MUNA MISKI VS 5 WIIL || KARBAASH & HEESO || KALA BAX DOOQADA || YAA GUULEYSTE CAAWA.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    Last subscribers: 579,307

КОМЕНТАРІ • 711

  • @SHANDHALIYE
    @SHANDHALIYE Рік тому +232

    Yahya hanter legend keep going ❤️✌️
    Ramadan kariim All Muslim 🔴🌙

  • @najmamaxamuud1052
    @najmamaxamuud1052 Рік тому +16

    Ku Sali xabibkena muxammed scw

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +250

    Wakhti ma u helaysa saliga Nebiga (scw).🥰🥰🥰

  • @WllTOM-rs2ih
    @WllTOM-rs2ih Рік тому +13

    Ku wada saliya nabigena maxamad scw❤

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 Рік тому +52

    jakaarta is the style man always is good man my friend keep going.

  • @Gobzan
    @Gobzan Рік тому +21

    Yahye hanter Walal ninka faleembo la dheho meeesha ka saaar mahn qof ixtiraaam leh mana ahan qof hadal yaqaaan sidookale cuqdad folxuma ah buu qabaaaa mana ahan ragga kale inuuu ku tilmaaamo gabar barnamijka adigaaa mamulo ixtiramkana waaa number one

    • @Apeen_maLik1
      @Apeen_maLik1 Рік тому +6

      Sxey meeshaas dhan hla gaarin xooga parnaamijka iska paashal wye

    • @fatimadekow9792
      @fatimadekow9792 Рік тому +2

      Just for funny lee waye haybixin huno👋

    • @nasrohashi5243
      @nasrohashi5243 Рік тому +1

      Naa wiilkan aad sas u ceyne waa qof wngsan waxana waa barnamij only qosol waye adna run mooda

    • @SubeyrCrisaaq-hz6vg
      @SubeyrCrisaaq-hz6vg Рік тому +2

      Faleembo la aantiis yaa UA-cam kaso dawo

  • @hamdasamadudub7214
    @hamdasamadudub7214 Рік тому +84

    Inta rabta iney jakarta doorato like ta ❤😊

  • @najmahaji8156
    @najmahaji8156 Рік тому +70

    Jakarta wan iska qalbi nadif runti..❤

  • @salamali54
    @salamali54 Рік тому +72

    Muna miski jakarta caadi uu kuu jecelyahey xataa hadalkiisa wuu kontorooli waayey😂❤

  • @bukhariyusuf9555
    @bukhariyusuf9555 Рік тому +15

    Jakaarta cod iga neh maashaallah walaal mcn nooloow qurux loow ayaatahay gabar kudiidayso majirto

  • @aaminaxasan9833
    @aaminaxasan9833 Рік тому +18

    Jakarta meesha asxaab badan buu ku yeeshay markay cid dooran weyday comments ka lagu doortaa❤ Jakarta 😂

    • @nonamenoface2957
      @nonamenoface2957 Рік тому +1

      Tiktoker wye xagu caan ka yahn aflamta hintda wuu turjumaa astan u shaqey waa nin la yaqano blse asxaptan kle branamijka unba lagu casumay

  • @moussamoustapha2898
    @moussamoustapha2898 Рік тому +32

    Yahya waxad tahye sxb qof ad u dadal badan horay usoco sxb ana wan ku agjogna "ramadan karim"

  • @muhiimapdirahman4656
    @muhiimapdirahman4656 Рік тому +23

    Gar iyo gardaraba waan wataa jigaarta barmaamijka la,aantii ma dhax 😂❤

  • @F.faBio44
    @F.faBio44 Рік тому +17

    Jakarta is the 🏆 🥇 winner 🎉🎉 keep up pro

  • @Juujuule1
    @Juujuule1 Рік тому +54

    Yahe hunter bro waxaan jecleystay inaad I caawiso ma'aha lacag iwm ee waa inaad asxaabtaada Iku shere kareso waayo waxaan ahay farahaxaniste bro adigoon I dhibsaneyn share out I samey bro waa codsi waxaan rajendonaa guuuul insha Allah mahadsanid my brother

