RASMI RAYS FT CUMAR CR OFFICIAL VIDEO 2021 HEESTI QALBI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 чер 2021
  • Heesti qalbi
    Erayadi aqli maal
    Laxanki cumar Cr
    Music mowlid hassan Farax
    Vocal recording mowlid hassan
    Camer and editing sir deeqsi
    Make up bye Rasmi rays
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 800

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 3 роки тому +739

    Daalay oo wada daalnay mar uun naga soo daaya..
    Rasmi & Cr ..Waad isku soo… Muuqaal & Hees aan laga Daalayn..Hambalyo..

  • @Tk-nr7nm
    @Tk-nr7nm 3 роки тому +388

    Hadaa daawanaysid adigoo jiifo comentiyadana aqrinaysid bal dhoolacadey like-tana dhac kusii😂😂😂😂🤗🤗🤗

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 3 роки тому +240

    WAA LAYAABEY DAALEY DAALEY
    RASMI RAYS AND CR CUMAR
    WEY IS KU DHAMAATEY

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 роки тому +125

    The one and only dear sist rasma rays

  • @kaltuundahir790
    @kaltuundahir790 3 роки тому +48

    Rasmi style cusub waw furiinki ugama darin qurux bey kaqaday ❤😍😍😍

  • @abdallaeid045
    @abdallaeid045 3 роки тому +43

    Erayada 90%
    Laxanka 95%
    Codka 85%
    Music 95%
    Styl 100%
    Edit 100%
    Director legend
    Waaa aragtideeyda iyo qiimeeynta aan ku sameeyay heestaan

  • @alphapoy
    @alphapoy 3 роки тому +67

    Hormar wacan 💃 my sister
    Rasmi family's ismujiya like saara

  • @abdi.mahamuth
    @abdi.mahamuth 3 роки тому +135

    ogaadeniya...oo..is.heley😂😂😂😂

    • @aminaisxaq
      @aminaisxaq 3 роки тому

      Cr ogaadn ma aha wllo

    • @aminacabdlhi9910
      @aminacabdlhi9910 3 роки тому

      Yuyahy wllo

    • @Ak-dy3ch
      @Ak-dy3ch 3 роки тому

      @@aminacabdlhi9910wall waaa shiqal qudub rasmina reee Abti aaaa looyhy that is why ey Abti u dhaheysy cr iyo feysal manuur

    • @najmoabdi3368
      @najmoabdi3368 3 роки тому

      Qabiil qalbiga ka dagay lagugu dhufay

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 роки тому +167

    Inti ka naxday inee fanka kusoo noqoto plz like😭👍

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 роки тому +64

    Inta heestan sugaysay is muji✊❤

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 роки тому +340

    Horta wll mid aan ku weydiiye maxaad u samaysa ado aamusan in aad commentigayga Akhridid🤣🤣🤣

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 3 роки тому +41

    Shap Shap !
    Daalay - Hees Buuqeeda wadata 😬🔥Another Level Rasmi &CUMAR

  • @amazing1w
    @amazing1w 3 роки тому +66

    Never give up champ sister

  • @apdifatah1813
    @apdifatah1813 3 роки тому +72

    Inta ila aragty in ay thy mesha lagu dubey jigjiga kara mardha ❤️❤️😂😂

  • @zuweyzmohamed6103
    @zuweyzmohamed6103 3 роки тому +38

    Inta ila aragtay markee tiri fanka wanka baxay kadib inee soqaaday hestaan like saara🤣

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 7 місяців тому +1

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta khiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 3 роки тому +65

    Hadad igu Dhax Aragto Waxasoo Commenti Ah Ismuuji Hana Ila Dhaafin Loveta Xun Wanku dhimanaa 💪🔥💯🙏

  • @saynabdajiyachannell4546
    @saynabdajiyachannell4546 3 роки тому +1

    Saw digiii lahaa fanka waan ka baxay rasmi waa sideee abaawo

  • @salmo-samiro7950
    @salmo-samiro7950 3 роки тому +8

    Subxaana Allah rasmi so mey fanka kabixin miise wa been🥺🥺

  • @iszanio8691
    @iszanio8691 3 роки тому +1

    Oh rasmi reys some laheen fanka waan kabaxee

  • @sadiqhassanabdi4704
    @sadiqhassanabdi4704 3 роки тому +25

    Ustaad mowliid xasan faarax dhameeye ninka furunle iyo cadceed meel naga saaray jigjiga’s best musician keep going macalin beat ku waa another level 🔥✌️

