HEESTI TAGEER ABDI WAALI GAS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 120

  • @crixmanaxmed44
    @crixmanaxmed44 Рік тому +33

    Inta 2023 daawanasa waa nii salaama 😂

    • @user-yw9ul4wo8z
      @user-yw9ul4wo8z 9 місяців тому

      😂😂😂🎉😢cabdiwali uxiisnay😊

  • @rooblefaarax5809
    @rooblefaarax5809 Рік тому +38

    2014 ban dhagysan JiraY Hadana waa 2023🥺😅

  • @khadraahmed6206
    @khadraahmed6206 Рік тому +19

    Bariga heesta soobaxday waxaan ahaa fasalka shanaad schoolka maantana waa 2023 oo aan ahay ardayad dhigata jaamacada umada somaliyeed faraca puthland putlander nimadu waa sharaf nabad iyo kala danbeen baan kugaarney herkaas

    • @Aisyhay
      @Aisyhay Рік тому

      Mashallh ani xitaa waxan ahaa class 4 mantana four ban ka baxaya dhulkaga wax ku baro waa nasiib wanaag illahay mahadii❤🎉

    • @samiiraabdirahman7067
      @samiiraabdirahman7067 Рік тому

      Ana markasan jamacada bilabyay😂😂😂 sandki uhoreyay bn ku jiray

    • @muscabmaxamuud7414
      @muscabmaxamuud7414 8 місяців тому

      ​@@Aisyhay2aad b 2:33 aan ahaa maantana four baan ahay😊😂

  • @digitalworld5769
    @digitalworld5769 2 роки тому +10

    Gudoomiye abwaan abdirashiid yuusuf jibriil legend murti iyo xigmad allaa kumanaystay

  • @IsmaAragto
    @IsmaAragto 3 роки тому +43

    Who is here on August, 1st 2021. Happy anniversary my people.

    • @dramaqueen9455
      @dramaqueen9455 2 роки тому +1

      November 10/2021🥺🇸🇱❤️

    • @shukria376
      @shukria376 2 роки тому

      August 2022 Happy anniversary ❤️

    • @MohamedAli-hm9qz
      @MohamedAli-hm9qz Рік тому +1

      ​@@shukria376 2023😂

    • @crixmanaxmed44
      @crixmanaxmed44 Рік тому

      2023 baa daawanayaa

    • @Zhoaib12
      @Zhoaib12 11 місяців тому

      My Friend Remembered Me This Song 😢🎉❤

  • @kaabe9459
    @kaabe9459 8 місяців тому +6

    I was remember 10 years ago "Abdiweli ku taageer" was trending song ❤😂

  • @CABDULLAAHI_YAASIIN
    @CABDULLAAHI_YAASIIN 2 роки тому +8

    Siciida Cabdi muuse Alle ha u naxariisto , qof deegaanka waxtar u leh ayay ahayd.

  • @zekeriyeqarbe
    @zekeriyeqarbe 8 місяців тому +5

    Wa doorashadii ugu horeysy an ku indho qaday tagerona wa u aha❤😂clwali mrka wali xamaasad bey ahyd mrkzna class 5 ba aha heestna kuwo wllheyga ka dhagesan jiry🥺😂xasuus ❤allow puntlandernimada nagu dil 🇸🇱👑🥺

    • @fardowsocali3711
      @fardowsocali3711 8 місяців тому +1

      Kula mid baan ahay wlhi waa dorashadi igu horaysay aan kucaqliyeystay hadana gaas tagere u aha xasus walhi waagas xamasad ❤

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 Рік тому +18

    😹😹😹 waxaan ka helay dance-ga abdirashiid yusuf jabriil ❤

  • @user-bj4sc6yx7t
    @user-bj4sc6yx7t Рік тому +1

    Caadi maaahan heestan puntland 2014 ahayd hdana 2023 allow dowlada noo barakee🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @KhadraAhmedhashi-nq8ef
    @KhadraAhmedhashi-nq8ef Рік тому +2

    Alx dawaldeenii wey dhisantay wxna lagaray xiligii ay shacabku dooran lahaayeen madaxda dawlda puntiland hestan wxy so bxdy oo Tv kada wan jiry ano yar oo faslka 3 ah ✊️🇸🇱❤️

  • @abdirahman2134
    @abdirahman2134 3 роки тому +14

    Hadeer waa 2021 waxay ila tahay puntland iney tabtey mid ka mid aH kuwii ugu wanaagsana ee maamula dowlada puntland mudane cabdiweli cali gaas
    Aabo markale tartan oo na maamul