  • @naimaabdulahi-yh8gs
    @naimaabdulahi-yh8gs Рік тому +12

    Jah calikey anba dooran lahaa runtiii thanks miski 🎉

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter  Рік тому +188

    Faleembo hala soo dhaweeyo.. ua-cam.com/video/80qdak_UfNk/v-deo.html

  • @siman388
    @siman388 Рік тому +40

    Yaxye adiga iyo team kaaga waa iwaaloosiin waa idin weheshadaa walhi somali iima dhawa asxabey waa idinla qoslaa ilahey amarkiis. Wadankena nabad inshallaah Ramadan mubarak 😊😂❤

  • @JuweyrioBeauty
    @JuweyrioBeauty Рік тому +1

    Waaaw wll muno iyo jakaarta waa is ku fcnyihiin doorashada waa dhanka jakaarta waaaaaaw

  • @Lakum100
    @Lakum100 Рік тому +3

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +14

    Aarkan legend kii sowka iga qosliyey waan iska wareegaa kulahaa 😂😂😂

  • @roodoarab6684
    @roodoarab6684 Рік тому +15

    Ninka jakaarta ilaahay amarkii waan iska jeclahay

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 Рік тому +4

    Manta barnamijka wan xisaynayay ka hor intaan arag odayga is ciyalaynaya inta kle waa dad wada ixtiraam ah marka laga tago kuwa ku dayanaya dadkii hore ee is leh emotional damage same munana mashallah waa gabadh aad u wanagsan markan u eego kuwii hore🎉

  • @nimo_nalka1427
    @nimo_nalka1427 Рік тому +15

    Jikaarto is the Best one 😊❤

  • @sahraahmed120
    @sahraahmed120 Рік тому +5

    Yahye fadlan faleembe meesha kasaar waa bilaa ixtiraam waana xanaaqsan yahay mar walba

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 Рік тому +36

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥

  • @aishaabdirahman3513
    @aishaabdirahman3513 Рік тому +10

    Allla jakaarta ku heestaa nooh fanlly waaaye wlhi abowe horay usoco yaxye🥰

  • @mohamedmohamoudaliabdille6172
    @mohamedmohamoudaliabdille6172 Рік тому +7

    Jakarta is another level

  • @ALXAji
    @ALXAji Рік тому +4

    Jakarta wlh waa legend wuu badalay mowduuceda wuuna ka gulestay

  • @munaqurux4268
    @munaqurux4268 Рік тому +5

    aniga xitaa alikey ayan doran lahaa wayoo waxow uhadlay si xushmadleh❤️

  • @abdirahimabdalla8395
    @abdirahimabdalla8395 Рік тому +15

    Jikarta waa funny walhi io qalbi wanaag Ani waxa ku qoslaa marksta oo Jakarta lagu daadiyo wuu boodboodaa😅😅😍🤣

