Qaybta 1-aad. Bilawgii nolosha qurbaha ee abwaan Maxamed Adam Dacar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
    Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

КОМЕНТАРІ • 186

  • @abdirahmanmohamud4040
    @abdirahmanmohamud4040 Рік тому +36

    Maashalaah. “Waligay qof wax ma waydiisanin”. Dad kii hore ee somaliyeed, dad waxay ahaayeen qiimo leh. Of course music asagoo wax aan wacnayn ah, bay dad kii hore dee ahaayeen dad diin, dhaqan, xishood, ixtiraam, deeqsiyiin, geesiyaal, xirfad la yaal, sharaf, kalsooni leh. Ilaahay intoodii dhintayna Ha u dambi dhaafo, naxariis iyo Janana ha geeyo, intooda nool na caafimaad iyo cimri barakaysan ha siiyo. Mr. Hareeri waa Mahad san tahay. I love your programs. Keep it up.

    • @abdul-majiidabdinasir
      @abdul-majiidabdinasir Рік тому +1

      afkaaga caano lagu qabay wlle, si quruxbadan baad usoo dhigtay siday ahaayeen aabayaasheen iyo awowyaasheen

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Рік тому +10

    Dadka rer somaliland waa dad karti badan oo qalbi wanaagsan runta sheega
    Taasi waa waxa dadka koonfurta somaliya aanay uga marmayn somaliland . Guul duriyada xalasha ah

  • @Abdulkga
    @Abdulkga Рік тому +16

    Dacar waa 85-90 jir, Illahay caafimaad iyo haybad siiyey, oo aan weligiis wax balwad ah haba yaraatee yeelan . MaanshAllah adeer dadkii wanaagsana midh midhka kasii nool ayaad tahay.

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Рік тому

      Dacar walaal ugu badnaan waa 77 ama 78

    • @ibtisaammohamudmohamud5277
      @ibtisaammohamudmohamud5277 Рік тому

      Hubso wll waxaad qoreeso

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Рік тому

      @@ibtisaammohamudmohamud5277 adigu maad iska hadlaysa uun marka wax lagu sheego caqligaaga la kaasho qiyaas iyo lodkiisa ayaa la eega, Dacar waa loodki Muuse biixi ugu badnaan 3 sano ka wayna ama isasoo gadheen mar wada kaceen

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +6

    Xeeldheere Fan, Aqoonyahan, Aftahan, Cilmiyahan, Gabay yahan,maanso, yahan Kaftan yahan Raxmaanku haw naxariistii jano hawgu deeqo Goat Of somali Shekespeare The greatest Of All the Time Mohamed I Warsame Hadraawi.

  • @afyaretoreye1842
    @afyaretoreye1842 Рік тому +7

    Waa ninka kaliya ee u qalma
    Share like everything

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Рік тому +17

    Cimri-dheer iyo caafimaad Ayaan kuu baryayaa ilaahay. Aamiin

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 Рік тому +7

    Maashaa Allah gobtii baa is heshay,Illaahay subxaana watacaalaa ha idin barakeeyo cimri dheer iyo Caafimaad Inshaa Allah ✌️💕💕💕

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Рік тому +6

    100k common soon
    Weriye sarre Abdisalaan Hareri
    Odayga 100k iyo ka badan wuu uqalmaaye u share gareeyaaa
    Insha Allah

  • @mudanibrahim9089
    @mudanibrahim9089 Рік тому +8

    Abwaan Maxamed Aadan Dacar, waa qof jira. Allah cimrigaaga ha raajiyo 🤲

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 Рік тому +4

    Mashallah ❤❤❤ abtigay Dacar cimri dherar iyo caafimaad sareecan ah ayaan Raxmaan ku waydiiyey 🫡
    Herari legend 🫶🏻🐐🤝

  • @cabdiraxmaannoor9620
    @cabdiraxmaannoor9620 Рік тому +2

    Raga socodku waa udoor
    hadii mawdku daaye
    darbi lama fadhiistiyo
    halkii kuu daraatee
    dib inaan udhoofaan
    taladii ku daaye Abwaan tacar😂

