Bal somaliyeey manta su aal idiin hayaaye waxaad sheegtaan magac wiil oo ka bilawdo xarafka T oo aan ahayn Taamir iisoo raadiya magacaas ayaa iga lumaye thanks 🙏
Xaraabo wllhi kulli qosol si gaar ah wax ugu qosly tookadii hodan markii may ku soo aady xaraabo way dhaaftay .... Caa'isha soo dhawoow byo waad nagu cusub tahy
Mansha Allah Daadir and Hodan waxa tihiin lamaane lagu dayan karo oo qurux badan iskuna soo baxay ilaahay ha idin wado Sidaa iyo si kasii balaadhan wan idin jeclahay walhi💋❤💫❤💋❤💋❤💋❤💋❤💫❤💫❤💋❤💫❤💫❤💫
Hodan qof farxad bdn inee tahay yaa ila arkay♥️
💖💖
Daadir iyo hodan dadkeyga nolaada chalange qurux badan qosol leh waye 😂😂😂
Ar casho wa QuruxleeY m.a nozo celcelzha team casHo
Hodan
Caazha
Hodan ma nasiib xumid
Waxaana cadayn ugu filan waxad heshay
Dadir sh
Waxaan ahay team #hodan
team caasha like
caasha mar kle noso ceshaa
Wan kahelee 2
Actionka daadir 🤣😂🤣😂😂🤣 hodan miskiin tookadada wanba kula Rabay kwrn heee mac😇😇😆😆 boqortooyo family one love 😘
M.a hodan nasiibkada bela waye wlhi ilahy hakusiyadiyo lkn casho iyo dadir qarar lugaleh tamir iyo tasliimna igu salama dhamantiin one love onokamid ah fmly boqortoyo
Daaadir dhaaarta nagadaa waa ku soo qoray mac eekugu tahy😁😁👍👍
Isku magac ayaa nahey aisha Abdullahi ayaaa leydhahaaa hore uso
Waan Idin Xiisnay Boqortooyo Family 🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️
Walal qaali caladi kiristanka comments so qortay kuso dartay
Bal somaliyeey manta su aal idiin hayaaye waxaad sheegtaan magac wiil oo ka bilawdo xarafka T oo aan ahayn Taamir iisoo raadiya magacaas ayaa iga lumaye thanks 🙏
Dee tuug
Tahliil wks wnku shgy mxa isihe kkk😂😂😂
Masha allah dadir sheikh and hodan abdulahi family qurux badan allah idin xafido nasibka ka batay hodan m.a walashana waku ogthy
Ca isha itoobiya miyay
Joogi jirta
Af itobiya ku hadlaysaye
Keeep going #poqortoyo family
Hodan iyo daadir intaa caawa socoten ma noo keenten walashin comedy ah walhi iga qoslisay run ahaanti Looool♥️♥️♥️
Xaraabo wllhi kulli qosol si gaar ah wax ugu qosly tookadii hodan markii may ku soo aady xaraabo way dhaaftay ....
Caa'isha soo dhawoow byo waad nagu cusub tahy
masha allah qosolka sxp u tihiin hodan Abdullhi and daadir sheikh manta caisha aya god gashateen😂😂 caisha keep going
Alla rabiyow qosolka iga dhameseen wlhi boqortooyo family waan idiin jeclhy nolaada intee nolol jirto
Casho na hor keena mararka qaar nh😂😂😂😂 welcme casho xbbti🙏🏻❤️❤️
Chenal kan lamanaha leh wllhi aad ban u jeclahy best lamane wYe waana dad aad uqosol badn waka jeclahy wada jira abid ❤️❤️😘❤️😘😘🎉❤️😘❤️❤️
Kkkkk daadir waa masaakiin keep going hodan and daadir family qurux badan
Masha Allah farxadaas ayn mar walba Inii rajenaya inilana jclhye boqortoyo jiraa oo jogaa wllhy
Hodoney adaa afgaa isku dishe niyadana maya aa marka hore kusefate team hodon🤙
Samedey godan adi leeba kuu egthy caisha m.a markle iyo mararyaalkle ayaa rabnaa caaisha cuud alyamaniyah🙏❤💋
Masha allah walaalahena qaaliga ah boqortoyo famil waan idin xiis nay wallahi familka qarniga ✌❤❤❤❤😙😙👈👈🙏🙏🙋🙋