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 5 років тому +8

    Cabdiwalli m.c.gass alaw taageer markale 2019 amiiiiiiiiiiiin

  • @cabdirahmaancabdiqafaar5031
    @cabdirahmaancabdiqafaar5031 2 роки тому +11

    JAALE SIYAAD BARE AHLU JANAH ❤

  • @fardowsaid2914
    @fardowsaid2914 2 роки тому +3

    Who is on here Augts 1 2022 alhmdulilah sand guuro wacan dadkeygow alle ha idin barakeeyo 💙⚪️💚🇸🇱🇸🇱

  • @cismancisman2664
    @cismancisman2664 23 дні тому +1

    inta 2024 dawaneysa sugeysana 1August ❤

  • @bureeqomaxamed9107
    @bureeqomaxamed9107 Рік тому +4

    I love cabdiweli cali gaas ❤️

  • @misbaxaxmed1962
    @misbaxaxmed1962 7 місяців тому +1

    Inshallah waxan rajen abdiwali inu nooso labto🤲🤲

  • @deeqdarajo8806
    @deeqdarajo8806 2 роки тому +6

    Mar labaad wxn dwnYa 2022 hees aan taageero abwdiwaLi Gaas

  • @kawsarise283
    @kawsarise283 2 роки тому +9

    Waqtigas cabdiwali ladoranaye xasus fasalka 6aaad ban ahaa from four marka dhameyay dalkii wakaso tagaye Germany 🇩🇪joga alla maxaa adun noloshaydii iska badalay

    • @Janagale252
      @Janagale252 2 роки тому +1

      Waqtigaas ilaa hada ana Germany baan jooga waad igu timid😂. In aan baxo waaye mar wadankii soo arko marhore igu danbaysay runtii.

    • @kawsarise283
      @kawsarise283 2 роки тому

      Hhhhh soo boqo 5 sano ma arkin insha allaaah2023 soo boqonaya hada nolahay🤣

    • @Janagale252
      @Janagale252 2 роки тому

      @@kawsarise283 insha allah, Ciwaankaga see ku heli karaa meel lagaala so xiriiro

  • @_wll____
    @_wll____ Рік тому +4

    Cayaalka 2099 daawanaya waa odaygii oo rawaxaya farxad iigu baashaala🥰🤣

  • @cabdirahmaancabdiqafaar5031
    @cabdirahmaancabdiqafaar5031 2 роки тому +7

    ABDIWALINA MARKII LA SOO CAYRSADEY BUU DHISA ❤

  • @Jaallle
    @Jaallle Рік тому +6

    Malintaas maxan dabAAL DAGY 🙏✅

  • @user-wq9xc6fy2u
    @user-wq9xc6fy2u 8 місяців тому +2

    Ano yar ba dhagysn jiry hestaan 2014 hadana 10 years laga jogaa 20/12/23 ❤😂

  • @crixmanaxmed44
    @crixmanaxmed44 Рік тому +2

    abduwali cali gaas 🦁 🦁

  • @ayuup______kilwe4268
    @ayuup______kilwe4268 3 місяці тому +1

    Heestaas waxan dhagaysan jiray anoo yar ano 11 jir ah oo fasalka 4aad kujira waxana joogay dhahar. cajiib
    Iminkana jamcada waxan si galaya junior 😅waxana jooga borame on jamacad Amoud kawado

  • @Alonebird575
    @Alonebird575 Рік тому +4

    02/07/2023 5:26 pm sabti oH my Hees C/rashiid yuusuf jibriil Gudomiyaha baarlamanka puntland Ex fanaan 😂❤🎉🎉

  • @halimamohamed5873
    @halimamohamed5873 2 роки тому +2

    Who is here on August 1st 2022❤️🇸🇱🕊

  • @cabdirahmaancabdiqafaar5031
    @cabdirahmaancabdiqafaar5031 2 роки тому +5

    الله ❤

  • @NawaalAhmed-fo9sx
    @NawaalAhmed-fo9sx 10 місяців тому +1

    inta dhagayisanayisa 2023 aktobar 18😂🎉

  • @cabdirahmaancabdiqafaar5031
    @cabdirahmaancabdiqafaar5031 2 роки тому +2

    YAA LA II DIRA CHEIKH BASHIIR SAA MA AADIN ❤

  • @Mbaarri
    @Mbaarri 11 років тому +4

    kaala arag hees waad ka baxsatay abwaan cabdirashid yusuf jibriil

    • @nss4803
      @nss4803 3 роки тому

      Kkkkkkkkkkkk

  • @shukriinamohamed8165
    @shukriinamohamed8165 7 місяців тому +1

    2024

  • @queens5777
    @queens5777 2 роки тому +5

    Xili xilkii deni gabo gabo yahay ban dawanaya 2022 10iii March

  • @Garoor
    @Garoor 8 місяців тому

    Ninka sida uniikinaya 2023 waa godoomiye barlamanka puntland abdirashid Yusuf
    Ilaahow adaa puntland umaqan😢

