Bulshadu dadka aan tixgelin oo bilaa yacni u hadal 1m bay gaarsiiyaan lkn dad aqoonta leh oo bulshadii wax ku so kordhinaaya ama wacyigelin u samaynaaya 500k xitaa ma gaadhsiin karaan yaab especially anuu hadaan awoodo 1m idinku tuuri lahaaa ☑️hadal iyo dhamantii Thankz dr adnaan and dr sirka 🙏❣️
3 wa ku liita I.a sanadkaan kor u so qaada ale ha igu caawiyo hurdo fcn ma hurdo cunto yar cuna maba jimicsi ya rabi wa iska noolahay caajiskeyga xanunkeyga bdn iska haayo اللهم إشفي مرضانا ومرضى المسلمين امين يارب العالمين
Waxan kamid ahay dadkii ugu horeeyay ee alle dardii idiin soo raacay wlhi maa nan fileynin inta aan maanta idinka faaiday waxbarasha oo waqti badan kahor iigu dambeysy dartiin baan maanta ugu laabtay allaha idin sharfo aduun iyo aaqiro
Aniga ahaan Podcast Carbiga aan dhageeestaa Lkns Podcast yada soomaali da Wallhi ma arkin Podcast ka fiican Labadaaaan wiil marka Eee Podcast daadihinaayaan Aaad baaad u mahadsantihiin Drs💯
Dadkeena waa u muhiim inaynu aqoonyahankenan da’da yari sida Cadnaan iyo sirka oo kale ku talo galno inaynu noloshooda iyo nafaheenaba wax u tarno, mahadsanidii walaall ilaahay dadaalka ha idinla garab galo we proud of them ♥️
Runti meelo badan baad tabaten aniga wan kuraaxeystay muqaalkas Alxamdillah wn dhameystay waligay muqaal dheer sas uma dhagaysan jazaka allah dhalinyarada quruxbdn barnamijka dadihinaysay❤❤
Wa ciwaan muhiim ah kaso hadla fadlan, khaadka iyo sigaarka, manta dhalinyarteena gabar iyo willba waxay la daala dhaceysaa wa mandoriyaha nucyadiisa kala duwan, loona arko ilbaxnimo, hadana ay wilsha haba u badnadaan markad weydiiso ay lataganyhiin waa ragnimo, walee adun forara ku nolnahy ilaahay han amaansado, intii aan cabin ilahy ha u xamdiso💯❤
DR Sirka iyo Dr Sirka Alle ha idinka ajirsiiyo cilmiga, aqoonta iyo sidoo kale khibrdaha aad noosoo gudbisaan halkaaana nagula wadaagtaan. Waxaad tihiin waxii ugu qurux badnaa ee sanadkaan noloshayda ku soo biira.
Mashaa allah tabaarag raxmaan Alla ha idin xafido Wlhi wax badan baan idinka faaiday Waxaan jeclaan lahaa barnamijka qaadka inaa kasoo hadshiin waayo muhiim waaye dhalanyaradii %80 waxaa dishay balwadaas wlhi marka inta ila fikir ah oo in qodobkaas laga hadla rabta i.a like aan ku xaqiijino salaaam❤
Adnaan&sirka runtii xaqiiqda ka hadasheen❤ wanadii waxaan rajena inan noloshayna ku dabaqno sida hore u sheegteen in aad si iqlaas ku jirto wax inola wadaaagaysaan shukran jazaakumallah
Ta kaliye kufcnhy wa ina wax iska cafiyo m.a dr cadnan iyo dr sirka waxyaalo badan baa iniga barty sanadkan 2024 m.a cilmigiina ilahay ha inii siyaadiyo ❤
شكر الله لكما. Rabbi baa markhaati ka ah in xilqadani aniga ahaan ii tahay sidii faynuus yar oo aan ku arkay wxyaabo badan oo aan arkayey balse si fiican aan iigu muuqan, iyo waxyaabo aan ii muuqan, shukran in badan.🌷
Intii aan wax dhagaysanayey Talo iyo tusaale Nimankan dhalinyarada ee caqliga saxiibkaa u ah ee umada uso gudbinaya waaqi nolosha bini,aadanka haday tahay talo cafiimad iyo mid Waano aduun iyo aakhiraba waxan kuka talin laha qof walba in uu asxaabtisa uu wanaga la jacelyahy u sjere gareeyo Iyaga ilahay abaalkoda jano ha uga dhigo❤
Bulshadu dadka aan tixgelin oo bilaa yacni u hadal 1m bay gaarsiiyaan lkn dad aqoonta leh oo bulshadii wax ku so kordhinaaya ama wacyigelin u samaynaaya 500k xitaa ma gaadhsiin karaan yaab especially anuu hadaan awoodo 1m idinku tuuri lahaaa ☑️hadal iyo dhamantii Thankz dr adnaan and dr sirka 🙏❣️
excelent lkn 1m bilaaa macni ah 100 keena tayadaleh ayaa kawanagsan
Aad iyo aad
Bulshadeenna saa noqotay wĺ
Wa runta wll
wa runtaa wllaahaay.
