Ustaad Cumar inshaar mawduucyadaad ka hadasho had iyo jeer waxay si dhaba utaabanayaan xaqiiqada ka dhex jirta qooysaska somaaliyeed tusaaale anigu imika mudo 5sano ah waxaan sugayey dhoof eddis ababa hadana 5sanoo kale Ankara turkey 10sano ayaan parking ku jiraa alle ha sahlee😢
Digriga markaad ku raaxaysanayso saw ma noolid mise waad dhimatay qofkaan nolosha aduunyo ku raaxaysani tan aakharana kuma raaxaysto sxb oo loo la jeedo qofkaan raaxda qalbiga helin maba raaxaysan taana waxaa lagu helaa ku xirnaanta alaah marka ustaadku saasuu ula jeedaa ee fahan waxaana kuu cadaynaya hadalkiisa waxaa ku jiryey goormaad cibaadad macaankeeda kuraaxaysan doontaa ok waad mahadsantahay
Anigaba noloshas mar baan ku nola anigo 13sano jiro baa marki xeliga salada la gaaro matukanayi ama saladaba si wacan uma tukan jirin waxa is dhihi jire markad weynaato oo lagu guursado baa salada sifiican u tukaneysa lkn sanad ka dib waba ku jiri waye noloshas ciqabta ah wlhi wa ciqaab maxa yeele hooyo iyo aabo tuko bey ku dhahayan waliba walagu weydiina marke inay waxay noqonee aad beyn beyn u sujuudid kaliya adigo dadka is tusayo lee wey tukate kaliya hadana 20sano jira wali ma guursan alhamdulillah ilhay haduu ii gargaari laheyn ilaa wali noloshas mugdiga ku nollan laha
Wax walbo is ledahy qabto ka ahyen sida wax brashda adan dirada sifican u sarin dirad saar ku dadaal luqada baro xirfad hada janis u hesho baro cibadada ku dadal aalh talo saro mr wlbo hade Walid ku joga mlin walbo ka war qab oo iso duceeya dheh anibo kula mid ban ahy wlo manta sifacn u bararuky
Anigu jamacad ban dhameyay shaqo wan radiyay lkn man helin Alx waxan joga guriga hooyo&Aabo Alx waxan daremaya inana noloshayda ku Qanacsanayn because Hamagaygi man Rumeyn ina shaqaysta raba oan Naftayda masuliyadeda anigu Qado magalka jogo ina katagan damcay omelkale an ado San Noloshayda ubadalo Hooyoday mcn waxay igu tidhi Hada tagtid wan ku dayrinaya maydkagana imanmayo wana ku Habaraya😢aniguna Duruftayda badan Alx bal maxad igula talinaysan wllalahayga somaliyedow😢mahadsanidin
خزاك الله خيرا يا أخى الكريم أنا احبك فى الله walaalkayga qaaliga ahaw wanadaada darteed ayaan isooga daayay waxbadan xumaan ah sida fysbog iyo tigtoog

غغغاءاؤلغءلؤلؤلطفططلىبءطفءطططف٥ءطففءفءف غؤفءغءغءغغؤلؤلؤفؤ٥ططءف غؤغؤغءغءغ غؤغءغء٦ططء٦ططططغءءغططط ؤغؤغءغءغءغءغطططط😊
Shaqa meel ka sugaya ilahy in u calafkyga ka dhigo halmar I duceya fadlan❤️🥹 please 40 qof ducadoda waa la aqbala iso duceeya
Ilahay ha ku rumeeyo mid khayr lehna hakaga dhigo bro salaadi maqrib baan waseedeeda qaba waan ku duceeyey walaal mohamud Yusuf insha allaah ☝🏾🤝
@@khalidpuntlander11 aamin sido kle noloshu Kuma xumeyso thanks poe
Alle hakuu fududeey
@@MohamuudYuusuf mahadsnid walaal Dad walaalo ah oo somaali ah dhiig wadaaga dhaqan wadaaga diintoodu islaam tahay dal wadaaga degaan wadaaga baynu nahay aan uducayno somali dhamaanteed inu ilahay intaa garansiiyo ✊🏻 insha allaah☝🏾
Mahadsandiin dhamaantiin
Alle hakuu fududeeyo
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
omer inshar, xalqaddan sidii koob coffee ah ayey moralka ii saxday,waxaan ahay arday jaamacad dhameeyey,kambalana dacwad u jooga,waqtigaygu sida biyaha webiyada somalia iyagoo laga faa,idaysan badda ugu darmaan buu habeenku iisoo galaa, dhadhankii nolosha oo dhan baan waayey, ilaahay dhammaanteen aakhiro iyo adduuunba hayna xifdiyo.
