Puntland ku dayo- Cali Xasan Warsame

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 чер 2010
  • Somalia 24 TV.
    ku dayo puntland
    Abwaan: Ali Hasan Warsame

КОМЕНТАРІ • 783

  • @sahrojamac6615
    @sahrojamac6615 Місяць тому +22

    Who is watching 2024 am not putlander but i love land of my grandmother putland❤🇸🇴

  • @queenedebzan7825
    @queenedebzan7825 3 роки тому +144

    Anigoo gabar somalilnd baa heestan jeclahay oo garigayga malin walba laga daraa guul somalia 🇸🇴 wan idin jecelnahay dhamaan rer somalia 💯💋

  • @maganmahamoud923
    @maganmahamoud923 3 роки тому +100

    viva puntland 🇸🇴🇸🇱 22/3/2021
    from galkacyo ❤😊
    wixii rer galkacyoda like ta 👍

  • @apoutrikacade885
    @apoutrikacade885 5 років тому +79

    Proud to be puntlander🇸🇱❤️From Garowe🎂

  • @mahadocurcase4124
    @mahadocurcase4124 7 років тому +158

    I'm farom Somaliland ad Baan iidiinku hanbalyaynay xalay waxaan jogay xafladii Puntland 1 /8 2017 iyo hindiya haydarbaad 😍😍😍😍😍😍😍 guul iyo gobanimoo

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 4 роки тому +2

      Mahadzanid NasabOw wl

    • @muniiradhalgabed8344
      @muniiradhalgabed8344 3 роки тому +9

      Sool inaysan leheed somaliland bay kuu cadeynaysaa bal eeg sool iyo sanaag siday bilicdodu thy🇸🇴

    • @user-me1oq7vx4w
      @user-me1oq7vx4w 16 днів тому +1

      Ana waxaan joogay xaflada 18 may ♥️🤍💚 Hyderabad India 2024

  • @Iqra-abduwalliAbduwalli-lg8uj
    @Iqra-abduwalliAbduwalli-lg8uj 6 місяців тому +17

    😭😭My flaG🇸🇱🥀

  • @asmajirde5937
    @asmajirde5937 4 роки тому +148

    Iam form galdogob i am proud my motherland puntland

  • @Maxamedkhadar252
    @Maxamedkhadar252 6 років тому +146

    Proud of you abtiyaal aad baa idiin jeclahay
    Hooyadeey baa harti ah dhulbahante kasii ah 😍

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 Рік тому +83

    Puntalnd allow barakee

  • @faaruuqdabaq3883
    @faaruuqdabaq3883 4 роки тому +103

    I am from Makhir I love u my blood Harti People ❤️❤️❤️

  • @shiineabdirashiid3717
    @shiineabdirashiid3717 4 роки тому +94

    Heestan markaan maqlo waan jiriricooda
    Viva buntland
    From bosaaso deeqa

  • @tonikroos4940
    @tonikroos4940 8 років тому +158

    i from somaliland wlhi heestani waa hees ku dareensiinaysa wadaniyadu waxay tahay alle ha idin barakeeyo wlyl guul waarta dhamaanteenba

    • @HusseinNAbdi
      @HusseinNAbdi 8 років тому +2

      +toni kroos walaal sidaad noo jeceshihiin in la mid an idin jecelnahay weliba idinku ixtiramiyeyna dadnimada iyo horumarka aad muujseen Guul iyo gobannimo aad xad lahayn baan idinla jecelnahay had iyo goor, Guul Somaliland.

    • @anobmohamed2411
      @anobmohamed2411 8 років тому +2

      😙😙 ilah ictiraf ba idin weydinaya

    • @anobmohamed2411
      @anobmohamed2411 7 років тому

      hadaa ma makhluuqaatkiisa ka baqi lahaa

    • @deqoabdullahi4886
      @deqoabdullahi4886 7 років тому +1

      anob mohamed Weey heystan dadkan wayo Somali waye Weey na aqonsanyihin love wlhi put land koor allha ka dhigo madaxoda

    • @maogtahay8727
      @maogtahay8727 7 років тому

      #Wadani_ibraahim
      Tuug aan nasab laheyn mar waxaad sheegata hawiye mar daarood mar isaaq

