ABDIKARIIN ALI SHAH FT MISS XIIS KU DHEEHDAY OFFICIAL VIDEO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 бер 2022
  • CODKA: A/KARIIN ALI SHAAH & MSS XIIS
    LYRICS: ABDIRXMAN QOSLAYE
    MELODY: A.A.SHAAH
    MUSIC : MAFTUX CADCEED
    CAMERA: CAYDARUS & CABDIWASAC KHADAR
    EDITING AND DIRACTOR: ABDIWASAC KHADAR
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @ahmetapdi5339
    @ahmetapdi5339 2 роки тому +2054

    Hees walba oo macaan waxa ka macaan qur'aanka iyo kalaamka Eebbe💔

    • @shiine4106
      @shiine4106 2 роки тому +27

      Hadad ogtahy mxad kdhagaysanysaa hhh

    • @xananxadari9202
      @xananxadari9202 2 роки тому +10

      𝐰𝐚𝐚𝐫𝐮𝐧 𝐊𝐥𝐦𝐤𝐚 𝐫𝐛𝐢 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐜𝐧 🥺

    • @maxamedbadhoole1517
      @maxamedbadhoole1517 2 роки тому

      @@xananxadari9202 fdhguytoi

    • @naasirxasan7288
      @naasirxasan7288 2 роки тому +6

      @@shiine4106 quraan ALLE iyo hees mxaad isku barbardhigysaa maan gaabyahow

    • @bakarqalinle5612
      @bakarqalinle5612 2 роки тому

      ᴛᴀsᴀᴀ xᴀǫɪǫᴀ

  • @shukriahmed1271
    @shukriahmed1271 2 роки тому +390

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤

  • @ibrahimmohammed7442
    @ibrahimmohammed7442 2 роки тому +260

    Hoyga Fanka Markaa Leeyahaye Been MaaHa 🟩⬜🟥 Somalilandner
    Is muujiya ❤
    From Muqisho 👋🙏

  • @ayandradam7096
    @ayandradam7096 2 роки тому +256

    Hadad taageero abdikarim u tahay like ii saaar dartii😍thanks☺️

    • @najkayare4065
      @najkayare4065 2 роки тому +2

      Tagero wu dhafy ❤💯🇸🇴 Hees&badh ❤

  • @jimcalekaafi5616
    @jimcalekaafi5616 2 роки тому +160

    Muusig%100
    Eryada%100
    Laxanka%100
    Codka%100
    Muuqalka %100
    Khamta labiska ka si daran
    Rooxnta fanka A A shaah $ miss hiis
    Waxano kle galadu onther leve bay dhahan 🖤💯

    • @nimcofaarax9281
      @nimcofaarax9281 2 роки тому +2

      Waxani hees maaha abti ninkani Qamar ayuu Ku daba waashay

    • @jimcalekaafi5616
      @jimcalekaafi5616 2 роки тому

      @@nimcofaarax9281 qamar lavi kum.heesi karo lkn rooxanta nooco doonu ku heesi kara cid lagu dab lumayo ha kuk soc naato😅

  • @adnanhaji2147
    @adnanhaji2147 2 роки тому +33

    Ereyada isaaq
    Laxanka isaaq
    Muusiga isaaq
    Dubiista isaaq
    Codka qayb isaaq
    Codka qayb akishe
    Specialtanks ciise
    Me isaaq
    Salaama Dirkii
    layga berow
    Dirnimo ✊

    • @ayanahmed5613
      @ayanahmed5613 2 роки тому

      😆 ma waxad qorto ayad garan wayday 😆

    • @adnanhaji2147
      @adnanhaji2147 2 роки тому +1

      @@ayanahmed5613 indr jidhka isgali oo xamil dadkani dad bay kadhashene

    • @ayanahmed5613
      @ayanahmed5613 2 роки тому

      @@adnanhaji2147 bisinka walal dadku did way ka dhasheen taas cidinia dafiri mayso waan ahay oo way I dhaleen lkn de nagada wardiga 😆 🤣

