KHADRA DAAHIR || WAA BIXISO ODAYOO WITH LYRICS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • *Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
    Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
    *Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
    *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
    Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
    *Muuqaallo Taariikhi ah:*
    Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
    *Sheekooyinka Heesaha:*
    Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
    *Isku Xirka Jaaliyadda:*
    Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
    *Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
    Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
    *Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
    Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
    Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
    ---
    **Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
    --- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
    vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
    GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
    WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
    +27688649079
    WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
    QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
    Whatsapp
    south africa +27688649079
    Somalia +25297650065
    America +17153883390
    WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
    SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
    morning
    by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
    contract. goodirgalow@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 156

  • @libanmohamed1842
    @libanmohamed1842 Рік тому +11

    Ereyada heesta cabdicasiis dakhare oo reer buuhoodla ahaa, laxankana xudaydi alle ha u naxariisto labada abwaan iyo khadraba dhamaantood

    • @UsaameMnuur
      @UsaameMnuur 7 місяців тому

      Laxanka waxa lahaa axmed cali cigaal

  • @iffrahmohamed
    @iffrahmohamed Рік тому +7

    Hooyadii jacaylka Khadra dhool Raxmanku haku siiyo Janadiisa Riixda udgoon leh

  • @mohamoodhassan9068
    @mohamoodhassan9068 6 місяців тому +2

    Ilaahay haw naxriisto
    Abwaan Abdi-Asiis Dakhare , Maxamuud ismaciil xudeeddi iyo khadra dahir.
    Aamiin

  • @shaaiyebaashiabdi4041
    @shaaiyebaashiabdi4041 3 роки тому +36

    Amazing heestan gaari ayan darteed Wlhi uga dhacay anigo ciiyal dugsi ah Ayaan maliin gaari u racay galkacio waxan ka racay tuulo yar oo Wal Waal la dhaho oo hoos tiimada gobalka dollo ee wardheer xagaas oo aan ku soo bar baraay Markii saxiimadii Qaymada ayuu ninkii darawalka aha ka shitay intaan islaha xifdi ayan gaarigi ka dhcy adoon mnta waxan ku noolahay duni kale Dublin Ireland

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  3 роки тому +2

      Walwaal kurtinle injiro qalloocan sarhaye labile jeexo Baaltaag barisacade dhagafur Haddii aad wadadaas soo martay Gaariga Anaa waday adeer habeenkaas baxar baad igalin gaartay🤣🤣

    • @shaaiyebaashiabdi4041
      @shaaiyebaashiabdi4041 3 роки тому +1

      @@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      Mnsh Allah Wlhi dal yaqan ayaad thy heesaha waagas raga Qaadka gada ayaa rikoor ka shidi jiray anaguna waan jecleyn in aan AG fariisano Qaadka waxa keeni jiray firaaq xuusen 4 iyo shiini alla dadku is jecela oo wngsana

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  3 роки тому +1

      @@shaaiyebaashiabdi4041 hhhhhhh wax yar soo maadan marqaamin haddaad Raggaas taqaan

    • @shaaiyebaashiabdi4041
      @shaaiyebaashiabdi4041 3 роки тому +1

      @@GEEDISHAAMBOWSTUDIO😂😂😂😂😂Ina adeerow Wlhi waligeey ma marQamiin arday Ayaan iska aha lkn walAlkay Qalbi cabdi shaciye ayaa Qaadka u Qaban jiraay xuusen 4 in kasto wagas wadanku fiicna wayihii danbe hareer gaashamo ka yimada ayaa wadankii walay alla maxa Rag abal iigalay xagaas jooga Allah cimriga ha u barakeeyo

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  3 роки тому +1

      @@shaaiyebaashiabdi4041 ii baashaal sxb waan ku gartay reer QALLOOCAN baad tahaye

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Рік тому +8

    ANIGA OO ILMO AAD U YAR 1983 AYAAN KU OOYI JIREY HEESTAN IYO CODKA KHADRA DAAHIR CIGE WAA qalbi nuura

  • @MaxasmedAbdi
    @MaxasmedAbdi 7 місяців тому +3

    Wallahi heestan markaan dhagaysteyy si bayy iisoo jiidateyy khadra daahir cige ayeeyo alle hakuu naxariisto waan kuu duceeyayy heesaheeda aadban u dhagaystaan si bay isoo jiitaan ax ax😭💔
    2024/7/9

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 роки тому +22

    Ereyadana waan kuu saxayaa.
    Sodog baad ku curratee
    Yaan sharadka boodada
    Boholyoow, boholyowgu kula tegin.
    Thanks Geedi Shaamboow