23:27🤣🤣 Film hind madawanooyaa ar hodanaa wxkle m.a💖💖
Aniga hodan aduunka ugu jeclhy 🥰🥰 halmar wax managa dhibeyso 4mar idinka gashanay😂😂😂😂😂
Mazha allaah Gabdhan hodan saaid ugu egtahay wlhi wanba kala grn wayay
Duceysan gbrteydiyey adoo weyna ku hele laga keene dadir wlhi😂😂😂😂😂😂 ar hodaney nasiib badanida😂😂😂
Hodan so lucky wlhi m.a intaaas dhan qof nasib lah ma jiro🥰🥰🥰
Kadaa kada ina abtiyey kadaa kulahaa hodan walasheed waa iga qoslisay walh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Cazho c.llaHi Hoyade isku mgc yihin M.a❤💋
Waa marki igu horeysay wali mala iga horeyaa lol😊😊
😂😂😂😂😂 nasibka hodan ayuu la socda, 😂😂waxaa iga qosliyay sad ugu jesteysay ar hodana 🤣❤️❤️❤️
Mansha Allah Daadir and Hodan waxa tihiin lamaane lagu dayan karo oo qurux badan iskuna soo baxay ilaahay ha idin wado Sidaa iyo si kasii balaadhan wan idin jeclahay walhi💋❤💫❤💋❤💋❤💋❤💋❤💫❤💫❤💋❤💫❤💫❤💫
Caasho waxyaabaha ay sameeneeso waakhalad nabiga scw wuxuu yiri من تشبه بقوم فهو منهم qofkii qoom Gaalo ah isku ekeesiiyaa ayaga ayuu kamidyahay Waxaan kawadaa Wexey dhahday Jes oo galaaska Ayey isku dhufteen ayada iyo daadir dhaqankaasi diinta maogala tankale waxey sameesay waxa ay hindidu caanka kutahay ee gacanta la laabo kadibna wajiga 2 diisa gees lasaaro mardambo hasameen waan idin jeclahay ❤❤❤ qofkii waxkuu Sheegaa waa qof kujecel horey usocda ❤❤❤
Thanks 🙏
Wllhi beerka ii xanunjiseen familkeena qalbigan idinka jcllhy noso badiya chanallage
Masha allah Boqortoyo family Salamulaahi Daadir iyo hodan caisho
Waliba challenge wxd isla galesan 4 food daadir caasho io hodan sacdiyo wan idin baryaa wx tihiin dad an kufano oo ugu jeclahay
Eid Mubarak anaa ugu horeya subscribe isaara
Caasho adi maxaa ufar farxosa
Daadir dhipka ila qaptaa🤣🤣🤣
Hodan wan iska kaa jeclahy abyo Allah kubarakeeyo adiga family day😍😍😍
Wllhi challenge qosolki iga dhameye bad sameysen boqortoyo family keep going 😂😂❤️
CaaisHa hooYo batuuLo zaid ugu egtahy wlHi masha Allah
My favorite couple hodan And daadir ❤🥰🔥
Mashaa Allh caasho iyo hodan waa isku egtihiin ❤❤❤💋👸🏻👸🏻family aan jclhy🤴🏻👸🏻👸🏻❤💋
My boqortooyo hormr wacn dadkeygii😍😘😘
Boqortoya family wanithintagera challenge was good keep going wax qayana ex mesha makajirin iam among team hodan love u all
Masha allaaah hudal iyo daadir iyo caasho sodawaaw caasho bukurtoyo banamisyada kale KU soodara caasho as nika abayo caasho dakiirahiida Ahay kkk
❤❤💜💜🌷🌷💖💖❤❤
Masha Allah Aisha Fariid waaye hodan Aisha iyo daadir unaxariiso
team hodan ayan lajira qiyaano majirin ee hodan nasibkeda ayaa sacidey
Masha allah sacdiyo iyo casho saaide iskugu ekyihiin wlhi m.a✌
Yaa ila arkay🙄🤔🤔
Iyo sabirinba hodan xataa way u eegtay
daadir
Hodan cl.laahi nazibkaga bela waye abayo 👸💋💋wan idin xiizay poqortoyo Family 💕💕
Wlhi qaaraxo waaajika hodan marka arka qosol iqabta Daadir io Hodan SAS leskugu taala Gaaala tihin wlhi 💞💕💕💕💕❤💕❤💕❤💕💖💞 Boqortoyo family
boqortooyo family masha Allah waan idiin jeclahay wlhi full respect 🙏🙏🙏♥️
