Wlhi caloshey iga hurisaa heestan waa hees aad i fican muhiim ah iyo cod naxariis leh heestan wey i dhiirogelisaa live long life Falis Abdi waayahay cusub👍🏼
xasuus tartan aqoonedkii sanadlaha ahaa ee school keyga ayaa laga shidi jray inta ay jawabaha ku maqan yihiin labada group hambalyo asxaabteydi aan kuwada guuleysanay tartankii school ka🥰🥰🥰
waayo waayo waa hees dhalinyaro badan lagu soo canqariyey 1948_1960 maxamed Ibrahim cigal cabdiraxman axmed Cali axmed maxamed silaanyo Cali khaliif kaleyr prof saleebaan axmed ismacil samater iyo rag kale oo farabadan oo ka qayb qaatey dhismaha ilbaxnimada somaliyed
Heestan waagii iskuulka naloo daari jire 2014 wgaas aan ahaa dugsiha dhexe maanta alxmd jamacad dhameyay shaqo suge ahay after 10yrs still hesaha waxbarasho kuwo hore ayay kujirta old is gold cimri dheer iyi cibado suban iyo khatumo wanagsan allah hana siiyo
alle mahad leh mar 2aad waxaa mahadsan macalinkaygii dugsiga quraan oo jahliga isaaaray kalaaamka alle i baray mar 2aad waxaa mahadsan macalimiintaydii schoolka iyo macalimiintaydii jaamacada oo dhamaantood iga saaray jaahilnimada waxaa kale mahad wayn leh waalidkayga family kyga oo sabab u noqday inaaan jaahilnimada iga saaraan nin aqoon leh iga dhigeeeen dhamaantood alle ha idin dambi dhaafo waa idin jeclahay aqooon la,aan waa iftiin la.aan wlh waa sax
😢Dhageysiga heestaan weli kama xiiso dhacin wlhi is all about memories Tartanka marka ay su'aasha kugu maqantahay ayado xamaasad ku heyso heestan ne kugu sii socoto ❤
Sanadkan ban iskuulka aa dhameeyey Waxan sugooya natiijada imtixan I.n waxan rajeyna natiijo aa ku farxo 5/8/2024 maalin isniin ah Age=18 I.n waxan rajeyna inaan heestan miraha macaan oo xasuustana wadato inaan malin dib aan ugu soo labto Hadad iga danbeysid like
Aqoon la'Aan waa iftiin la'Aan wlhi waa xasus iyo tarikh qeyb weeyn ka ah nolasheyda..mar walba Aan dhageeysto farxad iyo kalsoni ayaan dharemaa..somalia waxbarshada ku dhadaalo walaalyaaal waxbarshada Aaan ku dhalaalna walaalyaaal...qofkee dhawaday videogaan like And shere se ay jilkeena hada soo kacayo u arkaan inshaalah...wsc wrahmatulahi wabrkatuhu!!!!
12/10/2024❤ malin jamacad bilaabi rabo lkn aan la.ahay lacag shahado ku dirsado taaso o dhan 20$ awod an ahayn in hestan iska dhagato on ilhey baryo mahne wax kale ma hayo 😢😭😓 hamigeyga rabow ii hirgali🤐
2024 I'm listening and my age is 23 old is gold
Same😂😂
And age is 14😂😂
Saf inta nala galiya nalo dari jiray2014😂 @@xasancabdi1979
Wlhi caloshey iga hurisaa heestan waa hees aad i fican muhiim ah iyo cod naxariis leh heestan wey i dhiirogelisaa live long life Falis Abdi waayahay cusub👍🏼
Heestaan waxaan xasuustaa school cali xuseen maalin walba oo arbaco ah waxaa laqaban jirey tartan aqooneed subixii laga shidi jirey anigane markaa class seddeaxaad ee dugsi hoose ayaan ahaa waxaan moodi jirey ardeyda school kabaxdey in heesta qaadeen😊
Haddane waa 17 July 2024 waxaan sugooyaa natiijada f4 ka ilaahey waxaan karjeynaa dhamaan inta ila gashey sandkaan guul❤🎉🎉
Ma guuleysty sxb
Cali Hussein waa iskuulkayga
Awww❤
SHEEKH MUSTAFA XAAJI ISMAACIIL HAARUUN ❤
Aqoon la'aan waa iftiin la'aan👨🎓📚🌹
I am grade form 2😊
6-8-2022 Saturday 20:58->Sunday🙃
❤❤❤
I hope right now you are f4
Gabadha heestan qaaday ma falisa abdi baa 🇸🇴 Anoo yer Maqli big respect maamo🇸🇴♥️♥️♥️
RAXIMAHU ALLAAHU AL-SHAHIID ALFANAAN CABDILLAAHI QARSHEH!!! AAMIIN
Aqonla Ani waa wa aftilan😢
Heestaan waa midda ugu macaan
Heesaha waxbarashada
Yaa igu raacsan ?soomaaliyeey?
