aheekh aways ayaa soo nooleeyay hal geela oo la qaahayna wuu dhahay hada ka hor dhuusa mareeb ayaa kacbada loo soo warerjinayana wuu dhahay
اذ كان الطالب كافرا كلا المرتين صدقنا القصة او كذبناها ١. انه اشرك بالله شيا في اسمائه ٢. ولو قلنا كلامه صحيح فالطالب لا يعرف الله فهو كافر والنتيجة ان الذي يحكي القصة مرتد لا يعرف الله حق المعرفة مادام لا يستطيع ان يطير
Tawasul Waxan mahan ee illahay ka baq umada ha qaldin ma anaga ayad sakay tawasul no tilmameysa mise Waxan Aya tawasul ah tankale asigi qabri qof dhintay dul taagan oo baryayo Ayan heyna kaasna Waa tawasul walaga suga war ninyahow intad qof bani Aadam difaci laheyd Waxa kaga roon Ina alle xaqiisa in lagu tunto inad ka gilgilato
Illahay dad caqli leh wuxu noga dhigay Inan ku Kala fahamno Waxa xun iyo Waxa wanagsan adunyada korkeeda wax ka xun in alle loo shirki yelo majiran marka aqoon xumo waxey heysa waxas aad arkeyso qofka aqrinayo iyo midka la dhacsan oo iney sax tahay moodo ALLAHA MUSTACAN
Horta wadaad shaydaankan habargidir wuu ceebeeyay. Lkn waa qadar Allah wax lunsan cid walba way ku jiraan . Waligay ma maqal beenaalahan waxa uu sheegayoo kale. War Allah baan idinku dhaariyaye ma IBLIIS baa qof ku oranaya Allah bari oo tuug ninkan maqluuqa ahna iska daa. Waxaase iigu kuwa fircoonkan dajaalka ah diin u daba fadhiya.
اللّهم إني أعوذ بك أن أشرك بك وأنا أعلم واستغفرك لما لا أعلم
Hadaladiina dadka aad ku lumineysaan Allaah ayaa idinkula xisaabtami doona maalin maalintaan ka weyn oo ah maalinta Qiyaamaha.
(( الحمد لله الذي عافاني مما ابتلاك به وفضلني علي كثير ممن خلق تفضيلاً ))
Inaa lilaah wainaa ilayhi raajicuun alle ayaa kumahadsan Iga badbaadiyay suufiyo iyo quraafadkan dhar sano Ayaad kamid ahaa lkn Marka aan ogaaday inay khaldan yihiin Waan Iskaga hadhay alxm suufiyo iyo quraafaadkani wuu dabar go’i mar dhaw inshaa alaah waxaa tusaale kuugu filan in yar Somalia Jogta mooyeen dadkii xaqii bay fahmeen
❤🙏
Mashallah Allah ku mahadi
Sufiyo alaha nagu dilo munaafaqiinta ka baxay waa kuwa is qarxiye ee dadka gaaleysiiya
Yaa xannaan ma ka mid baa magacyada ilaahay?
Illahow adiga oo kaliyaan Ku cabaadda
((سبحانه وتعالي عما يقولون علوا كبيرا)) 😢
((سبحانك هدا بهتان عظيم))😢😢😢
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
((ومن أظلم من إفتري علي الله كذبا ليضل الناس بغير علم ان االله لا يهدي القوم الظا😢😢 لمين ))
Isaga ayaa Shayddaan run ah. Saa wuxuu leeyahay magacayga ku wardi ka ilaahayna iska daa
Bal Cimriga uu le'eg yahay iyo wuxuu ku sheekeynayo eeg, Allah subaxaanu watacaala, quraankiisa waxa uu ku leeyahay '' Haddi ay adoomadeyo i kaa weydiiyaan, waan u dhahaay ka ii yeedhaya, ee i baryaya.'' ) is YAA XANAAN iyo yaa salmaan ayaa lagu duulay buu ku leeyahay. Orodoo guriceel kaga duuli kuwa aad ku qaladay bal.
Mushrikiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Mushrikiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Mushrikiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Mushrikiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Mushrikiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Mushrikiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Wahaabi tuug ah
سبحان الله
Anigu waxaan la yaabanahay dadka dhagaysanaya!!!!
