XARIIR & XIIS | BABY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 січ 2020
  • Xariir, Xiis, Suldan Seeraar, Hees Cusub, Somali song, Hees shidan, Dhaanto, Music Video, Waqal Studio
    Artist:Xariir Axmed & Miss Xiis
    Song: Baby
    Lyrics & Melody: Cismaan Bile Ceymooy
    Music: Henok
    Cameraman: Abdisalam & Waqal
    Editing by Waqal
    Produced: Afro Waqal Furinle Production
    Xariir, Miss Xiis, Ifraax Tolmoon, kiin jaamac, gulleed simba, hodan abdirahman, Cabdi hani
    Copyright to Waqal & Afro Media Production

КОМЕНТАРІ • 3,4 тис.

  • @Abdirahman6060
    @Abdirahman6060 4 роки тому +651

    Xusuusnoow geerida wllky iyo wlshy 😭😭

    • @ahmedsomalia6990
      @ahmedsomalia6990 4 роки тому

      Abdirahman Cishqi sxb isar subscribe

    • @Abdirahman6060
      @Abdirahman6060 4 роки тому +3

      @@ahmedsomalia6990 waan kusaaray zxpo adna isaar i love somali

    • @yahyeabdinor4200
      @yahyeabdinor4200 4 роки тому +3

      Adiga ma iloowday

    • @Abdirahman6060
      @Abdirahman6060 4 роки тому +2

      @@yahyeabdinor4200 my bro qofka ilaawa xaguu wax ku ogyahay

    • @shabdilahiateyee531
      @shabdilahiateyee531 4 роки тому +2

      Wey fiican tahay in marwalba cabsida elle la is xasuusiyo ilaahay ha Soo hadeeyo

  • @Showayste365
    @Showayste365 4 роки тому +167

    Wll hestaan hda waxay maraysaa 4 million
    Hadii ay garto 7 million hayla dhaafin like

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official 4 роки тому +2266

    Heestan markay 12M+ Million gaadho liketa igu qabta Somaliyeey 🥶❤️🔥

    • @farhanfg
      @farhanfg 4 роки тому +11

      OK

    • @ayoushynaleye5101
      @ayoushynaleye5101 4 роки тому +14

      Way gaarty wana ku siyay waxa heshay wax iga so gaarsi🤣🤣👍

    • @somalitv645
      @somalitv645 4 роки тому +13

      2 million lamaraa weli wakugu adkenoyaa 🤣🤣🤣

    • @nimcaanmohamoud9167
      @nimcaanmohamoud9167 4 роки тому +10

      2.1m bay maraysaa likta xaq ba u ledahay

    • @faizaali1705
      @faizaali1705 4 роки тому +1

      @@farhanfg ok kute war didi 😂😂😂😂😂😋😋😋😋😋

  • @abdullaahibashiirmohamed6374
    @abdullaahibashiirmohamed6374 3 роки тому +194

    Hadii Heesaha dadka uqurxoon yihiin Waxa ka sii Qurux badaN Hadalka rabbi ogsoonoow♥️🔥💥⚡
    NABIGA KU SALIYA WLLO YAAL

    • @ayuubabdiqani7923
      @ayuubabdiqani7923 Рік тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @daaudcabdilahicabdi
      @daaudcabdilahicabdi Рік тому +1

      Heeso..cusub

    • @kataarawiilmuhalik146
      @kataarawiilmuhalik146 Рік тому

      Scw

    • @aaminasiyaad2602
      @aaminasiyaad2602 Рік тому

      @@ayuubabdiqani7923 snansj☹️☹️🥴🤚

    • @abdiwasacmohamed1516
      @abdiwasacmohamed1516 Рік тому

      Scw❤

  • @taamirnour546
    @taamirnour546 4 роки тому +1549

    Ma aqano Cida Tahaay
    Waxan Ale Idinkaga Baryaa inu Idinsiyi Udgonki Janaada Like

  • @ismailganeey3001
    @ismailganeey3001 4 роки тому +1865

    ان كنت الا غا ني جميلة فا القرآن أجمل
    Hadii dadka u quruxoon yihiin heesaha 😢
    Waxaa kasiii qurux badan quraanka hadalkii rabi ee ❤️ ogsonadaa

  • @7dayswithwadanivlog529
    @7dayswithwadanivlog529 4 роки тому +129

    Hees aad u macaan balse waxaa macanaan lahaa idinkoo Quraanka ku akhriya 🙏🏽

  • @adamabdala6922
    @adamabdala6922 4 роки тому +287

    The only Yemens watching this sons my Somalian brather s&sis give me my likes💐

  • @crahmanmahrez1810
    @crahmanmahrez1810 4 роки тому +2709

    *ان كانت الاغاني جميلة فالقران اجمل*
    *Hadii Heesaha dadka uqurxoon yihiin Waxa ka sii Qurux badaN Hadalka rabbi ogsoonoow♥️🔥💥⚡*

    • @zakariyeshirre9255
      @zakariyeshirre9255 4 роки тому +9

      KinG loVe Queen saxiix lpx

    • @aliakfilms4894
      @aliakfilms4894 4 роки тому +8

      😂

    • @Asmaatalha
      @Asmaatalha 4 роки тому +26

      Looma baahno inaad is barbar dhigtaba midba waqti gooniya loogu tala galay. Nolosha dadka haku cadhiidhina adigu ha dawan heeshaa hadii adan rabin!