  • @abdikafiF4
    @abdikafiF4 Рік тому +4

    abwaanku waa jilaa cajiib ah Waxaan ku xasuustaa ruwaayadii xishood iyo jacayl iyo qaar kale. Cimriga Allah kuu barakeeyo.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Рік тому +9

    Masha allah two legends

  • @Mohamedabdimalik72
    @Mohamedabdimalik72 2 місяці тому +1

    Cakku waa xilligii Ragu ragga ahaa buu duqu yidhi wuxuu ula jeedaa hadda da'da saamaysay awgeed age-ka uummarayo iyo barigaa inta uu la ekaa ayuu isbarbar dhigayaa oo hadda quus buu muujiyey , waxaan ilaahay kuu baryeyaa cimri dherer oo barakaysan iyo cibaado suuban labadiinaba inshallaah wakhti fiican oo qurux badanna waad sooqaadateen wajjiyo naxariiseedna way idinka muuqdaan adduun iyo aakhiraba allaah ha idiin naxariisto dar ilaahay baanan idiin jeclahay iyo somaalino idiinkuna ducaynayaa adeerayaal kilil kaas abwaanku carrabka kudhuftay baan joogaa.
    @East imey woreda #

  • @afshiinkhadarahmed8512
    @afshiinkhadarahmed8512 Рік тому +3

    Wlee waad naga soo gaadhay waxan dawado macquula oo lagu madadasho Ayaad noo furty c/sln hereri Grazie mille

  • @waayoaragagalmudug9759
    @waayoaragagalmudug9759 Рік тому +4

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏 Abwaan Cimrigada Allaah Raajiyo Soomaaliya Nabad Allaha Noga dhigo

  • @nimashine8475
    @nimashine8475 Рік тому +5

    Mashaallah ilahay cimriga iyo cafimaadka haku barakeeyo adeer

  • @tiigsade
    @tiigsade Рік тому +1

    Hereriyoow abwaanku waa xaraabo miidhan marka adigaa caqabad ku noqday warkiisii sababta garanmayno markuu ka hadlayey sheekadii qosolka badnayd ee uu lahaa qof wax qorikaraa naguma jiran inuu sii wado waad is hortaagtey, sababta garan mayno

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Рік тому +4

    Masha Allah quality iyo qurux ayuu u dhashay Allah cimriga haw barakeeyo

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar Рік тому

    Cardiff magalaadi odayaash seamen’s ka ah. Cardiff bay l Tiger bay. 2017 baa igu danbeysay.

  • @hirrowleofficialchannel3186
    @hirrowleofficialchannel3186 Рік тому +2

    Cimriga iyo caafimaadka weyne haw siyaadiyo Abwaanka iyo adba weriye xushmad mudan.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Рік тому +2

    Masha Allah. Dacar wuxuu ahaa fanka raga ugu dhaqanka wacan!Allah cimirga cafimaad iyo cisi hakuugu rajiiyo. Danbigaaga Allah ha dhaafo. Khatimada Allah Kheyr hakuugu khatimo

  • @MrAbdiqani1
    @MrAbdiqani1 Рік тому +1

    Bi iwa cabdinurow cosobsan islahaye sowtan cirka ila aday.
    Ilahow cimrigaga dhere cadabkana kaxore .
    Asal Somali

  • @Dhaxalgal2023
    @Dhaxalgal2023 Рік тому +2

    Dadka somaliyeed ee sharafta 1k ayaa u socdaa wax yar ayaa iiga dhiman mahadsanidin.
    Like na saar comentiga.

