Alle ha caafiy aamiin yaa rabi adkaar badan iyo salaadu leyl badan ha sameyaano iyo astaaq faar badan iyo iney cafis kadaabto kii hore ayan kula talinayaa allaha caawiyo 😢😢😢😢😢😢
Subaxana allhaa awollada alle ayaa bixiya umada waxbaa ma bixiiso lakin kalsonida alle hadaye Lonto waxa walbo wa kafilo wllhi allwo adan ka magan gallabaye 😔🥺😭
😭😭😭😭😭😭😭😢Laa ilaahi ilaah mahamade Rasuululaa Subxanallah Allahu akbar wlhi qiso xanunkeeda leh waa qadar alle iyo Taxadar La'aan kuwa dhirta sameeya illahy kama cabsadan oo wax ey iska sameeyen eysa hubin ayey dadka ku dhibataynayaan bal hada Eeg dhibatada qoyskaan ku dhacday😢
Subxanallaah waxaaba hada ka hor dhacay Reer dhan oo kirliga sha Inta rah u galay ayakoon Iska firin ayeey subaxdii shah ku karsadeen markeey shahii ay cabeena kuli wey ku dhinteen
Aniga dad sidaas oo kale ah ayaan arkey kirliga ama jelmada shaaha ku karsadey ayagoon iska fiirinn Rah ama rake ayaa ku jirey shaah ayey ku karsadeen waana cabeen Illaaheey waa badbaadiyey waxna ma gaarin deris aan aheen reerkaas awooda Rabi!
Iiman la,aan badanaa horta hadaa awlaad weydo ilahaa la baryaa ma aha inad quraafaad isticmasho intaan awlad lahayn alle ha siiyo inta heysatana alle ha u barakeeyo no more quraafad 😮😮😮😮😮
Subxanalh aharaha dhamantiis waa wada sun wayo dhaqatiirta wey ka digeen ilahow na bad baadi ma dawaad hada kahor ley siyay wan cuni way nag diris naha cuntay wlh wey ku xanusatay waxan dhahay iska daa waxey dhahday waa dawo o xanunkii bey la.dagalameysaa kadih wey dhameysatay ilaa hada wey xanusan thy xanunkeyka qaday dhaqtar hadey tagtona waxa la dhaha wax suna ba kuku maqan waxa la sinay falemboyin wa markey ku cusbeed blse hada dhaqatirtii waxeyba dhahayan wad fcn thy ayadana xanun bey ka bixi ladahee😢😢😢
Weligay aniga xadu sowdo iyo malab waa daawo lakiin qof kale hady soo qaso welifay ma cunin lakiin aniga carurteda waan u qasa wax qof kale diyariydy ha cunin dawoyinka dhaqtar xitaa waan aqriya hadan ka shakiyo macsalamo geesimada qaarked ma ficna bal marku fininka ku arksy inu ka daayo ayey ahayd
Alla dad halaagsamaya bal hada ninkaas wuxuu wiilka iyo gabadha ku sameeyey inkastoo gabadhuna danbi weyn ay samaysay oo ayadoo la qabo ay nin kale shukaansatay. Rahu waa khatar ciidanka maraykan waxaa la yiri markay Vietnam la dagaalamayeen raha suntaa bay xabada marin jireen qofkay ku dhacdo dhaawiciisu xataa masii noolaan jirin suntaas darteed marka rahu waa khatar
Awal waa ku fiirsan jiray lakiin markaan ogaaday in aad dahir dhareerow la shaqaysato, dadkaan aad ka hadleysano looma soo bandhigo dadkaan iyaguba wada xanuunsan waa sheekoyin aan loo baahnayn waa sheekoyin aad u foolxun oo naxdin leh kala barta waxa umada loo sheego iyo waxyaabaha laga qariyo qalbiyadooda, Nabadeey nasiibkiin
Owlaadda Ilaahey swt ayaa bixiyo asaga baryadiisa ayaa lagu raadiyaa ee qof ku aaminay khayaanadiisa laguma raadiyo
Subxaanallah, Wallaahi waa qiso aad uu xanuun badan waan ka xumahay. Alle swa talada saaro. Laa xowla walaa quwatan ilaa bilaah.
Awlaad,Arzaaq,Caafimaad ALLAAH ayaa bixiyo Subhaanuhu Wata'aalaa.