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 роки тому +2

      @@zakariyeshirre9255 Subscribe isaar wll fadlan

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 роки тому +3

      @@aliakfilms4894 Subscribe isaar wll fadlan

  • @dayahcade217
    @dayahcade217 4 роки тому +156

    *inta heesaha necep oo quraaanka jecel like dhackzi*

    • @dayahcade217
      @dayahcade217 4 роки тому

      @mariya films and vlog marhoran kuzaray tagera buuxa aanpa kuu ahy

    • @engapdirahman5879
      @engapdirahman5879 4 роки тому +1

      kuwa heesaha Neceb halkan mxay ka so doonan hadiiba neceb Yihina😁😁😂

    • @engapdirahman5879
      @engapdirahman5879 4 роки тому

      @@zakiismail6177 Channelkagu faaido ma leh heesaha dadkoda iyo video aadan lahyn baad so dhigtana markaad fikir cusub la timaado subcsirbe ku saari dona lkn intaa dadka video so dhigayso qof kle video ku saari mayo😏🙄

    • @engapdirahman5879
      @engapdirahman5879 4 роки тому

      wan Ku saaray

    • @Mahiigaan_Media
      @Mahiigaan_Media 24 дні тому

      Quraankana waan jeclahay heesahana wan jeclahay

  • @dadsgirl721
    @dadsgirl721 Рік тому +21

    Heestaan waxa ku xasuustaa qof asxaab aheen baa xiriir bilaaawnay markaas inagoo meelkla fog joogna ba isku diri jirnay mudo 3sano laga joogo waxa dhacday in so tahriibo wadanka joogay imaado nasiib wanaag waxa rajaynaa in iscalfano insha alah❤ way xanuun bdnthy marka qof kla fogtihiin isjeclaataan runtii waxa iinoqday wax walba runtii hiil iyo hoo mararka qaaar waxa dareema in ahayn qofkii kuhabooona qofkaas uu mudanyhy qof aniga iga muhiimsan runtii waxa dhihi kraaa waa 1 in millions aaad baan kujeclahay runtii❤❤❣

    • @abdinaasiribraahimali753
      @abdinaasiribraahimali753 10 місяців тому +1

      Qofkaas oo kale waa lam helaan ee dhawro baan kuleeyahay wll

    • @hamdiahmed2237
      @hamdiahmed2237 8 місяців тому

      Ninka nafta kuu Huro waa lama ilaawana abayo ilaasho ❤

  • @fadxixaamud8643
    @fadxixaamud8643 4 роки тому +115

    1.8m iyadoo maraysa daawaday iminkana 3.7m socotaa .....kolka 4m gaadhi like dhac Ku sii

  • @nouraden4755
    @nouraden4755 4 роки тому +421

    Shanta Somaliyed
    💬💚❤ 🇲🇵 jigjiga io qaybta Kenya
    Like dhac kusii wll plz 🙏🙏🙏

    • @ZuhaipEprahimi
      @ZuhaipEprahimi 4 роки тому +3

      Madaxa Like JacaYlka ZpKaY nuur 😂😂

    • @farhancdeh1056
      @farhancdeh1056 4 роки тому +2

      Fadalan dar ilahay dartiz subscribe isaara

    • @FilmKoob
      @FilmKoob 4 роки тому +1

      @@ZuhaipEprahimi Subscribe wll Fadlan

    • @FilmKoob
      @FilmKoob 4 роки тому +1

      @@farhancdeh1056 Subscribe wll Fadlan

    • @Itszk10
      @Itszk10 4 роки тому +2

      ❤️Heestaan wada sugaynay waatan ha lookaco ❤️❤️

  • @arafatyussuf4941
    @arafatyussuf4941 4 роки тому +387

    war xita janada Allah hadan ni igagabaryo likta imasineysin miya...hoyadin jano hagashe like dac igusiye hee

  • @ozlemhuroglu6106
    @ozlemhuroglu6106 4 роки тому +695

    I Love Somali songs ❤💋💋💋💋💋
    From 🇹🇷

  • @mensurmehamed6959
    @mensurmehamed6959 4 роки тому +389

    waan jeclahay qofkasta oo somali ah❤️❤️❤️❤️❤️🇪🇷❤️🇸🇴

    • @ismailmahamed8866
      @ismailmahamed8866 4 роки тому

      Maxan ku cadayana inay dhaba ka tahay zxp

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 роки тому +1

      @@ismailmahamed8866 😂😂👊🤣 𝑚𝑎𝑥𝑎𝑑 𝑘𝑢 𝑓𝑎𝑙𝑖 𝑐𝑎𝑑𝑒𝑦𝑛𝑡𝑖𝑖𝑠𝑎

    • @munabirir696
      @munabirir696 4 роки тому +1

      Waallka majeceshahay somali Ana Engiriis waan jeclahay👄👄👄❤❤❤

    • @horseedone8875
      @horseedone8875 4 роки тому

      Suscrib iisaar mudane mensur

    • @khalifaawiofficial8946
      @khalifaawiofficial8946 4 роки тому

      Waa dad nimo nasib lee dahy walal xiligan la joogo

  • @naxnumusafiiruun445
    @naxnumusafiiruun445 4 роки тому +267

    Intaa Aan Badh goin Bbe
    Bacadu Aana madhan Bbe like Billasha isaara Somali Nabi maxamed ✌️
    From ogadeen

