Qarni Cusub, wll culumadu cidna maal ka ma rabaan allaah ayaa ku filan. culumadu cilmigii allaah baray bay umada ugu yeedhaan oo uga faa’ideeyaan cidii qaadatana allaah ha ku anfaco cidii diidana xujaa ku oogan cidii culumada ijaafaysana cuqubooyinka soo deg dega bay ka mid tahay hujuunta iyo afxumada culumada loo geysto, maalintii abaal marintuna way imaan doonta iyadoo kii qaflad ku jiray iyo maalaayacniga iyo mooganaanta is xisaabinta aakhiro iyo qiyaame la odhan doono maanta aragaagu waa bir waana maalintii waarida kii janno ku waarayey iyo kii cadaab ku waarayeyba allaah ha inaga dhigo kuwii cadho rabbi ku dhicin ee jannadiisa ku waara allaahumma amiin amiin🤲.
@@warsanweedhsan6919 mashallah walaal waan ogahay taas waxa kaliya oon dadka uga digayey wa Inaan Cid walba la odhanin waa sheekh oon la dhagaysanin culimada la yaqaano ee lagu kalsoon tahay oo kaliya wax laga dhagayso inshallah
@@alexisde9413 Qof walba ha iska jawabo Illaahey waa facalu lima yuriid Adiggan buu ku duulin karaa hadaad si dhab ah uga cabsato Mida kale adi iyo umul baab aad fahmi kartaan maahan qisadani Ee aakhiradina U cabsada
@@cabdiwalidaacad2880 uducee walal inuu ALLAH cilmiga diiniga ah baro qofku inusan diintaba baran baa dhici karta balse yaqaano ALLAH iyo rasuulkisa iyo yowmul qiyamana rumeysanyhy mrka suashas ha weydiin ee dheh walal baro cilmiga diiniga ah boqol bana diinta baran hadana afkooda iyo adinkooda laga aman helay anakana naqan mrka walal u ducee
Hamza Hassan walaalo Ahlu suno iskumid ma aha Dad baa jira diin baran oo nagu hoos gam bada balse culumo ahlu diin ah diinta bar na katagin barna aan qadan waa ahlu suna Allah noo xifsiyo culumadeena
Waa arin haduu qofka is waydiiyo uu garan karayo xaqiiqada, lkn dadku is waydiin maayaan bal say koofi shaydaanka ugu faraxsan yihiin oo ay u qoslayaan
Sheekadan ma wadaadii hada keeneen Subxaanallaah allah aya mahad iska leh Diinta na baray magaca ama caruurtada u bixi ama ha u bixi wa magacii ilaahay magaca allah aad ku ciyaar aysan
Nabigow ina u gafay ayu hdane isla si wangsanyahy ar adunkana asu shiq hdane ku dhaganyahy markasa hdane la si tagera wale nasBnimadi iyo dinti dada wey ka dhamatay dadka qar e alow haahbi ciribtisa la waya amin amin
ahlu suna....kuwa tusan %85!iyo kuwa qalocan...%15waya lakin umul groupkina......%85..waxay aminsanyhiin....dadka somalida ah in ay diin haysan.dhigoda banan yahay... laba...dadka somalida ah dhan in ay xareg xalal ah kuwa wada dhalan......kuwas ma ku muuqdaan miyaaaa
subxanalah......wlhi wan qoslay.....lakin igow kuwa garka dheer iyo kuwas koley aniga kuwa dulaya......ayaan la dagi lahaaa......sababtooo ah ima dilayaan....lakin kuwan kala ......dhigeyga u banan
@@Fatumo walaal diintu waxay ina amartay qofka wax khuraafaada dadka u sheegaya in laga dhex qabto oo la cadeeyo isaga iyo khuraafaadkiisaba ee maaha in la iska daawado sidaad adigu ku doodayso
صهيب عبد الرحمن hhhhhhh qofkaan asgagay tahay in diinta laga qabto dad uudaba galana kuma saxaayo qaladkiisa ee nabi muxamad aa kanabad gali wayay walina waa daba joogtaan oo sheekh ayuuba idiin yahay yaa diinta laga qabaa war allaha idiin hanuuniyo dadka in lalaayo kuwii sheegay diinta mahaayaane
Runtii labada caalim ee nin walbaa uu xirtiisa muxaadaro u jeedinaayo lkn waxeey ku kala duwanyihiin ujeedka aay midwalba uu rabo inuu uga dhaadhiciyo xirtiisa waliba umal waxaa u dheer inuu ku kacsanyhay sheekh mahamuud
I love ❤️ sheikh umal and mustafa all of them iyo sheikh Omar faruuq I love them
Walle adaaa qasaaara qaba hadaad umul jeceshahy
Hhhhhhhhh allhayoow hadii aad sufi hanuun ladoonty soohanuuni /shkh umal💚💚💚💚💚💚💝 xafidahul ally💟
@@farhiyomalin3939 Allow naga qabo sufi Amiin🤲🤲
OMG??