War ma xoolaa dadkaasi?
Aduu jaahil baatahay
Illahey xaqa ha Nagu hagaajiyo
Sheydaan dadka dhaxfadhiyo weeye nacalatullaahi caleyk yaa sheydaan
Subxaanalaah kuwan umada ha laga qabto
Yaaa xannaan yaa salmaan lagu duuli waa 😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂
Waa runtii ninkii ilaahay fahansiiyay ayaa fahmi kara
Wan kuguraacay shekh
Sarbeeb miyu u hadlay? Wa fahmi waaye
Waxan oo kale in lasoo gali halkan maaha hadii Aan laga hadlaynin oo la raddinayn wll ama ka saara ama wax kale oo qudhubkiisa nadiifinaya raaciya
MashaAlah ilay ha xifdiyo Shiikh
Shaydaan adigaaba caasi ah magaca Allah diida magac kalan waa lagu dulkaraa. Waxdoolay ma jira. Aa bantadi waa kula gadoontay
لا الله الأ الله اعوذ بالله من شركه
Masha allah dadka ehlu kheyrka ah aya rumeysanaya kaliya lkin dadka aan wax ba kala socon Khawariq caadaat ka qalbigooda ma galeyso illeen ayaga dunuubti dhex fadhiya muxu ilaah heerkaas o kale gaarsiiyaa ba
Duli shirki miyaa la aqbalaa waxan waa shirki tawxiidka barta qabuuraha iyo dadka dhintay maxaa karabtaan alla toos u caabuda
Jaahil murakab
Subxaanalaah
Bal fiiri shaydaankaan
Wayn waxa umuda kadhadhicinayo
Subxaanallah jahlisanaa duqaan
Ya ALLAH waxaas ayba dad ka dhageysanayaan walahi aakhiro su,all aa jirto yahuu magac Bini,adin aa lagu dulaa kaa aqbalimaayo
Adduunka Muslimiinta joogtaa waxbay fahmeen idinkana been iyo barobogaan baad wali wadaan. Dhex fadhiya wasaqdiina iyo qashinkiina ee u maleeya in sidaa Janno lagu galaayo. Qof wax is waydiinaayo xattaa kuma jiro. Allah ha idin hanuuniyo.
Gaal gaboobay😂
Jaahil murakab waaye kan subxana allaah
Subxana llah jahligu dhib badanaa Magac makhluuq ma wax tari. War Halloo laabto Raxmanka wad Danbabtene umadana ha Luminina
Sufi waxan kunacay haley ciseyo shiikh maha samadana shiikh matage naga baanta odayahow
Waxan umada ka qabta
Salmankas samada miyu dagana mxu ka dona
ADIGA YAASALMAN INTA DHEHDID BAL DUUL
Sheeqa waxa uu sheegaayo dhan waa khubxi cid la weydiinaayo kale ma laha
War khuraafigaan intee ku noolyahay
Waxaa shirki Wuxuu Ka sheekaynaya
Shaqsi iyo ilaahay buu isku Awood ka dhigayaa
هدابهتان عظيم
Inaa lilaahi wa inaa ilaayhi raajacuun’hadaba ogaada shaqsigii hadalkaan ku hadlay ee shirkiga ah iyo shaqsigii faafiya waa isku dambi ?waayo hadalkaan waa gaalnimo cad oo aan geed loogu Gaban ee umad yahay shirkiga Yaaan la faafi ?STOP STOP STOP ARINKAN WAA SHIRKI EE JOOJIYA!
Jaahilow diinta baro adaa shirki kujiro oo 3towxiid aaminsan khawaarijyahow culumada daa
Shirkiga adiga lee kugu ekado
Jazakalah wll waa shirki lkn in umada looga digo ma qaladba
Walalow waa gaalnimo wayn
Macnaha fahan, dadka shirkiga iskadaaya na leh waa shadaan, waana isla hadalkii mushrikiintii hore dheheen ee ahaa(kamaanu maqal diimihii ugu danbeeyey in illaah kalaya caabudee, nabigaa khilaafkaan layimid)
Dadka wqxan dhagaysanaya miyay dad caqli leh ahaym waa yaabe !?
subxaanallaah Bal fiiri shirkigaas uu ku hadlaayo subxaanallaah 😱😱😱
Subxaana allah wa jahilnimadaan dadka is qaadanayo bal arka
Waxa farxad leh in nimankan ahlu shirkiga ah ceeb toodii debeda timi, dhaman dadku uu layaaban yahay ninkaasi wuxu ku sheekaynayo..
