SUNDUS & MARIA HARLIN VS 4 WIIL || KALA BAX DOOQADA || DHULKA LA ILA JARAY CAAWA😳..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 399

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter  Рік тому +62

    Waa kan channel ka walalken hilaac ua-cam.com/video/6MVBFjagqs8/v-deo.html

  • @najiibAlfa-d1p
    @najiibAlfa-d1p Рік тому +118

    kaShka la,aan qosoL la,aan weyan yaa igu raac san team kashka😂

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +131

    Wakhti ma u helaysa saliga nebiga (scw).🥰🥰🥰

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED Рік тому +54

    Ku sali xabiibkeena Muhammed scw ❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +24

    Legend always yahye Hunter and falembo another's levels program's choices 💯👍💪♥️❤❤😅

  • @zunduznor6133
    @zunduznor6133 Рік тому +16

    Sunduz is not easy 😂😂😂😂❤waa ku wata sami

  • @Pedria
    @Pedria Рік тому +9

    Zayga waa legend wllhi respect 👦

  • @Mohamed_Abdi-aziz
    @Mohamed_Abdi-aziz Рік тому +22

    Sundus dhoola cadaynteda ayaan ku haystaa anyway guulasyso Queen.🥰👸

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +42

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤

  • @Shushu40
    @Shushu40 Рік тому +25

    Thank you sundus waa ku wataa waa ku raaxesatay 😂😂😂

    • @faadumofani5615
      @faadumofani5615 Рік тому

      😂Wlhi anigaba ninkaas wn doonayey wx dhulka kujiida wey laheshay

  • @mariaabdla4063
    @mariaabdla4063 Рік тому +21

    sundus is not easy ❤

  • @calishariif6473
    @calishariif6473 Рік тому +3

    Sayga full respect 🙏

  • @saadaqxadaari7513
    @saadaqxadaari7513 Рік тому +25

    Qofta reer caabudwaaq ah qatar waye😂😊

  • @YahyeFaarax
    @YahyeFaarax Рік тому +22

    Faleenbo lagend always lagend 👍

  • @saskamoha1333
    @saskamoha1333 Рік тому +8

    Nino yaxye cabdulahi barmijkan ha ka maqnansiinin isaga waa wil funny ah😂😂😂Wana tageraaa

  • @Istaahilko
    @Istaahilko Рік тому +29

    Falembo always is not easy 😂

  • @haalandjr1214
    @haalandjr1214 Рік тому +17

    Faleempo legend ❤️🤴

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 Рік тому +7

    Yahye 700K coming 🎉🎉❤❤

  • @ibraosman8226
    @ibraosman8226 Рік тому +37

    Sunduz is Not EasY😂

  • @XuriyaSaladali
    @XuriyaSaladali Рік тому +9

    Faleembo isn,t easy 😂😅 legend 👏🤣😊

  • @ShamisMuuse-pz7wj
    @ShamisMuuse-pz7wj Рік тому +7

    Emotional damegge sundus👏👏

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 11 місяців тому +1

    🎉 Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤😢😢😢❤

  • @faadumoamiin3255
    @faadumoamiin3255 Рік тому +8

    Yaxyow wllhi barnamijkan funny wuu dhafe runtii❤😂😂😅

  • @SuleimanSheikh-tv9ex
    @SuleimanSheikh-tv9ex Рік тому +25

    We need KASHKA every night yaxye ❤

    • @SagalJama-rl2kq
      @SagalJama-rl2kq Рік тому

      Wuu baxay kashka la antiis barnamijkan wax maahan afkisa weyn xararad leh😂😂😂

  • @sahraclaahi5832
    @sahraclaahi5832 Рік тому +7

    M.a sundus waxay u eegtahay haboon nuura m.a❤❤😊

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Рік тому +11

    Odoygii caloosha weena maanata meedkiisa oo uraayo nagaqaata faarax waxbadan meed waa qaadane 😂😂😂 sundus naag adag😂iga dheh ❤❤