cajib waxaas bah somaliyah ku so kordhay waxaa ka si daran kuwah dhegaysanayah
Walaalaha soomaaliyeed waxan Ku dardaarayaa gaar ahaan dumarka qofwalba wax ha Ka dhagaysanina culimada soomaaliyeed ee caanka ah ee ehlu sunaha ah wax Ka barta oo dhagaysta
Waxa Ka mid ah
1(sheekh Dirir
2(sheekh shibli
3(sheekh umal
4(sheekh mustafe dhamaantoodna allaha inoo xafido aaaamiiin
Qarni Cusub amiiiiiiiiin yaa rabbi allaah culumadeena ha inoo daayo kuwa umada marin habaabiyana allaah ha inaga qabto.
@@warsanweedhsan6919 walaal wa runtaa culimada la aantood wan baabilahayn allaha inoo daayo adigana Ku barakeeyo culimada Hala difaaco oo nafta iyo maalka haloo huro inchallah walaal waligaa xaga culimada yaan lagaa marin
Kuwa kaficaana jirooo
Qarni Cusub, wll culumadu cidna maal ka ma rabaan allaah ayaa ku filan.
culumadu cilmigii allaah baray bay umada ugu yeedhaan oo uga faa’ideeyaan cidii qaadatana allaah ha ku anfaco cidii diidana xujaa ku oogan cidii culumada ijaafaysana cuqubooyinka soo deg dega bay ka mid tahay hujuunta iyo afxumada culumada loo geysto, maalintii abaal marintuna way imaan doonta iyadoo kii qaflad ku jiray iyo maalaayacniga iyo mooganaanta is xisaabinta aakhiro iyo qiyaame la odhan doono maanta aragaagu waa bir waana maalintii waarida kii janno ku waarayey iyo kii cadaab ku waarayeyba allaah ha inaga dhigo kuwii cadho rabbi ku dhicin ee jannadiisa ku waara allaahumma amiin amiin🤲.