Ilahay noo danbi dhaaf shir iyo xoolxumana naga dhawr.
🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
Waxaaa iigu yaab badan kuwaan huwan cimamadaha ooo u qoslaa nacaladi hakudhacdo shiikh kulahaa wax oow sheekh yahay malaha qaa inka
Subxanalah ilahow kuwan naga qabo
Suufiyoy hal mid baan idiinka codsanaa, inaga dhaafa sheekada ah dadkii hore ee duulay ee Na tusiyo kuwa hada Duulo!..
Kulahaa salmaan duulay😂😂😂
Abdullahi M.K
Dadbaa aamini waayeen nabiyaashii oo soodiray Allah swc. aaminwaayeena xaqiiqda, xaqireena tusaalekasta ilaa lagahalaagay. wax hadaad rabtit inaad fahantid! Videoga udhageeyso si fahan kudheeganyahay.
@@yayaabdifitah293 ma waxa isla meel dhigeysaa rasuul ilaah lasoo diray xujooyin iyo Mucjisooyin cad cad iyo oday geed hoostiisa fadhiyo oo Quraafaad iyo Been aqrinaayaa, war ilah haku tuso jidka saxda ah, wlh marna isma la hayn qof xiligaan jooga oo waxaas aaminaaya ayaad la kulmeysaa lkn tani waxa ay cadayn u tahay halka uu gaaray jahliga haysta umadeena
Abdullahi M.K
Qofkaa cilmi badan inla aflagaadeeyo waa astaamaha jaahilka hadii aad dad jahli kutilmaameeyso. Aniga cidla masimin nabi ee waxaan kutusinaayay dadka sida ay waxukala xaqiraayeen xaqiiqda iyo tusaalooyinkeeda. Qofka aafkaaga kutaageeysid adoo iskadhigeeysid nin aqoonleh dadka cilmigaleh neh. Jahli waakan wuxuukuhadlaayo aan garaneeyn, sheikha na example uubixiyay warcad uu sheegay sual hadad qabtit dheh suashaas hala iga jahli bixiyo. Teedada kale dhageeyso videoga waxa sheegeeysid see waamaxay oo qalad ah uusheegay?
@@yayaabdifitah293 qof ilaah iyo rasuulkiisa yiri aysan diin u ahayn, oo Sheeko xariir iyo Quraafaad diin ka dhigtay ani ma dhagaysto, sxb xataa hadii aqoon taada diineed yartahay Caqligaada saliimka ah adeegso, wlhi Duq maxamuud qiyaamaha waxba kuuma qaban karo kaliya Nabiga scw jidkiisi ma raacdi ayaa lagu weydiin
@@yayaabdifitah293 waad habaawsantahy
Waa shirki! Kuwaan waa mushrikiin
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun . Wallaahi kuwaa ilkaha waawayn ee meesha fadhfadhiyo caqliga waa uu ka maqanyahay war nin baa makhluuq wax u taray oo Allahna wax u tari waayay ... yaah waa diin suufiyo waa diin suufiyo waa diin suufiyo kaaga daran sheekadan beenta ah ee kuwaa jaahiliinta ahi looga dhaadhicinayo inay awliyada caabudaan Allah ay baryadiisa iska daayaan , sheekadan iyada ah maba sugna oo waa wax la sameeyay . Waxaan leeyahay beesha CAYR ee Habargidir war isdaba qabta oo ninkan iyo balaayadiisa iska soo bixiya.