  • @farahmahmed7083
    @farahmahmed7083 Рік тому +9

    Keeping going legend❤❤❤

  • @hamdisaid29
    @hamdisaid29 Рік тому +11

    Team 27 ixtiraam iyo aqlaal laguma gaaro by the way yaxye before barnamijka bilawan u sheeg dadka si aqlaal leh ine iskula hadlaan

  • @CabdisahalXasancabdi-tu3to
    @CabdisahalXasancabdi-tu3to Рік тому +1

    Sayga Allahabad kuunaxariisto

  • @luulahmed3961
    @luulahmed3961 Рік тому +6

    Yahye plz iska daa faleembo wayoo siduu u hadlaayo ma wanaagsano kaftanka neh kuma fiicno waxaaba ka baqaa inoo ku gacan qaado meesha oo kugu ceebeeyo marka la hadal ama ka saar tiimka

  • @faizamohamed-pr3ow
    @faizamohamed-pr3ow Рік тому +20

    Faleenbo calol buur naaga heshey wlhi😂

  • @raxmobarre2452
    @raxmobarre2452 Рік тому

    Yahye jikaarta inuu kayn bls asagaa uxeesnee🤩🤩🤩🤩😊😊

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +6

    Keep going yaxye hunter pin 📍igu qabo wllky❤️❤️🙏

  • @saidabdikarinmualim8992
    @saidabdikarinmualim8992 Рік тому +6

    RIP FALEEMBO😢😢😢😢

  • @aminoamino3027
    @aminoamino3027 Рік тому +8

    Wahi waa run faleembo aqlaaq ahaan buu kuhadlay uumista allah in laisku sheego qabdheheena iyo wiilasheena aan xishoono

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Рік тому +1

      Sax waye tas mahan wiil iyo gabar ba in umista alle lagu caayo sidedaba caaydana mafiicna finally isnaceyb iyo dagaal iyo cuqdad kudhamane

    • @simranshariifibraahim8728
      @simranshariifibraahim8728 Рік тому +1

      Faleembo raxmo gabdha sida xushmad darada oo ula hadlay mad arak filaa asaga ixtiram lehen ninka gabdhaas aad bu ula tirsaday

  • @الفتئالهادئ-ق3ل
    @الفتئالهادئ-ق3ل Рік тому +1

    Yaxyaw walaal isu soo celi falembo iyo sun dus ❤

  • @abdifataahfiifii4419
    @abdifataahfiifii4419 Рік тому +10

    Kashka wuu shiday qoslkiisa gadaal kayelayo 🙆🏻‍♂️🤣🤣

  • @Sayidkhaliifa
    @Sayidkhaliifa Рік тому +2

    Sunduz caadi maaha af somaligii oo qof ah nolow zundus qurux

  • @Naagnool102
    @Naagnool102 Рік тому +8

    Sundus marar badan so celi yaxyow 😂😂

  • @siazon7701
    @siazon7701 Рік тому +2

    Please yahye barnaamijka wax kabadal maadaama aan ku xiranahay Waa ceeb in qof jirkiisa wax lagasheego waa abuur alle p

  • @Hali396
    @Hali396 Рік тому +10

    Ereyga dumar wxy noqotay wax la isku caayo 😢tii aduunka keentay awday....

  • @DHAQANE_TUBE
    @DHAQANE_TUBE Рік тому +3

    Legend yaxye no sobadi challenge gan 🙏👍

  • @mubarikfarxan688
    @mubarikfarxan688 Рік тому +9

    Faleenbo is not easy hadaL waayeL👋🖤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Рік тому +10

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴❤️

  • @MahamuttShalaqo-lm2mx
    @MahamuttShalaqo-lm2mx Рік тому +3

    Faleempooooooi legend always legend

  • @mo_aqiil8884
    @mo_aqiil8884 Рік тому +29

    we need more faleembo legend

  • @11naa44
    @11naa44 Рік тому +9

    Ceyga ciyarta halaga daayo 😂❤

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Рік тому +4

    Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤

  • @fowziamohammed6359
    @fowziamohammed6359 Рік тому +11

    Faleybo cadiya oysey 😢😢😢😢 war cadi iska dhig nag rer muduga kuheshey no jiljilec ❤❤ ohinta cesho 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @salahjr88
    @salahjr88 Рік тому +12

