Mnsha allh Mom so dhawoow marlabd mar sadexadba wana ku bioqdey malinki uhoreysayba wxan rajyn wxi boqortyo family ah inay ku recpect gareynayan insha allh so boqda mamo Keep going
Taamir waxa dhibaatada u geestay waa Raajada qofka uur markuu lee tahy raajato lama saaro ilmaha ayaa wax ku gaara lkn alxmdulillah waxba kama halaabayan Insha allah 🤲🙏🥰❤️
Hodan abayo Waxa ku weydiinaa Taamir yare abahiis jaceyl ma isku guursateen mise waa lagugu daray sido kale muqdisho maku guursatay mise adiss abaaba mesha bixitaanka ku sugeysay qaladna ya iifahmin abayo
HODAN kaligaa kuma dhalan hooyo batuul annaka dheen noo thy hooyo
Mama batuuula wlhi sheekoyinkaga midna ima dhaafto waayo arag ba thay alle cimriga ku dheeriyo wan ku jecelnhy🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
دح
Mama batulo wan la socona barnamijkeda ma allah👑👑❤❤🤗🤗
ha wa soboqday hooyo alle hano barakeyo
Wlhi wax waso aragteen lkn alx ilahaa waa idin mootiye qeybta 2 ayaa idinka sugeenaaa inshallah we love u
Waa run waxyabaha aad dhibta kala kulantay oo qofka walaalkaaya uusan ogayn waa looga faa'ideeyaa in mahadsanid hooyo
Mash allah abyo mar horaa soo boqanay hooyo mcn allah idin xafido inta video ay soo dhigtay midna ma iga fakan 💋💋💋💋
Hooyo batuulo wlhi qisoyinkaga wan ka helaa ilhy hano ka daayo❤❤🤲🤲
Masha allha mamo batulo mere wlh allha dartisa ku jeclaney hodaney inaa mamo batulo marhore na bartey aheynd❤❤❤🥰🥰
Ilahay nagama qaado hooyooyinkeen 😭😭😭😭😭😭
Hooyo mcn rabi hanoo daayo
♥️♥️💯💯💯💯♥️♥️💋💋💋♥️♥️
Hodan iyo daadir iyo caruurtoda
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Rabi ha idin daayo
Wlhi waa Xanun Hooyo laa.an inta Heysan Allah unaxristo hooyoyinkena🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤
Amiin❤
Masha alah sheekada taamir aad ayan u xiiseya waayo waxan heysta wiil dabeecada taamir leh waxan janeyna in siiwadan
Maama batuuro aadbaan kuu jecelahy waan xiiseeyaa shee koo yinkaaga noolow waligaa
m.a dad bdn ayee ka faaidi dono kana faday tariqahan o kle thanks
Masha allah kama daalo inaa dhgeesto sheekadada mahadsanid maamo
M.a hooyo.mcn iyo dad aa tageero hodan iyo dadir allah idin barakeeyo🤲🤲❤❤❤❤
Mnsha allh Mom so dhawoow marlabd mar sadexadba wana ku bioqdey malinki uhoreysayba wxan rajyn wxi boqortyo family ah inay ku recpect gareynayan insha allh so boqda mamo Keep going
Hooyo macaan Wan ku xeranahay Maamii ßatuulo Keep going ❤
Hoyo batulo marhoraa ku xirmee allah noo xifdiyo hoyoyìnka jizadoda waa jano
xbbti hooyo marhore aan la midowbay abaayo maamo qaali waa Masha Allah
Hoyo Batulo wan teegersanahay runtii waa hooyo dacad ah oo qalbi fican Hooyo guleyso anigana aad ayan u jeclahay hooyo somaliyeed oo dhan.
Masha Allah mama batulo iyo hodab 🥰🥰🥰🥰🥰
Hoyo walbo Cunugeeda dartis wax wlbo usamesaa😓👸🔐❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Love U Mom also mom batulo❤️❤️❤️❤️
Masha allh markaa nii xiiso lee soo dhacdiin allh haidin xafido mama io my quen hodan 💋❤👑😘😇🙏
Mamo wan ku jecalahy ilaxad mamo alle ha noka daayo ano hargyisa joga ayan kusosalmayaa mamo nolow
Thank mama batuuli, waayo arag dhab ah waaye walahi a, chanalkedana waanbooqanay wan kahelnay runtii.