    • @abdirahmanismail347
      @abdirahmanismail347 2 роки тому +5

      Todob baad ku bilataye
      Yaan jare ka boodada
      Boholyoowgu kula tegin

    • @muminabdi1177
      @muminabdi1177 Рік тому +2

      Sodog baad ku bilataye
      Yaan jare-ka-booddada
      Boholyowgu kula tegin .
      Sidaa ayay sax ku tahay

    • @abdiazizahmed6286
      @abdiazizahmed6286 Рік тому

      @@muminabdi1177 m m m. Mlkkkkkkkk

    • @MohamedbadelJune26
      @MohamedbadelJune26 5 місяців тому

      Sodogbaad ku bilantahee weeye

    • @mohammedtimir20mohammedtimir20
      @mohammedtimir20mohammedtimir20 2 місяці тому

      Sodog maaha pro
      Todob baad ku bilataye
      Yaan jare kaboodada
      Boholyowgu kula tegen waaye

  • @CabdifataaxkaafiMaxamuud
    @CabdifataaxkaafiMaxamuud 5 місяців тому +3

    Hooyadi faNka khadra daHir allow kuu naxariiiso codkeeeda😢

  • @Saxansaxo554
    @Saxansaxo554 7 місяців тому +2

    Allow ku naxariiso khadra dahir cige, heesaha jacaylka iyo dareenka iyadaa looga danbayn jiray

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar4398 Рік тому

    Allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen khadar daahir cige

  • @maxamedcabdi6197
    @maxamedcabdi6197 Рік тому +4

    Waa heesta waxan dhegaystay 1998 ilaa maanta waan jecehay ❤❤❤❤

  • @saladgeesood5083
    @saladgeesood5083 2 роки тому +1

    Khadra dahar illahay unaxariisto fanaanad qaran ayey ahayd janadi fardawso allaha keeyo Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Mohanmedfidhin
    @Mohanmedfidhin 8 місяців тому +1

    Hooyadii fanka soomaaliyeed allahayoow kuu naxariiso

  • @disisfunny88
    @disisfunny88 2 роки тому +2

    Rabbi haw naxariisto hooyadii fanka

  • @guuledcadami7587
    @guuledcadami7587 Рік тому +2

    Hees waaa cajiiba oo si farshanle loo sameeyay

  • @Youtube.comkelliyare
    @Youtube.comkelliyare Рік тому

    Waryaa Geedi shambow iska sax meesha oo muuji .
    ( waa bixiso Odayow.)

  • @shaakir6023
    @shaakir6023 Місяць тому +1

    Manta oi ay tariikhdu tahay 22/12/ 2024 maahmaah ayaa ahaan jirtay ninkii ku haleeli jiry haduuu ku baal maray hal baa jirtee og soonow sabobta oo u idhi waa azxptydii baryo aan ifka isku jeclany wakhti ayaa nakala kexeeyay dhamantii qofkii qoralkayga arkaa wxn urajaynaayaa cafimad io cibaado suban.iyo mustaqbal wnagsan?❤❤❤❤wn inii xiisy inta aqli uzaxipka

  • @daauud77
    @daauud77 3 місяці тому +5

    Cashar ayaan qorayaa 30 oct 2024 ayaan dhagaysanayaa inaan tahriibaan qorsheeyay oo waan xareeyay plan kiisii inuu soo baxaa sugayaa waxaan ka fakaray markaa sii tahriibayo inaa sii dhagaysto 😂 waan kusoo laaban doonaa haduu qorshuhu ii hirgalo oo sidaan ka fakarayaa ay dhacdo

    • @Yahyeqaysmustafe
      @Yahyeqaysmustafe 3 місяці тому +2

      Hestan. Anoo. Shaqo ka imadayy dhagaysaanaa aoo geeljire ah iigu danabaysa. Wakhti hore

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 2 місяці тому +1

      ​@@Yahyeqaysmustafejah 🥰

    • @Yahyeqaysmustafe
      @Yahyeqaysmustafe Місяць тому

      @@nastedave9842 nasteexo ❤️

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi 4 роки тому +2

    Eesh calaa hees. Jaabir Ismaaciil mahadsanid saaxiib inaad ila wadaagtay.

  • @jimcalehtimoh2859
    @jimcalehtimoh2859 Місяць тому +1

    Cawa khadra dhool ayaa mirqaanka ii hagaajisay amintu waa 11:58 waxa dhabanaysa neecoow aad u macaan waxaa fadhiyaa oo caw yar dhigtay meher(dukaan) hortii oo aan iska barjaynayaa waxa hortayda qotonta falaas shaha iyo heestan qiimaha leh oo aan u jeclahay.
    Erayada:dhakare
    Laxanka:axmed cali cigaal
    Muusiga: xudaybi.
    Waxaa jirta mar uu heestan cigaal u tumaayo iyo mar uu tumaayo goobe se markan xudaybi ayaa tumaya.