Cumarow ma jirto wax la dhaho "raaxada nolosha"
Nolosha gabigeeda waa imtixaan, keliya waxa lagu raaxaystaa dikriga ilaahay.
Exactly agree !
Digriga markaad ku raaxaysanayso saw ma noolid mise waad dhimatay qofkaan nolosha aduunyo ku raaxaysani tan aakharana kuma raaxaysto sxb oo loo la jeedo qofkaan raaxda qalbiga helin maba raaxaysan taana waxaa lagu helaa ku xirnaanta alaah marka ustaadku saasuu ula jeedaa ee fahan waxaana kuu cadaynaya hadalkiisa waxaa ku jiryey goormaad cibaadad macaankeeda kuraaxaysan doontaa ok waad mahadsantahay
@@MohamudAbdilahi 🤣
@@gicilo386 😁
@@MohamudAbdilahi mahadsanid wll.
Maalin walba waxaan is dhahaa waxaa imaan doonta maalin aad qur’aanka xifdin doonta Insha Allah yeelkeede waqtiga wuu sii socda
Hambalyo oo wada'da ku adkeyso .
Wllhi same baa nahy zxb waa bilaawayaa
Kaliyata ku dadaal😌
Hadli aat mudo nolsha qurbaha igo suu ruur walhi waa qiyaali hadlka cumar inshara waa xaqiiq 100
Kusali Nabi muxamed scw ✍️ 😊🤤❤️🩹🖖
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Scw❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@@QueenMuniizax
Qofkaasi waa nala dareen hadaad maqli jirtay waa ogaansho dhab ahaantii Ashqaraar!!!
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤
Anigaba noloshas mar baan ku nola anigo 13sano jiro baa marki xeliga salada la gaaro matukanayi ama saladaba si wacan uma tukan jirin waxa is dhihi jire markad weynaato oo lagu guursado baa salada sifiican u tukaneysa lkn sanad ka dib waba ku jiri waye noloshas ciqabta ah wlhi wa ciqaab maxa yeele hooyo iyo aabo tuko bey ku dhahayan waliba walagu weydiina marke inay waxay noqonee aad beyn beyn u sujuudid kaliya adigo dadka is tusayo lee wey tukate kaliya hadana 20sano jira wali ma guursan alhamdulillah ilhay haduu ii gargaari laheyn ilaa wali noloshas mugdiga ku nollan laha
Alle haku siiyo waxii aad ku taameyso oo kheir kuugu jiro.
ربّ يسّر ولاتعسّر , عونك يا الله.❤
Run ahaanti aniga ku sugan xaladan 1sano iyo badh waxan suganahy xaladan
Waayo wxan sugaya visa Europe Jamacad halsano dhigta hadana nolosheyda waa qabyo kuma dadalo waxbrshada waayo niyadeyda baa yurub jirto
11-9-2024 waa inaa focus sara dhannka waqtigan igu socdo i.a
Talo mxa igu darsan❤️
Talo kuuma haayo waayo naftada adiga iiga aqoon badan
Yaaba kuweydiiyay adi@@MohamedAhmed-dp3po
Wax walbo is ledahy qabto ka ahyen sida wax brashda adan dirada sifican u sarin dirad saar ku dadaal luqada baro xirfad hada janis u hesho baro cibadada ku dadal aalh talo saro mr wlbo hade Walid ku joga mlin walbo ka war qab oo iso duceeya dheh anibo kula mid ban ahy wlo manta sifacn u bararuky
Somalia mustaqbal fiican ma yaalo bro yurubtaas ayaynu u xamaal tagaynaa ee u samir visaha ilaahay hanoo fudeedeyo❤
@@Qozlaayeshort ameen wallo nolosha allha noo wanajiyo
Runtii waa markii labad aan mawducan kaa dhagaysanayo sanadkuu ahaa maxasuusto lkn waxan xasuustaa maalinkaan kaamaqlay inaan joojiyay waxaan dib u dhigo waxan bilabay daqiiqada aan joogo inaan kunolado thank you ustad🙏
Ogaansho is the best you tuber on the somalia camond 2 m
