RAXMA & LAKI VS 4 WIIL || KALA BAX DOOQADA || YAA GUULEYSTE CAAWA😳..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    Last subscribers: 626,805

КОМЕНТАРІ • 445

  • @xanaanmaxamed2052
    @xanaanmaxamed2052 Рік тому +25

    Xijaabka allah oo samawaadka korkiis kaso wajibiye yaa dheel dheel laga dhigan 😢😢😢 diinta kaftan magasho

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 Рік тому +14

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soracdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤍🤍✨🤍🤍🤍✨✨

  • @craxmaansharafoow
    @craxmaansharafoow Рік тому +43

    Waxaan kadaawanayaa muqdisho cadeey Allah hanasiiyo amni iyo caafimaad horomar bash bash oyo barwaaqo Aamiin Aamiin

  • @HodanMohamud-le7yg
    @HodanMohamud-le7yg Рік тому +21

    Laki iyo kashka noosoo badi funny waaye 😂😂😂

  • @abdihakimdekow
    @abdihakimdekow Рік тому +5

    Yahye hunter sxb barnamish kaga hadey rahmo iyo kashka ku jirin dawasho malahan runti walipa qofta rahma ladaho yeey ka damanin barnamish kaga we love you brother 😊

  • @user-nz8fv7xh4t
    @user-nz8fv7xh4t Рік тому +33

    Kashka meel u ku jiro qosol malaga weynayo funny wayee😅😅😅

  • @user-kk4ym5xg9p
    @user-kk4ym5xg9p Рік тому +7

    Kashka mel oo ku jirinbo ma ii baxdo😂masha Allah

  • @NaciimoclrashiidReerwaab-xx6hx
    @NaciimoclrashiidReerwaab-xx6hx Рік тому +65

    Waaw kashka is not easy 😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @NasraNasra-et1ly
    @NasraNasra-et1ly Рік тому +12

    cabdulaahi kashka caaw uma jeedin in ladoorto😂😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +15

    Big legend yahye Hunter another's levels program's choices 💯💪👍♥️❤😊

  • @MUBAARIGBULSHAAWI
    @MUBAARIGBULSHAAWI Рік тому +12

    barnaamijkan BILAA XISUU SII NOQONAYAH HABLO KALEH KEEN AFTAHANIIN AH QURXIYA BARNAAMIJKA😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +15

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤

  • @haboondayib1094
    @haboondayib1094 Рік тому +7

    Kashka iyo qosolkiispa wan wata wlhi 😂😂😂❤

  • @abdinaasirgaaboow1429
    @abdinaasirgaaboow1429 Рік тому +4

    🙄🙄kan muxuu ku hadlay wlhi diinteena hoos ayaa loo dhigooyaa allow naga raali noq dambi ayaan kaa galnay🥺🤲

  • @sumayosusu
    @sumayosusu Рік тому +8

    Dagmada hodan inta ka dawanysa wa idin salamy😁

  • @ozzyofficial3396
    @ozzyofficial3396 Рік тому +15

    Kashka isku dooq nahy 😂😂 gabadh aanan qubeesan waa dooqeega anba❤😂

  • @liibaanraage8878
    @liibaanraage8878 Рік тому +5

    waxaan kadaawanaa magaalada aabasiibka ee kutaal wadanka hargaysa😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Qaaje554
    @Qaaje554 Рік тому +4

    Waxaan ka daawanaya laascaanood ❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 8 місяців тому +1

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ
    😢
    Tanks😮

    • @user-op9rj8os1f
      @user-op9rj8os1f 5 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @saadaq2063
    @saadaq2063 Рік тому +11

    Muqdisho muuq badan❤️❤️

  • @NasteexoCali-qj8vs
    @NasteexoCali-qj8vs Рік тому +15

    Ilahow cabdulahi kashka cimriga udheree anoo fol iheso ayuu iga qosliyay 😂❤ kashka 💋

  • @amiinupdy1753
    @amiinupdy1753 Рік тому +4

    Cabdullahi kashka wan wataa ninkaas nio waa funny 😂 😅 barnamijyada nocana yuna ka maqnanin yhye 😊