    • @claahi4095
      @claahi4095 2 місяці тому

      Qab yaladi kudhashay maxan dhahaa 😂😂

    • @alihybe1039
      @alihybe1039 Місяць тому

      xanuun aya ku haya ilahay haku caafiyo

  • @dabshide3878
    @dabshide3878 2 роки тому +20

    Inta ila aragtay inay caruusiin is heshay is muujiya ❤😂🙏📿

  • @abdifatahomar26
    @abdifatahomar26 2 роки тому +68

    Intaad dhinacayga joogo
    Dhankayga ka iilanmaysid
    Dharaar ku cid layn maayo
    Da'daada ku dhaafsan maayo🔥
    Dhambaalkan yar waxaan u hibeeyay gabadhan aadka isku jecelnay.

    • @zahrohussain5526
      @zahrohussain5526 2 роки тому

      Ayy she is lucky once you mentioned her 🥰😓

    • @cabdul14
      @cabdul14 2 роки тому

      ❤️💚💙💚❤️💚💙

    • @abdihassan4816
      @abdihassan4816 2 роки тому

      Dadaal Ku dhaafsan maayo

  • @samrose316
    @samrose316 2 роки тому +47

    Sidan si ma'aha anaa dhawan waan gursaneyaa siduu codkaygu xalawad u noqdo. 😭😭😂 Machallah ❤️❤️ c'est une très belle chanson ! J'aime ! 🇩🇯

  • @dhaghayeofficial3723
    @dhaghayeofficial3723 2 роки тому +266

    Waxan ahay qofkii ugu Horeeyey Ee dhulbahante Ah ee Heesta seedigay daawadey
    Kkkk Wan Ku Salamay seedi
    Sidad Noola xididayba wan iska Kaa uruuriyaaye 🙋😂

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 2 роки тому +19

    Inankan Abdikarim fanaan wuu dhaafee wax kale haloo bixiyo 🔥

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 2 роки тому +61

    Ninkan laxankiisu waa another level
    Hawraar pro on fire🔥🔥🔥

  • @abokorbigays9461
    @abokorbigays9461 2 роки тому +105

    Waar ninkan Abdikariim Cali shaah wallahay Cimaamadiisa lama haysan karo, waar abti xattaa hadaad fanka heesidiisa hadaad iska deyso Laxankaaga ayaaba nagu filan, Reer burco hadaanu nahay Fanka Laf dhabartiisa ayaanu nahay, hargeysana waa warshadii soo saaraysey.

    • @khadarabdi2764
      @khadarabdi2764 2 роки тому +4

      Waa Run Burco waxa kasoojeda dadkana ay dhertahy King of voice Abdifatah ahmed tacabir ✌

    • @abokorbigays9461
      @abokorbigays9461 2 роки тому +5

      @@khadarabdi2764 Abdifatah yare wuxuu ahaa mar la arag u awood sheegtay fanka.❤❤❤

    • @khadarabdi2764
      @khadarabdi2764 2 роки тому +2

      @@abokorbigays9461 taasan been ahayn Sxp ilaahada Cid badasha maan Arkin

    • @ragadhexe.5743
      @ragadhexe.5743 2 роки тому

      dalxiisayaasha ugu badanee hargaysa yimaada waa ceer burco yidhaahdeen gobolka hadalka iyo hadh-dhahda lol

    • @zakariyebilecumar7981
      @zakariyebilecumar7981 2 роки тому

      Birco anigu ma tago mana joogi manta laga bilabo waxan amina sanay janada ifka inayty wixii hore halka kaga hadhay

  • @salaxsanaagofficials5618
    @salaxsanaagofficials5618 2 роки тому +76

    MY ONLY PROTHER AND MISS XIIS ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 2 роки тому +366

    Markey 1M garty ya ila dawanya 😁👋
    My favorite singer cabdikariim cali shaah well done 🥺 ❤️

  • @somalimusiclyricshd2825
    @somalimusiclyricshd2825 2 роки тому +54

    Ereyada : Abdirahman Qoslaye
    Laxanka : Abdikarim Ali shaah
    Musiga : Maftuux Cadceed Faro dahable
    Camera + editon : C/Wasac Khadar🔥
    Hawraar wax kale 🔥🔥🔥