Team caasha 🙏🏻🙏🏻 mar kale nosoo celiya
Kkk ar hodanaa dhib badanaa ka daa yqy kkk the boqortooyo famil qisadii taamir noo bilaawa
Alal masha allah hodan nasiib badana
Guul wacan ,keep going my bogortoyo familly
Wwww mash allah famil qurux badan allah idin xafido farxad niiy rajeenaa
MashaAllah wan kula farxsanhy hodan hhhhh ciyaarahaan oo kle noo soo badiya
Masha allh wan idin jeclahay gabdhaheygii. Keep going
Team hodan ka mid ah gabarta nasiibka badan ☝️☝️☝️👆👆👆👆😍😍
Saan uqoslaaye nafta iga baxday hodan mansha allah qali
Mashallah lamnah iyo walsheyda walhi qosal band an keep going💋💋💕💕💓💓💓😀😁😁😁
Challenge noosoo badsha part two aniga caasho iyo daadir taageeraaa
M.a PoqortoYo FamilY waa idinsalamaY🙏🙏
Team HodaN inaan Nasib BadanaHaY intii igutagersaN like dhac igusiYa
Waan kaa qadney?🤗
3l22jl22llenekel
Hhhhhhhh Hodan dhibleey ma ahanow Taariq ayay luv dhigty Dadir iyo Casho
hhhhhhhh hodan gabadh adag nasiibka hooyadii bay liqday hhhhh
Lamanhaa tageero insha allh inaa idin lakulmaa rajenaaaaa
Chalange khadar ah hodan daadir iyo casha go forward
Ani iney igu so aaday cmla kula farxy hodon pih love 👑👑😂😂
Anibo walahi waba la farxay🤣
Wow it's nice wallahi calaacal Dadir iyo caisha
Maasha allaah my boqortooyo love
Iskuduubnada abidkiin waan idin jeclhy💓 hormar wcn😘❤
Waa idinka helaa dhamaantin Noo Soo badiyaa video
Wllhi anoo xanuunsan ayaaba iga qosliseen pls isoo duceeya🙏🙏🙏🙏😭😭
ilhy hku caafiyo
Alleh hku cafido qali
Allah ku cafiyo wlll
@@theboqortoyofamily5818 🙏🤲🤲🤲
@@kalsonidanafta1153 🤲🤲🤲
Hodan miskiin kuwan ciil ay ku qabeen waa ku jirta mrkn wlhi sxbey😂😂😂
Hhh hodan hal mar ayey ka oyeysaa masakinta yar maney arkeyn 😂😂😂
Caasho inoo kusoo aado rajeebaa 🤗🤗🤗🤗😜😜
Hhhh qosal wlga arsaday wali 😂😂😂😂 qiyan mahen habon nis ayu ah ok lov
Team isku dar dar baana hay 😁
Masha allh hodan waad naziib bdn thy
Wllhi hodan filimada ay badsatay idhageyso maayey kulahaa😂😂
Intro giina waa dheeryahay fadlan soo gaabiya
Team Daadir ✌️Never give up
Walal dadir Abaaayo hodan walal casho waidinjeclahay dhamaantiina 🥰🥰❤❤💚💚
Caisha wlhy wl waan ka helnee noso badiya caisha
Hodan nasiba ledahy wlhi😂♥️♥️❤
Hodan gushada saan ogu farxayy lee another time nosoo farisi Aisha iyo dadir
Team hodan one love
Macha allah dad an ku farxo
Team hodan A
Party 2 so sameya fadlan
15hrs 15k veiws
Mansha allah keep goin boqortoyo family love you guys
14:58 waa sidaan i qeelin lahaa😂😂😂
Hodan way idinka nasiib badanthy 😆👏👏keep going
Hodan ayan tagera masha allah alaha idin xifdiyo
team aisha ahay madamo marti no tahay welcome mar walbo aisha 💗❣
poqoqrtooyo farxadiina waa farxadeena I am team hodan caasho iyo dadir isasoo adkeeya
Plz try to make the video short we don't have the much time
Hada dadari waa nasibkeda wc illen wx wallab nasibey ku heshaye
😂😂😂😂😂😂😂😊😊 Videoga xataa ma dhamaysan Hodan c/laahi maxaa kaa nasiib ah hee m.a
🤣🤣🤣🤣🤣
ManshallaH ar hodan maanta yaa ka nasiiib badan
Walhi aad baan uqoslay daadir dabaalnimo aa loofarxaaa kulahaa