  • @ahmedcilmi684
    @ahmedcilmi684 9 років тому +194

    I'm from somaliland aad iyo ayaanu jeclahay heestan aadna wan u salamaya shacabka puntland Hambalyo horumar fiican ayad gadhen

    • @hibosalat1720
      @hibosalat1720 9 років тому +6

      Thanks huuno we love Somaliland too .ilaah dhulka ha ino barakeeyo . one love

    • @PubgmSomalia
      @PubgmSomalia 9 років тому +2

      Ahmed cilmi wd mhdsantahay bro si lamid ah ayaan somaliland urajaynaa una taageernaa hdan nahay reer puntland

    • @ahmedcilmi684
      @ahmedcilmi684 9 років тому +1

      Thanks hibo and Abdullahi

    • @naimaahmed2604
      @naimaahmed2604 7 років тому +1

      ahmed cilmi Hana salaamin ur not somali

    • @haajibaaba824
      @haajibaaba824 7 років тому +3

      viva dhulbahante nio both Somaliland iyo buntland ba like hala saaro channelkayga nio

  • @mohameddarale4812
    @mohameddarale4812 8 років тому +79

    habalyo Puntland From Hirraan Baladwey.

  • @abdishakurmohaali9241
    @abdishakurmohaali9241 4 роки тому +80

    heestan markay sobaxaysay dugsi dhexe ayaan mantana jamacadii ayan dhameyay alx
    puntland jidha ayan dhashay waxna bartay
    nabad iyo barwaqosor kujiray hadana
    kashaqysta
    puntland iyo somalinimada halagu fara adeego
    dadba xaga sogarsiyay❤🇸🇴💚🇺🇿🇺🇿

    • @maymuunabdurahmaan1356
      @maymuunabdurahmaan1356 4 роки тому +2

      Mashallah boowe

    • @mustafebulshaale2648
      @mustafebulshaale2648 3 роки тому +3

      Guulayso boowe waxaad tahay dhaxalkii Puntland oo nool. Caafimaadsan ku ciid sanad-guurada 23aad ee Puntland.

    • @abdishakumohamed3314
      @abdishakumohamed3314 3 роки тому +1

      @@mustafebulshaale2648 thanks sxb

    • @muhanaddakanedakane7003
      @muhanaddakanedakane7003 3 роки тому +2

      Marka alle baad mahad leh marka labaad waxaad ogataa rag badan baa godlka u galay inaad maantay saas noqotid awoowe ee u ducee

    • @farhiyoshire2430
      @farhiyoshire2430 2 роки тому +1

      Ani maba dhigan jirin hadda dugsi sare dhmmeyey

  • @ayancadey9846
    @ayancadey9846 6 років тому +53

    I'm from jigjiga aad iyo aad ayan ujeclahay shacabka rer puntland,horey,usocda ilma adeerayaal

  • @mahamettabdiaziiz5108
    @mahamettabdiaziiz5108 4 роки тому +26

    Kudayo puntLand kudayo
    Siday bulshadeedu tahay
    Kubaro puntLand kubaro
    Meelay nabad buuxda taal
    Proud to pe puntLand🇸🇱🇸🇴🙏❤

  • @zakirnoor3171
    @zakirnoor3171 2 місяці тому +4

    Proud Hiraaani, catching emotions playing to this album. Supreme dream to travel there one day❤

  • @abdinaasirjaamac2272
    @abdinaasirjaamac2272 5 років тому +54

    Heestan markaa maqlo jacayl aan uqabo dhidid baa iga yimaada xitaa haduu baraf da ayo dhiigeygay raacsan thy ❤🇸🇱👈

  • @gouledmoussadaher8391
    @gouledmoussadaher8391 8 років тому +61

    Aniga oo ka soo Jeeda deegaanka Gobolka Awdal wxn Hambalyo U dirayaa Shacab waynaha Reer Puntland dadka reer awdal Horumarka aad gaadheen way ku faraxsanyihiin Hambalyo bn idin leenahay