  • @miira.7181
    @miira.7181 2 роки тому +9

    Intaa ila aragtay in u cabdi kariin ali shaah naxay
    Arooskiisiii ka dib mashallah

  • @mohamedmario4511
    @mohamedmario4511 2 роки тому +19

    Hargeisa waa laysku arkay Eeyyyyy
    Wale waan so socda my home 🥰🔥

  • @Abwaanka433
    @Abwaanka433 2 роки тому +19

    Mucjisada fanka Wakhti xaadirkan Abdikariim Ali shah ♥🔥

  • @salmahusein2940
    @salmahusein2940 2 роки тому +8

    Intad dhinaceyga jogtid ❤🤴🏻
    Dhankeyga ka ilanmeyside👑🥰
    Dharar ku cidlenimayo da.dada ku dhafsanmayo 🥰❤
    Nolosheyda 👑C🥰

  • @halamadrid2855
    @halamadrid2855 2 роки тому +26

    Ereyda 💯
    Laxanka💯
    Music💯
    Codadadka💯
    Camera💯
    Editing💯
    Voive💯
    fanaanka Kali Aan Taageero Abdi Kariin Ali Shah💯💯💯

  • @xaalidheeman
    @xaalidheeman 2 роки тому +72

    Cabdikariin Ali Shah waan Ka yaabay isma dhibo si happy ah oookalsooni Ka muuqatuu u heesaa oo degan keep going bro

  • @cabdicaliofficial7101
    @cabdicaliofficial7101 Рік тому +8

    WoooW two legend
    Heestu mrkey 6 mullion gaadho like ii saaR

  • @khadankayse3809
    @khadankayse3809 2 роки тому +9

    Saay isugu sobaxeyan labdan fanan
    Wabn kufarxayba fvv singers❤😍

  • @Abdallaofficial
    @Abdallaofficial 2 роки тому +7

    heestaan dhan walba waa looga hagar baxay sidokale abdikarin on fire best fanaan al waqtil xaadira waaye been alaa caaye keep going my sister sidokal mss xiis

  • @Auroraabdi36
    @Auroraabdi36 2 роки тому +7

    Cabdikariin Cali shaah fananka keliyen fananinta u jeclahy❤️❤️❤️🥺

  • @hamzexubboofficial9195
    @hamzexubboofficial9195 2 роки тому +160

    Dharaar ku Cidleyni maayo Da’daada ku Dhaafsan maayo.
    Another Level 💙✔️

  • @mustafexasan6988
    @mustafexasan6988 2 роки тому +7

    Inta laxanka ina ali shaah dareemaysa like🥵🥰

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 2 роки тому +8

    Wan ku Haysta Hargeysa
    Mad i Geysaaan Hargeysa
    BiLicda Jamuriyada wan La dhacsanhay
    Barakooba waLaLyaL❤

  • @najiimosman2963
    @najiimosman2963 2 роки тому +10

    Mulkiilaha fanka Abdikareim Ali Shaah & Miss Hiis an other level

  • @cabdirahmanali6464
    @cabdirahmanali6464 2 роки тому +7

    Boqorka fanka casriga ah abdikariin ali shaah 🥰🥰

  • @ruuneyquen4176
    @ruuneyquen4176 2 роки тому +190

    Favorite singer Cabdikarim Ali Shah well done 🙈🥀🥺😌

  • @SADAAMOFFICIAL
    @SADAAMOFFICIAL 2 роки тому +21

    Another Level 🔥 Hawraar Media Production Music 🎶 🎵 👏 👌

  • @Hamze478
    @Hamze478 2 роки тому +33

    Hawraar music 🎶 another level 🔥

  • @hafsoabdirahmanomar9606
    @hafsoabdirahmanomar9606 2 роки тому +7

    Gaaladu waxay dhahaan markaano kalle Another level😄❤️

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 2 роки тому +4

    Ayyy laxankii cabdikarim cali shaah musigii cadceed, hawraar media, hotel mega waadka baxsateen miss xiis cabdikarim cali shaah legends fanaanin ✌😇🥰