Ma sha alaah maamo alaaha ku xafido in sha alaah
Maansha allah hooyo karti leh OO fariida ayaa ku dhashay Hodan Alle ha kuu xafido
Hooyo aad iyo aad u wangsn alle hku xafido hodany hooyda❣❣❣❣
Masha allaah waan arkay hooyo waan u saray waan ka helay qabradeda love you mama 😘😘😘😘😘😘
Hooyo batuulo waan usaray mar hore masha allah allaha noka xafido hooyo mcn❤
Hooyada Hodan waa mamo quruxbadan mansha allah
Maa shaa Allah hoyo batuula waa hoyaden dhamaanten waa hoyo qiima badan waliba hoyoyinkii layaqiin waxaa aad ugu farxay say hodan ula dhaqantay markay daadir adejineysay o hoyo prank lagu samenayay
Love u maama butuula waxan kamid ahay asxabtii suuqa xoolaha 🙏❤
Mansha allaah hooyo baatulo you deserve more walhi we love you mamo hoore usoco ❤️
Maasha alaah hooyo batuulo alaah barakeeyo iyo hodane
Taamir waxa dhibaatada u geestay waa Raajada qofka uur markuu lee tahy raajato lama saaro ilmaha ayaa wax ku gaara lkn alxmdulillah waxba kama halaabayan Insha allah 🤲🙏🥰❤️
Taamir xanunka gadaal bu kaga dhacay kuma dhalan soo daawo qisadiisa marke hodan ka hadleso abayo
Masha allaaah hooyo batuulo qof qalbi nadiif ah allaha ku dhowro hooyo macaan 💋💋💋💋❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏
Masha allah family aan jeclhay
Ma batuulo waan ku salaamay iyo hodan qurux already waan u saaray
Masha Allah tabarakallah illah hooyo macan hakuu daayo mida kale hooyo magaca ee kuso gasho UA-cam nosoo qor plz
Batuula mire
Masha Allah alle ha idin xafido dhamzntina
Mamo wayo arag leh waye allh ku xifdiyo mamo 🙏🙏🙏
shekada waan nagu kala jarteen plz prt2 kasoo sameyn abyo hodan
Machaa allah dar ilahay ayaan idin wada jeclahay allaha idin xafidoo adiyo hooyabaa
Hodan Wlshy qli horey usoco guul bn ku rajeenaya ✊♥️ hooyo batule allow no daa
Mansha Allah hooyo mcn ilhy haku xifdiyo
Boqortoyo fàmili hodan cadey hoyo batuulo wan soboqanay wan so dhaweyna wan ku faraxsanahay
Masha Allah hooyo mcn allah ku barakaayo
Asc family boqortoyo aad baan idiin dawada wana idinku xiranahay mansha alaah horay usocda
Hooyo baruulo waan jecelnahay masha allah❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
MashaAllah TabaarakaAllah aniga hodan iyo family
Iso duceeya wllhi imtixnki satterlize ka sodhajintiisi baa 26 daqiiqo iga dhiman😥
Ilahy wx vicn bn kag rajynynah od ku frxdoh i.allh
natiijo qurux badan ban ku rajaynaya I.a oo aad ku farxadid
Guuul abyo i.a
mxu ku saabsan yahy imtixanka
@@allahwithme1310 waa imtaxnka shahadigi ee somaliland form 4ka
Masha Allah Hooyo mcn cimri dher iyo Cafimad
Hooyo batuulo I love you ❤️❤️wxa tahy hooya wangsn Allah ku xafido mama❤️🥰🥰💋
Mansha allah habo alle hayna xafido
Hooyo batuulo wlhi wan jeclahay illah caafimadka haku siyaadiyo hadii aan awooda 1000 subscribe ayan Halmar kuu saari lahaa
Mashallah tabaarak ilahay ha idin xifdiyo dhamaantiin amiin yarabi amiin yarabi
Hooyo batuulo illahy haku xafido wn ku jclhy❤❤💋💋