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Рік тому +18

    2023 Yaa ıla Dawan
    Dhul udug qofkii ku dhashtay nabad ciil uma qabo allow no barakeee 🇸🇱🤲❤İmıss U Pl 😢

  • @najmahajji5108
    @najmahajji5108 3 роки тому +55

    Putlandnimadu Waa Haybad Lays Dheeryahay Wllhi💙⚪💚

    • @kaamilcade214
      @kaamilcade214 3 роки тому

      Aad iyo aad👉🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤

    • @Naachowww
      @Naachowww Місяць тому

      sierra leone flag🇸🇱waaye kan sxb 😂​@@kaamilcade214

  • @alimohamud1251
    @alimohamud1251 3 роки тому +59

    Love all harti community love you❤️ from lascanod🙏🏽🙏🏽

    • @nuurmahamad2978
      @nuurmahamad2978 Рік тому +4

      I AM PROUR TO BE PUNTLAND ❤

    • @omary9311
      @omary9311 10 місяців тому +3

      Love lascanood from Qardho❤

  • @haakim6040
    @haakim6040 2 роки тому +19

    I’m from Dawlad Deganka somali &
    Still I’m listening this song January 2 2022

    • @mohamed.deeq23
      @mohamed.deeq23 2 роки тому +1

      Masha Allah guuleyso somali oo dhana ha guuleysato

  • @aishaibrahim9679
    @aishaibrahim9679 11 місяців тому +10

    Ilmo buntlander dhabarkeyga ku jiraa umaleen love u gacalayaal🌷 from🆎️

  • @ahmedhashi6968
    @ahmedhashi6968 8 років тому +82

    ku dayo puntland ku dayo. waa hees laga soo shaqeeyay viva ilmo aderr yaasheyda. well done. wellcome ogaden region.

    • @maryanruun5480
      @maryanruun5480 7 років тому +1

      ax lkn wali gumeysi ayaad ku jirtaa iskaga soo goor oo naa kaley

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 5 років тому +2

      @@maryanruun5480 naa doqon yahey ninka hawaalin xaggee uguuraa

    • @jawahirmuuse5205
      @jawahirmuuse5205 2 роки тому +1

      Mangaaabku hayska hadlleee wan kufanaaa ogedia ❤️❤️❤️❤️

  • @abdallamohamett1020
    @abdallamohamett1020 Рік тому +83

    I'm proud to be puntlander 🇸🇱♥️ Friday-28-4-2023

  • @fowsiyoabdirizakahmed253
    @fowsiyoabdirizakahmed253 3 роки тому +14

    Ax heestan 😍dhiigey ikicisa waaan heesta ugu jeclahy heesaha puntland 🇸🇱 Allow horumarka iyo nabada noo siyaadi ❤️❤️

  • @AhmedAli-il6uz
    @AhmedAli-il6uz 4 роки тому +18

    Proud to be puntlander from bargaal👍💪❤🌹🙏

  • @hanadmahamedyusufbiryar8468
    @hanadmahamedyusufbiryar8468 7 років тому +26

    Iam to be majeeerteen
    Mansha Allah really i don't grow up my special land and also Somalia my country iam in Canada special Edmonton
    Puntland is my homeland i never lose miss my my land

    • @sabrinaslifestyle4270
      @sabrinaslifestyle4270 Рік тому

      Putland qabil Maha and also we all are proud putlanders 💙🕊️💚

  • @hamdaidilzan8344
    @hamdaidilzan8344 2 роки тому +11

    Wan jecelahay heesta rer putland Wan idin Salamayaa I from Borama🖐

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Рік тому +4

    Gobeey Liic oo hajabin puntland my blood from dhulbahante.❤👋

  • @libanmilano673
    @libanmilano673 4 роки тому +24

    PROUD TO BE PUNTLANDER 🇸🇱🥰🇸🇱🥰MASHALAHI ALLOW NO SIYADI NABADA🥰🙏🇸🇱🥰😘🇸🇱😘🇸🇱😘

    • @asmaismail868
      @asmaismail868 3 роки тому

      Amiin 💎🇸🇱🇸🇱💖

    • @awilabdirahmanjama
      @awilabdirahmanjama Рік тому +1

      Same to you hooyo Dhulbahante Cali Gari reer warfaa ah idhashay, lkn waaga comments Kan soo qoreesay lkn Harti xita wx ladhaho ma aqoon.