Sadexda ugu muhiimsan
1.jadwalka hurdadaada
2.jadwalka cuntadaada
3.jadwalka jimicsigaaga
3 wa ku liita I.a sanadkaan kor u so qaada ale ha igu caawiyo hurdo fcn ma hurdo cunto yar cuna maba jimicsi ya rabi wa iska noolahay caajiskeyga xanunkeyga bdn iska haayo
اللهم إشفي مرضانا ومرضى المسلمين امين يارب العالمين
4.Iyo ahmiyada biyaha
Mahadsanid nada
Number 1 jadwalkaaaga wllo kadihig salaada waxwelbaaaa ka hor mari ayada
Waa sax lkn sallaada khasab ayay kugu tahay jadwal uma baahna eedaanka mobilkaaga hadaa maqashid fadhiga ka kac
2024 waxaan bartay labo qof oo qaali agtayda ku ah dr sirk and dr adnann
Kulamid ahy ani xitaa💯
Same❤🫶
Same 😊💕🫶🏻
Same nahay byo❤
Podcast gan muhimidisa 3 qodob ayan kuso koobay:
1: Self Development ( Adun & Akhiro)
2: Mental Development ( Cilmi iyo Aqoon korosi )
3: Relationship Growth ( Qaraabada iyo Asxaabta)
Mashallh sxbyaal niman wax laga faa’ido ayad tihiin 🙏
Postgan waxan rajeynaa PIN 📌 inad saartaan si dadka ay ugu faaideestan qulaasada podcast ga.
Sxb ict maa thy.
Waxan kamid ahay dadkii ugu horeeyay ee alle dardii idiin soo raacay wlhi maa nan fileynin inta aan maanta idinka faaiday waxbarasha oo waqti badan kahor iigu dambeysy dartiin baan maanta ugu laabtay allaha idin sharfo aduun iyo aaqiro
Aniga ahaan
Podcast Carbiga aan dhageeestaa
Lkns Podcast yada soomaali da
Wallhi ma arkin Podcast ka fiican
Labadaaaan wiil marka
Eee Podcast daadihinaayaan
Aaad baaad u mahadsantihiin Drs💯
Kuwa carabigaa ma iisheegikartaa wan ubaahanahay
Sadexda ugu muhiimdan
1:jadwalka hurdadaada
2:jadwalka cuntadaada
3:jadwalka jimicsigaaga
Jazakallahu khayr dr adam😍
Alxmdulilah 3 dasba wan hagajistay bishi11aad
Jawdwalka cibaadada ugu hormari kuwanina iyagaa saxmidoona.
