VILLA SOMALIA KALA CARAR 1 February 2025

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 17

  • @mrjamac
    @mrjamac 6 днів тому +4

    dalxarashe iyo xasaskii iyo ilmahiisa wey ka qaxeyn viiladii ay canbuulada ku karsan jireeyn hassan bahane inkaartii ummada somaliyeed baa heysa isaga iyo qoyskiisa ma harsadaan intaas safar baay ku jiraan alle hanaga qabto qoyskan gajaysan allow na dhaafi reer bahane shartooda amin amiin yaa rabbi

  • @SaduushIbrahimkasim
    @SaduushIbrahimkasim 6 днів тому

    Kkkkkk.😂😂😂😂😂😂

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 7 днів тому +3

    Xassan asagaa argagixiso eh muxuu argagixiso ladagaalamaa dhiiquu dhexgaley argagixisuu kudhexdarey ciidankii ciidankii ayagoo hurdaa gam lagadiiyey dagaal baad ciidankii geysey hubkaad ka ururin markaad dagaalka galeysaan baa la idiinsiin hada meeshii cadowga jooga waalasoo weerarey gamtaa lagadhigey war Xassan assaa argagixiso ah

  • @cabdirashiiddubbad2611
    @cabdirashiiddubbad2611 7 днів тому +3

    Habarkii ayaa kudhay weli la isma gaarin

  • @Aid-f1l
    @Aid-f1l 6 днів тому

    Warka bes ku ekaw

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 7 днів тому +2

    daalimka Allah wuu ukaadiyaa,marka uu qabtana masiidaayo.

  • @Samiya-tk3ud
    @Samiya-tk3ud 5 днів тому

    That's President 🤣🤣🤣🤣 moryaan

  • @Xusen-w6v
    @Xusen-w6v 7 днів тому +2

    Waxaa kuu cad inay meesha dowlad ka jirin oo ay qabiil tahay meesha?

  • @seed3966
    @seed3966 6 днів тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @XajiMaxamad114
    @XajiMaxamad114 6 днів тому

    Xasan munaafaq illaHay kaqabto umDa somaali

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 7 днів тому

    Maan fahmin, maxaa soo weeraray dalka maan fahmin pls

  • @XajiMaxamad114
    @XajiMaxamad114 6 днів тому

    Puntland dagaal makugu aamineysaa casan munaafaqo

  • @seed3966
    @seed3966 7 днів тому +1

    Kkkkkkkkkkkkkkk wadaadka lugeeya caadi maaha meesha hala iga qaado hhhhhhh

  • @Aid-f1l
    @Aid-f1l 6 днів тому

    War fam haggling

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs 6 днів тому

    Hada mawaxad leediyin, villada
    Wey hawaneysa,,oo xalana dhufeys laga dhigtay,,dal xureye.ma waxa ka dambeysay,xalane u carar😂

  • @khawaaje
    @khawaaje 6 днів тому

    Xasan munaafaq