  • @muhanadahmed7341
    @muhanadahmed7341 3 роки тому +11

    Proud to be puntlander form Qardho ❤️❤️

  • @Aisyhay
    @Aisyhay Рік тому +9

    Putland qalbigan ka jeclahay heestan waxan dhagaysan maanta 25/052023 oo putland uhirgashay dorashada qof iyo cod waxaan u rajan dalkayga barwaaqo io baro aan lasoo koobi karin my fv song putland😭😭💋💜

  • @salmaciise6675
    @salmaciise6675 5 років тому +29

    Happy 21st anniversary Puntland! Sanad guuro wacan my ppl ❤️❤️❤️

  • @harunmoh5
    @harunmoh5 10 років тому +89

    sasha I am midgaan and i am proud. ma wax dhibaato ah baad nagu sheegaysaa . waxaan ku oran lahaa go school hadii aad weli awoodid oo jaahilnimada ka bax. diintana ku dar. qabiil wax laysku caayo maahan. majeertena waa kuwaas dowlada noqdaye miyaad ka maseyrtay mise waa xaasidnimo. majeyrtoonoow inta la idanka maseyraayo waxaad ogaataan inaad dadka ka sareysaan because qofna kama masayro qof loser ah.

    • @husseinhaile7650
      @husseinhaile7650 10 років тому +1

      harun nice one

    • @MUHAMEDCAAJE
      @MUHAMEDCAAJE 9 років тому +8

      Geesinimo sxb
      Waxaan waxba aqoon baa
      Qabiil dad Ku caaya
      Viva MD Visa all somali

    • @mjama7664
      @mjama7664 7 років тому +4

      Harun Mohamoud walhi nin rageed ba tahy raxmaanku haku sharfo qabiil dadka bila qualityga ah ba ku ganbada dannimada qofka ba ama la isku amana ama laysku cayaa ee qabiil wax la dhaho aduunka ma jiro we all from nabi adam cs

    • @sjg87
      @sjg87 7 років тому +3

      Harun Mohamoud wall midgaan ma tihid ee madhibaan dheh waa soomaalida kaliya ee aan dhib geysan inta kalaa gun ah oo xin iyo xasad dalka ku burburoyey waxaan dhiigbaan daadinay iyo dad baan dhacnay ahayna kuma faanaan

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 6 років тому +6

      Gabooye dheh huuno , i am harti darood and i love all My somali people 🇸🇴💪🏾

  • @mohamedallaale
    @mohamedallaale 3 роки тому +57

    12-April-2021 Still Listening This Song
    Puntland
    Kudayo Puntland ❤🤴

    • @mohamedallaale
      @mohamedallaale 2 роки тому

      Still Listening 14-Apri-2022
      Kudayo Puntland 🥰♥️🤴

    • @mohamedallaale
      @mohamedallaale 2 роки тому

      Mohamed Allaale

    • @mohamedallaale
      @mohamedallaale 2 роки тому

      Coming Soon 1 August

    • @abdiweliegag3837
      @abdiweliegag3837 Рік тому

      Hadaadan fahmin in Somali
      In what ever you get WALAAL
      SOMAlia IS 4 SOMALIS AND GOOD PEOPLES.HOPE
      SU AASHADA WAA LAGAAGA JAWAABAY.
      LAND OF DHUL UDGOON
      HOPE YOU GET IT
      waa SOOMAALIYA
      HADAAN KU DHAHO
      Land of SHANTA SOMALI

    • @abdiweliegag3837
      @abdiweliegag3837 Рік тому

      Happy any somali state lagu daraayo
      PUNTLAN HAPPY bisha sideedaad 2022
      If you dont.
      CAADI ISKA DHIG NOOH

  • @stewart8921
    @stewart8921 9 років тому +17

    Waligey Somalia ma tagin lakin waalidkey baa kasoo jeedo puntland gaar ahaan galkacyo anigana waxaan kadhashay majerteen madaamo labadeyda waalid ay yihiin MJ.....runtii aad baan ujeclahay dhulkii hooyo viva puntland...Ilahow dhawr oo nabad daaim ah sii!!