  • @bilanabukar7910
    @bilanabukar7910 Рік тому +4

    Yaxye laki marnaamijkaan weyfahansantahay marka noo soo badi laki su aalaheda waa kuwii loobaahnaa waa qof barnaamijka fhantay m.a🥰

  • @mohameddeeq159
    @mohameddeeq159 Рік тому +7

    😂😂😂 kashka wlhi funny thy sxb

  • @hoodocisman6947
    @hoodocisman6947 Рік тому +12

    Kashka funny wlhi 😅❤

  • @badribaari5772
    @badribaari5772 Рік тому +5

    Suuqa xolaha maxa logu qoslay😂 maxaasa laga aaminsan yahay😂

  • @liiasensio3047
    @liiasensio3047 Рік тому +4

    Saaxibayaal hooyade mcn ba iga xanuunsan igu so duceeya alle darti 😭

  • @mohamoudaarshe6813
    @mohamoudaarshe6813 Рік тому +10

    Kashka is not easy 😅😅😅😅😅😅😅

  • @Memo.462
    @Memo.462 Рік тому +9

    Yahye from fun messi and barca ❤️💙🫶🏻

  • @xafso3992
    @xafso3992 Рік тому +4

    Team yaqshid from junkal intaa kadawanayso 👆👆

  • @komantikudhiigle1153
    @komantikudhiigle1153 Рік тому +6

    WINNIPEG MANITOBA AAN KAA DAAWANOOYA WADANKA CANADA 🇨🇦 🎉🎉

  • @HamdoMusee-sd5iv
    @HamdoMusee-sd5iv Рік тому +7

    yaxyoo gift ka mashegee 😂😂😂😂😂😂 iga daa ciyaarta

  • @maxamedfarxaan7122
    @maxamedfarxaan7122 Рік тому +3

    nabiga ku sali wll ❤🎉

  • @yahyagoumaneh3489
    @yahyagoumaneh3489 Рік тому +3

    Magaalada agadir ee wadanka maroco

  • @spotluxe1885
    @spotluxe1885 Рік тому +3

    I'm from London. I want to see Qurbaha group. Westerners boys and girls. Xalimo won't be easy🤣🤣😂😂

  • @ZenitaPpe
    @ZenitaPpe Рік тому

    Ilahey amarkisa wadan anan wadankeyga eheen ina ku fano ma jeceyli blse wan ka maqnay wadankeyga waxan joga sacudi carapi🇸🇦

  • @SweetoreoD
    @SweetoreoD Рік тому +1

    😂😂😂😂😂 daawashadan qosolka badan. Jeclahay. Waxaan rabey in aan idinku soo biiro maalin maalmaha ka mid ah Inshallah.

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 Рік тому +23

    Rashka is very funny 😂😂

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Рік тому +3

    Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-vn7cf5xy5o
    @user-vn7cf5xy5o Рік тому +3

    Kafiyo oojoota. Yaaqshiid❤❤❤

  • @shakracade9650
    @shakracade9650 Рік тому +6

    Team jungal is not easy 😂

  • @saadaq2063
    @saadaq2063 Рік тому +5

    Maajid isku xaafad ayaan naahy sxp👍

  • @mustaqiim1893
    @mustaqiim1893 Рік тому +3

    ❤❤❤ bar namijkan waa iska jeclhy lkn habenba dad cusub noo ken kuwii hore wanaga bad bateen

