Wax ceeba ma sheegin maxaa yeelay Dowlada ayaaba Qabiil ku dhisan. NIN QABIILKIISA NECEB MA JIRO. Qaasatan Abgaal Qabyaalad ma Aqoonin Adinkaa na baray Walina waxbaan Xeerinaa ee Qeylada ka daayaa Shiikha.
@@AliAli-yl5rh WAX WALBA WAAD NA BARANEYSAA DULQAADKI WAA NAGA DHAMAADAY. CEEBTA MARKI SOOMAALI AY FAHAMTO ALLAHA NA GAARSIIYO DALKAAN QABIIL AYAA LA ISKU DOORTAA. WAD U JEEDAA DASTUURKA HALA DHAMEYSTIRO MAXAA LOO DIIDAN YAHAY. MEESHAAD DOONTAAN NOO WADA WAAN BARANAY QABYAALADI AAD NA BARTEEN.
Subxanallah!! War ninka qabyaalad badanaa waxaan bay ugu yeerayaan magaca sheekh umadii oo dhiig baxaysa ayay marin habaabiyeen oo wali qabyaaladii iyo qurunkii ku dhegan yihiin war kitaabka allah u soo noqdo isagaa idinku filane
Cadey muxuu hee bedelaa warkaas HG waa ku sii xoogeysataa. Mida kale war calaacalka iska yareeya saan hg waxba uga qaadi meysaane waa dad alle hore umariyey
@@anisayusuf9711, haye anisa caqli yeele HG keliya sheikhu wax kama sheegin laakiin Somali oo dhan ayuu Canaan tay xataa Abgaal ka uu ka dhashay ee khalad wax ba ha u fahmin please 🙏
Maalin kasta xoolaha umada ka dhaxeeyo waa xaraan mana banaana in qof shaqsi ah si gooni ah ugu tasarufo ama u qaato iyo cumar finish waa rag 15 Tikniko ah ayuu ka sameestay xoolihi umada waliba shiikha uu ku amanayo falkaas ninki sameeye Anagoo og xoolaha umada ka dhaxeeyo ineeysan banaaneen in cid si gooni ah jeebka ugu shubato Allow alle.
War shiikha waa runtii ma asagaaba Ben shegay cidiisa buu uhadlay cid moog majirto xasan shiikh cidiisa habar gidir buu kaxiksaday Ben ma ahin lkn habar igidir waa in ey lashaqeyaan anigaa ku le oo abgaala
Adooo sheikh ah maa san uhadle cuqubada wa tan hada ilmaha yaryar ala kugudhibe akhirana kasiidaran subxanallah somalia gorme hagage culumadi san hadaytahee😊
Cajiib islaamnimada ma aha shacaairta kaliya islaamnimada qalbiga iyo mida shacaairta Kala barta tan qalbiga waxaas oo kale madhacdo tan dadka mar walba lagu qaldo waa shacaairta ogaada xataa ooyinta waxey ka mid tahay waa shacaairta ilaahey diin qalbiga ah ayaan ilaahey kabaryeynaa culamadana ma wada aha sidaa yaan lagu wada danbaabin
Wax ceeba muu sheegin sheekha,waa sida ay soomaalidu aaminsan tahay in hadii qabiilkiisa aan jago la siin inay ka caroodaan,waana kuu ku saxan yahay inuu toosh ku shido cadaalad darada uu tabanayo.
@@MIDNIMOJANAQOOW wll u fiirso. Dadka waaweyn ee Somalida ah in wax la wadaago ayaa dhib ku ah. Wixii ayaa nalala qaybsaday ayuu dacwad ka dhigayaa. Mustaqbal nooma hayaan dadkii dagaaladii sokeeye wali maskaxdoodu ay ku jirto
Wax ceeba ma sheegin maxaa yeelay Dowlada ayaaba Qabiil ku dhisan. NIN QABIILKIISA NECEB MA JIRO. Qaasatan Abgaal Qabyaalad ma Aqoonin Adinkaa na baray Walina waxbaan Xeerinaa ee Qeylada ka daayaa Shiikha.