Hadii la yidhaa wxad baraty 2024 chanelkii ugu wanagsanaa aan bartaa wllhi waa ASpodcast❤
Maaanta lay soo kiin sheegay idinka isla markiba wax badan idinka faaiday Jasakallah Kheyr❤🥹
🥺 🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Bisha nrakysan Ramadaan nabd AllAAAH (((sw)))hainaku gaarsiiyo 🫶🏻🌹🕋aammin💯👍🏻🫶🏻🌹🕋🌙🕋
كن قويا فالحياة لا تقبل الضعفاء
Tha really ❤
صحيح 😊
حقا لا تقبل
ج
Waa hadalkii maxmuud xasanaad
6 days oo mashquulsanaa finally Alle waa iisuurtagaliyay galabta in aan dhagaysto maqaalkaan .
mahadsanid diktoorayaal🥰
ماشاء الله اللهم بارك هذا الرجال وزد علمهم وطول عمرهم🤲💚
Mshallah barakallah - Muqaal aad u qurux badan - Allah ha idin sharfo - Cilmigana ha iddib ziyaadsho -
Sido kale waad mahadsan tahay run ahaanti
mnshlla alle haydin sharfo Team AS podcast meesha macalinkaygii aa xataa jooga salimOmr🥰
@ ☺️☺️
Ustad salim adi xita mahadsanid wax badan ka faiday wlhi ❤
Dadkeena waa u muhiim inaynu aqoonyahankenan da’da yari sida Cadnaan iyo sirka oo kale ku talo galno inaynu noloshooda iyo nafaheenaba wax u tarno, mahadsanidii walaall ilaahay dadaalka ha idinla garab galo we proud of them ♥️
Allah ibarakeyo nolashedi waxbadan kabadaly ina ikuxirnado wakufarxsanah wlh ❤🎉🎉
Masha Allaaaah drs Allaaah keep your 👏
Waxan rajaynayaa in aan barto luuqada Englishka sanadka insha allah markasta wan iskudayaa iimana suurowda aadna wana ujecelahay sanad kasta anoon bilaabin uun igadhamadaa allaw iifududee drs idinkuna jasakallah
Masha Allah soo badiya podcast-yadano kale ❤
Best podcast of the year baad uqalantan runtii🙏
Horto alxm sanadki 2024 waxaa iska joojiyy dhamaan shukaansi iyo xiriirada ragga waxaan bilaaby khadmada quraan io surah albaqara maanty waxaan iska soo qoray madarasada xifdiga quraanka alxm lkn hurdada ayaa aad igaga liidato saas ay tahy sagaalka fiidnimo sariirtyda jooga si aan u seexdo sidookle luqadaha waan baran doonaa ilaahy idankii arsaaqadda rabbi ha inoo waasiciyo😢 sidookle sanadkaan gudahiisa waxan tagay 3 dhaqtar oo dhinaca maskaxda alxm allah hanoo siiyo caafimaad nabad qaba
Horay uma dhagysan podcast ka hadlayo nolosheydo oo dhan sidu podcastigan oga hadlay oo kle. Waxyba ila noqotay iney si gaar ah anigu iigula hadlayn. jazaka'allah doctors allah haidinku awalbmariyo janada mesha ugu sarayso.
Muqalkan wn ku ceshan dona 3di bilba mar si aan ugu jawabo su,alahs ana ula socdo inan wadadi saxdi ahyd kusocdo. Mida kle dhagystayal wxn idinku talin laha mrka podcastigan dhagysanysan inad buug iyo qalin aad so qadato aadna si serious ah udhagysatid wx bdn bd mrkas ogan doondan naftina.
Wxn rajynayay sandka mrku dhamnyo ina meshan kuso labto anigu su,alahn dhn iyo kuwa kalo bdn jawabteda helay. Allh hanagu wado kulmiyo janatul firdows.
Masha allh inamadaan waa i qanciyeen wax badan baan ka bartay ,ilaahay hayni xifdiyo.