  • @HafsaXiis
    @HafsaXiis Рік тому +5

    Maajid😂reer juungale ku daawanoyo cwa caanaa noqotay😂😂😊

  • @AbdirizakMohamed-vy7di
    @AbdirizakMohamed-vy7di Рік тому +1

    Huddur Bakool Somalia 🇸🇴 ♥️

  • @shankaroonm7090
    @shankaroonm7090 Рік тому +1

    Abdullahi funny wye wlhi😂😂😂😂😂

  • @abdulahishafici211
    @abdulahishafici211 Рік тому +3

    Alla kashka maxa haysta😃😃

  • @user-tu6cq2qi9b
    @user-tu6cq2qi9b Рік тому +3

    Wooow kashka is not easy😂❤

  • @imsoomali938
    @imsoomali938 Рік тому +3

    Caawa video waa madhax 😂😂

  • @laagladanlaago5646
    @laagladanlaago5646 Рік тому +3

    Hargeisa 🎉😊

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 Рік тому +1

    Woow super vidéo fourn Djibouti 🇩🇯 ❤

  • @maaidomaxamuud5095
    @maaidomaxamuud5095 Рік тому +2

    Kashka umadeeda maahan😂😂😂😂😂😂

  • @hoodoyuusuf797
    @hoodoyuusuf797 Рік тому +2

    Aniga waxaan kadaa wanayaa hargeysa

  • @mataanyare7582
    @mataanyare7582 Рік тому +1

    Kashkow adoo Nairobi joogo Maa hbn wlba inta kaso muuqane kkk

  • @MaxamedCadde-tn5hd
    @MaxamedCadde-tn5hd Рік тому +2

    Meesha wxaa katimaaday faleenbo wxaana ka soohadlayaa garoowe😅😊

  • @MahadAwadAli-uc5br
    @MahadAwadAli-uc5br Рік тому +1

    Manshallah cimran atorihi jacalka ee Muqdisho

  • @wllhero4859
    @wllhero4859 Рік тому

    Me tanzania 🇹🇿 jecel tagero u eh kashka fany boy😂😂

  • @safiyacumar14u
    @safiyacumar14u Рік тому +5

    Heer suuqa xoolaha 😂😂😂

  • @user-cn3vy8rm7s
    @user-cn3vy8rm7s Рік тому +1

    Xijaabku waa aayad allh subxanahu watacalaa

  • @user-ms9zw7rc3m
    @user-ms9zw7rc3m Рік тому +1

    Waaxn jogay garowe❤❤❤

  • @maalikibnumaalikmaalik6329
    @maalikibnumaalikmaalik6329 Рік тому +2

    AbdulaHi kashka hasoo ilaawin 😊parnam8j wlba pls❤😂

  • @user-jl7wt4fy6q
    @user-jl7wt4fy6q 4 місяці тому

    Wan ku salaamey cabdilaahi kashka ❤

  • @MohamedAli-zc3jp
    @MohamedAli-zc3jp Рік тому +2

    Kashka legend 🙌

  • @libanmohamed59
    @libanmohamed59 Рік тому

    Gabdha cabayada madow wey khaldantahay xijabka waa weyn alla aya gabdhaha ku farad yeelay in si jees jees ah ey u dhahdo gabdhaha xijaaabka waaweeyn iyo kuwa taraxad xiran kuwee jeceshahay waa khalad waana yasmo ey xijabka yaseso