☝☝☝☝☝☝
Aniga kow ka eh
Me markaan su,aala ka jawaabayno nalo daarah u xiisay wlh
✌
Anniga
Ilaahow Imtixaanka dowlada Noo fududee sanadkaan Waa Bil Ramadaan waliba 10ka Dambe 🤲
Amiin me and you and all of them
@@mariamohamed6386 wagu lesatay Filaa walashey
Aamiin yaarabi❤❤❤😢
Ma baasaty wll
@@Hassansantos-qn5yy Haa sxp Wabasay Alxm B Aa kenay
2024 watching and 30 years Never Old ❤
Walaalayaal si aynu nafteenna iyo bulshadeennaba wax uga bedelno aan wax baranno,wax aan baranno dadkeenana aynu waxbarno waa walaalkiin Farxaan oo jooga Jigjiga.
2014ki ayaan barte heestan Fasalka 2aad ageka 10jir ayan ahy Xilligas waxa geeriyoday abe mcn alh naxristi janno siiye hestan markan arko qof aqrinayo calosha I hurto big emotional 😢
2024-July-20. Saturday night 11:55 Pm
Heestaan waxa kuso qaatay fasalka 3aad ee dugsiga hoose hadana waxaan dhigtaa jamacad waxana ahay semester6 ilaahow waxbarashada nagu guuley erayada waxa laha cabdulla qarshe thanks wayaha cusub xususba igaliseen😥
Thnks walal wana kugu hanbalyaynayna sida aad ugu dadaashay wax barashada
Anagana sharaf ayay noo tahay
@@Waayahausub 🙏
Guulaysta Waayaha cusub, alle ha u naxariisti maxamed mooge iyo cabdillahi qarshe, aabayaashii suugantii soomalida.
Qabriga Ayaan La Ilaawin
Abdullahi qarshe ilaahay ha u naxariisto
Omg Hestaan Miyey Falis Qadey wlhi ma moodeyn intaan Yaraa oo dhan Aan wax soobaranayey Waqtiga Tar tan aqoonedka la Daari jiray Best Song Wlhi
xasuus tartan aqoonedkii sanadlaha ahaa ee school keyga ayaa laga shidi jray inta ay jawabaha ku maqan yihiin labada group hambalyo asxaabteydi aan kuwada guuleysanay tartankii school ka🥰🥰🥰
26/6/2023 Remember 🥰🥰✍✅ 00:28
mashallah falis heesahaada heestaan ayn ugu jeclahy waayo aqoon la'aani waa iftiin la'aan
Maansha Allah Fanaanada Falis Abdi waxaan leeyahay ilaahay coodka kuu barakee, heestani waxay ka mid tahay heesaha aan aadka ugu jecelahay.
Eng. Mustafe Mohamed
Wah wah hees ta oogu macaan waxabarashadah
Dhalin yaro badan waay dareemayan haday caqali leeyihiin💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️
walahi mashalah
waa xasuus aad u qaali falisey aad nasoo xasuusiyay afkaaga caano lagu qbay hadii kale hawadey ka bixi lahyd heestaas aad ugu mahadsantahy baayo
Abdilaahi qarshe hees qaran weye hestani oo umada somaliyed ka wada dhaxeysa
2008 anigoo ah fasalka 4aad Heestan waxaa laga sii dayn jiray barnaamij la odhan jiray Mustaqbal oo 1:00 Pm ka bixi jiray idaacada kana hadli jiray waxbarashada dadban.