  • @maxdar11
    @maxdar11 Рік тому +2

    Dacar waaa majaajilayste wallee waa bilaa stress allow cimriga kuu dheeree caafimaadna hakuugu daro

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir Рік тому +5

    allahayow caafimaadka u daa adeer dacar, waa soomaali muslim dhab ah.. reer DDS baan ahay lkn dhalasho ahaan, dhaqan ahaan, diin ahaan, intaba wuu imatalaa maxamed aadan dacar, waa nin xuduudaha siyaasadeed ee soomaalida ka gudbay. hereri mahadsanid sxb

    • @sir__cmc
      @sir__cmc Рік тому +1

      Isaga laftiisu waa reer DDS xataa aniga aad baanu u degnaa meesha awoow.kkk

    • @abdul-majiidabdinasir
      @abdul-majiidabdinasir Рік тому

      @@sir__cmc kkkkk, waa runtaa sxb, aniga laftirkayga hargeysa kama fogi beesha daroor ilaa hargeysa dagta waa abtiyaashay anigu wardheer baan kasoo jeedaa

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Рік тому +3

    Mansha Allah,, cimriga Allah idin barakeeyo xasuus weeye sawirada

  • @ahmedabdillahi4439
    @ahmedabdillahi4439 Рік тому +1

    . MAXAMED AADAN (Dacar). Shaafici ayaa la odhan jiray fanka ka hor

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Рік тому +3

    Akhyaarta ✅✅✅
    Wax yar baa nooga dhiman chellenge ugu adkaaye fadlan janaalkan taageero ku soo biir sabiskarayb saar
    Aad baad u mahasanthy
    GUUL IYO Gobonimo
    Insha Allah

  • @abdirisakjama
    @abdirisakjama Рік тому +1

    abwaan maxamed adaan dacar
    &
    abdisalam hareri

  • @caaqilkakampala1448
    @caaqilkakampala1448 Рік тому +2

    Long life somalia 🇸🇴

  • @maametiger5169
    @maametiger5169 Рік тому +1

    Masha Allah Suxufi C/Salan Hereri Iyo Abwankaba Wad Salaman Tihiin Dad Qiimo Bdan Baatihiin Run Ahanti

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 Рік тому +1

    mansha Allah mansha Allah mansha Allah Abwaan dacar iyo C/salaan hereri oo is helay khay ayaan idiin rajaynayaa Allah mahad lehh c--------q

  • @dawanmedia1889
    @dawanmedia1889 Рік тому +1

    Dacar wa qalbi fiican Ruuxkasta nin fiican bu ahaa ay yiraa. "COSOB SAAN IL LAHAYEE SAWTA CEEBI OGA RAACDAY " waa odhaah Dacar laga qoray, qurbihii taasa inaga raacday, hadan somali nahay.

    • @gday9659
      @gday9659 Рік тому

      Waxaan jeclahay in uu yiri markii uu dhigayay filimki Cilmi iyo Caado. Abwaan Dacar wuxuu yahay shaqsi aan jecel nahay jillinkiisa faneed. Allah waxaan uga baryaayaa caafimaad.

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Рік тому +1

    ABWAAN .JALAA DACAR IYO SAXAFI HERERI WAA RAG SHARAF LEH SALAN SARW

  • @AlladiPodcast
    @AlladiPodcast Рік тому +4

    Can’t wait part 2

  • @adeeroweeye6276
    @adeeroweeye6276 Рік тому +1

    kadib waxay dhigen 1992gii riwayada warabaha gabgableeyey wagiiba u guduutay wxana sameyey abwn dacar 👌👌👌🤙

  • @aminaqurux7702
    @aminaqurux7702 Рік тому +16

    Mansh Allah 💗💗💗💗💗👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @sir__cmc
      @sir__cmc Рік тому +4

      Maradan buluugaa ragan aad daba wadaa 84kii ayay iska tuureen

    • @aminaqurux7702
      @aminaqurux7702 Рік тому +1

      @@sir__cmc 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Somalia gul insh Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

    • @yaya_______boss
      @yaya_______boss Рік тому

      @@sir__cmc Ader naftada ben ha ushegin

    • @nuur3272
      @nuur3272 Рік тому

      @@sir__cmc
      ha iska riyoodaane iska daa saaxiib.
      dadka qaar baa u haystaa in Somali oo. dhami marada blue ahi ka dhaxayso....waa aqoon darada haysata dadka qaar

