Walaal wiilka gacanta ku dhig oo shaqabuur ha lo sameeyo iyo dadka wax haysta si ay wax u taran islaamka allaha u furfuro waa wiil caqali badan ilaahay baa la doonay hidaayada allxamdullilaah guu lasta inta la mida coldoon
Maasha Allah Ilàahy ha kubarakeeyo Cabdi maalin Iyo Dadka kuxidhan ee lacaawiya Inankaa muslimayna alle Qalbiga iimaanka alle hakusugo qalbigiisa Iimaan Buuxa ❤❤❤
Alxamdulillaah habo Cabdimaalik!! Waa wax laga naxo in lacag aad u yar Dad badani u xidhan yihiin Jazaakallaahu khayran adiga iyo muxsiniinta bixisay lacagta Aamiin.
والله سالت عيني دمعا، جزاك الله عنا خيرا صاحبنا عبد المالك شيخ موسى، ونسأل الله لأخينا هذا المسلم ان يعينه على الثبات والبقاء على الإسلام، وأن يجعله سببا لهداية خلق من خلقه والله قادر على ذلك.
Cunugaan Bible inuu yarantiis soo bartay dhicikarto hadii Islamka si fiican loo baro khayr badan aya ka soo bixikaro mashaa Allah waana fahmo leh halagu dadaalo
Wall Cabdi maalik wiilka gacanta ku hay meel diinta lagu Bartana gee waa nin fahmo badan ninka 3 bilood halkaas kugaadhay ee quraanka saan u akhtiyaaya inyar buu wax kubaranayaa
Walaal wiilka gacanta ku dhig oo shaqabuur ha lo sameeyo iyo dadka wax haysta si ay wax u taran islaamka allaha u furfuro waa wiil caqali badan ilaahay baa la doonay hidaayada allxamdullilaah guu lasta inta la mida coldoon
Maasha Allah Ilàahy ha kubarakeeyo Cabdi maalin Iyo Dadka kuxidhan ee lacaawiya Inankaa muslimayna alle Qalbiga iimaanka alle hakusugo qalbigiisa Iimaan Buuxa ❤❤❤
Alxamdulillaah habo Cabdimaalik!!
Waa wax laga naxo in lacag aad u yar
Dad badani u xidhan yihiin
Jazaakallaahu khayran adiga iyo muxsiniinta bixisay lacagta
Aamiin.
والله سالت عيني دمعا، جزاك الله عنا خيرا صاحبنا عبد المالك شيخ موسى، ونسأل الله لأخينا هذا المسلم ان يعينه على الثبات والبقاء على الإسلام، وأن يجعله سببا لهداية خلق من خلقه والله قادر على ذلك.
Maansha Allah Maansha Allah ilaahay subxaana watacaala ayaa mahadle Cabdimaalik ilaahay ha ku cafido
Jazakalllah,ninkaas gobahaa dintaa lagu bartaa ha lageeyo fadhlan
❤
Wendemu welcome to Islam you become member of the 2 billion Ummah Alhamdulillah ☝️❤
❤❤🎉
Jazakullahu kheyran
Allah idin wanaajoyo insha Allah ☝🏾
Afsoomaliga wa luqadaha ugu adag lakin kan wa fariid aad u caqli badan masha Allah Allah garab galo❤
Alxamdulilah illahay ba mahad iska lah
Masha Allah what a bright young man. May Allah bless you abundantly.
Alaha ku barakeeyo c maalik coldoon ilahay ha barakeeyo wiilka diinta alaha ku sugo
Maansha allah ilaahaybaa soo hanuuniyey oo khayrka la doonay❤
Wcs wll illaahay hakaa abaal Mariyo Shaqada wanaagsan aad Islamaka uhayso jazaakalaahu qeyran jazaaa
Maasha Allaah Wejigiis Nuurbaa Kamuuqda Runbuu Uislaamey
Asc ninkaas hala gacan qabto walaalaha muslimiinta 🌎✅✅✅
Maansha Allah Sh Coldoon Allah ha kaa abaalmariyo jidkaa gaarka ah ee noociisa,hore loo arag Allaahu Akbar الله اكبر
Mashallah Ilahay ha Ku sugu dinta islam inshallah walaal adigana ajar iyo danbi dhaf ha kasiyo Amin amiin yaa ladiif
Ma Sha Allah. Waa khayr . Waa inlacaawiyo wiilkan. Cabdi Malik ajar iyo xasanaad Allah hakaa siiyo arimaha aad uhayso dadka dhiban.