taas aa been aheyn eebow noolow cidaan h/g waalagu yaqaan sidii dawacada inee banaan ka qeyliyaan
Aboow culimada qabyaalad may ka sheekeestaan
waxxun ayow sheegay Cali wajiiz waabeene wax kaxun majiraan in ninweyn oo culumo sheegaa inoow beensheeko waxkaxunmajiraan
Abgaal ma waxay waayeen cidkale oo uhadasha maxaa wadaadka keenay haduu wadaadku diinyaqaano diintu qabiil ma ogoshahay aan ka ahayn isku aqoonsada war abgaalow xishooda oo iska daaya waxa dadka kala fogeynaya adinkoo waliba ku fadhiya kursigii ugu sareeyey ceeb ayey idinku tahay in culumadiinii sidaan uhadash waa layaab dahii culumadiinii sidaan uhaylayso ku wiina aan cilmiga la haynina siday uhadli doonaan
@@AliAli-yl5rh WAX WALBA WAAD NA BARANEYSAA DULQAADKI WAA NAGA DHAMAADAY. CEEBTA MARKI SOOMAALI AY FAHAMTO ALLAHA NA GAARSIIYO
DALKAAN QABIIL AYAA LA ISKU DOORTAA. WAD U JEEDAA DASTUURKA HALA DHAMEYSTIRO MAXAA LOO DIIDAN YAHAY. MEESHAAD DOONTAAN NOO WADA WAAN BARANAY QABYAALADI AAD NA BARTEEN.
Subxanallah!!
War ninka qabyaalad badanaa waxaan bay ugu yeerayaan magaca sheekh umadii oo dhiig baxaysa ayay marin habaabiyeen oo wali qabyaaladii iyo qurunkii ku dhegan yihiin war kitaabka allah u soo noqdo isagaa idinku filane
Waa basiib daro beel heblaa intaas loo dhiibeey somali ma dhowwa 🎉🎉🎉🎉🎉
Masha Allah, sheikh ali wajees sheikh waa sida uu sheegay
Cadey muxuu hee bedelaa warkaas HG waa ku sii xoogeysataa.
Mida kale war calaacalka iska yareeya saan hg waxba uga qaadi meysaane waa dad alle hore umariyey
@@anisayusuf9711, haye anisa caqli yeele HG keliya sheikhu wax kama sheegin laakiin Somali oo dhan ayuu Canaan tay xataa Abgaal ka uu ka dhashay ee khalad wax ba ha u fahmin please 🙏
War sheikhuu mucaaradkii hubaaynaa ee xasan m yuu ka hadlayaa wakhtigiisii hadalku 😮😮😮😮😮😮
Islaamow xaal qaadow masaanbuu shiikh noogu ahaa alxamdulilaahi ilaahaybaa kashifey nacayb dadmuslimiin walaalihiisa ah laa xawla walaaquwatta ilaa bilaahi
Cunuggu caqli gaabnimada A. jiis buu diidaya
DOQONIMADIISA QABYAALADAYSAN ILMIHIISA AYAA KA YAABAY DOQON CALI WAJIIS
Cajiib ninkan sheeqa ah hadana qabiil iyo qurunkiisa ka sheekeynaya aduunyo gadoon waaye ilaahow na astur ❤
Haa, laakiin waxaa la yiri dheriga kul ka maxaa ka 😅 keeney qabiil adigaa mar kii hore bilaabay soo maaha
Farmaaajo abgaal abaal ayuu ugaley masha lllah waad run sheegtey msha lllah sh wajiiiz
Madaxdooda ayuu diyaarad la ridi rabay waa abaalka uu Farmaajo Abgaal u galay. Cabad ayuu dabada ka gelshay markay mudaaharaad nabad ah wadeen.