    • @cusmanabdulle
      @cusmanabdulle Рік тому

      @@sir__cmc noo calanka please qadari 🇸🇴🕊

  • @nadamohamad7870
    @nadamohamad7870 Рік тому +1

    Mashaa'allah Mashaa'allah abtigey Maxamed Aaden Dacar caafimaad. Cibaado suuban Allah ha ku siiyo ❤❤❤

  • @yuusufahmed3392
    @yuusufahmed3392 Рік тому +1

    Riwaayadi beeney waa run abwaankii lahaaa dacar

  • @barkhadcabdi8916
    @barkhadcabdi8916 Рік тому +1

    Fadlan cabdisalan hereri barmaamijyada yara dhaareeree xiisay leeyihiine waad nagu gaagaabisaaye

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Рік тому +1

    Waad naga kala gooysay Cabdisalaanoow

  • @mohammednoor7729
    @mohammednoor7729 Рік тому

    adeer maxamad aadan dacar waxaan wada deganeyn muqdisho dagmada yaaqshiid isgoyska towfiiq agtiisa wuxuu ahaa shaqsi laga nabad galo caruurtiisa oo aan si wanaagsan u kala garanayey ayaan waxaan ka xusuustaa ( cabdi maxamad aadan dacar ( fardows maxamad aadan ( ifraax maxamad aadan ( jaamac maxamad aadan ( mowliid maxamad aadan ) wixi ka yaraa moowliid ma garan karo adeer waaban u jeedaa maashaa allaah cimri dheer oo barako leh allaah ha siiyo hooyadana waxaan jecelahay in magaceedu ahaa shugri waqti dheer ayaa isugu keen danbeeysey waa wada salaamayaa reer adeer maxamamad aadan dacar dhamaantood meel waliba oo eey dunida ka joogaan

  • @MahamudHagimuse
    @MahamudHagimuse Рік тому

    Abwaan M Aden Dacar libaax Allh cimriga hakuu dheereyo maqaaxidii Southal Gafuun cafe London Longtime Hrgeisa Hda degenyey ban filayaa

  • @guledciidle3713
    @guledciidle3713 Рік тому

    Ustaad herari waxad soo fadhiisisaa abwaan xasan abdilahi (xasan ganay)
    Iyo waliba abwaan axmed saleeban bide
    Abwaan aadan tarabi ..

  • @ayaanleaxmed1435
    @ayaanleaxmed1435 2 місяці тому

    abwaan dacar waa abwaan qaliiye alle ha sharfo akhiiro iyo aduunyaba

  • @mustafesaahid7615
    @mustafesaahid7615 Рік тому +1

    Abwaan dacar dad badani ma yaqaanaan laakiin waa legend weyn

  • @yooltube6280
    @yooltube6280 Рік тому +1

    Maasha Allaah saxafi waxad soo qabatay nin weynoo qiimo leh.

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Рік тому +1

    Maasha allah abwaan maxamed aadam dacar iyo wariye sare cabdisalam hereri labadiinaba ilaahay cimriga ha idiin dheereeyo caafimaadkana ha idiin daaayo rag legend ayaa is heley

  • @abdulrahmanmohammed2819
    @abdulrahmanmohammed2819 Рік тому +1

    Allah cimriga haku dhereeyo abwaan

  • @mohayuusuf725
    @mohayuusuf725 Рік тому +1

    Masha allah Wariye sare Abdisan hereri iyo Abwan Dacar

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid Рік тому

    Mansha allah wariye hereri waa wariye aqoonyahan ah mana jiro wariyo la mid ah oo waqtigan nool

  • @siciidmaydal2393
    @siciidmaydal2393 Рік тому +1

    Maansha alaah alaayaxafidak abwaan dacar iyo cabdisalanba🌹🌹🌹👍👍👍

  • @khadarmohamed4378
    @khadarmohamed4378 Рік тому +1

    Mansha Allah Rag Culus Sln Boqran Adeeroyaal

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Рік тому

    Nin xariir la odhan jirey ayaa visayaasha usoo saaray reer Cardiff ahaa

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 2 місяці тому

    Ninkan waanin buka oo qabyaaladiiste ah

  • @hamzeahmed3305
    @hamzeahmed3305 Рік тому

    Innaalillaah Dacar ma sidaasaa u danbaysay... Ilaahay cimriga kuu dheeree. Gabadha uu leeyahay waxbaanu ka hor jilnay waa xaaskii hore ee boqorka Ingiriiska... ee shilka gaadhi ku geeriyootay... waayuu u soo joogay Dacar!!!