  • @ashwaaq889
    @ashwaaq889 Рік тому +3

    Ali key waw 🎉 mashaAllah 🥳🥳💫💖💖

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 Рік тому +8

    Wow, caawa ani iyo Muno isku dookh😊😊

  • @faadumofaysal8057
    @faadumofaysal8057 Рік тому +8

    Wiilkan jakaarta waa khatar wllhy🥰

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +19

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤

  • @cashoqueen1573
    @cashoqueen1573 Рік тому +33

    Aniga gar iyo gardaraba jakaarta dooran lahaa🤣🤣waan jeclhy ninkaas

    • @Maarya884
      @Maarya884 Рік тому

      Kkk

    • @cashoqueen1573
      @cashoqueen1573 Рік тому

      @@Maarya884 🤣🤣🤣

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому

      Daris aa nahy jakaarrta makaa gaaraiiya jacayl ka 😂😂

    • @SubeyrCrisaaq-hz6vg
      @SubeyrCrisaaq-hz6vg Рік тому

      ​@@darishore814 adi marka sadexaad kumentida kugu arkay😂😂

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому

      @@SubeyrCrisaaq-hz6vg hhh inte kaloo igu aragtay 😂😂

  • @hafzamohiadin5874
    @hafzamohiadin5874 Рік тому +43

    legend yahye hunter keep going 🙏🙏🙏

  • @Juweria22
    @Juweria22 Рік тому +23

    Cali key Celbration of Ronaldooo🥺🐐😭

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 Рік тому +14

    Cali anther level ❤

  • @xanaaniskufilan7305
    @xanaaniskufilan7305 Рік тому +1

    Aamisan inaa 4xaas guursato waa qalad sababta oo ah waa ayad qur’aan ah marka si kle ayey uweydiin kartay gabadhu

  • @AbdullAmin-rv9lv
    @AbdullAmin-rv9lv Рік тому +2

    Legend yahye hunter

  • @muwahibahmed3077
    @muwahibahmed3077 Рік тому +5

    Cali yare qaadan laha ani mash aallha wan iska tager wilka wan iska jacalahay😪

  • @fatuushabdirahman514
    @fatuushabdirahman514 Рік тому +6

    Lkn wiilka falembo ladhaho ixtiraam haku dadaalo sidu gabdha ulahdlayo habadalo 😊 si muxtarim ah uhdl wllo sidaan wa ceeb 😮😮

  • @omarxumow8420
    @omarxumow8420 Рік тому +1

    ❤❤ I like it very good for Timothy. Very good.

  • @Gsomali
    @Gsomali Рік тому +27

    Somalilander soo qabo ❤

  • @MuwaahipZaleeban-bp1dm
    @MuwaahipZaleeban-bp1dm Рік тому +3

    KusaliYa nabiga walaal waa bil ramadaane

  • @CabdiQaadir-rm9xe
    @CabdiQaadir-rm9xe Рік тому +1

    Yaxaye zxp faleembo waa nin la Jan ah bro nin Kan muuqal walb asiga haduu ku jir MA dawaado

  • @Omar_Fahad19
    @Omar_Fahad19 Рік тому +9

    I see than our king of love 🤩,he refuse to sit down that is illegal, but he is so funny 🥳🥳😂😂 I like you bro .......
    From Djibouti ✨🇩🇯✨

