Hooyo batuulo kun iyo kow jeer raali noqo wxa thy hoyada dunida ugu wngsan illhi hku xfido cimri dher iyo cibado suban ba ku rajenaya we are love You wlhi❤🧕
Wlhi hooyo sharaf bdn Baku dhashay illahey ha dhowro hooyadey ayey iso xusuusay ❤ gabarkasto karti badan waxa xaqiiqa hooyo adag o sharaf bdn aya ka danbey salute to your mom👸
Hooyo batuulo raali noqo cimri dheer alle ha ku siiyo daadir wlhi nasiib baad leedahy nasiibkaga oo kale alle ha nagu beego dhamaantiin waa idin salaamayaa ciid Mubarak boqortooyo family ❤
Adinka boqortooyo Matihiin wlhi Hooyo Batuulo Darteet ayaa Boqortooyanada idin ku siiye you guys keep thanking Allah for giving you a queen Mom mansha allah❤️👏👏
Boqortooyo family waa ni tageraa hl cqabadaa jirto bis wlhi cdkiinaa ngu gaabn wllayalow magrafoon ma isticmashn miyaa wani jcelhy wa ni tageraa lkn wrkiina i actionkiina ma isku helo intaa dhgta cdka u dhweynayo uu muuqina idhafaa wana mhdsanthin codsigaas noo tix gliya 🙏🙏🙏 Iam your fans ❤❤
Maasha Allah hooyo qaali hooyo macaan hooyo batulo illah sharaf tada cizadada ha dhowro aduun & aakhiro maamo dhaqan ayaan leenahay in aan ixtiraam No wiilashena qaasatan qofka Xilka ka mudan jooga gurigada 💓💓 love you ad ban uga helay sida aqlaaq xaqdhowr ka leh
Aad iyo aad famliga an jeclhy💘💋 Hoyo rali noqo🙏 Ma ehn ina marki ugu horey prank lagugu so dhaweyo😞 Lkn argtida ku farxsnhy😊 Love u my family &ciid wngsn😘
Asc dhamantina sida uwada dhantihin aad iyo aad u mahadsantihin sida nojeceshihin no tagertan nala jirtan boqortoyo sii wadaj jir ah waxan idin lenahay ciid Mubarak insha allah melwalbo jogtan fatxad ku ciida 🥰🥰🥰🙏🙏🙏
Ciidul cafiya anaa u horeya reply ga😂🤣🤣
Mamo rali noqo aan leenahay #eid mubarakna waan idin leeyahy lkn codsi an wataa muuqaladina waa jclhy weyna qurux badan yihiin lkn codka xooga saara codkiina wuu yaryahy markaana ma uhoreeso marka fadlan codka xooga saara i.a ❤❤✌
Hoyo macan rali ahaw walhi waxatahay hoyo ad uwanagsan masha allha ihay haku xafido carurtadana sifican ayad wax ugu shegtaa
Ciid mubaark famil an jeclahay ❤❤
Ciid Mubarak
Hadii Hooyadaa
Kuu Nooshahay
Alxamdulilaah dheh.
Like ta ha iLa dhaafin 👍👈
Alxamdulilaah
Wiil dhalinyaro ah Ayaa ahy Ilaahow Hooyo❤❤ batuulo oo kle i sahal🙏🙏🙏🙏
Hooyo hala raala qaliyo
Wlhi hoyo San u fcn allow gebarteda igu dar❤️😭😂aminta iso raciya
Kkkkk
@@ramlomuhudin9566 ❤️😂✌️ wa ku qatay ka hadal maleh
Amiin
Amiin
aamiin
Gabar lama gursadde rerkeeda lagursadda hadeysan famlygeda wanagsaneyn iyaduna mawangsanateyn mom we all love u🥰🙏
That’s true
Masha alllllah hooyo macan alllllah inoo daayo ❤❤ gabar lama guursado rer la guursadaa been mahan walhi💗🙏😘
Wiilna.kkkkkk
Hooyo ficana dhashay hodan wlhi mashalllh Allow cimriga ku dhereey Allow cafimad sariica kusii Allow cibado suban ku sii hooyo mcn😘❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲
Ilahaw hooyo wixi khaldan naga saxda hanoo waayin 😭😭😭😭😭
Hooyo mcn ilaahay janadih haka warabiyo😭😭😭
Hooyo mcn ayee isku magc yihiin allah u raxmdo hoyde waxaan waayey 28oktobr 2019 hoyo mcn kulnkeena janada hoyo adine naga raali noqo hadaa nahy team biqortooyo fmly
Ilah ha u naxaristo 😢
Alle haw naxarizto
Alle ha unaxaristo hooyo macan
Aamiin
Amin
manshallah TabarakaALLAh, boqortooyo family gaar ahaan HODAN , waxaad tahay qof aad u nasiib badan walaal haka daalin inaad ilahy ugu mahadceliso inuu kuugu deeqay hooyo batuulo....