  • @sunduscabdi7098
    @sunduscabdi7098 7 років тому +25

    maalintay heestan soo baxday GALKACYAAN JOOGAY XAFADA ISRAAC XASUUS MEEL WALBA WAYKA SHIDNAANJIRTAY MMAKHAAYAD, HOTEL, GAARI IYO GURYAHA VIVA PUNTLAND GUUL .
    CABDULAAHI YUUSUF AXMED FIRST MADAXWAYNIHII PUNTLAND

  • @huna9149
    @huna9149 2 роки тому +3

    🇸🇴puntland! My dad loved playing this song on the way to dugsi, mashAllah

  • @ridwaanyuusuf1118
    @ridwaanyuusuf1118 6 років тому +16

    Ilaahay nabada ha u siyaadiyo walaalahayo puntald si xad dhaafa ayaan idiin jecelahay from hargaisa

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 6 років тому +29

    Mansha allah #cabdi_holand baa ii muuqda viva 👑 💪🏾🇸🇱harti Darood🇸🇴

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 5 років тому +4

      Maan Dheere 😂😂😂😂 ii #calaacal miskiinyahay

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 5 років тому +3

      @Man Dharag adigaa miggaan miggaa dhaley ah aan nasab aheyn ee afka qadhmuun kala bax dadka

    • @abwaancalixasanwarsame6825
      @abwaancalixasanwarsame6825 5 років тому

      @Man Dharag p

    • @samiiramohamett389
      @samiiramohamett389 5 років тому +2

      @Man Dharag xgee lga hyaa wla yqn ado kle magri krtid afkaga ngala mx 💪💪💪💪💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪

    • @king_zaki.1955
      @king_zaki.1955 4 роки тому +4

      @Man Dharag malaha ciyalkii morgan baad ahayd qadhmuun yhow sht the fuck uo 🤣💩

  • @samirahassain
    @samirahassain Рік тому +4

    I am proud to be puntlander 😭😭😭❤️❤️❤️ Allow ishooda Allow bararo! 25 years 🩵

  • @RaadReebProduction
    @RaadReebProduction 6 років тому +15

    I’m from puntland chief inspector Qatar 🇶🇦 army walahay I miss my city bosaaso allaha idin xifdiyo dal kaygoow anoo nabad qaba waan inii imanaya waana ini ka aqbali donaa soo dhoween balaaran %100 boqol

    • @shadiyasmsfun4122
      @shadiyasmsfun4122 3 роки тому +3

      Dalka puntland 🇸🇱 hormar buu kasugayaa ee wax barashada dib ugu soceli wadankada wllo oo maal gasho.🇸🇱❤️❤️🙏🙏

    • @puntlandland2679
      @puntlandland2679 Рік тому +1

      So dhawow chief inspector come work with us on the field of defense of Puntland 🔵⚪🟢 and Somalia too.

  • @mjlaaga1925
    @mjlaaga1925 6 місяців тому +3

    Reer abahay puntland ismujiya 2024❤

  • @mariamgabbal5461
    @mariamgabbal5461 11 місяців тому +7

    2/aug/2013 still listening this song🎤 happy 25th aniversary puntland🇸🇱🎉

  • @familjen5863
    @familjen5863 11 років тому +20

    The best song of puntland still is ever will

  • @hoodaaleproduction5256
    @hoodaaleproduction5256 3 роки тому +10

    I am from maakhir alla ha barakeeyo dhammaan ummada reer puntland.

  • @garaadhassen06
    @garaadhassen06 Рік тому +7

    Am proud to be puntlander❤ alhmd dadkaygoow isku tashada alow dhowr dadkayga iyo dalkayga i love all puntlanders🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @djibdja154
    @djibdja154 2 роки тому +5

    Who watching 2022 this song , from Djibouti and i like puntland and all somalia_ land...