  • @WAAYEEL-j8j
    @WAAYEEL-j8j Рік тому +2

    Allow ku naxariso hooyo khadra daahir cige.
    Fri 8/dec/23. 11:25 day. ❤❤ bosso

    • @WAAYEEL-j8j
      @WAAYEEL-j8j 5 місяців тому

      24/8/24 10:17 hapenimo sabti so galyso bankii m...w
      Wa marki 2aad o an kuso laabto heestan dhagaysigeda kama daalo waa aniga io saxibkay Abdi jno oo jawi ku qaadanyna codka Aun hooyo khadra ❤❤

  • @galadapple155
    @galadapple155 8 місяців тому +3

    Alahayow jid ii bixi ❤

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 роки тому +4

    Halkaa inaga sax waa erayadii iyo naaxyadii aun Xudeydi oo u tiriyey nin ay saaxiib ahaayeen. Sheeko wacan bay leedahay. Mahadsanid Geedi Shaambow Studio

    • @shidane22
      @shidane22 4 роки тому +2

      Wall heeskan xudaydi maleh, waxaa leh cabdiqafaar ciise cagoole, heeskan iyo heeska cabdaw bari samaadkii isagaa udhiibay khadra.

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq 4 роки тому +1

      Ahmed heestan ilaa 35 sano ee ugu danbeeyey iyada iyo sheekadeedaba waan hayey oo maqlayee, bal ta aan ku bedelo ii sheeg walaal ? Labada odeyba maahan ragaan wax u kala dhacnee.

    • @shidane22
      @shidane22 4 роки тому +3

      @@axmed_deeq sxb horta xudaydi maahan nin laduudsin karo oo waa mid kamida tiirarka fanka somaliyeed, balse way dhacdaa in heesaha cidii aliftay iyo cida laxamaysayba muran kayimaado, sida kamuuqata ereyada heeska waxay jawaab utahay heeskii baririyaaq ee sayid khaliifa qaado ee uu sameeyay cornile c/wali kilwe heeskaa oo isna jawaab u ahaa heeska khadra qaado ee cabdaw bari samaadkii.
      Hadaba mamaqal in xudaydi silsilada sheeka baralay wax ku lahaa, baydadka danbe ee heeskan bayna kamuuqataa in heesku silsiladaa lasocdo oo waata leh.
      Haddaad sheeko baraleey
      Baabkeeda moogtahay.
      Sidoo kale in heesku jawaab uyahay heeska sayid khaliifa waxaa u daliila, waa iyada khadra leh.
      Waxba hay balweynoo
      Hay qaadin beer lula.
      Waxaa heeska sayid khaliifa ka mid ahaud.
      Beer luladii saban hore
      Boqorkii aqoontiyo
      Soo bandhigay abwaan baa
      Lala barantansiiyoo
      Iyadaaba bara dheer.
      Hada sxb waxaad qisada heeska kahayso nala wadaag.

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  4 роки тому +2

      Maashaalaha sxb nin wax badan og baad tahay silsiladii sheeko baraleey waxaa ka qeyb qaatay sadex nin oo reer mudug ah nin reer maaneed ah nin reer qaloocan ah iyo nin reer caabudqaaq ah
      Laba cabdulqafaar iyo cabdiwali heestaana waxay ka mid ahayd silsiladaas xudeydina meel oga banaan ma laha

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq 3 роки тому +1

      ahmed sheekada heestu waa oday gabadh wiilkiisa balani u dhaxeysay ku khaldamay oo la haasaaway. Kadibna si cad ugu sheegtay inay wiilkiisa u doonan tahay, sheekadaana Ahun Xudeydi heeskan ka sameeyey. Micnaha oo dhami waa halka ay leedahay Hadaad sheeko baraley baabkeeda moogtahay.
      Boqorkaad ku curataan waa hore is baranoo balan noo dhaxeeyey. Sodog baad ku bilataye, yaan sharadka boodada boholyowgu kula tegin. Intaasina waa ujeedadda heesta. Mahadsanidiin.

  • @zakariaabdibrown4403
    @zakariaabdibrown4403 7 місяців тому +1

    Woof caleg khadra cid ka cod mcnayd majirin😢

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 Рік тому +2

    Heskan waxa lagu sameyay riyad qisada waxa laigu shegay iney xudeydi quseysey erayada waxa laha cabdi casis daqare oo markaa sacuudiiga joogay allha unaxristo
    Laxanaka ma hubo qofka balse kabanku waa cayduruus po rer Djibouti ah
    Heeskan bageka hore laxanka saran iyo kan saran heesta ah (gododle) oo aay qaadan qadro iyo bagaag meel ayey iskaga egyihin ❤
    Wana laxanka hesta in hal nin sameyay❤

  • @ahmednur1011
    @ahmednur1011 Рік тому +2

    Heestan waxaa sameeyey abdiaziz dakhare. Beentu kuma jirto fanka.