gabadhi waa hooyadeed Anshax iyo akhlaaq alle ha ugu deeqo hablaheena ..
videogani FARIIN muhiim ah ayuu gudbinayaa !!!
Sodohdan oo kale waa mida lagu duceesto ilahow maamo batuulo cml sodoh iiga dhig anyway mamo raali noqo
Gabdho kale we jogaan guriga sodoh weku noqone wa mamo bariyad ah
😂😂😂😂😂😂😂
Aamiin masha alah
Aamin yaarabi
Maamo naga raalli ohow🙏🙏 waxaad maamo utahay dhalinyaro youtupers ah😍😍anagaa kuraalli galinayna😍from Bosaaso
Maama batuulo hodan Abduulahi hoyadeeda ❤❤🙏 naga raali noqo
Mamada:daadir xaar iyo timir layskugh draa arkaye tan ma layguh dhigay😹😹😹RAALI AHOW MAMA♥️⚘💖
Qofku uku horeyey baan ahay from Djibouti🇩🇯🇩🇯
Tu es une djiboutienne Macha'allah 😊
Masha Allah je crois pas que trop de djiboutiens (nes) regarde
Hooyo batuulo kun iyo kow jeer raali noqo wxa thy hoyada dunida ugu wngsan illhi hku xfido cimri dher iyo cibado suban ba ku rajenaya we are love You wlhi❤🧕
Masha Allah, waxay cadesay hoyanimada iyo sodohnimada qiimaha ay ledahay, run ahantii waxay manta ka turjumtay Hooyoyinka Soomaaliyed qiimaha iyo sharafta u hayaan wiilasha gabadhooda qabaan. Allah inoo xafido dhamantooda hooyoyinka
MAANADANA SALAN QAAS AH AYAA SALAMEY, FARXAD KUWADA CIIDA.
Hodhan:daadir?
Mom: hoyo raali ahaw benteed wye
Me:😂😂😂😂😂🤔
Mash Allah she is a real mum wlh ❤❤❤❤
Like intaa taageera familkan daadir iyo hodan
😂😅😅🤣”Naa yaa kabaratay” Original mama😍💝Eid mubarak too guys
Weleee mom fariidaa ku dhashay siday kuu eegtaan ka baqayba
Hodaney dhib badanaa hooyey wiilka u dirtey Mansha allah hooyo fiican aa ku dhashey ❤️
Hodan hoyaded waxay ixasusisay hooyaday markay dad nala jogan indhahay nagu gubi jirtay markasa dhihi jiray tolow maxa qaldana sameyay ilahaw hooyoyinka no xafid
10:01Hhhhhh Kilo boolbiraa Aad isoo sartay hhhhh😃😃😃😃😃😃Alla beer ka Hooyo fani Ah weeye
Haa wlhi 😓😓😅😅😅😅😃😃😁😁
saaan uqoslayay berkaaa ikaray kiiilo booolbara isaaaartay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hhhhh hada fiirsanoya waa qoslay wallahi kiilo boolbira isaartay 😂😂 funny maamo batulo allaha ku desto maamo qaali big respekt maamo
Kkkkk this prank is funny!