  • @RingerMaame-cz2ze
    @RingerMaame-cz2ze Рік тому +1

    Keep go pro yahye hunter

  • @Abdirsaaqsamaan-vi2oq
    @Abdirsaaqsamaan-vi2oq Рік тому +1

    Brother barnamishkaan noo keen NIROBI❤

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому +2

    Addis Ababa ❤❤❤❤❤😊😊

  • @raxmacabdi6039
    @raxmacabdi6039 Рік тому +2

    Soomaaliland ❤❤❤❤

  • @Jamac-eu3sc
    @Jamac-eu3sc Місяць тому

    Marka here
    Marka
    Hore slm in stay
    Jigjiga

  • @yusufxasanaxmed8600
    @yusufxasanaxmed8600 Рік тому

    Professional yaxye hunter

  • @IidowIidow-fr7ed
    @IidowIidow-fr7ed 11 місяців тому

    Muqdisho macaan 💋💞💞💙🥰💖🔐🔐😘😘😘💛💛🤎🤎🤎💗💗💗💗💗💝💝💝💝🥰💚😍😍😍💕💕💕😚😚😚😚🍂

  • @Shiine.7
    @Shiine.7 Рік тому

    Muuqaaldan goor hore laduubay. Waayo kashka wuu maqanyahy inta wuu ku jira

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q Рік тому +3

    Inta gor kaaragtay socarartay farda tag

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 Рік тому +2

    Meesha kashka kala kiciyey😂😂

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Рік тому

    Legend Yahye waxaan jooga hirshabeele 👍💔💔💔❤️🤛

  • @nagadmohamedbella4697
    @nagadmohamedbella4697 Рік тому +1

    Djibouti 🇩🇯

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 Рік тому +2

    Waxaan kaa daawanooyaa dalka Noorwey gobolada dhexe Møre og Romsdal 🇳🇴🇳🇴

  • @raxmamoogecali4312
    @raxmamoogecali4312 Рік тому

    Magaalda somaaliland hargeisa duriyada soo badi

  • @zhakirmaxamed6649
    @zhakirmaxamed6649 Рік тому +2

    Laki my sister ku so celi mar labadan iyo raxma

  • @updynajibdekow3519
    @updynajibdekow3519 Рік тому +1

    Abdullahi kashka cadi maaha😅

  • @muhiimcabdiqaani9895
    @muhiimcabdiqaani9895 Рік тому +1

    Hargeisa

  • @faraxdaud5051
    @faraxdaud5051 Рік тому +2

    Mr jaabir is not easy

  • @Ayaanosman-mk5rc
    @Ayaanosman-mk5rc Рік тому

    Cabdulahi kashka badana saw ka Nairobi joga

  • @user-py3jd9mg6o
    @user-py3jd9mg6o Рік тому +1

    Waxaan kadaa wanayaa magaalada kismayo

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +2

    First Review

  • @ixasanM2-ix7xb
    @ixasanM2-ix7xb Рік тому +1

    Puntland

  • @zaynababshir6984
    @zaynababshir6984 Рік тому +1

    😢kashka ma yar qacbaa hay😂

  • @muhiimxuseen8363
    @muhiimxuseen8363 Рік тому +1

    Yaxye abowe wakutakera😘😘

  • @HanadMohamud-zz1ni
    @HanadMohamud-zz1ni Рік тому +1

    Brother Galdogob aan kadawanaa

  • @guuleedawil4960
    @guuleedawil4960 Рік тому

    sxp mid gbdh io wiil ay wada doranayaan soo sameeee waxaad igu soo horaysisaaa faleembo io raxma hadana mariya harlin io kashka waana legnth ka soo salamya hargysa cadey✋

  • @RumanMuhumed-nd6jg
    @RumanMuhumed-nd6jg 8 місяців тому

    Cimran iyo laki& updullhi kashka funyy waye dadkan😂

  • @maaxi8031
    @maaxi8031 Рік тому +1

    Usa ayaan kadawanaayaa

  • @CabdullahiFeysal-ds3sc
    @CabdullahiFeysal-ds3sc Рік тому +1

    Cabdulaahi kashka iyo wiilo iyo 4 wiil kale isku balami

  • @user-ee8ey3sr7q
    @user-ee8ey3sr7q 6 місяців тому

    Yahye hantar zxb nocan ookale noosobadi😂😂😂

  • @asmahousseindijma
    @asmahousseindijma Рік тому

    Waxa kou soganahay Djibouti 🇩🇯 jano wwwwwww

  • @IdilHousseinPrincessaidi-vj9uc

    Yahye from djibouti

  • @AbdiHamiid-ic6fr
    @AbdiHamiid-ic6fr Рік тому +1

    Galangal kashka Aan kujirin fany ma.axan

  • @Fadumo-tq8ox
    @Fadumo-tq8ox Рік тому

    Waxan ka dawanaya magaalada Djibouti 🇩🇯

  • @fartuncismaan-rx1ud
    @fartuncismaan-rx1ud Рік тому

    Frome yaaqshiid❤

  • @BilalJiir-zk7nn
    @BilalJiir-zk7nn Рік тому +1

    Anigu waxakadawanaya boorama