  • @disisfunny88
    @disisfunny88 Рік тому +5

    heesta waxa sameyay abwaan maxamed cumar xuseen {HURYO} oo aad u jeclaa khadra aun ayaa heestan hal abuurey isagoo isagu isla hadlaaya una dhigey qaab sidii uu is canaananayo leeyaheyna dhalinyar ma tihid oo waayeel ayad tahey gabadh yar jeclaadey {adeerow da"daa bogo} waata leh fanaanadu kolna jaceylka buux dhaafiyey ayuu cabiraaya 7:35 baroortaan xasustitiyo ku dhayaayey boogtii.........

    • @libanmohamed1842
      @libanmohamed1842 Рік тому

      Heestan waxaa lahaa Cabdicasiis dakhare oo reer buuhoodle ahaa, laxankana xudaydi, waxayna ku saabsantahay nin la odhan jiray aw muuse salaad oo isaguna reer buuhoodle ahaa

    • @Trickyman1b
      @Trickyman1b Рік тому

      Heestan waxaan moodayey inay saado cali kuduraysey laakiin saado kamay jawaabin

  • @mohamedaden8427
    @mohamedaden8427 Місяць тому +1

    Wxn dhagaysanayaa habayn sabtiya bishuna tahay 14/12/2024 December wxn ahay arday qre maame smo ❤😢😂

  • @mowliidahmed4164
    @mowliidahmed4164 Рік тому +2

    25/11/2009😢 waa malin igu leh xasuus gaar ah

  • @ahmedismail5768
    @ahmedismail5768 Рік тому +8

    Waxaan maqlay Heestan inuu sameeyey A.Asiis sh.Ismail (DAKHARE) oo reer Buuhoodle ahaa laxankana Xudeydi. Ilaahay haw Naxariisto labadaba.

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq Рік тому +6

    Ereyada waxaan ku sheegay Ahun Xudeydi qoraalkeyga koowaad waxaase lahaa Macalin Cabdicasiis Daqare. Raalli noqda waxaan kasoo helay Astaan tv ee. Mahadsanidiin

  • @abdulkadirahmed4146
    @abdulkadirahmed4146 2 роки тому +2

    Hestan waxan maqlay waxa sameyay aun maxamed ismaciil bulaale

  • @galadapple155
    @galadapple155 10 місяців тому +3

    Bismilah cawa tarikhdu wa 29/3/2024 Amintu wa 12:43 wa haben jimce ah soon ah waxan joogna bankii wayne aha waxa i wehel yelaya zxbkey O xanunsan waxan hayna baa igu filan lkn an ka kaci dono mardhow hawlo no awgod waxan ka wal walwal sanahay imtixanki 4ka o wax yar ka haren o anan hal hal ku adin karin ilahay o ibixiyo mahe 😢 bal anu eegno wayaha Heeskan aya i baxaya barorttan xasustiyo ku dhayayay boogti ILAHAY KHADRA HA UNAXIRISTO AMIIN❤ 1:3

    • @galadapple155
      @galadapple155 8 місяців тому +1

      Bismilah alxamduliha cawa wa haben jimce ah tarikhdu wa 31/5/2024 waxa manta i dhamaday imtixanki dowlada rajadu ma xuma waxan fadhiya banki man wayne waxan haysana baad nagu filan heeskan ba no baxaya rajo fcn ban rajaynaya insha allah ❤bal an eegno wayaha meshay na geyan 🎉

  • @shaakir6023
    @shaakir6023 Місяць тому +1

    Heestan wxn ku xasuustaa gabadh la odhan jiry khadra silimo oo isku ciyaal ahayn ayaa mermariga ka dhagayzzan jirty
    Markaa wxn la is ticmalijiry telkii qadaafi la odhan jiry 2013 kii ahaud schooka dhigan jirnay