  • @mariamabdiqadir3072
    @mariamabdiqadir3072 9 місяців тому +1

    Omg abdiwali gaas waga tagera buuxda u ahaa wlhy from. Bosaso❤

  • @cumarshuuriye97
    @cumarshuuriye97 2 роки тому +3

    WAA JENERAAL JIINDHE MAXAMED ❤️

  • @user-fh9tk6bg3j
    @user-fh9tk6bg3j 8 місяців тому

    Barigay heestaan soobaxday waxaan jiray 8 hadan 17 baanjiraa bishu waa 12 ,23,2023 waana xiligii ayhada heesta qaadayaan bilahay iskaga ekyihii lakii sandku wuxuuu ahaa 2014 xasuus

  • @cabdirahmaancabdiqafaar5031
    @cabdirahmaancabdiqafaar5031 2 роки тому +5

    WAA JAALE SHUURIYE ❤

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 9 місяців тому +2

    10yrz😮😮aduunku orod badanaa hader ahaydbee

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 Рік тому +2

    cabdi calool kuus miyaa saa dhan loogu niikin ar wuxu amaan jeclaa oo waxtar yaraa 2014 waan taageersana lkn yaatowba siyaasi tuug danbe taageri maayo

  • @yuusufkeenadiid5828
    @yuusufkeenadiid5828 2 роки тому +3

    Heestan waa jecalhy

  • @Yossef_Apdrzak
    @Yossef_Apdrzak 8 місяців тому

    Musharax madaxwayne Puntland C/wali maxamed cali gaas awowe guul ku rajaynaya

  • @abdihamidbinliban760
    @abdihamidbinliban760 2 роки тому +3

    The only president I enjoy his ⏲️

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому +1

    My god bless you butland

  • @cabdirahmaancabdiqafaar5031
    @cabdirahmaancabdiqafaar5031 2 роки тому +3

    WAA SHIIK SHUURIYE 🙏

  • @mrjamac
    @mrjamac 10 років тому +5

    viiva dr gaas

  • @calicucunaaye7003
    @calicucunaaye7003 8 місяців тому

    Cabdiwali haduu diyaar yahy

  • @CadanWayne
    @CadanWayne 2 місяці тому

    ShalaY baY ahaYd marka dhaGaYsanaYeY hadana 10 sano kaso wareegtay😢

  • @H.EPresidentGaas
    @H.EPresidentGaas 9 місяців тому +1

    😂😂 Thats my senator Mr jibril 😂

  • @abdirashid19
    @abdirashid19 11 років тому +4

    nice song

  • @Naske14
    @Naske14 7 місяців тому

    Woow Amazing 2024🎉❤🎉

  • @mxmed5179
    @mxmed5179 4 роки тому +4

    TikoTiko from hello 🤳🏻 binti bello

  • @DeekaWarsame
    @DeekaWarsame 7 місяців тому

    Xusuus😢😢😢 10years ago wagaas uxiisay

  • @iifrahali5014
    @iifrahali5014 3 роки тому +2

    Hampalyo boqortooyadi Punltand 💙🤍💚

  • @nastehosahal7620
    @nastehosahal7620 8 місяців тому

    2023/12/21 Marki cabdiwali u tartamy xilka puntaland wadhagesanooya😂🔥

  • @kingjeego3897
    @kingjeego3897 2 роки тому +2

    2022 🥰

  • @user-xe6rf5bn8s
    @user-xe6rf5bn8s 8 місяців тому

    2024 insha allh😂❤

  • @abdirahman1799
    @abdirahman1799 3 роки тому +5

    🥰❤🇸🇱✊💪

  • @zamiiryare4501
    @zamiiryare4501 Рік тому

    Sanadkan matartamaya gaas

  • @McBakistan
    @McBakistan 2 місяці тому

    Maslitas doorashada ban xasuusta xamasad miiran bay ahayid

  • @mariamabdiqadir3072
    @mariamabdiqadir3072 Рік тому +1

    F2 baa markay soo baxday matana double buch❤

  • @user-ie6jo6ee5p
    @user-ie6jo6ee5p 7 місяців тому +1

    Heesti ano yara maqli jirey adun😅

  • @Mohamoud870
    @Mohamoud870 Рік тому

    Puntland

  • @bashirwadani1
    @bashirwadani1 4 роки тому +9

    Michiel jacksonka warsangeliga ayaa halkan iiga muuqda gudoomiyaha barlamanka beesha Mohamud