لا اله إلا انت سبحانك اني كنت من الظالمين لا حول ولا قوت إلا بالله العلي العظيم
SubxanAllah ya Rabb
Waa qiso cibro qaadasho leh
Ilaahay SWT ha u gargaaro lamanaha dhibka gaadhay, Aamiin Aamiin ya Allah🙏🤲
Alaaahu akbar ilahayoooow aaqiro iyo aduuunba musiibada iyo sharta dhinac naga mari
Ilaahay hacaafi qoskaas qalbiga haudajiyo wakadaqnaday
Subxanallah qalad ayey Allah iyo ninkii horeba ka gashay in inta laga goynayey aya laga taabaa oo kheyr u tahay
Subxaana allaah Somalida maxaa ka qaldan, xayawaan raha waa sun mida kale Somaliada beenta ee jecelyihiin, waan ka xumahay jahliga bulshadeena heysato
Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really.
نسال الله السلامه والعافيه
Alle ha caafiy aamiin yaa rabi adkaar badan iyo salaadu leyl badan ha sameyaano iyo astaaq faar badan iyo iney cafis kadaabto kii hore ayan kula talinayaa allaha caawiyo 😢😢😢😢😢😢
Subxanallah subxanallah allahu akbar 😊
Maxaa la raynraynsantahay
سبحان الله العظيم اللهم انجنا من كل شر ومكروه يارب العالمين
JazakumuAllahu khayran cabdicasiis iyo Asxaabtada❤
Haduu Wax Bartey Ogow Shareeco Mabaranee Maadi Buu Bartey Cilmina Waa Kii Rabbigeena
Subxanallah allahu akbar
Yaa allaah iillaahoow nabadbaadi laakin gabadha heesawo umabanaana ,ayadoo laqabo waaba qalad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxaana Allah, Allahayoow xaqa nagu toosi.
Mar walibo waxa fcn in allah talada lo daayo asiga ayaa wax walibo bixiyo
Illaah hacaafiyo labadoodaba halkaas waxaa inooga cad dulmiga inuusan fiicneyn Alle ayaana dulmiga nooga digay Alle ayaana danteena inaga og illaah kheyrka hanawaafajiyo sharahana hanaga cesho Aamiin Yaarabi
Qofkii ilaahey ku kalsoonaan waaya qasaaradas ayaa u dambeysa caafimadkoda ayey waayeen caruurtan ilaahey ayaa bixiya
Subaxana allahu akabar see camal
Khiyaanada dhibaatada ay leedahay qof ku aaminay aad khiyaanto isagoon ku ogayn aad khiyaanto dhibkaas ayey leedahay
Subxaana laah ilahoow adaa awooda inaad caafimaad siiso dabi dhaaf ugu dar yaa rabi ilahoow cadaabka ka nabad gali
Subaxana allhaa awollada alle ayaa bixiya umada waxbaa ma bixiiso lakin kalsonida alle hadaye Lonto waxa walbo wa kafilo wllhi allwo adan ka magan gallabaye 😔🥺😭
ALLAHA CAAFIYO
Asc Wllo Cabdi Casiisow Waan salaamay Adiga Iyo Inta Samaha Jecel iyo Somaali weyn" Ma qaldame Waa Alle Inyar hadii aan ku noqono Magaca aad u adeegsatay Ruuxaa ee ah Sheikh Uma qalmo magacaa mana Mudna Sheikh Waa Ruux Laga Bartaa Diinta" Lkn Magaca Sheikh Ha odhan Qofkaa Waxa qaldan Usoo mar maray ama isugu soo lifaaqay Willkaa" Allow Adigaa Haya Caafimaadka Ee Ina caafi waxaanu nahay Adoomahaaga Daciifya ah"
أسأ ألله ألعظيم رب ألعرش ألعظيم ان يشفينا"
أللهم رب ألناس أذهب ألبأس" واشف" أنت ألشافي لاشفاء إلا شفاؤك" شفاء لايغادر سقما"
Subaxaana Allah
Somaliyey naftada halaag haku tuurin ee ilaali, Alle talo saaro🙏😳
Waa qiso xanuunsan badan.
نسأل الله السلامة والعافية يارب
Sax waa qadar. Laakiin dulmigii Allah iyo ninkii hore laga galay ayaa sababay.
😭😭😭😭😭😭😭😢Laa ilaahi ilaah mahamade Rasuululaa Subxanallah Allahu akbar wlhi qiso xanunkeeda leh waa qadar alle iyo Taxadar La'aan kuwa dhirta sameeya illahy kama cabsadan oo wax ey iska sameeyen eysa hubin ayey dadka ku dhibataynayaan bal hada Eeg dhibatada qoyskaan ku dhacday😢
Subxanallaah waxaaba hada ka hor dhacay Reer dhan oo kirliga sha Inta rah u galay ayakoon Iska firin ayeey subaxdii shah ku karsadeen markeey shahii ay cabeena kuli wey ku dhinteen
Wan maqlay wiliba hiraan in ay aheyd ban filayaa
Aniga dad sidaas oo kale ah ayaan arkey kirliga ama jelmada shaaha ku karsadey ayagoon iska fiirinn Rah ama rake ayaa ku jirey shaah ayey ku karsadeen waana cabeen
Illaaheey waa badbaadiyey waxna ma gaarin deris aan aheen reerkaas awooda Rabi!
