Codka qofka sarey waa Najib Adan Najib🤔 cafimadka wax lagu kaftamo maahn wlh🥺 ilahey wu awoda inu wadnaha si run ku istajiyo. Isbitalka Red sea imaada kulaha xayeysin lee SubxanAllah🥺
Wlh wa runtaa takale qof ka aqbalay in caafimadkisa ilahay siiyay in prank ahan lo isticmalo o jiro iyo musibo loosaadaaliyo aya ka xun kuwa kale hadana da, uma yaro wa oday weyn
Bishii 9aad gabadh ayaa sidaas noqotey gobol ka mida usa ka dib wey dhimatey qaliinkii allow adoo qurbo jooga yuu xanuun kan oo kale ku qaban alle ha u naxariisto gabadhaa
Allha ha ku caafiyo🤲🤲
Codka qofka sarey waa Najib Adan Najib🤔 cafimadka wax lagu kaftamo maahn wlh🥺 ilahey wu awoda inu wadnaha si run ku istajiyo. Isbitalka Red sea imaada kulaha xayeysin lee SubxanAllah🥺
Wlh wa runtaa takale qof ka aqbalay in caafimadkisa ilahay siiyay in prank ahan lo isticmalo o jiro iyo musibo loosaadaaliyo aya ka xun kuwa kale hadana da, uma yaro wa oday weyn
Adeerkan waaye dhibka! Waa waalidi hore oo dhanka kale oo rogay xayaysiinna lagu suugeeyay, subxaanallaah, adduun dhadhanki ka dhamaaday oo wax walba lacag la dhaafsanayo, waayeeladi fasahaad wadaan, Najiibna ceebey ku tahay sidan.
Alxmdulilah 😢😢
ALAAH ha ku caafiyo Aabo
Aamiin aamiin
Allah ku caafiyo aabo
Waxii Ilaaheey laga baryo lama waayo Dr. Azaam dhahdeenaa ama Dr Ali
Wlhi i aaamina waxaaan waa xayeesiin soomaaliyeed wax kasta ha iska aaminina waxaaan oo kale🙏
Ani iyo adi le fahaney😅😊
Subxaanalaah miyaadan ilaahay ka baqayn sow ilaahay kuuma jeedo qof oynaya ayaad leedahay waa xayeysiin walaaloow qalbi adkidaa
Bro waa runtaa. Kula fikir baan ahay. Caaqil .
War hadeey xayeysiin ahaan laheed ma ilkahiisa kore miyuu ka soo tegi lahaa.
@@maryamadam6932 Subhanalah
😂😂😂xayaysin another level ah
Ma xayeeysiinbaa?
Allah ha ku caafiyo 😢
Ads isn't easy
Kkkk anaga ma xoolee noo maleeyaan qof lala carararyo oo hadana camaera la wato ma fahmin shekadas😂
Ilaaahay ka cabsada waxaaan ma noqdaan wax la xaysiiyo inaalilaah
Walal waxaa qalad weyn ah in aad tiraahdid waxaa mahada iskaleh Allaah iyo
Allaah cidna lalama xiriiriyo waa kaligii
Dheh Allaah ayaa mahada iskaleh kadib
Allah caafiyo
Xayeesiin lagaso shaqeyey , odeyga soo u boodey an arkey inuu energy giisa another level yahay 😂😂
Allah kucafiyo
Daramatic waye odaygan😅 war wadnahaaga xayeysin haku samen😮
Xayeeeysiiin Another Level ah waaye😂😂
Ilaahay ka cabsada sidan caqli gal maaha waa ujeedna in waxan jiliin iyo xayeesiis yihiin ilaahay xanuunkan yuu dhab kaaga dhigin
Alla ha ku caafiyo Adeer
xayeysiin noocaan ah wallaahi hunguri ayaa meel xun idinka galay cajiib
Allah hacafiyo cafimad tam Allah xagisa oga rajeynayaa
😂😂😂 inadan sadsan cudur amee ku rontahay shiiqow 😂somaliya isbital laxayesinayo ka buxan dad qalatada tihincina
Sxbkey alllha caafiyo❤❤❤
Allah ha ku cafiiyo insha Allah.
Ilaaheey haku caafiiyo caafimaad taama
Allah ha caafiyo aamiin yarabi 😭🤲🤲🤲🤲🤲
Allaha ku cafiyo baba jacaylka
Salaamad ilaheey haku cafiyo I,a 🤲🤲🤲
Allah Caafimad tama haku siyo
May Allah Swt grant him quick recovery insha Allah sorry
Illahow caafi yarabi
Allah haa cafiyo amiin amiin yaa Allah❤❤❤
Allaah caafiy amiin yarabi 🤲🤲🤲🤲
Subhanallah may Allah give you shifaa
Alle ha ku caafiyo walaal
Xayeeesintan isn't easy
Run miya waxan Bisinka ilahoow maganta 😢
Allah hacafiyp
Allow cafimaad taam ah oo degdeg ah sii yaaa allah
Hadey xayisiintahay ilaahaybuu kabeen abuurta
Waa xayesiin cad
Oday Af-Cunug Leg 😅
Hospitalka magaciisaba cabsi cabsi leh Red sea bad gaduudan xagee lagu arke xayeesin waye waxaan
ALLAH HA CAAFIYO
FIlmkan part2 ma leeyahay
Allh caafiyo
Xayaysiis miyaa Heerkaa maraya😂😂
Bishii 9aad gabadh ayaa sidaas noqotey gobol ka mida usa ka dib wey dhimatey qaliinkii allow adoo qurbo jooga yuu xanuun kan oo kale ku qaban alle ha u naxariisto gabadhaa
Subaxn Allah 😭😭😭
Allow cafimad tam ah sii ❤❤
Alha cafiyo😊
Oo hda sidan ma xayeesinba 😅
Bisinka maxey tahay camirada laga dabo wado😢
Xayeysin midi ugu xunedya aaad abid dawdo😂😂😂😂😂
Subhaanalah
Aabahaa jaceylka waad na waashay mar wajiga Duro MARNA cudur isku rid waad na waashay
Waxaan dhan ilaahbaab idunku dhaariyee xayeysiin lee miyaa ?