    Faleembo is not easy 🤣🐐

  • @IQRAKundhaan-es7qm
    @IQRAKundhaan-es7qm Рік тому +7

    Faleenbo cawa bahasha wala dhiiqaty maskiin inu ooyo wax Yara uga dhiman😢

  • @mohamedabdi7007
    @mohamedabdi7007 Рік тому +3

    Videoka TikTok kaso aRkaY falembo dhulka lala jaraY so aRkaye video full soradiYe xanunka u daRemayo wale caWa wa laHelaY wllhi 🫡🫡 12:42

  • @xawokeyfmaxamedali2436
    @xawokeyfmaxamedali2436 Рік тому +2

    Dhocishaya wiilka colshisa waxaba kama galin ee isdaji kudheh wllo

  • @abdifatah7423
    @abdifatah7423 Рік тому +15

    Gabadha keliya ee Ka ilmeysiisay faleembo caawa dhuusaa Ka fakatay😅

  • @CaaishoHaaji-yk6ob
    @CaaishoHaaji-yk6ob Рік тому +2

    Wllhi kashka haduu tagay wllhi funny majiro

  • @naadomaxamedciyow
    @naadomaxamedciyow Рік тому +17

    Sundus is not easy 😂

  • @ahmeyxhavi3439
    @ahmeyxhavi3439 Рік тому +5

    Maria qosolka update naga aadi walaley😂😂

  • @nimcoali5316
    @nimcoali5316 Рік тому +9

    Gbdho hadaa nahay sundus waa wadana meel Saar kee is waalo 😂😂😂

  • @RiyanSalad
    @RiyanSalad Рік тому +5

    Maadaama aad Ex 💔 isku magac tahay waa fadhiisan kartaa 😅 sundus is not easy😂

  • @ZhAd-yr8bb
    @ZhAd-yr8bb Рік тому

    Soo badi zhp yaxye hanter

  • @muxiyadiinmuuse826
    @muxiyadiinmuuse826 Рік тому +3

    Wr qoftan emtional aya laso maqshiyey wata meshipa ku ciyartey mimku si wngsan ayu ula hadlya abyo ayu leheye xgey isla adkeyneysa tan

  • @HassanMohamed-cd8ju
    @HassanMohamed-cd8ju Рік тому +5

    Faleembo waan wataa legend 😂😂

  • @hamdihussein6657
    @hamdihussein6657 Рік тому +6

    Asc ani waan ku hesta 2 qof ee kursiga la isla fadhisinayo kusocda

  • @MariaAhmd
    @MariaAhmd Рік тому +10

    Ninkan faleenbo lagu sheegyo barmaamijka ka Saar🐛🐛😉😉😉

  • @saciidoasxmed2194
    @saciidoasxmed2194 Рік тому +3

    Odaygi no keen please iyo maxad ku xulan lahayd 😢 oo gabta n kujirta😮

  • @paulpogba4925
    @paulpogba4925 Рік тому +6

    Paulinho is not easy faleembo is not easy

  • @shamziinahppeh6321
    @shamziinahppeh6321 Рік тому +3

    Wle cwa wa lis helay jah viva dumarland yqy 😂✊️

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 Рік тому +11

    On fire 🔥

  • @ibraahinxasan7941
    @ibraahinxasan7941 Рік тому +16

    Legenadan caawa ninki faleembo ahaay dhulkey ku jiiday mudankisa marsiisay 🤣🤣🤣🤣

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +19

    Calool is not easy 😂😂😂😂😂

  • @HamdaMaxamedaadan
    @HamdaMaxamedaadan Рік тому +5

    Caawa barnaamijku kululaa qosolka iga dhamaaadey wlhie😂😂

  • @shueb123
    @shueb123 Рік тому +2

    Faleembo caadi uxanaaqay isdaji sxb waxan waiskakaftan iyo madadaalo

  • @MohamedAbdiwali-it7gp
    @MohamedAbdiwali-it7gp Рік тому +2

    Yahye barnaamijka kashka kusoo dar nio asagaa funny ahe🤣🤣

  • @mohamedabdullahi1676
    @mohamedabdullahi1676 Рік тому +6

    Sundus waa wataa war qoftan noo soqabo hada kadib

  • @moolacade4240
    @moolacade4240 Рік тому +2

    Asc Sxp yahye 🎉🎉🎉

  • @muztaphe-muktar
    @muztaphe-muktar Рік тому +1

    hooooognayeeeeey waaar sunduz isnot eazy wlhi😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed5191 Рік тому

