2 GABAR SOMALILANDER AH VS 6 WIIL || KALA BAX DOOQADA || YAA GUULEYSTE CAAWA..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    Last subscribers: 614,531

КОМЕНТАРІ • 745

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane Рік тому +185

    Hadaad ujeedo magaca Allah love saar ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 Рік тому +51

    Hadaad aad aragto magaca nabigeena muhamed sallaahu caleyhi wasalam like saar❤💞💟

  • @farxaanmaxamed6107
    @farxaanmaxamed6107 Рік тому +66

    Waar nio waxaa caloosha weyn siduu inanta ula dhaqmey waa khalad jileecan emotional ayuu maqley malaha 😮 😢

    • @salamali54
      @salamali54 Рік тому +2

      Wlhi wuu iga xanaajiyey. Waa gay

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому

      Sxb ogow ninka qaabkan Inu ku jilo ayu kuso caanbaxay oo qeebtiisa ah dadkan Wiilasha iyo gabdhaha waa dad is yaqaano oo team ah oo asxaab ah mararka kale Aya daawaday aad bui u qiimeeya qof aan la socon waa sax wuu ka xanaaqaya sida aan anigaba uga xanaaqi jiray

    • @mouhyadinabdifatah1695
      @mouhyadinabdifatah1695 Рік тому

      @@darishore814 war adigu halked udifacaysa ninkan si qaldanbu uula hadlay erayo xata jilin galinba jira

    • @yaxyebaari4511
      @yaxyebaari4511 Рік тому

      War waa xolo hadeba nucas talenti ahan u tahay hawada ha iskaga baaxo xoolo buuran 😊

    • @Malapoothman2004
      @Malapoothman2004 Рік тому

      ​@@darishore814 haa

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 7 місяців тому +12

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤❤

  • @dadirfabio
    @dadirfabio Рік тому +72

    hadalka uu yiri faleembo kamahelin wllaahi 😢😢😢😢

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 Рік тому +5

      Hadu mardambe falenbo nokeno an unsubcribe an dhahno wax aqlaqleh maha wa doqon

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому +2

      Faleembo inu sidas isku ad adkeeyo waa qeebta uu ku leeyahay barnaamijyadaan gabdhahana wee is yaqaan waa dad asxaab ah oo wax isla duuba qofka aan sidaas u aqoon wuu ka xanaaqaya anigaba marki hore sidaas baa uga xanaaqi jiray lkn iyagaa isaga keen dhow

    • @dadirfabio
      @dadirfabio Рік тому +2

      @@darishore814 I know inay is yaqaanaan lkn social media inu kuhorceebeeyo ma,ahayn gabdha wajigeede fiiri marku hadalkaas dhaho wey naxdey

    • @Celin445
      @Celin445 Рік тому +4

      Yayhe hunter rahma hala rali galiyo sido ula hadlay ninkas waa qalad inoo saas ulido makarafonka dhib dhaho waa qalad

  • @maanka1111
    @maanka1111 Рік тому +48

    Hadii aad murug Dareemeyso farxad Deg deg alle Ha kugu badalo wll isoo booqo 😢😔❤️🧡

  • @queenladanlove
    @queenladanlove Рік тому +16

    YahYe gabadha Chanel kaaga loogu gafay soo raali gali wllhi anaaba xanaqaY😢 Rahmo qof dulqad badan ❤

  • @suhaybapdirahman9037
    @suhaybapdirahman9037 Рік тому +40

    baaquli boy waa ninka ugu wanagsan barnamijka ❤❤🎉

  • @fleurduprintemps1912
    @fleurduprintemps1912 Рік тому +59

    Falembo waa qof bila akhlaq ah sidu gabadha ulaa hadlooya is not even funny...😢bro hadlka dabacsan ee fuduud kaa dhzf gabdhaha

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому +1

      Walal xumaan maahan ee qofba qaab ayu Jilaya barnaamijka wa sida flimaanta waa mida uu caan ku noqday lakin mararka kale ee wax isla duubayaan gabdhahn iyo isaga waa dad asxaab ah oo is jeceL. Ee qaabkaan uu jilayo waxa la dhaha emotional damage