  • @shukuriabdirizaq6176
    @shukuriabdirizaq6176 7 років тому +8

    Viva puntland dhulka uduga waan idiin xisay Ano nabada ilahay haigu sooceliyo amiin

  • @muya556
    @muya556 11 років тому +36

    Burtinle i was born there waaw i,m not majeerteen laakiin waan jelahay waa dad nool ilaahay ha u naxariisto ayeeyoday baa ah she was the best viva majeerteen viva daarood ka naxoow nafta waa

  • @mumtazbashir4092
    @mumtazbashir4092 10 років тому +34

    am veryyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy proud to be a puntlander may Allah bless my beautiful land.

  • @shariifkawaaye4674
    @shariifkawaaye4674 3 роки тому +13

    Bontland meel saldhig u ahayd isku soo laabashada soomalidi kala irdhowdey waan idinku faanaa walaalayaal wiil reer diinsoor ah idin salaamaya guul idin rajeynaa✌

  • @Kunciil35
    @Kunciil35 3 роки тому +70

    I’m proud to be a puntlander boy Alex🇸🇱🇸🇱🇸🇱🔥🇸🇱❤️❤️❤️😭😭😭

    • @Aisyhay
      @Aisyhay Рік тому +1

      Alhamdulilah❤

  • @haliishqaali2594
    @haliishqaali2594 5 років тому +20

    Bal daya dalka baaxada leh
    Bal eeg badaha isku xira
    Hadana bariga udgoon
    Bal eeg bidix iyo midig
    Jaleec labadaada baal
    Bal eeg quruxdiisa...
    Dalxiisku ubaahan yahay
    Ku dayo Puntland sidey bulshadeedu tahay,
    Ku baro Puntland meel ay nabadoodu taal.
    ♥️🇸🇱♥️🇸🇱♥️🇸🇱♥️🇸🇱♥️🇸🇱♥️🇸🇱🇸🇱♥️🇸🇱♥️🇸🇱

  • @abdirahmanhassan4454
    @abdirahmanhassan4454 4 роки тому +9

    i proud to be a puntlander
    waxa soo dhaw maalinteeni 1 AUGUSTUS 2020

    • @hibaaqmohamud1269
      @hibaaqmohamud1269 4 роки тому +1

      Wan sugena malintenaas⁦🇸🇱⁩⁦❤️⁩

  • @user-ji3rz3of9w
    @user-ji3rz3of9w 11 місяців тому +1

    I’m proud to be buntilander 2023 ban dawanaya alx from goldogob🇸🇱❤️✊🏿

  • @ashqanhabib7745
    @ashqanhabib7745 Рік тому +4

    Xiligaan ban heesta iswaydinay Ani iyo dhalin yaro kale Waqtigay ahayd 😮Jah puntland for ever❤

  • @bashir3517
    @bashir3517 13 років тому +13

    Mashallah Adeer Im Proud of you and Puntland Ha noolaato

    • @maarim9441
      @maarim9441 7 років тому +2

      Bashir Botan proud too allow dhowr dhulkeena♥💖❤😍😙💗💟💜💞

    • @MohamedAli-xh8vt
      @MohamedAli-xh8vt Рік тому

      Hi bro Bashir noshay sxb

  • @Mo_Amiin16
    @Mo_Amiin16 2 роки тому +7

    Puntlandnimadu ma ahan wax lagu kaftamo hanoolato hooyada federal ka iyo waxana mahad o dhan usugnaatay ilahey kasakow, his excellent ABDULLAHI YUSUF AHMED FORMER PRESIDENT PUNTLAND AND SOMALIA 🇸🇴 ALLAHA U NAXARIISTO.

  • @jeryandere2776
    @jeryandere2776 4 роки тому +4

    wxa so dhow maalmihii puntland maalinti ugu farxadda weyneeyd 1st ilaaah baa mahada iskaley dhac iyo dhuc kusiiya inta ku dayata puntland❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿

  • @Sheekhada
    @Sheekhada 4 місяці тому +3

    Ayy deriska xalaasha waa idin jeclhy wllhi from gaLmudug 😭💙🤍💚🦁

    • @Fafo0
      @Fafo0 3 місяці тому +1

      Anaga xata nii jecelnahay🥰❤️❤

  • @Adde12
    @Adde12 Рік тому +3

    I'm from casayrland i love majerteen people

    • @ismaaciilaarka3278
      @ismaaciilaarka3278 Рік тому +1

      powe mj kaliye madagaan
      warsengali
      dishiiishe
      dhulbahante
      carab salax
      leelkase

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 Рік тому +1

    We love Puntland 🇸🇱 from Khaatumo state 🖤💙🐎 noolaada rer tolkey.

