MISS XIIS Feat Cumar Cr | XABIIBI | New Somali Music | Official Video 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • MID II DHIGMAYOW XABIIBI
    DHISMAHA NOLOSHOW XABIIBI
    LAFTA DHABARKOW XABIIBI
    --------------
    EREYADA: SADAAM CAQLIMAAL
    MUSIC: MOWLIID XASAN FAARAX
    VOCAL RECORDING: CUMAR CR
    LAXANKA : CUMAR CR
    MISS XIIS VS CUMAR CR
    DIRECTED BY MAAME DAYAX
    PRODUCED BY : ABDIASKARITUBE
    =========================================
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms
    www.youtube.com/ @ABDI ASKARI TUBE
    / abdiaskaritube
    Twitter: / abdiaskaritube​
    Instagram: / abdiaskaritube
    TikTok: / abdiaskaritubbe
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

КОМЕНТАРІ • 61

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +49

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الخالق ❤💙💙

    • @NajmaXussen-kb6lq
      @NajmaXussen-kb6lq 10 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Al maaliku❤❤❤❤❤❤❤❤ Al casiisu❤❤❤❤❤❤

  • @sakariyeahmed1183
    @sakariyeahmed1183 Рік тому +6

    Team jigjiga horey uu socda

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 Рік тому +4

    Wewe waa waynkiibaa is helay cumar ft miss xiis dadkii fanka lahaa

  • @khalid_bunka7730
    @khalid_bunka7730 Рік тому +5

    ❤❤❤❤ waayo waayo xasuustay markaan arkay sawirada labada fanaan ee Jigjiga cumar cr iyo miss xiis wacdarihii waqtigii cabdi cumar xilka hayey❤❤❤❤😂

  • @deqziga
    @deqziga Рік тому +3

    Codka
    Laxanka
    Musica
    Jiliinka
    Kal iyo laab waa ku hestaa👏👏👏

  • @jaaleofficial910
    @jaaleofficial910 Рік тому +4

    What a song Omg Abdi askar the one and only UA-camrs 💥🩸

  • @mukhtarmuhyadin1841
    @mukhtarmuhyadin1841 Рік тому +5

    Cumar cr iyo mss xiis
    Camera iyo director
    Mame dayax🤴

  • @shuceybcxakiin7598
    @shuceybcxakiin7598 Рік тому +2

    Waa inagu soo yareyseen heesta banger waaye🔥❤️

  • @maxamedbare8377
    @maxamedbare8377 Рік тому +4

    Two legend,s🙏🙏

  • @hamzequrbo6300
    @hamzequrbo6300 Рік тому +2

    Abdi askari tube the best music video producer in horn of Africa

  • @apdirhmanbaylo4636
    @apdirhmanbaylo4636 Рік тому +3

    heestii 2023 best song cr and miss Anather level🙏

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 Рік тому +4

    Keep going my singers cr ft xiiz

  • @cabdicasiissiciid6498
    @cabdicasiissiciid6498 Рік тому

    My bro cumar horay u soco waa lawadho

  • @nadifodhalow5781
    @nadifodhalow5781 Рік тому +7

    Beautiful song.

  • @Boordage
    @Boordage Рік тому +1

    ABDIAskari waakusalaamay Generaale

  • @Fatkaboy7
    @Fatkaboy7 Рік тому +2

    Walhi wax kle ❤🎉

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 Рік тому +1

    wareer

  • @mumtazahmed917
    @mumtazahmed917 Рік тому +7

    Masha allah beautiful song keep going ❤😘❤❤

  • @abdijaliilsaleebaan2189
    @abdijaliilsaleebaan2189 Рік тому +2

    The best songs🙏😘

  • @abdirahmancktube
    @abdirahmancktube Рік тому +2

    cumar cr

  • @shaaficicade2816
    @shaaficicade2816 Рік тому +4

    :ilkacase laba Wajiilinimada is Ka dayo hhhh😂 kugu qadanay from isaaq 🥰

  • @Lucy_boy_official
    @Lucy_boy_official Рік тому +3

    Waan sugaynaa adiyow

  • @fififatouma8520
    @fififatouma8520 Рік тому +1

    Wowo

  • @jikako7
    @jikako7 Рік тому +3

    cumar cr libxa jarso 😍😘

  • @yazzrthayip8829
    @yazzrthayip8829 Рік тому +1

    Two legends

  • @Samiiraismaaciiliidle
    @Samiiraismaaciiliidle Рік тому +1

    Masha allha

  • @saylacmediagroupe9844
    @saylacmediagroupe9844 Рік тому +1

    Best swet song

  • @sharmaboyrealfans6753
    @sharmaboyrealfans6753 Рік тому +2

    Cumar cr legend

  • @somaliahanato8939
    @somaliahanato8939 Рік тому

    Jah jah 🙏 🎶

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame Рік тому +2

    11 comments ba iga horeeyay.
    9 ka mida wa sxipada wiilka wayo magacisay ku hadaqayanba😁