Ani melkale maba firikaro Markan video cusub arko saan dhan niijclhy my family ❤❤❤❤
🙏🥰☝️
Kaso sheke ninki hore say ku guursatey hodan iyo say ku kala tageen
Haaa wan ka sugeyna insha Allah
Haa nogu so shekey plz nin hore mey u dhashi tamir mise daadir aniga wan fahmi wayi plz kaso shekey mamo
Mshlh mama qurxon ayh thy dhankysta illhy haku xafido mamo
Allh ku xafido hoyo batuulo wlhi fml poqortoyo wan jclhy ❤💋👌
waaw manta anaa uhoreyo masha allh hormar wacan
Mma maamadan qatar waaye wxbadan aya ka faiday maamo thnks ❤❤❤❤
Asc masha allaaah batuula mere Waa hooyo fiican
Walahi yurub dhiwaa yaalo allaha naga qabto galadan
Mashallah aduunka hoyo iyo abo igu jeclhy lkn abahay alleh haw naxariisto labo sanuu motan yahay alx wn uduceya wayo curad baan ahaa alx walalahay na waa yar yar yihiiin hoyaday mcn ayaa nagu dada sha imikana 3dex qof oo an kamid ahay guur ficn ayuu alleh nasiyay alx walidka ficn waa jano wlhi alleh ayaa mahad oo odhan leh
MashaAllah hooyo mcn wan kula sofa barnamij yadada wan kaka mahad celineyna
MASha Allah family qurux badan ❤️❤️
Love you maami batula and hodan cabdulahi🥰
Haaaahaaaaa qosolkii aduunka i love this mom she is the. Best mom ever 😪😪😪😪😪😪😪😪 Handicapedyehey 😂😂😂😂
Masha Allah mamo batuulo allow ku dhowr
Ilmuhu ma bila aabu ahaa yacni si Sharci daraa ku qaaday intad Somalia jogty
Hooyo batuulo waan uxiisnay channel keeda ha noosoo fariisato 💗💗💗 boqortooyo idinkana waan idiin xiisno
hodan guuurkagi hore kasoo sheekee
14yrs old uur leeh hooyadana ogeyn iney uurledahay subhanallah
Maama batuulo waankusalaaney maamo fiican Illaahay raali hakaanoqdo
Maama mnsha allaaah❤❤❤❤😪
Masha alh alha idn xfido geep going
Hoyo channel keda ma giciis wll
Hooyo nd her daughter ❤❤❤
Hooyaday mcn illahy nagama qaado ❤
Walee ani Cml Ehed Hodan ani ilaa hada kufow meqo mar dhacay hada dhawac ahay meel kaso dhacay ilahay icafi Alxamdulilah
Part two noso sameya plz
Mash llh hodan goor dhaw Austria ayan so adena inan ku arko ayan jeclhy insh llh🥰🥰
Insha Allah 🥰
Hodan abayo Waxa ku weydiinaa Taamir yare abahiis jaceyl ma isku guursateen mise waa lagugu daray sido kale muqdisho maku guursatay mise adiss abaaba mesha bixitaanka ku sugeysay qaladna ya iifahmin abayo
Mom batulo iyo Abaayo hodan maasha allah
Hooyo batuulo iyo hodan qurux salaan sare ❤️❤️🥀🙏
Wlh benen maaha hooyo soomaali hadaa nahay madaxa ciida ka cisho iyo isla weeyni cidlaa na dhibday ange iku dhacday qari wax see iku lahaayeen ayaa heeraa xanuunsado kaaray
tamir hooyo batuulu u eegyhy mansha'allah
Hooyo aaway channel keeda
Masha Allah hooyo Allah ha deysto ❤❤
Hooyo iyo walaasheen allaha idin sharfo dhmntin
Wll maamo maxaa ugu qorn UA-cam keeda
Hoyo batuulo waaku xisay 💕💕💕💕
Masha allah hooyo wngsn alle haku daayo
Hooy wacan batahay way araga waxaban kabaran madaba anahay hooyin caruur korsana allah kuxiftiyo
Hoyo waa hoyo xaqiiq msha allh