    • @maria-xy3sn
      @maria-xy3sn Рік тому

      Dhiiga ina ader sharaf io karamo🇸🇱🤍💙🐎

  • @Najkaa
    @Najkaa 7 років тому +18

    Hestan wanba iska jeclahay ilahey amarkis. Walalahen Puntland Allow idin dhawr

  • @cayshacuud7885
    @cayshacuud7885 2 місяці тому +4

    2024🇸🇱👸🏼

  • @liibaankolombo373
    @liibaankolombo373 Рік тому +3

    Wiil reer puntland ah oo waliba degmada towfiiq ee gobolka mudug awoowayaal waa wiil Dir ah waliba surre from towfiiq Somalia puntland ❤

  • @Dhagaxle9
    @Dhagaxle9 Рік тому +4

    The ljnt xarfo 🇸🇱❤

  • @zakp8687
    @zakp8687 7 років тому +26

    Happy 19th Anniversary to all Puntlanders

  • @maxamedkhadar6905
    @maxamedkhadar6905 5 років тому +8

    Yaa daawanaya 2019/2020

  • @Alonebird575
    @Alonebird575 Рік тому +7

    Alla mxaan heestan wadanigaa hees jaceyl ahan udhagestay oo xita aroosyada kadaaray puntlaand jir oojoog 🇸🇱💗🥺Heesta kliya ee marka layga xanajiyo la iidaaro si aan ufarxo 16/04/2023 bal eeg Puntland oo dhann 🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉

  • @cismaanmahamud771
    @cismaanmahamud771 2 роки тому +2

    The best song of puntland👑🇸🇱

  • @heljeali335
    @heljeali335 5 років тому +2

    Like akhyaarta 2019 .somali ha midawdo baan ugu baaqayaa xafadayda puntland.

  • @fadximadar2274
    @fadximadar2274 Рік тому +3

    Iam from sool iam so proud❤❤

  • @AmiirAhmeth
    @AmiirAhmeth 2 місяці тому +1

    Waxan ku dhagaysanaya caasimada Libya 🇱🇾 tripoli marnaba kama xiiso dhici doono dhulkaygii puntland miss you my home 😢 I.a waxan safar u ahy yurub isoo duceeya inta qoralkayga arki doonta we love u Somalia mohameth😊🇸🇴🇸🇱🫀

    • @SaHarlaOsman
      @SaHarlaOsman Місяць тому +1

      ilaHy hku fududeyo ina adeer 12beri kadib bn arkay commentigaga xage wx ku marayaan

  • @abdiwadudjama761
    @abdiwadudjama761 8 років тому +4

    i like this song am proud to be puntlander alx when am lissening this song i feel happy reer puntland ala idin barakeyo horumarkina

  • @adamgooni2667
    @adamgooni2667 Рік тому +8

    GARACAD SEAPORT....ONES AGIAN KU DAAYO DAWLADA PUNTLAND...HAMBAALYO AND LOOKING FORWARD MORE SUCCESSFUL HISTORICAL ADVENTURES

  • @bluenight3007
    @bluenight3007 Рік тому +2

    I like and love this song hormar wacan rer butlanad from jigjga 🥰

  • @queenyudgoonismail9313
    @queenyudgoonismail9313 6 років тому +9

    Ku dayo puntland Allah ha idin dhawro dadkaygiyoow❤❤❤❤❤👏👏👏👏

  • @farhioadan9074
    @farhioadan9074 2 місяці тому +2

    Waxan dawanyaa 11/5/2024/
    Addis ababa Ethiopia 🇪🇹 cidii iga dambysa cimri dheer iyo cafimaad ban u rajaynayaa❤