Abu Iqra Adam diinta islamka adiga waxlagaaweydinmayo jahilyahow culumada hacaayin
Sh maxamuudoow weli ma gaartay samada
Waxaan aad ugu farxay sida dadka soomaaliyeed u reddiyeen odaygan,oo shirkul Akbar ku dhacay,waa mahad ilaahay maanta cidna khuraafaad laguma khaldi karo,in yar oo duqaas hoos fadhida mooyee
Yaa xanaan isimadacalle kamid maga yaa jaahil
أعود بالله من الشيطان الرجيم
Shiiq ku dhihi maayne, ha baadiyay dadka caamada ah
Subxaan allaah war goormaa la joogtaa ma casri jaahilgii dadka waxaa loogusheekaynayo oo dheveysanaya ayaaba kasii liita wa war halayska qabto inaanu umadagaalaysiin nimankaani waa shiico isqarinaya
Subxanallaah
wuxu inta umarayaa awliyada hala cuskado allahna awliyada unbaa cuskan kartaa aheekh aways ayaa soo nooleeyay hal geela oo la qaahayna wuu dhahay hada ka hor dhuusa mareeb ayaa kacbada loo soo warerjinayana wuu dhahay
Beeen badanaaaaaaa duqa
diyaarad miyaa awoow ciyaalka quraafaadka kadaa
اذ كان الطالب كافرا كلا المرتين صدقنا القصة او كذبناها
١. انه اشرك بالله شيا في اسمائه
٢. ولو قلنا كلامه صحيح فالطالب لا يعرف الله فهو كافر
والنتيجة ان الذي يحكي القصة مرتد لا يعرف الله حق المعرفة مادام لا يستطيع ان يطير
Subxaan bal daawada waxa culimo lagu sheegayo ee waxaas ku sheekaynaya beer xaydh leh bay ku cunaan khuraafaadka yaab!!!
jidhidhico badal
Waa hubaal in aduunyagadoon uusoo dhawyahay waaye adigaan dhahaysid "bal daawada waxa culumada lagusheegayo ee waxaas kusheekanaya" ma og tahay waxa uu kusheekanayo sheikha? Hadii haah aytahay jaabwtaada, noo sheeg waxuu kusheekeenayo iyo waxa ka qaldan?
Ma SHEEKH MAGACIISA AYAA LAGU DUULAY MAGACA ALLAH NA WAA LAGU DHACAY
illaahey
Subxanaall
Illahow kan umada kaqabo
Been Badanaa إن اذين يفترون على الكذب لا يفلحون
qalbi diinteey maa fahmiqaaro warguaann oo shiikan cheykayoo...somaliyeey wahad dooneesinne been iyo oumal iyo shiiblie iyoo guwoo baadanne oo cheydanne beenalayaahh wargogaah ayad doneeysinne ,,,, subxanalaah balaaya nihaysaata somaliiyeey
Jaahil xitaa waxaad qortay lama aqrin karo. Duf ku bax . Inaad qaadya cun tahay way kaa muuqataa
@@ashraffittnes1236 hahaha 😂😂
Wuxuu Nagaga Dhadhicinayo Bal Ninkasi Eega🙂
Suufi maanta heer wuxuu marayaa in uu tafsiirka quraanka badelo, dad Ilaah ka furtay 😡
Afkiisaa lagartaa inuu beensheegayo
😅😅😅😅
Subhanallah war niinku muxu ku hadlaylayaa dadka jaahiliinta ah ee kula fadhida waxa ka dhaadhihi iyo kan meesha soo dhigayba
Subhanallah
Waxaa haboon in uu qofku wax fahmo intuusan jawaab uusan bixin. Sheikha kama uu sheekeeynaayo qof sheikh caabudaayo ee wuxuu kasheeynaa kutawasulka qofka uuku tawasulaayo fadliga sheekhiisa si uu ilaah uu uugu baryo macna ahaan waa sida adigoo kudhahday shiikh "sheekow ilah iibari in uu amuuraheeyga iifududeeyo" taas oo caqliyan eh adaa ehlu cibaada eh oo ducadaa aqbaltahay ee ILAHAY noo bari.
Tan kalaneh dulmiga waa dambi weeyn. Aqoon taada hadeey yartahay aflagaado hakubadin ee soo baro diinta raadina runta. Inta aadan jawaabinah wax fahan waxaa kaadambeyso aakhiro oolaga dhimaneeyn ama cadaab ama janno. Your deeds of today.
War naga aamus
WANAAG SHEGE
waryaaba indinlahadlay adinka ubaahan amuuska!