Hadana waxaan dhagaysan anigoo ku jiraa semesterkii 10aad ee Medicine and Surgeryga.
Alx
3 years kadiba commitment ka bixin Falada waxan rajayn inaa dhameysa jamacada
maasha Allah
waa run aqoon LA.aani waa iftiin LA.aane
Waxbarashadu waaa muhiim waa iftiin 👍👍👍👍
ogaada ogaada
Commentigan markad so qorise wxan jire 10 sano hdana 17 sano🎉alx alle aya mahadleh
Maasha Allah Falis Abdi Fanaanadda Da'da yar ee Xiddigaha sare ku socota
Abwaan CABDILLAHI QARSHE maasha allah aabaha umada soomaaliyeed
Who still watch 1999 😅
masha allaah waxbarashadu waa duraha nolosha
sidaas owgeed markii la yiraado waxbarasho dadka badankiisa waxaa kusoo dhacaya iskuul laakiin waxbarashadu ma ahan iskuul kaliya taasi waa tii aduun lakiin tan dhabtaa waa barashada quraanka oo ah badbaado aakhiro teebaa mudan in la siiyo mudnaanta koowaad
jawaabtu way iska cadahay waa in lagula dadaalo owlaada in la baro diinta islaamka oo ay kugu anfacayaan aduun iyo aakhiraba iskuulada laftooda waxbarasho way taalaa lkn waa la isku gaadaa waxaana loo sameeyay in ubadka soo kacaya lagaga mashquuliyo barashada islaamka iyo quraanka kariimka ah ee qowlkood
qowlka eebbe ku dadaala barashadiisa iyo barida owlaadiina
waayo waayo
waa hees dhalinyaro badan lagu soo canqariyey 1948_1960
maxamed Ibrahim cigal
cabdiraxman axmed Cali
axmed maxamed silaanyo
Cali khaliif kaleyr
prof saleebaan
axmed ismacil samater
iyo rag kale oo farabadan
oo ka qayb qaatey
dhismaha ilbaxnimada somaliyed
Maxbuub Yare ar lafihiii hore maaadka soo hartay?😀
Ha ilaawin ninkii luuqada somaliga hirgaliyey madax aun m siyaad bare iyo abdilahi qarshe iyo rag kloo badan
abwaan XASAN SH MUUMIN GAAFANE abihii fanka somalia asaasay alaha unaxariisto
Heestan waagii iskuulka naloo daari jire 2014 wgaas aan ahaa dugsiha dhexe maanta alxmd jamacad dhameyay shaqo suge ahay after 10yrs still hesaha waxbarasho kuwo hore ayay kujirta old is gold cimri dheer iyi cibado suban iyo khatumo wanagsan allah hana siiyo
Masha,allah❤❤❤
2024 l'm Listening & My Age is 17 Old is Gold )
alle mahad leh mar 2aad waxaa mahadsan macalinkaygii dugsiga quraan oo jahliga isaaaray kalaaamka alle i baray mar 2aad waxaa mahadsan macalimiintaydii schoolka iyo macalimiintaydii jaamacada oo dhamaantood iga saaray jaahilnimada waxaa kale mahad wayn leh waalidkayga family kyga oo sabab u noqday inaaan jaahilnimada iga saaraan nin aqoon leh iga dhigeeeen dhamaantood alle ha idin dambi dhaafo waa idin jeclahay
aqooon la,aan waa iftiin la.aan wlh waa sax
The only one march 2020 dhageesto☝️🤳☝️☝️☝️
Inaba Caadi Ma aha Shiine Iyo Falis Aaad ayaan idin Salamayaa Iyo Dhamaan Dhalinta Waayaha Cusub Dj Oge
Hees taan waa hees hore falis hadey dib usoo qaadey 55jir ayaan jiraa waagii birimada dhiganayey waa laqaadi jirey.
