Illahey ha naxariisto...what a artist and great lyrics it was....khadra and saado is legends and same Era....gone ..but never be forgotten! Illahey ha uu naxariisto khadra dahir cige.....
@@ubaxsalad8545 waraysigi u danbeeyay ee Hanuuniye bixiyo ee Cumar Seerbiya waraysanayo daawo walaal. Waraysigaas ayuu Hanuuniye ku sheegayaa in erayada iyo laxankaba isaga leeyahay.
Heestan markii 1aad ee aan maqlay gabadh ayaa aroos baadiye ka qaaday waan la yaabay markii arooskii dhammaaday ayaan inantii is idhi wllo mar kale ii qaad markaa anigu aad ayaan u yaraa inantiiba rag ay is shukaansanayeen ayaa iga kaxaystay oo ay israaceen
Heestaan waxan dhagaysaan noloshayda xiliga ugu adaag ee qof ibnu adaan ah so maro waaxan ahay hoyo shan ilmood haysata o dhalinyo ah nolosha hamii badaan ka leeh magalada an jogo waa garowe xaladaa siyasaded waxay maraysaa xili kala guur ah o labo qolo isku haytan mamulka dalka qolo waa mucarad qolo waa muxafiid magalada waxaa laga so buxiyay huub iyo rasas cul culus 😅 shacaab loma danayay meel ad afka sartidna garan maysiid ilmahga iyo naftada khatar galii waa i cuntamii waysay meel an adanaa ma aqaan ilahay aburaha ha sahlo heestaan mamo khadra dahiir cigee ilahay jandi ha ka warabiyee waxan u dhagaysaan wax wayn bay ka hadlaysa 🎉 cilmiga ha lagu dhigee caqliga kasho ba la yiir somali 🇸🇴 mom and children ilahay ha xiftiyo amiin
Dawada caasgaqan i helay qif kale loo dooni maayee cilmiga halagu dhigee caqliga kaasho baa la ydhigeemurtidaan ka qaatay dhigaal ah, ileen musig madhageystee laguma jani tagee.inta gooru goortahay iska dhaaf oo yaa la i daawan cajaladahayga dheh kana toobad keen fursad dahabiya ah baat haysataa , ama meesha kujar hakaaga ekaato.aakhiraadanbaysee jano aan rabi ka baryey.
Illahey ha naxariisto...what a artist and great lyrics it was....khadra and saado is legends and same Era....gone ..but never be forgotten! Illahey ha uu naxariisto khadra dahir cige.....
Fanaaniintii hore iyo baabah, hada waxa mesha jooga qaar aan xataa afsomaligaba si fiican garanayn.
Khadar
😊😅😮😢😂
as, waaitanaaye yariiseey murwodumaroo qiimobadan fariidad iyoiyo yartayarta nicmaturabi nacan saxsaxinbadanRunrun yartaanaa tanaa waa laguu yaqaane iyoiyo
systems familyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy wadajir
Mama qatro allah u naxaristo
Waxey aheyd mid fanka ka run sheegtay ❤
كل مره اسمعها كانها اول مره ،،،، الايرحمها ويغفرلها قطره طاهر
اسمها خضرا وليس قطره اختي
Cilmiga halagu dhigee
Caqliga kaasho ba la yidhi
20.08.2022 Djibouti 🇩🇯 safar ban ahay ilahay hy rumeyo hamigeyga 🤲🏽
0
Waa ereyadii iyo laxankii cabdalle yuusuf hanuuniye
Qofkii ugu horeeyay ayaan maanta noqday like ta
Hanaan waan kugu soo dhaweynaynaa Shabakadda Bosaso Online (Ramadaan Kariim)
Khadra daahir cige ax yaa another level amazing golden voice jano fardowsa alle hakugu casuumo ❤
Cabdalla Yuusuf Hanuuniye ayaa sameeyay erayada heeskan. Fanaan, laxamayste iyo abwaan qiimo wayn leh weeye Hanuuniye allaha dhawro hadduu noolyahay haddii uu dhintayna u naxariisto.
May walal hassan cise hassan kuriye aya curiyey
@@ubaxsalad8545 waraysigi u danbeeyay ee Hanuuniye bixiyo ee Cumar Seerbiya waraysanayo daawo walaal. Waraysigaas ayuu Hanuuniye ku sheegayaa in erayada iyo laxankaba isaga leeyahay.