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Рік тому +3

    Heesta socdaal ma qaday kulah walhay very funny 😂😂😂 ali heesta waa ku ciyaartay

  • @aslikeyse3877
    @aslikeyse3877 Рік тому +5

    Cali iyo jikarta wan ka helaba amarka ilahy

  • @jorgeseydou
    @jorgeseydou Рік тому +5

    SaaS wayee anuu falenbo ayaan wataaa

  • @mahamedkader7942
    @mahamedkader7942 Рік тому +14

    1• jikarta
    2• wiilka Cad
    3•wiilka labaatan jirka Pirta😹🦾💪

  • @MykelMohamet-it4yc
    @MykelMohamet-it4yc Рік тому +1

    Keep goin

  • @HassanMohammedAli-bb6vh
    @HassanMohammedAli-bb6vh Рік тому +5

    Challenge Xiga Kashka iyo Zaki So Qabo Sxp mida kle Keep going gys❤❤❤❤

  • @khalilkham0
    @khalilkham0 Рік тому +12

    team wareegaa farta taga wan wareegnaa😂😂😂😂😂

    • @shamsomacalin4174
      @shamsomacalin4174 Рік тому

      Ar markaa waregesan haleewaco🤣🤣🤣

    • @nonamenoface2957
      @nonamenoface2957 Рік тому +1

      Waa bdany blse privete no ahyd shaqadaas blse xarifkan wuuba ku shartagay 😂😂

  • @kheirowabdi2713
    @kheirowabdi2713 Рік тому +3

    Jakarta wan wataa cwo

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Рік тому +3

    Yahye hunter Legend keep going my brother Ramadhan mubarak all Muslims ☪️ ✨ 💖 💛

  • @cabdulahisade3190
    @cabdulahisade3190 Рік тому +5

    The legend yahye hanter keep p going👍👍

  • @mohamedyare9516
    @mohamedyare9516 Рік тому +2

    Yahey hanter keep going♥️

  • @mohammedhirsiawad1252
    @mohammedhirsiawad1252 Рік тому +1

    Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam

  • @sucaadoapdi
    @sucaadoapdi Рік тому +5

    Dadki lahaay barnaamijka Ali key ❤❤😂😂😂

  • @rooplefamous9383
    @rooplefamous9383 Рік тому +6

    Jikarta funny walahi😅habeen jecel ma ka dhignaa

  • @cazkaosmaroble7397
    @cazkaosmaroble7397 Рік тому +3

    Qoftan yee ku dambaajin sxb 4ma aaminsani hadaa dhahdo waxaa ka hor imananeysaan quraanka kariimka afar dumar ah waa laguu baneeyey lakiin adiga waa iska dhaafi kartaaa

  • @fadumoawilali1088
    @fadumoawilali1088 Рік тому +1

    Ani San filayo Cali key❤❤

  • @badribaari5772
    @badribaari5772 Рік тому +5

    Cali key umad maaha😂 legend waku wataa wlhi pro Ani io adina qaraabana wa nahay😂 Governo S.S ❤

  • @shamkazobinmarito9847
    @shamkazobinmarito9847 Рік тому +1

    Jikarta and Falembo the two lagend

  • @NadaAxmed-cp6no
    @NadaAxmed-cp6no Рік тому +2

    رمضان مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @farhanabey-ch8qw
    @farhanabey-ch8qw Рік тому +3

    Ar caliyow meshaan qaraabo kamashaqeyso wallkey

  • @fatuushabdirahman514
    @fatuushabdirahman514 Рік тому +9

    JKaarta flim jilisti ayuu run modey mrka astan kasobxdey reality uhdl gbdha hdlkeed wasx 😂😂😂

  • @abdihakiimmohamed597
    @abdihakiimmohamed597 Рік тому +14

    Xaas keyga mustaqbalka intee jogtaa waan kuu bahabnahy dee waan ku sugi lahay macaany❤🎉

    • @boqranbila1413
      @boqranbila1413 Рік тому +2

      Ilahay ha kusofududeyo wll

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому

      Boqraney ee waaba iskeentee waaa uso gashe aaway marku dhahay waa isku Kiin meheineyna ramadaankan 😂😂

    • @safamuuse2120
      @safamuuse2120 Рік тому +1

      Wax Ramadan ta ka saarta maad rabta😂😂

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому

      @@safamuuse2120 walhi safa na waa iskeentay, nin yahow ducadaada waa aqbalay umaleena 😂😂

    • @SubeyrCrisaaq-hz6vg
      @SubeyrCrisaaq-hz6vg Рік тому

      ​@@darishore814 halkan kugu arkay😂

  • @arkaabdinasser
    @arkaabdinasser Рік тому

    Faleembo is the best and also my choice he have a open mind

  • @SharmakeCali-fy8gx
    @SharmakeCali-fy8gx Рік тому +3

    Team warega soobaxey waxa la yirahdaa ila lugee😅🤣💯💖

  • @Hawrarsanmed
    @Hawrarsanmed Рік тому +2

    Kkkkkk jakarta wa nin wayen adan side ciyal ka udhaqmayo

  • @AbdullahiSheikh-mr4rv
    @AbdullahiSheikh-mr4rv 8 місяців тому

    Legend Jakarta wankuwata

  • @nasroipraahin9509
    @nasroipraahin9509 Рік тому +2

    Jakaarta barnamijka asaga shido wllh fikirkeyga dooro ayan ku dhihi laha

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 Рік тому +2

    Faleembo xoogaa saa'id waaye in kastoo miski aysan usoo diyaar garoobin programka sida su'aalaheeda kamuuqata waa sababta keenaysa in jawaab sax ah loo waayo su'aalaheeda iyo hadaladeeda waxaan kutalin lahaa marka xigta in'ay su'aalo wax ko'ool ah lasoo shar tagto sxbkay faleembo maaha qof akhlaaq xun lkn hadalada qaar hakaboodo programkan waxaa ocodeeyay jakaarta iyo cali