ilove this music
Maasha Allaah Tabaarakallaah xabiibti Albi heestaan waa mida An heesa ugu jeclahay maasha Allaah xabiibti ilaahey codkaaga hakuu daayo magaceygu waa ismahaan iyada oo muuqaal Ahaan eh majirtaa🥰😍🤩💝💚💛🧡❤💞💕💟❣💝💗💖❤💛🧡💙💚💕💞💋
Esh calaa heestii aan ugu jeclaa xaga waxbarashada walaahi waan qiirooday
mashaallah illahey cod aad u qurux badan wukusiiye falis
alhamdullih after 9year aan heestan maqlo
Masha'allh barigii hore ayaan soo xasuustey
Cajiib
Somalida UNESCO ayaa Ku tiri burburkii kadib 8:00 ilaaa 12:30 waxbarta 5saac logu koobay wax barashadii
Awalse intii burburka ka hor
Wax barashadu waxay ahayd
6:30 ilaaa 5:30 xitaa Quran Ku jiray
ahmed salad
Yurub waa saas 8:00 ilaa 16:15 ayaa lagu jira
Heesaha waxbarashada loo qaaday kuwooda ugu xiisaha iyo xasuusta badanbay kamid tahay heestani allx F4 in my last year of school age.
Masha Allah.falis tankz
Wow! I like it so much.everything in the best mode.music and voice muching together. Am proud of you in short.
Waa heesta kaliya ee dhanka waxbarashada ugu jecel
Oona qulubtyda bedeshy
Mashaalaah waa hees ka tarjumaysa qiimaha waxbarashada
😢Dhageysiga heestaan weli kama xiiso dhacin wlhi is all about memories Tartanka marka ay su'aasha kugu maqantahay ayado xamaasad ku heyso heestan ne kugu sii socoto ❤
Wxaan marayna 2023.. xasus 2030
Hees qalbigayga taabata weeyaan walaahi. Guul soomaaliyeey
2024 still I'm listening memories never die
More You Learned More You Now Viva Shacabka Soomaaleed
Very touching Somali Education Song 💗
Yeah For eveyone
Idooroow Siyaad kaaga Akti Xabna Kanagawa Akti Bakhtiga Iga Qaadata
Runtii heestan dhegaysta subaxdii mrkn adyo wx brshdyda intn dhgysn wa dhif runtii🎋🎋🎋
Heestaan waa heesta kaliya ee igu mcn heesaha wx barasha aqqon la aani waa iftiin la aane❤❤
Gabadhan Mey noshahay🥺🥰
Sanadkan ban iskuulka aa dhameeyey
Waxan sugooya natiijada imtixan
I.n waxan rajeyna natiijo aa ku farxo 5/8/2024 maalin isniin ah
Age=18
I.n waxan rajeyna inaan heestan miraha macaan oo xasuustana wadato inaan malin dib aan ugu soo labto
Hadad iga danbeysid like
Ma baastay ❓
Hestaan waxaan dhageysan jirey markaa tartan lano qabanaayo anigoo ahaa f8 hadana waa dhameyen rabaa jmcded alx
abdifatah ali
beautiful voice
ABWAAN XASAN SHEEKH MUUMIN ALE HAUNAXARIISTO AABIHII FANKA SOMALIA
M.A heesta qaranka Soomaaliyeed
waah waah xasuus loo baahna falis waan ku salamayaa noolow yaaqee la antaa fanku waa eber cml zero cml ha noolaato falis abdi
Commentigan waqtiga so qorise wxa jire 8sano hdana 17sano🎉alx
Aqoon la'Aan waa iftiin la'Aan wlhi waa xasus iyo tarikh qeyb weeyn ka ah nolasheyda..mar walba Aan dhageeysto farxad iyo kalsoni ayaan dharemaa..somalia waxbarshada ku dhadaalo walaalyaaal waxbarshada Aaan ku dhalaalna walaalyaaal...qofkee dhawaday videogaan like And shere se ay jilkeena hada soo kacayo u arkaan inshaalah...wsc wrahmatulahi wabrkatuhu!!!!