Hooyo Mcn Allaha ku xifdiyo........
waa hooyo nasaba wlhi waa sodoq aad ufican waligayna ma arkin sida fican ee ay uwanisay gabadheda waxa iga siyabisay sida quruxda badan ee ay daadir sheg uga qarinaysay waxay kuwada hadleen gabadheda masha allha ❤❤❤❤ maamo raali noqo mardanbe ayaan lagusamayn wayo dhalin yaro maha oo idin aaminimayso mardanbe hadad kusamaysan ❤❤❤❤❤❤❤❤
This is a really mum wlh hooyo run eh waa ran masha allah
Masha alah ilahey ha idin darajeyo hoyo batulo waa hoyo qima badan walahi waxan soo xasustay hoyadey mcn sida ey gabdheheda raga qabo u qiimeyn jirtay iyo waliba wilasheda xasakoda hore u soco hoyo batulo hoyo wanagsan dadir iyo hodana was labo wan wanagsan alaha idin barakeyo adinka iyo owladina
Mom waa mom yinkii hore wlh
Dad nimada damiirka dhiiga dulqaadka Allow kuwa hada joogana sidaa nooga dhig 🤲
Mom mgc hajiro 😍😍♥️♥️😍♥️😍♥️😍♥️😍
When Hooyo said,’ Maya Hooyo beented waaye.’ I lost it 😂😂😂 naa yaa kuhabaaray 😝😂. Hooyo sorry 😐 prank waaye
Wlhi hooyo sharaf bdn Baku dhashay illahey ha dhowro hooyadey ayey iso xusuusay ❤ gabarkasto karti badan waxa xaqiiqa hooyo adag o sharaf bdn aya ka danbey salute to your mom👸
Waaa youbtuberska kaliya aan prnk gooda jeclahay wllhi allha idin xafido💗
Kiilo boolbaro ayaa isaartay kulahaa mom😂😂♥️
First one❤❤❤❤😂🤣 Raali ahaaw hooyo🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤😂🤣
Wlhi hooyadey Baa so xasuustay hadalkeeda Gacmaha sey dhahayso😩🥰Su alaha qeylada ku dhehaantahy Masha allah Hooyo batuulo Raali noqo Rabi haku xafido Aduun iyo akhiro Allah haunaxaristo Hooyoyinkeena Dhamaan❤️❤️❣️🌺
Aamiin yarabii
Hooyo batuulo raali noqo cimri dheer alle ha ku siiyo daadir wlhi nasiib baad leedahy nasiibkaga oo kale alle ha nagu beego dhamaantiin waa idin salaamayaa ciid Mubarak boqortooyo family ❤
Wallhi wa qosle ilahey Hooyo yinkeen inodaa😭😭💞
Hooyo caadi mahan hoos hoos ee ka kurosaa kaamirahaan yaa iga hor leexiya is leedahay 🤣😂allaah ku deesto abaayo❤️👸
Mnsha Allah hooyo aad io aad u wngsan waaye sideey gbdheeda dhaqanka wngsan u farayso 🙏🙏 ralinoqo hooyo mcn
MashaAllah tabarakallah, ilaahow sodohdan camal gabadheda iigu dar, ilaahow hooyo batuula cimri dheer iyo cibaado suban siii
Masha alah waan cuabahay lakin aad aan ufiirsaday muqaldiina masha alah waan kahelay alah ha idndaayo dhamaantiin waan idin jeclahay cimri deer iyo cafimaad laah ha idin siiyo rabi ha idin kadhigo kuwii iskuwaara waan kahelaaa muqaladiina waaaaaw ilove you
Hodan wll mcn hooyo fiicana ku dhashay mnsha allh ilhy hakuu daayo siday uga xumaatay inad Daadir sidaa u gasho xataa ma rabin in uu Daadir ogaado wxa idin dhex maray
@the boqortooyo family keep going 😍😍😘😘😘
Allah ku xifdiyo mamma👍 ❤️😍🤲
Family Boqortooyo Allah idin xifdiyo
Dhaqanka hadaa badalatay adress kaygana waa badashay masha allah mama 😍
Daadir hooyadii iyo aabihi miyaa habaaray waa waydiinaa 👌🏿
Masha Allah dadir qoos fcn gbr kaqabtAa Gabr lama guursade reer keeda laguursada
Haa walhi rer wacan uu ka qabaa
Wlhi waa run
Adinka boqortooyo Matihiin wlhi Hooyo Batuulo Darteet ayaa Boqortooyanada idin ku siiye you guys keep thanking Allah for giving you a queen Mom mansha allah❤️👏👏
Raalinoqo maamo ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Best prank ever😂😂❤️loyal hoyo Masha allah 👸🏽
MashAllah TabarakAllah Hooyo macan hooyo qaaliya baa tahay Alle haku Xafido oo isha biniadamka haka qabto❤️❤️❤️Hooyoyinka illahay iskumid kama dhigin illahayna cidkasta dhaqan goniyu u dhiliyay
Mnsha allh waaa mom ficn oo jecel willka sodoga u tahy. Waaa mom rer magaalad runtii. Mama Batula naga rali noqo sificn ayad Hodan u waanisay runtii.❤️❤️
Masha allh boqortoyo family ciid wangsan❤❤ from muqdisho wan idin salamay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣❣❣
Mashaa Allaah I love your mom.