    • @Celin445
      @Celin445 Рік тому

      I agree with you 😊 si kasto jilaaa ha u ahado respect women 😢

    • @fleurduprintemps1912
      @fleurduprintemps1912 Рік тому

      @@darishore814 i know bro but waxyaabo qaar waa lagalaa xishooda gabdhaha like wuxu kuu yidhi amaan uma qalantiid

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому +1

      @@fleurduprintemps1912 waa sax lkn ninka buuran waa doqon Reer baadiye ah waxa ka waalay ciyaal tiktok oo ugu yeera aabaha emotional damage ka

    • @fleurduprintemps1912
      @fleurduprintemps1912 Рік тому

      @@darishore814 reer tiktok baa kaga waalay ninkaan 😂

  • @hanadikhadar567
    @hanadikhadar567 Рік тому +7

    Wllhi kan laleyay faleenbo nin jira mha neef neef dhaly weyan naagun bu latirsanya waxa nogu kena hargysa anaga nin kaso saryne

  • @saamiyaibraahin7289
    @saamiyaibraahin7289 Рік тому +44

    Faleenbo barnamijka ka saar doqonka xun bila caqliga barnamijku naga qasay shit😏😏 kashku wo noshiday 😂 thanks 😂 baquli boy full respect ❤m.a 🙏

    • @Wb_developer
      @Wb_developer Рік тому +2

      Xaywaanway wallhi

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 Рік тому +2

      Uf wa qof doqona wlhi ano rer xamarba dhibsaday dhaqankisa

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому +1

      Walal xumaan maahan ee qofba qaab ayu Jilaya barnaamijka wa sida flimaanta waa mida uu caan ku noqday lakin mararka kale ee wax isla duubayaan gabdhahn iyo isaga waa dad asxaab ah oo is jeceL. Ee qaabkaan uu jilayo waxa la dhaha emotional damage

    • @saamiyaibraahin7289
      @saamiyaibraahin7289 Рік тому +1

      ​@@darishore814 wax fahan mataqana luuqada jidh body language say u xanaaqday uma jedid teeda kale maha wax la jilayo waxan ee waa barnamij cadiya qof walba iyo hadalki weeye waad khalad fahantay

    • @Celin445
      @Celin445 Рік тому +1

      Free rahma 🙌🏻 faleenbo calooley aqliga iyo xishmada calooshe ka gashay 😂 ilmha halaga so xaaqo

  • @nimcoxasan1452
    @nimcoxasan1452 Рік тому +18

    Yahy hunter kolyba wade arkeysa comment ee raali galin waa inuu ka bixiyaa inanta uu ku gafay ee sida xushmad dardaa uu ula hadlay emotional damage meel khaldan ka galay waxn doqonkaye 😏😏

  • @shukriabdi7519
    @shukriabdi7519 Рік тому +20

    Masha allah Raxma waa gabadh wanaagsan noolow huuno

  • @cabdicade156
    @cabdicade156 Рік тому +26

    Falembo wax fcn ma adan sameyn sxb wa ku tageraa lkn sxb 1 mid aa kaa waa niwo gabdhaha xushmey wlhi nin aanan xush meyn gabdhaha dadka oo dhan majeclo waxa wax ku tahayna waa dadkan legandnow alaabtan wa kugu baranay lkn waaku dheraatee badal 🤏👍🙏

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому

      Walal xumaan maahan ee qofba qaab ayu Jilaya barnaamijka wa sida flimaanta waa mida uu caan ku noqday lakin mararka kale ee wax isla duubayaan gabdhahn iyo isaga waa dad asxaab ah oo is jece

    • @Celin445
      @Celin445 Рік тому

      @@darishore814 daba dhilif shush 🤫

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому

      @@Celin445 waa cabsan tahay alaalax yhy 🍷

  • @abdirashidismail5939
    @abdirashidismail5939 Рік тому +19

    Ciyaal xmr baa horay udhahday "Xariif buuran xariif maahan"😂

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 7 місяців тому +2

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤❤😢😢😢 1️⃣❤

  • @YusufHassan-nn4nz
    @YusufHassan-nn4nz Рік тому +43

    Falembo has no “Respect” he has to apologize for Raxma totally 💯

  • @fadowsaahmed5406
    @fadowsaahmed5406 Рік тому +5

    Falembo haku so darin barnaamijka hadii kale gabdhaha ha ixtiraamo

  • @MacaLinkajacayLka
    @MacaLinkajacayLka Рік тому +19

    Faleembo waa doqon wlhi
    Gabadh mayna La dhaLan waxa
    Ixtiraamba ma yaqaano