Ingineer Yariisoow uu qarax uga dilay AB laakiin Sheydaan Cali Wajiis isaga waxa ka hadalsiinaya xoogaagii luf lufka ee uu Xaarmaajo siin jiraa ka go.ay Xasan inuusan Sheekh ahayn oo uu saqajaan yahay buu og yahay
uf mindhaa qaran ma noqdaan waligood wadankaan khayraad waxa uu sheegaayo 100 goor ka badan ayaa hoos jiifa caalam oo dhan ayaa hunguri uga jiraa umad ayada dhanba aan 20 malyan dhamayn ayaan nahay dawladaha jaarkaa noosoo shaqo tagi lahaa hogaan ayaa loo baahan yahay muxuu taray qabiil meel kasta hadii loo dhiibo muxuu soo kordhinaa horumar laguma gaaraayo wax ka yar umad
war muslimiinta caalamka ma u jeedo miyaa waxa haysta markay kala tafaraaruqeen inaysan wax qiimaa aduuna korkiisa kulahayn
uf baa laydin yiri somaliyeey sida israiil loogu saladay falastiin in itoobiya la idiinku salado aan u malaynaa calool xumo badanaa
Wlhi inta faalo aan arkayay mid kaa qiimo badan ma arag wlsheey Fahamka Allaha kuu siyaadsho Runta ayaad asiibtay
TARIIKH BUU SHEEGAY WAA RUN, BEEN MA SHEEGIN, ABGAAL MAXEEEY KU FAAIDEEYN
Subxaanallaaah qabyaalad nuucan ah waa midda HG looga raayay
Xantiisa xitaa gabarta yar ee agfadhiso ayaa udulqaadanweesay.
Alxdulilaah waa ku faraxsanahay warkaan sheikh waayi lee iiga herto
Maalin kasta xoolaha umada ka dhaxeeyo waa xaraan mana banaana in qof shaqsi ah si gooni ah ugu tasarufo ama u qaato iyo cumar finish waa rag 15 Tikniko ah ayuu ka sameestay xoolihi umada waliba shiikha uu ku amanayo falkaas ninki sameeye Anagoo og xoolaha umada ka dhaxeeyo ineeysan banaaneen in cid si gooni ah jeebka ugu shubato Allow alle.
Ceeb masha waa xaqiiq jirto
Shiiqa wuu saxanyahay dhibka tolkis haysto ayu ka hadlay wax wax xunanana ma sheegin tariikh ayu sheegay kaliya
HG.waxeey la wada cabaadaya.See magaceena U Soo qaaday!!!!!!.In uusan
Caayin waa og yihiin.
Kani waa Sheekh Cali Washaysi oo uu Farmaajo ka dhex hadlayo. Xil qaran oo qof loo dhiibo, yaa manaafasanaya, ma qarin, mise qabiil mise qofka, cajiib
Maxamed dheere halyey kuyeh wallee inaad ilahey ka yaabto oo qabyaalada ka tagto kuu roonaa wajiisow
NIMAN HAWIYA WAX OGOL MABA AHANBA HADHOWNA MARKA LA YABA HAWIYOW LA DHAHAAA🙄🙄
Abgaal Iyo H/g isku tiro iyo tayo ma aha weligood isku si wax uma qaadan, dowladii siyaad bare abgaal madaxweyne ku xigeenka 2aad eeka ahaa yeen xuseen kulmiye dowladii 1991 ilaa 2000 madaxweyne ali mahdi 2004 R/w Ali M Geedi 2008 R/w Nuur Cade 2009 M/w Sheikh Shariif 2012 M/w Hassan Sheikh 2022 m/W Hassan Sheikh Goor Mee Isku Wax Qaateen Bal Noo Dheega?
Culimo ar kanaa culimo ah ilmaha yar garaacayA
Eeygaan cali sheeydaan qabiiliste iimaanka alle qaat ilmihiisa sun ayuu siinaa
War shiikha waa runtii ma asagaaba Ben shegay cidiisa buu uhadlay cid moog majirto xasan shiikh cidiisa habar gidir buu kaxiksaday Ben ma ahin lkn habar igidir waa in ey lashaqeyaan anigaa ku le oo abgaala
Naceybka Habargidir meshaas miyuu gaaray.
Habargidir maanta ayee wax gacanta kuheysaa ee wax haqabsato.
Hg qof nacab male shiiqa tolkisa lahadlay
HG.Wax badan beey abgaal caaysay.
Sheekh maba caayin.
Daahir calasow waagii baryaba abgaal ayuu caayaa waana loo dulqaataa ee dulqaata.
@@cafifanuur1950 adinku (Abgaal) hadaad dulqadataan anagu ma’dulqaadano, Iljeex ba nala yiraahdaa.
Abgal iiska dhaafe iilmahan aamusi xooloyohow maadaxa looga jiiro.