Allah cafiyo
Iiman la,aan badanaa horta hadaa awlaad weydo ilahaa la baryaa ma aha inad quraafaad isticmasho intaan awlad lahayn alle ha siiyo inta heysatana alle ha u barakeeyo no more quraafad 😮😮😮😮😮
Dadka kala dhiiran
Anigu daawo la hubo doctor iiso qoray xitaa kuma aamin qabo sidaa u necbahay daawooyinka
Ilaahay cudur naga haay Quraankana daawo nooga yeel.
سبحان الله
Subxanlah
سبحان الله
حسبنا الله ونعم الوكيل
Horta wixii dhacay ilaahay ayaa qadaray
Lkn markii hore way khaldantay marwo nin meel ujoogta inay mid kale hadal ufurto waa xaaraam
Mid cuqubo qabana wuu usoo galay ninkii hore cafis haweydiisato
Sixiroole naftiina
Haku aaminina albaabka ilaahay ayaa furan
فال تعالى
وإذا سالك عبادي عني فاني قريب اجيب دوت الدلع إذا دعاني
Ilaa dhamaadka aayada ilaahay waa kuu dhowyahay sadaqo baxso towbad keen la imow
Intaan awlaad lahayn alaha siiyo
Subxanalah bal may sadaqo baxsadaan
Subxanalaah rah 😢 ilaahay inay talo saartaan ayey ahayd lkn ma dhicin mid khaldan ma garan karno
Subxa.allh
subxanaAllah
Asc cabducasiis waaku sallaamay wallaakey familkaan allaah caawiyo caafimaad qeer qabo allaah siiyo wiilkana qallad waadhacay oo kumana tallagallin ee gabadha hal killi hasiiyo rabina ha u toowbad keenaano llabadooda allaah saamaxo
Asc, that was a big mistake, but let's are pray for them inshallah 🙏
Ca/casiis wll qoraha iyo xaninyaha 2 malagagooyay bismilaah
Ninka weye
Illahay ha caafiyo waa qadar allah
Subxanalaah Subxanalaah
Supxaanlaahu😭😭😭😭
حسبنا الله ونعم الوكيل
انا لله وانا إليه راجعون
Asc
Aniga hadagahor daawo laiigashubay dhegta kadib dhegta iyo madaxa ayaa bajaq iyo bur bur iga gaaray 1989 meelahaas ayey ahayd meesha waa xamar xanuun farabadan
Iyo xaax dhacaan ayaankalgulmay kadib waalidhoofiyey labamar qaliin oo 4 sano ah Alxamdulilaah waan fiicanahay hada. Qisadaan mudaawaadka baanku sooxasuustay😢
Wali wey ka gaaran
Rakaha waa sun aad udaran
Sideedaba in aad rabi u samirto ayaa wanaagsan arinta rabi baa leh kha,in nimaduna waa lagu halagsamaa oo ilashay waad uga fogaanaydaa
الخاءن لا يفلح
Subxnalh hada labadiba wey xanunsanyhiin Alha caafiyo qof xaniinyaha laga saray tolow wax madhalaa
Yaqiin xumo waaye
Subxaanallaah
Sixir lasoo siiyey!!!
❤❤❤❤
Somalia da mudawadka waa khatar hada daawo majirto waayo dhirtii waa dhamaateyciidii cafimadka waa dhamaatey mudawadku waakhatar
Subxanalh aharaha dhamantiis waa wada sun wayo dhaqatiirta wey ka digeen ilahow na bad baadi ma dawaad hada kahor ley siyay wan cuni way nag diris naha cuntay wlh wey ku xanusatay waxan dhahay iska daa waxey dhahday waa dawo o xanunkii bey la.dagalameysaa kadih wey dhameysatay ilaa hada wey xanusan thy xanunkeyka qaday dhaqtar hadey tagtona waxa la dhaha wax suna ba kuku maqan waxa la sinay falemboyin wa markey ku cusbeed blse hada dhaqatirtii waxeyba dhahayan wad fcn thy ayadana xanun bey ka bixi ladahee😢😢😢
may raha oodhan waa sumeysanyahay
Xanunka carur la aanta qofkan haysan aya daremikaro illahay wu awoda inunasiyo matano wll nosoduceya in illahay nasiyo owlad salixin ah dhamanten
Ilaahay fadligisa hanagusiyo walal
Iyadoo reer leh iney nin kale la haasawdo waa dembi weyn, isagana hadduu ogaa in la qabo gabadha waa dembiile.!!!!!!!!