  • @Anne66898
    @Anne66898 4 роки тому +1972

    😢Qofkii hooyo macaan ka fog oo u xiisey like yusan ila dhaafin my mom miss you 😭

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 4 роки тому +42

    Xurmay barashadeenii Bartamaha habaynkii
    Caashaqii ka beermaa Anoo buurahaa lali
    Beerka iga wareemoo Oo ku baadi goobaa
    Igu reebay boholyow Saw ma soo baraarugo
    Bureeqadaan jeclaayey Boqorkaan jeclaayow
    Hadaan baalal leeyahay Baashahii naftaydoow
    Soo masoo boqooleen Bahwadaag jacaylkii
    Bartaad ku nooshahay Boga iyo wadnaha iyo
    Baryo kuma nagaadeen Igu baah jidhkoo idil

    inta aanan bukoon baby
    bastay aanan noqon baby
    Iga baano caashaqo baby
    Ila beegso nolol wacan baby

  • @ibrahimarab5629
    @ibrahimarab5629 4 роки тому +438

    This music make me fell in love but i don't know who i love 😭😭😭

  • @adnaaxmed7660
    @adnaaxmed7660 4 роки тому +1377

    Inta Quraanka JeceL like😍😍😍😍😍😍

  • @rithwaanabdirahmanofficial8144
    @rithwaanabdirahmanofficial8144 4 роки тому +201

    Xariira AHmed and miss Xiis Fanaaniinta Qarnigan Logu JeceLyahaY Haddad SugaYsaY Heestan is muuji👍♥️

  • @chelseafaarah8226
    @chelseafaarah8226 4 роки тому +168

    I am from Syria i love Somali music my Somali friends like this song they listen often love from A syrian girl like

    • @wadaniqurboneceb3459
      @wadaniqurboneceb3459 4 роки тому +8

      Ahhhhhh farah

    • @fatimaessa2841
      @fatimaessa2841 4 роки тому +1

      U welcome bro Syria is islam🙏

    • @Abdi-uy1kh
      @Abdi-uy1kh 4 роки тому

      @@wadaniqurboneceb3459 beenta adduunka

    • @leegotv9714
      @leegotv9714 4 роки тому

      Thanks my dear♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @dailydilemma8316
      @dailydilemma8316 4 роки тому +2

      All the love back to u sis from Australia I am somali stay blessed

  • @Malloofficial1
    @Malloofficial1 3 місяці тому +2

    Heestan waxan ku xasuusta mrkii igu horeysey aan ethiopia imaado wlipa addis ababa casimada bas ayaan raacey soconaya 17 saac wlhie jwi aya y ahayd axyaa hees still watching 2024 😢 like pls wll😢❤

  • @pablogariomosalah2897
    @pablogariomosalah2897 4 роки тому +1032

    The only Eriterian watching Somali songs....where is my likes??

  • @samiaabdi7575
    @samiaabdi7575 4 роки тому +758

    Wligey man helin 10 like plz somalinimo igu saar ilhy haku tuso wax kaa farxiya💚🎉

    • @redsandempire7389
      @redsandempire7389 4 роки тому +4

      Deka Faysal 10 like iyo wax badan waan kuu ogolnahay walaashay 🌹

    • @reallifeevents1394
      @reallifeevents1394 4 роки тому +5

      1 like qudhaan hayaaye haddaan 1000 hayn lahaa waan kugu deeqi lahaa..

    • @somalilnd6404
      @somalilnd6404 4 роки тому +2

      @@redsandempire7389 like
      Walaal

    • @careefofficial9019
      @careefofficial9019 4 роки тому +2

      WLLO SUBSCRIB TAA IIGU CAAWIYA IDINKUNA

    • @alimoalin8541
      @alimoalin8541 4 роки тому

      Deka Faysal sxb (like) waxkuma tareysay ee subscribe ku fiican

  • @islam305100
    @islam305100 4 роки тому +153

    Let's all make a sincerely repent to ALLAH and change our lives forever

    • @abdillahiali7745
      @abdillahiali7745 4 роки тому +5

      insha'Allah. The only thing we should. Do only one. Thing to do make. Dua

  • @a.rahmanhikamchannel9607
    @a.rahmanhikamchannel9607 4 роки тому +106

    Markay 3 Million Gaarto Liketa igu qabo

  • @mohamedarab4401
    @mohamedarab4401 4 роки тому +177

    is xilqaama wllyal
    o like ta igu roonaada😢😢

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 4 роки тому

      Ma like baad u ooyaysaa afka baaldi ku jiide🙄🙄🙄🙄

  • @abdimuruq7216
    @abdimuruq7216 4 роки тому +373

    walaahi bilaahi tolaahi like ayaan saaraya
    waad dhaaraty like saar eelee sadex cisho masoomi kartide😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @saharasimanyartajogadheer4873
      @saharasimanyartajogadheer4873 4 роки тому +3

      Dee ma anaga dharanaay waxad so qortaay unbaan aqrinayee cadi iska dhiga somalay malinba flim cusubo ku qarabasho ah hanoola imaninee ha u bixin wa kaftaan lee ina ader