Neceeb Abgaal maa kugu jiro
Adooo sheikh ah maa san uhadle cuqubada wa tan hada ilmaha yaryar ala kugudhibe akhirana kasiidaran subxanallah somalia gorme hagage culumadi san hadaytahee😊
Okey waa xog muhim ah oo wax badan kashiftay runtii
Wadaadku wuxuu u muuqdaa mid dajinaya reerkiisa oo kacdoon ku waday Dowladdii Farmaajo,ee waxaa laga yaabaa in uusan Qabyaalad ka wadin.
SHIIKH NIMO HAKU SHEEGIN AWELBA DAD MASAKIN AH OON AQOON AYAA SHEIKH UHEYSTEY. WAA MOORYAAN DAGAAL SUKEEYE HURUNAAYO ASAGA ALLE HAKU GUBO FIDNADA UU FIDINAYO
Sheikh wad runta aad ugu sheeg oo habardugaag dowlad ma rabtee runta u sheeg
Ninka waa nin baqtiyeee qabiil socdo waayay wallee kan shiikh ma ahan waa qabyaalidiisa socdo waayay 😮😮😮😮😮
maxaa cod sir ugu soo qorateen waxa ooka hadlay waa wax maalin kasta laga sheego baraha bulshada
Waa runtaa laakiin culimada laguma ogeen sheekadaan ookale
@@sheekaanhayaa6755.Sheekh,HG Dadka Ayeey qalaan.sheekhna waa loogu wacaa.Sheekh Cali haduu HG Soo qaaday ma kaniisad ayuu gala oo gala muyuu noqday.
Wax dhacay ayuu shiiqa ka sheekeeyay waana loo gefay Abgaal!
Kan wax ma garto
Hadalkiisu waxa uu ka careysiiyey ilmo yar
Waana kaliya ceebta taliskii abgaal
ABGAAL SHEEKH SIYAASI... WAA YAAB..
Mahan ab waa darood
Shiikh Ceeboobey dheh!!!!
Cali Wajiis Warkaagu Waa Cadyahay!!!!!!
Rag rag dhalay Hadii uu QABIIL hadii uu QABRIGA kula gelaa CALI WAJIIS waad joogtaa , Cuqdada CALOOSHADA kujirtana ADIGA ayeey ku dhibeeee Cali!!!!!
Waa ka xumahay inaad tahay nin cuqdad loow ah qabiilayste runtaa ku dhibaysa
Sheikh wa runti
ano from habargidir ku leh
Ilmaha ha garaacin soon waaye eebow
Tolkey hg goorme qabyalada baranayan
Waala ceeboobey cali wajiis wuxuu iska bareejeeyey salaad cali jeele ma waxaan orankarnaa hadal kaani waa hadal abgaal mase waa hadal wadaad weesadu ka jabtay yaa mudan inuu ujawaabo wadaad ku sheegaan waxaan jawaab ka sugeynaa shiikh bashiir oo saaxiibkiis ah cali wajiis wuxuu laid yahay ninkii kuriska hasha la siiyey ee dumarkii ku qabsaday calooshii duskubax wali waxuu rajo kaleeyahay luflufkii uu farmaajo kaheli jiray
Oday baaqday. Oo diintiisa iyo cimrigiisa. Ugafay 😭😭
Codkaan cod hore waaye, qiyaas xiligii Farmaajo waaye.
Sawirka Ambassador Ahmed Abdisalam ee qaraxa maxaa usoo qaadateen?
Waxaaso cawada wa habar gidir shegle laga baq habar gidir is not easys xagee jogtiin marekan aya cabaaday
Wa dhaqanka khawaarijta hala yaabina qabiilkiisa ayu Iska dhisayaa wa jirjiroole khawaarij sidaa ku ogaada
Wax qalad ah masheegin shiikha dalka waa qabiil
Shiikha yaa soo qarxiyay waa yaabe
FADHI KU DIRIR MAQAAYAD MIYAA, ODAY MOBIL AYEY HOOS-DHIGEEN MIYAA, WAA ISKA SHEEGAYNAA ODAYGA FADHIKUDIRIR.
Wax laga qaadayo majiryo.Wax run ah Ayuu sheegay.