Jazakumu Allahu kheer
Masha allh qodobo badan oo muhima ayaad ka hadasheen alle.haydin ka abaal mariyo wanagad dadka usoo gudbiseen❤
Kuwaaan ilhy nagama qaado
Waxbadan idin kafaaaiiday wlhi muuqaalkiinaa inoo dheeryahay madareemo waa dhageestaa alxmdullah sanadkaan wax lataabankara waan sameeyay alxmdullah Mahdsanid rabiyooo ❤❤❤❤
Jazakallah wll podcast ka aan ugu jeclahay weeyi wlhi mhdsanidiin
Runti meelo badan baad tabaten aniga wan kuraaxeystay muqaalkas Alxamdillah wn dhameystay waligay muqaal dheer sas uma dhagaysan jazaka allah dhalinyarada quruxbdn barnamijka dadihinaysay❤❤
Discipline is the highest form of self love 💯
Mashallah Jazakallahu khayr
Mahadsanidiin labadeena dhakhtr, wax badan idinka faa'iidnay jasihiina jano rabi haka dhigo
2024 wxaa bart 2 qof aad u wngsn Dr Adnan iyo Dr sirk
M.a wllo miizaanka culus ah degnaantiina iyo akhlaaqdiina wax loo dhigo lahayn rabbi ha idin hifdiyo
Wad mhdsntihiin mrwalba aan dib u dhac daremo dhiri galintina dawada jazakallah qeyr ❤
Maa shaallh tabraki Allah ❤
Masha alh thnks
Jazakumulaah alfa khayr ❤
In Sha Allah
Wa ciwaan muhiim ah kaso hadla fadlan, khaadka iyo sigaarka, manta dhalinyarteena gabar iyo willba waxay la daala dhaceysaa wa mandoriyaha nucyadiisa kala duwan, loona arko ilbaxnimo, hadana ay wilsha haba u badnadaan markad weydiiso ay lataganyhiin waa ragnimo, walee adun forara ku nolnahy ilaahay han amaansado, intii aan cabin ilahy ha u xamdiso💯❤
MashaAllah tabaarakaallah finally welcome back our Dr's 🙏🏾 🙏🏾
Shukran dr adnan iyo dr sirka kheyr alle ha idinka siyo cilmiga iyo fikradaha nala wadagten
bismilaahi horta sanadkan Allah ha noogo dhigo mid khayr qabo waxad kasoo hadashan walal qabyaaladan umadeeni aduunka kareebtay Allah haydiinsiyaadiyo caqliga iyo aqoonta
Masha allah tabarakallah wlh podcast-gan kuma caajiso Wana podcast meelo badan taabanaya aaad baad u mahadsan tihiin Dr Sirka& Adnan illah haidinka abaal mariyo dadaalka bulshada u heysaan keep moving forward insha allah👏❤
M.a Podcast aad u qiimo badan, waanu ku mahadsan tihiin dadaalka iyo isxilqaamida aad u haysaan umada 💯 شكرا لكما
So proud of my people Allhuma bareek. Most beautiful podcast that contains lots of good points to being with the new year
Allaah abaalkiina haka dhigo janatul fardowso.wax badanaa idinka bartey
DR Sirka iyo Dr Sirka Alle ha idinka ajirsiiyo cilmiga, aqoonta iyo sidoo kale khibrdaha aad noosoo gudbisaan halkaaana nagula wadaagtaan.
Waxaad tihiin waxii ugu qurux badnaa ee sanadkaan noloshayda ku soo biira.
Podcastgii ugu wanaagsanaa ee aan dhegaysto 2024 allahuma baarik labadan dr
Mahdsanidin aad ayan udaneeya dhagaysiga AS PODCAST.