  • @marshaal1234
    @marshaal1234 2 роки тому +8

    Real goat Hargaysa Abdikareem 🙏

  • @adnanhussein8228
    @adnanhussein8228 2 роки тому +7

    Oof Caleyk🔥👏🏼 ina Cali Shaah Mis Xis Hawraar❤🔥

  • @sakarie3554
    @sakarie3554 2 роки тому +130

    Abdikariin ali shaah and mss hiis, another level voice.🔥

  • @deeqsanabdiqani3013
    @deeqsanabdiqani3013 2 роки тому +6

    Masha alah geesigii ila dhashy abdikariim cali Maxamuud xuseen shaah and xiis

  • @zaki5128
    @zaki5128 2 роки тому +22

    Laba qofo fanax leh baa is heley iyo anigoo ka daran 😅😅 team fanax is muujiya ☝😂🔥🤣

  • @hamseroyal4425
    @hamseroyal4425 2 роки тому +9

    Waa fananka jiilka danbe aan la holadin karin abdikarim ali shaah iyo miss xiis xarago🔥❤👑

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 2 роки тому +11

    Abdikarim Ali shaah Fanaanka sanadka 💯👌🔥

  • @Ozziany
    @Ozziany 2 роки тому +4

    Cabdi kariim Cali shaah tiir wayn fanka maanta 👍👏

  • @khalidabdiwadad1129
    @khalidabdiwadad1129 2 роки тому +5

    Wooow another level💯🤴👸A.Ali.shah&miss hiis 🎶fananinta qarniga waan idin wataa aniguyee hore u socda🥰🙌

  • @salmaanahmed1316
    @salmaanahmed1316 2 роки тому +7

    Maftuux cadceed inanka musicga macan tumaya legend 💯

  • @asadmuhumed7632
    @asadmuhumed7632 2 роки тому +51

    Woow amazing A.A. Shaah , xiis and maftuux cadceed another level 💥💥🔥

  • @Ciisaani_5k
    @Ciisaani_5k 2 роки тому +12

    Hawraar studio 🎙 ♥️ 👌
    Another level 💯
    Abdikariin ali shaah wilka laxanka Somalia 🇸🇴 ♥️

  • @mohamedmahadawkhalaf4612
    @mohamedmahadawkhalaf4612 2 роки тому +4

    Taageero buuxda ee c/karim cali shaah shpky qlli io duupistii hawraar media horey usocda prothers

  • @amalbeautychannel7785
    @amalbeautychannel7785 2 роки тому +18

    Hees badh another level 🥰❤🙏

  • @Boqoradda
    @Boqoradda 2 роки тому +30

    BOQORKA FANKA👑
    Another level🔥🔥🔥
    አበጺ ካሪማ ኣሊ🔥🔥

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 2 роки тому +6

    Cabdikariim Cali shaah boqorka Fanka Iyo Miss Xiss💯🔥✅

  • @cabdifatahrozey8975
    @cabdifatahrozey8975 2 роки тому +6

    Wax walpa wuu ka Samaystay Ninkan Fanka Apdi Kariin 🥰

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 2 роки тому +3

    *walalkay marna sxbkay Abdikariin Ali maxamuud god bless u* ❤️👑

  • @Cabdimajiid-Maax.
    @Cabdimajiid-Maax. 2 роки тому +2

    In qofka la xaqiro ma aha. Cabdikariin hibo rasmi ah ayuu u leeyahay laxan samaynta. Haba erayo xumaadaan heesaha uu qaado, balse waxa qarxiyaa laxannada uu saaro. Anigu hadaan fanaan ahaan lahaa, hees aanu cabdikariin laxan saarin ma qaadeen. Isaga, iskalaaji, cabdifataax mukhtaar, nabiil bulle, waa ragga hadda ugu laxannada wanaagsan.

