Allah ha u naxariisto maamo khadra daahir cige saalax qaasim ilhay cimriga ha u barakeeyo waa hees qaaliya waxan dhagaysanayaa haben salaalsa ah 14/1/2025 1:10 am waa habeen jawigu dagan yahay ilhay qof walba meesha uu jooga ha ku nabad galiyo waxan ku dhagaysanayaa soomaaliland gaar ahaan gabilay hadad iga danbayso like ta ii taabo
Waxaan daawanayaaa habeen axada 2/2/2025 waxaana ku sugnahy buulo xaaji waxaa I haysata xaalka ay ka hadlayso markii loo fasiro dhinaca jacaylka danta iyo jacayl kala durugsanaaa😢😢😢😢
Waaw, heestan waxey i xasuusinayaa Waagii ‘Ceergaabo, qoraxley aan soo Marey gabdho Arab ahna igu soo dhaweeyay sanadii 1976..! Xasuus wacan bey ii leedahey..? Ilaahey ha u Soo celiyo waqooyiga Somalia noloshii wacney…?
Allah ha u naxariisto maamo khadra daahir cige saalax qaasim ilhay cimriga ha u barakeeyo waa hees qaaliya waxan dhagaysanayaa haben salaalsa ah 14/1/2025 1:10 am waa habeen jawigu dagan yahay ilhay qof walba meesha uu jooga ha ku nabad galiyo waxan ku dhagaysanayaa soomaaliland gaar ahaan gabilay hadad iga danbayso like ta ii taabo
Iyo waliba ereyadii abwaan maxamed aadan dacar waxaanay ka mid riwaayadii Biyo Sare Tagey Waa La Sugayaa ee curatay sanadkii 1979kii
Saalax iyo Khadro aad ayey uga muuqdaan Riwaayadaha Abwaan Dacar
Abwaan kariiro Saalax iyo khadra kabarta jacaykiyo waayihiisa danta iyojacaylkuna kaladurugsanaa❤❤❤❤❤❤❤❤ oof oof esh calaa sawt
Dhamdka 2024 alle ha unaxariisto mamo khadra
Afku hadal ma daaye
Danta iyo jaceylku kala
Durugsanaa 💔💔💔
Iyada oo baydka Khadra cid ku tidhaahda haysan xumaa oo xumaa 😢
Eesh calaa hees
Danta iyo jacaylkuna kala drugs anaa wlhi waarun 2/2/2024 xasuus haben jimce ah boorama aayar dega mako ❤
Wan kula fadhiyaa Ana xiligaas 😅
Eesh calaa cod iyo Ereyo Alle ha u naxariisto Khadra daahir cige ||
Allaha ha u wada naxariisto dhamaan fanaaniinteenii janatal firdawsana howgooga ka yeelo Octobre 5,2024 iyo jabuuti jano
2024/Dec/2 Habeen isniina, Waxaan ku suganahay caasimadda muqdisho insha Allah waxaan dib usoo booqon doonaa heeskan markaan dib u kulano Gacallo.❤
Allaha ha u naxariisto janatal firdawsana howgooga ka yeelo dhamaan fanaaniinteeni
Waxaan daawanayaaa habeen axada 2/2/2025 waxaana ku sugnahy buulo xaaji waxaa I haysata xaalka ay ka hadlayso markii loo fasiro dhinaca jacaylka danta iyo jacayl kala durugsanaaa😢😢😢😢
Afku hadal ma daaye danta iyo jacaykuna kala duruqsanaaye 💔
Kubayaricidhkidhlkiguw
Kubayariciddhaukiguw
@@MaxamedXaafin
Waxy afkani
Sidaa roon allaa ogee
Hadii deeqda eebiyo
calafku isku keen daro
gurya samaa lawada dagi
Danta iyo jaceylkana
ma aha diiftu kaligaa ❤old is gold ❤
Axsan hees danta iyo jacaylkuna kaladurugsanaa Habeen jimcaa 15/11/2024 buqdharkayn indhaha Hore
Khadra ilhy ha kuu naxariisto 😢waxad ahayd jacaylkii oo nool
Dunida iyo waayaha eeshcalaa hes old🎉🎉 gold
Waaw, heestan waxey i xasuusinayaa
Waagii ‘Ceergaabo, qoraxley aan soo
Marey gabdho Arab ahna igu soo dhaweeyay sanadii 1976..! Xasuus wacan bey ii leedahey..? Ilaahey ha u
Soo celiyo waqooyiga Somalia noloshii wacney…?
Hees xusid mudan Old is gold
Dabeyla fariin mala is kugudiraa❤❤❤
Adaa dagaladeeniyo dalkii Hooyo
Dalkii Hooyo Joogee Dabaylaha fariin
Ma laysugu diraa
Dunidiyo naxdin ma isdaba Socdaan😮
Danta iyo jacayku kala durugsana😭😭😭
❤ danta io jacylka
Waxbakama odhankaran dumarku wakgtigan lajoogo sowmaha shekhbay lahaayaan waayowaayo
Axsanusawt❤waayohore
Caanoole❤❤❤❤❤❤❤ 1:28
3 bishii 10 aad 2024moqadisha
Salax qaasim
Daren jacel ee igu so gornay baan hees kane u so badi goobay
Eesh cala hes
Ale hanaxariisto kh
Howlgalo haystaan qoloyin dowladahoose
Inantii Faisa Goox xagay ka dhacday baryayaa
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Hees aanheesahaygii.ahayn.baa.xaylay.igasoo.fakatee
Maamo khadra dahiir cige
Hada ayay ii daarantahay heestani,masalaha Galbeed Hargeysa Somaliland.
Danta iyo jacaylkuna kala durigsanaa😢
8_july_24
2:01 HAAA HA
5:03 ❤❤❤❤❤
@@BasraShaafi1:02 anigana igu socota Basray 😢😢💔
Hestan ad Ayan u jecla balse maso dajisan karo wa maxay
Videmeta kala deg sxb
Danta iyo jacayilkuna kala durugsaaa
Taliyecabdilaahi
Erayga doobir 😊
Dabaylaha fariin malaiskugu diraa dunidiyo naxdin maisdabasocdaa
Erayga doobir micnahisa halii faideyo
Hal magaceed, ama caanaha hasha
@@nurabdi4969 Waad dadaashay sxb, laakin hada Doobirka ay sheegayso waa barwaaqo iyo Jawi nabadeed.
Nasiib ama ayaan
Doobir waa meel cidla ah
Danta iyo jaceylkuna maaha diiftu kaligaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Yaa ila dhagasanayo 2024 4 19 haben jimce ah
Walee wa mirqaamay
wadani
Doobir baaan ku Noolahheee...Eahqiyska Khadra Dahir cige AHU
Gobbolka gabilay
Wooow
Wooo2
Asc
❤
❤❤❤❤❤
Mn qaabooja
Doobir baanka noolee
As
Msm
❤
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