Dhalinyarada waxan kula talin inay luqadaha bartan khaasatan English and Arabic waa labo luqadod oo muhim ah🥰 shukran Dr's 🥰❤
Aad man bayo ujeclhy hadana English sibuu igu yahay
Arabic bartaa hada tan ku xigto aan baranyo English
Wa talo wangsn senkubaran karrna wll
@@SuweydoAbdisalanarabic sithe kubaran kara anoo class galine kaligis iga damin
@@Yahyaabdullahi740 hadaa wato video yasha arbic fasiix ah waa ku bara kartaa
Mashaa allah tabaarag raxmaan
Alla ha idin xafido
Wlhi wax badan baan idinka faaiday
Waxaan jeclaan lahaa barnamijka qaadka inaa kasoo hadshiin waayo muhiim waaye dhalanyaradii %80 waxaa dishay balwadaas wlhi marka inta ila fikir ah oo in qodobkaas laga hadla rabta i.a like aan ku xaqiijino salaaam❤
Ilaahoow idin daaa waxd qayb weyn ka
Qadaten isbadalka noloshayda wlhi sidaad
Ee badashen anigaa si ladhacay markasta oon
Podcast dawadu waa idiin duceeya
Khastan aniga wax se weyn ee badalay
Is edebinta nafta waxna odhankaraa waxa
Tihiin dadkii igu qiimaha bdanaa eenka Barto social media dr cadaan iyo zirka ❤🥰
I hope wixii noo qabsoomi waayey sanadkan inay noo qabsooman I.a❤
I.a ilahy hano fududeyo ❤
Ameen 🤲@SalmoMo-u4p
شكرآ لكم من لا يشكر الناس لا يشكر ألله ❤
groupdaas wa ku jirnaa ustaaf faidoo ku qabnaah me 4ku jiraah
1:wxan ilsa barnah graphic design
2:wxa barnah crochet
3:waxan sameynaah chalnache quranka lagu tartamyoH
4:luqad
My favourite podcast ❤Abaalkiina alle jano haka dhigo🤲🤲🤲
Shukran doctors waxyala.bdn.baa iga bedesheen run ahantii❤
Jazakumulah kheyr Dr Adnan iyo Dr sirka waxan idinka sugeynaa xalqada cunada isku dheeli Tiran inshlh
Adnaan&sirka runtii xaqiiqda ka hadasheen❤ wanadii waxaan rajena inan noloshayna ku dabaqno sida hore u sheegteen in aad si iqlaas ku jirto wax inola wadaaagaysaan shukran jazaakumallah
Drs Jazakallaaah Wallaahi Aaaaad baaa ii dhiri Geliseen War Waligaa haciishonaan Ee baro Albaabka Furaha Wax Barahada 12 sano Ayaan go’aan Ka Gaaaari Waaaaye Inaaa Wax Barto Qaaastan Kitaabada ama Luqadaha Inshallah Ilaheey ha igu garab siiyo Dadalkeyga Jahliga waa dhib Marksto uu Qof igu dhoho Wax Mabarta Qalbigaa Ka ooyaa😭 Anoo Awoodo Lcgta Wax barashada hadane Waqtigay Bashaal iskaga Dhumin Jire Yaaa rabbi Sanadka iyo sanada kle igaaarsi Ano Cilmi iyo Aqooon leh Plz Walalayaal Ducada igu Kaba shukran🙏🏻
Isha Allah waaino sanadka dambe iyo barashada English ka❤ 15 years ayaan qorshaynayay inaan barto walina mabaran sanadkan Allah hanofududeeyo
Alla kula mid ahy mais garabsanaaa
@@Asmaxasan-pi9qiwan baraneyna inshalh sister ❤
Thanks for everything an idinka faa idiny during this year and I hope next year we will improve all our selfes .
