Sidee Naftada Loo Dhiirigaliya? | Self Motivation Secret

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025
  • La talin Khaas ah
    shorturl.at/0BtZ9
    La Talin Bilaash ah
    forms.gle/MSzW...
    All My Links
    linktr.ee/Sali...

КОМЕНТАРІ • 106

  • @SalimOmer
    @SalimOmer  Місяць тому +11

    La talin Khaas ah
    shorturl.at/0BtZ9
    La Talin Bilaash ah
    forms.gle/MSzWF2iKUnRroDsK6
    All My Links
    linktr.ee/Salimomer1

  • @Iqra_Abdullahi47
    @Iqra_Abdullahi47 Місяць тому +20

    Saliimow ogow wlal in ay jiraan dad ad ad iyo ad muhiim u thy ine jiraan wlhi ogow dad bdn ad hab fakarkoda badashay kadib nolosha ay u fududatay noqden dad naxariis bdn ilahey haku barakeyo caqligaga cilmigaga alle haku siyaadiyo walidka ku dhalayna iyo kuwa kugu dadalay ilahey qeyr fara bdn ha siiyo adna noloshada alle ha ufududeyo

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Місяць тому +3

      aaamin wll - duco aad u qurux bdn wye - Allah hku sharfo

    • @Iqra_Abdullahi47
      @Iqra_Abdullahi47 Місяць тому +3

      @@SalimOmer Waxa thy wiil umaded umada somaliyed odhan ba ku leh 🤴🫡

  • @iqraabdirashid4597
    @iqraabdirashid4597 Місяць тому +6

    Thank you Salim❤️
    2 muuqaal oo aad joogtaynta uga hadlaysaba waan ku faa’iday dhaqangelintooda.

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Місяць тому +1

      Mshallah wll. Shukran allah hku sharfo in bdn

  • @kayfkajal5148
    @kayfkajal5148 Місяць тому +1

    Mudo badan baan meshada ku xidhnahay been ban sheegay hadan dhaho waxba kama faaidin taas caksigeeda markasta oo aan Vedio aad leedahay daawado wax badan baan faaida ilahay haka abaal mariyo wll ❤

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Місяць тому

    ❤❤❤ I like it keep it up wan kaa faiidey ustaad

  • @iqramohamedabdi6395
    @iqramohamedabdi6395 Місяць тому +2

    Shukran salimow fadlan yareya ahdaafta malaha farxada waxay ka imaaneysay ahdaafta an yareeyay alxm wax badan ba malinteyda ii qabsamay mahadsanid markale❤

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Місяць тому +1

      Ama mudan in bdn wll

  • @asiahassanmohamed
    @asiahassanmohamed Місяць тому

    Mahadsanid ustaad saalim omar ilhy hakaa abaal mariyo taladaada wangsan

  • @aadamabdirahmaanaadam
    @aadamabdirahmaanaadam Місяць тому

    Waa muqaal aad aan uwa faa,iidays shukran

  • @IfraxHussein-y5s
    @IfraxHussein-y5s Місяць тому

    Masha Allah thanks 🙏 ❤❤

  • @zuweydaxuseen2438
    @zuweydaxuseen2438 Місяць тому +1

    Aad ban wllo ku slmyaa wakhti aan aad ugu baahna taladan isiisay lbo casho ayaan intan fhnkeeda uxanibnaa mushkiladuna waxay ahyd inaan wax badan rabay inan qabto hddn wan ka warwarayay adna si fudud iifhnsiisay thanks wllo ❤🥰

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Місяць тому

      Diyaar wye wll - waxa yar bee dhiirigqlintu ku jirta - Allah hlu fudediyo. ☺️

  • @sacdiyockarim5938
    @sacdiyockarim5938 Місяць тому +1

    Mahadsanid ustaad saalim bulshada waxd uhaysa shaqo fiican❤❤❤ m.a ilahay haka abal mariyo❤❤

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Місяць тому

      Allah hku sharfo wll ☺️

  • @aishaMohamed-n1v
    @aishaMohamed-n1v Місяць тому

    Mahad sanid teacher Salim💚🙏🏻

  • @ilwaadabdirahman
    @ilwaadabdirahman Місяць тому +1

    Ustaad thnks alot wx badan ka faa'iday ❤❤

  • @Ramlah-c3g
    @Ramlah-c3g Місяць тому +2

    M.a aqoontada Allah kuu barakeeyo ustad😊

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Місяць тому

      Aaaaaamin wlll. Shukran in bdn

  • @Amirachange2025
    @Amirachange2025 Місяць тому +2

    Badana wa ahy dadka inta wax bilwan ka tago allaha iwafajiyo jogtyn ta

  • @AbdullSharrif
    @AbdullSharrif Місяць тому

    Aad iyo aad u mahadsantahay walal.

