CABDULLAAHI QARSHE HEESTII AQOON LA'AAN 1974

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 кві 2020
  • SomaliSwisstv.com SomaliSwiss Media Productions
    Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
    #SUBSCRIBE #SOMALISWISS

КОМЕНТАРІ • 12

  • @saidali9435
    @saidali9435 7 місяців тому

    high quality lyrics , abdulaahi qarshe Alle ha u naxariisto

  • @hersi6773
    @hersi6773 2 роки тому +1

    Aabaha fanka somaliyeed, cabdillahi qarshe

  • @qooryarestudio
    @qooryarestudio 2 роки тому +2

    Soomalidu waa suntii hargaha war somaliswis khalad baad kuhaysatan heestan iyado cabdulahi qarshe qaadayo halkan kaliya laga helaya marka dadka heesaha ino kaydiya mahadsanid bay leeyihin in la xagxagto kuma haboona

  • @aadanciise4649
    @aadanciise4649 2 роки тому +1

    Waa orginal walh qarshe alaa unaxariisto

  • @abdirahmanwaber6529
    @abdirahmanwaber6529 3 роки тому +1

    Heestani way ka horaysay qoritaankii afsomaaliga waxaan maqlay waxaa la qaadnay 1964. Bal sifiican haloo raadiyo taariikhda soo baxday.

  • @calibile7045
    @calibile7045 Рік тому

    Aqoon la.aani waa iftiin l.aani

  • @YassinAbdullahi
    @YassinAbdullahi 4 роки тому +6

    Waxaa xun hees aadan idinka lahayn inaad ku dhexduubataan "Somaliswis". Heesta waxaa leh Qaranka Soomaaliye iyo Raadiyo Muqdisho. Copyright-keedana iyaga ayaa leh. Waxaan idiinkula talin lahaa inaad ka saartaan, hadii aad rabtidna aad soo gelisid iyadoo codkiinu aanu ku jirin. Wixiinu waa bililiqo.

    • @SomaliSwiss
      @SomaliSwiss  3 роки тому +1

      Waan ubaahnaa iyadoo codkiina aa kudheyrin inaad tiraahdo ayaa kaaga haboon intaad copyright iyo meelo kale kumeereysan laheyd.

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 3 роки тому +2

      @@SomaliSwiss waa lagaa saxan yahay walaal loomaba bahna heesta in wax lagu daayo macaanka ayaa ka lumaya hadii adigu aad ugusoo horgelisayna isagadaa soomaalida kale si nadiifa ha u maqlane mahadsanid

    • @aadanciise4649
      @aadanciise4649 2 роки тому

      @@MudaneSooyaal ok

  • @ibraahimmohaned7176
    @ibraahimmohaned7176 2 роки тому +2

    Abwaankii sameeyay heestan ee mudha heeda leh ma abwaan qoranaa mise waa abwaan afqalooc🤔