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan Рік тому +12

    #𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒:
    #𝐏𝐚𝐠𝐞1
    Waa bixiso odayoo
    Adoo bari guntii jira
    Fad galbeed ka baahiyo
    Inuu biligta karameed
    Buseelkeed ku qaadoo
    Aad baqoolka geediga
    Banan dayra dhaafiyo
    Meel baaxad soora ah
    Beesha u horseedee
    Yaan hogosha beenta ah
    Baaqeedu kula tegin
    Adoo baahi oon qaba
    Nafta biligta dhalanteed
    Biyo kuugu sheegtoo
    Buur dheer ku saartee
    Show baqasho noqotee
    Fardo beri la miratee
    Badhkood is moodiyo
    Hal hays kugu banaan iyo
    Bayuur inay ku raacdaa
    Bagaa lagu yidhaahdaa
    Hadii saban barwaaqo ah
    Cida meel bar baariyo
    Balli doogle Lagu furo
    Oo baahi Laawaha
    Batarkiyo dhaantada
    Cugashada barbaartiyo
    Biloow baashihiiyoow
    Baloolay madiixaan
    Inuu baarcadaa Oday
    Aarankii la boodoo
    Soo laba bogleeyaa
    Waa baatir dhicisee
    Adeerow da'daa bogo
    In kastuu bilaan jiray
    Magac beri lahaan jiray
    Waxba hay balweynoo
    Hay qaadin beerlula
    Hadba sgeeko baraley
    Baabkeeda ma Ogtahay
    Boqorkaad ku curataan
    Waa hore is baranoo
    Balan inoo dhexeeyee
    Todob baad ku bilataye
    Yaan jara ka boodada
    Boholyowgu kula tagin
    Baroortaan xasuustiyo
    Ku dhayaayey boogtii
    Dareenkaan bishinayaa
    Intuu soo baraarugay
    Laxawgii butaacada
    Balaysimada diidee
    Baal dabayli sidatiyo
    Waxaan ahay badweyntoo
    Baaxaa dagaysee
    ALLAHAYOOW jid ii bixi
    =================END.
    HEES xusid mudan.

  • @XqsanFaarax
    @XqsanFaarax Місяць тому +1

    Wera.kaisiya.maxalahaya🎉❤

  • @abdirahmanfaisal1592
    @abdirahmanfaisal1592 3 роки тому +5

    Ereyada naga sax
    ''Riyo ku been sheegto
    Buurdher ku sarte'

  • @qalishukri1645
    @qalishukri1645 9 місяців тому +1

    Alha u naxriisto
    Codkeeda haldhaaga

  • @Awlio1
    @Awlio1 3 місяці тому +1

    Erayada:
    1- Fad: daruur
    2- Karan: roob da'a xagaaga qaarkiisa dambe oo dayrta ka horreeya.
    3- Banan: wadarta ban waana meesha aan lahayn geed koraadka ama aan dhirba lagu arag.
    4- Baaxad-soore: bartamaha xilli ama meel sida baaxad-sooraha guga.
    5- Hogasha: daruur da'aysa ama hoortay.
    6- Biligta: wax meel fog kaaga bidhaama ama iftiin hal mar big yiri.
    7- Bayuur: ceebaal weyn; jiciir; jac.
    8- Aaran: ubadka geela oo aan wali gaarin qaalmo. Halkaan waa dhallinyarada.
    9- Baatir: qaalin geela oo weynaatay; abeer.
    10- Baydari: qofka ugaarsiga iyo tabaha loo ugaarsado aad u yaqaan; hargaanti.
    11- Barad: qof wax-barashudu bilaw u tahay; arday.
    12- Ballaysimo: sida ama meesha loogu soo horreeyo.

  • @mohamoodhassan9068
    @mohamoodhassan9068 2 роки тому +2

    erayadii Cadicasiis DAkhare iyo
    xudeedi ilaahay labadaba haw naxriisto

  • @CrahmanMR
    @CrahmanMR 5 місяців тому +3

    ADOO BARI GUNTII JIRA HEESTA CAAWA WAXA KU DHAGAYSANAYAAA BANAAANKA MAGAAALADA OOG ANIYO SAAXIBADAY INA RAG AXDU WAAKA MAMNUUC

  • @wondergames7146
    @wondergames7146 2 роки тому +2

    Sixid: adeerow gadaa bogo;
    Oo ah adeerow ujeedada ka hadal.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Рік тому +4

    REER SOMALILAND WAA XIGMADA UMADA SOMALIYEED

  • @Qaasaali123
    @Qaasaali123 2 місяці тому +1

    Khadra❤

  • @MaryanJaamac-e2y
    @MaryanJaamac-e2y 2 місяці тому +1

    Rational

  • @mohamedshiine6957
    @mohamedshiine6957 2 роки тому +3

    Allow kuu naxariiso Khadra 😢

  • @sayloncutie2171
    @sayloncutie2171 Рік тому +1

    Qisada heestan iyo Abwaanka alifay dad aan midhaha samayn baa lagu sheegay. Bililiqadii halkan ma soo gaadhay.
    Abwaan Cabdicasiis Sheikh Ismaaciil Dakhare baa heestan sameeyey isagoo Markaa Sacuudiga jooga
    Dadkii qisadu ku dhacday. Ayaa UK iyo USA degan.

