C/Qadar Juba oo Geerida Sahra Ahmed La'Ilmeeyay Daawo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 кві 2018
  • C/Qadar Juba oo Geerida Sahra Ahmed La'Ilmeeyay Daawo

КОМЕНТАРІ • 181

  • @iglanahmed6440
    @iglanahmed6440 6 років тому +8

    Wariyuhu muxuu heesaheeda karaadinayaa manta fanaanad maahane waa marxuumad ilaahay haka cafiyo danbiggeediiyoo dhan ayada iyo anagaba aamiin

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому +14

    Ilahayoow qabrigeeda uwaasici ilahayoow udanbi dhaaf ilahayoow Naxariis aan xisabinayn ugu deeq Aduunka inta Lajoogo waxba layskutarimayo

  • @hamdanuur8456
    @hamdanuur8456 4 роки тому +1

    Allha unaxaristo dhmn umda musliminta cabdulqadir juba fanan aad hadalkisu iicajbiyy

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 місяці тому +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 5 років тому +1

    Fanaanii badan ayaa dhintya oo shalay oogu danbeeyaya sangub 2019/6/17 Buu dhintya Allah h unxriisto dhaaman intii Muslim ah oo dhimatya ha u nxriisto Aamiin

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 6 років тому +6

    Juba,,waa fanaan,JIRA,,living LEGEND,,

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 3 місяці тому

    Insha. Allah. Midnimo. Iyo. Isja eyl. Viva. Somaliweyn

  • @asalhargeisa3668
    @asalhargeisa3668 6 років тому +2

    Ayaa Allah Sahra axmed iyo wixii Muslim ah oo dhan naxariistaada waasaca ah ugu deeq ilaahow u dambi dhaaf oo qabriga u nuur yaa ALLAH inaalilaah wa inaa ilayhi raajucuun

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 6 років тому

    Allaha u naxariisto Sahro Axmad Awlaadeeda na Qalbiga Allaha u Qaboojo-AAMIIN-AAMIIN-AAMIIIIIIIIIIIIN

  • @same6001
    @same6001 6 років тому +1

    Illaahey sw ha u naxariisto iyada iyo intii islaam ahba.

  • @maryamkafiya6055
    @maryamkafiya6055 6 років тому +2

    Well said Abdiqaadir Juuba Somali legend Allah ha u naxaaristo Sahra Ahmed Jaamac Amiin

  • @ifrahsomali7663
    @ifrahsomali7663 6 років тому +2

    allaha u na xaristo janada fardso allaha ka warbiyo aamiin

  • @aminaelliott5333
    @aminaelliott5333 6 років тому +3

    Ilahay ha u naxaristo Sahra Ahmed she was a legend

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому +4

    Yaanooharay Dadkii wanagsanaa dhamaade masiibaa noohadhay Ilaahoow adaaqaadira janada aclaaa ugudeeq

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому +5

    C/qaadir juboow maxad sanadka ogacaradhaa wali wadyartahay xoogaa quruxdadii baa isbadashay mahane

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому +1

    C/qaadir juba wayihiisa qaaligaaa asagayba qurux udhertahay manshaalah ilahay hanodayo

  • @therealkamo2526
    @therealkamo2526 6 років тому +2

    Allaha ha u naxariisto miskiin she was nice person

  • @hanal6435
    @hanal6435 6 років тому +5

    Abdiqadir Wada Mahadsantahay Walal kalaay Hargeysa

  • @kingboakayouryourking8912
    @kingboakayouryourking8912 6 років тому +1

    Alha ha u naxariisto amiiiiiiin amiiiiiiin amiiiiiiin

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому +7

    sonkortaba waxakeenay Soomaha walwalka Ilaahoow unaxariiso Janadii fardowsakawarabi

