Waxkasta waxa ay ku wacan yihiin origenaalka. Waxaana cadaatay in Muusik garaacidiisa ay ku fiicnaayeen Reer Koonfureedka. Bal sida looga dhawaajiyey eega qalabka muusikada. Igamana aha casabiyad ee yaan qalad la fahmin. Habeenkii Riwaayadaan la dhigaayey Aniga waxaan aaday filim, balse waxaan Xaajiyadii aan raaciyey kula kulmay walaashay iyo gabdho kale oo aan isku xaafad aheyn oo u socda riwaayadaas. Sidaasaan ku xasuusataa. Waxaan filayaa in aan waagaas soo dhameeyey Gurmadkii qaranka. Adduun wadan la Cunay baad hadda joogtaan. Ilaahay hanoo keeno hogaamiye daacad ah oo si fiican noo hogans ha. Aamiin Allahuma Aamiin.
Sxb hadaad kuwa garaacaya la yaabtay bal kuwii asal raacay ee u abtiriyay ee intay sameeyeen salka u dhigay ee reer koonfurkaad la dhacday intay u qoreen sida loo garaaco baray maxaad u malayn??? mase taqaanaa inta luqadood ee laxanka soomaaliga laga soo dheegay amba looga soo abtiriyay???? mise mise??????????
@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 nin music garaacadiisa school ugu soo baxay ama la baray waxaa ka mid ah axmed muxumed good shimbir Waxaa kale oo ka mid ah abwaan barre fiidow leento saalax qaasim
Waar abwaanku midho culaaye alla ha daayee Maxamed Aadan (dacar) afar fannaan oo kala dhacin ayaa ku luuqaynaya dhamaantood ilaahay ha xifdiyee, sadex nolol waan ku hubaaye tolow xabiiba ma nooshahay
waa run muusikada waxaa ku fogaaday dadka ka soo jeeda koonfurta soomaaliya. balse iyana ogsoonoow murtida maskaxdana waxaa la tagay oo loo dabafariisanayaa sameeyayaashii riwaayadahii wcnaa ee laga daba dhacay waa dadka reer waqooyiga
@@Cawil.Gaashaan sxb maya oo hadana maya, ruwaayadda(originally) afartan hobolbaa ku horeeyay oo ruwaayadda hor dhigay, laakiin sabab kastaba hala-haatee qiyaastii 20habeen kadib ayaa 3hobol meesha laga saaray, waxa lagu badalay oo soo galay axmed mooge, Aamina cabdillahi iyo sahra axmed oo iyagu ruwaayaddii ku danbeeyay ilaa jabuutina geeyay,, sidaasaanay ruwaayaddii sida la sheegay Ku aflaxday,, waase runtaa oo wax badan may kala danbeeyn (only 20days) thanks
Abwaan Maxamed Daacar Allaah cimriga iyo caafimaadka ha u barakeeyo. Riwaayadii Beeneey waa run
Wow young tooxow with golden voice.
Erayadii Abwaan M A Dacar 1986
Laxankii Saalax Qaasim Naaji AHUN
Saalax qaasim naaji waa noolyahay inkastoo naxariista loo baahanyahay
@CabdiGaydh Haa Sax Alle cimriga iyo caafimaadkaba haw dheereeyo sxb.
Waxkasta waxa ay ku wacan yihiin origenaalka. Waxaana cadaatay in Muusik garaacidiisa ay ku fiicnaayeen Reer Koonfureedka. Bal sida looga dhawaajiyey eega qalabka muusikada. Igamana aha casabiyad ee yaan qalad la fahmin. Habeenkii Riwaayadaan la dhigaayey Aniga waxaan aaday filim, balse waxaan Xaajiyadii aan raaciyey kula kulmay walaashay iyo gabdho kale oo aan isku xaafad aheyn oo u socda riwaayadaas. Sidaasaan ku xasuusataa. Waxaan filayaa in aan waagaas soo dhameeyey Gurmadkii qaranka. Adduun wadan la Cunay baad hadda joogtaan. Ilaahay hanoo keeno hogaamiye daacad ah oo si fiican noo hogans ha. Aamiin Allahuma Aamiin.
Sxb hadaad kuwa garaacaya la yaabtay bal kuwii asal raacay ee u abtiriyay ee intay sameeyeen salka u dhigay ee reer koonfurkaad la dhacday intay u qoreen sida loo garaaco baray maxaad u malayn??? mase taqaanaa inta luqadood ee laxanka soomaaliga laga soo dheegay amba looga soo abtiriyay???? mise mise??????????