  • @somalispeakerpowerssp581
    @somalispeakerpowerssp581 3 роки тому +3

    Wow wow one fire viva Somali music 🔥🔥🔥🔥

  • @ladanemedia9718
    @ladanemedia9718 3 роки тому +12

    Way gadan tahy wllaahi heestan igu Qaata noh dhalinyaro ahayeee

  • @sumeyrahassan7649
    @sumeyrahassan7649 3 роки тому +1

    Fanka waan ka baxay soo mey leheeen
    Waa yaaab wlh😟

  • @mulkihappy
    @mulkihappy 3 роки тому +4

    Another level rasmi & Cr wow👏👏👏😍

  • @ambiyonoor65
    @ambiyonoor65 3 роки тому +1

    Subxanalah so ayadii lahayed fanka waan ka baxay

  • @samdaali7689
    @samdaali7689 3 роки тому +2

    Sawidigii lahaa waan iska daayey fanka 🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @kalakicistiktoktv6952
    @kalakicistiktoktv6952 3 роки тому

    Woooow ishcalaa hees rasmi reys vs cumar cr

  • @Zhakerhajji
    @Zhakerhajji 3 роки тому +8

    Wow Keep going Queeny❤🇬🇲

  • @zadikalapa4874
    @zadikalapa4874 3 роки тому +1

    Another level rasmi reys & cr💟💟💟

  • @zahromohamed2102
    @zahromohamed2102 3 роки тому +68

    Sow adigii lahaa heesaha wan iska daaye rasmiyeey

  • @John-fp4jg
    @John-fp4jg 3 роки тому +1

    Oo kaaley fanka waan ka baxay ma dhinoo rasmi 🤔🤔

  • @niciimomohamoud2511
    @niciimomohamoud2511 3 роки тому +11

    OgaadeeN dadka somaalida ugu Quruxoon Allow Calfka noogu dar ❤♤♤

    • @hoyohoyo6989
      @hoyohoyo6989 3 роки тому

      thnks midaan ku dhib ku dayacin kuu ciiln farxad kula nolato allha ku siyo mcnto

  • @abasskhanbarrow482
    @abasskhanbarrow482 3 роки тому +3

    Wow!!!!...they made it🙏🇸🇴

  • @CABDULLAAHI_YAASIIN
    @CABDULLAAHI_YAASIIN 3 роки тому +6

    Dumarku qurux bay la soo baxaan mar walba oo aad kala tagtaan. 😀

  • @walalkaaceebtiisaastur
    @walalkaaceebtiisaastur 3 роки тому +3

    Rasmi Rays hees tanaa lagaa dhahaa ma aha inaa Istaqfuralah ku heystid ayadoo qalad eheedeh hore mar wacan

  • @abdirizaakqurboofficial3334
    @abdirizaakqurboofficial3334 3 роки тому +4

    Sir deeqsi camera man ka jigjiga xoraystay hambalyo zhb / cumar cr ft rasmi rays maxaad samayseen hees + vedio laga shaqeeyay xaga asii wada blood❤🙋‍♂️

  • @umuabdirahmanchannel3169
    @umuabdirahmanchannel3169 3 роки тому +6

    inta markey rasmi aroskeda maqlen so boqday inu musica xajigeda mowlid xasan farax tumayna ogatay ismujiya war jecli le iga ehed🙈😂😂😂

  • @virginiaharvey
    @virginiaharvey 3 роки тому +1

    Good tracked.lovely video.all the best to all crew.stay safe

  • @somalifilms7
    @somalifilms7 3 роки тому +4

    🖇Rasmi rays is back ⚠️

  • @salmaqalidumar1840
    @salmaqalidumar1840 3 роки тому +1

    Rasmi rays qof qalbi wngsan leh love you mcnto🥰

  • @hodanrashid9196
    @hodanrashid9196 3 роки тому

    Mansh Allah walazhay qaaliya rasmi rays iyo Walalkay cumar cr keep going ❤🇬🇲❤❤🇬🇲❤❤❤

  • @samiamarwan2312
    @samiamarwan2312 3 роки тому +1

    Keep up Queen of the world rasmi mia plood♥️⛓

  • @mrwakhti7733
    @mrwakhti7733 3 роки тому +1

    Wow i like the video📷📷

  • @BOKIANOONLINETV
    @BOKIANOONLINETV 3 роки тому

    Keep rocking rasmi

  • @king...3695
    @king...3695 3 роки тому +3

    Wll ku sali nabiga scw.