    • @abdimuruq7216
      @abdimuruq7216 4 роки тому

      maida moha hadaad mar akhriday waad dhaaratay huuno😂😂😂

    • @saharasimanyartajogadheer4873
      @saharasimanyartajogadheer4873 4 роки тому +4

      Maya walalo dhaari wa taan adiga afkaga kaso baxday lkn qoral u qof so qoraay dee adigu aqriyee unbad ka tahay xita waxa baryahan dambe naguso badataay kuwo inaga mida intey so dhahan hadad rasulka jeceshahay like isaar waan jeclahay kumana saraayo o jecelkan u qaabo mawaxan ku mujinaya like xunoonn adiga ku saray maya wlahi waxasi wa qalad ina ader adiga kuguma waado e dadka kaan sida xuun wax ku radsanayaan la hadlaya kana rali noqo hadan kugu talaax tagaay 😂👏

    • @nasteexoyeedhwayne3837
      @nasteexoyeedhwayne3837 4 роки тому

      Kkkkkk

    • @BelieveTheCreator
      @BelieveTheCreator 4 роки тому +1

      Abdi Muruq nolosha kadacdy sxb

  • @farxanmaxamed6546
    @farxanmaxamed6546 4 роки тому +207

    Dadka iaygoo dhageysanay haddana commentiga akhrinaya like dhac kusii

  • @kowsarosman244
    @kowsarosman244 4 роки тому +30

    Hestan waxay ka hadlaysa aniga iyo my suldankayga ❤❤👌💑 ilahow isku kayo daah 🤲🤲💌

  • @user-xb4uh1sh4k
    @user-xb4uh1sh4k 4 роки тому +1674

    Heesta adiga oo dhageeysanay
    hdaad comment akhrinaySiD
    Like Ha ila DhaaFin😂😂😂

    • @axlamlibax7248
      @axlamlibax7248 4 роки тому +4

      @AZIIZOO OFFICIAL CHANNEL kkķkkkkkkkkk

    • @FilmKoob
      @FilmKoob 4 роки тому +2

      @AZIIZOO OFFICIAL CHANNEL Subscribe Wll Aan Kuu Subscribe Gareyr

    • @FilmKoob
      @FilmKoob 4 роки тому +2

      @@axlamlibax7248 Subscribe wll qali

    • @s.rashkaarofficail3018
      @s.rashkaarofficail3018 4 роки тому +2

      Subscribe ii saar please zhpo

    • @xogmaalmedia8616
      @xogmaalmedia8616 4 роки тому

      @@s.rashkaarofficail3018 subscribe isaara inta luqan kujirta wan uwada saraye

  • @yusufyare8373
    @yusufyare8373 4 роки тому +90

    *heestan inta jiif ku dawanaysa like ha I saran* I 🙏🙏🙏🙏🙏❤

  • @owsaalaxofficial8117
    @owsaalaxofficial8117 4 роки тому +206

    The only Ethiopian watching somalia songs where is my like

  • @user-ig8dr9qc5r
    @user-ig8dr9qc5r 2 місяці тому +18

    Who listen in 2024👆💔😭😭

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 роки тому +246

    Imika Reer Jigjiga Waxay Uga Shidantantahay Hargaisa Iyo Waqal Suldaan Xariir mss xiis Muuse Gaas Iyo Qaar Kaloo Badan. Soo Dhawaada

    • @saynabsiman4182
      @saynabsiman4182 4 роки тому +15

      Shabcaan aadan Salma nuura maslx mideeye mukhdar jige jagow cabdifatax mukhdar in taba hargaysay uga shidan tahay

    • @jamacchassan4361
      @jamacchassan4361 4 роки тому +20

      Somalidu waa walalo lkn siyaasada ayaa ina kala gaysay

    • @silentkiller8668
      @silentkiller8668 4 роки тому +8

      Waqal studio mid meel fadhiya maha asaga. Malksta wax wuu ku duubi kraa mglo kasta hrgysa kliya maha
      Gadhiga ha ka dhicine si ficn u xajiso

    • @Khadarokey78
      @Khadarokey78 4 роки тому +3

      Waqaal hargaysaa kuma ekaa melwalbaa waa jogaa

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 роки тому

      @@saynabsiman4182 Subscribe isaar wll fadlan

  • @zalangaariye1423
    @zalangaariye1423 4 роки тому +143

    Wlhi Waa Heesti U horeysee Xariir NocaN Looga duubo Huro usoco Legend Sida Uu Uleeyay Eeg BureeqDaN Jaclaade Farxada Kamuqata qofkii ila arkaY Like

    • @zalangaariye1423
      @zalangaariye1423 4 роки тому +1

      @AZIIZOO OFFICIAL CHANNEL Haye Walal somaliyed inataa Qofkasta Somaliya Waan U qabaN

    • @qoraashaqiiri8614
      @qoraashaqiiri8614 4 роки тому +2

      Wllhi anaba yabay farxada ka muuqta xarii

  • @qanciyedahir8614
    @qanciyedahir8614 4 роки тому +21

    Hees degan iyo music degan😮 hadaa jeceshahay sideydoo kale like ta ha ila dhafin marka✌

  • @masta7199
    @masta7199 3 роки тому +87

    Hands down to whoever made this songs deserves a Somali Grammy 🙌🙌🙌...