@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 nin music garaacadiisa school ugu soo baxay ama la baray waxaa ka mid ah axmed muxumed good shimbir
Waxaa kale oo ka mid ah abwaan barre fiidow leento saalax qaasim
@@abshircarab18 adoo mahadsan sxb shimbir mooyee kuwan kaleed tirinayso iyo qaar kaloo badan sida axmed Cali Cigaal iyo goobe macalimiintoodii miyaad garanaysaa????
Hhh Reer koonfurow Fanka moron hagalilnina Fanku waa Hanti ay leeyihiin dadka reer woqooyigu. Qof qof ka nalajaanqaaday Sida, Cigaal, saalax Tooxaow, Magool, Maryan, Juba, Abdinasir Macalin siciid waan ogolahay lkn waa in aad qirtaan In fanku yahay Hanti woqooyi.
@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 axmed cali cigaal iyo goobe wax baray ma aqaan sxb lkn
Axmed muxumed good shimbir
Saalax qaasim
Abwaan fiidow lento
Sedaxdaas fannaan waa barteen kadib fannaaninta kale ayey u faaiideeyen ku darso good shimbir music ga waa qori jiray sida afsomaliga Loo qoro cml
Mida kale xudeydi iyo dararamle axmed naaji sacad xitaa asxaabta aan sheegay ayey ka mid yihiin war nio fannaaniinta qaar waala baray kadib ayey iyagane fannaaniinta kale sii bareen
lkn kabanka 6 nin ayaa ugu fiican oo kala ah
Saalax qaasim
Jiim shekh
Xudeydi
Daaud cali masxaf
Goobe
Cabdi baadil
lkn aniga 4 nin ayaa taageeraa oo kala ah
1 Saalax qaasim
2 Jiim sheikh
3 Daaud cali
4 Cabdi baadil
Waayo waayo yasalaam fankii hore Dahab xigmad ku dheehantahay buu ahaa , Waaayo waayihii wacnaa Mhdsnd .
Masha allh ale hadayo adeero maxamed adaan radac abwaanka
Saalax qaasim markoo laxanka saarayy in oo heesta wax ka qaado eheed wax kale ayey noqon laheyd wlee
Waar abwaanku midho culaaye alla ha daayee Maxamed Aadan (dacar) afar fannaan oo kala dhacin ayaa ku luuqaynaya dhamaantood ilaahay ha xifdiyee, sadex nolol waan ku hubaaye tolow xabiiba ma nooshahay
Haa
Haa
Abwaanka Murtida U Saaxiibkaa Maxamed Aaden Dacar❤️
Xabibo xasan toxow cod halaasi ah bey lahedd waxa ey ku nooshahy uk samatr jabuti juba marekanka sahro dawo marekanka allah ha idin wada daaayo
Jubba waa kanada (Canada)
Waa riwayadii beneey waa run originalkii
Aadbaad u mahadsantahay sxb heestan wakhtidheer raadinayey
Wan ku Xiranahy Waayo Waayo❤👍👌
Ku mahadsanid sxb waayo waayihii wacnaayoow
Waa Orjinaalki Afartaan hobol waxaa kaloo qaaday Aamina Cabdullaahi Axmed Mooge iyo Zahra Axmed oo Koobbi ah laakin riwaayadda Orjinalku waa afartaan 1986dii
Sxb sax ma tihid, ruwaayadan waxaa dhigay markay cusboonayd Xassan Aadan, Jubba, Xabiiba Xassan Tooxow iyo Sahra Dawo
@@Burcaawi2010 ma hubsade isna hanfade noqoy walal wuxu yidhi waxa kale oo qaaday heestan Zahra Ahmed amina Abdilahi iyo Ahmed moge lakiin original ka 4 fanaan ayaa leh xasan,Zahra dawo,juba,iyo tooxow
Fankeenu waa dhaxal aan dhamaanayn🙏🫡
07/06/2024
Haben jimce ah
Heeso waa kuwii hore
Salalah Oman ban ku dhagysan
Tooxow codkeeda caadi maahan..mashallah!
xabiiba tooxoow talow halkee bay ku nooshahay waayo waayo waa ruwaayadii beeneey waa run 1986
Sweden ayaan Ku ogaa
Ali Abdi geedi wll Uk London ayey degantay sxb
Abwaanka iyo Afarta hobolba Allaha noo xifdiyo🤲🥰
Mahadsanid walal #waayo#w#w👑❤️❤️❤️
Abwaan maxamed aadan dacar jaajuur hhhh
Sxb ruwayada oo.orgnal.ah mahaysa
Mahadsanid waayo waayihii wacnaa
October 2021 in jowhar somalia
Waa yihiin wacnaa iyo xasuus qaali ah riwaayadii cajiibka ahayd beenay Waa run ee uu lahaa maxamed aadan dacar. Laxanka waxaa saaray Axmed Nuur Jangow iyo Saalax Qaasim Naaji.