Ani markaa guursado ayaa nasan. 😅
Hambaliyo iisoo qora
Cumarow waxaan ku dhaho ma aqaan walhi 😢 janada laad iyo duuduub ku gal 🤍
aamiin hibo allaha umuuraha kuu yasiro adigana
@@ogaansho❤
@@ogaanshoamiin ya rabb
Cumarow caqliga iyo caafimaadka Allah ku siyaadsho wllkeyow❤
Cinwankan saameyn wayn buuiguyeshay masha Allah
Waa mawduucii iigu saamaynta badnaa een waayadan daawado. Mahadsanid bro
Anigu jamacad ban dhameyay shaqo wan radiyay lkn man helin Alx waxan joga guriga hooyo&Aabo Alx waxan daremaya inana noloshayda ku Qanacsanayn because Hamagaygi man Rumeyn ina shaqaysta raba oan Naftayda masuliyadeda anigu Qado magalka jogo ina katagan damcay omelkale an ado San Noloshayda ubadalo Hooyoday mcn waxay igu tidhi Hada tagtid wan ku dayrinaya maydkagana imanmayo wana ku Habaraya😢aniguna Duruftayda badan Alx bal maxad igula talinaysan wllalahayga somaliyedow😢mahadsanidin
Ganacsi in aad bilowdid sababto ah waxad heleysa freedom haduu doono makhaayad na ha aahde noloshuna waa step by step keep going bro🎉
Iska guurso way kuu kalakacee.
Abayo maxaa baratay
Wll marka hore Alle isku xir istiqfaarta iyo xowqalada badso anaa ka hubo hadaad daa'into noloshada inay isbedelayso💯
@@queenliza596 cafimad nursin
Allahu akbar allah haku barakeeyo ustaad wlhy waxad moodaa inuu aniga i waraysateyba
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Aan ku salino nabiga scw
Mawduuc aan wada sugaynay ustaad arinbaa ihaysta halkee kaala soo xiriira ❤
am frome djibouti 🇩🇯 omar is truly am see the problem 😢
Walaal English maba taqanid ee afkada mad kuso qortid. Hadan afsoomaaliga qori aqon baro hadib dhigan wa ceeb qof aan luuqadisa aqon.
Mahadsanid abuu faysal❤❤
Wlh Omar in shaar maanta macaanka nolasha idareensiisey “
Waxaa ladhihi Karaa waa maw duucii ugu fiicnaa aad ka hadasho mahad sanid sxb kun kow jeer
Mowduuc muhiim ah 💯✔️🤝👏
Si gooni ii aniga aad modiyey inuu iquseeyo
Wlh farxadu waa waxad heysatid 💯✔️
Waa Hubaal In Aad dad
Badan Ka Dhex Hadashay
Kuwaas Oo Aan ka mid Ahay
Thanks Ustaad 😊
Mahadsanid wll cumar
Thanks macalin hamiban le yhyh Allaha ii dhib yareyo melban kacaga jidayaye waan ku dhaqaqi sida ugu dhaqsiyaha badan 🌎🤦🏻♂️🫶
الحياة قصيرة ولاتحمل التأجيل كن مع الله ولاتبالى
Mowduuc qiimo badan weeeye wl
Shukran irshaad
Aniga hada aya marxaladas ku jira si aan kaga baxana ma aqaan 9sano aya sidas u fikirayey wax i gordhayna malahan illahow arinkeyga i fudude🤲🤲
*Wlh dadkii aan ugu jeclaa aduunka sida labadayda waalid iyo ehelkay kuwii iigu dhawaa ayaa sidaa ulahaa waad is arki doontaan ayaa intuba iga baxay oo geeriyoodey. Walaaloyaal iigu duceeya fadlan*
😢😢
Walaahi waa xaqiiq hadalkan mahadsanid wll ogaasho 💯✌🏽
Mowduuc muhiim ah runtii wan rajeynaa inan ka faideysano waqtigena anna joojino beriyeynta Mahadsanid ustad ❤
بارك الله فيك
Alle haku xifdiyo waa maw duuuc muhiiima👍👍👍👍👍👍👍
Thanks mr omar
one month qurbaha jogaa gar ahan.china ina isla.hadlo wax yar iiga dhiman iso.duceeyo.i.a❤😊
Wax walba caafimaadkaa ka hormari, waxaadan qabankarin go'aan ka qaado.
