Saado Cali Warsame Ahun l Naftayda ku Jiraban

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie
    Google+ goo.gl/ujFnUz
    TUMBLR goo.gl/YVDGd6
    Instagram goo.gl/xNluhu
    / dalmar_d

КОМЕНТАРІ • 648

  • @samman7245
    @samman7245 6 місяців тому +36

    2024 we are still listening love you my people from Djibouti

  • @xaajicusmaan5853
    @xaajicusmaan5853 3 роки тому +46

    2021 kama daalo heestan 👌❤️😢
    Allow kuu naxariiso 😢❤️😘

  • @apdirazakmohomud526
    @apdirazakmohomud526 9 місяців тому +17

    Ka dib markaan 4 Saac oo xidhiidh ah aan xiisad Xisaaba aan ku jiray, waxaan jawiga ku dajiyay codka tolmoon ee AHUN Saado Cali.❤

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed8324 4 роки тому +48

    Saada cali geesiyade somaliyeed Allah Ya Rahamo ❤🙌🙌 OLD is Gold 🔥🔥

  • @axmedaabicismaan4953
    @axmedaabicismaan4953 6 місяців тому +11

    Barigii hore saado cali waa necbaa runtii lkn waxan ogadey in Dhulbahante yahay reerka somali ugu gobsan on been ahayn alle hawnaxariisto edo saado cali
    From salaxley

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 2 роки тому +38

    LYRICS
    Naftaydaa kuu jirraban
    Waxaa i haysa jamashada
    Adaan kuu jeellanahay
    Jacayl baad igu abuurtay
    Ma jiifsadoo caawadee
    Dharaartii ma joogi karo
    Dhinacaad iga jirtaa
    Qalbigu ii jiidayaa
    Hayeeshee dan bay horjoogta
    Jir baa igu helay bannaan
    Jar baan ka lushaa khataraa
    Talaa iga jaah-wareersan
    Jid aan u baxaanaan hayn
    Jahadii baa iga halowday
    Hadaan kuu jeedin laayoon
    Jabka kuu sheegilaa
    Awood baan jirin xagaygoo
    Afkii baa juuqda gabay
    Jirrada miyaad ila qabtaa
    Miyaad jeer gudha is tidhi
    Jalleeco kalgacal ku eeg
    Adaa sida, sida johooradiiyoo
    Jirida adigaa, adigaa degee
    Jawaab waafiya isiiyoo
    Jaahaaga sidaan rabo
    Ma ii jiraysaa, aboowe macaane
    Ma ii jiraysaa
    Ereyadii iyo codkii AUN saado cali warsame

    • @gabadsin7313
      @gabadsin7313 8 місяців тому +1

      Ku noqo sado maahan erayadu waa Af_gudhiye A.h.n

  • @GalgalloGuyo
    @GalgalloGuyo 4 роки тому +77

    I don't speak Somali. I love this classic

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 3 роки тому +53

    Wat style wat a class elegant like her will never be so modern so musical rythm dammm the dances. The entrance is 1 of the best so wavey. Waaa. This absolute the queen of Somali muzik

    • @sayidmahmud6093
      @sayidmahmud6093 2 роки тому

      She is regreting all this now... Very poor soul...

    • @hilalhananalhadramy9234
      @hilalhananalhadramy9234 2 роки тому +1

      احبها جدا ولا امل من اغانيها 😢 ادعو لها برحمة الله يرحمها

    • @somaliano99kingkonghimself75
      @somaliano99kingkonghimself75 Рік тому +1

      @@sayidmahmud6093 she the best. Real legend. Everything is between her and her maker. The good time of Somalia and the legend her self. God I love her songs I reached so Many white girls just because they loved me man you are not living. I feel bad for you regret. Later have fun now

    • @somaliano99kingkonghimself75
      @somaliano99kingkonghimself75 2 місяці тому

      Not really you just stupid person ​@@sayidmahmud6093

  • @jamalawl5535
    @jamalawl5535 Рік тому +4

    Who asked you to luv adoo Sadoo Cali Warsme songs if u dont knew,She were our leagnd, Blessed 2023🙏💫🥤🎶