  • @calicadawe5067
    @calicadawe5067 2 роки тому +2

    alaha unaxariisto

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 Рік тому +8

    Waasidan heesta oo aan hal eray
    Kaqaldanayn erayada haddii
    Wax uun kaa qaldanaayeen
    :::::::::::::::::::::::::::::::::::::::
    ❤waa bixiso odayoo
    ❤adoo bari guntii jira
    ❤fad galbeed kabaahiyo
    ❤inuu biligta karameed
    ❤buseelkeed kuqaadoo
    ❤Aad baqoolka geediga
    ❤banan dayradhaaf iyo
    ❤meel baaxad soora ah
    ❤beesha uhorseedee
    ❤yaan hogalka beenta ah
    ❤baaqiisu kulatagin
    ❤Adoo baahi oon qaba
    ❤Naftaa biligta dhalanteed
    ❤biyo kuugu sheegtoo
    ❤Buur kuutilmaantee
    ❤show baqashii noqotee
    ❤Fardo beri lamiratoo
    ❤Badhkoodii ismoodiyo
    ❤Hal hays kugu banaan iyo
    ❤Bayuuri’ay kuraacdaa
    ❤Baga lagu yidhaahdaa
    ❤Hadii meel barwaaqa ah
    ❤Cidda meel badhaadhiyo
    ❤Bali doogleh lagu furo
    ❤Oo baahi laawa ah
    ❤Batarka iyo dhaantada
    ❤Cugashada barbaartii
    ❤Wiiloow baashihiiyoow
    ❤Balooleey madiixaan
    ❤Inuu baarcadaa oday
    ❤Aarankii laboodoo
    ❤Usiilaba bogleeyaa
    ❤Waa baatir’dhicisee
    ❤Adeeroow da’daa bogo(bood)
    ❤inkastuu bilaanjiray
    ❤magac beri.lahaanjiray
    ❤sange baratankii
    ❤gabay buuxsamay
    ❤shinkiisii
    ❤baydarida sanisaa
    ❤kuma baahi beeshee
    ❤waxba hay balweynoo
    ❤ha iiqaadin beerlula
    ❤Hadaad sheeko baraleey
    ❤Baabkeeda moogtahay
    ❤Boqorkaad kucurataan
    ❤Waahore is baranoo
    ❤Balani noodhexeeyee
    ❤sodogbaad kubilantehee
    ❤Yaan jarakaboodada
    ❤Boholyoowgu kulatagin
    Waakan hadaba page’ka
    Inaan heestan koro oo aan
    Wakhti kudhumiyo igu kalifay
    Iyo xasuusta aan
    Aan dhamaadka lahayn❤😢
    Waana sidan
    ❤Baroortaan xasuustiyo
    ❤Kudhayaayay boogtii
    ❤dareenkaan dajinayaa
    ❤intuu soo baraarugey
    ❤Laxaw’gii. butaacada
    ❤baleysimo halkeedii
    ❤baal dabeyli sidatiyo
    ❤waxaan ahay badweyn,ruux
    ❤baaxaa dageysee
    ❤Allahayoow jid iibixi.
    ❤Raxmaanku ha unaxariisto
    Walaasheen fanaanadii
    Umada somaliyeed
    Marxuumad khadra daahir❤
    Aamiin aamiin aamiin

    • @Hibocudoon
      @Hibocudoon Рік тому +1

    • @ambileh1
      @ambileh1 Рік тому +2

      Waa Bashir dhicisee waa khalad
      Waa baatir dhicisee ayaa sax ah
      Baatir = qaalin dhedig oo geel oo 5 jir ku rintay ma dhiciso waayo jidhkeedu wuu qaan gaadhy.

    • @NaasirOsmaan
      @NaasirOsmaan 8 місяців тому +1

      Woow mansha allah

    • @zechariaabdirahmangahayr-zz8ew
      @zechariaabdirahmangahayr-zz8ew 8 місяців тому +1

      ​@@ambileh1waa runtaa waa baatir dhicisee
      Weeyaan
      Waxaa kale oo qalad ah meesha ladhahay Todobaad kubilataye
      Sidaas ma aha
      Sodog baad kubilantahee
      Weeyaan
      Yacnigii wiilkaaga curad ayuu shukaansi naga dhexeeyaaye adeer adigu sodog baad kufiicantahee iga qalee ayey gabadhu kutiri odeyga

    • @shaaniqadarshaani5677
      @shaaniqadarshaani5677 7 місяців тому +2

      ​@@ambileh1ado wayn sxb batir waxa garan kara ninkii asigoo is leh Rati u fadhisi ku tumatay 😂

  • @Rahma-mohamed3571
    @Rahma-mohamed3571 2 роки тому +2

    😭😭😭😭😭😭 inaalilaahi wa inaalilaahi raajicuun 😭

  • @mohamedhujale9293
    @mohamedhujale9293 3 роки тому +1

    Cabduqaadir Ciise Cagool baa ereyada heestan lahaa jaallayaal. Ee cid kale hawla kicinina.