  • @najmaahmed3051
    @najmaahmed3051 Рік тому +6

    Si ixtiraam leh inaa u hadasho oo bulshada kula dhaqanto waa waxyabaha ilaahy loogu dhawaado
    Ninkaa falenbo la leeyahy uma bogin
    Wiilasha kale full respect

  • @mohmettcr7845
    @mohmettcr7845 Рік тому +34

    Waxas baaca ee hablaha duriyada ee martida u ah sida ula hadlaya haxuu ka dheefo ayuu leyahay wa ino hargaysa legenow😢😢

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому

      Sxb waa dad is yaqaano oo team ah gabdhaha iyo Wiilasha faleembo inu sidaas u hadlo waa qeebta uu ku jilo barnaajyadaan oo dhan mararka kale ee wax isla duubayaan gabdhahan iyo iyo isaga si fiican buu ula hadla wa qof qalbi fiican anigana marki hore waa ka xanaaqi jiray lakin mar danbe waa fahmay barnaamijkan

    • @NajaxMohamed-jv5cs
      @NajaxMohamed-jv5cs Рік тому

      Si wacan ba loo galay wlhi😂

    • @Celin445
      @Celin445 Рік тому

      Asoo saas u yalo oo islaweyni kusijirto shame on him 😏

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому

      @@Celin445 Horta waa Reer baadiye calool buurka wuxu ku qanacsan yhy qaabkan uu iska dhigayo oo la qurxan

    • @Celin445
      @Celin445 Рік тому

      @@darishore814 adi afayen ma u tahay mise dumarka in saas lola hadlo kula saxan

  • @maxamadyuusuf3506
    @maxamadyuusuf3506 Рік тому +6

    Wuu kaa xumaynyaa ninkaasi barmaamujka faleenbo la leeyahy Waayo Waa shakhsi bilaa ixtiraam Ah oo Aan Aqoon dumarka Sida Loo xushmeeyo

  • @mubaarigcabdisalan1289
    @mubaarigcabdisalan1289 Рік тому +18

    FALEEMBO EMOTIONAL DAMAGE QALAD FAHMAY INANTA RAXMA LAYIDHA WA INAN NAZAB AH WUUKA XANAJIYEY NEEFOW BARANAY JACDA YAR HADALKA WALA BARTE KA FUQ HADABA HAKU DHAGNAANIN DEE WUUKA CADHAYSIIYEY KULAHA DADKA MURANKA BADAN INAN AMUSIIYO😂😂😂😂

  • @FowziyaFoos-jn3wd
    @FowziyaFoos-jn3wd Рік тому +20

    Faleenbo waa garac caadiya 😏 falenbo is not easy sidi loo lahaa dhaadhaan buu noqde ush 😏

    • @Celin445
      @Celin445 Рік тому

      Asaaa mesha ugu weyn asana ugu aqalaq xun 😒

  • @sagalali2193
    @sagalali2193 Рік тому +3

    Wllo hablaha reer Somaliland wax lagu yaqaanay naago adag bagalahadan bilaaa akhlaaqada ah ha u soo fadhisanina

    • @roodichomer
      @roodichomer Рік тому

      Naa wll wxn weyba ina cebeyen wlhi hablaha duuriyadu wey iskala weyihiin wxn kuwan wn ka yabey

  • @caskacawaale76
    @caskacawaale76 Рік тому +8

    yaxyow disrespect badan baa videogan ku juro nio ninkaa faleemba ixtiraamka baro dheh waxa waa wax social madia lagalinayo

  • @hndalpha8943
    @hndalpha8943 Рік тому +15

    Bureeqo waa respect kaliya wlhi msha allah ❤

  • @waqiyaahmed53
    @waqiyaahmed53 Рік тому +5

    FALEEMBO WAA AXMAQ MEESHA HALAGA SAARO BILAA XUSHMAD WAAYE RAXMO SRRY SISTER

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212 Рік тому +54

    Kashka laughter is hilarious 😂😂😂😂

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 Рік тому +9

    Yaxye waxa tahay basatar o doqon ah garan wye qiiimaha gabdhaha because faleembo his stupid aan garaneen qiimaha dumarka asad baa ku dhamo o cayda mute 🤐 galiya ugu yaran ina mute sarte Farxiyo Faleembo apologies haka bixiyo hadalkaas bastar