Masha alaah ogaada dugsiyada ogaada
waah waah isha cala hees abyo
Back to school days xusuus barigii wax barashada aan soo xusuustay
Hada waxba ma baratid miyaa walal kkkkkkinay waxbarashadii dhamaatay baad nooga dhigtay!
برهان ياسين wax barasho ma dhamaato lkn hada wax .a bartid sxb
برهان ياسين lkn hada wax ma barti
waxan soo xasuste waagi aan dhiganjire horseed primary schol aabe ayaa inoo shidi jire heestani si aan qiiro ugu yeelano wax barashada
Aden Ceynte haa sxb wlh school kii aan ku so xusuustaa ani iyo waayo waayo 😳😳😳😳😳
Maa sha allah falis
Thanks our queen falis abdi Cod macaaan dhabtiiiiiiii
Masha allah qimo leh ila hda wa dhgesta 2022
Heesta waxbarashada waa heesta ugu fiican heesaha waxbarashada
GOD bless Of Somalia
Aqoon la’aani waa iftiin la’aan
Waa oomanaan iyo abaare ✅✅
😢😢
26-9-2023 I am form one aqoon la waa iftiin la aane❤
Msha allh hees ad qiimo badan
Hees waxbarasho tan ugu macaan wa dhagaysanaysa
More You Learn More You Know
12/10/2024❤ malin jamacad bilaabi rabo lkn aan la.ahay lacag shahado ku dirsado taaso o dhan 20$ awod an ahayn in hestan iska dhagato on ilhey baryo mahne wax kale ma hayo 😢😭😓 hamigeyga rabow ii hirgali🤐
Aqoon la'aani waa iftiin la'aanee
24/5/2024 maalin jimce ah Grade four
07:42 AM subaxnimo 🎉
Xasuus wlhi waagan iskuulka dhigan jire xafladah lagadaarijire😢😢❤❤
ax ax ax 2005 ayaan sooxasustay waqti aan fasalka 4aad ahaa tuulo layidhaa DAC oo 20km ujirta ceelbuur kadhigan jiray school layiraah jacfar bin abii daalib
😘😘😘😢😢
hada lamatagi karo shabaab iyo wax xilahaa nagasoo bursaday 😢😢😢
Aad buu hadalkaagaasi ii taabtay walaal,
Insha Allah walaal dhibtaas way ka bixi oo alle wuu ka dulqaadi
Runtii heestan dareen gar ayeey ledahaay dareen dhintay oo gudaheena kujiraa ayeey so kicineysaa Somaaliduna kuma bararugsan qiimaha waxbarashada Aan waxbarano waan ku ciil baxeyna wlhi. runtii aad ban u jeclhy inaan wadankeyga wax u qabto wan rajeynaa malin un inaan arko soomali ilaaa dareen ah waxan ka mid ahay dadka dhifka ah eee aan wadanka iney ka baxan jecleen wlhi inaan qurbo aan ugu jeclanan dhulkeygaa allha nabada iyo isku duubni ha ina siiyo Aqoon la,an waaa iftiin la,aan 😢😢😢
Schoolka andhigan jiray ayan ku soxasustaa school cali xuseen waan uxisay
2016 Anoo Kenya Ka.imaadey Maqli jirey Xasuus
Listen 👂 30,6,2023 Eid Mubarak 🙌Also independence umada somaliyed 🇩🇯💚⚪️❤️🇸🇴
Education is important in your life
Only 12days legend
Waayo waayo markaan yaraa ee aan tartanka schoolka ka qayb gali jiray ayaan Soo xusuustay wiil yar oo fariid ah oo tartanka looga cabsado baan ahaa
Waa xasuus oo gul iyo guldaraba aad ku xasusan kadho
Waa heestii sangub allaa yataraxmo
Wow heestan waa waa hees aad uqiimo badan love you falis ❤❤❤
Wax badan iskoolka wa laga daaray lkn hada ka dib ma filanayo😢❤
maasha allah
One of the best educational songs
16/8/2022
Waa Aqal iyo ileys la,aane ogaada ogaade Dugsiyada ogaada u aada u aada walal layaal u aada 👏
Waaw hees ad umac
Shacabka Ssc Guulwacan Laascaanood Free idoor Wagaashe