  • @SabriinSabriin-uy8sm
    @SabriinSabriin-uy8sm Місяць тому

    Thanks pro I will try it inashallah ❤❤

  • @RahmoHussein-z3f
    @RahmoHussein-z3f Місяць тому +2

    Mashallah walal❤

  • @khadracabdulahi6574
    @khadracabdulahi6574 Місяць тому +1

    Walhi wiilkan wxn ka so raacya #Nasra abtidoon mash allh wax bdn bn ka faa iiidey horey usoco pro

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Місяць тому

      Waaw ☺️☺️ so dhawow wll

    • @MishtaaqShariff
      @MishtaaqShariff Місяць тому

      @khadracabdulahi6574
      Kula mid ahay walalo willkan illahay ha barakeye nasra abti doon kasoo arkay ❤
      illahy haku ziyadiyo walalo ❤

  • @FatimaHussain-v8z
    @FatimaHussain-v8z Місяць тому

    Mahadsanid walal❤

  • @somalitradingcommunity
    @somalitradingcommunity Місяць тому +1

    Mahadsanid in badan toobabare sarre 💌

  • @barkhadabdi2426
    @barkhadabdi2426 Місяць тому +2

    Buuga falsafada oo uu imaam qasaali qoray baan saddex maalmood kahor soo qaatay waana 140page waxan qorshaystay hal habeen inan ku akhriyo markaan 20page akhriyay baan ka caajisay welina kuma laaban ahdaafta waa inaan yaraysano thanks mudane.

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Місяць тому +1

      Codka kor ugu qaad asxabta haku maqlaane - sirtu waa intaas wll - shukran in bdn

  • @الحمدللهعلىكلحال-ع3ب
    @الحمدللهعلىكلحال-ع3ب Місяць тому +1

    Thank you wllkey

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Місяць тому +1

    Mr saliim tagerahada baan ahay adiga iyo chanelka ba hore usoco videos xisaha badan noo soo dherey adoo mhdsn ❤❤❤🎉🎉😊😊

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Місяць тому

      So dhwow wll - farxad igu nolow in bd. ☺️☺️☺️❤️

  • @DheseyCilmi-fp6px
    @DheseyCilmi-fp6px Місяць тому

    Mahadsanid macalin.

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Місяць тому +1

    Mahadsanid wll cumar

  • @SuldaanFahad-u4x
    @SuldaanFahad-u4x Місяць тому

    Thanks

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia Місяць тому +1

    Shukran🎉❤

  • @Randa17
    @Randa17 Місяць тому +2

    Salimoo aad baa umahadsan tahay 4hrs aa wax aqrinaye hadana note badan ma qorin anoo niyada iga jabtay aa UA-cam soo gale si chapter kii hore aan ku caajise ma ahee mid kle u akhriyo 💕💕

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Місяць тому

      Ooooh. Waxa yar goaanso inq qabato. Marka dheeso - hdana xoga kle goaanso - sirta dhiirigqlinta wa taas wll

    • @Randa17
      @Randa17 Місяць тому

      @SalimOmer waa igu ogtahay ❤️

  • @NimcoAbdi-k9y
    @NimcoAbdi-k9y Місяць тому +1

    mash Allah

  • @Gucur
    @Gucur Місяць тому

    Mahadsanid ustaad

  • @NajmaAhmed-m1d
    @NajmaAhmed-m1d Місяць тому

    mahadsanid

  • @KhadarCabdi-v5h
    @KhadarCabdi-v5h Місяць тому

    Thanks zxp

  • @sahroomar8149
    @sahroomar8149 Місяць тому

    thankis walalo

  • @nuurabdullahi6074
    @nuurabdullahi6074 Місяць тому

    Thank you legend

  • @XafsaAadan-n9p
    @XafsaAadan-n9p Місяць тому +1

    Thnks ❤😊

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Місяць тому

      Cafwan wll ☺️☺️☺️

  • @SucdiCabdi-l8n
    @SucdiCabdi-l8n Місяць тому

    set-up is effortlessly stunning 😊

  • @MaxamedAmiin-q5s
    @MaxamedAmiin-q5s Місяць тому +3

    Thanks legend

  • @saydali5757
    @saydali5757 Місяць тому +1

    Mahadsanid ustaad, Sida ad shegtayba marka ad yareyso ahdafta naftuna wey kari kartaa kucelcelintodana wey sahlananeysa
    Aniga tijabadeyda waxan marki hore kufekerayay inan malinkii 10bages aqriyo naftu wan kukariwayay kedib waxan bilabay meesha 10ka inan 5 kadhigo weyna ii suragashay maantana waxan is arkaaba anigo 20bages kor udhaafay oo aqriskii ayaba ii baxay Alle ayana kumahadsan iyo adigaba mahadsanid markle ustad "Aqontu kaama ordeyse balse adaa dheereynaya"

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Місяць тому

      ☺️☺️☺️ aqoonta haka dheereen oo cadi ah wye - Allah hku sharfo wll in bfn

  • @SaadaqMaxamed-q7r
    @SaadaqMaxamed-q7r Місяць тому +1

    Fast comanti ❤🎉

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Місяць тому

      perfect wll --- Nolow in bdn

    • @SaadaqMaxamed-q7r
      @SaadaqMaxamed-q7r Місяць тому

      Mahdsanid wall aadban ugu xiranahay muqaldadada ii nolow​@@SalimOmer

  • @XafsaAxmedMaxamed
    @XafsaAxmedMaxamed Місяць тому

    Sorry wllo Hore kuma aqon cawa daawady 2muqal oo aad adiga Ledahy walib waxaban kaa faa’iday wllo 🥹wan Jeclhy qofka Naftyd wxa ku sabsan igu dhiirigaliya shukran wllo ❤️🥹