    • @SagalJama-rl2kq
      @SagalJama-rl2kq Рік тому +2

      Asad mee gaaran waxaan bilaa xushmada 😂😂😂

  • @hanadcrown
    @hanadcrown Рік тому +29

    Somalilanders blood is not water❤

  • @maanka1111
    @maanka1111 Рік тому +21

    Garab igu si inaan noqdo youtubr muqalka aan soo dhigay so dawo hadu ku qanciyey waxke iisaar 🙏❤️

  • @haylehurude8667
    @haylehurude8667 Рік тому +6

    Waxan caloosha haanta leh barnaamij danbe hano keenin dhaa dhanka

  • @FoosiyaAhmed-ij5zy
    @FoosiyaAhmed-ij5zy Рік тому +6

    WaxaaN Bilaaaa Akhlaaaqa. WAR gabdh Saaas How la HdliN😊 Doqon meeel Kale Hdlku Ka galY Doqon feedhaha waaweyN

    • @Celin445
      @Celin445 Рік тому

      Rahma natural qurux eey ledahay ❤ falenbo ooo meel u weyn melna ka yara kibrayo 😂uffff🤮cooc

  • @asadtoxow401
    @asadtoxow401 Рік тому +6

    Team yahye haii aan nahay kor isku qaday mida kale wan wataa kaska waa qof qosol badan

  • @sawturaxma5667
    @sawturaxma5667 Рік тому +6

    Damiir xumaa nagta kle mey fariisiso falempo sorry rahma wax bilaa ixtirama waaye

  • @mssdiamond7193
    @mssdiamond7193 Рік тому +17

    Viva Somaliland
    I am proud to be Somalilander
    ❤️💚🤍

  • @raxmacaday727
    @raxmacaday727 Рік тому +23

    Gabdhaha soomaliland gabdho haybad leh noolaada❤❤💞💞💕💕

  • @abdirahmansergio1857
    @abdirahmansergio1857 Рік тому +6

    Yahye hunter dear pro Meeshan waa camirna Shacabkaana wax ku tahay iyagan barnaamijkan u soo gud bisaa please Faleenbo wax uu samaynayo lama daawan karo adne in aad ku daawato Hadana nala soo wadagto waa wax laga fican yahay

    • @sagamuuse-rs8kk
      @sagamuuse-rs8kk Рік тому

      Gabdho Marti u ah ayuu ubahdilayaa oo meel dheer uga yimi

  • @nimcoxasan1452
    @nimcoxasan1452 Рік тому +11

    Horta emotion damage ayaa meel xun ka gaadhay wiilka ee cadi izka dhig ku dheh

  • @mohatallabdi7472
    @mohatallabdi7472 Рік тому +17

    Kan faleembo ladho wa xoolo caadiya gabar lama qiimo dilo motional qalad ka fahmay sorry Raxmo 🙏

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому

      Walal xumaan maahan ee qofba qaab ayu Jilaya barnaamijka wa sida flimaanta waa mida uu caan ku noqday lakin mararka kale ee wax isla duubayaan gabdhahn iyo isaga waa dad asxaab ah oo is jeceL. Ee qaabkaan uu jilayo waxa la dhaha emotional damage

    • @SaabirAxmed-yi1zw
      @SaabirAxmed-yi1zw Рік тому

      ​@@darishore814 waraa adi afayeen maa u tahaya calool buurka meel walba waad taagantay😂

  • @hodaabdi5496
    @hodaabdi5496 Рік тому +5

    Bureqa wan kugu rac sanahay gul baquli boy💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤

  • @najmafaarax109
    @najmafaarax109 Рік тому +8

    plz washamsi halagu qaaado chanalka kan caloosha wayn aan dumarka ixtiraamayn hda lagu qaado washamsi

  • @daadir____1173
    @daadir____1173 Рік тому +14

    Barnamijkan falanbo kuma qurux badna inuu kasoo muqdo waayo
    Emotional ka sikale ayuu u fahmay.