I wish maamoyinka dhan iney sidaas ahaan lahayen,
Daadir sodoh fican buu haystaa masha Allah
Allaha kuu xifdiyo
Hooyo madaxay noo saarantahay.
Kow idinka inaad raali galisaan waaye madaxan ka shumisaan
Mnsh allah mamo iyo hodan way isku eeg yahiin saaid😁
Wlhi waa gob wana hooyday okle hooyo saynab sheikh an biya malin wye naa ya ku habaray🤣🤣 allow ku dhor hooyo😍
First like dhac dhac kusiiya🥰🥰
Maasha allah waa hooyoyinkii layaqaaney ee nasiib ayaad leedahay ilaah hakuu deysto hooyo mcn 🙏🙏🙏❤️❤️❤️🙏🙏
Hooyo prank kugu soo dhaweyen labadan hooyo Allah ku barakeyo 💋❤😍❤😍
😄😄😄adoo fayooban ku ogaa goormaa waalatay kulahaa mamada wlhi waa funny Masha Allah maamo hooyadey ayaad iso xasuusisay 😍😍😍😍😍 raali noqo maama
Mansha allah hooyo batuulo wlhi waa funy qosolka iga dhameesay waana hooyo aad udhiiran m.a kal madii iga qoslisay ayaa waxay tahay "kiilo bol bara isoo saartay kulahaa"🤣🤣🤣🤣🤣 allah wada xifdiyo hooyooyinka somaliyeed ❤❤❤👸👸👸💯
😂😂😂ani xitaa wanaxay hodane mugu wil aan kanaxayo yurub inusan kuarosina ugu duceynaa saan mey udhaqmaan slamad hooyo alle hayno xifdiyo waa boqorad cimriga cafimadka allaha kubarakeeyo hooyo mcn hadaba xaar lisiin😂😂😂her camera lawarege adaa amintahay isku raali ahow
Masha Allah hooyo macan wlhi wa runta dhaqankenu waa sidaa ad shegtay mamo Allah haku sharaf nagana rali ahow ❤
Wlhi hooyo aad iyo aad u wanagsan ayaa tahay alle haku xifdiyo hooyo Mcn hadey hodan gawar ladhalatay oo la qawin jirto waxaan diraar u ahay inaa ka bixiyo waxa gawar laga bixin jire aan guursado abaayo hodan jawaab ayaan kaa sugayaa aad ayaad u mahadsantihiin
Mommy sorry prank mey kugu sameyeen😄😄edit cabar iska soo bashal 8:07 hodan WWE maloo balansan rabaaaa🤣🤣🤣🤣alla hooyo wan qosly😄😄😄😄
Ayana Hassan ada iga qoslisay wllhy 😂😂😂🤣🤣
@@kingcabdallechannel1813 🙏🤣🤣
Boqortooyo family waa ni tageraa hl cqabadaa jirto bis wlhi cdkiinaa ngu gaabn wllayalow magrafoon ma isticmashn miyaa wani jcelhy wa ni tageraa lkn wrkiina i actionkiina ma isku helo intaa dhgta cdka u dhweynayo uu muuqina idhafaa wana mhdsanthin codsigaas noo tix gliya 🙏🙏🙏
Iam your fans ❤❤
walaahi hooyo wanaagsan waye ilahow ku xafid ❤❤❤❤
😂😂😂😂si daacad ba uu qoslay wlhi 😂😂😂hooyo batuulo we all love u😍😍😍sorry😍😍😘😘😘
Maashaa Allaah waaa hooyo Qaali Ah Allaha cizeeyo❤
Masha allh Allh Kuxafido Hooyo Macaan Naga rali Noqo inaa usher Kareyo Date Gabdho badan Masha allh 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Ciid mubarik boqortoyo family waaidin jeclhy farxd kuwaara💓😍