  • @warsamehanteen415
    @warsamehanteen415 5 років тому +12

    Dumarkii horee soomaaliyeed mashaallah, war imika bilaa caano ayaan ku dhacnay tayadeenii ayaa yaraatay rag iyo dumarba, war aan dib qudhaceenii isaga beerano oon geeleenii isaga dhaqano, wax wada yiciis ah ayeynu noanaye

  • @Awo-cb7kd
    @Awo-cb7kd 3 роки тому +73

    She will forever live on in our hearts. Rest In Peace eedo Saado Ali Warsame. 💔

    • @Suldan932
      @Suldan932 2 роки тому

      Caqliga gaalada umada kala tag qabxo ..say alle haunaxristo
      Not rest in peace... fucking ignorant

    • @zahraalmahdi8717
      @zahraalmahdi8717 Рік тому +2

      امين يارب العالمين

    • @YellowDiamonds
      @YellowDiamonds 9 місяців тому

      Ameen ❤

  • @Wajircity
    @Wajircity 2 роки тому +30

    One and only best somali ladies with standing records of their kinds.
    R.i.p
    Love from wajir 🇰🇪✌️♥️

  • @c.rashidosman3087
    @c.rashidosman3087 5 років тому +10

    Sado cali Warsame ala yaraxma
    2019 ❤️❤️❤️❤️ AWOOD BAN JIRIN XAGEYGOO AFKI BA JOOQDA GABEY 💕💕💕💕

  • @mohamedabdilahiali968
    @mohamedabdilahiali968 5 років тому +15

    Fartuun barbalaarka io qaarkle ayaa na wareeriyy Oo mdaxa na xanuujiyy
    Mrkazan hlkan imadaa oon dwadaa Sado cali warzame io qaar kle oo niyada dajinaya ala Ala 😍😍😍😍😍

    • @saaqeymuumin7035
      @saaqeymuumin7035 5 років тому +1

      🤣🤣🤣🙏🏻👋

    • @m.x970
      @m.x970 2 місяці тому

      😂😂😂😂😂😂😂 ma nooli

  • @IdontKnow-hh2fc
    @IdontKnow-hh2fc 2 роки тому +3

    Saado cali warsame mar la arag ayay ahayd masrixiyad iyo qoob ka ciyaar cajiibana lahayd oo markad daawanaysid aanad ka xiiso go'ayn, Allah wayni ha janeeyo
    2022!

  • @naruuracadey7798
    @naruuracadey7798 2 роки тому +7

    Allow kuu naxariiso saado cali Warsame
    Still listening 4/5/2022 /saacada 22:00❤🥺

  • @mahameddhako7985
    @mahameddhako7985 2 роки тому +11

    Talent, performance, style, charisma, voice, all in one piece

  • @The23per
    @The23per Рік тому +15

    Who’s is here 2023😊

  • @sadad6299
    @sadad6299 4 роки тому +28

    She will always be miss 🤲❤❤❤❤❤🌻👑

  • @yourbestplug4807
    @yourbestplug4807 Рік тому +4

    Allah ha ku naxariisto saado ali warsame dhulbahante proud of you 🥺🕊️

  • @mustaphavlogs3254
    @mustaphavlogs3254 5 років тому +35

    Ciyaar wanaag qalanjo leggend ALLA YA RAXMA 🙏🙏

  • @musharafdhoof4816
    @musharafdhoof4816 2 роки тому +11

    Yaasalaam! Masraxiyada, jaaska, codka iyo dareen tabin heer sare ah ayay isku darsatay boqoradeenii saado cali warsame. Rabbi janooyinkiisa hakugu casuumo boqoradeeniiyeey.❤
    17/jul/2022 09:30pm. Ayaan ku raaxaysanayaa heestan qiimaha badan, waxay kamid tahay heesaha aan jawiyada ku bisho.