  • @ranikaa.2923
    @ranikaa.2923 Рік тому +1

    Chanelkayga waa sualaha aad raabtaan

  • @nastehohassanosman2032
    @nastehohassanosman2032 Рік тому

    Qatar anaa kuu nool Ali abowe

  • @SumayoAbdikarim-sk9ok
    @SumayoAbdikarim-sk9ok Рік тому +1

    1waa qaadalahaa♥️

  • @nuriiyocabdi5294
    @nuriiyocabdi5294 Рік тому +3

    Faleembo wlhi wuu iga soo boday ixtiram dhan mlhn yaxye ninkan haku soo tarin barnamijka dhigu nagu kiciyay😂

  • @mohamethhuruuse
    @mohamethhuruuse Рік тому +4

    Yahye prO

  • @naimamohamed1609
    @naimamohamed1609 Рік тому +3

    Jakarta waa ku haystaa

  • @ahmettdeekchannel9661
    @ahmettdeekchannel9661 Рік тому +2

    Faleebo cabsi cabsi weeye wlhi wuu way amustay 😂😂

  • @shuceypturkish1465
    @shuceypturkish1465 Рік тому +2

    yahye hunter the lagend🥰

  • @Sabniish
    @Sabniish Рік тому +4

    Legend Always Legend Ali keey

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Рік тому +20

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @abdiqadirabdirahim3780
    @abdiqadirabdirahim3780 Рік тому +3

    Muno star noo keen❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rahmamohamed537
    @rahmamohamed537 Рік тому +6

    Isku dookh ayan noqonnay Muna miski Ali key❤❤

  • @Mahammaddurrii-fl6dg
    @Mahammaddurrii-fl6dg Рік тому

    Hahay hanter legend gionig ❤️🤟🏻
    Eid mubarak🛑

  • @khairehabdillahi8597
    @khairehabdillahi8597 Рік тому

    R. Karim yahyeh iyo asxaptaada so fire barnamijku sidan kaaga baraney horey u soco fikirkaagu ha sareyo mar walba 🇩🇯

  • @dheymannuura7240
    @dheymannuura7240 Рік тому +9

    alla saaa u qoslay wlh 😂😂😂😂 jakaarta umad maaaha 😂😂
    cali keeyv😂😂 asoo cusub uu qosol iga dhameyey 😂😂😂 masii jeestaa 😅 qaraabana waa nhy 😂😂

  • @jamaamal5573
    @jamaamal5573 Рік тому

    yahye wllo waligay ma jecli inan qof bini aadmiya tuugo inaad youtupe isoo furtaan rabaa jwb makaa heli karaa

  • @mahametabdi
    @mahametabdi Рік тому +1

    Zbbtoo ah zi fiican ayuu u hadlay

  • @gobal1416
    @gobal1416 Рік тому +1

    Hormar wacan legend

  • @aasiyahasan5762
    @aasiyahasan5762 Рік тому +12

    Alikey iga qosliyay😂😂😂😂

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 Рік тому +11

    Muna Miski ragg waxba kama taqaano Jakarta si dhab ah bu ula hadlay balse way ku adkeesay 😂😂😂

  • @farxiyomuxudiin346
    @farxiyomuxudiin346 Рік тому +2

    Ayyy jah Jakarta dhiriir kiisa♥️love you Jakarta

  • @ahmedhassanahmed2163
    @ahmedhassanahmed2163 Рік тому

    Mr jakarta wa kuwataa zxp legend 🙌

  • @hanad1408
    @hanad1408 Рік тому +1

    Sadam aya u qalmo in la dorto legend

  • @queenladanlove
    @queenladanlove Рік тому +1

    Warnio hada kadib barnamijyadada ali key yoo ka maqnanin plz 🙏