Wxan xayaasiin Miya mise waa run caafimadka wax lagu kaftamo mahan bisinke 🙄
Subxanlah xayeysiis hadey katahy ilahay agtisa waxba kama ahan ogow lkn hadey run tahay Allah cafiyo
Allaah ku caafiyo
Allahkafiyo😢
New promotion
Alle ha cfiyo
Hayeysin inaba an cadi ehen😂😂
Allah ha cfyo 😭🤲🏻
Hoga run ayanba mode waba u dyceye ala ani waxba mafahmi miya 😂😂😂😂😂
Illaahey ha caafiyo
Cafimadka rabbi ku siiyey ayaa ku been sheegay
Imisa manta cafimad haysan jeclan laha Mar uun inay cafimad helan
Rabbi ka baq ninkaagan wayn
Nio waxan Allah Run wuu kaaga Dhigi karaa ee xayeesiinta iska daaya😢
Ha isku dhiman lee ado wax jilayo 😂😂😂
Hadi eey arinkan noqoto xayeesiin odeygan walaga badala aabaha jaceelka waxa magac loga dhiga ABAHA JAHANAMADA🔥🔥NAARTA🔥🔥
Walahi Somalia walisku qashaa ads kan😂 2030 hayeey doliga
Illaaheey caafimaad haku siiyo duqaan dantiisa aqooninoow
Allaha ku caafiyo wll mcn
Abaha jacel dhiiqo Hadi jaradan been iyo jilitaan noqoto Magaca Abaha jacelka walaga waxa lo bina ABAHA 🔥🔥🔥🔥🔥JAHANAMADA🔥🔥🔥🔥🔥NAARTA🔥🔥🔥
Uma muuqdo inu wax jilayo, xanun ayaa wejigiisa ka muqda. Waa laga yabaa in isbitalku codsadey xayaysiinta.
Allaha caafimad siiyo
Dhexdaa u xiran waana bukaa
Wa iga qoslise wale kkkkk
Ilahey hacaafiyo maskiinka
Ninkan kasaara meesha edab daran why waa dhaqan xumo Xasbunallah oday leh naagaa iraba omg Xasbunallah ❌❌⁉️⁉️⁉️⁉️❌🤔🤔😳😳⛔️😳😳⛔️☢️☢️☢️❌❌⁉️⁉️⛔️⛔️😳 mabiqamin aayadii allah Xasbunallah why wuxuu badalay abuur kii allah
I aamina Xayeysiin waaya odaygaan jiliinkiisa caadi mahan
Allah ha ku cafiiyo
Xayeesin aaba was😂😂😂
alaabtaan xayaysiin wey dhaaftay
Cajiib xayeysiin lala ooynaayo ayaa bilaabatay Somali
Shafakallah ader
Allaha cafimad tam hasiiyo
Waa xayaysiin inaadeer daacadsanidaa😂
Waxaad rabtaan noo sheega dheh xayeesiyiin aan u sameyneynaa Soomaalidaa rabtaan inaad leysaan sht
subxanallah beenbey xayeysinayaan ee ilmahoda ku korinayan biri maxey sugayaan 😢
Run ama xayaasin mgrnyo lkn hadey xayeesin tahay ilaahey ka.baq caafimadka caafimdka ilaahy kysiiyo haku ciyaarina
Shaki baa igalay ma run baa ma been baa
Goormaa la ogolaaday in xaaladdan oo kale camera laga duubo
Ilaahow run kaaga dhig 😢😂
Dhintayey xayaysiis iyo sidana War waxay sidani 😮😂
Beenta uu illahey ka sheegay Allah ha ugu dhabeeyo
Wlhi tan waa xayeeysiin lakin run ayay kugu noqon doonta hasugi weynin, isbitalkan ma qaab ay wax uxayeysiiyan miyay wayen😮
Kkkk xayaysiin caadiya qof naqasku ku dhegan yahay oo shaadhka baldhanka U sareeya xidhan yahay.
War dadkaan cad cad yay kalyaha iyo beerka inikala bixine kadheerada
Waa aabe somaliyeeD lknse waa u waano inuu wax fahmo rajeyna
Xayiisiin jira ha weli ma arkiv qof wadanahay cidakaxirey 4 kadiba mabixikarto xayiinka ilaahay ugacabso alxm ilaahay maahadaley dhaha
😂😂😂😂😂😂 iyaa hadana sidana
Allah hacaafiyo
illah ha cafiyo
It looks like film malaha parank buunagu samaynayaa
Qof emergency ah miyaa dharka sidaa ah lagu eegtaa