    • @king...3695
      @king...3695 3 роки тому +1

      Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey

  • @soumeyaosman2288
    @soumeyaosman2288 3 роки тому +1

    Rasmiyeey walaal sowdigii fanka ka baxay waaban kugu farxay markaad tidhi fanka waan kabaxay waan kuu ducaynayaa walaal waanan kujecelahay from jabuuti❤💋💋

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ 3 роки тому +1

    Yaa ila arka rasmi rays inay qurux noqoty indhaha uroon😘😘

  • @fardowsamohamed3864
    @fardowsamohamed3864 3 роки тому +4

    best song my sis hori socod wansgan walshey reys maxa ku xisyas bbe 💕💕💓

  • @ayankabil6051
    @ayankabil6051 3 роки тому +23

    Rasmiyey goan xumidaa😂

  • @anfacmaxamed624
    @anfacmaxamed624 3 роки тому +1

    Naa rasmi sowtii lalahaa fankii wey macasalaamaysey waa sidee

  • @Tayba283
    @Tayba283 3 роки тому +1

    😂😂😂😂 Sooma dhihin fanka waan ka baxay

  • @ferouzehumble7134
    @ferouzehumble7134 3 роки тому +1

    Yaab badan subxaanaalaah fanka waa kabahay makna waa hees cusub

  • @nasrinuura99aj46
    @nasrinuura99aj46 3 роки тому +2

    Anigane dawashadiin kama daalo hees iyo badh waan wataa heestaan esh calaa hees afkiina caano lagu qabay 😍🤩🤩

  • @kadiyenuweri9710
    @kadiyenuweri9710 3 роки тому +2

    Another level wlhi 😎

  • @nrdchannel3319
    @nrdchannel3319 3 роки тому +1

    Team rasmi rays like sara 🥰

  • @naciimodagan3213
    @naciimodagan3213 3 роки тому +18

    Naa rasmi xaa ka qaldan hees wn iska daayey soma dhihin awelba cod mesha kuma heyn like dhac ciyal xamar ❣

  • @kingmuhanad6746
    @kingmuhanad6746 3 роки тому +2

    Cumar cr iyo waalshy rasmi reesy keeb going

  • @nicimaibrahim5459
    @nicimaibrahim5459 3 роки тому

    Keep going rasmi rays &cumar cr

  • @nafisoibraahim4845
    @nafisoibraahim4845 3 роки тому +47

    19 minutes 3k another level 👏👏👏👏

  • @iftinmaxamed1450
    @iftinmaxamed1450 3 роки тому +4

    MshaAllah Maalllh 🥰👌🔥💯

  • @nawaalmaxamuud7551
    @nawaalmaxamuud7551 3 роки тому +6

    My Home jig jiga cdey 💖🥰

  • @axlaamcabdirashiid8667
    @axlaamcabdirashiid8667 3 роки тому +2

    5 hours 38k another level hapiptii👸💋💫😍❣🥀

  • @hannaha188
    @hannaha188 3 роки тому +3

    Fire 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @pppppppppp934
    @pppppppppp934 3 роки тому

    KEEP going Rasmi & CR

  • @bilanabdi8681
    @bilanabdi8681 2 роки тому +1

    Macan😍❤🤤

  • @aminacabdlhi9910
    @aminacabdlhi9910 3 роки тому +1

    Wow boqoradeena hees lasoqaad abdi zakii rasmiye from kismayo jubaland

  • @yasminahmedyasminahmed8303
    @yasminahmedyasminahmed8303 3 роки тому

    Wow😍 keep going my dear siz

  • @missmapruka8625
    @missmapruka8625 3 роки тому +1

    Heesta laxankaa ka qaldan inta ila Aragtay ☝️☝️☝️

  • @nimcoxaashi9020
    @nimcoxaashi9020 3 роки тому

    Another level rasmi and cr

  • @sabrinkhdara2341
    @sabrinkhdara2341 3 роки тому +1

    Wow wankahelay heestan keep going😍😍😍😍😍😍

  • @asadmohamed8539
    @asadmohamed8539 3 роки тому

    Mansha allah rasmi rays keep going wllshy

  • @fatumaahmed9105
    @fatumaahmed9105 3 роки тому +2

    Rasmi abayo faraxan inay kakeemtay wlh hestan gantaal inad laqado aheed you so beautiful mashalh and dress very smart lakin please waxan kale hes halaqadin

  • @khadrayusuf3113
    @khadrayusuf3113 3 роки тому +1

    oo kaalay gabadhaan lahaydaa heesaha waan iska dhaafay
    walee shaydaanka kusaaran inuusan yareen ee iska naar