@@warsanweedhsan6919 mashallah walaal waan ogahay taas waxa kaliya oon dadka uga digayey wa
Inaan Cid walba la odhanin waa sheekh oon la dhagaysanin culimada la yaqaano ee lagu kalsoon tahay oo kaliya wax laga dhagayso inshallah
SHEEKH UMAL ALLA HAKU BARAKEEYO RUNTA KA HADASHAA
Wacad alle sheekhu waa iga qosliyay 😂😂😂😂😂😂ilahow sufiyo naga qabo waxay sheganba ma qof baa duula wax kalena waa idn ka sugnaa HHHHHHHH
@@suheybodahirdahir8572 sheikhaaga hagubto waakan naar naiiwado ee Alle utowbad keen bro
SubxanaLlah
@@suheybodahirdahir8572 oo hada ma qof bini adan miskiin ah ayaa samada u duulo aaminsanthy. SubxanaAllah
@@suheybodahirdahir8572 jaahil baa tahay hadaad aaminsatahay wadaadanka suufika ah og jaahil aad aaminsatahay er towba keen, si aad naarta aga badbaadid shirki daraadiis
@@alexisde9413
Qof walba ha iska jawabo
Illaahey waa facalu lima yuriid
Adiggan buu ku duulin karaa hadaad si dhab ah uga cabsato
Mida kale adi iyo umul baab aad fahmi kartaan maahan qisadani
Ee aakhiradina U cabsada
SubhanaAllah SubhanaAllah HasbunaAllah wanicmal wakiil Allahumma Najinaa Mina Naar 🤲 Amiin Amiin Amiin yaa Rabbi inshaa Allah kheyr badan Jazakallah kheyr Sheikh Mahadsanit inbadan Sheikh
Allow culumada Hanoowaayin..sheikh allah hakaa abaal mariyo..Diinta cidwalbaa kusoo hoos dhuumata ee banaanka Soo dhig qofkii kugafa..Dadka culumada cayayana akhiradiina u daneeya oo xaqa haiska indha tidhina.
Subxanallah wlhi waa yaab tusale aniga diinta ma baran sidas oo tahay waan kala garanaya qurafadka iyo diinta allaha qerka na wafajiyo
Alla walal baro intey gori goor tahay wlhi wx bdn bad fa ideysaa
Tuuga aduunka ugu weyn waa shiikh isku sheeg umul why oo allways ugu hadlaa umada asiga ka caalimsan
@@haylegabow9601 hhhhhhhhhhhhh dhib maleh aduunkan wxa la jogaya wa wx tirsan mrkii ALLE la hortago unbad kala baxeysan mrka no more cay
See wax ku kala saaree hadaad cilmi lahayn?
@@cabdiwalidaacad2880 uducee walal inuu ALLAH cilmiga diiniga ah baro qofku inusan diintaba baran baa dhici karta balse yaqaano ALLAH iyo rasuulkisa iyo yowmul qiyamana rumeysanyhy mrka suashas ha weydiin ee dheh walal baro cilmiga diiniga ah boqol bana diinta baran hadana afkooda iyo adinkooda laga aman helay anakana naqan mrka walal u ducee
Alle ha ku barakeeyo sh. umal sida aad dadka tawxiidka ugu caddaysey
Subxanallah waaba arin ugub ah illahoow xaqaaqa nagu dil wuxu waaba cawaan subxanallah
Allahuma Aamiin ya rabi
Acuudu bi Allahi Shirki bey ummadda ugu yeeraan Allow naga qabo
Umal maka towbadkeenay horta caydii nabi muxamad wadaadkaan ow heesto ha ii danbeeye?
Cajiib Allahayow wadada xaqa ah nagu hanuuni 🙏🙏
Subxannallah, suufiyada ma shaydan ba ka aqiido roon, yaa lillahi
Hhhh maka yaaabty shaydaaan ayaaba suufiyada wax usheegaya oo waninaaya hh
Waligay ma u malaynayn in uu qof Somalia oo muslim ahi waxas iyo wax la mida aminsan yahay.
Wal-acuudubillah, Allah yahdiik
@@ruqiyohusseinhayle1262 wx walb iska filo ...... alaha ku dhawro wlaaashy
Adigaa kaxun asiga oo tiri Nnkh scw injir ayaa kabuuxda dharkiisa iyo tintiisa midakale waxaa sheegtay waraabaha waalacunikaraa kidaabkaee ku qorantahay noo sheeg
One and only macalim mahamed umal 😂😂😂
SHEEKH Maxamoud xafidullaah waa runtii Qisaduna waa run
Waxaase hubaal ah inuu Shell Umal duuli karayn
Kkkkkkk cumR binu khadab ayaa duli lahaa
Hhhhh. WAR ISKA AAMUS YALAGULA YAABIN
Waa duulay ee caqligi iyo cilmigi iyo iimankii aad ku fahmi lahayd aaway hee?