Masha allaha hodan alxamdulilaah dheh waxaa heysada hooyo qaali ah kuna jecyl maka arka hooyo mcnto & dhaqankeda wlhi waa ku farxay ilaasho xaajikaga & reerkada hodan hooyo waa janadii aduunka hooyo mcnto cimri dheer & cafimaad allaha ku siiyo waxaa tahay hooyo daacad ah 😍❤🌹 hooyo mcnto naka raali noqo hooyo mcnto mar key dhahday wiilkeyga sidaan miyaa logalayaa wlhi waa ka naxay
Mnshllh anoo wax dawanayu isodhacay wankaso cararay love guys ❤❤❤❤
Lafihi hore waye maamada MashaAllah Aslub iyo daqan kudehan .Nagarali ahow hooyo hadi aan nahay team rer boqortoyo❤️❤️
16:22 daadir xaad uwacee daamanka ku dilaacee 😂😂 really funny
Masha allah hooyo gob ah waaye cimrigeeda allah dheereeyo ayidoo kale allah nagu badiyo maama ifka hibo kunolow 🙏🏽🙏🏽
Mamo 100000000000m times rali noqo 😭♥️
Masha Allah abaayo batuulo salaan iga gaarsiiya waxaad ku dhahdaan guurka gabdhahaaga waa loo xiiisaa wanaagaaga dartii waxaan leeyahay hooyooyinka maamo batuulo aan wax kabarano💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯waad kabaxsatay shirqoolka hodon &daadir
Mnsha ALLH hooyo fiican waaye hooyo raali noqo💘👈
Wallhi hooyo waa gasheen reer Boqortooyo family hooyo raali noqo kuwaan waa kuqasaayaan waana ilmahaagee anaga qosolka ayaa naga dhameeyseen mida kle wallhi hooyo funny ayaa heeysataan Allaha idiin dhowro
HOOYO ANAGA OO REER BOQORTOOYO FAMILY AH AYAAN KURAALI GALIHEEYNAA
Wa hooyo fecan masha ALlah Dulmega neceb
masha Allah hooyo waan sugaaye inaad mar'un aan ka arko UA-camka
Mnshllh comant gii ugu horeeyay ahy love you guys from USA 🇺🇸 tageero buuxda ❤️❤️ hoyo mcne wasalamaa ❤️❤️❤️
Maasha Allah hooyo qaali hooyo macaan hooyo batulo illah sharaf tada cizadada ha dhowro aduun & aakhiro maamo dhaqan ayaan leenahay in aan ixtiraam No wiilashena qaasatan qofka Xilka ka mudan jooga gurigada 💓💓 love you ad ban uga helay sida aqlaaq xaqdhowr ka leh
Mansha Allah mama wngsn mama raali noqo♥️
Dahir hooyo fiican nasiib ayaad uledahy labadaad oofiicn aad hesho qoska quruxda badan keep going 💞💞💞💞💋💋💋💋💕💕💕
Aad iyo aad famliga an jeclhy💘💋
Hoyo rali noqo🙏
Ma ehn ina marki ugu horey prank lagugu so dhaweyo😞
Lkn argtida ku farxsnhy😊
Love u my family &ciid wngsn😘
M.a Mama batolo way dagan tahy m.a rali noqo💯 mama barnkega aktena wacade mama hodan iyo daadir markale hako samey nino hooyo❤❤💯🙏🙏🙏🙏
Mansha Allah waa hooyo qiimo badan walahi bilahi eid Mubarak hooyo❤❤❤❤❤❤ manta hooyde baa so xasustay rabiyow u naxaristo amiin yarabi hooyde