  • @RaygalMedia
    @RaygalMedia Рік тому

    Hji Abdisalan Hereri waa Legen weyne
    Aynu Gaadhsiino 1Milyan imikana 100 kun wax yarba uga hadhay ee halagu yaaco
    Waxa uu kamid yhy dad qiimaha badan ee inoo soo gudbiya wax wanaagsan oo Faaido leh

  • @SagalYuusuf-zd5vy
    @SagalYuusuf-zd5vy 2 місяці тому

    Mnsh allh ❤❤❤❤

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 Рік тому

    Dacaroow
    Heeskii hibba nuura

  • @HamseJama-x9l
    @HamseJama-x9l 4 місяці тому

    Alle ha barkeeyo abwaan mahamed aadan dacad

  • @mohamudabdirahman622
    @mohamudabdirahman622 Рік тому +2

    Maansha allaah

  • @osmanaden2779
    @osmanaden2779 Рік тому

    Abwaan,heesaa,laxan sameeye,jilaa iyo musig tume,xaaji Maxamed Adan Dacar wuxuu koonsaday dhamaan hibooyinka fanka.ilaahay ha xafido.

  • @bashiirbashka173
    @bashiirbashka173 Рік тому

    Abwaan mahamed aadan dacar ilaahay garab kaaga abwaan

  • @bashiirbashka173
    @bashiirbashka173 Рік тому

    Wariye Sare abdi salaan hareri ilaahay garab kaaga adna

  • @shamsahdeeq1594
    @shamsahdeeq1594 Рік тому +1

    Congruts me as a first man here

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 Рік тому

    Wariye sare hereri waraysiyadadii
    BBC da ee hore mar mar noo dhex
    Gali kuwan cusub sida barnaamijkii
    aad ka diyaarisay geeridii cabdillaahi qarshe ee 1997 dii youtuub kuma jirtee
    Mahadsanid

  • @khadarabdirahmanyacquub5620

    Abwaan Maxamed Aadan Dacar Alle swt ha xafido isaga iyo Cabdisalaan Ibraahim Hereri.

  • @hayadadam3312
    @hayadadam3312 Рік тому +1

    Maasha Allah

  • @SagalYuusuf-zd5vy
    @SagalYuusuf-zd5vy 2 місяці тому

    Soco gooray baa udabysa🎉🎉

  • @lailamohamed3057
    @lailamohamed3057 Рік тому +1

    anaa u horeeya maanta allaylee

  • @Edbashir
    @Edbashir Рік тому +2

    MashAllah 💗💗💗

  • @adenshire1349
    @adenshire1349 Рік тому

    Masha Allah.abwan maxamed Adam dacar.xayaakallah. masha Allah.abwan qaali ah. Riwayaddii xishod iyo jcyl ayu sifiican dadka uga qosliyey. yaa salaam.

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Рік тому +1

    💯💯💯💯💯💯💯

  • @hamze5225
    @hamze5225 Рік тому

    1993 ayey sawir wada galayeen ragani Ana anoo 2000 dhashey ayaan is dhahaa waad gabowdey allow cimriga inoo wada barakee

  • @filfilocAhmed
    @filfilocAhmed Рік тому +1

    Mansha allah adeero alle cimraga ah ku dheereyo 🤲🤲🤲

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Рік тому

    Abwaanku fanaanna wuu yahay, actor iyo comidian wuu yahay, waxaan jecelahay riwaayadiisii( xishood baa i dilay)oo aan goor dhow daawaday.