  • @ahmedpato538
    @ahmedpato538 4 роки тому +76

    *QOFKASTA OO HAMI LEH HAMIGA ALLE HA U RUMEEYO* 🙏❤

  • @wayelkajaqafsada3142
    @wayelkajaqafsada3142 4 роки тому +82

    Inta sugaysay heestan inbadan farta taaga😂 1:01pm soobaxday xariir Ahmed and miss xiss idin taagera

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 4 роки тому

      Aniga sugayey walhi☝️☝️

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 роки тому

      @@nimcoayaan6197 Subscribe isaar wll fadlan

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 роки тому

      @@laylacalu5086 Subscribe isaar wll fadlan

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 4 роки тому

      @@acgoal2134 ok wll kuuu sarey

  • @josephdeni1910
    @josephdeni1910 4 роки тому +324

    I am from India I love this music beautiful Somalia music

    • @xabiibali610
      @xabiibali610 4 роки тому +10

      Thanks brother

    • @farhanfg
      @farhanfg 4 роки тому +7

      Welcome pro its Somali music 🇸🇴🇸🇴

    • @Musam377
      @Musam377 4 роки тому +14

      Am somali british
      I like somali music🤣🤣🤣🤣

    • @najibnasir8961
      @najibnasir8961 4 роки тому +3

      Very good bro

    • @mohamedkhalif205
      @mohamedkhalif205 4 роки тому +15

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣
      Wax badan hindi waa dhagaysanay nacala sheydan kutaale joseph Deni adigan af somaliga inaad dhagaysatid waaye

  • @curudacidadugsiga852
    @curudacidadugsiga852 4 роки тому +90

    1.milyan markaa garto like me

  • @hafuuuuzahmed1623
    @hafuuuuzahmed1623 4 роки тому +39

    Inta sugysay like waligy 1 xitaa man heline😭😭

  • @KarimnasriAbdi
    @KarimnasriAbdi 4 роки тому +153

    Heestan 👇
    Music 98%
    Codadka 100%
    Styleka 99%
    Midhaha 100%
    Laxanka 100%
    ❤❤🔥🔥🔥

  • @Rakio618
    @Rakio618 3 роки тому +12

    I hope inan noqday qofki kowad o soo booqday sanadka cusub 21/01/2021 wixii iga danbeyow liketa snad wangsan🥰💝🙏✋

  • @ladychannel9199
    @ladychannel9199 Рік тому +35

    I love somali songs😍😍😍
    From netherland 🇳🇱

  • @abdifitaxsuldaan9804
    @abdifitaxsuldaan9804 4 роки тому +74

    Intaan bukon bbe bastay anan noqon bbe ila beegso like ta bbe 😅🖐❤️

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 4 роки тому +123

    Ree Jigjiga Waxay Uga Shidan Tahay Hargeisa 😍😍
    Gobtii Ree Jigjiga Welcome Dhulkiina Markasta
    Heestii Heesaha Markay 1M Gaadho Like Ii Saar😁

    • @ahmedsomalia6990
      @ahmedsomalia6990 4 роки тому

      Somali American sxb isar subscribe

    • @gobdeeqlagasiray4446
      @gobdeeqlagasiray4446 4 роки тому +1

      Kkkkkk hargaysa meel kashidna ma jirto markale keen

    • @sabrinjama4938
      @sabrinjama4938 4 роки тому

      Somali American dhashii jigjiga 🥰🥰

    • @miski162
      @miski162 4 роки тому

      Qanis Hoyada was Ohio waa wada jogna dhila ku dhashe

    • @diimakhali451
      @diimakhali451 3 роки тому

      @@miski162 maxaa cayda keenay huno

  • @eritreatiktok2013
    @eritreatiktok2013 4 роки тому +123

    i'm from eritrea but i love somali music

  • @SomaliWorldOfficial
    @SomaliWorldOfficial 4 роки тому +124

    Muuqaal iyo Hees Macaan Gaar ahaan Xiis Fanaanad Cod Halaasi ah Leh😍 Well done Khadar Wagal🔥😎

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 4 роки тому +57

    Suldaan seeraar SRK ❤
    Xariir Salman khan✌
    qamar Amir khan🙋‍♂️
    Waa 3 fanaaan ee hada somali ugu shidaan an calankooduna daaraan yahay
    Wxn dhihi kara
    Like ilmaa khaan
    Waqaalna like T serieska 🙏😂💚🗯❤

  • @ajboy9738
    @ajboy9738 4 роки тому +262

    haday Somalinimo kugu wayn tahay😭
    like isaar😋🤣wa iska raba noh

  • @user-ys6lg5oc8h
    @user-ys6lg5oc8h 2 місяці тому +3

    Who is still watching 2024📌😳

  • @jamspider8544
    @jamspider8544 4 роки тому +3

    Baby sidey udha heyso caadi maahan.. waxad heyso waad sine... war cod macaana qofta.. warya labani jaceylka intan kaa qadin.