Sugaantii reer galgaduud waaye wlh abwan reer galgaduud ah sameyey gar ahaan degmada Ceelbuur
Reer galgaduud sugantoda isbarbardhig lagu gartaa
Hanuuniye alah haku dhowro abqari weyn buu ahaa wlee
Allaha unaxariisto runtii Waa geeri naxdin Leh fanaanadeenii weeyneed qadra daahir cige oo caawa hargeysa kudhimatay.
Alleh ha unxariisto mamo khadra dahir Marti lajeclayhy Allah haka dhigo
Hees xasuus igu leh
Ina adeertey macan ba marki igu horeysay iyado ku heeseysa ka maqlay
Allah yarhama maamo Khadra Daahir Cige; saaka ayaa Hargeisa lagu aasay.
3/7/2022 - Axad
❤mar kastoo aan heestan iyo murtida ku jirta,waxaad moodaa in ay tahay markii iigu horeysay,Allow U danbi dhaaf oo u naxiiso Hooyo Khadra Daahir Cige.
5:31 cajiiiib ❤️❤️ what a lyrics 👏
Dadaka qaar ayagoo haysta shey wangasn ama qof wangasn ayay hadana radiyaan wax ka sii wangasan 😢❤
Ilahay ha unaxariisto khadka was great singer
Illaahey qabrigaaga beer kamida beeraha janada hakaaga yeelo maamo.😢😢🤲🤲
Heestan markii 1aad ee aan maqlay gabadh ayaa aroos baadiye ka qaaday waan la yaabay markii arooskii dhammaaday ayaan inantii is idhi wllo mar kale ii qaad markaa anigu aad ayaan u yaraa inantiiba rag ay is shukaansanayeen ayaa iga kaxaystay oo ay israaceen
Cidloy wahel ba layiri
😢 17.9.2024❤
Ilaahay ha unaxariisto Khadra Daahir Cige
Cidlooy Wehel baa la yidhi😌10 march2022 wali Rajo Nawilyaa
Wa ikan Xaajiyo
Alle ha u naxariisto maamo Khadra daahir cige, eebe ha uga farxiyo siday inooga farxin jirtay, waynu tabi doonaa.😭😭😭😭💔
Cawoy malin baa layiri xasuus magalada galkacyo 2022 12 abriil ramadan Mubarak
Heestan waxa luuqdeeda iska lahayd khadra daahir cige cali ahun heestan waxaan maqlay ingo yar hees qiimo leh
Allh hestan ayydyban kamqli jiry wligyna hees uma malynin allh haidiin nxariisto😭
Inaalilaah waina ileyhi rajicuun she passed awey right now 22-07-2🥺🥺rip
Hdan arkay tacsideda Allah'a unaxariisto 😭🤲
Cilmiga halagu dhigee caqliga kaasho baa la yiri allow u naxariiso hooyo khadra daahir
Alle haw naxariisto Khadra AHN
Erayada iyo laxankuba waa cabdala yuusuf hanuuniye
Alleh haku naxristo edo khadar daHir 😪😪😪😪
Cayaar sacabbaalayiri..as Nabad iyo caano. Familyyyyyy
This song is my favourite
Allaah unaxariisto maama khadro daahir
Ilaahay haw naxariisto khadra oo xalay geeriyootay
Alle Ha unaxariisto khadro daahir cige😭
Alla haw naxaristo khadra dahir😢☝️
Allow u naxariiso amin ya rabi😢
Mama khadra daahir cige sidaad noogu rayxaysan allh hakuugu raxeyo
Waa erayadii Allah hawnaxaristii maxamed omar xussen huryo
dumaar baaba inbadan iga waaweynaayeen reero familyyyyy nicmaturabi
Yaaaa Rabi towbah.yaa Nafsat towbah.
Allah yarxam maamo😢
Iyaaaah iyaah waamayE yartayarta.iiteeeey
mashaaaaaaaaaalah tabaaratalah. nicmaturabi
Khadra dahir cige heesta maya da qadaya mise waa loga horayay😊
AS, Yaa Rabi towbah , Familyyyyyy inti Runrun ah bEs ah.
ERAYADI IYO LAXANKI ABWAAN CABDALLE YUSUF HANUUNIYE
mahubtaa?
@@Cabdalllah waa la hubaa.
Heestaan waxaa sameeyey abwaan xirsi Shalaqbeen waa reer Mudug laxanka iyo mirahaba isagaa iskaleh.