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 років тому

      maniira axmad qaar Allah walaal qaar Allah waa maktuub

  • @mahadhussein9520
    @mahadhussein9520 6 років тому +2

    legend abdiqaadir jubba si gobonimo leh bu uhadly

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 2 роки тому

    Allow unaxariiso sahra axmed

  • @hibojemis5178
    @hibojemis5178 6 років тому +2

    Ilahay naxariistiijano hasiiyo mama sahra

  • @xidigbinudayax2599
    @xidigbinudayax2599 6 років тому +1

    ilaaahy ha u naxariisto Sahra Ahmed jamac

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 роки тому

    Ahn Sahra iyo intii dhimatayba aamiin aamiin aamiin

  • @mahamedwardi2996
    @mahamedwardi2996 6 років тому +1

    Alle ha u naxariisto ameen ameen Aamin yaa rabbi

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 2 роки тому

    Aamiin Alle ha u naxariisto zahra Ahmed jama boqoradi codka

  • @deeqoadan8424
    @deeqoadan8424 6 років тому

    Ilahaw u naxariso Amin somaliya y cabdulahi jubo WA FANAN QARAN somaliwan o dhana JECEL ilah Hano xafido qabil WA qurun Somali wan Ku daysada cabdulqadir juba WA WALAL qaliya o qimo qadan

  • @rodalaki8750
    @rodalaki8750 6 років тому +3

    inaalilahi wa inaa ilayhi raajicuun

  • @naemaabsiye2005
    @naemaabsiye2005 6 років тому +1

    ilaahy ha u naxriisto aamiin

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому +42

    Rer waqooyigu wadad aad uficana xaga martida Waan laso dahriibay Walahay Meelay idhigan bay wayeen

    • @ahmedibrahim4562
      @ahmedibrahim4562 6 років тому +1

      maniira axmad walal maad tahriibtay bismilah...warka isii anna waan soo socdaa lol

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 років тому +1

      maniira axmad , mahadsanid walaal.

    • @yareabdille1464
      @yareabdille1464 5 років тому +1

      Kkkk walalay kuwas ficnan kuman aqone darisna ana la ahaye amay sandaqada ka jabsaden

  • @fatuuxmustafehassanhassan3540
    @fatuuxmustafehassanhassan3540 6 років тому +1

    Ilahaw ada wayn oo waxide u danbi dhaaaf unaxariiso janadii fardowso kawaraabi yaarabi

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 6 років тому +2

    juba nin odaya qof jira runtii weeye eesh cala fanan biniaadama👍inkasto dadki hore e wanagsana dhamaden midh midh ba ka hadhay

  • @boqoradasomaliland6351
    @boqoradasomaliland6351 2 роки тому

    Alle hawnaxariisto maamo sahara ahmed🤲🤲😥😥😥❤❤❤

  • @khadijaibrahim6788
    @khadijaibrahim6788 6 років тому +1

    amin amin sahra ahmed jamaa allah hauunaxaristo amin

  • @habonabdi
    @habonabdi 6 років тому

    Allle naxariisti janno Allle haka waraabiyo Alllow u naxariiso Sahra Ahmed iyo dhaman umada Muslim ahba

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому +2

    Wuu yahay qofsoomaliya oomanta dabeecada leh dahabkaa Ilaahoow unaxariisto adaa Naxariis tadubadantahaye

  • @zaaramohamed6689
    @zaaramohamed6689 6 років тому +1

    amiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiin alle how naxaristo

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому +1

    Unaxariiso janadada ugu deeq walligayba qofxun majeclaan qofkuu qalbigaygu raaco wanagiisan maqlaa

  • @aliismail8049
    @aliismail8049 6 років тому +2

    Qaansee huryo iyo sulub weeye sida qaansada ayu u goday. all fanaan abdulqaadir juba.waanan ku salaamayaa habaynkii ugu horsysay eed kaso muuqatay golihii hurtida iyo madaadaalada tiyaaatar hargaysa .googoos lagu dhigay oo daka qaaday .heesta daawo dacalada.