UMA MALEEYNAYO SHEEKADAAN INAY SAX TAHAY YAA GOOBJOOG AHAA? MARKAY DHACEEYSAY , HADANA SHEEQ DIINKA WAX KAGARANAYA AYAA SHEEGAYA QISADA,, CULIMOOW HANA WAREERININA,,DADKA WAXA WAREERIYA CULIMO QALDAN IYO SIYAASI QALDAN WAA INAAN WAX KASTA ISKA HUBINAA
Miyaadan arkaynin videoka hada karadi youtupe
Waa xayeeysiis loo sameenayo umal
Ma ninkan hadlaya ayaad leedahay yaa la joogay
Dhabta Ayuu Ka Hadlay Sheeq Umal Barakallaah🙏
سبحان الله ilaah nama dayaaco hanaga dhigo kuwaa raacaa نبينا محمد عليه افضل الصلاة واتم التسليم
Suufiyadaan quraafaad iyo quzacbalaad bey aaminsanyihiin hadii baniaadam.duulaayo asxaabta duuli lahayd
Man sha allah sheikh allah haku barekeyow
Shekh isku sheega umul ee Rasuul scw kugafa kadaa khaladka umada qiyaamaa kadambeeyee subxanalah
Qufkii ugo horeeyay daawada like saar bro
WAAN KUU SAARAY.
حفظه الله ورعاه شيخ محمد أمل
Adiga xabibkeyna salawaatu rabi wasalamu caleyhi.
Aa waxa afkeyna qabin ku sheegtay inte qayamo la adeysa qayaamaha
Hhhh shirki ayd heysaan suufi
@@mrjokar2977
Adinka rero shirki ah koley idin dhihimaayo
Kkkkk wallhi wan qosoliy dadak lunsan ee suufiyo Allah so hanuniy
Sheikh umal Allah nooka xifadiiyo
Carif allaha naga dhigo umul umushiisa haku jiro
Sixirka markaad meel fiican ka gaartid ayaad caarif noqee
✈🕊🛸🦅
Sheikh umal Ilahay Ha ku barakeeyo
Xafidulahi, sida aad cilmigaaga ummadda Som/ ugu gudbisid
umul balyo. hakugu dhacdo xaad karabtaa. shiqa
Subxanaka Yaa Arxamu Raaximiin duuloowba oo Alle aan ushariik yeelayo dhulkaygaa iidhaamo aaway dadkii suufida aaminsanaa
Hamza Hassan walaalo Ahlu suno iskumid ma aha
Dad baa jira diin baran oo nagu hoos gam bada balse culumo ahlu diin ah diinta bar na katagin barna aan qadan waa ahlu suna Allah noo xifsiyo culumadeena
Suufiyada somaaliya waa musiibo qaran
Subxaanalaah.ilahay.sokodiisa.ma.sheeq.wax.qabta.kuwaan.gaalnimo.wey.dhaafeen
Ummadda met Ilahey ka xigaan
Waa arin haduu qofka is waydiiyo uu garan karayo xaqiiqada, lkn dadku is waydiin maayaan bal say koofi shaydaanka ugu faraxsan yihiin oo ay u qoslayaan
Sheekadan ma wadaadii hada keeneen
Subxaanallaah allah aya mahad iska leh
Diinta na baray magaca ama caruurtada u bixi ama ha u bixi wa magacii ilaahay magaca allah aad ku ciyaar aysan
Subxanalah wllhi arin yaableh ilahow xaqa nagudil cidan hayna xaqa tus
Hadda wadaadkaas suufiga ah ee u qisoonaya xertiisa waxay ka dhigan tahay aniga magacayga ku dhawaaqa oo igu tawasula markaad rabtaan danihiisa guud. Subxanallaah.