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому

      Walal xumaan maahan ee qofba qaab ayu Jilaya barnaamijka wa sida flimaanta waa mida uu caan ku noqday lakin mararka kale ee wax isla duubayaan gabdhahn iyo isaga waa dad asxaab ah oo is jeceL. Ee qaabkaan uu jilayo waxa la dhaha emotional damage

  • @madaale5465
    @madaale5465 Рік тому +3

    See gabar soomaliyeed aysan amaan ugu qaldan gabadhaaz iga gaarsiiya walahi way ka cumaatay xataa yahye

  • @abdirahmanmanka6180
    @abdirahmanmanka6180 Рік тому +4

    yahye sidan wax ka bdl ninkan faleempo hdi usan gbdhaha qadarin karin ama si wngsn ula hdli krin haku so darin wxiza wa dapaalnimo qof weyn pa thy sxp dadka si xushmad leh wa inad ula hdsha plz🙏🙏

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Рік тому +22

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴❤

  • @fatheali167
    @fatheali167 Рік тому +5

    Kafi ilko dhere iyo falenbo fildaro gabdhaha hala xushmeyo xerka ragga kuma jirto in dumar lagu xadgudbo

  • @Khadruuzh
    @Khadruuzh Рік тому +6

    Faleembo foosto gobolo meesha ka saara🙌😹

  • @abdirahmansergio1857
    @abdirahmansergio1857 Рік тому +3

    Ninkaaa Falenbaaa Barnaamijka uma qalmo wlhi

  • @maxamadyuusuf3506
    @maxamadyuusuf3506 Рік тому +8

    Please ninkaa bilaa ixtiraamkaa umada kugu xidhan ha hor keenin

  • @IQRAKundhaan-es7qm
    @IQRAKundhaan-es7qm Рік тому +2

    Xoolhan Catoosha ween kaftan waxba kama yaqane barnamijka haku sodarin yahyow

  • @deek-lio5354
    @deek-lio5354 Рік тому +6

    Kashka legend weye wlh adigona rabin aa hadana qofka qalbigiisa la ilaaliyaa

  • @feysalmaxamed835com
    @feysalmaxamed835com Рік тому +3

    Waraa kan falembo la dhaho waa xoolo caadiya wllhi

  • @usaamecade9444
    @usaamecade9444 Рік тому +8

    Faleembo hadalka uu dhaho mid ila fiican ma,ahan wlhi rali galin. haka bixiyo 🥺😢

    • @ifrahhassan9628
      @ifrahhassan9628 Рік тому

      Haa waa khalad diduu gabadha ula hadlay 😢

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому

      Walal xumaan maahan ee qofba qaab ayu Jilaya barnaamijka wa sida flimaanta waa mida uu caan ku noqday lakin mararka kale ee wax isla duubayaan gabdhahn iyo isaga waa dad asxaab ah oo is jeceL. Ee qaabkaan uu jilayo waxa la dhaha emotional damage

  • @mohamednuh539
    @mohamednuh539 Рік тому +5

    neef weeye faleembo hablaha xushmee ku dhaha nio

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Рік тому +6

    Gabdha kale wa eber hde rer xamar ahan lahed falenbo toos u farisan lahed iska fadhiso dhihi lahed

  • @mohamedhassanofficial7764
    @mohamedhassanofficial7764 Рік тому +11

    Faleembo waa badaw maqlay emotional damage. Run ahaanti ixtraamku waa wax fiican lkn inaad wax aand hayn iska dhigtaa waa reermiinimo.anyway waa loo dhashaa dadnimada iyo raganimada ...

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +13

    Hadaad ujeedo magaca nebigena suban muhammed scw Like 👍saar🥰🥰🥰

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Рік тому +6

    War faleenbo rer tuulo waye cadi ah hdu maglda so galay

  • @mubaarigcabdisalan1289
    @mubaarigcabdisalan1289 Рік тому +14

    INTA JIIFKA ISATAGA KUDAWANAYSAY ISKA FADHIISO WLL WAAD DAASHE😂😂😂😂

  • @usaamecade9444
    @usaamecade9444 Рік тому +4

    Faleembo wax fiican ma uusan sameen caaw 🥺

  • @fadmaabuu6839
    @fadmaabuu6839 Рік тому +4

    Falembo waaba lodii oo qof ah

  • @iidowyare5550
    @iidowyare5550 Рік тому +7

    Gabar waala amaanaa ee lama bahdilo ❤😢 waar gabar qiimaheeda mataqaanaan, wlhi inaanan gabar hadal khaldn uquurin xittaa hanoqoto ereyga "F" kaaso eey xumaan u arkeeyso waan ka dhowrayaa❤❤😇🥰