  • @abdiladiifmuuse3155
    @abdiladiifmuuse3155 4 роки тому +213

    Inta aan bukoon like iisaraa🤣🤣🤣

  • @kooselmi8256
    @kooselmi8256 4 роки тому +155

    Siduu u eegayo hadii qof ii eego jacaylbaan ka qaadi lahaa walahi😍

    • @hunguridhubuq3275
      @hunguridhubuq3275 4 роки тому +8

      😂aniGu hadaan kuu eeGo kawaran

    • @abdifitahahmed9662
      @abdifitahahmed9662 4 роки тому +10

      Hhhhhhh ilahay mid indho jcyl kugu eega hakusiyo wllo

    • @halimay5550
      @halimay5550 4 роки тому

      🤪😌😌😌😌

    • @kooselmi8256
      @kooselmi8256 4 роки тому +1

      @@hunguridhubuq3275 😅waan iska kss raaci lahaa

    • @kooselmi8256
      @kooselmi8256 4 роки тому

      @@Mici_libaax 😅adu mXaa Tahay

  • @jariban
    @jariban 4 роки тому +42

    Shout out to Henok for producing this classic

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 4 роки тому +58

    I am.from Yamen I love somali songs

    • @ayaanle1041
      @ayaanle1041 4 роки тому +2

      يعني الحين انت يمني😂

    • @user-kk4yx1dk9g
      @user-kk4yx1dk9g 4 роки тому +1

      @@ayaanle1041 شايف انت😂😂

  • @saaficadey88
    @saaficadey88 4 роки тому +43

    😂manta ana uhoreye is xilqaama somaliyey 😂 bal like ta igu firdhiya 😂👊🏻

    • @laylaraqiis3804
      @laylaraqiis3804 4 роки тому +1

      Firdhis like👈👈👈👈👈👈👈👈👈👆👆⏳🎲🎲🎲🎲🎲🎲⚅⚄☜💏✋👈👈👈😊😊😊😊😊

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 роки тому

      @@laylaraqiis3804 Subscribe isaar wll fadlan

  • @mohafarhan8685
    @mohafarhan8685 4 роки тому +58

    xariir ahmed inta tagerta ❤️👍
    😘😘😘😘😘😘😘
    bureeqadan jeclaayey
    hadan baalo leeyahay
    soma so baqooleen
    bartaad ku nooshahay
    baryo kuma nagaarden
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
    😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @samiiraadam5661
    @samiiraadam5661 3 місяці тому +2

    Heestan waxan dhagaysan jiray anoo ka fog qofkayga 2021 ilaa 2023 hadna anoo la noool 2024 boqorkan jclaayoow🎉🎉🎉🎉

  • @fadxixaamud8643
    @fadxixaamud8643 Рік тому +3

    Markii u horaysay iyadoo maraysa 1.8 daawaday hadana 11m maraysaa 15m kolka gaadho 👍👍 ku sii

  • @naasirmkader8109
    @naasirmkader8109 4 роки тому +31

    Inta heesta ka heshay like ta ugu dhaf ❤

  • @rajadiiqalpiga4851
    @rajadiiqalpiga4851 4 роки тому +15

    Hargeisa wixi pa wey isku darsatey
    Qurux , apwaano,musition,fananin🌸 inta ila aragtey like👍

    • @mohaabdulahi9814
      @mohaabdulahi9814 4 роки тому +2

      Abwaanka.musishinka iyo fanaaninta intaw rer hargeysa ma ahan

    • @liilfei3928
      @liilfei3928 4 роки тому

      moha abdulahi qkkkkkkkk hargeysa le ku haynayan kuwan😂 war wa jigjiga mesha

    • @mohamedsulayman2340
      @mohamedsulayman2340 4 роки тому

      @@liilfei3928 fanaanintu waa reer jigjiga lkn goobta lagu duubay waa Hargaysa jano waqal baana soo duubay ama yeel ama makhruuq ku noqo 🤭

    • @liilfei3928
      @liilfei3928 4 роки тому

      Mohamed Sulayman waxey ila ektahay burta kara marda ee jigjiga in lagu dopay 😏

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 роки тому

      @@liilfei3928 kara maRda lahayne wa hargeysa weeye

  • @kingkhalidofficial2582
    @kingkhalidofficial2582 4 роки тому +71

    Inapa caadi maaha heestu
    Musicga 100%
    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Video ga 100%
    Channel ka 100%
    Intii ila aragtay farta taaga

  • @khadarhapy2439
    @khadarhapy2439 4 роки тому +8

    Waaaw super #xariir fanaanka sanadka inuu yahay inta aaminsan 👍

  • @qeysmohamed5319
    @qeysmohamed5319 4 роки тому +27

    Inantu si dareen ku dheehan yahay ayay u leedahay ,!👍
    Intaanan bukoon Babea ❤️
    Bastay anan noqon Babea❤️
    Ila iga baano caashaqa Babea❤️
    Ila beegso nolol wacan Babea❤️

  • @mustafealimuse8955
    @mustafealimuse8955 4 роки тому +36

    Inta Aan Bukoon BBE😥
    Bestey aanan Noqon Bbe 💕

  • @nejibhassan4881
    @nejibhassan4881 3 роки тому +7

    Heeskan xasuus gara ayuu ileyahay sanadku waa 2020 February 6 habeen jimce soo galayo
    Ayan waxan ku gursadag magalo magaloyinka soomaliyedka mida oo la yidhahdo qabri bayax waxana laygu galbiyay heeskan inta anan gadhiin guurigii laygu hooynayay ayan aniga iyo marwadayda qaliga ah iyo asxpta ila socotay dhagaysanayn xasuus gara walhi

  • @fogaanaragtv1781
    @fogaanaragtv1781 4 роки тому +49

    Codka:- aniga iyo Wllshy Miss Xiis
    Ereyada & Laxanka:- Cismaan Bile Ceymooy
    Musica:-Henok
    Duubista iyo Soosaarista Team Waqal studio.
    All Funs ilve U💔💞💘🙏🙏