  • @MaxamudQaafsane
    @MaxamudQaafsane Місяць тому +1

    Maxamuud

  • @yasinhirsi
    @yasinhirsi 4 роки тому +1

    Khadra daahir baaba nool e maa la weydiiyo.
    Anaa idiin sheegayee, heestan waxa iska leh Cali shiikh Jaama AHU,oo sucuuda deggenaa mudo badan. Karamaan na yaqaana heestiisan ay ku jirto. Barina ka soo jeeda oo ah nin reer sanaag ah.

  • @tallman6660
    @tallman6660 2 роки тому +1

    Fadlan si sax yaa heestaan miranda leh laxanka yaa saaray

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 2 роки тому +2

    Adiga. Laftaada. Waxbaa. Kaa. Khaldane. Sxb. Waa. Sodogbaad. Ku. Bilantee maah. Ku curatee

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Рік тому +1

    AUN khadra daahir

  • @calawibaasakuutbaacalwi6285
    @calawibaasakuutbaacalwi6285 Рік тому +2

    المرحومه جوهرة الصومال خدره داهر عغ الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴

  • @rashiidibraahim4771
    @rashiidibraahim4771 3 роки тому +5

    Wll qoraalka baydka ka bilaabmaya .
    Todob baad ku bilatee
    Yaan jare ka boodada
    Boholyawgu kula tagin.
    F.g. TODOB BAAD KU BILATEE
    TODOB MAAHA
    BAL SE WAA
    SODOG BAAD KU BILATEE
    YAAN JARE KA BOODADA
    BHOLYAWGU KULA TAGIN
    SAAS WEEYE

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 Рік тому +1

    Aabihiii jaceylka maxamed xaashi kariye dhamac

  • @axmedsaleeban9404
    @axmedsaleeban9404 Рік тому +1

    Qarami

  • @HanuunsamYuusuf
    @HanuunsamYuusuf Місяць тому +1

    AllA😂

  • @somalitoday4962
    @somalitoday4962 3 роки тому +3

    Ereyadii Cabdiqafar Ciise cagoole
    Laxankii Siciid Harawo

  • @YaxyeGaryare
    @YaxyeGaryare 10 місяців тому +1

    Bixiso❤😊

  • @Badalkhaliif
    @Badalkhaliif Рік тому +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 роки тому +4

    Mirihii c/casis dakhare laxanka xudeeydi codka khadra daahir cige

    • @maliboy040
      @maliboy040 Рік тому

      miraha waxa leh ABWAAN HURYO

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Рік тому

      @@maliboy040 maxaa kuu cadayna anigu qisadeedoo dhanbaan hayaaye

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    Laymaqadariyayoo qiimobadaneeeycadceeddimareey shaxshaxleeeey

  • @Dahirfiniin
    @Dahirfiniin 5 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @liibaanxaaji7258
    @liibaanxaaji7258 3 роки тому

    Qoraalka heesta dib usoosax sxb. Qaladaad ayaa kujira

  • @abwaanhalacaxmed9000
    @abwaanhalacaxmed9000 2 роки тому +1

    Heestaan waxaa sameyey Allha noo daaye mohammed araxey laxankana waxaa saray
    Legend Abdulaahi xasan (Abdulaahi xasan dhegey ) Codkana khadra daahir cige

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE 2 роки тому

      Ma sidan ayaad weliba magac abwaan ku sidataa, heesta waxaa leh midhaha Cabdicasiis Daqare oo aan u malaynayo in reer oodwayne ahaa, laxanakana iyo Garaacsitana waa AHUN Xudaydi,codkuna waa AHUN khadra daahir cige

    • @libanmohamed1842
      @libanmohamed1842 Рік тому

      Ereyada heesta cabdicasiis dakhare oo reer buuhoodle ahaa

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Рік тому

      @@DHAQANMAALONE sxb prof c casiis wuxuu ahaa rer mudug isagoo sameyay heeso badan oo ay kamid yihiin heesaha axmed c cigal sida kale waasax lxnku waa ustaad xudeydi iyo cuudkuba

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Рік тому

      @@libanmohamed1842 sxb rer buuhoodle maahayn prof abwan c casiis ka heestaan iyo heeso kaloo badan sameyay oo ay heesaha axmed c cigaal ubadan yihiin malaha waxaad ku qaldaysaa ismacil x farxaan oo rer sool ahaa

    • @libanmohamed1842
      @libanmohamed1842 Рік тому

      Sxb prof c/casiis dakhare ninka heestan iyo heeso badan oo cigaal qaado oo ay kamid tahay sida dhoolka guga oo waa nin dhulbahante ah oo reer buuhoodle ah hadaan si kale kuu fahansiiyo hadaad Cid kale u taqaanay, farxaana is a dhulbahante ayuu ahaa waliba reer buuhoodle