@@caydiidmire3359 waxaa gef ah Hanuuniye oo nool sidaana yiri iyo Cabdikariim jiir oo dhawaan geeriyooday sheegayayna in heesta iyo laxankaba Hanuuniye sameeyay meeshii Khadra lagu xifdisiinayayna fadhiyay gadaashood inaad adi malahaaga ka hadasho sxb taariikhda iyo fankuba waa sideey tahay u qaado ee cid la jecloow maahan
Hestan wa curiyey warye hassan cise ali kuriye
July 3rd 2022 axad
Allow ku naxariiso boqorada codka mamo khadra daahir cige💔
Alle ha unaxariisto
as, ya rabi towbs yariiseey qiimobadaneey murwodumaaroo tee ii dhigmataba yartayarta qasatan facyaasheey waaban hEe hEE
Wa. Amall. Jiidaaro. Dadkana. Li quulamayni. YaTimayni
Habeen 15 dec 2019 9:20 pm (geeska afrika) quf tabayaa waa jacaylkaygii wuu i dhiiri gelin jiray hami hiigsi fog baan lahayn hadase meel uu jaan iyo cirib dhigay ma haayo Balse ALLAH ma mooge . 😢😢😢😢😢 cidlooy wehel baa layidhi😔😞😒😏
waxanku rajeynaa inuu kuso laabto ad noqotaan lmane
Ilahay hakula kulmiyo 😥
amiiro dagan film😂😂 there’s no love until you marry sis🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Wake up 🤨
16 Dec 2020 7:20 pm
One year baa kasoo waregy ind is heshen wll qli wn rajynyaa
2022/10/19 sacadu tahay 4:00 habeenimo heesta waxaa ku soo ceshtay 6 jeer ka bada. Allah u naxriisto
WOW NICE SONGSS 2022
Familyyyyyyyyy systems, E5555555555555555555555555🖐🤍.mashaaaaalah tabaarakalah soooooooooo dhawoow inbadan qatrEEEeeeyqaraNEeeyqiimobadandumArEEEEy.
Hestan waxan ku xasusta haben ani iyo 2 zxibo nahy ayaa mid soboday wuuxu dhahy cawoy malin baa layiri cadow gudcur baa layihii marka ayuu wuxu idhhay maxa laga wada mataqana ana hestan markas magaraneynin maya markas ayuu ifahn siyay durba habenkas wey isodhaweyen oo xafadeydii weyfogen durba marka xafada imaday dhagesta dunidu waa cenba ceyn waxad cebta utaqanid qof bey camalkisa tahy xasusu zxpkey dhof ❤
Homayd. ARORYA. SOoban
Erayadi & Laxanki Cabdale Hanuuniye
31/1/2024
Qofuu cudur kuu haayo🥲🥹
Hadana kaa caawinayn💔🎧
Alle naxaristii jano haka waraabiyo khadra daahir
Alle ha u naxariisto
Nooooooooo Maya sxb ma laha cabdi ways ee dadka ha qaldin Erayada iyo laxanka waa iska leh cabdalla yuusuf hanuuniye
Wxan dhagaysanaya 2024/7/13/50:06
Oo subax nimo😢❤
Heestaan waxan dhagaysaan noloshayda xiliga ugu adaag ee qof ibnu adaan ah so maro waaxan ahay hoyo shan ilmood haysata o dhalinyo ah nolosha hamii badaan ka leeh magalada an jogo waa garowe xaladaa siyasaded waxay maraysaa xili kala guur ah o labo qolo isku haytan mamulka dalka qolo waa mucarad qolo waa muxafiid magalada waxaa laga so buxiyay huub iyo rasas cul culus 😅 shacaab loma danayay meel ad afka sartidna garan maysiid ilmahga iyo naftada khatar galii waa i cuntamii waysay meel an adanaa ma aqaan ilahay aburaha ha sahlo heestaan mamo khadra dahiir cigee ilahay jandi ha ka warabiyee waxan u dhagaysaan wax wayn bay ka hadlaysa 🎉 cilmiga ha lagu dhigee caqliga kasho ba la yiir somali 🇸🇴 mom and children ilahay ha xiftiyo amiin
After 7 month's waxaan rajaynayaa inaad caafimaad qabto Adiga iyo Awlaadaaduba wll from Burco Guulayso❤😂
As, Nabad iyo caano. qatrooos
Alla ha u naxaristo aaaaamiiiiiiin 2 July 2022 black night
Rerka nuura iyo rerka boqorka ALE uu so noqda. Wa digniin.