جزاك الله خير الجزاء الشيخ محمد أمل
Subxanalah waxaan bah ku so batay somaliyah
Jazakallah kheir
ما شاء اللہ
Waa run sheekh umal
MAXAA KUDABADHIGAY SHIIQOW
Nabigow ina u gafay ayu hdane isla si wangsanyahy ar adunkana asu shiq hdane ku dhaganyahy markasa hdane la si tagera wale nasBnimadi iyo dinti dada wey ka dhamatay dadka qar e alow haahbi ciribtisa la waya amin amin
sheikh umulow adaa kadaran oo yirin dad Islam ah waa gaalo
Ilaah ka cabso ninkaan xaqa ayuu sheegooyaa
Subxaanallaah qofkaanow mawaxaad kadiirtey oo kudhaqaa jiyey xaqa laguu sheegey iyo shirkiga wadankeena gudihiisa lagu fidinayo allaah kacabso oo xaqa hakahor hadaad qof muslim ah tahey hadaada xishooneyn waxaa rabti samee xisaabaa dambeysa allaha ina hanuuniyo dhamaanteen
Suufi sheydan ba tahay e sheekha no daa.
Run bad shegtay wa is cajibiyay Umal , kolba Sheikh o sharaf iyo karamo ka horeya bu doonaya inu wax ka sheego
Walaal mcn qofkiidiinta nabiga aankudhaqmeeynin mamuslimbaa adaakuweydiinayaa walaalmcn
suufiya waa tan dalka ddiinta keenay, umadaa cilmiga islaamiga ah bartay , sida tafsii,fiqiga, luqada, siirada, ayagan gaaleynay suufiyada qaarkood waxay barteen culumada suufiada, shibli kitaabka mawliidka nabiga kor ayuu ka yaqaan, culumo waxaa lagu yaqaana naseexa, maha muslimiinta inay gaaleeyaan, qofkasta gaf waa kahaca,كل ابن ادم خطاء وخير الخطاءبن التوابون,ujeedka nimakaan wahaabiya Noqo waa, waxaana sameeyau wahaabiya ingriiska, waxaa hogaaminayay muxamad Cabdulwahaab Himfar oo ingriis ah, aqriya taariikhda, suufiys haday gaala tahay, waalidkaa iyo qaraabadaadiina waa gaalo, soomaalyoo dhan waxay aheed waligeed suufiya , aduunka muslimiinta joogta waa u badanyihiin, waxan hada kashaqeynaya gaaleynta lacag ayay ku qaataan, badankooda sacuudiga ayay wax kusoo barteen, فلا تزكوا انفسكم هو اعلم بن اتقى, hada waxay joogaan wadan gaalo waxnna kama sheegaan, muslimiinta ayay ku diranyyihiin,aduunka gaal iyo muslim ayaa wadamada ku nool waxann nacebka ah madhax yaalo, Hinya boqolqql diin ayaa larumeysanyahay, soomaali boqolkiiba boqol waa muslim sida maqli jirnay, waa jiraan dad hada markay tageen wadamada gaalada wax kala qaatay,soomaali ninkii gaaleeyo wixii ku dhalay asalkaaga waa gaal, suufiya ayay ahaa jireen, الدين نصيحة قلنا لمن لله ولرسوله ولكتابه ولاءمة المسلمين وعامتهم . وصلى الله على سيدنا محمد. اقرءوا تاريخ محمد عبد الهاب,خالف جميع علماء الاسلام في الشام ومصر وحزيرة العرب انه جاء من ارض نجد وحارب ابوه واخوه وجميع المسلمي في مكة والمدينة, اللهم احفظا من شر ظالمين.