  • @Yool_lul
    @Yool_lul Рік тому +3

    11/2022
    waxaay ahhayba wali sidii bay utahay, Geeri basaa ku timid Allah unaxariisto Aamin.
    (xidigta musikada afsoomaaliga Sadoo Ali)

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle Рік тому +4

    Yasalaam cod + qurux + masrixiyd intaba weey isku darsaty mama saado cali warsame AUN 💔😭

  • @toohebarre6785
    @toohebarre6785 Рік тому +7

    Who listening in 2022 this song incredible voice and dancing Allah yarxamu saado u duceeya asxaabay

  • @YellowDiamonds
    @YellowDiamonds 9 місяців тому +2

    Gone but not forgotten. Beautiful soul and excellent artist, a legend forever. ❤

  • @hupiabdirahmn3586
    @hupiabdirahmn3586 4 роки тому +6

    4/3/2020 hben arbaco ah 10:30 mama sado cli kma daalo wlhi hestn qurux io ciyaar wanaag dancegeeda kahely wlhi eebe nxarista jano hasiiyo fan waa fankii hre balbalar io faladagn baa hda hwada nga qabsady alw ngu shartir😢😢😢😋😋

  • @abdilahiabdisamed870
    @abdilahiabdisamed870 Рік тому +3

    Saada cali warsame rabi janada hakaa waraabiyo geesiyad soomaliyeed halgamaa somaliyeed ayeey heed fankeedu wax aan somali dib ugu soo noqoneen ayuu ahaa rabi markale somali ayaadoo kale haka dhaliyo cajab cijiibey😢❤

  • @asmaaden3216
    @asmaaden3216 3 роки тому +18

    Who is here in 2020?

  • @user-sr3dv3wt6f
    @user-sr3dv3wt6f 7 місяців тому +11

    2024 who is here

    • @mouhimali5452
      @mouhimali5452 12 днів тому

      When I want to listen to music, I start by her.😊😊😊

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 4 роки тому +5

    Miraha laxanka iyo codka saado Cali warsame 1988 aun allaha u naxariisto

  • @nasseradenguedi0110
    @nasseradenguedi0110 11 місяців тому

    Tu nous manques beaucoup. Qu'Allah l'accueille dans son paradis éternel Al Firdowz ❤

  • @ahmedfarah5756
    @ahmedfarah5756 3 роки тому +8

    What a dance moves. I used to hear this song but it's my first time to monitor the video. This rare footage left me elated.

    • @abdimlk7044
      @abdimlk7044 3 роки тому

      Hees somali ah aya dhagaysanaysa chanal somali ah ayad ku jirta luqan maxa ka wada wa yaabe🤨

  • @samahmed3373
    @samahmed3373 2 роки тому +12

    Miss her rest in peace love u queen Somalia 🇸🇴 ❤

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 5 років тому +11

    Wwww cod ,qurux iyo ciyarba waalaysku darsaday heed iyo badh iga dheh illhy ha unaxariisto 😘😘

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 4 роки тому +3

    Waa tiyaatarkii muqdisho sanadkii 1989 aniga oo gobol ka imid waan fadhiyay habeenkaa.

    • @musemuse6648
      @musemuse6648 3 роки тому +2

      Anigaba dharkaan ayadoo qabto ayaa Mugadishu ku daawaday dadkana Canada ayaa lagu duubay ayeey ku murmayan 1989 sax

    • @sadiqhersi5968
      @sadiqhersi5968 3 роки тому

      @@musemuse6648 it was Canada.

    • @osmanabdulahihassan2185
      @osmanabdulahihassan2185 3 роки тому +1

      Allaha yaraxma

  • @abdirahmanbihi1112
    @abdirahmanbihi1112 Рік тому +4

    queen of voice and performance and all of somali music allah haku naxariisto

  • @mohamedismail-zq2qo
    @mohamedismail-zq2qo 3 роки тому +14

    Golden glittering princess.my heroine. A household name and truly treasured in my home county of Garissa.Aun

  • @moktarhagi9697
    @moktarhagi9697 6 років тому +21

    25/5/2018 wan iska dhex arkay heestaan dhagesigeda inan ku raaxesto caawa allow janada ugu raaxeey marxuumada

