aaskii Qaran ee loo sameeyay Marxuumad Sahra Axmed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 33

  • @Somfox1
    @Somfox1 6 років тому +1

    ALLA HA U NAHARIISTO SAHARA AHMED ... gabadh Somali oo dhan ku qaali ah bay aheyd alow jano gee , dhamaaanteena waan wada dhiman doonaa ee alow inoo wada nahariiso .alow danbigeeda dhaaf sahra ahmed . amiin

  • @abdulkadiraj3747
    @abdulkadiraj3747 9 місяців тому

    😢😢😢😢😢😢 Allah haa u naaxaristo mama sahra Ahmed

  • @hariirahmed5992
    @hariirahmed5992 4 роки тому +1

    Allha naxariisto sahro axmed jaamac maamo qaliyay ahayd

  • @abdulahishirdon6969
    @abdulahishirdon6969 Рік тому

    I love you Hooyo ilahay janadii haku geeyo.

  • @tasniimhussian8409
    @tasniimhussian8409 6 років тому

    Alle janno fardawsa hakuugu bushaareeyo sahraay alle haka dhigo kuwa xawdka nabiga scw ka cabba

  • @abdirisaaqaxmed61
    @abdirisaaqaxmed61 4 роки тому

    Aamiin aamiin alle ha uu naxariisto

  • @khadiircabdi5619
    @khadiircabdi5619 5 років тому

    Alle ha u naxariizto hoyo sahra Ahmed

  • @mahadhassan5226
    @mahadhassan5226 6 років тому +2

    Alle ha unxariisto Zahra Ahmed

  • @nimcaanaadamaxmed6901
    @nimcaanaadamaxmed6901 6 років тому +2

    innaalilaaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Alla ahw naariisto Jannatul Fardawsa Alla.Haku maamuumso

  • @rahmanoura8064
    @rahmanoura8064 6 років тому +1

    subxan Allah .Allah ahw uu naxaisto😢😢😢😢

  • @boqoradasomaliland6351
    @boqoradasomaliland6351 2 роки тому +1

    Alle hawnaxariisto hooyadii somaliland🤲🤲😥😥

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому +1

    Alah hoow naxariisto Janadii fardowsa alah ha Geeyo

  • @hodanali5677
    @hodanali5677 6 років тому +2

    Mom sahro Ahmed Jamac ilaahey haku naxaristo Ale ya raxmaah😢

  • @maxamedofficial8990
    @maxamedofficial8990 4 роки тому

    Ilahy ha unaxariisto

  • @abdulahishirdon6969
    @abdulahishirdon6969 Рік тому

    I love u burco

  • @ahmedjama9112
    @ahmedjama9112 6 років тому +1

    Ilaahay naxariistii Janno ha ka waraabiyo iyada iyo intii geeryootay ee muslimiinta ah.

  • @Abshir252
    @Abshir252 6 років тому +1

    dadka af ka somali ku hadla maxay mar walba u dhahaa dadkani yaab. war umada somaliyeed dheha. Allaha yaa rahma ilaahay samir hanaga siiyo mama sahra

  • @abdulahishirdon6969
    @abdulahishirdon6969 Рік тому

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 6 років тому

    marxumada ilaahy, dambigeeeda allaha dhaafo, su,aasha QABRIGA, ALLHA U, FUDUDEEYO, JANDA ALLHA , KA, WARAABIYO, COD MACAANEEY SAHRA XIGMAD, LAAHAY , HA, U NAXARIISTO!

  • @umulkhayrahmed8718
    @umulkhayrahmed8718 6 років тому

    illhy hawnaxriisto amiin amiin

  • @saeedofficial
    @saeedofficial 6 років тому

    Alle ha unaxariisto

  • @muhammadismael5622
    @muhammadismael5622 6 років тому

    Allow u naxariso

  • @habonic8316
    @habonic8316 6 років тому +1

    Wale ina Axmed Mooge intuu ijiro ayuu muujiyey edadii

  • @nimosweet9324
    @nimosweet9324 5 років тому

    Allah how naxariisto amiiin😓

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 6 років тому

    ILAAHY, MA, WAX BAA, LAGA DALBADAA , MISE WAA LA, ALLE BARYAAA? YUUSUF BOOBE

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 6 років тому +1

    www.qurancentral.com/audio/alzain-mohamed-ahmed/ ILAHAY NAXARIIS JANNO HA SIIYO DEMBIGEEDANA HAKA DHAAFO, anigu waan gabadha aan ugu jeclaa heesaha ay qaado oo dhan waan jeclahay, waan ku soo barbaaray fankeeda iyo codkeedii halaasiga ahaa ee ilahay hibada usiiyey ruwaayad ay ku jirto oo aanan gelin garan maayo ilaa 1970kii quraan aan ku casuumey markaan maqlay in ay u hoyatey halkii lama huraanka ahayd, balse waa la hagradey oo xabaal amaan ayaa inagu badan markii ay xanuunsanaysey maxaa loo geyn waayey UK oo ay haysatey sharcigiisa, wadaka lama baajin karee waa loo dadaalaa caafimaadka, maanta accounts loo furo waxba u qaban maayee aan u duceyno ilahayooow dambigeeda dhaaf samir iyo iimaan dhamaan umada somaliyeed

  • @Afhayeentotal
    @Afhayeentotal 6 років тому +1

    wan ooyaayaa may edo iyadaa yurub ikentay anoojabuuti joooga wale viza iisoosartay hoyo sahra

    • @tasniimhussian8409
      @tasniimhussian8409 6 років тому

      Dhamac Abdi 😭😭😭 waa ayaanba ayaan walalo samir iyo iiman i love sahra i
      Markay noolayd iyo hadaba

    • @hodanali5677
      @hodanali5677 6 років тому

      Dhamac Abdi Axxxxxxxxx 😢😢Huno Mcn samir iyo imaan ilaahay haka siyo ilaahay ha u naxaristo idin ale insha allah

    • @Afhayeentotal
      @Afhayeentotal 6 років тому

      amiiin adeero

    • @Afhayeentotal
      @Afhayeentotal 6 років тому

      amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin indeero

    • @mokiyaz9892
      @mokiyaz9892 4 роки тому

      Wlo ilaahay ha u naxariisto Samir iyo iimaan dhamaanteen