    • @abdirahman1799
      @abdirahman1799 3 роки тому

      Wuxuu yahayba howl ku taala mahan ina gumedd yahow ina gumeedku dhalay 😡

  • @cabdirahmaancabdiqafaar5031
    @cabdirahmaancabdiqafaar5031 2 роки тому +3

    MAXAA YEELAY MIDA DOWLADII KALIYE TALINIMADA AYUU RIDAY ❤

  • @abdallahiddig3504
    @abdallahiddig3504 Рік тому +1

    Abwaan wa sameyaha heesta abdiwali ku tager hada wa gudomiyaha parlmanka puntland maxa falin donta after dhawr sano ka dib inu noqon doono

  • @abdirahmanlobaan421
    @abdirahmanlobaan421 8 місяців тому

    kalasik, dawlo puntland

  • @ayeshyare6287
    @ayeshyare6287 3 роки тому +2

    gudomiye isruxaya

  • @fadumomaxamed257
    @fadumomaxamed257 3 роки тому +1

    Cabadikhadara maxamede cilagasa madaxa wenihii daacada aha

  • @nouraalsomali5543
    @nouraalsomali5543 10 років тому

    walee reer aan ogaa ma guuro waligaaba rabaas

  • @siciiddiiriye9012
    @siciiddiiriye9012 7 місяців тому +1

    Safia 🥲 adi kugu xasusta wlshyey

  • @fardowsamohmed3388
    @fardowsamohmed3388 11 місяців тому

    2023 🎉

  • @AHmedAli-hq6ii
    @AHmedAli-hq6ii 2 роки тому

    1 August 2022 hambalyo

  • @saidabdisalan2003
    @saidabdisalan2003 11 років тому +1

    Gaas dad maahan

    • @abdirahman1799
      @abdirahman1799 3 роки тому

      😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @ftmaBashir
    @ftmaBashir 7 місяців тому

    1st Jan 2024 😅

  • @cabdirahmaancabdiqafaar5031
    @cabdirahmaancabdiqafaar5031 2 роки тому +8

    ABDULAAHI IYO GAAS AYAA SABAB U AHAA ❤

  • @user-bq8gs9bs9r
    @user-bq8gs9bs9r 8 місяців тому

    2023/12/20

  • @mukhtarhassan736
    @mukhtarhassan736 3 роки тому

    waa w

  • @somaligemer1233
    @somaligemer1233 Рік тому

    30/1/2023
    I.a abdiwali noo soo laaban mar un🤣

  • @CkafiMohamud
    @CkafiMohamud 7 місяців тому

    1/1/2024 Mardale soo labo

  • @shucayb271
    @shucayb271 Рік тому

    🙏🏻💔

  • @ahmedkismaayo1466
    @ahmedkismaayo1466 2 роки тому

    Inta fahansan in faroole lagu caayay heesta isoo raaca

  • @dayahahmedmedia3105
    @dayahahmedmedia3105 8 місяців тому +1

    2023/12/20 😅😅
    Ololaha 5ta sanoo soo socota😅😅

  • @buuulllleee8325
    @buuulllleee8325 2 роки тому

    Codkaan f,murtiile miyaa mise aniga modey

  • @raqad4642
    @raqad4642 Рік тому

    Ninkan suite ka gareyga xiran ee bood boodaya abdiwali taageeryay wa Abwaan abdirashiid ama fanaan abdirashiid waligiis ciise maxamuud iyo faroole necba gudoomiye baarlamanka puntland hadda yahay laangaab warsangali weeye 😂

  • @cumarshuuriye97
    @cumarshuuriye97 2 роки тому +2

    🐕

  • @wll__________kumar_____4682
    @wll__________kumar_____4682 7 місяців тому

    Memories time ❤😢🎉

  • @maandeeqwardheer8120
    @maandeeqwardheer8120 10 років тому

    Heeska waa cay cay cay. Somali dhaqan keeda aa ku dheesheen, ee u noqda meeshaa ka timaadeen.

  • @maxmuudsiciidxay6215
    @maxmuudsiciidxay6215 3 роки тому +5

    Wxaasaaa hda gudoon batlmaan sheganaya 👎👎👎👎👎👎👎

  • @MsMussek
    @MsMussek 11 років тому +6

    nice song