  • @Somfox1
    @Somfox1 Рік тому +2

    Allow Kuu naxariiso , Saado Qaran , waxa ay ahayd Darwiishad Somalinimadu ku weyn tahay , Abwaan , heesaa .. waa gabadh ay ku waynayd dhamaan xornimada Dhulka Somaliyeed walee

  • @harbihgulled4457
    @harbihgulled4457 Рік тому +1

    2023 ayaan daawanyaa Qofkii ugu masraxiyada badnaa, alle ha kuu naxariisto eedo qalbiyadanada kama bixi doontid qadiyada SSC iyo mida Ogadenia waad ka qayb qaadatay.
    Ogaden boy❤

  • @donwajdat8569
    @donwajdat8569 3 роки тому +8

    Used to listen to this tune in hargeisa

  • @subeercalanle9074
    @subeercalanle9074 Рік тому +2

    Amazing saado Ali Warsame rabi haw naxariisto she was talented

  • @saladgeesood5083
    @saladgeesood5083 2 роки тому +1

    Sado Ali eebe ha unaxariisto Aamiin best songs 🤲🤲🤲🤲

  • @Mahir52143
    @Mahir52143 2 роки тому +5

    Ilaaahow kuu naxariiso 😥♥️

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson 5 років тому +72

    Hooyo saado alla yaraxma
    Qurux 100
    Cod....100
    Ciyaar100
    Hindida iyo dadka aduunka quruxda sheegta way ordi jireen markay saado cali warsame magaceeda maqlaan

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 років тому +3

      Aamin

    • @muqtaarmuhudiin7493
      @muqtaarmuhudiin7493 3 роки тому +1

      Wllhi beentaa maahin saado naag ka quruxoon fanka somaliyeed ma soo marin taas anaa kugu raacsan ebow

    • @Suldan932
      @Suldan932 2 роки тому

      Say alle haunaxristo stop qiyaaliga cawaanow

    • @Suldan932
      @Suldan932 2 роки тому +1

      @@muqtaarmuhudiin7493 🧐🤣🤣reera qiyaali faanka iska daaya ee dhaha allehaunaxristo...kumanaan fanaan somaliyeedba jiray Wana jira oo ka qurux badan.

    • @xawocadey2320
      @xawocadey2320 2 роки тому

      @@Suldan932 qurux mx u taqana cadaan besaa waa xqiiq iny ahyd mida ugu quruxda bdan🥰❤

  • @ismailjoker3868
    @ismailjoker3868 Місяць тому +1

    Who listening 29/06/2024😢

  • @saidbuunshax6473
    @saidbuunshax6473 Рік тому +3

    UN SAADO CALI WARSAME
    BOQORADA CODKA JOG IYO JAMAALKA NAXARIS WAARTA ALLAHA KU SIIYO

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 4 роки тому +3

    Allah yarxam saado qof QaaliDumar ah ma ilaawi doono💔😭😭😭

  • @Salahfarah1
    @Salahfarah1 Рік тому +3

    2022 ayaan dawanaya🥰

  • @marwoadan7606
    @marwoadan7606 5 років тому +7

    Allah yerhama fananad qaliya ayey ahayd 🤲🏾❤️❤❤️💓💓

  • @susanosmanmohamed9738
    @susanosmanmohamed9738 Рік тому +2

    Masha allah habiinkaas showga wey ukala kicisay dadkaas Allah unaxariistee maama saado cali warsame

  • @FardowsoBaliil-cw7tp
    @FardowsoBaliil-cw7tp 7 місяців тому

    12/1/2024 sacadu 7:14 Alle ha.unaxariisti mamo saado cali fanad qaran❤

  • @libankhaire6646
    @libankhaire6646 2 роки тому +4

    Ilaahay hakuu naxariistii saado ,you will be in our hearts forever ❤

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 3 роки тому +3

    Master class-kan ya ila dhagaysanaya 2021

  • @ahmedsadiq6333
    @ahmedsadiq6333 10 місяців тому +1

    The best Music (Sado Ali warsame

  • @abdikadirfahmed7340
    @abdikadirfahmed7340 4 роки тому +12

    Nice 👍🏻 mom 😢 full respect ✊🏻

  • @aweizibrahim1682
    @aweizibrahim1682 5 років тому +14

    Everynight Hadanan dhageysan ma seexdo😘 Alle how naxaristo saado Ali warsame🤲🏻

  • @kabtankazoobe3503
    @kabtankazoobe3503 5 років тому +4

    Alow Ku naxariiso fan Waa kii hore hadalna Waa inti la yiri legand aya eheed saado Cali warsame