بارك الله فيكما وثبت الأخ
Alle ayaa mahad oo dhan ay u sugnaatay. Cabdimalik Jasaka Allah Kheyran.
Abdimaalig walaal ilaahay aduun iyo akharaba ha ku liibano sida aad u saacidid walaalha dhiban waan kuu duceeya janno iyo liibaan baan allha kaga baraya ajar iyo xasanaad ha ku siiyo
الله اكبر الله اكبر الله اكبر مشاءالله علدون الله يحفظك يا غالي ربنا يبارك فيك اخوي
Bilaal ookale Alahakaadhigo insha Alaah Alaah yahdiig waankugufarax
Allahu akhbar Masha Allah waa arin wanagsan welcome islam brother guuleyso insha'Allah from buulobarte Hiiran Somalia 🇸🇴✅✅
Ilaahay qof kasta oo muslim ah oo xaalad adag ku jira Ilaahay fudeed ha ugu badalo
Masha alaal tabarakulaah ilaahay ayaa mahad leh in ilaahay doortay alxdullahi walal ku soo dhow diintena macan ee islam
Mansha allah.ninkaas.gacanta.ku qabo diintana bar si uu umuslimiyo.ehelkiis.so kaxee.oo gurigaaga keen
Mashallah hadii uu muslimay. Lakiin haku noqdoo dalkiisa itoopiya.
Allahu Akbar. JazakaAllahu Khayran.
Masha allah coldoon jazakalah keep going from muqdisho
الحمد لله
أسعدتنا أخي الكريم أسعدك الله وثبت الأخ على الإيمان وأعانه
Hasiidaynin cabdi malik dinta sibar musliminta ayaa u walala khayr ale hakusiiyo adigan cabdi mali amiin
mashallah welcome to islam brother well done abdimalik jisakallah kheer 👍🌸
Allaahu akbar
Cmaalik wallaalo wiilka ugee culimada masaajidada jooga dadka u allaah SWT WAX SIIYAY HA CAAWIYAAN SHAQO HALA SIIYO
ABAAL ALAAH KAA SIIYO ADIGIYO TEAM SADAQO😢
Cunugaan Bible inuu yarantiis soo bartay dhicikarto hadii Islamka si fiican loo baro khayr badan aya ka soo bixikaro mashaa Allah waana fahmo leh halagu dadaalo
Asc maa shaa allaah magac wacan ubixiya maa shaa allaah mar labaad sheh🌎😎😎😎
Masha Allah Islaam Nimada Yaan ku Nahay Walaal Islaamay Allaha Barakeeyo walaal baa nahay Allah baa Hanuuniyey❤❤❤
Wilkan ilahay aya qar ladonay Masha Allah ❤❤❤
Jazakallah kheyr walal Abdi maalik
Hama caaliya maanshallah inuu qabiilkiisa muslimiyo Allah hakulaqabto
Islamnimada waxaadareemi kara qof family_giisu aanay Muslim ahayn😅
واندر عشيرتك الاقربين❤❤❤❤
waa shay aad u mudan iney walaluhu is garabsadan. Oo xadhiga Illahay ay si wada jira u qabsadan.
Inta mow guryaha taal, haddii la isku wada miiro.
Iney dhari madoobeyn karan, waa igu malo xoog leh.