    • @Maria_mlpzn-0
      @Maria_mlpzn-0 Рік тому

      M.a wllo jiro joog

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому

      Walal xumaan maahan ee qofba qaab ayu Jilaya barnaamijka wa sida flimaanta waa mida uu caan ku noqday lakin mararka kale ee wax isla duubayaan gabdhahn iyo isaga waa dad asxaab ah oo is jecel

  • @salamali54
    @salamali54 Рік тому +2

    Xaasid tahiin yahye hunter . Xariifka sambacaa faleembo marwalba gabdhahuu caayaa maa waanisaan sidaan gabar ku rabta majirto doobnimo ku dhimanaa, xoogaa is Yara jilci dheh. Oo caadi u hadal . Cuqdad miyuu qabaa ah in aan la dooraneyn

  • @Ahmeddeeq123
    @Ahmeddeeq123 Рік тому +5

    Yahye hunter sxp parnaajimkaaga wan dawana wanan ku tageerna Ee CALOOL WAYNAHA FALEENPO KA KAALY PLEASE respect pa ku hayna hada nahay somalilanders👏

  • @Indhocaagle1
    @Indhocaagle1 Рік тому +3

    Ha noqon qof dadku waxu yidha qaata ee noqo qof maskaxdisa ku docda faleembo nin weyn baa tahaye hadalkaga ka fiirso

  • @jamuumohagarmaqate449
    @jamuumohagarmaqate449 Рік тому +3

    Yahye plze falenpo asigo mahadsaN gabadha aad baY ugu xumatY waa ino ragaliN bixiYaa so dhaga hadalku xidda maqabo anshaxa

  • @adanhassan2037
    @adanhassan2037 Рік тому +3

    Faleembo gabadhaas raali gali hadaa rag tahy coz wlh markaa la doode mute keeda dhan wuu isbadale maskiin waye daacad nimo udheer tahy

  • @abdikhadirhassanyarow8414
    @abdikhadirhassanyarow8414 Рік тому +7

    Yaxye queen ratash so farisi
    Waxad ubalamisaa
    Abdullahi kashka
    Faleembo
    Jakarta
    Buskut
    Khadar sharif
    Adoo mahad San
    Inta igu racsan love sara😊

  • @Wb_developer
    @Wb_developer Рік тому +2

    Barnamijkan gabdhaha lagu bahdila wallhi falenbo doqon doqon dhaley way teeda kale xanter iiga darn oo gabdha makaroofanka dhiib dhahay

  • @mriq2239
    @mriq2239 Рік тому +13

    Wllhi qosolka kashka iga gadan 😂😂😂😂

  • @mualifyare4049
    @mualifyare4049 Рік тому +11

    Viva Duriyada💚🤍❤️

  • @mahiraomar7069
    @mahiraomar7069 Рік тому +4

    Waaa ciyala suq falembo runti ee sida wax ka bedal ayan leyahy

  • @user-rt7tl9xh6e
    @user-rt7tl9xh6e Рік тому +5

    Ilaahey looma kaalmeysto xumaanta magaca rabi yaa lagu ciyaarin kashka

  • @user-rs8pn8sr2c
    @user-rs8pn8sr2c Рік тому +4

    @⁨Eng Fiqi⁩ as we have discussed, please start the excavation tomorrow. The foundation depth to ground level is 3m. Use the attached drawing. Also, share with us the workplan today.Will do. Still waiting the contractor team to send the workplan. We will finalize the foundation issue today inshallah so the work can start tomorrow or Saturday.

  • @daafacdalnuurshe2100
    @daafacdalnuurshe2100 Рік тому +4

    Nio Yahye doqonkan caloosha weyn oo faleenbo ladhahaayo mesha Kasar barnaamijkasta wuu ku ciyaara😏

  • @nuuraaadan
    @nuuraaadan Рік тому +4

    reer miyi weye waxaan falembo lagu shegayo uuf

  • @Mahamedwaiss-ki3vg
    @Mahamedwaiss-ki3vg Рік тому +1

    Yahye hunter horay oo soco

  • @asadhagiofans6334
    @asadhagiofans6334 Рік тому +12

    kashka barnamijaka ka qabta dhan waa aftahan dhana asago fadhiyu qosal wax iskugu diraya 😂😂