  • @iloveyougeeziyadasomalilan7601
    @iloveyougeeziyadasomalilan7601 6 років тому +2

    anigu hanu nahay duriyada isaaq faladagan oo kale naguma jirro mnchlh allow adiga mahad leh iga dhaliyay duriyada viva jubbo

  • @hooyojecel9674
    @hooyojecel9674 6 років тому +1

    Ilhey haku naxristo sahro axmed

  • @mustapheahmed6061
    @mustapheahmed6061 6 років тому +5

    alle haa uu NAXRSTO

  • @fatumaabdille3978
    @fatumaabdille3978 6 років тому

    Alah u naxaristo marxumada zahro ahmed waaxan kalo aan aad u salamayaa abdul qadir mualim jubaa

  • @hayfacadey9898
    @hayfacadey9898 6 років тому +1

    iLaahay Ha u naxariiisto

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 6 років тому +1

    Ilaahayow u naxariiso

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 6 років тому +1

    allaaha u naxariisto maamada

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому +3

    Yaarabi naxariistada ugudeeq udanbidhaaf qabriga uwaasici

  • @xogsadeabdi5422
    @xogsadeabdi5422 6 років тому

    Allow uu naxaristo sara Ahmad

  • @behumble3829
    @behumble3829 5 років тому

    JANATUL FARDOWS ALLAHA KA WARABIYO MAAMO SAHRA

  • @fadumoibrahim2667
    @fadumoibrahim2667 6 років тому +1

    Allh unaxaristo sahra

  • @haajiapdalla3779
    @haajiapdalla3779 5 років тому +1

    Ilahay haunaxriisto

  • @hamdi.noolaadaladan1271
    @hamdi.noolaadaladan1271 6 років тому +5

    Alaah.haunaxriisto

  • @user-cy2te5bs9s
    @user-cy2te5bs9s Місяць тому

    Sahro axmed illaah haunxristo

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 6 років тому +1

    Alaa jubana horta da.da necebaa.ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo sahra axmed geesiyad bay ahayd qalbi fiican oo karti badane

  • @khalilomar3962
    @khalilomar3962 6 років тому +2

    Alla ha u naxariisto.

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому +6

    Ana waxan dhashay 1988antaana adaa igayar ooiga qurux badan

    • @hibojemis5178
      @hibojemis5178 6 років тому

      maniira axmad wlh waadhalashadayda 1988/December

  • @zamzamabdi5279
    @zamzamabdi5279 6 років тому +1

    Well come. Xidigahaa geska will welcome you.

  • @fadumohassan1540
    @fadumohassan1540 6 років тому

    Ilaahey ha u naxariisto

  • @nazirmahmoud6380
    @nazirmahmoud6380 6 років тому

    Ilahy edo haku naxaristo

  • @ifrahali9051
    @ifrahali9051 6 років тому

    Uuu ku faanayaha ileen waa duriyadiiyeh alle haku naxaristo edo😥😥😥

  • @nugaalboymaxamad7858
    @nugaalboymaxamad7858 4 роки тому

    Ilaah ha u naxariisto

  • @aliismail8049
    @aliismail8049 6 років тому +1

    Ayaan fidhiyay googooskaa waan xasuustaa .adoo luqun dheeer

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 4 роки тому +1

    habar Yoonis hil iyo hoo waa leeyihiin

  • @hamdamuuse3208
    @hamdamuuse3208 6 років тому +1

    Ale.haw.naxariisto.sahra.axmed

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому +1

    Ilahada quruxdadan dawada q/dir juboow wagad yarayd kalsooni iskuqab aadbad uqurux badantahay

  • @xiismaxamed8945
    @xiismaxamed8945 3 роки тому

    Eedo sahra axmed jaamac alle haku naxaristoo

  • @khaalidabdiraxmaan8660
    @khaalidabdiraxmaan8660 6 років тому +21

    Kulaha waxaan abaal uhaya axmed mooge, maxamed yuusuf, huryo, sahra axmed, dacar. Oo waaba duriyadiiye.

    • @same6001
      @same6001 6 років тому +6

      khaalid cawil Somali oo dhami waa dadkeenii. Waxaynu nahay duriyada Somalida. Illaahey sw ha u naxariisto.