War ninka ilmihisa u danqaneynin naxaris daranaa yaahuu
Markii laga reebo qaladka Ah onar finish 5 tiknika ah ayuu la yimid inta yar oow joogay 15 kaloow sameystay oo umuuqata sida oo udhahaayaba in eeysan xalaal kuwada imaan .inta kasoo hartay danta tolkiis iyo ninkii uroonaay iyo ninkii udarnaay uunboow sheegay waa war iska caadiya
Cajiib islaamnimada ma aha shacaairta kaliya islaamnimada qalbiga iyo mida shacaairta Kala barta tan qalbiga waxaas oo kale madhacdo tan dadka mar walba lagu qaldo waa shacaairta ogaada xataa ooyinta waxey ka mid tahay waa shacaairta ilaahey diin qalbiga ah ayaan ilaahey kabaryeynaa culamadana ma wada aha sidaa yaan lagu wada danbaabin
Tuuk waaye diinta ayeey dadka macsiiyeen culumada soomaali badankood
NInkaan shiikha isku sheegaayo wuxuu bogaadinaya oo uula dhacsanyahay gumeysigii itoobiya ee cali maxamed iyo cabdulaahi yuusuf kusoo hogaamiyeen wadanka. Cali wajiiz kii shiikh moodaa asagaa ku ajaran, qabyaaladiisti gaal raac ah waaye cali wajiiz oon xishoon , dantiisane ay tahay kii lacag siiyaa oo ku shubtaa
Sheikh ALI Farmaajo aya ka dhex hadlaye Ee Ilmahaaga aya ku bahane Aamusi oo xaqooda Sii.??
Cunugu warkuuu dhibsaday Xantaaa
War qabyaalad badana subxaana allaah ilaah Hana asturo
Run sheeg waa ceeb sheeg!!!!!!!
Ilmaha yari qabyaaladda iska daa buu ku leeyahay.
Naga aamus sh waasiibdhow
Shiikh miyaa kaas cadaabta ku waar. Waa nin Hawiye isku diraayo. Cali Geedi waa nacas daadiyay dhiig Hawiye.
WAX KA JIRO MALEH
WA WAR ABGAAL HADA SUUQGEEYNAAYO
Canagu aya layabay
Waa Sheikh mooryan ah kulaha cumur finish 15 tikniko uu ka gatay kaligiisa aag xiran kara hada😂😂😂
😂😂😂
Sheekh.Hg ayaa bartay mooryaanimada
@@Halimo-f1l cidii doonta ha bartee inu mooryan yahay Sheikhu wad igu raacsan tahay 😂😂
Magaca xumo meshas ka racaday wajiis istaqafurullah
Warbal ilmaha yar aamuusi qabyaaladi hakuu danbaysee
Shiikhu waa hawiye miyaa
Tuug toban mushaale ah
Shiiqu qabiil malahan miyaa adeer waa saxan yahay adeer qof kastaa qabiil waa leyahya kadhamada sheikha from HG
Rental ayuu sheegay, wanna taariikh dhacaday
Waxa kuntrenarka lagu xiray 19 habar gidir 11 angaal 3shiiqaal xogaa jareer ah ayeey ahaayeen
Faramajo la shaabaab buu la jiraa wadaadkaan isaa dhaley al shabaab
Ilmaha waxey la ooynaayan waa munaafaqnimada kuu qarsoon sheik beeel dheh
Nin Shiikh shegana inuu wax ii sheego mar hore iska daayey
Shiekh ali wax ma aflagadeeynin lakiin waxuu sheegay markeey madaxwene abgaal noqto beesha waxeey ileeyso iyo markuu nin kale qabto waxeey ahelayeen ayuu sheegey lakiin shiikha xisaab kima dari madaxweeyne markuu abgaal haayo intaas lama helaayo waayo madaxweyne dalka ayaa heeysataan I still habargadir iyo hawiye xishoonaayo oo xaraarad hawiye iska heeyso lakiin xisaab haduu yimaado abgaal wax hada u helo ma helaayo waayo ciidamada maamulkii hirshabeele madaxweeynii qaran duqii muqdisho iyo intaa oo dagmo ah gudoomiye safiiro marka waxaa ka rabnaa shiikha xasan iyo farmaajo yaa fiican jawaab shiikha u taala habar gadir iyo hawiye soo ma xushuunin xisaab ma ka maqashaan waa maya na hogaami wadamka horey ha u socdo