ahlu suna....kuwa tusan %85!iyo kuwa qalocan...%15waya lakin umul groupkina......%85..waxay aminsanyhiin....dadka somalida ah in ay diin haysan.dhigoda banan yahay... laba...dadka somalida ah dhan in ay xareg xalal ah kuwa wada dhalan......kuwas ma ku muuqdaan miyaaaa
Laaxawla walaa quwata ilaa bilaah ,suufiyada sheeko xariir bey hayaan .yaa salmaan aa subxaana alaah. Yaab.com
Dhalinyarada soomaaliyeed wiil iyo gabarba waxaan idin leeyahey diintiina barta hadii kale waxaa kudambeyn doontaan sidii odayaashaan oo kale oo illaahey kitaabkiisa iyo sunnadii nabiga scw bedelay oo ummada soomaaliyeed diin ooga dhigeen waxaan diin aheyn 24ka saac waxey mashquul kunoqdeen shirki quraafaad qabuuro lacaabudo owliyo latuugsado dumarkii aan cilmi laheyna maskaxdii ayey kaqabsadeen waligaa arki meysid suufi muxaadaro aqrineyso ama tafsiirka dadka baraayaan nabiga scw wuxuu yiri qofkii sameeyo camal aan aniga iga sugnaan waalagu celin
Joojiya xayeysiinta umal
kkkk ninkaan waxa uu ka sheekeynaayo waa waxaan aqliguba galayn bisinka
Weligey San Uma qoslin astaqfirullh ilaho na soo uruuri
Kkkkkkkk subxaanlaah
Kkkkkk wllhi anigu wanqosoliy Allah so hanuniiyo dadakan lunsan ee suufiyo
Wlhi ana ka drn abayo nusaac ban afka tagayey hhh
Kkkkkkkkkk wlhi thuma wlhi umal waxu sheegaayo waxbadan ayaa kajira dad badan ayaa jira diinta quraafaad ku dara iyo sheekooyin khayaali ah allahuma najinaa diinta waxey maanta leedahay intaas oo firqo kala duwan balse mid unba sax
inta suufiyada taageersan like an aragno imisa qofa la yahy
Abdizalan CN qurafaat maan tageernaa
sheekadani waxay u egtahay egtahay shiikadii wadaadada kiristaanka ee odhan jiray ilaahay baan istiqfaar idiin waydiinayaa ee lacag keena
In that case, this guy doesn't need visa or ticket to fly 😂😂😂😂
The level of ignorance😢😢
Waxanoo kale ma dadbaa dhegaysta oo aamina subxaan Allaah khuraafo caqli xumaa muxuu isagu u duuli waayey sowka Dhuusa mareeb wareegaya
Ibliisbaa bay kuwana ka fogaadeen yaahuudiina
Asha Debey kkkkkkk
Ma dadkaan jaahilnimada ka badatay ilaaoow na amaansado
Wllyal maaha inaan cidwalba iska dhagaysataan ee kaliya waxaad kadhagaysataan cidii diintodu zaxantahay sida sheikh umal waa caalimka somaliyed wllhi wax kaqaata waad ka faa idaysanaysaan
Subxannallah
Maansha Allah barakallahu fiikum and Allah yahfidkum dadka wax uka Qeexa sidanoo kale
Naclatulla aah calayka ganawayne imaan laaway
War. Noi diintaada miyaaad gadaty bal wx iskula hadh
subxanalah......wlhi wan qoslay.....lakin igow kuwa garka dheer iyo kuwas koley aniga kuwa dulaya......ayaan la dagi lahaaa......sababtooo ah ima dilayaan....lakin kuwan kala ......dhigeyga u banan
Ducoyin qurux badan gurigag u shido ISO boqo
Sheikh Salmanka Lasheegayo MA shimbir Baa Waa Yabeeh
Mayee waa shaydaan oo dadka shirk galiya...waa isla shaydaanki khadimka u soo baxey.😂
Abdirahman Mohamud waa sidii kii dhahay Xamar baan kasoo raacay baabuur intaa nan soo gaarin afgooye baa baabuurkii gadoomey , markaasaan toosiyey keligey 😂🤣😂😅
@@WHO2024 khaadim maaha ee waa muriid
🌹🔖📖 Markaska barashada
1- Qur'aanka. 2- Culumta sharecada.
3- Higaada (qaacida nuuraaniyah).