M.a ilahayow hoyadan Oo kale gabadheeda mustaq bal igu dar aamiin ii dhaha umad maxamed ❤️
Sodoh boqoradaa heysataa daadir team hooyo like ta dhac dhac
Mama dar illahay u raaali noqo 🙏🙏 lkn wee dulqad badantahay hooyinka soomaliyeed dhaamntood isku dabeecad umaleesa I love all mom's ❤❤
Mamada sidey mowjada ubadashy ka hely😂♥️
Haa masha allh
Masha allaaah Hodaney wlhi Hooyo fican baa ku Dhashay Xaqiiq allaha ku dhowra Hooyo Mcn inaga raalinoqo leenahay🙏🙏😥😥❣
Mnsha allah hooyo akhyar ah
Rali ahow hooyo anaga dartay bay sidasi kugu dhacday
Masha'allah hooyo fariid ah waaye hooyo ku dayasho mudan hooyaday cml waye dhubuq dhubuq dhan mala tusi karo allaha inoo xafido hooyo kasto muslim ah
Qosolka Iga dhamaaday Daadir Xaa U wecee Daamanka Ka Dilaace Maamada Caadi Maha😂😂😂😂 Raali Noqo Maamo Mcanto
hhhhhhh ala beerkoy
Alaa beerka wlh qosolka iga dhamaday daadir waa wil boqor oo wlidkisa uduceeyay dadir iyo fmilkaga alh idin xfido maam batuulo naga raali noqo it’s prank 😂😂 Alow cimri dheer idin siii💋🥰🥰🥰😍hooyo mcn naga raali noqo pranksax kana lagaa dhahaa one love heer bqortoyo ♥️♥️
Hooyo mcn ❤️ Ani cadawgaaga ma ihi bay dhahday Hooyo mcn 😢
Prank gaan kama daalo waa markii labaad mama batulo sodoh jirto waaye xushamada guriga sideey u ilaalisey iyo dhaqankeena ❤❤❤❤❤
Alla hooyo lakakashtay runtii faniwaaye wllhi allaha noodhaafi 💕
Hooyo batuulo waa hooyo sharaf leh waa dhaqanki lagu yaqaan hooyooyinka soomaaliyeeda alle ha dhaafo cimri dheer iyo cibaado suuban kulligood hooyooyinken inta dhimatay rabbi jandii fardawsa haka waraabiyo😙😙😙😚😚😍😍😘😘❤❤❤❤❤❤
1: maamu raali ahow🤪🧡
2:Hodan hadaan talo saayiiyo abaayo iska daa hooyo hadalkeeda iyada iyo maamooyin hore waxey aamisan yihiin wixii hore taasna waa laga tagay maanta 2020 ayaa lagu jiraa so noloshada wado yaana lagu gumeesa
Si fiican ii dhageeso/dhageysta👇👇
Sorry hadaan prank kugu sameeyay adigaan akhriyay khoraalkeyga😂😂😂😂😂😂😂😂🙈
Neefow gabadha yar haka waalin
@@rashiidomar9686 ha i cunin wax hubso😂😂😂
Mnsha alah
Hooyo qaaali wlhi falcelintada waaa ku qancay waxadna thy hoyooyinka maanta umada somaliyeed u bahan yihiin
Alle ha ku sharfo hooyo
Gabadhi waa hoyadeed #hodana waa gabadh wanagsan #dadira waaa sido kle
Waxaan ka codsanaya in aad raali noo ahaato hadan nahay #the poqortoyo family 🙏 waayo waa #prank lkn waa wacyi galin qaaali ah 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Mnsh allah anigaa ugu horeeyay ciid Mubarak boqortooyo