Tukaale baalahaa ruwaayadaad sheegaysid ee hablayohow hadmaad guursan doontaan
You are right ✅ mu alifka ruwaayada maxamed aadan dacar
@@amiirdhodi1149 waxaa fiican inaad waxaad hubto sheegto oo aad wax qiyaasin. Aniga waxaan ka mid ahay dadka nasiibka u helay inaan riwaayadaan ku daawado Somali national tiyaatar waana Hubaa 100% abwaanka riwaayada.
Marka ay Jubba, A Mooge, Sahra Ahmed iyo Aamina Abdlhi ay qaadayaan bay ka shidantahy
Labadaba ma daawatay?
Markan ayaa ariinkii ah waa markii ay soo baxday ruwaayadii beenay waa run
Original ❤️✌️
🤧😍
Haruub daatay caanah hambadaa laqabanjiry murti
xasan aadan iyo xabiibo tooxow kuma jiraan waa axmed mooge sahra axmed abdulqaadir jubba iyo aamina abdulaahi
Labjeer baaladhigay marna 4tan marna.waa. jaba .mooge .sahra .iyo aamina c/dilahi
Xasan Adan codkiisa ma qarsamo
Qaybtaan waa tii hore ee beenay waa run oo waxa kala qaadaya heesah waa sahra dawo, xabiibo tooxay iyo jubba iyo smaatar.
❤❤❤❤❤
Erayadii maxamed aadan dacar
Heesta googaa ee ay afartoodu wada qaadayaan soo gali sxb adoo mahadsnd
Heesta an jecelay
Heeso wa waxasa laga dhaha
asc sxb fanan wakaa
Wow🎻🎻🎻
Hadaad haa sugeyseen weeye mooyee maaha hadaad xaal maaha xaal meesha kuma jiro
Clfatax cali
👌👌👌👌👌
Heestan waxay ku jirtay riwaayadii
Layaabka laheyd beeney waa run
Afarta Fanaanba Ma Kala Dhacaan Xaga Codka Runtii
Xareedo ismail duniya yaan kuu hamba habaynine
Xareedo kuma jurto sxb waa sahro dawo iyo xabiibo xasan tooxow
@@abshircarab18 thanks waa gartey sxib
Hablaha ad.kakibirteen
(Hadii hayal Sami) waa howraar igu cusub.yaa wax igu dhaama oo Ii sheegi..
Cawli ciise
Qalabka musica sidu isugu dubadhacayo cajiib.
Deep speech
Hanti banu leenahay Heegadanu idin geyn. (meel Hargeysa ku taal oo quruxbadan) aniga iyo sxbaday markan dooxa kuso ciyarno ayan ku nasan jirnay 1993
Makhaayadi heegada miyaad k nasan jirtay mase soo gaadhay istaanka pepsiga eegaysa?
XamdaFarax
I musasalka rashid
Hoodh kugu ma qoysten
Hoodh,,, yaa ii sheega cidi wax igu dhanta ha ley faa idiyo
Haraga xoola laga bixiyo
Hoodh wa harag waliba wa kiisa qoyan aan wali qalalin
Hoodh waa haraga laqudhmiyey si loogu adeegsado farsamo sida saabka haamaha marka loosameynayo
waa run muusikada waxaa ku fogaaday dadka ka soo jeeda koonfurta soomaaliya. balse iyana ogsoonoow murtida maskaxdana waxaa la tagay oo loo dabafariisanayaa sameeyayaashii riwaayadahii wcnaa ee laga daba dhacay waa dadka reer waqooyiga
1
haaaa
Waxa horay uqaaden sidan jeclahy
Sahro axmed iyo amina cabdulahi
Abduqadir juba iyo axmed mooge
Waa sax lkn wx bdan amaysan kala danbayn ee waqtiyo isu dhow ahayeen
@@Cawil.Gaashaan sxb maya oo hadana maya, ruwaayadda(originally) afartan hobolbaa ku horeeyay oo ruwaayadda hor dhigay, laakiin sabab kastaba hala-haatee qiyaastii 20habeen kadib ayaa 3hobol meesha laga saaray, waxa lagu badalay oo soo galay axmed mooge, Aamina cabdillahi iyo sahra axmed oo iyagu ruwaayaddii ku danbeeyay ilaa jabuutina geeyay,, sidaasaanay ruwaayaddii sida la sheegay Ku aflaxday,, waase runtaa oo wax badan may kala danbeeyn (only 20days) thanks
Sxb adoo mahadsan mayee afartan hobolbaa ruwaayadda ku horeeyay,,,thanks
@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 haaa aad iyo aad sxb waa uun intaas ay Riwaayaddu socotay oo sanado ama waayo badan makala horrayn, thankz sxb runtii waan jeclahay Fankeenni Dahabiga ahaa balse aqoon badan uma lihi