4- Qaybta qiraa'aatka.
wixii faah faahin intaa dheer lambarkan :
[ +966-59-802-7503 ] 🚩🔖🌹
Haduu wali duulaayo nabiga scw ayaa duuli lahaa war suufida sidee wax loogadhaadhacsiiye waaba wax aan caqliga qaadaneynine
Shiikha waxba haka sheegin ee ilaahey ka baq.
Shikheeee YAAA XANAAAAAN😂😂😂😂😂
Warka dhameystiran loo bahan yahay wax la soo jarjaray sheekh umal inaga daa
Asaabo iska xoreeye shabaab lkn umal adiga fikirka farmajo tuug ayad ku raacsan tahay Oo wuxu qasayo calashan darood ahan weeye wan ku fahme
Shiikh Umulow Allé ka baq waxaa Fiicnaan laheeyd in aad Diinta Fidiso Dadkana ku wacdiso Sida Wanaagsan oo ku dayasho Mudan haku Mashquulina Shaqsiyaad Dhaliishood ma waxaad ka aargudaneeysaa Injirtii aad Nabiga ku sheegtay Waxba Tari maayo Wacdi ismaqashiis Ah oo aad Shaqsi ku ataageeyso Diinta Xishoodo beey Na fartay Wax badan oo Isla weeyni Ah baa kaa muuqato Adigoo Xushmad iyo Wanaag ku dabaqaayo wacdiga ku Fidi Adeer meel baad ka bugtaaye.
Diinta xishood way ina fartee in xaqa laga xishoodo inamay farin oo odhaah baa ahayd" xaqu waa xaq walow dadku ha karahsadaan ba'eh"
صهيب عبد الرحمن haa hada madhaleeceen ayuu kahadlay mase xaq iyo xaq daro ayuu kahadlay fiiri abti diinta waa lafaafiyaa adigoon qofna xuma iyo wanaag kusheegin hada lkn shakhsi ayuu haystaa ninkan ama sheekhana waxuu kahadlay wax un hada kahor dhacay ee asaga diin kama hadlayn videogana waa lajay intaas haku deeqday
@@Fatumo walaal diintu waxay ina amartay qofka wax khuraafaada dadka u sheegaya in laga dhex qabto oo la cadeeyo isaga iyo khuraafaadkiisaba ee maaha in la iska daawado sidaad adigu ku doodayso
صهيب عبد الرحمن hhhhhhh qofkaan asgagay tahay in diinta laga qabto dad uudaba galana kuma saxaayo qaladkiisa ee nabi muxamad aa kanabad gali wayay walina waa daba joogtaan oo sheekh ayuuba idiin yahay yaa diinta laga qabaa war allaha idiin hanuuniyo dadka in lalaayo kuwii sheegay diinta mahaayaane
@@Fatumo sheekhani xaq mooyaane wax kale kama hadlo adiguna waxaa dhagaha laguugu riday waa sheekh caynkaasa dameeri dhaan raacday lama noqdee waxbaa la iska hubsadaa diintana cilmi baa loo yeeshaa markaasaa laga doodaa .
Subxaan Allah. Allahu Akbar waxdahu nastaciin wa waxdahu natuubu ileeyh wa nastaqfir. Allahuma ihdi alcaamta min umatina ajmaciin
Masha allaah jazakalah sheikh mohamed abdi umal barakalah jazakalah miisanka akhiro allaha kugu daro
Dibka umal maaha wa sadexdha towheed oo bidcada ah..oo lagudiidhay tawasulka...shiekh tan haday shirki tahy..in rasulka iyo owliyada barakeysan Allah looga dawaadho....rasulka iyo saxabada waxy noqonaan khaaarij....tawasulka horta yaa diidhay culimada islamka waa suaal muhim ah...wax diidhaya mabajiro culimada islamka....ibn taymiya iyo ibn adulwahaab aa kuwareri...khawarijta....kutubta ahlusuna wal jamaca kullabo si aad towhiid saxsan uhesho
Subxaana laah ilaahay baan ka maqan galay sharkiisa isaganah ilaahay ha hanuuniyo
Waa dad la luminayo kuwani xataa qof caqli leh kuma jiro kuwan
Kkkkkkkkkkkkk bisikaaaa
Soomaaliyeey kala laabta subscribe-ka
Subbxanallah
Ceeb badnaa adoo shiikh sheegta mar waliba ku mashquul aflagaadad iyo tafaraaruqa islaamka ma saas baa dacwad lagu gaaraa?