Sheekha danta reerkiisu ayuu ka hadlay maxaa dhib oo kujiro? Caadi iska dhiga soomali Muslim iyo qaal ba qabyaaladdu waa wada taageerna. Saas weeyan
Maxa utiraahae. Formaajo sobax filada kasobax
Burcada diinta
Wadaadka hala weydiiyo waxa ku jaban hadii HG qabato xilka
Soo dad wada dhashay ma aha
Sidan ayay isudardaarmiya ee maxadkaleedihiin
Qanjiirada saqiirka ka dhaaf
wax sir ama qalad ah majiraan wixii jiray ayuu sheegay beeshiisa ayuuna la hadlaayay wad u jeedaan maxaa qaldan marka ood kaga dhigaysaan wax qaldan
Be aware of A.I
Lol
Lol don't mislead people with the A.I created voice and the real voice are totally different. I think you have less knowledge about the A.I
Qabiil iyo qurun ayaa dilooday
Ninkaan wax jira ayuu ka sheekeeyey ee ma qaldana. Kolba wxy ila tahay in uu maqlay qaar ka mid ah dadkiisa oo Farmaajo wax ka sheegaya kadibna waxa jira ayuu sheegay. Dadna macaayin dadna kuma uusan xadgudbin sidaa darteed anigu wuu ila saxanyahay.
Farmaajo waa ku raridoona
Belo
Habargdir malihi lkn ninkaa wax beeen masheegeeenin wuxu sheegay waxa mid anaga nagamid wuxu niyadisa kaqabo cidwalba qabikisaa ayuu taageeera qaarna waa qarsadaan qaarna waa cadeystaaan 😂😂😂😂
wadaadku wuxu ku hadlay wax wanaagsan reer kiisa ayuu tusayay qobyaaladu inaysa waxba uugoyn ee qarannimadu wax utarayso
Ceebey tacal msla soo warxiyey duuqa😂😂😂😂
jow kow now cali wa jiis maha sheikh wa shaydan dagar qabe ah wa in xabsiga lagu rido kalabku kalabku dhalay jow kow now hadana bow
Wax ceeba muu sheegin sheekha,waa sida ay soomaalidu aaminsan tahay in hadii qabiilkiisa aan jago la siin inay ka caroodaan,waana kuu ku saxan yahay inuu toosh ku shido cadaalad darada uu tabanayo.
Salaad cali jeele hada kahor wuxuu yiri warkaan warbaahinta looguma talagalin. Hada warkaan intii 50sano kayar looguma talagalin😅😅😅😅
😅😅
Aniga 54 aan jiraa, waana buuxiyay sharuuddii.
Sh. Cali waxba ma qaldin, waa sax hadalkiisa.
@@MIDNIMOJANAQOOW kkkkk cimri dheeri iyo cibaado suuban aan kuugu duceeyay, warka shiikh cali kulama qaldanaankaro ileen kuwii loogu talo galay aad kamid tahaye. 50 wixii kaweyn kkkkkk
@@abdulqadiradamali
Haha.
Aamiin, dhammaanteen!
@@MIDNIMOJANAQOOW wll u fiirso. Dadka waaweyn ee Somalida ah in wax la wadaago ayaa dhib ku ah. Wixii ayaa nalala qaybsaday ayuu dacwad ka dhigayaa. Mustaqbal nooma hayaan dadkii dagaaladii sokeeye wali maskaxdoodu ay ku jirto
Iyagii uu farmaajo waxaasoo sadbursi usameeyay ayaa leh xamar kabax sideey wax ujiraan dalka ma kaligood baa kunool
h g ledinka raac 😂😂😂😂😂
Asika ma ahan ee codkisa waloo ekeysiyay ee cabdalla shideye copy looka dhigay
cunuga ha dilin ilaaha ka cabso afka ha qaban
Faas ayuu ka tuntay kitaablii
Waar sheekha wey hoos dhigeene
Warkaan man war la farsameeyaa mise waa sheekhii warkiisa ?