Tawasul Waxan mahan ee illahay ka baq umada ha qaldin ma anaga ayad sakay tawasul no tilmameysa mise Waxan Aya tawasul ah tankale asigi qabri qof dhintay dul taagan oo baryayo Ayan heyna kaasna Waa tawasul walaga suga war ninyahow intad qof bani Aadam difaci laheyd Waxa kaga roon Ina alle xaqiisa in lagu tunto inad ka gilgilato
Yahye dadka halkaan comment ka dhiibaya waliba kuma shekha u gafaya waa juhalo wahabiyo iyo hiyi raac oo diinta mana aqristan mana yaqanan kuwaas miyaa khawariq caadaat wax ka fahmi kara horta ayaga ilah ha hanuniyo bidcada dhuntay
Subxaanalaah war dadka balaayada kadaa ilaahay kacabso
Subxaanalaah
Waaku been taas 😆😅🤣😂
inaalillaahi wa inailehi rajicuun
Hadi hadalkan uusan kufri eheyn adunyada wax kufri ah maba kajiran waxase iiga daran odaygan wado saxan mahaye dhalinyarada hoos fadhiso EE uu luminayo oo naxligan iyo khurafadan lo aqrinayo
Mustafa Hashi
aqoon la,aan yeesan meelxun kaatuurin, Hadaladaneh ha is dabamarin
Illahay dad caqli leh wuxu noga dhigay Inan ku Kala fahamno Waxa xun iyo Waxa wanagsan adunyada korkeeda wax ka xun in alle loo shirki yelo majiran marka aqoon xumo waxey heysa waxas aad arkeyso qofka aqrinayo iyo midka la dhacsan oo iney sax tahay moodo ALLAHA MUSTACAN
Horta wadaad shaydaankan habargidir wuu ceebeeyay. Lkn waa qadar Allah wax lunsan cid walba way ku jiraan . Waligay ma maqal beenaalahan waxa uu sheegayoo kale. War Allah baan idinku dhaariyaye ma IBLIIS baa qof ku oranaya Allah bari oo tuug ninkan maqluuqa ahna iska daa. Waxaase iigu kuwa fircoonkan dajaalka ah diin u daba fadhiya.
waar miyuu waalanyahay odayga maxaa ka qaldan hadana dadka dhagaysanayaa ma dhekhtarka waalidaa ma dadki waalnabaa siday waxani u xamilayaan
Subxannallah.
subxanlh
Maxaa khuraafat la iswaraabinayaa, beentu weynaa Allaw na cafi
Kkk duqa Salman jalma xitaa galnudugeey ha dhaho korkeena gasoo maro waxa dhan khubxi cad waye cid kale lama weyydiinayo kkk
Kan iyo hadalkiisaba waa gaanimo cad aan geed loogu soo gambanin
Fitno iyo qarax iyo halaag soomaali ugama horayn al ithixaad ama khawaarij. Hadii xaqiiqo la sheego. Umadii ayay isku direen al jihadism itixaad khawaarijsm somalia 100% waa islam.
SUBXAANALLH
Waar dadayohow niinka nagama shishonini kkkkkk
Subxanallah
Kaadib
hhhhh tane ma jirtaaa ilahow suufiyo so hadey ilahey aya adonkisa wax utari waaye asaa adoon kale wax utaray aye udhigan taa.sheekada owliyo lacabudo aye dan.mooden
kkkkkkk😂😂😂😂
Suufiyeey dadki hore iskadaya oo imika duula haiidin aragno bentiinu halkaygadho hhhh been baan baratene balahan idin karifayna 😁😂😂
waa khuraadle shirki ayaanu ku dhacay
Hhhh
Kaafirun kaafirun kaafirun kaafirun
been weynaa
dacwatul wahaabiya
Hhhhhhhhhhhhhh been badanaa
Ninkaan muslim miyaa mise waa gaal wayn
Jaahil foiqaal jaahil
waa Jaahil aanan waxba aqoonin umaddana raba in uu been usheego.
Beenta iyo Bidcada umada kadaay.
Gaalnimo tan ka wayn weligeey ma arkin.
Subxanallaah
Subhanallah
Subxanallah
Subxanallah