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 2 роки тому +1

      "Haba Ereyo Xumato" Ha Odhan Ma Ereyo Xuman Karto Hees Hargeisa Kasoo Baxday Labada Laxanko Xumadaa Ka Dhow

  • @zaaqeyofficial4076
    @zaaqeyofficial4076 2 роки тому +8

    King of Melody Abdikrin Ali Shaah
    Hawraar Music Best video Creativity🤔

  • @sakiabdirahmaan408
    @sakiabdirahmaan408 2 роки тому +4

    Ilmahani waa garac bn is idhi bal eeg laxanka 🥺❤

  • @aaminayuusuf8795
    @aaminayuusuf8795 2 роки тому +5

    Hawraar music _Another level

  • @ahmedcraxman3177
    @ahmedcraxman3177 2 роки тому +7

    1M markay goodho like iisaar🥰

  • @hamseabdifataah5617
    @hamseabdifataah5617 2 роки тому +4

    Wow 👏 abdikariim wad tagtay oo talaabsatay .mucjisada laxanka iyo codkaba🥰

  • @shuaypsaedmohamed2307
    @shuaypsaedmohamed2307 2 роки тому +3

    isbadalka clkariin cali shah 🥰🥰iskabuladu dhip padanaaaah

  • @khadarmohamut2306
    @khadarmohamut2306 2 роки тому +3

    Aabaha mulaxanka aarka fanka apfikarem ali shah lengend ku wataa

  • @abdirizakkoronto6101
    @abdirizakkoronto6101 2 роки тому +1

    Cabdikariim cali zhaaaah Anolher level

  • @sapirinmuhipo3045
    @sapirinmuhipo3045 2 роки тому +6

    Waxn laxan lama odhan karee magac kale haloo bixiyo apdi kariin Ali waxba lagma qabn karo✋🤴🏻🥰

  • @sumayoalisame3535
    @sumayoalisame3535 8 місяців тому +4

    Inta Dhinacaagu Joogo, dhankeyga Ka iilan Meysid, Dharaar Ku Cidleyni Maayo, Da'daaduna Ku dhaafsan Maayo.
    1/Nov/2023✍Nolosheyda (F)❤🎉

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 роки тому +4

    heesti heesaha legenka fanka cabdi kariim cali iyo m xiis ya salam ❤🥰🤟

  • @hamzeismail2833
    @hamzeismail2833 2 роки тому +21

    A.A.SHAAH waxkale another level melody 🤍💯🔥

  • @Awale.british
    @Awale.british 2 роки тому +7

    1M Views markay gaadho like 👍 isaar inta kahoreysa iska raxayso 😂

  • @zannaqurux2830
    @zannaqurux2830 2 роки тому +4

    Abdikariin Aroozku waa ka muuqdaa😂😂

  • @nimconaasir3584
    @nimconaasir3584 Рік тому +3

    Heesta kaliya ee aan adunka ugu jecelahy 🥀🖇💞

  • @dj_diini
    @dj_diini Рік тому +1

    ¡na all¡ shaah laxankisa waa anther level walhi💯👑🥰

  • @roohanismaiil1199
    @roohanismaiil1199 2 роки тому +2

    Hawrar best studio ina ali shah miss xiss

  • @hamzahoussein1513
    @hamzahoussein1513 2 роки тому +10

    Waaaaw 😍 Another level 🔥💯✅

  • @Mohamett_ilkacase
    @Mohamett_ilkacase 2 роки тому +3

    Howraar music maxaad duubteeen wax laga yabaY boqorka codka cabdikariin cali shah iyo laxankii roxanta ahaaa iyo mss xiiz musician cadceed on the beaT layaab lyaab waa hez layskugu tagay 🔥

  • @xamzexadaari1703
    @xamzexadaari1703 2 роки тому +2

    Ina cali Shahaa Laxanka xaguu Ka Kenaaa

  • @rahmacadey1107
    @rahmacadey1107 2 роки тому +5

    Another level dadkii fanka lahaaba is helay 🥰🥰

  • @kms4648
    @kms4648 2 роки тому +3

    Shacnigii Aroosku wuu idinka muuqdaa

  • @mrpeanchanel1460
    @mrpeanchanel1460 2 роки тому +4

    Keep going c/kariin Ali shah and mss xiis ANOTHER LEVEL

  • @cabdiraxmaanomarakabe5525
    @cabdiraxmaanomarakabe5525 2 роки тому +1

    FV Singer Cabdikariin Cali maxamuud Sh xussen.