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 років тому +5

      khaalid cawil haduu yidhaa wuu ku sharfan yahay qaar baan u qirin dadkii wax ka dhigay qofkaan aadamaha u mahad celin ilaahayna uma mahad celiyo inaga dadka WAYNU wanaajinaa gobanima waa dhalasho inaadeer

    • @sahraabdi1589
      @sahraabdi1589 6 років тому +3

      khaalid cawil duriyadu waa ayo? Waa fanaaniin soomaaliyed oo soo gacan qabtay markii uu dhalin yarada ahaa ee hargaysa uu joogay intii aanu guursan boqoradii reer gacan libaax

    • @khaalidabdiraxmaan8660
      @khaalidabdiraxmaan8660 6 років тому +1

      sahra abdi duriyada waad taqaan ee miyaad is nasaqaysaa

    • @guuledali9145
      @guuledali9145 6 років тому +2

      khaalid Cawil durayidii maaha ee waa garxajiskii intubaa

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 6 років тому

    Illahy ha u naxariisto sahra ahmed
    Nin rag ah oo d'ada ka carara waligay ma arag abdiqadir juba mooyee illahay haduu cimrigaa ku simay ma ahayn inuu diido intuu jiro

  • @blvr10
    @blvr10 6 років тому +1

    Wariyaha inalilaahida af english ahaa buu uyiri....sahra waa tageeri jiray wayheegii caruureed

  • @updallamohamuud7263
    @updallamohamuud7263 6 років тому

    Allow unaxarizo sahra ahmed una danbi dhaaf qof qaliya ay ahayd

  • @bestqueen3771
    @bestqueen3771 6 років тому

    Illhyw u naxariiso Aaamiin Aamiin Aamiin Aamiin 😅😅😅😅😅😅

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому

    Q/dir juboow markaad xamar tagtid Ooad show qabanaysid Sawir kaagii 1987 darbiga soosur

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому +3

    Inanta inanta sayiigu hayeen baan yurub soogalnay wadad Qalbi Fiican ooxitirama Qofka lasocda hayska qayliyeen omeelaha hakaqararac dhahen

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 років тому

      maniira axmad fee inaadeer waa ku sidee anagu xamar waan u tagnay walaahi ma dacaayadaynayo oo meel tacsi lagu hadal hayaynu joogaa intaasaad inaynu ku cibra qaadano inoogi fiican anagu xaasidnimo iyo munaafaqad ma naqaan waakaa cabdilqaadir jubba ilaahay dambisiisa iyo ka waalidkiiba ha dhaafee kuu sheegay in ay hadal cadayd Allah ha u naxariistee dadkaad reer s.landna hadal cad yihiin oo qofka markuu waxaasi ima qabato yidhaa ee hadalka cad aad idinku u taqaanaan qaylo muxuu faanaan waliba hargeysa ugu soo baxaa? Dhiiri galin iyo xaasid aan jirin imisaa waar HOOY michrophone-ka iska dhig la yidhi oo lagu foodhyay reer hargeisa ama burco, ama borama, abdilqadir jubbana shacabka iyo dhiiri galinta national theatre-kii hargeisa isagoo inan yara uga dhacday ruwaayadii abuur waano la yaab isaga iyo reer.slandba way og yihiin xamar kama heleen umanay quudheen waa xaasidiin reer koonfureed fanaankii cumar nuur cabdille nin aad u cod wanaagsan buu ahaa xasan Adan bay mar soo wada baxeen maxaa kala fadilay? cumar nuur cabdille aun isagoo wax la cod ahaa yaraa hadana 5 heesood ma dhaafin u fiirso cigaal, xasan adan, cabdinasir macalin, cabdilqaadir jubba, maxamed carrale (ikraan aabaheed) iyo qaar kaloo badan hargeysa iyo abwaan reer hargeysa ah bay isla heleen qayladaad sheegayso aamuska dhagaraysan baa ka xun libaaxa ka ciya iyo ka aamuska kee la qaatay? Ilaahay xasadka aad ayuu u necebnahay iska daaya waaka halkaa idin dhigaye

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 років тому

      maniira axmad qararacdaa kugu cusub ood practice-garanaysaa baan u malaynayaa waxani wax ka badane soo soo dhawoow heeaboowe nimanka minankaahii waaaye baad martida tidhaahdaan markaasuu afku dheeraadaa markaad luunka ka rogi waydaan anaguna hadaanaan ku doonaan ama ka bul dheh baanu ku odhanaynaa waa tacos neesbu ilaahay Sahra iyo intii inaga DHIMATAY oo dhan haw naxariista inagana haynooga daba NAXARIISTO adigana munaafaqad ha kaa daweeyo inankaasiba waa Kula mid dadka aan xaqirayn isna Allah ha sharfo