    Waw masha Allah my brother thanks

  • @feysalhaashi
    @feysalhaashi Рік тому +6

    Wllaahi gabar gaari baa heshay adeer waxaan calool lama dhihi karee ka qari gabadha mida kale ma gabdhaha u goodisaa war dhaawacaan cidii laheeed haloo geeyo 😅😅😅😅

  • @AbdikhatharMusdaf-t1l
    @AbdikhatharMusdaf-t1l Рік тому +1

    Keep going my bruh

  • @mohammedabdi2830
    @mohammedabdi2830 Рік тому +5

    Faleembo is not easy 😂😂😂😂😂

  • @qeysarram9174
    @qeysarram9174 Рік тому +3

    Gawadan sundus mardamba yey barnamishka yey kasoqebgalin doqon waye

  • @xasannuur109
    @xasannuur109 Рік тому

    Xafsa xilkas inteey ka baxday?

  • @mahamedbuskut6287
    @mahamedbuskut6287 Рік тому +4

    Cadaala daan rabnaa team falembo

  • @fardowsocabdi2402
    @fardowsocabdi2402 Рік тому +8

    Heedka ku gaaray miya marka gabdhaha cay jirtay xanunka dareen qararka iska daa calooley 😂😂😂😂

  • @kamaljama9312
    @kamaljama9312 Рік тому +6

    Mario qosolkeda jeclahy😂

  • @ugaasdaauudmaxamed7305
    @ugaasdaauudmaxamed7305 Рік тому +1

    Yahye hunter Big lagend

  • @samatarjamac6712
    @samatarjamac6712 Рік тому +3

    Yariiseey anaa hadlooyo is daji😂😂😂

  • @falisShiikhDooncabdi
    @falisShiikhDooncabdi Рік тому

    Kashka habeen kasta soo kaxay cameraha borogaramka

  • @SKSK-gq8xk
    @SKSK-gq8xk Рік тому

    Sayga halaga xishooda pls
    Dharkiisa ka dhamaada

  • @xaafidyare1054
    @xaafidyare1054 Рік тому +5

    War nio sundus waaba legemede yaa dadka kaqabta

  • @Yaxyecabdixuseen
    @Yaxyecabdixuseen Рік тому +4

    Ana u Horeya🥺

  • @BisharoMohamed-i9u
    @BisharoMohamed-i9u Рік тому +1

    Jh gabar madow edadey waye😂

  • @Gaashaan-Tv
    @Gaashaan-Tv Рік тому +2

    Faleembo calaacal cawada😭😭😂😂

  • @MohamuudIssack-xp7cd
    @MohamuudIssack-xp7cd Рік тому +3

    faleenbo is not easy

  • @zackmomed438
    @zackmomed438 Рік тому +5

    Yarkan cuqdad caloosha bu qaaday 😂

  • @aboubakerhassan4497
    @aboubakerhassan4497 Рік тому

    JUMJUM THE LEGEND WAAN KUU WAATA

  • @halabaishwiaba
    @halabaishwiaba Місяць тому

    Inta emotionalka sayga soo raadisay

  • @Apdynajib07
    @Apdynajib07 Рік тому

    Faleembo labo gbar Mareexan kufsadeen
    Bilan baraaji iyo gabadhan

  • @AbdikhatharMusdaf-t1l
    @AbdikhatharMusdaf-t1l Рік тому

    Talo ayaan ku siinayaa yahya hunter
    Taasoo ah macroofanada mid adiga kuu gooni ah io waliba gbdhaha barnaamijka daadihinaayo u gooni ah

  • @abdirahmancaraboh579
    @abdirahmancaraboh579 Рік тому +1

    Wiilkan dheer maxaaH Lagu heystaa 😂😂😂