  • @abuabdurasak
    @abuabdurasak Рік тому

    Waww waa sidas

  • @hodanhassan682
    @hodanhassan682 Рік тому +2

    Waw

  • @abdirahmanibrahim2234
    @abdirahmanibrahim2234 Рік тому +2

    Amazing 🎧🔥🔥🔥

  • @yuzuffhajji3043
    @yuzuffhajji3043 Рік тому +9

    Xiis: Dhigaa adigaaa asluubta
    Dhaqankiiyo Hadal wanaaga
    Ku dhaafay ragoo dhan
    Dharaarkiyo muuqa jooga 2x
    Cr: Indhahaagan dheydaaaa
    Afka dhuxul madowga
    Timahagan dheeriyo
    Dhexda taaaga madagaaaa 2x
    Xiis: Mid ii dhigmayoo xabiibi
    Dhismaha noloshow xabiibi
    Laftii dhabaarkow xabiibi
    Dhagaha maqalkow xabiibi 2x
    Cr: dhameystiraneeey xabiibi
    Dheemal qurxeey xabiibi
    Dheeman luulay xabiibi
    Dhayaha urooneyy xabiibi 2x

  • @fowziahaajjialiQueenAnuu
    @fowziahaajjialiQueenAnuu Рік тому +1

    Heesta intaa ogaa lala rafanaaye 3minit xitaa ma dhamo ka wrn

  • @amaalmoha2746
    @amaalmoha2746 Рік тому +1

    Kudhaafay ragoo dhan 🌏💍♥️

  • @cashacali517
    @cashacali517 Рік тому +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @yuyekb5077
    @yuyekb5077 Рік тому

    Www an ather level

  • @CabdifataahmaxamedCali-lb2se
    @CabdifataahmaxamedCali-lb2se 4 місяці тому

    SOO ?💔❤️

  • @khaalidkhadar6456
    @khaalidkhadar6456 Рік тому

    Gabadh Akisho Wan ku saLamay inder

  • @ubahdaahir1758
    @ubahdaahir1758 Рік тому +1

    ❤💋

  • @fatouilsan2723
    @fatouilsan2723 Рік тому

    J'ai l'impression que les mots en Somalie ont été tout dit il y a plus rien à dire...

    • @amber56f
      @amber56f Рік тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 rien qui reste en 2023 khalas

  • @zuusuali8273
    @zuusuali8273 Рік тому +1

    🥰🥰🥰🥰🥰

  • @aqaayare6766
    @aqaayare6766 Рік тому +2

    Wxn hada he's waa maa dhihi rabtiin😂

  • @abdullahiibrahim1955
    @abdullahiibrahim1955 Рік тому

    Xabibi baa liswada leeyahay caku fankii dhimay

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle Рік тому

    Wow👌💯❤🔥🔥🔥
    #xiis #cr🙌❤

  • @cabdihaajirsuleimaan3153
    @cabdihaajirsuleimaan3153 Рік тому

    New song

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому

    Boqorada codka miis xiis Ala heestan erayadeedu waa dhay waxa fiicinayd inaad la qado Boqorka codka xariir axmed

  • @Khalidinho027
    @Khalidinho027 Рік тому

    Heees walbo sobihisan xasteytha magacetha kujirtaa ......Deyman luley xapipi

  • @maxamedcali7369
    @maxamedcali7369 Рік тому +2

    Cumar cr nio codkar bATahay

  • @ruqiyaabdi4518
    @ruqiyaabdi4518 9 місяців тому

    Is that your brother😱😱😱😱😱

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Рік тому +2

    Dadkii xikmadii way ka guurtey kaaga darane 2minute aa hees nalooga dhigaa alla muxuu fankii baaba'ay.

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 Рік тому +1

    Hada waxaan hees miya Qadro Dahir iyo Xasan Aden Ambo cigaal nuucaan ba noo badalay teeda kale naagta xabiibi haday dhahday gartaye Ninkana xabiibi kulahaa xabiibti ayuu oran lahaa

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame Рік тому

    Mida labaad xiis fananad wayn u aqane is maydhay marna isma lahayn waxaso kaley qadaysaa🤔🤔🤔

  • @ramlaomar3425
    @ramlaomar3425 Рік тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk kanyi maciyalba

  • @mohaofficial2901
    @mohaofficial2901 Рік тому

    Beenta ugu wayn an shegno hada nahay raga Somaliyeed wa ina niyada u dhisno naag calosha desatay dhax yar taago dhahno 😂