  • @mohaahmed5097
    @mohaahmed5097 2 роки тому +6

    Legend AL fanan abdikarin ali shaah💓

  • @updirizakozman693
    @updirizakozman693 2 роки тому +4

    Abdikariin Cali Shaah Another Lavel Song🎼🎼🎼

  • @updalegamaalupdupdalegamaalupd

    dhaLiisha Yar ee ku Gaadha anaYy tahayy dhawacaYga
    dhibTaadu Waa dhibteYda♥️🥺

  • @khaalidaxmedsarhayesarhaye7841
    @khaalidaxmedsarhayesarhaye7841 2 роки тому +2

    Boqorki fanka iyo boqoradii fanka tani hees way dhaaftay❤💯

  • @MAHIRPRO121
    @MAHIRPRO121 2 роки тому +5

    Howraar music 🎵 keep going
    Erayada 💯 Laxanka 💯 codka 💯 music 💯🎵 VEDIO 💯 WAW 🔥🎶🎸 Hees tii ugu shidned 2022

  • @cnuurdahir2654
    @cnuurdahir2654 2 роки тому +3

    Fanaanka fanaaniinta ina cali shaah io miss xiis balaayo is raad satay

  • @apdikariinmoh880
    @apdikariinmoh880 2 роки тому +5

    Cabdi kariin cali shaaH fanan waa dhaFay waxkaLe Haloo bixiyo mss xis wxkale

  • @mohamednimco7314
    @mohamednimco7314 2 роки тому +3

    Intaad dhincayga joogto
    dhankagya ka Ilan maysid❤
    Dharaar ku cidlayni maayo❤
    Onther level

  • @ezabellaabdirahman1795
    @ezabellaabdirahman1795 2 роки тому +5

    Omg another level miss xiis c/kariin😳👍❤

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 роки тому +5

    Miss xiis Nd abdikarin Ali
    Incredible voice 👏 🙌 🔥🔥🔥🔥

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 2 роки тому +19

    UptHikariiN Ali ShaaH And Miss XiiS another level ♥️🙌🏿✔

  • @Mahad_Ahmed
    @Mahad_Ahmed 2 роки тому +3

    Abdikarin Ali Shah and Miss xiis my Favourite ❤

  • @cabaaskhadar8649
    @cabaaskhadar8649 2 роки тому +1

    Cabdi kariin cali shaah wan ku wataa legend

  • @shakiibaliibrahim5216
    @shakiibaliibrahim5216 2 роки тому +4

    C.krn ali shah fanan tagay lama gari karo

  • @nimcoahmed3137
    @nimcoahmed3137 2 роки тому +3

    Dhamaan unugyada jihkayGa waxaad tahay ruux ku dheer💯❤

  • @FawsiyoCabdullhi-fe3yb
    @FawsiyoCabdullhi-fe3yb Рік тому +1

    Abdi kariin ali shaax raaxada fanka🥰

  • @gashaanle_official6916
    @gashaanle_official6916 2 роки тому +1

    Howraar layaab layaab muuqalka heesta waa layaaby erayayada heesta ka daran Abdi Karin ft xiis__ ku dheehday is waali🖤🖤✌🏾

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 2 роки тому +30

    Habeenkay heetsaa duubayeen Hotel kaas ay ku duubayeen Baan barxada ku Cashaynaynay aniga iyo asxaab kale. Heestu waxay ka baxaysay Samecad yar oo agtaalay iyaguna ay is luxayeen, Isma lahayn wixii aan layaabanaa baa sidaas u qurux badnaatay 🤣🤣🤣

  • @mahankawali5209
    @mahankawali5209 2 роки тому +3

    Hawrar media congratulations 1m anaa ugu horeyo❤️❤️☺️

  • @axmedqalaaf5789
    @axmedqalaaf5789 2 роки тому +2

    1m MiliioN Veiws inchalaH ina ali mohamout husein

  • @ApdyOmar53
    @ApdyOmar53 2 роки тому +2

    Heestan aad ayey u macantahay 💯✔️