Hadi الله lagu kalsonawaayo... wahkasto ........wey halawayaan... حسبنا الله ونعم الوكيل
Wall abdi casiis waa godobtii
Asc wlle abwan sangub ayaa horey ugu gabyey rahoow suntaada cesho oo sunta kaneecada lagu shido cagaaran oo wareegsan sunta raha ayaa laga sameeyaa baan maqlay ninia ayaa u sabab ah iyo sixirolihii sunta soo siiyey
Weligay aniga xadu sowdo iyo malab waa daawo lakiin qof kale hady soo qaso welifay ma cunin lakiin aniga carurteda waan u qasa wax qof kale diyariydy ha cunin dawoyinka dhaqtar xitaa waan aqriya hadan ka shakiyo macsalamo geesimada qaarked ma ficna bal marku fininka ku arksy inu ka daayo ayey ahayd
xitaa daawoyinka qaar kuwa madaxa . xanuunbiyaha iska ilaaliya kalyahe waxyeelaan
Illaahay hatalo sartaan umada
Alla dad halaagsamaya bal hada ninkaas wuxuu wiilka iyo gabadha ku sameeyey inkastoo gabadhuna danbi weyn ay samaysay oo ayadoo la qabo ay nin kale shukaansatay. Rahu waa khatar ciidanka maraykan waxaa la yiri markay Vietnam la dagaalamayeen raha suntaa bay xabada marin jireen qofkay ku dhacdo dhaawiciisu xataa masii noolaan jirin suntaas darteed marka rahu waa khatar
❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉
Laxawla walaquta illaabillaah somaali jahli iyo fudeed baa diley meel daawo laga raadiyo miyaa qof wax bartey oo hadane duur daawo u doonayo ilaahey ha caafiyo dadkaas
Raha lama dili karo dadka usheeg Sxb Raha wuu tisbiixsadaa
Alla walaalo aniga waan dilljirey ilaahi ha iga caafiyo
Horta arinta madaawaadka konfurta soomaalida aad ayey ugu badan tahay ayaan dhaxdaas hooyo waxay utagtey mid wadaad isku sheegaayo waxuu soo siiyey kabsoolka layiraahdo titirshiliin ama looyaqaano kaabsool ari
Intii laga daadiye daawadii marka hore ku jirtey ayuu ugu soo shubey wax caloosha lagu bixinaayo maamada hooyadey aheed intey laqdey maalin iyo haween wey shumeesey kawaran
islaanweyn oo caloosha fadhisay ayaa waxaycabtay daawada formullaten. cancerka beerka ku dhacay daawadaa iska ilaaliya maaha daawo shirkado soosaareen
Ninka laba cunug buuba haystaa gabadha maskiinta u daran oo daawada la cabsiiyay iyadoon ogayn
90% ninkaa qaldan
Jaahilnimo ma'ahan e waa imaandaro😢.
Hada intey nool yihiin ninkaas haka cafis dal badaan
Uuugalaaftay iyana qalad samaysay
Eey ka galeyn ninkii hore
Awal waa ku fiirsan jiray lakiin markaan ogaaday in aad dahir dhareerow la shaqaysato, dadkaan aad ka hadleysano looma soo bandhigo dadkaan iyaguba wada xanuunsan waa sheekoyin aan loo baahnayn waa sheekoyin aad u foolxun oo naxdin leh kala barta waxa umada loo sheego iyo waxyaabaha laga qariyo qalbiyadooda, Nabadeey nasiibkiin
Jahaligu waa cadaw madaw alaa ilahoow udanbi dhaafo
Raha waxaa cuna boqoryooyooyinka lakiin mid la dhaqdo waaye oo sun eheen waananqaali hilinkiisa somaalida waa dad waalan
Dhibka jah liga leyahay waye marba hada dhaqtar aqoonleh ana utagin madawad iyo nimanka quranka cayiman lodonto halaga fogado
Naag laqaba ninkii shukaansada is ilaali
Cabdi casiis hada wadamkii waxaasaa kusoo baday wadaad isgu sheeg ayaa dadkii sun iyo wax aan leysku darin ayuu dadkii daawo ugu dhigaa meel ayuu furtay sidii isbitaal dadkana saf ayeey ugu jiraan madaawad ayuu usoo qoraa dadkiina waa qof xanuunsan boqol u tali waa in dowlada wax ka qabataa dadkaas hadii kale inta xabad iyo qarax iyo tahriib ka hartay ayeey dhameenaayaan waxaan waa mushruuc cabdi casiis qeyb weyn ka qaado mahadsanid ❤❤❤🎉🎉🎉 🙏🙏🙏
سبحان الله
انا لله وانا إليه راجعون