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 років тому

      asal hargeisa, well said 👏

  • @xamsexasan8952
    @xamsexasan8952 6 років тому +6

    Alle ha u naxariisto mamo sahra ahmed

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 6 років тому +1

    Allalah ha unaxirrrsto maamao

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 5 років тому

    Alle haw naxariisto oo haw danbi dhafo😭

  • @duliyeshabeel4237
    @duliyeshabeel4237 3 роки тому

    Maata ururis waa run,waayo 1991kii dadkuba gurigeeda ayay wax ka cumi jireen

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому +3

    Maxay kudhacdaa fanaanintii ooosas lojeclyahay inan Noloshayda lagawarqabin Alaa xanun badana

  • @superlula2674
    @superlula2674 6 років тому

    allaaya raxma

  • @alijama5829
    @alijama5829 6 років тому +3

    YAAB. GEERI AYAA TAALA FANAANKU SI FIICAN AYUU U HADLAY NO MORE CAADIFAD ISAGA WAAN AQAAN MAAHA NIN CALOOL XUN

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 років тому

      Ali Jama waa runtaaye wacdigaa xagiina ula jeedso

  • @same6001
    @same6001 6 років тому +4

    Wòooooow wallahi isku dookh baanu nahay heestaas aad baan u jeclahay. Cabdulqaadiroow Somaliland go'i mayso, weligeen walaalo ayeynu nahay. Kaalay dalkii. Dhaqso Cabdulqaadiroow.

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 років тому

      Barwaqo way gi'day adiga waxba lagaa waydiin maayo markii horena anagaa kuu nimide
      layskuma jirin imikana isagu waa inankayagii waa hargeysadiisii isagoo inan YARA madaxa saartay waanu u qiray abaalkeedii waanu u qalmayay waa tacsi meeshu siyaasad hadaad xiisaynayso orod jawaari qalbiga u qabooji tiiniibaa idin cuslaysaye ku mashquuli tacsi baa laga hadlayaa Allah haw naxariiso ma haleeli wayday?

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 років тому

      Barwaqo dookh waaye xaflad lagama sheekaynayo inaalilaah wa inaa ilayhi raajucuun Allah haw naxariista dheh

    • @same6001
      @same6001 6 років тому

      asal hargeisa Anigu Sahra waan u duceeyey. Illaahey sw waxaan ka baryayaa inuu u naxariisto oo danbigeeda dhaafo iyada iyo intii islaam ahba inuu cadaab ka dhawro innaggana inooga daba naxariisto Aamiin. Somalilandna go'i mayso. Walaaluhuna way is dilaan oo heshiiyaan. Ethiopiyaba waynu is dilnay oo ay weliba dalkeenii haysataa. Dal kale loogu dari maayo.Farmaajo Illaahey sw ha ilaaliyo. Geeesiyaashii SNM ILLAAHEY sw danbigooda ha dhaafo oo cadaab haka dhowro. Siyaad Barre Alleh sw ha xisaabo. Nin kasta oo madax ah oo dalkan iibinaya ama cadow u siinaya amaba khayraadkiisa xadaya - Illaahey sw dhashiisa ha u geliyo oo nolosha haku duleeyo Aamiin.

    • @faha9585
      @faha9585 6 років тому

      Barwaqo HAKU HABSAAMIN SOOMAALILAND SOCOTAY GOONI ISKUTAAGEEDA ADIGA LAGAALA TASHANMAAYO WEYKA GO' ANTAHAY QARANKEENA WAANA MUQADAS MIDAKALE ALAHA UNAXARIISTO MAAMA SAXRA AXMED JANATUL ACLAA ILAAHAY HAGEEYO KAJOOJIYA INAAD KASHEEKAYSAAN HEESIHII AY QAADIJIRTAY WAAYO HEESUHU WAA DAMBI HALOO DUCEEYO INSHA ALAAH

    • @same6001
      @same6001 6 років тому

      Fa Ha Aamiin Illaahey sw Sahra ha u denbi dhaafo oo ha u naxariisto iyada iyo intii islaam ahba.