M.Allah 🎉❤Jazakallahu kheyr doctors ❤
Jazak allhu khayr walaalayaal
Allah idin barakeeyo wllayal nolosheyda wax badan ayaad ka badasheen walhi intaan idinka fa iday inan ku dhaqmo rajeyna 💯❤️
Mahadsanid bro💞
Waxaan dhagaystay dhamaan xalaqadaha aad soo galiseen wax wayna wan idinka bartay thank you
Inshallah waxbadan ayaa iqorsheysan sanadkan 4 waxyabood illahayow idu garabgal☝️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🫀
OOh wakhti badan kadib welcome Our Doctor
Maanta mawduuc iquseeya baad kahadasheen oo aan hada lahalgamayo luuqadaha ah alle hanoo fududeeyo dhmnteen❤
Shukraan ustaad waxa badhaan ayaan Niga faidhaay allaha hani barakeeyow
Mashalah waxan idiinka codsanaya in xalqaada danbe aad kaga hadli doontan cuuntoyinka iyo siduu qofku u cuuni laaha cunto cafmaad qabta❤😊
Mashallah wax badan Baan inaga Faidey. Waad mhdsntihiin
Masha allh ana cawa nigu so biiray 30/12/2024 SACADA 00:54 ALXDILH alle ha niga dhigo kuwa aan wax ka fa ido🎉❤
2024 idinkaa idiin brty waana mahad alle hlkaas inaa ka sii wadaan baa jeclhy Podcasts tiga wax badan oo caafimaadka khuseeyana noo soo gudbisaan wallo❤ iyo qisooyinka cibro qaadashada mudan
thanks labadayda dr wadmahadsan tahin was muqal Aad uu qimo badan jasakala khayr
Maasha Allah Allahuma Barak Waad mahadsantihiin labadiinuba.❤❤
M.allah wlhi waan xasuusta marka bilowaden Ayaan idiinla biloway lixada bilowad baa waan idiin laa socoday ❤😊
M.a kheer allah ha idin siiyo wllyal side quruxda badan eeaad nooguso gudbisaan ❤❤
Ta kaliye kufcnhy wa ina wax iska cafiyo m.a dr cadnan iyo dr sirka waxyaalo badan baa iniga barty sanadkan 2024 m.a cilmigiina ilahay ha inii siyaadiyo ❤
Masha allah ilaahay ha'idin barakeeyo.
Finally we get it this vedio thanks
Allahuma baarik dr❤❤❤
Wax bdn bad nolosheyda ka badasheen Kheir bdn Allaha idinka siiyo ❤
Masha allah
شكر الله لكما.
Rabbi baa markhaati ka ah in xilqadani aniga ahaan ii tahay sidii faynuus yar oo aan ku arkay wxyaabo badan oo aan arkayey balse si fiican aan iigu muuqan, iyo waxyaabo aan ii muuqan, shukran in badan.🌷
Masha allah allah ha idin barakeyo❤😊
ماشاءالله موضوع مهم جدا في قوتنا حاضر وأنا قرارات انا أبد جدول مهم في حياتي من كل جانب من صحة ودراسه ورياضة و قراءة عامه جزاءكم الله خيرا جزاء ❤
Ilaahay ha idin barakeeyo🥰🥰
Masha alllllaj jasaka allllah drs
Ano shaxaygii wata aad bad u mahadsan tihin Dr's ❤
Welcome back Dr's❤ ilahy abaalkina janno haka dhigo saad wax noogu soo gudbisaan ❤
Mashalaah xalqadahan oo kale noo soo badiya drs❤
Alx wlhy waan bilabay waan dhameystay anigo waxa badan fa'iideystay jazakal illahay haydin barakeyo
Jazakallah dr sirka nd dr adnaan❤
Mahadsanidiin doctors jazaakumu allaah kheyr
Aad baad u mahadsanthiin Dr Sirka iyo Dr adnaan Eebe hydin barakeeyo xalqadihiina si joogto ah ayaan ula socda Noo soo badiya
Mashallh lab shaqsi oo wangsn
Intii aan wax dhagaysanayey Talo iyo tusaale Nimankan dhalinyarada ee caqliga saxiibkaa u ah ee umada uso gudbinaya waaqi nolosha bini,aadanka haday tahay talo cafiimad iyo mid Waano aduun iyo aakhiraba waxan kuka talin laha qof walba in uu asxaabtisa uu wanaga la jacelyahy u sjere gareeyo Iyaga ilahay abaalkoda jano ha uga dhigo❤
Masha Allah walaalaheen
Cilmigooda Allah ha'uziyaadiyo
Aamiin
Ilahy wuigyahy inan qof cil uhaynkarin alx alx
Maasha Allah ilahey ha idin xafido