  • @dhiisaldhisalo6022
    @dhiisaldhisalo6022 3 роки тому +1

    Dadka heesa imikaa baranaya
    Ee dadak isku qaldayaa
    War heesta waxa midha iska leh
    Cabdi qays laxanka waxan
    Saray salax qasim isaga tumaya
    Hadad dood kaqabtan aniga ku haya cadayn

    • @ishdabarani3233
      @ishdabarani3233 3 роки тому

      Kkkkkk adigu kabanka ma kala taqaanid xudeydi weeyan taas la isku ma hayo Abdi qaysna ka daa waxa jira heesta oo gadaal laga cusboonaysiiyeu matkaas baad garan doontaa cida kabanka garaacday

    • @dhiisaldhisalo6022
      @dhiisaldhisalo6022 3 роки тому

      @@ishdabarani3233
      Anigu copy kuman waydin
      Wlo kamanka adigu mad dhalan
      Markan tumayay raga aad ishegayso
      Badankodaa wan sogadhay hadad
      Cadayn u bahantay inbox igalaa hadal

    • @somalitoday4962
      @somalitoday4962 3 роки тому

      Dhammaantiin haddaan idin saxo
      Heesta waxa sameyay cqafar ciise cagoole
      Laxanka waa Siciid Harawo

    • @nuuxckaafi-su4iq
      @nuuxckaafi-su4iq Рік тому

      Kkkk sxp fanka soo baro marka hore gacanta xudaydi iyo tan saalax qaasim wax la isku qaldo maba ah e aun xudaydi weeye ninkan

    • @ishdabarani
      @ishdabarani 9 місяців тому

      1979 casabalbaadhe mogdishu baan miro ku cunayey yaa casada waxa deganaa xudeydi oo inta badan F A maandeeq weheliso horta da'dayda halkaa ka qiyaas iyo in heesta xudeydi lug badan ku lahaa​@@dhiisaldhisalo6022

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac Рік тому +1

    Fad/🌤🌤🌤🌤🌦🌦🌦🌦👉galeed/ka.baaaqey?????👉bAaahi/cilmi/qaba? Beenkuuu/tilnaantooo/.cilmi?khaldan/balooley/cayaar?music/love_maxaa//kadhexeeya/???

  • @maxamuudmaxamedcabdi3218
    @maxamuudmaxamedcabdi3218 3 роки тому +1

    Asc sahro

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 7 місяців тому +1

    waatEE QatraaayqaranEEy cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey cadceeddumaroo shamsooy iftiinaay RiyaaqEEy RasmiYEy RaysaanEEy lagufarxeeeey shahshahlEEy yariisEEy Nicmaturabi Nicmaturabi

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 Рік тому +1

    Wow

  • @maxamuudmaxamedcabdi3218
    @maxamuudmaxamedcabdi3218 3 роки тому +1

    Dawl9

  • @ahmednourab9764
    @ahmednourab9764 Рік тому +1

    ❤❤

  • @shucaybcali2812
    @shucaybcali2812 3 роки тому +1

    Mother of the love

  • @CadeBoy-u3c
    @CadeBoy-u3c Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 4 роки тому +1

    Yaaan hogasha beenta
    Baaqeedu Kula tegin

  • @ahmeddirie8132
    @ahmeddirie8132 Рік тому +1

    Waxa weeye : Yaan Hogasha Beenta Baaqiisu kula tegin and NOT Baaqeedu Kula tegin kkkkkkkk

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  Рік тому

      oo see isku waafajineysaa labada erey ee soo qortay midna lab midna waa dhadige? bal isku kaaya saar mudane

    • @ahmeddirie8132
      @ahmeddirie8132 Рік тому +1

      @@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Niyow, bal adba- Eeg Hogoshu waa dhedig (yes) but ROOBKU waa lab (yes)? markaa labada erey kee danbeeya? Roobka ayaa danbeeya, soo maaha? Kkk- Sorry abw. Sidoo kale waxaad qortey (Todob Baad Ku Bilataye Yaan Jara ka Boodada!! Wll Jara ka ii sheeg? ( JAR weeye lyric-ku... Qaw- Yacnii meel hoos u dheer) AHU eedadey Khadri waxay thidhi (... Yaan JaRaRkA Boodada - Boholyoow- BoholyaWGU Kula Tegin (2x). THANKS

  • @maxamedaarshe4958
    @maxamedaarshe4958 4 роки тому +2

    sodog baad ku bilan thy

  • @cabdiabshiraadan460
    @cabdiabshiraadan460 2 роки тому +2

    Heeso hindi

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 2 роки тому +1

    Sodog baad. Ku bilantee