  • @kadermohamet4772
    @kadermohamet4772 3 роки тому +1

    Something else💥💥

  • @nasradiinabdi6864
    @nasradiinabdi6864 3 роки тому +17

    Camera man
    DeeQsi Camera manka jigjiga la waregay cumamadada lama haysan karo zhp
    Iyo lapa fanan oon kala dhicin Wx kaleh weyan way iga gadan thy aniga 🧏‍♂️🙌🏿😱🙏

  • @queenasmaa2921
    @queenasmaa2921 3 роки тому +1

    ha iga aadey meel kle iga gadan keep going😍from baydhabo

  • @sahrahaji6922
    @sahrahaji6922 3 роки тому +11

    muraad baan in ilahay ifududeyo iaoo duceeya🥰🥰🥰

  • @user-fw7wk8si7y
    @user-fw7wk8si7y 3 роки тому +1

    Cumar timii uu beeri jirey goormu nabaad guuriyey😁😁

  • @suhebabdirahman4593
    @suhebabdirahman4593 3 роки тому +8

    Gabdhan aad haloo cumaamdo waa qof sharaf badan oo fanaaniinta kale ka duwan

  • @HamdaHMulac
    @HamdaHMulac 3 роки тому +7

    oo talow ninkan ma fanaan hore ayuu ahaa weligey ma arage heestan ayaa igu horeysa

  • @ridwanmahamedyasin5051
    @ridwanmahamedyasin5051 3 роки тому +1

    Caadi ma ahan .....wooow❤❤❤

  • @khadraamur7632
    @khadraamur7632 3 роки тому +1

    Naaa sawdigiii lahaaa waan ka baxay fanka balayo kula cod xumatay

  • @ziham_zagal3597
    @ziham_zagal3597 3 роки тому +1

    Keep going sis🥰

  • @nimcomaxmed2867
    @nimcomaxmed2867 3 роки тому +1

    Masha Allah qli 💕💕💕💕💕

  • @alfananmahaddaacad5536
    @alfananmahaddaacad5536 3 роки тому +1

    Keep going my sister💘✌🙏

  • @cilmibdn4365
    @cilmibdn4365 3 роки тому +5

    Quruxley dumar hadad i aragta love i sar🥰💋

  • @fatumaabdikadir7979
    @fatumaabdikadir7979 3 роки тому +1

    Qurux waw Masha Allah keep going walalkey mcn

  • @rahmoadam1303
    @rahmoadam1303 3 роки тому +1

    Naaaa imaaan beesho soo adigi lahaaa fanka waaaaan kabaxay ilahow soo hanuuni goaaan maba lihid yahuuu

  • @nashaadofficial1510
    @nashaadofficial1510 3 роки тому +1

    Wooow

  • @Queen_Ruweyda123
    @Queen_Ruweyda123 3 роки тому

    inta hees rasmi qaaday heeski super ku so baxday waye

  • @hasankulmiye6495
    @hasankulmiye6495 3 роки тому

    Hees qaamteeda wadato rasmi rays lovely sister❤

  • @doogsannews9517
    @doogsannews9517 3 роки тому +1

    waaw Daaley daaley ✌️

  • @asmaaabdiwahid7240
    @asmaaabdiwahid7240 3 роки тому +1

    Heees wa iska dhaafay somadan laheeen ilhey hakuso hanuunsho wlshey

  • @suleqoyusufmohamed270
    @suleqoyusufmohamed270 3 роки тому

    Insha allah one milyan ey gaareee hestan rasmiyey

  • @Nasrohajir
    @Nasrohajir 3 роки тому +8

    The best song in the year ❤🔥

    • @maxamadmaxamad4644
      @maxamadmaxamad4644 3 роки тому

      ❤❤❤❤💋💋💋👍👍👍😚😚😚😚😍😍😍😍😍😍😍😍🤩🤩🤩🤩❤💋💋

  • @samiyaali8425
    @samiyaali8425 3 роки тому +2

    Waaw hees iyo bar🥰🥰♥️♥️👏👏

  • @juweriyaabdillahi22
    @juweriyaabdillahi22 3 роки тому +3

    Sotan modayey inad tiri wanka baxay fankiii 😅walee fan baan laga bixin 😋❤️

    • @amal559
      @amal559 3 роки тому

      Wuxu shaydan wato weye😭

  • @abdishakurqaasim9793
    @abdishakurqaasim9793 3 роки тому

    M allh boqorad somaliyeed rasmi rays iyo cr

  • @a.kiikooffciall3705
    @a.kiikooffciall3705 3 роки тому +2

    Farxaan iyo shaydaan baa dagdaga 😅😅😅😅😅