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому +1

    Amarkaasaa somali haysta Toban sanay isyareeyaan

    • @sucadaabukar931
      @sucadaabukar931 6 років тому

      Amiin

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 6 років тому

      maniira axmad de walaal da,ada layskuma qiro anigu xitaa toban baan qariyaa kkkkkkkkkkk

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому +18

    Marwalba ooay igusoodhacdo wandhahaa sacadasan cishe tukaday Waan uduceeyay aloow uaqbal

    • @same6001
      @same6001 6 років тому +2

      maniira axmad Muniira walaal dadkeenu was dad wanaagsan. Somalidu dad xun ma aha ee qaar badan aqoon la'aan baa haysa. Qabyaaladu waa cudur oo wallahi ah. Haddii aan laga gudbina wallahi in dhulkaba laynaga qaadi doono.

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому

    Walina wadayartahay

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому +1

    Dad kii aan wa da dhalanay 1988 waxay dhahan waxan dhalanay 1997 1996 1998 amarkaasaa soomalihaysata Toban sanay isyareyaan

    • @xafsamudan222
      @xafsamudan222 6 років тому

      maniira axmad yaakayelayo.hee dhalin.dhafoory kutaaalaaye

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 3 роки тому

    Ale sahra axmed jaamac janada haka waraabiyo waa runtii ninkaas laf dhabartii waabari bey aheyd anuu waxaaban qabaa iney no 1 aheyde

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому

    Meelbaa ihaawanaysa subxan maqlay geerideeda aadban Unaxay a adna wan ujeclaa ilahoow

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому

    Alaaa quruxeey maxad tartaa way kulawaynanaysaa oodhamanaysaa waacodsi swirkagaaga hilawin darbiga soosur alfanan

  • @mohamoudjama5623
    @mohamoudjama5623 6 років тому

    heesa ma jecli
    dhigisigooga, R.I.P nevertheless

  • @boqorkaumada9562
    @boqorkaumada9562 6 років тому

    Da ladii meshan bilcaan miyaa 😂😂

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому

    Walahay banan Toban sano daye bilqarin karin afkaaba igaxadaya

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому +4

    Waxanan helikarayn buukuhaminaya1987 bayahayd waxanad ahayd wilyar Ooaad uqurux badan

  • @awshan571
    @awshan571 6 років тому +1

    😭😭😭😭😭wallahay waa geeri naxdinleh,,aad looga ooyo..😭😭😭😢

    • @same6001
      @same6001 6 років тому

      muxsin maxamed Runtaa walaal. Illaahey sw ha u naxariisto. Sahra waxay ahayd legend.

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia583 6 років тому

    Juba daleys maka tacsiyeeyey?

  • @deqawarsame9018
    @deqawarsame9018 6 років тому

    maniira axmed dhowr iyo labaatan jeer ayey comment soo qortey.

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 років тому +1

      Deqa Warsame , kkkk😂 meyla.aragtey walaal, geeridey malaha ka naxdoo maba is oga iney 20 jeer meesha wax ku qortey. kkkkkk

    • @herrmohamedosman7293
      @herrmohamedosman7293 6 років тому

      Wax wanagsan uunbay soqortay no more caadifad

  • @nafisahassan3677
    @nafisahassan3677 6 років тому

    Hhhhhh sanadka suuu uga caradho cabdiqadir jibo waxaan umalaun ilaahy inuu hal mar dadajiyo suu hada u d'à yarhay

  • @mohamoudjama5623
    @mohamoudjama5623 6 років тому

    minir axmed creature ka LA baxay wax qabta misan jirin hadu waalan yahay???

  • @walidgama135
    @walidgama135 6 років тому +1

    Abdiqadir juba
    Hadma ayaad hargeisa tagisa adiga iyo hassan Adan

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому +1

    Oomeelaha hakaqararac dhahen lakin way calol xaranyihiin

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 років тому

      maniira axmad oo walaal hadaad qof wanaagiisa sheegayso in yar oo munaafadadana inaad daba dhigto ma daruuribaa