Maxaa ku helay wll
China waba jeclahay inaa ado
@@hawomohamed507 i.a lkn wa isku dayaa ina barto family ayaa qarash ka soo baxay ina qasaariyo diidanahay ma.ahe wa iska dhafi lah
@@queenliza596 barshada luqada xogaa igu adig iyo family problem lkn dhib mlhn walaga gudbaa
@@MuscabCabdi-b3y focus luuqada saar wll
hada Alxamdulilah 1 ilaa 10 Wan aqanaa number chinese 😋
Thanks ustad
One ☝🏽
2
MuqaLkan Muqaladadi Horu iso Xasuusiyay MuqaaLada Sidi Hore Uga so shaqee Hada MuqaaLkan wa Top HoraY Usoco
Xaqiiqda ka hadashay maR hore inaa ka hadashid aheed si ay dad badan ugu baraarugaan oo uga baxaan Nolosha hayacdada🙏📚🌍
I support you"omaR inshar
M.a allh garazhadada haku barakeyo uztad
Omar inshar abti mahadsanid
Mawduci ugu muhim sana waye aan dawado
Waxad moda inu ani si toos igu socdo alx ❤
This really found me at the right time, thanks to you
Shukran..... wlll .mahadsanid.
Runtii nolasha parking ayaan galiyey aniga Alxm ❤Maanta kabilabata wan kabaxaya Cumarow adne wa ku mhdsnthy Waxa Xaqiiqada ah nosgudbineyso
Baarakallahu feek akhi
masha Allah ustaad wax badan no iftiimisi mahadsanid in badan farxad ku nolow❤
خزاك الله خيرا يا أخى الكريم أنا احبك فى الله walaalkayga qaaliga ahaw wanadaada darteed ayaan isooga daayay waxbadan xumaan ah sida fysbog iyo tigtoog
Markasta waxaad kahadashaa xaaladaha bulshadu la nooshahay iyo xaqiiqda badana dadku iska indho tiraan. Mansha Allah haku xafido
الحمدلله نعمة العافيه 🤲🏻🤍
Waa mowduuc muhiima waxaanu nahay umad mustaqbalka unool
qisomaal 🎧🔔🔔🔔🔔🔔🔔🔔🔔🔔🔔
Mowduucan qaab fakarkayga waxbuu ka badalay
Guul somaliland iyo falastiin
OMAR IISHAR WAAD KU MAHADSANTAY ANY BARNAMIJ AAD SOO JEEDISO DHAMAAN NOLASHA AYAY TAABTAN.
Soodhicida fiidyawgan sidaan ugu farxay ilaaahayba og ❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤😢❤🎉❤🎉❤
War niyow ninkan muxuu dhalinta waxbadan ka ogyahay
Omar inshar 😊
Khaatumada Allaha Noo suubiyo idilkeen
Qurbo Waa Nimid balse halkaynu kanimi ayaa ka wacnayd Xaqiiqdii
Adiga inaad iga hadleysid umaleysaa wax badan aan sameyn rabo baakin iigu jiraan laakiin maanta ayey kabaxeen
Jazakalah
OGAANSHO Ustad Omar zxp waxad ka so Hadashaa Madaxweynihii midowga yurub oo tagay Rafax iyo siduu u AflagadEyay wadankeena iyo masuuliyiintii soomaalida oo inta Aragtay aan ka Hadlin
Mahadsanid.....!!!
Two 👍🏼💯
Waalahi ,houn. Aana kaamid 'a 10sano yane jooga Hong Kong. EE iisuudu EE in uu Allah iikasaro.keep going.
Alaha kuu sikhro
Mawduucan wali ma arag qof ka hadlya Lkn in badan wan arkay dad dhibane u ah xaladan walipa iyaga an dhib u arag !!!!