  • @amareveira9357
    @amareveira9357 5 років тому +7

    Saado Cali warsame iLaahay qabriga ha unuuriyo
    Runtii gayga somallida wax ay ahayd qof qiime ku leh

  • @dalmardirie55
    @dalmardirie55 3 роки тому

    Aug 5 2021 ayaan halkaan uga ducaynayaa in rabi u danbidhaafo janooyinkiisa sarsarana ka waraabiyo qof la ilaawi karo may ahayn SAADO ALI WARSAME 🤲🤲

  • @sucuudicumar9674
    @sucuudicumar9674 Рік тому +2

    geesiyadii somalida AU saado

  • @hodanhodan4750
    @hodanhodan4750 5 років тому +5

    Ilahow Ku Naxariiso Hoooyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdinasir780
    @abdinasir780 Рік тому +2

    Fast day world cup November 2022 hees yaaa usoo xiisey?

  • @taygarmoha2871
    @taygarmoha2871 3 роки тому +1

    Saado ali warsame Eedo Mcn alle hkiu naxariisto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fadumoh5049
    @fadumoh5049 Рік тому +1

    Geesiyad allahu arxam

  • @mohammedabdi7722
    @mohammedabdi7722 8 років тому +17

    Ilahay hakuu naxariisto

    • @zalmasaleban9902
      @zalmasaleban9902 7 років тому +1

      mohamed dhalad aaamin yarabi wl

    • @mohamedabdihakim8017
      @mohamedabdihakim8017 5 років тому

      aaaamiiin waaan iska ilmeya markan video dawdo ooon xasuusta cawa meshay jogto

  • @hawonoor8007
    @hawonoor8007 8 місяців тому +1

    Who is here in december 2023😂😂

  • @boqran101
    @boqran101 Рік тому +2

    Rabiyo raxmanow u naxariiso waan jecelahay jeclow qof fiican oo dadka soomaliyeed jecel ayayay hayd sado 💔😢

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 3 роки тому +6

    Haddii Qof La,weydiinlahaa yaad ugu Jeceshahay Adduunka oo dhan maamo Sado cali ayaan dhihi lahaa

    • @syckipdi863
      @syckipdi863 3 роки тому +1

      subhanalah zhb cadifada heestu yaysan kuqadin nabigena subana dheh zhb jeclowna zhp si uu akhiro kugu shafeco aado

    • @syckipdi863
      @syckipdi863 3 роки тому +1

      subhanalah zhb cadifada heestu yaysan kuqadin nabigena subana dheh zhb jeclowna zhp si uu akhiro kugu shafeco aado

  • @ilhanxarago9449
    @ilhanxarago9449 2 роки тому +2

    Alla qurux badnaydaa illahow ku naxariiso Eedo🙏

  • @abdirahmaanmaxamed5737
    @abdirahmaanmaxamed5737 Рік тому +4

    ALLAH bless her and invite to her your high value heaven Fardawsa, what I want to mention is not only her pretty and soft sound,also her personality and way she makes her theater jazz

  • @xasancumar6443
    @xasancumar6443 2 роки тому +2

    Wow waxbaa ka dhacay sanad 1989
    Saado cali wasame heestii nataydaa kuu jariban