umul wakhanis kitabahaa muslimkaa kuray
Caqligaa foorara curaafeysta
Kufriyaadka dadka haloogadigo culimada alle habarakeeyo
Umul Injirle Ninki Nebigeenna Suuban Scw Caaye
Waxan kuqoslay midka yaroo madaxa ruxaayo waa maqanyahay
Mid ka yar ee cumamada cad miyaa 😂😂😂😂😂😂 hortadan la yabnay beenta
@@mohamedelmi8104 sxb wlhi wan kuqoslay haa warka kusocdo wuxu rajo kaqabaa mar inuu biibo hhhh wa sugi kartaa lee
Subxanalah waa waxyabaha khiyaliga ah oo sufiyada dadka kubartan wAye aniga waxan sogaray ayado qaburaha laisugu yimado oo sufiga meshahesta aya wuxuw dhihi jirAy madaxa marada sarta dembiginA an idinka dhafee
Waa kaala noqday subscribeka nin waxaa tahay soo culumada aflagaadeeyey
Culamada waa tee ?
Ma ninka sidas umada u baadiyaynaya ayaad sheikh u taqaan ?
waxanaa culumo ledahay caqligaga ma intaasaa
Ninkaas umada alahakaqabto
Subxanallah.
Maanshaa allah
Allow suufi io shirkededa naga kaxeeet🤣🤣🤣🤣🤲🤲🤲🤲
😂😂😂
Umal waa ninkii nabiga caayay waana gaal
Runtaa kudhibeeyso waaalmcn waxaan maaindhaha Laga qabsan karaa walaal qaali waligaa xaqa raadi
Subhaanallah
Hhhhhhh 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wle wa sherke subxanalah najinaa munal dalimin kkkkkkkkk
Waxaan xeey ilaah udulmaayaan war waxaan waaleesku dilaa
Ilaahow na badbaadi
Subxana Alla😂😂 yaa salmaan😂😂
Runtii labada caalim ee nin walbaa uu xirtiisa muxaadaro u jeedinaayo lkn waxeey ku kala duwanyihiin ujeedka aay midwalba uu rabo inuu uga dhaadhiciyo xirtiisa waliba umal waxaa u dheer inuu ku kacsanyhay sheekh mahamuud
tagfiirkii waynaa ahaa balaayo haku dhagaysato shiikh maahid ee culimada ha cayn
Takfiir uml musibo waye
DAWLADA KIINYA MEY NINKAAN NAGA CESHATO
XUDUUDA KIINYA XEYNDAABKAAS AYUU XAQUUQ KU LEEYAHEY
CULUMADAAS DALKOODEY CULUMO KU YIHIIN EE UDAA WAXA EY YIHIIN KUGU MA HWYSTAAN KIINYA IYO GUMEYSTAHA AAD HOOS JOOGTO KU EKOOW OO CUQDADA ISKA DAAA
Illahay ka baqo shekadan ma amin santahay
Ninkaa macalin Mahamuud ladahaa wuxu sheegahayo meel ey kutaaal lama arag eee illhy kabaqa kuwaa wadadnimada sheeganahyaa waxuu kuhadlahayo waa shirki iyo illhy kafogaasho
Shakha sulaba baraba ilgajawabo
Walaahi umuloow weey cadahay inaad ka gubaneesid macalin maxamuud dagaalka uu kula jiro al shababaab teeda kale karaamada awliyada qalbi laguma cabiro ahlu naar khawaarij ah nabi yase alaah ku duleeyo🤲🤲🤲
Subxaans ALLAh
Sheikha adigane maad nakaxesid an dulnee sidi Diyaradaha