28 /12/2022 maalin abrco ah
burco 12:09
heeso waa kuwii hore
yaa salaam
30/12/2022
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
maama khadra ilaaheey hakuu naxriisto qabrigana ilaaheey hakuu nuuriyo aamiin
Dad Kii Hore Xikmad Socoto Ayeey Ahaayeen ilaahy Ha U Naxriisto Mama Qadro
allaha unaxariisto
Qof uu cudur kuu hayoon
Hadana kaa caawinayn
Cad kaa maqan baa la yidhi🙇♂️
Ilahow kuu naxariiso Hoyo khadro❤
At 11/5/2024
🌹🌹🌹
Allah unaxriisto
Cilmiga halaguu dhigee
Caqliga kaashaa layidhi
Gooryihini. Waa. Ii diideen
allaha unaxariisto khadra daahir oodhimata 2022/7/3 /axad
Allaha unaxariisto, maamo khadro daahir cige, runtii fanaanad qaran ayeey aheed.
As, Familyyyyyy lEE, tantan waa buuxdaa yariisEEy yartayarta
Isoo duucedi RAALI. GALiN
Allah yarxam
May your soul rest 🙏 in peace
2023 December in Kampala
Yaa daawanaya 2024/may/ 2
As,satroosqiimobadan marwa dumarocadayareey tii kujirtayba dumaar qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba laga sooooo dhawaystaayoo dooqaa qadariyaa inbadaan layga jeclaadaana.yareydaataan Noolaaba .waxbadan ta aqoodey maalinba maalin tadanbeyso.Absytttlyyy Runrun , Yaa Rabi tawbah.
2024❤
17.5.2023.18:30 India
soo dhawoow inbadan qatraayeey qaraneey cadey quruxdumaroo dagan fariidad facyaasheey taroonEEEEEEEEEEEEEEEEEEYyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy familyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy seet istaahishaaba qaatimoqeyr jano iyaaaaaaaaaaa
ilahy hw nxristo😢😢
waaaw best song
Dawada caasgaqan i helay qif kale loo dooni maayee cilmiga halagu dhigee caqliga kaasho baa la ydhigeemurtidaan ka qaatay dhigaal ah, ileen musig madhageystee laguma jani tagee.inta gooru goortahay iska dhaaf oo yaa la i daawan cajaladahayga dheh kana toobad keen fursad dahabiya ah baat haysataa , ama meesha kujar hakaaga ekaato.aakhiraadanbaysee jano aan rabi ka baryey.
Erayadi iyo laxanki cabdle yusuf hanuniye
Heesta waxaa sameyay
Erayadii Cabdala yuusuf huuniye
Laxankii cabdala yuusuf Huuniye
ERAYDII ABWAAN: YUSUF CABDALA HANUUNIYE
LAXANKII HANUUNIYE
CODKII AUN MAMO KHADRO
Eraydii abwaan cabdi aadan c.qays
Kuwii buugiisa (c/qeys) ku qoray weydii, ee hadda raba inay dib u daabacaan iyagoo ceeboobay.
Beentaas waa la isaga daba tagay adeer .
@@sayidka6911 Dadkeennu aad waxba uma baaraan abwaaninta laftarkooduna hadda xusuus fiican ma leh. Heeskan waxaa qoray Hanuuniye. Dadku Haniuuniye hoobal keliya bay u yaqaanniin lkn isaga iyo nin wllkiis ah oo kor uga weynaaba hal-abuurro bay ahaayeen.
Heeskan keliya maahee fannaan badan buu heeso u sameeyey Hanuuniye sida Tubeec; Gaaddaco; Daa'uud Cali Masxaf; Ruun Xaddi iyo qaar kaloo badan.
@@AbdiazizSaidAhmed waa runtaa sxb, xitaa heesaha uu sameeyo ee uu dadka kale u dhiibo iyo kuwa uu isagu qaadaba laxamada & muusigaba isagaa saara, abwaaniinta hibadaa lihi waa fara kutiris.
Erayada iyo laxanka waxa iska leh hal abuurka weyn cabdalle yuusuf hanuuniye
Maxad. Uga jeedan. Isko. Dul qufulida. Magacyada. AN. Is qaadi. Karayn. Siidaa. Kheekh. Shariif. Kheekh. Axmad
13.11.2024 Cambodia, Phnom Penh maalin qurux badan oo rooban
nonseseseseseseses, muhiinmada iyate qatroosliinaliina iyate dumaar qaasatan qasatana facyaasheey.iaaa yyyyyyy saxsax
Socdaal ayaa maanta fanaan noo ah 😂😂
😂😂😂😂 dibi ha naga sin kasa