  • @abdiqayz1591
    @abdiqayz1591 4 роки тому +44

    Ila baano casgaqa bbe 😇❤❤ SMS haday indhahgu akhriyan waxad Like ula dhafta waa khalad 😉😇🙈❤

  • @nimcobueaty1601
    @nimcobueaty1601 4 роки тому +20

    Fanantah rer jigjiga hargeisa laydinka jecelyay miss xis and xariir ahmed wqaal✌️❤️

    • @feedhomedia8152
      @feedhomedia8152 4 роки тому +1

      Oo waxan ku waydiiyey Kan waqal leh ma reer jig jiga zhp😁

    • @ahmedibrahim4562
      @ahmedibrahim4562 4 роки тому +2

      @@feedhomedia8152 waar waa reer hargeisa waqal. Ayaga u yimid hargeisa in loo duubo heestan

    • @munailkacas1167
      @munailkacas1167 4 роки тому

      @@feedhomedia8152 hhhh

    • @feedhomedia8152
      @feedhomedia8152 4 роки тому

      @@munailkacas1167 maxaad ku qosli intaasad wax ka baadhiya miyaan wax la is waydiin karayn maxaad la huuro wayntahay iminka

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 4 роки тому +1

      Feedho media abti meesha waa jigjiga

  • @feisalismail3759
    @feisalismail3759 2 роки тому +21

    Heestaan xasuus gaar ah ayey igu leedahay waxaan si wada jir ah u dhageysan jirnay ayadoo markaa uun soo baxday xaaskeyga aan jeclahay Aisha mohamud oo aan markaas wada sheekeysan jirnay waliba waxaan dhageysan jirnay anagoo call ku wada hadleyno xilliga dambe ee saqdhexe ah
    Hadda wuu guuleystay jaceylkeena alx waxaan is guursanay sanadkii hore 11 june 2021 wuxuuna alle nagu deeqay wiil 13 April 2022 oo aan u bixinay Feisal Ismail
    Intii is jecel Guurka xalaal ah alle ha u qadaro intii is guursatay ubad baari ah alle
    ha siiyo
    23 July 2022 3:00 hbnimo from Mogadishu 🥰✌

    • @abgal_girl8301
      @abgal_girl8301 Рік тому +2

      Adaa Faisal Ismail lagu dhahaa bee cunugaga neh Faisal maala dhahaa vaar😂🥱

    • @abdirisakwali2287
      @abdirisakwali2287 Рік тому +1

      @@abgal_girl8301 wiilkiisa Magiciisa ayuu ciwaanka ka dhigatay 🤣🤣🤣

    • @mukhtarali8641
      @mukhtarali8641 Рік тому +1

      Hanpliyo sxp mcne

    • @feisalismail3759
      @feisalismail3759 Рік тому

      @@abdirisakwali2287 adaa u dhameeyey warka😁

    • @feisalismail3759
      @feisalismail3759 Рік тому

      @@abgal_girl8301 Gmail kle ku ismticmaala magaceyga saxda ah🙄

  • @Yasmin-xt2rj
    @Yasmin-xt2rj 4 роки тому +12

    Omg this is giving me xusuuso anaba garanaynba meel aan ku qaatay 😍 I miss wadankaygii from jigjiga taniyo hargaysa ilaa boorama
    ❤️❤️

  • @empireshow1
    @empireshow1 4 роки тому +9

    WAQALKA iyo quruxda hargiesa like isaar hadaad fahantay in fanaaniinta jigjiga ay soo doontaam quruxda hargiesa🇮🇹🇮🇹🇮🇹

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 4 роки тому +1

      Ha wlhi

    • @Abshir252
      @Abshir252 4 роки тому +1

      Hargaysa is the Hollywood for Somali people. We all love it. Horumar wacan

  • @xaraareaxmed3007
    @xaraareaxmed3007 4 роки тому +18

    Anaa ugu soo horeya like isaar 💋

  • @mohamedadenomar2909
    @mohamedadenomar2909 4 роки тому +23

    Waaw ishcala hees wlhi xurmoy barashedina cashaqi ka beermaa erayo mufti leh inta ila aragte heestan iney shidantahy like dhac haku siyaan

  • @khadarhapy2439
    @khadarhapy2439 4 роки тому +33

    3.1million views in two months new score✍🏾 xariir axmad🙏

  • @Nasrudinshow
    @Nasrudinshow 4 роки тому +176

    Jigjiga waa meesha kaliya ee Fankii Somaliyeey kudanbeeyo
    ilaa hadda Salam reer Jigjiga

    • @naxnumusafiiruun445
      @naxnumusafiiruun445 4 роки тому +2

      KhaDar Totti ViVO WN ka qadanay guudomiiye

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 4 роки тому +3

      KhaDar Totti ViVO thanks brother

    • @ahmedxasan1793
      @ahmedxasan1793 4 роки тому +2

      saas weeye bro jigjigo jano

    • @mudugbila6860
      @mudugbila6860 4 роки тому +7

      Abwan nimo ogaden cidukumajaysato isaq iyo dhulbahantow soraca hoygi fankuna wahargaysa