  • @abdinaasirjaamac2272
    @abdinaasirjaamac2272 5 років тому +3

    Alyaa arxamuu yaarabii unaxariiso saado ali 😴

  • @artanmathieu3709
    @artanmathieu3709 4 роки тому +3

    Allahu naxaristo fanaanad Sado Cali Warsame

  • @shalaychannel2201
    @shalaychannel2201 2 роки тому +2

    Inta aan ogayn in heestaan 1989 ay heshay oscar heesta sanadka isoo raaca

  • @zakinasiib
    @zakinasiib Рік тому +1

    Who is here 2023 relex with me
    Ex Atriishadii soomaalia allah yaa raxma

  • @FaadumoMuuse-jq4vp
    @FaadumoMuuse-jq4vp 3 місяці тому

    Alle hku naxariiST0 sado alli warsame

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Рік тому +1

    Waa lama iloowaan

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 3 роки тому +2

    Still I'm watching 2020👀 😌 🙂 🙃
    Naxariista illhy korkaaga ha ahaato😢

  • @janaayoyarreofficial167
    @janaayoyarreofficial167 Рік тому +1

    Axya sOwt. alle haKU nacariistO😢❤

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 7 років тому +30

    ax gabdhan quruxdeda waan yaaba gacmaheda ma isbirin baa kujira alle haw naxariiiiisto

  • @surlaydumar2412
    @surlaydumar2412 6 років тому +3

    ax alleh ha ku Naxiirzto saado ali warzaame

  • @taanimahamed9763
    @taanimahamed9763 Рік тому +1

    Ya ila firsanayo 2023

  • @najmahussain7062
    @najmahussain7062 Рік тому +1

    Saado Ali warsame allaya raxmak🥺

  • @Maahiryare77
    @Maahiryare77 2 роки тому +2

    Alah hakuu naxriisto Eedo macn 😭💔🤍
    Kuma ilaawi doono 🙌🏿

  • @sahilmajib3182
    @sahilmajib3182 Рік тому +1

    Allah haunaxaristo

  • @arababdullahi7441
    @arababdullahi7441 3 роки тому +1

    Meeshan xamar muqdisho 1987/1988 shareero

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 роки тому

      Sharero ma aha meeshana waa banaanka toronto. Waa qabtii ka dib.

  • @anizaadontiallah8607
    @anizaadontiallah8607 3 роки тому

    1m oo ruux ba leeyihin alle ha naxaristo ma cadaaby leedahy qurux badnayda subxanalha

  • @roumanH7889
    @roumanH7889 Рік тому +1

    ❤❤❤ saado Ali warsama Allah yarmak😢

  • @cadnankeytoon2717
    @cadnankeytoon2717 2 роки тому +4

    Omg old is gold 😥😥😥 hda iga dambayso like

  • @shaaibahmed7230
    @shaaibahmed7230 7 місяців тому

    Who's here 2024

  • @fawsiaali4387
    @fawsiaali4387 3 роки тому +3

    Queen of the pop!!

  • @apdywalikarama5768
    @apdywalikarama5768 3 роки тому +4

    Rest in peace mom sado ALi😭❤

  • @user-yi2em5it5i
    @user-yi2em5it5i 5 місяців тому

    AHNX
    Soomaalidu maaha dad fiican oo illaashada Qofka bulshada hormoodka u ah fanaanad soomaaliyeed oo suugaanteena meel fiican kaga jjrtay ayey marxuumadu ahayd wali qof soomaaliyeed oo sidaa u ciyaara ma daawanin
    Alle hawnaxariisto saado calj

  • @manaanaliahmed9938
    @manaanaliahmed9938 Рік тому

    sado cali warsame allha unaxaristo 2023 dhagesanya

  • @user-of6ig4qy4m
    @user-of6ig4qy4m 6 місяців тому

    2024 im still here 😢allaha uu naxaristo mama Sado Ali Warsame

  • @nuurhassan4934
    @nuurhassan4934 5 років тому +20

    "Hayeeshee dan-bey horjoogta jirbaa Igu helay banaaan" walee xusuus Igu reeb waayo iyo waayo iyo meel

  • @halaheyleqeyle4751
    @halaheyleqeyle4751 3 роки тому +1

    Hestan inta 2021 fir sanoso is muujiya

  • @faysalabdirisak9151
    @faysalabdirisak9151 Рік тому +2

    Enjoying 13/3/2023 🎉😊
    Alla Ya Rahma Mama ❤