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys 3 роки тому +3

    1 August 2021 Hambalyo Reer Puntland 🇸🇱🦾😍🥰🤩🖤

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 4 роки тому +6

    Puntland❤😘

  • @brahimranveer1315
    @brahimranveer1315 Рік тому +3

    27/1/2023 Ayaa dib u daawanayaan old is gold😰😥

  • @fardusmohamed-se6kh
    @fardusmohamed-se6kh 11 місяців тому +1

    I am proud to be puntlander from sanaag🇸🇱🫶🏾
    Tuesday-3-8-2023
    Bn ngysnaya anuu ku jira maalmihii ciida ee puntlnd🇸🇱💪🏾

  • @iqrakeyf7697
    @iqrakeyf7697 11 місяців тому +1

    Walaalahay aad baan idiin jecelahay uguna faanaa inaad garabkayga tihiin inkastoo aan jeclahay inay puntland sidey before 12years aheyd iney noqoto oo dhulkeenna Harti dhammeystirnaado haddana waayaha ka saa dhigay I LOVE ALL PUNTLANDERS from inan Dhulbahantaa🎉😢

  • @fatimokhadarcalibar4019
    @fatimokhadarcalibar4019 2 роки тому +3

    Kudayo buntalnd horomarkeeda keeb going

  • @dahabilyrics
    @dahabilyrics Рік тому +6

    🇸🇱JIRKAA I DUBAAXSHAY WLHI🇸🇱😭😰😭🇸🇱CIIL TIRE🇸🇱 ISAGAAN KU HOOS DHASHAY KUNA CAQLIYEYSTAY KUNA FANAA MARWARBANA WAXAAN U TAAGNAHY INAAN DALKAYGA IYO DADKAYGA WAX TARO MANA JIRTO ADUUNKA MEEL AAN KU DOORSANAYO🇸🇱❤🇸🇱❤

  • @zaadiqhussein5671
    @zaadiqhussein5671 3 роки тому +9

    Markan Galmudug wax ladhaho majirin Baraxley baa loooyaqanay Xasuus Puntlandnimo 😃🙈🇸🇱💋👈

    • @nashaatfarax12345
      @nashaatfarax12345 3 роки тому +2

      Wa sidas puntlndarniman dadka dheernahay

    • @yassinkhalif2976
      @yassinkhalif2976 2 роки тому

      Saxiib tulaadi ad timid ka farxalo marka hoore kadib dib uu noqo tariikhda iyo heeshiska 1993.

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 4 роки тому +4

    ku daayo Puntland🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️

  • @SeinuCabdiwahaab
    @SeinuCabdiwahaab 3 місяці тому +7

    Heestan dareen gooniyey wadata puntlandernimo 🇸🇱❤ just 2024

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 11 місяців тому +2

    Maasha Allah Viva Shacabka Puntland of Harti❤

  • @somalilandpresstv
    @somalilandpresstv 3 роки тому +2

    Wow heesta sanadki 2011 ayan kusoxasuusta waa hees macan oo dhiga qajinaysa👍🙏

  • @abdallashukri765
    @abdallashukri765 Рік тому +3

    Heestaan waxaan caawa soo raadiyay kadib doorashadii dadweynaha reer Puntland u dareereen maanta oo taariikhdu tahay 25/5 2023 anigoo faraxsan Hambalyo dhamaan reer Puntland
    Soomaaliya Hanoolaato

  • @mahdi22ismail69
    @mahdi22ismail69 6 років тому +1

    Wn jeclahay Heestaan puntland ku deyo masha allaah I love Reer puntland and this song very much

  • @MaanHersi
    @MaanHersi 23 дні тому

    Heestan kama daalo From Burtinle Puntland ❤

  • @suadali7333
    @suadali7333 8 років тому +8

    Kudayo bulshada oo reermagaalka ah i love my reer abti ...

  • @ihibaq
    @ihibaq 10 років тому +5

    shamsa shiidle cali puntilnd ilahy haku sharfo viva puntilnddddddddddd wawwwww cadi mahn mansha alah run bad ka shegtay puntilndddd isha baxarkaaaaaa

  • @Daljir143
    @Daljir143 10 місяців тому +1

    Heestaan kamaba daalo, reer Puntland waan idin jeclahay walaalayaal from Hiiraan🇸🇧 🇸🇴💚☁️