Majirto wakhti layidhaaa wakhtiga kuhaboon. Wakhtigaaga nidaamso , dadaal hore usoco. Maalintaadaad leedahee kuraaxayso.
Intaa wixii kasoohadha adigoo daalan , maalin tay kuhaboonaydna sugaya ayuunbaad qabriga gali.
Wax kabaro ayaamahan kusoomaraya.
الرجاء مساعدة الفتيات الفقيرات في سوريا إذا كان لديك أي شيء، أرسله إلى الفقراء، وإلا فالأمر متروك لك. 😊
Ilaahay markaan ogaado in dhibta ii ogyahay waan nafisaa xaqiiqdiii
Wlh omorow is like bro mararka qaar waxanba maleyaa inad aniga igahadlewysid Allah kufidiyo❤
Zxp ani xitta wll omar nin wax badan yaqan runtii❤😊😊
Mawduucaan runtii wuxu sida dharbaaxo laygu toosiyay oo kale
Jamacd ban dhameyy shaqana mahelin markii horana intaan jamacadda dhamaynayaaan u xayirnaa haddana intaan shaqo ama dhaqaale helayo
Ninka xaqiiqda indhaha noo sàaro ustaad allah ku sharfi
Nio cumarow Ethiopia waxbarashadi Bay nagu adkeysay ee moqduca kadaba tagbal labo xisbi ban kudhax ba ba'a nay wllhi 😢
Maanta waxad moodaa in uu naftayda Ka hadlayaa❤❤❤❤❤❤❤😊
Mahadsanid in badan 😊
masha Allah, in aad ani ilahadlaysid ayaad moodaa.
Waa runta ustaadi wan soo Maray wana ka qomamayay Walahi wax waliba waana mawduuc loo bahnaa ❤
Allah haku barakeyo cumar inshaar xagee kalasoo xariira
Aad baad umahadsantahay sxb markasta waxad kahadashaa xaqiiqada dhabtah ee jirah ❤❤❤❤
Wiilkaa dhalinyarada ah ee horu dhaca muuqaalka kubilowday waxaa mooda inuu aniga yahay
Nolashaydu waa bakin hada laga bilaabo daqiiqadaan 11/9/2024-- 7:22:20 waxaan bilaabay horu socod noo pakin danbe
Wakhti xaadirkan aan hada joogno ayaan anigu isla sidaa ayaan u noolahay, waan shaqaystaa lacag fiicana waan qataa marka loo eego da,a ahaantay 18 wadankii jooga oo wax walba uu rabo iibsan kara lkn dib u dhagaya.
wan sugayna sanado lkn sanadkn dhaxdisa rajaynayna ina helno i.a Allow khyr noga dhig Allahuma Amiin
Omar inshar
Video aaan dhagey sto kii ugu fiican ❤❤❤❤
Omer inshaar qof caqli usaaxiba masha allah nolow wll cimri dherer❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid walaal
Bismillaah
Mahadsanid cumar waxaad noosoo gudbisay wax so toosa u taabanaaya nolosheena hal qodob ayaanan ku darayaa waana inaanad weligaa dib u dhigin inaad waqti laqaadato faamligaaga gaar waalidka
Xaaskaaga
Ubadkaaga
Walaaladaa
Ugu yaraan firfircooni iyo niyad wannaag ayaad ka faa iidi doontaa
JazaakumullAh, sida aad dadka ugu so gudbiso barnaamijyo waxtar uleh dadka .
Wllhi mawduuci ugu muhiimsanaa een ogansho ka daawado weyaan kan mahadsanid saxiib😢
Waa mowduuc Aadio Aad u macaan run ahaantii nio cumaroww mowduuc yadanokle bal soobadi
Wll waa mahadsanthy runtii topic loobahana ayaa ka hadashey
Jasaakallah qer😊.
Respekt mudane 🙏
Omarow Ma Qalbiyadeena Aa Ku Jirtaa.. Aniga 28sano Aan Yurub Joogaa Welina Hadafkayga Ma Gaarin Oo Waxaan Isdhahaa Gooorma Guri dhisanee
Idea hadaa rabto online ka faideso wll adaa yurub kunool
Mawduucani inu aniga iga hadlaya mooda manch allah omar inshar waxkasto wanagsan wanku taagera keep going pro