  • @ameinapdi3084
    @ameinapdi3084 Рік тому

    Awoow alle cilmiga iyo cafimadka alle ha kuu dheereyo 🤲

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 Рік тому

    Abwan Mohmed adan dacar

  • @iidkhadar4925
    @iidkhadar4925 Рік тому

    Abdi,salaanow goor maad dhalay balse goor maad wariye noqotay bal Nosoosheeg

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 Рік тому

    Dacar oo kale oo ah dadka xigmadda u saaxiibka ah miyaa la isku badh jaraa! Siday kaa noqotay Hareri! Maad noo miistid ma lacag ayey kugu joogtaa saaxiib!

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka Рік тому

    Dacar aad ban u jeclahay heesihiisa alle cimriga iyo caqligaba ha u barakeeyo

  • @AI-ix3xp
    @AI-ix3xp Рік тому

    Cabdisalaam hereri waxan ka codsanaya in aaad waraysto fananka la yidha Cumar rooraaye o ah fanan wayn o taariikh badan xaga fanka ah haya inta la waraystayna ay yartahay hadayba jirto. si joogto ula socod barnamjiyad halka so dhigto aad u mahadsantahy wariye sare mudane hereri

  • @Madadaal
    @Madadaal Рік тому

    Maxamed Adan Dacar Abwaankii waynaa Ilaahay cimri caafimaad leh haku siiyo.

  • @yahyemohamud6721
    @yahyemohamud6721 10 місяців тому

    Maxamed aadan dacar

  • @Rahmamohame19
    @Rahmamohame19 Рік тому

    Wlhi waa runtii waa markii bbc somali raggi ragg ah joogeen inti dhimatay ilahay how naxariisto

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Рік тому +1

    Mahad sanid hereri

  • @abdulkadirahmedfarahmadall4626

    Cimri dheer iyo cibaada suuban allah siiyo Abwaanka wa hanti ay umada soomiyeed leedahaye

  • @mos1954
    @mos1954 Рік тому

    Walee Waligeen aan isdilno laakin Umaddan Cajaa ibka ayleedahay lamakoobikaro.

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 Рік тому

    Wariye Abdisalaan Hereri iyo Abwaan Dacar waan idin salaamay ilaahay ha idin xafido.

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 Рік тому

    Q 2aad naga soo da daji sxb
    Wareysiga qaybtiisa danbi waan ku jiriricooday

  • @adeeroweeye6276
    @adeeroweeye6276 Рік тому

    barnaamij xiiso leh part two laso dhakhso abdisalanow haaye haaye hhh

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Рік тому

    👋 Waa Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&Abwaan Max,d Aden Dacar.

  • @aminhaji312
    @aminhaji312 Рік тому

    Waar xaaji suxufi sare qaybtii 2aad soo daa waanba daalay saan usugayaye. Thanks

  • @hassanyuusuf
    @hassanyuusuf Рік тому

    Waxan ka xasuusta maxamed aadan dacar sharabada abeeso shuqube saan laga diiray iyo mahaysa shadhadh digaag

  • @AbdiqaniAbdisalan
    @AbdiqaniAbdisalan Рік тому

    M.a allow cimridheer iyo camal suuban sii

  • @rabitaloudaa
    @rabitaloudaa Рік тому

    Cabdisalamow xasan ganay iyo c,qaysna inoo so wryso madama aad ragii la faca ahaaba waraysatay adan tarabi iyo dacar

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 Рік тому

    Abwaan Dacar alle cimri dherer iyo caafimaad ha ku siiyo waa abwaan ehlu diin ah kana mid ah dadkeenii hore ee fiicnaa. Maansha alaah nooloow abwaan

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 Рік тому

    Somalinimo waa shay aad u qaali ah.Mahadsanid

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 Рік тому

    Dadkii Xariirta ahaa buu kasii nool yahay ilaahay Cimriga ha u barakeeyo waa Qof qalbi wanaagsan Dacar.