Allahu Akbar , welcome to Islam brother ❤
Mansha Allah Allah ayaa u doortay inuu muslimo Alx ❤❤❤❤❤
Sh .coldoon Mahadsanid❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤welcome to ☪️ islaam mashaa Allaah❤
Manshllh wa wiil wadada fcn alle tusay
Maashaa Allah illaahey haku xifdiyo wll qaali c/maalik allaah hakugu xifdiyo martida qaaliga ah ee aad heyso
Masha allah Allahu ma baarik wallahi wuu iga oohiyay
Allahu Akbar Bal Eeg Suuradu Doortay Wa Cajib wlhi, Mansha allah Wa Aayad Cad oo ilaahay Uso Diray Dadku Ka Dhashay🤔🥺
Abdimalik wiilkan gacanta Ku hay umada u bandhig so shaqo loogu abuuro diintana uu u barto
Mansha allaah xafidullaah Guuleeso cabdi maalig ❤❤❤❤❤❤❤
C.maalik ilahay khayr hakugu bedelo
الحمدلله على نعمة الاسلام،اهلا بك في اسلام يا اخى العزيز 🤲
Masha Allaah
Cabdimaalik Allaah hakubarakeeyo
Cabdimalik. Alle ha ku xafido aamiin
Mansha allah alle ha ku barakeeyo abdimalik muuse coldoon
Maashaa Allaah tabaarakalaah ilaahayoow cabdi maaliig oo kalee noo badii ilaahay hakuu xafido cabdii maalig muuse coldoon wll ❤❤❤❤❤❤
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
Cabdimaalik JazaakaLaahu Khayr
Intiibixsatayba allahaka,ajarsiiyo
Maasha allaah ilaahay ha u siyaadiyo diinta
Inanlilaahi war may iska cafiyaaan
Mashalah Inshalah dufayl ibn camar oo kale ALLE haka dhigo
Dufayl RC tolkii oo dhan sabab ayu uga dhigay inay islaaamaan
Jizaka Allaah kheyr samafale abdimaalik
Masha Allaah Allaah hakusugo islaamnimada cabdimaaligna miisaanka xasanaadka Allaah hakuusaaro khayr kaad wado
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم ❤❤❤
Ilaheyow u hiili ruuxi dintada u hiiliya iyo musliminta wax uqabta
Towxiidka sifiican haloosharaxo yaananan lafududeysan ninka wax saas ah mafahansana somalidana iyadaaba owbarqadle owliyo wax eyku sheegaayan barakeestan
Ma sha Allah tabaraka Allah Allah jazark sherik
Masha allaah illaahay ha ku xiftiyo abdimalik
Allahu Akbar ☝️❤️❤️❤ allahu Akbar ☝️
Ilaahay haku barakeeyo wll sheikh cabdi maalik sheikh muuse
Maaxhaa slaH ilazhay kharhakusiiyo ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
الله اكبر
ماشاء الله تبارك
Masha Allah shaqa fican ayad hayza Sheikhuna dagalka 3 aduunka aya noqonaya diin wanu u bahanahy ina so Islamina ethiopianka insha Allah
Coldooon halkaa ka wad samafalka, iska daa wixii kale insha'Allah
Alaah rabulcaalamiin ha ku xafiddo Alaahu aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
Masha Allah Great job as always
Wall Cabdi maalik wiilka gacanta ku hay meel diinta lagu Bartana gee waa nin fahmo badan ninka 3 bilood halkaas kugaadhay ee quraanka saan u akhtiyaaya inyar buu wax kubaranayaa
Cabdi maalik ilaahoow cimriga kuu barakee
asc c maalig ha sii dayn ninkaa masaaji gee cilmiga ha Barto ilaahay adigana khayra ha ku siiyo c maalig
Mashlh c maaalik muuse coldon jasakalh. Bulshada soomliyed ha garab istaagan bar naamijka khayriga ah ee same
Jazaaka Allah khayer abdimaalik muuse
☝️ MASHA 🤍 ALLAH 💐 TABARAKALLAH ☝️🤍💐
Allahu.akbar allahu.akbar
❤❤❤❤
Meeshan gabilay waa meel barmuudda acuuddubillaahi
maashaallah Tabaarakallah
ilaahay ruuxuu hanuun la doono ma dhumo
Reer gebilay maxaa ka qaldan waxan waxba ahayn ayey dadka u xidhanayaan
Maasha Allah alle ha u gargaaro aduunyo Iyo aaqiro
Sheikh abdirahman Soo daa ninka ninkan ku dadaalay hadii uu xidhanyahay
Mansh Allah gobolka gabiley
Ilaah ayaa mahadle isaga ayaana garanayo wax kheerka kujira hadana wey jiraan qaar u shaqeyo nooc basaas ah
Wiilkaan diinta bar ha u dirin xaafadiisa hada
الحمد لله رب العالمين حمدا كثيراً طيبا مباركا فيه اللهم احفظ وانصر وياويهم ويرزقهم اهل غزه وجميع المسلمين وفي كل مكان ءامين يارب
OUR BROTHER WELCOME
Masha Allah,jazakallahu kheyr walaal..
Ajar iyo xasnaad Allah ha ka siiyo siiyo