  • @Shiine.7
    @Shiine.7 Рік тому +3

    Dhaadhanka faleenbo Qalad buu sameyey

  • @deek-lio5354
    @deek-lio5354 Рік тому +7

    Ciyaal xamar wuuna ceweeye wlh
    Faleemobo sxb waad iska buuuran tahay mahanee 0 batahay
    Xariif buran xariif mahan 😅😅

  • @amiryare3240
    @amiryare3240 Рік тому +3

    Faleenbo barnaamijkaan halaga saaro plz
    Waa nin weyn oo fahansaneen barnaamijka in loogu tala galy in lagu wada sheekeesto✌️peace🤬🥶

  • @aishamohamed6489
    @aishamohamed6489 Рік тому +2

    Ufff kan falenbo la dhaho mesha kasaara pls wa dhibsade

  • @Maria_mlpzn-0
    @Maria_mlpzn-0 Рік тому +3

    Wiilashan badan kood waa bilaa ixtiram hablaha eray qaldan malagu dhaho uf falembo is la xishood dibiyahoow kuusani anaa hees ku qadaya ( kalyo barartayaa .kor uqaraxdayaa .waa yeelkadaa ) blyo fulxunoo dusha madow uff bilaa dhaqanaa thy

    • @fardowsocabdi2402
      @fardowsocabdi2402 Рік тому

      Kan magalka ina ku dhex duufo u malina gabdhaha mababa ixtiramo

  • @Abdirahman-jz1xd
    @Abdirahman-jz1xd Рік тому +1

    Doqonta tan ugu foosha xun aa ugu haraanti kulul mr baac

  • @caliyare146kaaran
    @caliyare146kaaran Рік тому +3

    Ani ahaaan falembo kama helin hadalka uu .dhahey wlhi 😢
    Please yaxye hangar kasaaar famleembo ama raali giving ha.bixiyo justice 😢😢😢

  • @ifrahhersi7554
    @ifrahhersi7554 Рік тому +2

    Masha Allah @Rahma waa gabar dagan oo aad u aqlibadan war kan ladhahaayo faleenbo gabadhha habka loola hadlo soobara doqon waaye waxyaabaha qaar kaftan manoqdaan nina lama kaftamaayo

  • @ayanibrahim8663
    @ayanibrahim8663 Рік тому +4

    Falenbo wa qof xuun ila xad ama wa cunsuri😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-ez2xv6xr5v
    @user-ez2xv6xr5v Рік тому +2

    Faleenbo mar danbe ha soo galin barnaamishkaga waayo uu af somali xunyahy

  • @realmadrid7950
    @realmadrid7950 Рік тому +5

    iLmaDaa Ku TaaGaN wllhi Raxma😢

  • @Subarman32
    @Subarman32 Рік тому +3

    Qofkan caloosha wayn hablaha hanaga af ladagayn dheh yaxye hunter

  • @Abdirsaaqsamaan-vi2oq
    @Abdirsaaqsamaan-vi2oq Рік тому +7

    Viva duriyada

  • @nesma5648
    @nesma5648 Рік тому +6

    Kashka can’t be serious 😂

  • @Adamisxaaq
    @Adamisxaaq Рік тому +4

    Waxaan buuran falenbo la dhaho bal eega waxuu ku sameeyey gabdha raxmo
    Waxuu isku darsaday fool xumo Emotional dhuusaaye uf 🥺🥺🥺

  • @ladna8351
    @ladna8351 Рік тому +3

    Faleenbo garacaa madhaxlaa meesha ka saara 😒

  • @HassanAli-vc5mp
    @HassanAli-vc5mp Рік тому +3

    Feelmbo dhaq ayuu noqday wllhi

  • @missxarago
    @missxarago Рік тому +5

    Yaxye waa qldanthy bastra anathy why aa ugu ogalte gabdha inu sas ula hadlo xushmad la aan uf😏😏

  • @zahraahmed9121
    @zahraahmed9121 7 місяців тому

    masha allah waan ladhacay siduu kashka u dhahey raxmo waad uqalantaa in lagu amaano ❤midka buuran waa bilaa ixtiram uff

  • @momolulHasanAliabdi
    @momolulHasanAliabdi Рік тому +3

    Raxma awgefban ku saarey like cawa ❤😂