    • @sabrinjama4938
      @sabrinjama4938 4 роки тому +4

      idon't CarE war hooy hargaysa Mxy thy fanaaninta hargaysa Wa wada reer jigjiga asalkooda Ee Orod Oo Wax isku fal aqas
      Hargaysa idin waashe

  • @Guubaabo05
    @Guubaabo05 4 роки тому +14

    Inta aaminsan Inuu Waqal Yahay Best camera man in somaliland liketa haila dhaafin🤤🙏👍

  • @AbdulKadir-ls3op
    @AbdulKadir-ls3op 4 роки тому +31

    This music is just on point I'm in love with it 😍😍🤩🤩🤩, I love Somali songs

  • @missali365
    @missali365 3 роки тому +29

    This song is another level. I think this 5.5m views are all me. I’ve seen and listened to this songs more times I can even count. Amazing song 😘☺️

  • @haboondeka9837
    @haboondeka9837 4 роки тому +21

    Www hargysa qurux badaneey❤

  • @dadkuuictirafkuhwaalay4246
    @dadkuuictirafkuhwaalay4246 4 роки тому +285

    Heesa Hadad iska
    DhaGaYsato
    Jacaylna ku hayn sidayda
    Like I saar 😔🤣🤣❤💋

    • @ahmedsomalia6990
      @ahmedsomalia6990 4 роки тому

      Dadkuu ictirafkuH WaalaY wll isar subscribe

    • @hamdiiina
      @hamdiiina 4 роки тому +2

      Anaa kula mida maafish jacayl waana dhageysanayaa heesta lol 🤣🤣

    • @dadkuuictirafkuhwaalay4246
      @dadkuuictirafkuhwaalay4246 4 роки тому

      @@hamdiiina 🤣🤣🤣
      Imisad pen u shegty

    • @hamdiiina
      @hamdiiina 4 роки тому +1

      @@dadkuuictirafkuhwaalay4246 Cidina wlhi 🤔

    • @ahmedburhaan6693
      @ahmedburhaan6693 4 роки тому

      @@hamdiiina maynaga hubtaa

  • @kowsarapduchannel6837
    @kowsarapduchannel6837 4 роки тому +7

    Boqorkan jeclyooow🥰qorshii naftydow barshii jeclkiyooo bogiyo wdanah igu baah jidhko idila😭😭😭jecyaaaal

    • @farhanfg
      @farhanfg 4 роки тому

      Codkaaga macaan

  • @mohamedibnabduallah4110
    @mohamedibnabduallah4110 4 роки тому +20

    I love somali song and people , love from america

  • @suhaybismaaciil3092
    @suhaybismaaciil3092 4 роки тому +23

    Hargaysaaaaaaaay i miss u😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😓

  • @somali2891
    @somali2891 4 роки тому +28

    waxaan la yaabay dadka like paryaya orodoo samyso youtube anaga ku siinayna like iyo share iyo wax walba kkkk

  • @Amaran93
    @Amaran93 6 годин тому

    Me & my husband when first talking used to play this SONG since we were in a long distance relationship Obsessed with song Love ❤️

  • @najmakin4943
    @najmakin4943 4 роки тому +14

    Somali mohamed wan idhin salamay liketa hailadafina🇸🇴❤

  • @saedmahamed3360
    @saedmahamed3360 4 роки тому +30

    Fananinta reer jigjiga
    Kuso dhawada hargeisa waa
    Mgaladiini viva somaliland💚🗯❤

    • @maganwarfa
      @maganwarfa 4 роки тому

      Qawdhan mesha siyasad matalo

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 роки тому

      @@maganwarfa qawfhan hoyada was

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 роки тому

      @@maganwarfa sayasad malaga hadal qadaadwayn cuqdad bdny somalilnd cuqdada ka qabtiine udhinta hada doontaan wax uray uf🖕🖕🤐🧐🤫 somalilnd 💪💪❤️

  • @abdalajamaal
    @abdalajamaal 4 роки тому +70

    Waqal Team 💪

  • @cabdiraxamen4274
    @cabdiraxamen4274 Рік тому +2

    Haday 11m ayadoo gaadhay daawato like dhac kusii hees jacayl ah jacaylku h waaro

  • @Abdulahi-1
    @Abdulahi-1 4 роки тому +51

    Ya single ila ah oo heesta isku qaday🤣😂😂

  • @khadaryusufdahir7312
    @khadaryusufdahir7312 4 роки тому +29

    AXYA XARIR WAD NOKU RAJISEY HESTA INTA RER JIGJIGA DHAC DHAC IKU SIYA LIKE NASAB KAMILA 👏😘🥰

  • @tonijoshua9807
    @tonijoshua9807 4 роки тому +111

    Inta Mareykan 🇺🇸 & Europe 🇪🇺 bae sariir 🛏 cidla ah kaleh ☎️ 📞 🗣👂🏾 like 👍🏿 ha ila dhaafina nacalaaye 🤣🤣🤣

  • @wiilsomalidhaladah9760
    @wiilsomalidhaladah9760 4 роки тому +6

    Inta aan bukoon bbe bastey aanan noqon bbe iga baano caanshaqa bbe ila beegso nolol wacan bbe♥️♥️♥️♥️

  • @khadarhapy2439
    @khadarhapy2439 4 роки тому +13

    2 months n 3m views Waxyar kadhiman waaawareey best score ever... xariir axmad fanaanka gayiga🙏