  • @HodanMohamet-z9k
    @HodanMohamet-z9k Місяць тому +1

    Cajiib maskaxdi yarayd waanba fahmay sanadkan hada gabalkedu dhacay xero yar aan leyahay baan ku ridanaya ana mamulaya

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Місяць тому

      😁😁😁 diyaar wll

  • @CaaliyaMursal
    @CaaliyaMursal Місяць тому +1

    Thanks wllo❤

  • @HappyClover-nj8pv
    @HappyClover-nj8pv Місяць тому +2

    Waxaan jaclaan lahaa inaa barto sawarsiinta nasta
    Qaasatan marka ay shay ka samri wayso 😢

  • @Daarul-Hudaa
    @Daarul-Hudaa Місяць тому +1

    Asc dector markaan qof hadlaya aan dhagaysanayo anoo meel kale maskaxdaydu ukacday umbaan is arkaa oo waxkale ku mashquulsan markaa waxaan kaa codsanayaa inaa talo isiisid ✋

  • @Fartunahmed-v6d
    @Fartunahmed-v6d Місяць тому +2

    Aad ayaad u mahadsantahay wall qaali nolow intee nolol jirto

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y Місяць тому +1

    Haaa wan dhiri gilin karaa hadaan is dhirigilin yaa I dhiirigilaayo?❤

  • @muhsinbazarce
    @muhsinbazarce Місяць тому

    ❤m.a macalin

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 Місяць тому

    Thank you 🎉

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Місяць тому

      You’re welcome 😊

  • @Daacicabdalle1
    @Daacicabdalle1 25 днів тому

    Ustad Aad iyo Aad ayaa uu mahadsantahay wllhi run ahantii wax yabe fara badan ayaa kaa faaiday run ahantii intaan muqaladade dawanayi waxe ugu weynaa oo Aad ige cawise waxaa waye inee cade xun aan lahaa inee iskige daafi muqal aan UA-cam kage aan ka dabtay hadane almost 1 year and something ma saneynin cadadaa xumeyd sidii ayaa iskage dafay waxane isticmalay technique Aad video ge ku shegtay inee isticmashe hadii aad caade xun Aad ledahay weyna ii shaqeysay technique gaa aad video ge ku shegtay

  • @mariamsalim3846
    @mariamsalim3846 Місяць тому +2

    Mahad sanid wlal

  • @istaahiladan-zj5em
    @istaahiladan-zj5em Місяць тому

    Maxa lagu tilmaami kara qof intuu buug bilaabo intuu ku tala galay ku dhamaynaya caajis la'aan!!

  • @barkhadabdi2426
    @barkhadabdi2426 Місяць тому +1

    Dhinaca kale malin walbe 2page oo musxafka diyaarintisa ban wada asagu igama baaqdo maadaama uusan badnayn.

  • @jawaahirabdifarah5535
    @jawaahirabdifarah5535 Місяць тому +1

    Ku jecliyaa usyad salim

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Місяць тому

      Allah hku jeclado ☺️

  • @MariamAli-mw7xo
    @MariamAli-mw7xo Місяць тому

    ❤❤❤❤

  • @Lifeishard90
    @Lifeishard90 Місяць тому +1

    Sharfanid sxp 🙏

  • @Hoodazamatar
    @Hoodazamatar Місяць тому +1

    👍

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 Місяць тому

    Runtaa weeye talow ma anaa isheegysaa👈

  • @yusufhuseinyusufdaad9607
    @yusufhuseinyusufdaad9607 Місяць тому +1

    Walaal latalintada weli wan sugaaya wan so codsaday an .

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Місяць тому

      Wll la talinta aad ayey u bateen asxabta so codsatey. Lkn list wye wana laka horeeya markan kuso garo wan kula so hadlin inshallah

  • @MariamAhmeth
    @MariamAhmeth Місяць тому

    Saliim kasoo hadal baqdinta ah in aad dadka ka baqato la hadalkood io la sheekeysigooda😢

  • @farahhassanelmi3205
    @farahhassanelmi3205 Місяць тому

    Sxb video 2025sidee wax u xaqiijiyaa ah noo soo same adoo mahadsan

  • @HodanOmar-bq2sn
    @HodanOmar-bq2sn Місяць тому +1

    Stress ka kaso hadal

  • @MohamedTaagane
    @MohamedTaagane Місяць тому +1

    Thanks ugaas😂

  • @mubarikmedia6471
    @mubarikmedia6471 Місяць тому +1

    Hadafka yariiska nafta hadad barto way is dhiganayaza 😂

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Місяць тому

      Bal tijaabi intan ku shegey maskaxdado furan. Jawab i keen inshallah ☺️

  • @NastexoxasanMaxamad
    @NastexoxasanMaxamad Місяць тому

    Thanks